Eed Culus Ayay Wajahaysaa S hirkada Cunada Caanka ah Nestle |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 147

  • @iqraMohamed-zh5se
    @iqraMohamed-zh5se 4 місяці тому +22

    Walal hooyo Allah haunaxariisto iyo dhaman intii dhimatay muslimiin Ah iimaan ku jiray iyo Anaka oo hadda nool Aduun iyo Aakhiraba
    Dad badan oo qarabadeyda Aya u dhintay oo kow iyo laba eheen cudurkaas kana mid Ahaa edadey iyo Aderkey waxena ku noolaayen baadiyaha hiiraan xoola dhaqato Ahaa marka cudurkaas wu jiraa dadka somalida waxadba isledahy dhuunta le ugu dhaca

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 4 місяці тому +11

    Ustaad cumar inshaar alhaha kuxafido...Falastin...guul.inshaalh❤❤❤

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 4 місяці тому +8

    Barnaamijkan noo soo badi baeyahan waad Naga maqneed

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 4 місяці тому +5

    Wadan kasto waxow soosaaro wadankiisa wax fiican ow ka gadaa Dibada sun ow u diraa Holand maraq digaaga Dibada loo diro cudba ku badan tan Yurub cusbo ma lahan Talyaani baasto ow soosaaro la mid waaye

  • @Guusha.
    @Guusha. 4 місяці тому +5

    Hooyaday 2016 ayay u dhatay cancer ka dhunta!
    Allah ha u naxaristo.

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 4 місяці тому +4

    Somaliya malahan wax layirahdo wasarad cafimaad

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 4 місяці тому +4

    Adeerkey iyo awoowgay ayaa udhintay KANSARKA dhuunta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AmeinAdem
    @AmeinAdem 4 місяці тому +6

    Waxaa jiray waa canaha la so dhex galin jiray 1$ si loo gato, qofku markuu dukanka tago waxa uu oran jiray caanaha 1$ isii.
    Dadkan waa loo fakiray insha allah alllah ha noo furo faraj khayr leh.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 4 місяці тому

      Beri hore ayaan jariidad English ah ka akhriyey shirkadaha siqaarka inay afrikaanta uga ibiiyaan siqaarka qaabkaa aad sheegtay oo kale xabad xabad si ay dadku mudmin ugu noqdaan markasta iibsadaan maadamay ay sabool yihiin dadku oo shirkaduhuna ogyihiin inay dadku awoodin packet dhan. 100% waa loo tashaday.

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 місяці тому +4

    Hada hargeisa waqooyigeeda dagaanhay geel badabaa hada dhalay canaan helaynaa anuu geela unbaan dhamaa alx boodhe ma adeegsado
    lkn caruurta yaryar lasiinayaa subxaana allah
    alle hasahlo yaarab

  • @yahyaalio7313
    @yahyaalio7313 4 місяці тому +11

    💯% you are right ✅️

  • @axmedkeeyow
    @axmedkeeyow 4 місяці тому +2

    teacher Omar inshar keep going طولل عمر بارك الله🎉🎉

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 4 місяці тому +2

    Ustaad waa xaqiiq Alle dowlad hagaagsan ha ina siiyo

  • @MohammedHassan-jt5mb
    @MohammedHassan-jt5mb 4 місяці тому +1

    Ustaadi mawduucyada caafimaad ka noo soo badi allaha kubarakeeye

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 4 місяці тому +3

    Walal nolosha way kuu bantahay ee allaha unaxariisto ❤

  • @ZakariaDaauud
    @ZakariaDaauud 4 місяці тому +9

    Wll anigana xaalad nafsi ah ayaan ku jira markii aan fahmay ama aan ogaaday siyaasada wadankeena aniga oo da daydu tahay 17sano ayaan galaya ila tali ma iska joojiyaa daawashada xaalada wadankeena محمد صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ZakariaDaauud
      @ZakariaDaauud 4 місяці тому +1

      Ok

    • @HooyoFadumo-sb1wl
      @HooyoFadumo-sb1wl 4 місяці тому

      Wll Instagram ka qabo

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 4 місяці тому

      Iska Jooji sxp Wixi Dantaadu ku jirto uun Daawo​@@ZakariaDaauud

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому +2

      Wali guriga hoyadaa ayad jogtaa 17 sano wa ilmo yar see buu kugu dhacaa isku buuq ama xallad nafsiyaded ader quran kaga aqriso saladada badi alle talada udhiibo aderada ama abtiyasha ganacsiyayoda melad kashaqeyso raadi iskana daa xaladaha wadanka iyo wax adan waxba kabadali karin ok

    • @munaabdirahmanahmed8730
      @munaabdirahmanahmed8730 4 місяці тому

      Waad ka bixi insha’allah, suratu baqarah akhriso intaad awoodo, magnesium cun wllo iyo ironya

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 місяці тому

    dhamaan africa waxay u dhamaaanayaaan kansarka fhiiga raaca, midka , dhuunta, burooyin iyo wax yaabo kale oo badan 😢😢

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 4 місяці тому +1

    Shukran omar inshar 👏👍👏🤝❤️

  • @KhadraCismaan-di2tw
    @KhadraCismaan-di2tw 4 місяці тому +2

    Wll hooyo alle ha u naxaristo

  • @user-xh9dt8hw1j
    @user-xh9dt8hw1j 4 місяці тому +2

    Walaahi shalay ayaan cunay buskud dhacay markaan dhameeyay ayaa arkay ilaa hada sinafsiya ayaa ushakisanahay😂😂😂

  • @Jamila-zs1dt
    @Jamila-zs1dt 4 місяці тому +1

    Wallahi wa run arinta kansarka xita Garissa wankayabanahay

  • @AbdirahmaanGaza
    @AbdirahmaanGaza 4 місяці тому

    Wasarad cafimad maleh somalia

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 4 місяці тому

    Ma jiro farqi u dhaxeeya .siyaayiin somalida iyo ganacsatada because waa uun daalimiin dhiiga shacabka ku nool

  • @MaxamedTaliska
    @MaxamedTaliska 4 місяці тому

    Ustaa cumar inshaar بارك الله

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 4 місяці тому +1

    Cumarow hadda waxaa kansarka dhuunta u jiifta habaryartay alle ha caafiyo
    Waxaa muuqata inaan halis daaqayno alle ha inaga hayo.

  • @ikraabdiwali-mp5tc
    @ikraabdiwali-mp5tc 4 місяці тому

    Marba hadii ilmaha loraba cayil iyo iney sifican ukoran canaha xolaha ufican waliba lo'da iyo geela waa m.a ilmaha lagu koriyana ilmaha kale wayka dhexmuqdan

  • @Shoowaaye-pt9uo
    @Shoowaaye-pt9uo 4 місяці тому

    Primavito ilmaheena la siiya ayagaana ugu roon hadaan fiiriye Hawever mid wngsan raadsada

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 місяці тому

    Aniga habaryartay ayaa u dhimatay sanadkii hore

  • @umalkhayrmohamed8894
    @umalkhayrmohamed8894 4 місяці тому

    Adeer caano Riyad ayaanba u biliwday Alx marba hadii aanan caano boodhe siin

  • @SalaadFaarax-zm1zn
    @SalaadFaarax-zm1zn 4 місяці тому +1

    Soomaaliya waxa jooga xoolaha ugu badan caalamka hadana waa wadanka caanaha boodhaha ugu badan soo dhoof sada

  • @Najma-id2xt
    @Najma-id2xt 4 місяці тому

    Alle show ilmaha somalida markey yaryihiin e canaha lasiinayo waxay lacayilanyihiin waa cudur subxanallah

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 4 місяці тому +2

    Dhulkenana kimiko iyo xanuno faro bdn baa la ino so dhofiyaa iyagoo somali qeyb ka thy
    Waliba inago ag ayn isticmalaynaa

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro 4 місяці тому

      Xooga iifaa iidee wll ta kle mxan cunaa oon ku badashaa

  • @hiboabdullahi4214
    @hiboabdullahi4214 4 місяці тому +2

    Asc! Run ahaantii cudurkaaa cancer midka dhuunta iyo midka beerka wuu kusoo batay waddanka. Hadii la fiiriyo bulshada soomaaliyeed qaab nololeekoda waa bulsho aan qabri iyo hilib doofar cunin iyo waliba wax yaba gasaceysan ma lahaan. Wax baa na ka dambeeyo in cancer sidii shuban biyood hal mar fido
    😢 Waaan arin u baahan baaritaan.
    Mahadsanid sida wanaagsan aad bulshadaada ugu wacyi galisay.

    • @shukriartsn
      @shukriartsn 4 місяці тому

      Yaa allha alllha noo cafiyo walidintee iyo inta la dhibaa tesan cudurkaas😢😢

  • @osmanhusseinabukato
    @osmanhusseinabukato 4 місяці тому +1

    Hooyaday ayaa 10/2/2024 Kansarka dhuunta Xamar ugu dhimatay.

  • @Al-banuuni
    @Al-banuuni 4 місяці тому

    واللھ احبك فى اللھ يا استاد

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv Місяць тому

    Omatedka kaxirmaayo markaadhahaday qosol baanba iska celin waaye wallhi waaarun cuntooyinka hindiya sida ay uxunyihun anika hindiya markaa maqlo wasaq nadafad daro lee niyada ikaga soo dhacdo runti 😮😢😢

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 4 місяці тому +2

    Ustaad 4 maalin laguma arag youtube iyo twitterba 😊

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett 4 місяці тому +1

    Xaqiiq💯💯💯

  • @hudoali
    @hudoali 4 місяці тому

    illahay haunaxariisto abahay 2005 ayuu udhinta cancerka dhuunta

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 4 місяці тому +1

    4:26 saa eey tahay songar ka leh ayey ku sii qasaan Somalida mar geey qasaayan

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 4 місяці тому +2

    Alla run badanaa hogaamiye omar inshar waxad modaa inan sayn nahay😢

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 місяці тому

    cunooyinka ugu badanee laga qaadayo waa sonkorta, burka , bariiska iyo baastada. ⚠️ waxaa soo raaca caanaha qasacadaha iyo cunada qasacadaha kunirta

  • @umams2905
    @umams2905 4 місяці тому

    Reer africa iyagaaba u qoosha kiilo sonkora ilmaha reer somaliya kuwa xitaa Europe jooga caano ugu qooshayo walahi waan arkay subxanallaah war dadka UA-cam layashoow isheega caruurta sonkor yaan la siinin 😢

  • @KhadraCismaan-di2tw
    @KhadraCismaan-di2tw 4 місяці тому +1

    Wll cumar malin kasta wax no so gali

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 4 місяці тому +1

    1 Kanser 2 macaan 3 dhiikar
    4 gaastari 5 faalig 10 sanno ee
    Ugu danbeeyay xadka ayay ka baxday

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 4 місяці тому +1

    Somalidu saas oo aytahay hadana caanaha sokoraysan sonkor kale ayaa caruurta loogusii daraa somali hadaan nahay jaahiliin ayaanu nahay😢😢

  • @Chefabdifitax04
    @Chefabdifitax04 4 місяці тому

    Wallahi waa masiibo ilaahow nabadbaadi 😭😭😭😭

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 4 місяці тому

    Omar inshar sxb I like You Wlahi

  • @naciimamaxamed1154
    @naciimamaxamed1154 4 місяці тому +1

    Marka u dhahay waxaan xayeysiin miyaaa...haaa xayeysiin wayeh omar😂

  • @Ahmed-laki-poi
    @Ahmed-laki-poi 4 місяці тому

    😢aabahy nabar dhuunta uga sobaxay ayo udhintay waxan umaleyneyne kasoobax xitaa isbitaal mageynin 😢😢 Allah kunaxariisto aabow

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 4 місяці тому

    Xanuunka cancer oo kalya somalia kuma .so badanayo sidee kale waxa somalia aad ugu badan dadka uu dhacay xanuunka macaanku 😢

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 4 місяці тому +1

    Ilmuhu marku dhasho Alle risiqiisa wuxuu u galiyey naska hoyadii ?
    1 ilmuhu marka horeba loma ogola inu naska cabo isago inu ka bato moyane marna anu ka yarayneyn ?
    2 marka xigta ayaa yiri horta
    Canaha hoyadii wxa ka mudan canaha sameyska ah ?

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 4 місяці тому

      Ilmo qaar oo waxa jiro aan cabi karin naska hoyadood oo ku dhasho naqas ama wdno xanuun oo kle oo ay ku adagthy in naaska ay jiitaan so kuwaas loogu talagaley caanaha balse caaoamka way ka taxadaraan oo way baraan lkn afrika waa dugaag oo waxey arkaan dalaq siinaayo

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 місяці тому

    Cumarow kasoo hadal saliida foostooyinka jaalaha ah ka buuxda ee dalka lakeeno

  • @internationalsuper8580
    @internationalsuper8580 4 місяці тому

    wlhi aniga xitaa hooyaday allaha u naxariistee kansarka duunta ayee u dhimatay

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 4 місяці тому

    Cerelac waa boorashka caruurta shirkadana waa Nestle

  • @Black_ghost6
    @Black_ghost6 4 місяці тому +3

    لا اله إلا الله وحده لا شريك له

  • @fivemin555
    @fivemin555 4 місяці тому +2

    aqoon yahan soomaaliyeed ilaa xad.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 місяці тому

    Maanta kansarku wuxuu noqday malukumowdka casrigan

  • @qadanhoodosaleban855
    @qadanhoodosaleban855 4 місяці тому +1

    ❤OMAR INSHAAR❤

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 місяці тому

    caanaha xoolaheena ayaa inaga badan hadaynu ku qanacno oo xoolaha dhaqano

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 місяці тому

    Tala fcnaa nasiisay lkn bowow iska daa dhaarta xad dhaafka

  • @Saaqman
    @Saaqman 4 місяці тому

    Legendary 🏆

  • @Seeman.
    @Seeman. 4 місяці тому

    Hadaad ufiirsato galbeedka waxa lagaga helo 150$ baad arki somalia isago kuyal 15$ marka isku mid noqon maayaan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 місяці тому

    Gaaladu kuu niximaayaan

  • @MaanMahamud
    @MaanMahamud 4 місяці тому

    Abahaya 2014 wax u udhintaya kansarka dhunta waxa balawada ah malahaya 😢😢😢

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l 4 місяці тому

    Caruurta kaliya,miyaa mise dadka waawyna way kujiraan ileen afkaagu wuxuu ubadnaa caruuta ustaad

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog 4 місяці тому +2

    Waxan ahy qofki ugu horeeyey

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 4 місяці тому

    Canaha baash calamka lagakaney😂

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 4 місяці тому +2

    😂😂 galbeed ka wuxu soo saray maa dood ka kenesa adiga miyaad walantahay🎉 viva omar

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 4 місяці тому

      Sidee dood ugaa keeni kartaa waxay yidhaahdeen 😂😂

  • @libanmed7284
    @libanmed7284 4 місяці тому +1

    Wll ruuntaa kugu jeclhay iyo xaaqaa ka hadalyso

  • @Moha758q
    @Moha758q 4 місяці тому

    Ustaad horay usoco

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 4 місяці тому

    This is so sad

  • @muxamedamiin1018
    @muxamedamiin1018 4 місяці тому

    Waa xaqiiq qaraar😊

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 4 місяці тому

    Alla anuu marbaan sistay ilama yar

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 4 місяці тому

    Hargiesa malinba cano noc kale ah ba la kena bil walba wxd arkaysa ano magac ku qoan yahay

  • @shucaybburcaawi915
    @shucaybburcaawi915 4 місяці тому

    Asc wll hooyaday ayaa u jiifta xanuunka kasarka iigu duceeya wllo🤲🤲

  • @Ilkayare2
    @Ilkayare2 4 місяці тому

    Warbariiska hindiyalagusoosameeyo 90% putland ayaa lagacunaa amaa sunkadharagnay😢😢😢😢

  • @asmaabdullahi5850
    @asmaabdullahi5850 4 місяці тому

    Ustad canah xilwaha la mid moya nah😊

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 4 місяці тому

      Cano baro oo dhan ha cabina Somalia baba dagantihin oo cano miran ah

  • @Muhudin80
    @Muhudin80 4 місяці тому

    😮😮😮

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 місяці тому

    Maxa ii xala baby 7 bil jira ubilaabi rabaaye

    • @taxanemediapro7380
      @taxanemediapro7380 4 місяці тому

      Maalin walba usoo iibi koob badhkii oo caano geel ah

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 4 місяці тому

      @@taxanemediapro7380 2 jir ilma ka yar geel ma qaadsn karo la dhahay

  • @CIGAALDIINI4140
    @CIGAALDIINI4140 4 місяці тому

    Soomali xitaa qof daacada haduu jiro kuweena kale ayaaa bahdila iyagoo qabyaalad Ku eryaaya

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 4 місяці тому

    .....

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 4 місяці тому +1

    Marka maxa lasiina ilmaha dhashay hooyin aan awoodin inay siiyaan ilamahoodo naas ama caanha nasska uuku yaryahay ba jirane

    • @sucaad111
      @sucaad111 4 місяці тому

      Caana lo aaala siin karaa

  • @abdullahixuseen6508
    @abdullahixuseen6508 4 місяці тому

    Horta ninyahow waad saxantahay aduunyada ma jiraan cid cid ixsaan usameyneyso midna ogow shirkadaha sideedo faaido malahan shilinkay fiirsadan anaga ma ahaa in aan dhalaceyn afka ku jirnaa waa in aan ficil la imana iyo xal sax ah maahe cadiifad iyo dhalaaceyn xal maaha

  • @abdiasismohamed2093
    @abdiasismohamed2093 4 місяці тому

    Ninkan waa jaanis gaad maxa dhacay oo kabariiseeyaa 😂😂😂

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 4 місяці тому

    Wxan jeclaan lahaa asxbta sharafta bdan ee bartan ku kulantay in laygaga jawaabo waxa ay ka faaidayan haday saas sameeyan

  • @Zakiaadamow
    @Zakiaadamow 4 місяці тому +1

    CUMAR MXAA KA QALDAN DADKAAS QAAWAN OO ISKU DHAGAN XAYEYSIISKA AH BLUER KUFUR WLAL MRKALE USTAAD MHADSANID

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 4 місяці тому

    Somalidu ma lagu karaya cunga hanaha booraha ka dhaaf hooyada naaskeda ku filan hada tala jasiisaid waba lagula dagalaa fadlan ilmaha canaha booraha ka dhaaf 9 bilood breastfeeding then cuntooyin loo bilawa ya war kaqadanay😂😂😂😂

  • @abdiasismohamed2093
    @abdiasismohamed2093 4 місяці тому

    This man is a liar

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 4 місяці тому +1

      Raashin dhacay maa uibisa?😂
      Mxa ukululaty.
      Ilahy kacabse, somalia ma alaabta ama rashinka so dagaya tayadisa la firiya oo hdu wax ka qaldanyahy ba la celiya ruxi so dagsaday alabtasna maaxakamada ma la geya.

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому +2

    Cumarow dhawan waxan so maray dhulalka shabb ay mamulan wlh waxan udharanaya in an arky dowlad dhameystiran bilkasto dukan ama farmashi all.mel wax lagu ibiyo nucey donan ha.ahadene wala kontorola jimco kasto waxa lagubaa wax ciiidas kabadn o magalada laga so aruriyy xabad iska dheceyso majirto tugo majirto wax wlbo ay somali ubahanthy wan so arky lkn ma.aqn waqtigan heli dono nimcadas

    • @InnocentBlockGame-ee1hk
      @InnocentBlockGame-ee1hk 4 місяці тому

      byo allah ku cafiyo aamus aamuskaad ku fiicntehee shabba baa wax fiicn nooga dhigaysaa ar xan lawayaasha

    • @MakaailCabdishakuur
      @MakaailCabdishakuur 4 місяці тому

      Inalilahi wa inaa ileyhi racoon😮 shapap waa dad duliyin ah😢 oorxan labayal ha

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому

      @@InnocentBlockGame-ee1hk adigu waxad maqashy unbad shegty anigane waxan arky ayn shegay wana run midas

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому

      @@MakaailCabdishakuur waa fikirkaga lkn shbb anigabo wan ka aminsanaa marki hore iney yhin dad xun waa run weyba yihin lkn dhan wanagsan ayy leyihin walibo dowladnimo kamuqato

  • @saidharedaden1424
    @saidharedaden1424 4 місяці тому

    Beenaale aatahy

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 4 місяці тому

      😏😏😏

    • @mohamedjibril-gk4vr
      @mohamedjibril-gk4vr 4 місяці тому +5

      Xayawaanow 2 mid baa tahay
      1: masuulada uu sheegayo ustaadku ee galbeedka caabuda
      2: ama inaa tahay ganacsatada tuugada ee caanaha wadama keenay

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому

      ​@@mohamedjibril-gk4vrwan kugu rcsanhy wa cawan indho xiran

  • @mysticfalls2780
    @mysticfalls2780 4 місяці тому +1

    Where does your evidence come from ? Dont spread lies!

    • @Naisa641
      @Naisa641 4 місяці тому +1

      It's clear
      It's everywhere

    • @random.vids4
      @random.vids4 4 місяці тому +5

      Are you blind or what? He’s literally showing you the evidence and where he’s getting the news from

    • @mysticfalls2780
      @mysticfalls2780 4 місяці тому

      @@random.vids4 also for you, do your research, don't just rely on some videos here, sbxnhlh, what's wrong with these ppl nowadays???

    • @mysticfalls2780
      @mysticfalls2780 4 місяці тому

      @@Naisa641 what's clear???? Sbxnhlh

    • @mysticfalls2780
      @mysticfalls2780 4 місяці тому

      No media competence at all, don't believe everything this ppl put together to a video, wtf.

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 4 місяці тому

    Kudarso nesttle yahuuda ayay tageerta. Waxa weeye cadawtinimada dadban

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 4 місяці тому +1

    Dhulkenana kimiko iyo xanuno faro bdn baa la ino so dhofiyaa iyagoo somali qeyb ka thy
    Waliba inago ag ayn isticmalaynaa

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 4 місяці тому

    Dhulkenana kimiko iyo xanuno faro bdn baa la ino so dhofiyaa iyagoo somali qeyb ka thy
    Waliba inago ag ayn isticmalaynaa