من قوانين عزة النفس: ١-الصمت في وقته. ٢-احفظ كرامتك. ٣-لا تتدخل في شؤون الآخرين الداخلية. ٤-لا تتطلع إلى من أهانك. ٥-لا تسأل الناس بقدر استطاعتك. ٦-لاتمكث في مكان لا يحفظ فيه قيمتك.
Omaar inshaar wllo wxn ka mid ahy dadk suga xalqadahaaga waxn ka codsan lahaa inaad soo sameyso Qiimaha qofka dumarka iyo siday kor ugu qaadi karto sidaad uga soo hadashay xalqadii raga qiimahooda ka hadlysy
Illahay ha ku barakeeyo walaalkaygaa qaaliga ah Omar wax badan baan kaa bartay Podcastikaaka Wacyigeygaa kor buu uu kacay. Wax badan ayaan fahmay. Mahadsanid Omar
Wll aad baad umahadsantahay muddo laba sanno aad ayan ugu xidhna chanelkaga ogaansho wax badan waan kaa faiday lkn waxan ka codsanya shay muhiim ah oo maanta dhexdena ku dayacan program ka soo diyaari fadlan si qoto dheer wll oo soo dhig qaybta ogaansho oo dad badan ku xidhan yihin mawducuna wll waa (xidhiidhinta qarabada iyo riximka )
Wan sugaa wllky omar wana kugu xiranahey mrwlba kor ayey iqadan orahyadada iyo video maskaxda laga so miirey eed ad so dhigto wax bdna wn ka faidey❤l can't thank you enough dear bro illahey haka abaalmariyo 😊
❤ ALLAH AKBAR ❤
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
❤Sallallahu alayh wasalam♥️
Scw Scw Scw
Scw Scw Scw
Scw Scw Scw
The best SOMALI - podcast 👌 🙌 Ever.. thanks USTAAD ❤
Podcast muu leyhy isdoir sxp plz?
@@funnybuzz2003 isla videoga aad daawaneyso ayaa podcast ah
.
من أجملِ ما قيل في عزَّةِ النفسِ :
لو نُثر عُمري على الأرضِ ما انحنَيتُ لالتقاطهِ، مرحبا بقبرٍ أُنزلُ فيهِ واقِفَا
Waxbaaba cunaysaaye 😂
Taleefan baadna ku hadlaysaa الحمد الله 😅😅😮😂 ku soco😂😂😂 lkn wll mowduucyadan waad ku mahadsantahay🎉
لا يَحمِلُ الحِقدَ مَن تَعلو بِهِ الرُتَبُ
وَلا يَنالُ العُلا مَن طَبعُهُ الغَضَبُ
وَمَن يِكُن عَبدَ قَومٍ لا يُخالِفُهُم
إِذا جَفوهُ وَيَستَرضي إِذا عَتَبوا
Ustaad Gabaygaa qisadiisa ka so hadal
Mahadsanid
Muuqal aad uQiimo badan..
Allah kusharfo ustaad Omar👏
Ilahey haku karaameeyo wlh wll na garab joga aya tahay sida aad noo waniso iyo talada nasiiso wlh aadban u jclahy markn ku dhageysanyo waxan ba isku maleyaa libaax leerta jiifo masha alah
Haaaa ila xad wa sugna masha allah wad ku mhdsanthy❤
Msha alah mowduuc aad iyo aad umihiim ah baad kahadashay wllo ilhay garaaadkaaga ha kuu barakeeyo
M.sha allh wllky majiro ruux aan mudhaafsankarno meel weyn baad nojogta allahamdulillaaah allaah codkaga qurxoon habarakeeyo mawtku ku illow...
Runtii anigu waan ku raaxeystaa hadaladaada xikmada ku dheehantahay
Mararka qaar xitaa habeenkii xiliga aan seexanayo horay ayaan u shitaa podcastiyaada guuleyso macalinow guuleyso
ماشاءالله الله يحفظك اخي أستفدتك كثيرا ، يجب علينا أن نحترم أنفسنا ونقدر قيمتنا كأفراد، ونتخذ القرارات التي تحترم شخصيتنا وتعزز من مكانتنا
Runtii waan kaaga mahad-celinayaa barnaamijyada wanaagsan ee ka qeeyb qaadanaya hormarinta dhalinta iyo dhamaan bulshada somaliyeed ba -- mahadsanid omar inshaar
Rabi ha unaxariisto Hooyoyinkeena dhamaan❤😢
Wa na dareentay wa mahadsanthy wll omar barakow
من قوانين عزة النفس:
١-الصمت في وقته.
٢-احفظ كرامتك.
٣-لا تتدخل في شؤون الآخرين الداخلية.
٤-لا تتطلع إلى من أهانك.
٥-لا تسأل الناس بقدر استطاعتك.
٦-لاتمكث في مكان لا يحفظ فيه قيمتك.
Mach allh Walal Omar inshar allh ku xafido hal ka ka si wad
BarakaAllah fiik wll❤
Alx ustaad aniga xitaa waan kamid ahay dadka jacel Allah nagu anfaco adiganah ajar Allah kasiyo waad mahadsantahay ustaad
1. Aamusnaanta
2. Danayn la'anta cida aan ku danaynayn
3. Weydiinta dadka waxyaabaha u gaarka ah
4. Danaynta cida ku bahdishay
Mahadsnd ustaad Omar inshar💯🙏
Dadka Xalaqaadkaga sugo ayaan Ka mid ahay Walaal Cumar Guulayso Ustaadi
Yes sida anigoo kale aadbaan ujeclahay runtii waansugaa
Ani xataa waxaan jeclaan lahaa inay hal saac ka badan gaadho xalaqada fandhaal podcast ❤❤❤masha Allah walaalkay guulayso
Podcast ga waa ka wayay ee magaca uu ku isticmaalo isheeg
ماشاء الله أنت مصلح يأخي نحسبك كذلك ولا نزكي على الله أحدا
CUMAR INSHAAR Ilaahay ha kaa abaal mariyo hno wanaagaas aad noo soo gudbiso waana kula soconaa markasta ha caajisin❤
Mahadsanid cumar
Shukran ustaad
Hadaaa awoodo muqaal cilmiga ama xifddiga amaba تعلم كيف تتعلم manala wadaagi karta
Machallah
Ustaad waa hadal waaqiciya anu ma aaminsani in caashaq iyo waxaad waqtigah leyskagah lumiyo bal qiimo intad qof xidhiidh la laheyd intaaso kutub diiniya dhameyd laheyd ama quraanka ayaad Khatami laheyd waa waqti lumis xidhiidhku qofka kuguh munaasibka dariiqa uguh wanaagsan buu inooso marayaa maaha inaan xidhiidhsameyno dhalinyarnimo ahaan jid dheerba ina sugaya inaynu ka faaiieeysanaa muhiima waqtigeena waa hadiyada uguh qaalisan ee Alle ina siiyey aanku shukrino inbadan caafimaadka waa so kaleh waxa kasii wada weyn nimcada islaamnimada wayo gaaladubah waqtigah iyo caafimaadka wey ina wadaagaan lkn nimcada islaam nimadu waa mid inoo gaara bulshada muslimiinta ee caalamkoo dhan aanku mahadino inbadan bi idnilaah mahadsanid ustaadi omer🎉🎉
Ustadi mahadsanid inoo zoo badi si ,uu shidaal noogu noqdo
Mashallah, waxaan ku jiraa dadka suga podcastiydaan waana mahadsan tahay walal cumar
💔💯✍️💔runtii kuwa sugaa kujiraa
Ustaad🙏
Wlhi wanka mid ahay mahadsanid mazul
M.a wll cumar xalaqoyinkan wax badan ban ka faiday alle haku dayo aamin❤❤
Omaar inshaar wllo wxn ka mid ahy dadk suga xalqadahaaga waxn ka codsan lahaa inaad soo sameyso Qiimaha qofka dumarka iyo siday kor ugu qaadi karto sidaad uga soo hadashay xalqadii raga qiimahooda ka hadlysy
ماشاء الله لقدصد ق اخانا
thanks omar wax wayn ayaad noo haysaa allaha ku guuleyo
Shukran ustad omer sida aan nolawadagte mowducan muhiimka ah
Wlh yaraan teyda anoo anoo qaan gaarin ilaahada ayaan ku daawada waana ku jeclahay wll cumar inshaar💌
Ustad omar inshar alle hakaa abaalmariyo juhdigaaga
Podcast somali aad helee isma dhaheen wlhi masha allah
Marka bus 🚌 kii saaranahy iyo marka kalikey joogo dhageystaa wlhi 😊😊😊
Mash Allah waa mowduuc muhiim ah runti , aniga ahaan subax walba podcastiyadada canjeelada ayaan ku dubta😉😉marka ustad nooso dheerey vidioga ilaa 1 saac. Kilo canjeelo kudubtaaye😂😂
هههههههههههه
Canjeerada
😂😂😂 xaliimo canjerada kow dub
Yaad sineee cajero daalan
Hhh sido kale 😂😂
Hh😅
Msha Allah wll wxn kugu xidhanay mudo 7 sano Ku dhaw faa ido badanban kaahelay gaar ahaan barnaamijkan
Thanks for videos, May Allah reward you the highest rank in Janatul Firdaus,
Jazaak Allahu Khairan ❤❤
waxan kamid ahay dadka suga prodcastiydaan waxan jrclaan laha in 1 sac xita uu gaaro guulayso zp nolashyda isbedel badan ayan ku arkay marka dhregaystay fandhaladan guul aya kubrajayna walakir omar inshar 🖐️
Anaa kamida dadka sugo sababtoo ah wax markaan qabanayo inaa dhageysto sida podcast yada❤❤
Ustaad Omer podcast number one dadka sugo oo ku tashto ka mid ahay maba idhaafo mahadsanid ustaad
Magaca uu ku isticmaalo isodir thanks
Masha Allah wacyi gelintaada shukran
Wllahi wan lasocda wana suga waliba wxn jeclahey barnamijyada ka hadlaya dhalinyarada
Alle khayr hakaa siiyi
Jazakallah Allahuma Barik
wll inshaar korkaaga karaamo ha ahaayo
Mahadsanid sxb. JAZAKA ALLAH.
Waxa kliya ee aan youtube ka iigu muhiimsan ani ahaan waa podcasts kaas wlhi wa runtaa saan u sugO🎉 ❤❤❤
Jazakallaahu khayran wll
Baarakallahu fiik Omar Podcasti Aad Muhiim ugu Ah Mafhuumka Nolosha ilahay Haka abaal Mariyo🙏🏾
masha allah wlkey omar insher xikmda iyo cilmiga allah ku siiyadiyo
M.a ustaad
Allah haka abaalmatiyo sxb
Waxaa tahy qof heer sare ah caqliya dadka kugu xidhana wad ixtiraamta mashallaah
Wlhi wn sugaa thank you omar🎉
ملا يشكر الناس لا يشكر الله ❤
من لا
Bilowga sidaasaa saxaa
Mahadsanid ustaad Omar inshar👍
Haa wallaahi wan ku tashanaa جزاك الله خيرا
جزاك الله خيرا جزاك وافص لسانك❤❤
Fandhaal podcast waa barnaamij xaqiiqatan wax badan iga badalay
wad mahadsantahay cumar
Walee cumorow anigaa kamid ah dadka aadka ujecel oo sugo xalqo after xalqo.Mararka qaar sadax xalqo ama afar xalqo maba dhageysto si iigusii bataan.
Korkaaga Karaamo Allaha hayeelo.❣️
Illahay ha ku barakeeyo walaalkaygaa qaaliga ah Omar wax badan baan kaa bartay Podcastikaaka Wacyigeygaa kor buu uu kacay. Wax badan ayaan fahmay.
Mahadsanid Omar
Mahdsanid Ustaad Allaha ku Xafido 🙏😊
Wcz wll aqoon yahey Omar inshaar Alle Haku barakeyo
Shukran wlllo
Wallahi somaliga kaliya e waxyabahan muhiimka sogudbiyo tahay
نعم اخي العزيز اشار
Jasakallah kheyr ustaad mahdsanid
من يهن يسهل الهوان عليه
Haa waan sugnaa ustaad aad bad ugu mahadsan tahay kor u qaadida iyo kobcinta garaadka dhalinta 👏sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato ❤
Wll aad baad umahadsantahay muddo laba sanno aad ayan ugu xidhna chanelkaga ogaansho wax badan waan kaa faiday lkn waxan ka codsanya shay muhiim ah oo maanta dhexdena ku dayacan program ka soo diyaari fadlan si qoto dheer wll oo soo dhig qaybta ogaansho oo dad badan ku xidhan yihin mawducuna wll waa (xidhiidhinta qarabada iyo riximka )
Asc Allaha ku xafido habo
Wlhi waan isu xanaqaa marka aan seego iyaga qaybta ogansho iyo ragkale oo faro kutiris ah xalqado ay soo gudbiyaan
جزاك الله خيرا أخونا🤲🏻
Cumar insharoow jazakallaahu kheyr wll illahay haa ku jeclaado
Mansha allah macalin mahasnida 😎✅🙏💕
Allaha ku daayo jaale wax badan ban ka faiday runti macalin dhaba tahay ❤❤
Mahadsanid wll Jazaakallaah
Asc wr wb wb akhi jeza kelah dedalkaga xagaas kasii wad
mansha allah cumar inshaar
madama wadooyin fara badan aad natustid.
Podcastigan waan sugaa ilaa aan ka seexdo habeenkii
Wllhi wa runTaa waana sugaa waana ku Tashtaa xaqiiqaTan❤
Wan sugaa wllky omar wana kugu xiranahey mrwlba kor ayey iqadan orahyadada iyo video maskaxda laga so miirey eed ad so dhigto wax bdna wn ka faidey❤l can't thank you enough dear bro illahey haka abaalmariyo 😊
iLaaHaY Haka abaal mariYo wllkey barnaamijada wanaagsan e aad ino so gudbiso in badanna waan kaaga mahadcelinaaYaa
Omar Aniga waan kula socdaa thank you
Waxban ka faa,iday wallahi allaha ku barakeeyo😊❤
xalakaadka markaan gymka aado ayaan dhagaystaa waa very beneficial
Wacalaykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuha Aniga ayaana kamida dadka GAROWE kasuga barnaamijkan WAXAA tahay hanti qaran walal Ilaahay haku barakeeyo
Waa sax sxp waan sugaa olba anigu
Cisiga iyo karamada Allah ku siyadiyo wll
Mashallh
"Yaa Allah" Markaat dhahdo ayaan iska jeclahay ustaad😅❤❤❤❤❤❤❤
Wll omar inshaar wlhi waxa kamiid ahay dalinyarada jecel podcast yadan aad sodeeso ❤dar ilahay kujeclahay ❤🎉100k wax yar noo gadiman
Sxb anaa kamid ah dadka aadka usuga aad baad ugu mahadsantahay wacyi galinta dhalinyarada