xiriirka u jar ! Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 912

  • @mahadqaala5740
    @mahadqaala5740 3 роки тому +253

    Sxiib Wax lala noqdo wxaa ugu wangsn Allah😥❤🥰

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 роки тому +21

    Saaxiib waxaa ugu fiican eebe oo aad lajaarnoqoto, iyo kutubka munasalka aad laabta gashato intaas haddii lagaa helo aduun iyo aakhiro waad guuleysatay saaxiib❤❤😥👌

  • @johncenawalaazhii6392
    @johncenawalaazhii6392 3 роки тому +111

    Anay walahay igu dhacdey qof aan wanageeda ka talin jiray hadh iyo hapeen 😥ayaa iyaduna ceebahayga magaalka ka zheegi jirtay 😩waa izka aduunyo waxani markan ogaadeyna ma xumayn ee zidiiban u xidhiidhiyaa balze zidii hore ayaanan waxba ugu darzan

    • @abdiisma5532
      @abdiisma5532 3 роки тому +2

      Awp0 zxp zxpka dhlanteetka ah wa soo arkay Z xp xirirka u jar wyo naftada uma wcna

    • @johncenawalaazhii6392
      @johncenawalaazhii6392 3 роки тому

      @@abdiisma5532 mahadzanid laalo waa talo fiican☺

    • @mohajobra7144
      @mohajobra7144 3 роки тому +1

      Sirahaaga le kaqarso wll no shere

    • @muneirch0ma268
      @muneirch0ma268 3 роки тому +2

      @@johncenawalaazhii6392 😂😅John CeNa UGu YeedH Wxd VaHmi WydO

    • @johncenawalaazhii6392
      @johncenawalaazhii6392 3 роки тому

      @@muneirch0ma268 adigu igu hallee baalaha ha ka rifee 😅😈😈hadanan ugu yeedhin

  • @abdifatahmohamett6316
    @abdifatahmohamett6316 3 роки тому +27

    Sii uu dad kale uga qosliyo ayuu ku bahdilaya
    Waxan odhan karaa 100% somalida uu badan
    Ilahay haynaga ilaayo kaas 😇😊

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 3 роки тому +68

    Masha Allah waa mawduuc wangsan runtii 10:48 hdalkada isojitay runtii xajigryga ale ha idhafee marwlba SAAS idhahao waligaa qof said uwagsan ha noqonin maskinimada badan dad madaremayaan kaliya in waxay kasoqadayaaan aan waxabo aheen maskinimada badan iyo dacad nimada said ah way kudhawacee dadka kale Kuma fahmayaan Walee tas been aheen xaqiiqdi ,💯🌹

    • @cptn5141
      @cptn5141 3 роки тому +4

      dadka wey kaa faaideysanyan markey kuarkan inad aad umaskiinsanthy,sidey rabaan bey kuula daqmayan

  • @onebnicee1795
    @onebnicee1795 3 роки тому +31

    Saxiibka suubani
    Sadrigiyo laabtiyo
    Niyadaa salkeediyo
    Qalbiguu sifeeyaa
    Suradaha quraankiyo
    Sadkii lagu ducaystiyo
    Sareeduu jeclaystaa
    Allow saxiib wacaniyo
    Qaar samaha jecloo
    Na saluugin waligood
    Sumadooda noo badi🖐🇸🇴👊🔥💯

  • @Hooxirfad
    @Hooxirfad 3 роки тому +4

    ماشاء الله تبارك الله
    Waan kala tagney saaxiip,,saaxiip Aan saaxiip ahayn ayaa uu waraabe oo uu marwalba I caayi jirey wllahi waan iska deeyey xaqiiqdii

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 роки тому +143

    Inta soomarty shp xun like saara🙄🙄😎😎😢

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 роки тому +44

    Saaxiib aan samaysto wxaa iigu danbaysey kuwii High schoolka wxyna ahayen dad diinleh oo quluub saafiy Alle ugu deeqay waan uxiisay inbadan wakhtiga iyo nolosha nakala fogeeyey mooyee mrkaan erayga saaxib maqlo ayaga soo xasuustaa MANNDDS Ilahy haxafido dhamantood🥰😘.
    Mhdsanid Cumar Inshaar

  • @ahmedkaire4339
    @ahmedkaire4339 3 роки тому +121

    Don’t make friends who are comfortable to be with. Make friends who will force you to lever yourself up.” - Thomas J. Watson

    • @akramaxmad1356
      @akramaxmad1356 3 роки тому +5

      Hadalkaga wuu is dhaafsan yhy abti iska sax englishka

    • @Minecraftclips7
      @Minecraftclips7 3 роки тому

      @@akramaxmad1356 anoo yaaban comment kaaga arky wlhi 😂😂

    • @akramaxmad1356
      @akramaxmad1356 3 роки тому

      @@Minecraftclips7 these people man 😂🤦🏽‍♂️ they tryna act like native american 😂😂😂

    • @Minecraftclips7
      @Minecraftclips7 3 роки тому

      @@akramaxmad1356🤣🤣🤣✨

    • @fadumoahmedhassan7969
      @fadumoahmedhassan7969 3 роки тому +2

      @@akramaxmad1356 lol wa mida kopade englishka ku faneyso mha ina qof ku bahdisho aqoon dhan englisha mha kuwan ad afkoda ledey sax iygu somali xita luqad jirta iney thy ma grnyan bdnkodu wa mida lapad wxu so qatey wa hdal nin idhi wana sax adan grnyn bal dip u akhri micney samynysa

  • @siyaasigaaasan
    @siyaasigaaasan 3 роки тому +193

    Always I watched and I have respect with you

    • @Ciyaalka
      @Ciyaalka 3 роки тому +5

      Same you

    • @siyaasigaaasan
      @siyaasigaaasan 3 роки тому +1

      @Ogaal tube bal hubi

    • @badboyforever8894
      @badboyforever8894 3 роки тому

      Had iyo jeer wan daawada waana ku ixtiramaya ____ sidaas waaye markan fasire englishka aad soo qorte wll wuu saxsan yahay

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 роки тому +1

      WALAAAL INANKANI SIDA FIICAN U HADLA MA ALI KHADAAAB BAAA

    • @cabdisalaamxuseen8443
      @cabdisalaamxuseen8443 3 роки тому

      Ok we all respect this perdon

  • @abdallahihayd6822
    @abdallahihayd6822 3 роки тому +71

    Ogaansho mawduuc muhiim ayaad noo iftiimisey iyo xaqiiqooyin muuqda

  • @muhammadkhalif5020
    @muhammadkhalif5020 3 роки тому +207

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka 3 роки тому +17

    Adiga aya saxiib ka dhigtaY wax badan wa i baraarujisaY aad iyo aad aya u mhdsan tahy 😍😍 omar inshar

  • @abiibakarmaxamed7300
    @abiibakarmaxamed7300 3 роки тому +29

    Ku saliya NABI MUXAMED صلى الله عليه وسلم

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Muxammad ✅ Maxamad
      Sallallaahu caleyhi wasallam ✅

  • @suadhaajji8082
    @suadhaajji8082 3 роки тому +47

    We have been connected to this channel for two years and I respect you. You have taught us a lot ❤️🙏❤️

    • @Dr.Zeello
      @Dr.Zeello 3 роки тому

      🥰🥰🥰

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      @@Dr.Zeello
      Sucaad xaaji
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

  • @zakariaahmed3353
    @zakariaahmed3353 2 роки тому +6

    Waxaan leeyahay afar saaxiib ee aan isku fasal nahnay mid waa Kan koowaad aad sheegeysi dadka uu istutusaa midka labaad aad sheegeysane wuu kujiraa kaftan loo dulqaadan Karin mid sedexaad saaxiibadiisa madhibaayo laakiin dadka NAFTA uu ugulay midka afaraad masha Allah waaye weligey saaxiib kafiican ma arkin

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 роки тому +59

    *OGAANSHO* OMAR MACALIN HORE USOCO🔥🔥👍👍👍

    • @alisultanali8855
      @alisultanali8855 3 роки тому

      Ninkan iyo kan Chanel ka dadweynaha hal Miya😅😅

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 роки тому +1

      @@alisultanali8855 maya bro shaqo iskuma laha

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Cumar ✅
      Bare ✅
      Kannaalka ✅
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +31

    ASC wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 3 роки тому +45

    Omar inshaar
    Hagaha umada somaliyed 🦋💛💖
    Cimri dheer cafimd iyo cibado suuban ayn ku rajeynya 💖💛

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 3 роки тому +1

      hagaha umada somaliyed waa wadadada iyo madaxda ninkan dhalinyrdA WAXPA ma hogamiyo

    • @wardaqueen5997
      @wardaqueen5997 3 роки тому +1

      @Yusuf qof walba oo waxa wngsn ku bara xumahana ka reeba miyusan hage ahyn mowduucyo bdn ayn ka dawaday kuna fa'iidy anigu wa hagahyga💖💛

  • @sh.mohamedal-mahdi4884
    @sh.mohamedal-mahdi4884 Рік тому +3

    Omar inshar shukran walaal . Allaha ku sharfo in badan ayaa mawduucyadan ka hadashaa fa'idada leh

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 3 роки тому +14

    Wallahi everything in this video is perfect. Waa xaqiiq dab ah

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 роки тому +17

    Somalida wexey u baahanyihiin iney akhriyaan buuga (how to friends and influence people) si aay u ogadaan qiimaaha zxptinimada

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 3 роки тому +19

    سَلامٌ عَلى الدُنيا إِذا لَم يَكُن بِها
    صَديقٌ صَدوقٌ صادِقُ الوَعدِ مُنصِفا

  • @salmamaxammed7436
    @salmamaxammed7436 3 роки тому +19

    صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 роки тому +12

    Alxdullaah 12sano school dhiganayay wxn tabcaday 2 sxb illaa io hada waan wada xiriirnaa Africa, Asia iyo Europe kala joognaa. 4sano jaamacad wxn tabcaday 1 sxb sidoo kale waan wada xiriirna. Inta kale xashka ku daray lkn dad aan aqaano uun beey ii yihiin. Xaafada sxb kuma lihi. 16sano oo waxbarasho eh inaa 3sxb yeesho wn ku faraxsanahay runtii Alxdullaah.

  • @albaanipodcast729
    @albaanipodcast729 3 роки тому +24

    Masha allah wllky Omar inshar
    Allah haku xifdiyo Waa sxpka OGAANSHO

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 3 роки тому +45

    Video gani waxaad kusharaxday Sababta zxbadaydu uyaryihiin 🙂,
    Maalinkasta waxan liiska kasaara Midaan shalay zxbnay mrkan arko qaabka foosha-xun ee uu udhaqmayo.
    Wad Ku mahdsnthy Inad Mowduucan waqti galisay🙂

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 3 роки тому +13

    Ma ahi Qof saxiib Qaas ah leh🫂Qof muhiim ii ah ama anan ka marmin majiro maanta🙅‍♂️marka laga reebo Hooyo iyo aabo💯 maNa rabo in aan Qof muhiimad siiyo🤏Ama aan go aankayga Qof ku xiro🤝 Qof kastana waxan kula talin laha QofNa ha is dhihin kama maarmi kartid ama muhimad gaara ha siiN.dadku haku wada si naadaaN💖✌

    • @gumaysidiid6463
      @gumaysidiid6463 3 роки тому +1

      Adiga xaqiiqada saxibtnimada hada xaqiijin nolasha wax ka xaqiji kartid

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 2 роки тому +3

    masha allah nin maskax furan oo somalida u baahandatay fikirkiisa

  • @wllmoha6061
    @wllmoha6061 3 роки тому +32

    Illaah baa iga sareeyee sidaad sheegtay ayaa i haysatay dhaga dheerena way igu magacaabeen aad bad umahadsantahay

  • @axlamsweaty8898
    @axlamsweaty8898 3 роки тому +34

    Iso duceya wllday exam ayn galaya 😫🙏please hy dhaafin

  • @alonepoy9751
    @alonepoy9751 3 роки тому +79

    Waqti ayaa jiray an lahaa saxiib an ad u jeclahay kalsoni badan an siyay wan isla so kornay isku xafad isku dugsi isku school ceyshow milix ban aheen lkn asaga dacad kama ahen saxibtinimadena waan wada so tahribnay xita tahribka waan xambarayay mararka Qaar mar xita waxa jiray u lumay oo an u haray saan u so helo oo an dadki kadawa keeno lacagtii tahribka xitaa kala bar oo bar flmygeyga ka bixiyen anoo diday inan kaligey mesho ka baxo
    Yaan war idin ku daline wanaga usameyay wali cid adunka lo sameyo majirin
    Warkii oo koban yurub baan sogalnay ilahay wana bad'badiyay mel kaam anoo ku jirna ayaan mid somali is af dhafnay oo ay isku qabiil ahayeen yarkii saxibkey wuxuna iga racay oo laso saftay kii isku Qabilka ahayeen asago aniga iyo qabilkeyga aflagadeyay
    Wana waxan fileyn wana mid an waligey iloweyn oo xanuun waa igaga darned wana midan saxiib isagaga dhafay 😥✊

    • @abdallaabdullahi5942
      @abdallaabdullahi5942 3 роки тому +8

      Walaal dadkoo dhan ma xumo.waa sax wey adagtahay inaad iska hesho saaxiib dhab ah.waxaa jira dad kugula saaxiibaayo daruufta iyo waqtiga markaas la joogo oo is badal badan iyo kuwa aan is bedalin mar welibana ey dhab ka tahay

    • @alonepoy9751
      @alonepoy9751 3 роки тому

      @@abdallaabdullahi5942 ad oo weyn✊

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 3 роки тому +1

      Bro ninkas sxb dacad mahen daneste ayu aha Somali qabil xagisa lagama maro marka dadka dhan maxumo ila kuwa qar moyane

    • @hooyohooyo9991
      @hooyohooyo9991 3 роки тому +2

      @@alonepoy9751 hda bal intuu ku danbeyay daniistahas mel maku shegtaa

    • @alonepoy9751
      @alonepoy9751 3 роки тому

      @@hooyohooyo9991 isku wadan baan jogna lkn kala gobol

  • @abdi622
    @abdi622 3 роки тому +17

    ustaad cumar inshaar keep going 👑❤👋

  • @abdulhz3194
    @abdulhz3194 3 роки тому +28

    🗣Sxbada fcn like ta hasaaraan oo daawanaa muuqaalka oo comment geyga aqrinaayo 🤣

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 3 роки тому +19

    Wan ku tageera
    Hor mar wacan ❤❤❤

  • @naasirgaming4694
    @naasirgaming4694 3 роки тому +68

    That is really ☺

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 3 роки тому +3

      That's really exciting,😬

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

  • @aishaahamed7230
    @aishaahamed7230 3 роки тому +31

    Aniga saaxibkeey dad hortoodo ayuu kaftamo aad u xun igu dhahaa. Waxuu iska jecel yahay inuu mar walba I dhaawaco. Anigana waan ogahay inuu aniga bas sidaa ilaa dhaqmo. Asxaabta kale marka la joogno aniga bas ayuu II soo jeestaa. Aniga Waxaan ahay qof aad baari u ah. Aad ayaan u qalbi wanaagsanahay, hadii aanan wanaagsaneeyn qofkaan ama labadaan qof waqtigaan amaa maalmahaan badan saaxib kama dhig teen Mana barteen . Waxaan aaminsanaa ineey dadka dabeecadaha xun xun iska dhaafi karaan, lakiin qofna lama badali karo.dhabtana waa inaa mar kasta ka shalayaa la joogooda iyo is barashadii is barannay. 😡😡☹️.

    • @hanahapi3858
      @hanahapi3858 2 роки тому

      Katasho hppti

    • @gamalfarah7131
      @gamalfarah7131 2 роки тому +3

      Maskaxda ayay kaa dhaawaci karaan ka forgot intaad ka fogaan karto

    • @gamalfarah7131
      @gamalfarah7131 2 роки тому

      Maxaad uga murugoon qofkan ma adaa dhalay maxaa kudaba dhigay marka danbe wax ka sii xun ayuu ku gaarsin miskiinimada marku arko ishiisa laga arkaa ushiisa lala dhaca iskaga jawaab ama ka ag forgot intaanu ku iibsan

    • @sharmakenur8666
      @sharmakenur8666 2 роки тому

      Ani Sxb maku noqdaa

    • @najaxshankaroon2971
      @najaxshankaroon2971 Рік тому

      @@gamalfarah7131 9

  • @mubaarikkader175
    @mubaarikkader175 3 роки тому +1

    Reasonka an udawado videos kaga talada ah wxa weye wa qaar qofka meel tabanaya sidi ad isagi naftisa ku dhex jirtoba
    Real public figure ayad tahy cumar
    Jazaka allah wll

  • @asadabdi8481
    @asadabdi8481 3 роки тому +17

    Wll waa ku raxaystaa barnamijyadada💯❤️💪🏽

  • @GoatxKamal
    @GoatxKamal 3 роки тому +64

    Laga Yaabo midka aad Ka HdLeeso in uu MuqaLkan Dawanayo 🤣🧐

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 3 роки тому +7

    I like the choice of your topics, they are useful.

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 3 роки тому +1

    Masha Allah waad kumahadsanthy
    Dedaalkaaga iyo waqtigaagii aad noo soo hurteyso marweliba. شكرا لك يااستاد

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +8

    Waa runtaa iska ilow sxipkaas🥺🥰 kalinimadaa ka quruxbadan❤

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 роки тому +62

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @abshirqeeyre1903
    @abshirqeeyre1903 3 роки тому +2

    Sifoyinka aad sheektay walhi dad badan oo sxp ku sheek ah ayan ku arkay lkn maanta laga bilaabo waa katashanaa thanks omar🙏

  • @dayaxadanhasan462
    @dayaxadanhasan462 3 роки тому +23

    Xaqiiqdii cumar inshaar wn arkaa saxib marku danta leyahey miskiin iska dhigo 😭😭😭🤔🤔

  • @mohamedmacoow8899
    @mohamedmacoow8899 3 роки тому +16

    Aniga adiga ayaa saaxiib ii ah omar insha❣🥰 the best my friend🥰 waayo xilkan ogaansho ku soo biray waxey aheed 2017🤙

  • @Drlibanmahad
    @Drlibanmahad 3 роки тому +14

    Omar inshaar

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 роки тому +1

    ماشاءاللہ الله حافظ جزاك اللهُ‎ اخی شکران

  • @barwakolivestyle7032
    @barwakolivestyle7032 3 роки тому +1

    Ilahay aya igaga sareyo hadalkaygas
    Wallhi waa mawduuc an ubahna wakhtigan .sanadkan.malinkan
    جزاك الله خيرا ❤💯

  • @aishaahamed7230
    @aishaahamed7230 3 роки тому +4

    Waa vidoe aad u wanaagsan. Anigana Waxaan qabaa hadda laba rag oo aad u caay badan. Mar kasta dad hortoodo ayeey igu cayaan. Aad ayeey II bahdilaan. Dumarkana sidaa looma caayo, waan ka hadlay marar badan, lakiin qof lama badali karo. Cumar waad ku mahadsantahay videogaan.
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @idilelham7161
    @idilelham7161 3 роки тому +4

    horaan uu diray noocyadaaas kadib markay 5 sanno heer aan gaadhay inaan nolosha ka dhacoo o bacda tawfiiqiallah iyo hal adayg waan kasoo kabsaday alx iga danbeeyow saaxiib ma jiro hadan lagu dhawiciin way kusoo socotaaye imika sii tashooo kaligay baa saaxiib isla ah imikaa waanan mahadiyy oo walahi ah Alxamdulilah

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 3 роки тому

      Waarunta wll waqtigaan sxb daacada lama helo naftada sxb ka fcn majiro ayada waqti gali✌

  • @Farhan-oj8ts
    @Farhan-oj8ts 3 роки тому +11

    Hal qof oo dhahaYa majiraa sifahaas xun xun qaar ayaan leeyahaY sideyda oo kale??
    Saxiib fiican maahi runTii waana ka xumahaY lkn I.Allah waan noqon karaa😕😭

  • @hassannoorali7591
    @hassannoorali7591 3 роки тому +5

    Walal cumar umamalainaynin iin sual qalbiga kujura in aad somajibi doontit ee wad mahadsantahay walal.
    Asxabtana wan salamaya.

  • @ibrahimabdirahmanadan3554
    @ibrahimabdirahmanadan3554 3 роки тому +3

    OGAANSHO wllhi waa janalka kaliya nolosha waxbadan kabedala xaqiiqada dhacdoyinka ,nolosha dhabta ah dunida kajirta iyo tariikhaha nasiib ayan kuleyahay inan arko qof sidan uwanagsan mar walbana ugu dadaalaya DDD mash allah wll hore usoco ❤💯🙏

  • @tgicant3507
    @tgicant3507 3 роки тому +6

    Waa sababta aan uga dheraday wax saxiib ah oo dhami🥺💔

  • @Username-zz9ug
    @Username-zz9ug 3 роки тому +9

    Intaa hurgufay aan laayay wallahi😭dantaada garo wll

  • @abdiwasaguhad849
    @abdiwasaguhad849 2 роки тому +2

    Asc wll Waaa runta sxbda xun runba ka sheegtay wll xita anigaba arkeyba xumanta kusheegtay sxbada xun markina sxbtinimada ujareyba thanks wll waxa tahy legend run badan keep going wll asc

  • @souhaybkahiye701
    @souhaybkahiye701 3 роки тому +8

    Mah mah Faraansis ah ba tirah: Haa waanagsanan(bon) 2 jerr sababto ah wahad noqon 2 wanag Lee (bonbon) markas dadku sida Naac-naac 🍬 bonbon bay kuu musmusanyan

  • @bermuda4404
    @bermuda4404 3 роки тому +8

    Mid kamid ah saxibadeyda ayaan kahele sifoyinka shegte 👍hadaan tilaabo kaqadaa bastarka insha allah

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 роки тому +14

    Ani kali inaa ahaado ayaan jeclahay sababtane ma aqaani. Qof hdii aan isla kulanno inee malinti ugohoresay iyo malinti ugudan danbeeysan cml uladhaqma ...😪

    • @cumaryare6196
      @cumaryare6196 3 роки тому +1

      Ilhan Isku dabeecad kanahay dhankaas runti wll

    • @deeqa2700
      @deeqa2700 2 роки тому

      Ilahan walahi aniga wan ku dhashay illahay aya ii buuray inan qof bulshawwi ah iska dhigo lkn qof xidhxidhan ayan ahayn

    • @sunda3133
      @sunda3133 2 роки тому

      Wllhi same baan nhy 😌

  • @mohamedfarah1645
    @mohamedfarah1645 3 роки тому +13

    LengenD ku jiraha Youtubarda🤗🙏🏻

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 роки тому +3

    Hormar wacan walaal ogaansho

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 3 роки тому +4

    Qofna waqtigaadaga iyo sharaftaada ha u hurin si uu wanaag u dareemo maxa yeelay adigu MA tihid geedka farxada lagu beero. Xitaa haduu yahay saxiibka ama waqtigiina wanaag isla dareema ama Kala daneesta thank you

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 3 роки тому

    Ku mahadsanid allaw inaad udoortay noloshayada saaxiib udhigma wax walboo wacan
    Really wanaaga badan adiga ayuu ku dhibayaa marar badan lkn qof kasta sii xaqiisa Hana uga badin

  • @muhimtazubair8949
    @muhimtazubair8949 3 роки тому +1

    Mhadsanid Omar Inshar waxatay qofka na tusa waxkasta xaqiiqda marksta
    Jazakallahu khayran bro

  • @sharukhankashantasomali2071
    @sharukhankashantasomali2071 3 роки тому +16

    LEGEND is Always LEGEND

  • @fardawsmohamee2010
    @fardawsmohamee2010 3 роки тому +4

    Omar ilahy haku xafiido 🖐❤
    shp ani ma lihi 🥰🥰🥰🥰

  • @a.laahiyemohamed4515
    @a.laahiyemohamed4515 3 роки тому +2

    Saaxiibku waa ka ugu saamayn badan naftaada hduu xumaado waad halaag santay hduu wanaagsanaana wad bad baaday👬

  • @kingsavid1163
    @kingsavid1163 3 роки тому +2

    wlhi mowducan qiimaha sxptidAmada qimeheda ila linayo wasax midkan leh tilmahan ma aha sxp e wa dhurwa .....mowduud bartiisa ladhigey ;;ustad cumar mahadsanid

  • @5hanl3
    @5hanl3 3 роки тому +6

    7:27😂😂😂nio wllhi anigu paa saas ah anigoo ulajedin in an bahdilo zxkey lkn....
    inaa dib iskugu labto waye

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Ninyahoow ✅ Ninyohoow ✅ nio ❌
      Saaxiibkeey ✅
      Laakiin ✅ lkn

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 3 роки тому +7

    Naagteyda/xaaskeyga uunba sxb ii ah aniga inta kale macriifo le waye

    • @qadiijomohamed2303
      @qadiijomohamed2303 3 роки тому

      Masha al lah❤❤

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 3 роки тому +2

      Laakiin naagteyda walaga yara feecan yahay inaad dhahdo waxaa dhahdaa
      Xaaskeyga
      Gabadheyda
      Xaajiyadeyda dheh

    • @qadiijomohamed2303
      @qadiijomohamed2303 3 роки тому +1

      @@rikardostalin5708
      Yes to yes
      Dadka wee kala naxariis badanyihiin😍😍
      Tru of wold

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 3 роки тому +2

      @@qadiijomohamed2303 thanks abayo gabdhaha waa in naxariis loo muujiyo oo erayo qalbigooda u feecan loogu yeero🥰

    • @qadiijomohamed2303
      @qadiijomohamed2303 3 роки тому +1

      @@rikardostalin5708
      Haa walaal qaali
      Waa run taa
      Dadka qaar ma oga
      Adigana waxaatahay
      Qof wanaag san
      ❤🙏

  • @xasanmalay3390
    @xasanmalay3390 Рік тому +1

    Dhago dheere wlhi aad ayaa iga qoslisisay Si Idhahyeen ayaan la qabsaday Ogaansho Waan ku wataaa 💯💯💯💯🤣😅

  • @medfakir
    @medfakir 3 роки тому +1

    This life didnt have friend wayo waad ka shalaydontaa noloshayda saxibnimada thank ogaansho

  • @heersare3662
    @heersare3662 3 роки тому +5

    saaxibaday waa kuwo garbahayga ka muuqda waxana ahay nin nasiib u leh igyaga *abdimaalik sheikh mohamed
    *abdalle hassan bile
    *sadaam H M
    waa ragg aan dhiig shubis isla leenahay

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 3 роки тому +6

    waleee wan arkay ku noocaas wanlasaxiibay lkiin imika ahaan marhoraan kala harnay kuwaas nocasoo kale

  • @cfataxgabose8980
    @cfataxgabose8980 3 роки тому +1

    بارك الله يا عمر إنشار🖇 أخي

  • @bisharoabdillahi3969
    @bisharoabdillahi3969 2 роки тому +1

    Saxiib wax lala noqdo waxaa ugu fiican allah sw

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 3 роки тому +5

    Mahadsanid wll hada niyada ku hayey hadal xalay laygu dhahay oo aha heblaayo zxpta dhabta ma ahan ee iskaga har😢

  • @ramadaanmaxamedaweys9220
    @ramadaanmaxamedaweys9220 3 роки тому +16

    Waruntaa sxiiba xun wey jiraan
    Lkin lama kalasaari karo ilaaa finalka
    Mahad sanid kugu fan naaaa {Ogaansho}

  • @abdiaden214
    @abdiaden214 3 роки тому +1

    Omar inshaar szp macan wad mahadsanid macalinkeyga tahay

  • @siraadmohamed2420
    @siraadmohamed2420 3 роки тому +1

    Alhmd inta so shegtay kuma arag sxbdadey opps i mean mataandeyda 💜

  • @cwalicismaan8945
    @cwalicismaan8945 3 роки тому +3

    anaa ugu horeeya maanta🙏🙏🙏

  • @jamiilojuuqyar1233
    @jamiilojuuqyar1233 3 роки тому +3

    Waxaad sheegtey dhan wey isoo mareen waana sababta aan manta sxbla aan uahey😥😓😓

  • @lailadumbuq3695
    @lailadumbuq3695 Рік тому +1

    masha alah waxaad moodaa in aniga iyo saaxibaday qaar aad nala joogtay ilaahay cagliga iyo cilmigaba ha kuu siyasho

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 3 роки тому +1

    Runtii waa mawduuc aad ubaah nayan,walee wax badan,Ayaan ogaaday ogaansho hawaaro cumar inshaar m,sh,Allah

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 роки тому +9

    Run ahaanti sxbku wa halis hdu sxb khaldn noqdo ha dhayalsn ina la socoto asxaap xun ado is leh wa ka wacanathu iyga wxa hubaal ah ind wxy yihiin tahy adna
    So kle iso booqda asxaapta

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 3 роки тому +5

    Ustaad Cumar❣️horta mhdsanid🙏 intaa kadib wxd meesha ku xustay 8:23 wllhi Naaneys Anigaba aan ka xanaaqi jiray oo asxbtu igu dhajiyeen "Dhaga-Dheere" 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 3 роки тому +2

    Wuxuu dooneyaa Mushkilad kasta oo soo wajahdo inaad lahaliso lkn! maalinkaad ubaahato uu waxba kasoo qaadeynin.wllhi waa run ustaad Anigey iheysataaa.

  • @jamiilojuuqyar1233
    @jamiilojuuqyar1233 3 роки тому +1

    Omar ishaar walal mowduuc noogu soo sameey farqiga udhaxeeyo asxaab iyo saaxiib😒😚😙

  • @fawzaanmedia4950
    @fawzaanmedia4950 3 роки тому +4

    أصحبة تنقسم الى ثلاثة اقسام ١ صاحيب اللذة. ٢ صاحيب منفعة. ٣ صاحيب ليس منهما

  • @gulledahmed6788
    @gulledahmed6788 3 роки тому +4

    444 subscribers keep going pro to 1m inshllh

  • @dhaqanerk134
    @dhaqanerk134 3 роки тому +1

    M.a wll insgaar ilaahy haku barkeeyo

  • @cumarxasan582
    @cumarxasan582 3 роки тому +1

    Walal cumar aniga sidan u soo qangaray saxib mawa yelanin qofkii dan iga gasho unban la shekesta dantas bas ayana kala hadla markan ka dhamestane meshas ayey niske danbesa qofkas aniga mararka qaar waxan isku arkaa inan qof xun oo daneste ah inan ahay
    PLZ QORMADEYDAN AQRI WLL CILMI BARIS INAD KU SAMESANE ISKU DAY MUQAN NOOGU SOO SAMESO 🥰🥰🥰

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 3 роки тому +5

    Sida facebook hadii youtube lahaan lahaa menition waan u yeedhi lahaa zxpkay

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 роки тому +3

    Saxiibadey wa xushmeeya waana jacelahay lkn nafteeyda kama jecli hadi nafteydi Culeeys ku noqdan nafteydi mesha jacelaato ba racaaya because I love myself 💗🤣

  • @suhail3laweizy
    @suhail3laweizy 3 роки тому +1

    Mowduuc aad u maleyso inuu iquseeyo keep going legend

  • @asadanas6005
    @asadanas6005 2 роки тому +1

    Mahadsanid waa iifaa idaysay