1:Reer mudug inaad tahay adaa sheegay 2007 inaad qadar inad timi adaa sheegay Single father inaaad tahay adaa sheegay 2017 ayaad hawshan bilawday adaa sheegay. Faysal aabihi inaad tahay adaa sheegay Cumar fahad in ay hooyada ku gu yeedhijirtay adaa sheegay.(Hooyo alle haw naxariisto) Iyo hadalo kale ooo fara badan oo aan Halakan ku soo kobi karin. Aad iyo aad ayaan ku aqaana Marka dhinac laga eego Lkn adigu isma lihid sidan oo dhan miyaa Layqaan😂
Asc wllkey omar marka kowaad masha allah mawduuc fcn ayaa ka hadashay Blse mararka qaar wey dhacdaa inaa aragto dad xadkooda so dhafay Blse dad waxaa jiro mudooyin kugu xirnaa halka mar ey ku arkaan farxaayo taasine waxaa sawab u ah inaa walalkey somaliyeed tahay aragtidaada aa ku farxaayo marka xigta laga yabe ruuxaan ku dhahaayo inaa kula sheekeesto ayaa rabaa omarow laga yabe iney arin qalbikiisa dhibtay inuu kala hadli rabo sida inuu ku weydiisanrabo inaa la talisid tusaale aad u shegtid sida mar mar qaar aad dadka aa good advice u siisid laga yabe inuu sidaa oo kle kuula sheekesto Blse waa kugu raacsanahy inaa rabtid inaa heshid waqti ku gaar ahi tusaale marka aa dukaan wax ka doonatid oo kle in lagu qasin oo lagu weydin sawir ila gal io waxaas io wax lamida Blse dad ayaa aragtidaada ku faraxsan ama laga yabee inuu is dhoho waaaw maanta Omar ayaad aragtay u sheeg inaa fans kiisa ka mittahay dad ayaa saasne ku fakira marka wllkey AllaHa ku dhowro Wllh Waxaa tahay ruux aa xiiseeyo mawduucyadiisa allahane ku sharfo Asc
Waxa aad ka hadlayso ma u fiirisay xagga diinta horto Qofku asagay ku xiran tahay kartida uu qof cusub ku baran karo mana jiro qof aad aqoontiisa ku dhalatay midkasta waad baratay xataa aabbe inaad barato waxbadan ayaa lagu dadaalayay Lakin anigu hadda halmir kama faa,iidin mowduucaan waxaanan u arkaa dharag dhacsi cidlaa markii aan soo galayay waxaan kusoo galay cinwaanka beerta oo aan moodayay in aad beer samaysatay macal asaf waxkale
Omar waxa aad ka hadashay waa adiga iyo shaqsiyaddaada horaa loo yidhi "wax adi kula quman la qalloocan ruux kale" ani ahaan anoo dadka wax wanaagsan usoo gudbiya haddii bari ka maalin uu qof itaageera uu iga soo hor baxo uuna isalaamo iina mahadceliyo maxaan dhib ugu arkaa sikastaba waa mawduuc aad shaqsiyadaada ku soo ban dhigtay.
Shaqsiga kaliya Aan somali oo dhan ugu jeclahay marka familkeyga laga so taga Allah hakuxafido bro abalkagana magudi karo inta Aan wax ka faiday incha Allah cafimad & cimri dheer ku rajeynaya
قلت لعائشة رضي الله عنها: هل كان النبي صلى الله عليه وسلم يبدو؟ قالت: نعم، كان يبدو إلى هذه التلاع"؛ رواه أحمد (24307)، وأبو داود (2478)، وصحَّحه ابنُ حِبَّان
Dhabtii waa mawduuc muhiim ah aniga ayayna igu dhacday,waxaan ka shaqeeyaa xafiis dad badan ayaana nagu xiran ilaa heer aan dareemay dad aanan aqoon shaqsiyan in aan ula dhaqmaayo in aan aqaan oo kale...uma roona qofka maskaxiyan
Dumarka iyagoo sooman jikada inoo gala muradkooda alla hu sahlo ❤🧕🤲
Ameen
Aamiin yaarabi
Dumar jiko kumagalane walasha ama hoyada unba ku gashe orod caawi meelahan wax hakuso qorine!
Aamiin
@@mrfuga6041 😅
Waa beer Quruxdeeda wadata iyo dhawaaqa shimbiraha oo aad u mcn😍
More and more thank you ustaad for dhiiri galintada❤️
استاذ عمر الله يطول بعمرك وبيض الله وجهك انت فوق روسنا 👋
CARABIGAN JABAN mxa wye kaape😅
Ustaadka asigaa reera carabiya sxb
@@mubaarakmogadishawi maya kaape NAXWAHA KAA QALDAN WAx kle majiraan
@@abdullahiqadar2006 adba eeg inta qalad ee afsoomaaliga aad qortay ku jira tusaale ahaan
Kaape ❌️
Kaabe ✅️
Kle ❌️
Kale ✅️
Luuqad kale inaad qalado ceeb maaha ee luuqadaada inaad qalado baa ceeba
Waxyar oo aan meelaha ka maqmaqlay ayaan isku aad aad saday ee yaanliigu camiran aqyaareey 🤣
Waa ka xumahay Lkn Waa Muuqaalkii Ugu Hooseeyey Intaa Ogaansho Ku Xirnaa
Waxaa ii soobaxay murti Lahayd Haduu Bato Hadalkaagu Xikmadaadu way Yaraan
Respect Cumar Inshaar
Ninkaan xur wayy muhiim ma ahn in uu kuraligaliyo hadii aad ka heli weydey moqalka isagatak somalidi ma yaqanaan waxa layiraa xuruyutul qool cajiib😮
1:Reer mudug inaad tahay adaa sheegay
2007 inaad qadar inad timi adaa sheegay
Single father inaaad tahay adaa sheegay
2017 ayaad hawshan bilawday adaa sheegay.
Faysal aabihi inaad tahay adaa sheegay
Cumar fahad in ay hooyada ku gu yeedhijirtay adaa sheegay.(Hooyo alle haw naxariisto)
Iyo hadalo kale ooo fara badan oo aan
Halakan ku soo kobi karin.
Aad iyo aad ayaan ku aqaana
Marka dhinac laga eego
Lkn adigu isma lihid sidan oo dhan miyaa
Layqaan😂
Saxix, Omar waxaan u fahmay taageerada igu badate halayga yareeyo ok ustaad.
Red gedo waaye ninkan
Gado
Ama mudug dhaha ama gedo dhaha wax igalay malahan aniga kashaqsi ahaan hadii aan fahmayo wadhagesanayaa
War ninku waa reer gedo 😅 halaha kale wd kusaxantahay
ma omer inshaar ayaa leh beertan masha allah alle ha kuu barakeeyo wll ❣️
Ilahow sonka iyo salda naga aqabal waa tobankii danbee bisha barakaysan🤲🤲
First legend always omar inshar another's levels ogansho interests people's 💯💯⚽️❤😋💯💪🌹😎♥️😊
Thank u O inshar
Masha allah Ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wow Omar dadka adiga ayaa is baray adigana ka cawanayo oo leh maxaa la ii bartay waa cadi qof kugu xiran hadu ku salaamo ee adiga is daji walalkey
Dhul iyo noolayaal deegaan fidro dabiici ah oo naftu u muhaneyso ❤❤❤
Waa xaqiiq barasho bug ah timid iyo caanimo bug ah
Msha allah wllkei
بارك الله يا استاذي🥰💖❤
Asc
Masha allah
YAA ALLAH😊
اعزك الله❤❤❤
Mawduc muhiim ah shukran ustad omar 🤍💯👌
بيض الله وجهك والله يطول عمرك يالحبيب
11:48 that point 👉 😢 dabcan dadka qaar hadee arkaan qof Caan eh wxa u maleysa inee arkeen saxaabi Astqfurallah😂 bahdilaada iska dhaafa pls
Qof anaan ku garaneynin sidee u la hadlee🤔🙄
Qofke bay la hadlen
Astaqfirrullah dheh wll
Cumar warkaga waxan ufahmy in aad dhibsaty shacuubta kutagersan in aadn ubahneynan ayan ufahmy
Mayo walal sidaa maaha yacni can nimo majeclo wanag fafi ayay katahy qado wanaga inta kasohartana kalexo
Mahadsanid wll Omar
Asc wllkey omar marka kowaad masha allah mawduuc fcn ayaa ka hadashay Blse mararka qaar wey dhacdaa inaa aragto dad xadkooda so dhafay Blse dad waxaa jiro mudooyin kugu xirnaa halka mar ey ku arkaan farxaayo taasine waxaa sawab u ah inaa walalkey somaliyeed tahay aragtidaada aa ku farxaayo marka xigta laga yabe ruuxaan ku dhahaayo inaa kula sheekeesto ayaa rabaa omarow laga yabe iney arin qalbikiisa dhibtay inuu kala hadli rabo sida inuu ku weydiisanrabo inaa la talisid tusaale aad u shegtid sida mar mar qaar aad dadka aa good advice u siisid laga yabe inuu sidaa oo kle kuula sheekesto
Blse waa kugu raacsanahy inaa rabtid inaa heshid waqti ku gaar ahi tusaale marka aa dukaan wax ka doonatid oo kle in lagu qasin oo lagu weydin sawir ila gal io waxaas io wax lamida Blse dad ayaa aragtidaada ku faraxsan ama laga yabee inuu is dhoho waaaw maanta Omar ayaad aragtay u sheeg inaa fans kiisa ka mittahay dad ayaa saasne ku fakira marka wllkey AllaHa ku dhowro Wllh
Waxaa tahay ruux aa xiiseeyo mawduucyadiisa allahane ku sharfo
Asc
Arin xaqiiqo ah ayaad kahadashay ustaade Alle ha kusharfeee
Alhm waxan ku noolahay beer sidan oo kle ah codkan shibirahana waan maqla subax walba❤️✨️
waan jeclahay beeeraha iyo melaha saan cml ah ee xage ku tala an imade😂
Subax wanagsan wall Omar Inshar 🎤
Wlhi wa Jawi Fican Goob Nasino ❤
mawduuc kasamee walal saaxiibtinmada baraha bulshada الصداقة الافتراضية
Manshaallah walal runti waxaad tahy nin wax garad ah
Horey u soco walal
Xaqiqdi si qalbiyan ah ayaad noola hadasha mahadsanid walal
Wlhi waa yaab wakasii dartay wll ee xooga qof dabiici iska dhig is qaad qaadka iska yarey
Run ahaantii waxaan fahmay waxyalo fara badan kuma aqaan lkn waa kumahad cilunayaa cumar inshaar
Mashaa Allah tabaarakalah
Waa sababta xerta loo fasaxo Markey halsano kitaabo magalada karacanayan si baa diyaha maskaxdu ugu soo dagto❤😊
M.a
Mashalh alh hkubrkyyo
Waa 10 dambe ee ramadan qof inaan qof ugafo marabo lkn adiga waxbadan baa iska ka badaley paryahan dadka waba yasaysa qofka hadu kula qoslo waa qof ku sharfay adiga sharaf buu ka medan yahay waxay isma naqaantu hadigu hadanad aqoon isaga wakhtiga uu kugu bixinayo qiimee kowda horeba dadka sida loola dhaqmo soo baro kibirkuna ma fiicno وخالق الناس بخلق حسن
Masha Allah ❤
mahadsanid zxp
Masha allah
Cumar Inshaar, is daji oo buurta aad saaran tahay ka soo dag.
Asc All ❤❤❤Akhyaarta
Waxan idinka Codsanaynaa in aaad Janaalkan ku soo biirtaan
Fadlan cimaamadiina nagu sharfa
Alle ha idin sharfee mahadsanidiin
Adiga unba iska zheekeynahay 😊
Ku dhawaad 6 sano ayaan ku xirnaa Channalkaadan maanta haddaad iga soo hor baxdana wlhi in aan soomaali maxammad kaa aqoon.
M.a waa beer aad uqurux badan mida kale wlhi xaqiiqda kahadashay wlhi ani xitaa majecli hebel waa caan inaa lakulmo
Mahadsanid ustaad❤
Omar inshaar waanku salaamay
Mashallah waxa umalehayay berahi balcad iyo barahi afgoye walahi Somalia 🇸🇴 umalehayay carabti saxarah ahed ma sidan naqatay wa aduyo gadon nolash badiyah waxey kaficantahay 100 jer tan magalada
شكرا لك
M.Allah waa jawi aad uqurux badan❤
Waxa aad ka hadlayso ma u fiirisay xagga diinta horto
Qofku asagay ku xiran tahay kartida uu qof cusub ku baran karo mana jiro qof aad aqoontiisa ku dhalatay midkasta waad baratay xataa aabbe inaad barato waxbadan ayaa lagu dadaalayay
Lakin anigu hadda halmir kama faa,iidin mowduucaan waxaanan u arkaa dharag dhacsi cidlaa markii aan soo galayay waxaan kusoo galay cinwaanka beerta oo aan moodayay in aad beer samaysatay macal asaf waxkale
@ogaansho
Markaagi hore ba waxad u dhalatay qof xidhxidhan marka way ku dhibaysa qof aadan aqoon inaad la tacamusho
Omar waxa aad ka hadashay waa adiga iyo shaqsiyaddaada horaa loo yidhi "wax adi kula quman la qalloocan ruux kale" ani ahaan anoo dadka wax wanaagsan usoo gudbiya haddii bari ka maalin uu qof itaageera uu iga soo hor baxo uuna isalaamo iina mahadceliyo maxaan dhib ugu arkaa sikastaba waa mawduuc aad shaqsiyadaada ku soo ban dhigtay.
وعليكم السلام اخي الكريم
Nio dabecadan waaba isku eegnahy ba la dhi karaa meshan cml walahi raxaa nafsiyan aa dareeme❣❣🤍🤎🤚
Arin xaqiiqo ah ayadka hadashy qofkii caqli leh ayaa fahmi kara Horay usoco xafidullah
Masha allah❤❤
Omar you are so Introverted 😊
Wooow wax ku cabiro ma jiro marka muuqaladaada daawado farxad ku dareema wllhi😊
Shaqsiga kaliya Aan somali oo dhan ugu jeclahay marka familkeyga laga so taga Allah hakuxafido bro abalkagana magudi karo inta Aan wax ka faiday incha Allah cafimad & cimri dheer ku rajeynaya
Waa runtaa waa mawduuc mihiima ❤
14:55
Saaxiib tinimada waxay ka mid tahay wax yabaha Samesmo
Adiga ma Sameyneysid Ee
Ayadaa Sameys Mato
Mahadsaniid walaal
Sxb ogaansho waxaa hayaa ra'yi ah in barnaamijka aad Nala wadagto sanadkasta dhaadkiisa oo ah sida uu qofku u sameysan lahaa jadwal uu ku shaqeeyo iyo routine cusub,waxaa doorbidi laha inaa noogu badasho markasta oo ay ramadan dhamaato inaa Nala wadagto sida an jadwal usameysan laheyn oo an daily routine ka wax uga badali laheyn waayo markaa soono wxaa noqonaa sidii dad cusub oo kale oo waxbadan noloshoodi kabadaly bishaas, laakin markii ay dhamato bisha ramadan waxa u bahanahey talooyin badan.
Waa runtii mawducaan wan is waydiiya❤
Anaguna caanimo iyo inaa dad badan nagu xirmaan baa doonaynaa oo taageerayaal ah adna waa ka carari balo ku ciyaadhay 😂😂😂😂😂
قلت لعائشة رضي الله عنها: هل كان النبي صلى الله عليه وسلم يبدو؟ قالت: نعم، كان يبدو إلى هذه التلاع"؛ رواه أحمد (24307)، وأبو داود (2478)، وصحَّحه ابنُ حِبَّان
ماشاءالله
Respret omar inshaar 💫
Aryaa eebow somalida sida xoolaha usii dhameyneyso xaad uga warami weysay walhi dadka somaliyeed sidey u cunaan uma dhaqdaan dowlad caawisana uma jeedo ee waxaad kalood kasoo warantaa wasaradaha sida tan beeraha mida xoolaha oo aan daawo iska daaye aan laheyn xaad xoolo heysatiin aadanuhu waa fadhiid wax matare ilaahaa awood badan waxaan rabaa inaa mar qalinka u qaadato waan fahmi waayey sidey wax yihiin sxb mahadsanid
Waa wadankee sxb
Wadanka qadar waye uu jooga
Dhabtii waa mawduuc muhiim ah aniga ayayna igu dhacday,waxaan ka shaqeeyaa xafiis dad badan ayaana nagu xiran ilaa heer aan dareemay dad aanan aqoon shaqsiyan in aan ula dhaqmaayo in aan aqaan oo kale...uma roona qofka maskaxiyan
Wallahiwaa xaqiiqo tan😊
Cumarow waxaa like iisaar na dhahdaba waa in dhibsaday miyey maraysaa😂😂😂
kkk horta ma aragte soomalida dhan baa taas ka wada siman wllhi 😂
Asc ustad cumar waxa aan doonaya inàn Aragon wejigaga
Cajiib
Comment without finishing
Nolol waxa ugu wanagsan beraha iyo xoolaha ❤❤❤❤❤
Waa runtaa sxb lkn hadaan shacabny hawl fican ayaad nohaysaa siiwad cidna hawjojin ❤
Guulayso Omar Mohamed Inshar Waxaan kugu Xiranahay Muddo Ilaa 6 Sanno
Dadka Badanaa Hadlada Negative ayay Uqqaataan Markaa Maxaa Iga Galay ? , Isma Naqaan ? Waa Kalmado Dad Badan Oo Muddoyinkaa Kugu Xiran
Niyad Jabinaayo Markaa Waanay Iska Jiraan Dad Niyada Kaa Jecel
War nio muqalkagani maanta wax u jeedo ah ma xambarsana mida kale ma waxa dhib kugu ah salaanta iyo sxbtinimada bulshada kugu xidhan
Wan kuguracsanahayi huno qali ❤
Ma hubtaa inaad joogto meesha
Absolutely waan kula qabaaa arintan✔
mawaxaad la qabtaa qof ku tageero kuguna xeran inaad dhibsato
??
Brother lkn ha iloobin inaaad dadkaaz wax ku tahy
Waaa qasab 😂 inaaad qancizaaa hadee kale boom youtube isma hayzaan
Beeenta maahin shaqaad wadataa lkn shaqadaaada waaa inaad taagerayaashada waxay rabaan aad ka shaqayzo bruh❤❤
....
........
.......
.......
.......
...........
Sax
Wax yar is mahdin yaa laga dareema.
Cumar Inshaar.
Nabigu scw hadu nin reer miyi la hadlo ama si uun wax u dhexmaran sidu u hadlo unbu ula hadli jiray , iskamana waynayn jirin.
Dad aan wax kafaaida kamid tahay lkn waa dhibsatay dadka madam adiga aqoon ulahayn cashara ibartay Mahadsanid💀
waxuu like noo saar na dhahabo inu na dhibsaduu gare
Horey usoco walkeyoow❤
Dambigeena iyo dambiga waalidkeen alaha cafiyo aamiin
❤❤❤😊
Mashlh
Muqlakan ma fahmin
Omar inshar
🎉800k Comming soon
Xanuun la dhaho ila qosol ayaa ku dhacay badi dakeena
Waxaad lumisay shacabkaga Inee kula Xariiran
Cumar Aniga ahaan maan fahmin mawduuca waayo Suuq Ayaad istaagtay ha waxaanad leedahay isma naqaaano
Beerta noo soo duub
Waa runtii wlaahi omar inahar qof ku yaqaanay 6 sano wuxuu moodayaa inuu iska kaa yaqaano
Vediogan chanalka kle omar inhar soogali podcast ahaan aan udhageyane😁👍
@@amaal21 Ok adna shaqadada inaa reply iso gasho miyaa 😂
😂😂😂😂
@@abdullahibulla 😂😂😂😂
Nacalaa sheydan kuyaal gabdhas magteeda iska bixi😢😂
@@cabdallaxasan3386 adi meydkga yaa canshurin iga dhuumo kk
Cumar duur-gal ha laguu bixiyo ama Cumar baadiye. Ugama jeedo xumaan balse waxaan uga jeedaa qofba wax buu jecel yahay dadkuna waa kala dabeecado. Qudhaydu waan jeclahay meelaha duurka cidlada ah iyo xayawaannada ku nool.
Waasax anagawaanidin aqaanaa laakinidinka lamataqaaniin
Nice
War nagala tag macaacda nio. Hadalkiisi wuxuu kala dhamaan laayahay inaan qof lahadlo majecli
waliga qof ka hajeclan shaqsiyadisa lkn wx usogudbiyo leclaw wayo bari hadu wx khaldan sameyo kuma dhibayo awalba barnamijka ayategeri jirtay
taas ayaa been ahyn wllhi waxuu like nosar na dhahabo manta sas bu na dhhy