Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 198

  • @MaryanAbshir-rf8kd
    @MaryanAbshir-rf8kd Рік тому +62

    Qisdan macalinka carabiga ayaa shalay nooga sheekaynaayay iskuulka walahi from bosaaso mahadsanid ustaad omar inshar

  • @mohamedyusufhassen6714
    @mohamedyusufhassen6714 Рік тому +5

    Walaal ha dhihin muusaa e dheh nabi muuse
    Ha i loowin xushmada iyo sharfidda nabiyada

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 Рік тому +8

    Aragtideeyda waxeey ila tahay Qadar in uu ilaaheey siiyay awooda KUSAFARKA WAQTIGA oo uu qofku tagi karo waqti soo socdo iyo waqti lasoo dhaafay waana sababaha uu ogaan karo qeeybka sidoo kale Aragtiyada qaarna eey uleeyihiin waaga ayuu noolyahy manoolo ee xiligii uu doono ayuu u safri karaa waqtiga uu doono waana cilmi meesha ugu sareeyso uu qof helo inuu waqtiga ku safro ciduu alle u saqiro mooye cid kalana kuma safri karto
    ARAGTIDA KU SAFARKA WAQTIGANA WAXAA DALIIL CAD U AH DHEELMINTII NABIGA salla allaahu caleeyhi wasalam

  • @oulaelmi8907
    @oulaelmi8907 Рік тому +14

    Surah Al kahf qiisooyinka badan oo qurux badan ayaa Ku jira sid asxaabul kahf ragga magacooda suradu wadato Io nabi muse vs khadir io Labadi niin beerta Ama jannada io dul-qarneen waa surat cajiib ah

  • @abdullahia3444
    @abdullahia3444 Рік тому +5

    Waxan ka fahmay qisadan inaana isu malayn qofka ugu fiican inan ahay ama ugu cilmiga badan wayo marwalbo waxa jira qof iga sii fiican sidookale waxa jira dad aan aniguna ka cilmi badanahay, Mahadsanid Omer

  • @siraji1
    @siraji1 Рік тому +8

    Sxb karaahyada muqaal ka sameey hadaad awooddo,somalidena aad ayay oogu badantahay karaahyada-, khayr allaha kusiiyee.

  • @abdixakiimak6427
    @abdixakiimak6427 11 місяців тому +2

    Khadar c.s Nabi ayuu ahaa illaa hadana waa nool yahay.
    Cumar si fiican kutubaha fiqiga aad uga baar sxb 🎉🎉🎉 Thanks.

  • @maanyare6802
    @maanyare6802 Рік тому +5

    Qisoyin kaa oo kale iyo kuwo kale oo ku jura quranka nosoo badi inta ramadanka lagu juro walal

  • @AmiirZack
    @AmiirZack Рік тому +2

    Wll cumar ilaah ajir badan hakaa siiyo noso badi qisooyinka qarsonn ✍️

  • @foostube-ym5tl
    @foostube-ym5tl Рік тому +3

    وعليكم السلام
    Mahadsanid

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +9

    Mahadsanid ustaad ☺

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 Рік тому +6

    Fandhal podcast xalqo muhiim ah oo ay ka muuqato diyaariyuhu inuu soo geliyey wakhti

  • @zakariamaow7693
    @zakariamaow7693 Рік тому +2

    Qisadii uu illahay kusheegay suratu kahfi nabi qadir

  • @khadarthalathowkhadarthala9891

    Walaal cumar inshaar alle haku xafido alle haku barakeeyo
    سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم أستغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 Рік тому +3

    Ustaad Omar allah kubarakeeyo wll. qisooyinkaan oo kale waa inoo muhiim hadii aad awoodo waan jeclaan lahayn in aad podkaaska kusoo darto. mahadsanid wll allah kaa abaaliyo khayrka aad nala wadaagtay

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 Рік тому +7

    wx bdn ayaan ka faidey wllkey omar allhey hku xfido❤

  • @mimediskender1786
    @mimediskender1786 Рік тому +2

    Walaal markaad Suraad akhriyeeso aaf somaali noogu turjuumi si aan kuu fahamno gabi ahaan inshaa Alaahu.Mahadsaniid walaal.

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 Рік тому +3

    Thank Ou Ustaad Podcast Yadaada

  • @saciidcumar8440
    @saciidcumar8440 Рік тому +11

    Asc wll cumar aad baad umahadsantahay waxaan jeclaan lahaa inaad appka podcastiga aad soo galiso mawduucyadan mahadsanid 🙏🏼

  • @SafiLadan
    @SafiLadan Місяць тому

    Maasha allah tabaarakallah Allaha yaxfidig yaa aqii qaali ❤

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Рік тому +9

    Qisadaan sanado ka hor Ayaan sheekh ka dhegeystay SaaS ay thy maantana waku ceshtay ılaahay Haku barakeeyo ustaad
    Ramadan wngsn ❤

    • @mohamedmuhudin5512
      @mohamedmuhudin5512 Рік тому

      Yuushacbi nuun wiilka lasocday magaciisa maa layiraahdaa

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Рік тому

      Aniga qisoyinka nabiyada qar badan oo kamida 2015 2016 ayan ka fhaqaystay shiekh cabdicasis maxamad ogle ilahay qar hasiyee

    • @heey1234
      @heey1234 Рік тому +1

      ​@@mohamedmuhudin5512 haa

    • @odhaahwanaagsanchannel5235
      @odhaahwanaagsanchannel5235 Рік тому

      @@mohamedmuhudin5512
      Haa waa yuushac ibnu nuun

  • @ahmeddaauudchanel3949
    @ahmeddaauudchanel3949 Рік тому +11

    Qiso cajiiba✅🙏

  • @lhamlaham432
    @lhamlaham432 Рік тому +3

    Macuuqul Ani xitaa wan maqaley inuu noolyahay 🥺lkn wax walibo ilaahaba og hori uu socu walal cumar inshar no so Badi

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad Cumar inshaar ❤🎉

  • @nasri8654
    @nasri8654 Рік тому +6

    Cumer inshaar alahaku hakuxafido

  • @kaderabeib3493
    @kaderabeib3493 Рік тому +1

    maansha allaah jasaakalaahu khayir yaa cumar inshaar

  • @sharuuuothman2844
    @sharuuuothman2844 Рік тому +1

    Thankz Ustaaad Omar inshaar 🥰🥰🥰

  • @shadiaabdalla8982
    @shadiaabdalla8982 Рік тому +3

    Jazakallaah Khayr

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Рік тому +6

    Cumarow quranka fasiraadisa waa lagaaga fiicanyahay 50% kale baa kaa maqan

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Рік тому +4

    صلى الله عليه وسلم 🤍🥹❤‍🔥💗

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Рік тому

    Cumar inshaar alaha ku xifdiyo caqliga iyo cilmiga alaha ku barakeeyo aad ayan kaga faaiidnay qof weyn iyo qof yarba baarakalaahu fiik

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Рік тому +1

    allah ka abaalmariyo wll omar.wlhi fa'iido weyn ayuu noyahiin labadada channel🙏😍😍

  • @turxaanlaawe7892
    @turxaanlaawe7892 Рік тому

    Waan idin salaamay dhamaan bulshada kuxiran cumar inshaar salaan kadib cumarow ilaahay ajar haakaa siiyo soo tebinta qisada iyo fafaahinta wanaagsamba tan kale khadir c.s siyaabo kala duwan ayaa looga hadlaa shaqsi ahaantiisa lkn ilaa heer ra'ayiga ugu macquulsan ayaa ah midka leh wuxuu ahaa nebi alle loona waxyoonaayay wuuna dhintay xiliyadiisiba ayadoo isla quraanka kariimka ah oo cadeeyay nubuwada khadir iyo xadiis saxiix ahoo rasuulkeena muxamad S.A.W uu kuyiri maanta wax nool oo boqol sano kadib noolaanaayaan majiraan ladaliishanaayo Subxaanallaah

  • @firdosabdi1069
    @firdosabdi1069 Рік тому +2

    shukran ustaad

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad

  • @ahmedadan7981
    @ahmedadan7981 Рік тому

    Asc akhi insha allah Nabi muusa wuxu yaqani cilmu daahir CSW khadir allah wuxu siyay cilmu badin o loyaqano kashfi culumada waxey shegan inu so garay xiligi rasulka SCW rasul ma ahen

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому

    Thanks Ustaad ❤

  • @jacfarmohamedhzn2476
    @jacfarmohamedhzn2476 Рік тому +4

    1 April 2023😢😊

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Рік тому

    Mansha allh qurux markaad qisooyinka iyo xikmadaha quraanka dhex tiin banayso

  • @geedigeedi906
    @geedigeedi906 Рік тому +4

    Wan ku salaamay umarow😊

  • @hassaniman-vo6qx
    @hassaniman-vo6qx Рік тому +2

    Jazaakallaah my brother

  • @mohamaddaahir1433
    @mohamaddaahir1433 Рік тому

    Cumar in shaar mahadsanid muhiiimàda waa cibrakhaadasho weeeye Qur'aàn kooidil mahadsanid

  • @craxmaanmaxamed9879
    @craxmaanmaxamed9879 5 місяців тому +1

    وجاء من اقصاالمدينة رجل omar iska sax ayada walalkey qali

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 Рік тому

    masha allah alle ha ku xafido

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 Рік тому

    Ma sha Allah Jazaakallah
    Walaal Mahadsanid.

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad Рік тому

    masha allh allaha ku barakeeyo afka alla kuma tiro. somali kalin fican aya ugu jirtaa.anigana aqoon ayan ka faida ..........................mahadsanid in badan

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому

    Asante sana ustaad

  • @maxamedaadan4531
    @maxamedaadan4531 Рік тому +2

    Allaha ajarkaasiyo wll qaaliya

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 Рік тому +3

    Muqaalda inoo soo dheer dheery sonka janins said lo haya🎉❤

  • @nuurcali2543
    @nuurcali2543 Рік тому +5

    Subhanallah ❤❤

  • @ahmedkadiye..
    @ahmedkadiye.. Рік тому

    Alle hakaa raali Noqdo ustaad.💯❣️

  • @umucammaar3965
    @umucammaar3965 Рік тому

    Jazaakallah ustaad cumar

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Рік тому +1

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
    Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
    Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
    Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY

  • @Maxamedmarayare
    @Maxamedmarayare Рік тому +2

    Mansha allah

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 Рік тому

    Noo soo badi qisooyinka baaka Allah fiik❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +1

    Guulayso walaalkay Omar Inshar

  • @hamidichronicles
    @hamidichronicles Рік тому

    Shukran wll,cibraa Noogu sugan qisadan❤

  • @yuusufindhagiir-ji5dr
    @yuusufindhagiir-ji5dr Рік тому

    Macalin omar marka hore allaha ku xafido marka xigto waxaan rabaa mid su'aalaa oo aad loogu aaminsanyahay magaalada aan ku noolahay waana in uuu khadar yahay mid ka midaa kuwa tuugsado waa waa sheey cad in waxaasi been yihiin hadane bulsho badan ayaa aaminsan ee mowduuc nooga soo diyaari 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 Рік тому

    Qiso macan oo qurux badan Jazakallah Kheyr walal

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 Рік тому

    Jazaakallaah kheyr

  • @OsmanjigreAhmed-vy4ku
    @OsmanjigreAhmed-vy4ku 6 місяців тому

    Masha allah cumar inshaar ❤❤❤

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 Рік тому

    Masha allah inshaar. Allah dartiis ❤

  • @gellebingelle3046
    @gellebingelle3046 Рік тому

    شكرا لك الف مرة🙋‍♂️

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Рік тому +1

    فوجدا عبداً
    Adoon adoomada ilaaahay kamida
    Khadir Csw csw csw انك لن تستطيع معي صبرا😢

  • @kabadhe9575
    @kabadhe9575 Рік тому

    بارك الله فيك

  • @brother___naasix4303
    @brother___naasix4303 Рік тому +2

    Mahad said sxb 😊

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm Рік тому

    Waa qiso Cajiiba mr omar

  • @AliMohamed-tf5qg
    @AliMohamed-tf5qg Рік тому

    Omaro ajar allah ka siiyo sida wanagsan aad inola wadagtay,
    Bes waxaan rabay inaan kugu darsado ano ixtiraam badan ku hayo,
    Markaa tilmaameyso nabiyulahi muuse csw dheh (nabi muuse) adeegsiga muuse keliged xogaho ma qurux badna, waayo tacdiimkii nabi muuse ayaad moda iney hose aadeyso,marka musa keliya tirahdi,
    Waa iga talo so jeedin un walaalkeyga.

  • @Fateima-alliy
    @Fateima-alliy Рік тому

    وجاء رجل من أقصى المدينة يسعى
    waa"" yascaa""

  • @fuadhussein4027
    @fuadhussein4027 Рік тому

    Mahadsanid wll cumar
    Fadlan kasoo hadal masaajidka cusub ee masar laga furay

  • @Azozrashi
    @Azozrashi Рік тому

    Qiso cajiib ah waaye
    Mahadsanid

  • @cabdiraxmaanxasan3905
    @cabdiraxmaanxasan3905 Рік тому

    WLL mala dhihi karaa khadar waxa uu ogaa muuse (scw) inuu waydiin doono su,aalo oo sidaas darteed ayuu ugu xujeeyay su,aal ha iwaydiinin mala dhihi karaa

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 19 днів тому

    Bahrain wadanka imika ku dar sheekh

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 Рік тому

    Mansha allah walaal cumar inooso badi qisooyinka quraanka aad ayay somalida u jeclyihiin waliba dadka quraanka yaqaano
    Mahdsanjd walal
    Jazaka allah

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Рік тому

    Jazaakalaah wll Omer

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Рік тому

    Alle haku karaameeyo ustaad❤

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Рік тому

    Masalh Somali you good 👍

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Рік тому +1

    Dulqarneyn inooso raaci

  • @somalimanc1ho
    @somalimanc1ho Рік тому +9

    Thanks for this video 📹 🙌 really pleased ❤❤❤❤❤

  • @nasirbedel5318
    @nasirbedel5318 Рік тому

    سبحان الله العظيم وبحمده

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 Рік тому +1

    Nabi muuse hadii aad dhahdo maxaay kaa dhibee akhii caleeyhi salaam

  • @baraarujintaumadda5938
    @baraarujintaumadda5938 Рік тому

    mahadsanid

  • @nabiilabiabihinhno7111
    @nabiilabiabihinhno7111 Рік тому

    maa sha allah🥰🥰

  • @YacquubLezzo
    @YacquubLezzo Рік тому

    M.a ustaad

  • @janagalle8968
    @janagalle8968 Рік тому

    Nosobadi qisooyinka ustaad❤

  • @hassanwadani5790
    @hassanwadani5790 Рік тому +1

    Qisadan waxaa ku dhex duugan in baaritaal lagusameeyana ubaahan arinta hada taagan ee time travell ka ee dunidu inay ka gungarto isku dayayso waayo waxa uu khadir sameeyay arin mustaqbalka qusaysay iyo arin waqtu hore qusaysay

    • @AbdisalammohamudHanshi
      @AbdisalammohamudHanshi Рік тому

      Maya saxib qadir waxa ushegayo waa wax uu alle uwaxyooday mana jirto time travel ladhaho abadanba waa waxyi waxa u nabi qadar shegayo

    • @hassanwadani5790
      @hassanwadani5790 Рік тому +1

      @@AbdisalammohamudHanshi aad oo wayn bro taa waa xaqiiq sidokale time travell cadaymo lagu inkiro lama hayo far wayn ayaa utaagan khadir adoon wanagsan oo cilmi lagu manaystay ayaa lagu sheegay nabi inuu ahaana waa lagu dodaa maclimibaa mise waa waxyi toosa qaabta ay silsilada dhacdada isu xirantahayna sidaa aya iiga muqatay si lamida tim travell mashiin lagalo un ma ahan ee waa awoodaha uu ilaahay dadka ka qariyay mid kamida sida ruuuxda ookale
      Mahadsanid

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Рік тому

    Shukran OGAANSHO CHANNEL

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 Рік тому

    Qisadan waxa nooga shekeeyay mclinkayga m.a😊

  • @mohamedeidHassen
    @mohamedeidHassen Рік тому

    Shukran wll cumar

  • @anisaaragsan5950
    @anisaaragsan5950 Рік тому

    Mashallah jazallah kheyr

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 Рік тому

    Masha allah baraka allah

  • @Boqran5
    @Boqran5 Рік тому

    Marar bdn ayaan arkey❤

  • @cabdulkaafidaahirnuur4064
    @cabdulkaafidaahirnuur4064 Рік тому

    Asc wrx wb walaal cumar inshaar mahad sanid kheyr allaah kusiiyo walaalkeygii allaah ku barakeeyo aamiin aamiin aamiin Ramadan Karim

  • @nuurcali2543
    @nuurcali2543 Рік тому

    Allahu akbar ❤️ ♥️

  • @kakaakakaa809
    @kakaakakaa809 Рік тому

    Asc aqee waxan filayaa siday eheed fisirka muse calahi salam wax badan ayaa ka kala tagtay

  • @cabdallaculusow2503
    @cabdallaculusow2503 Рік тому +1

    Wll omar . Waxaan rabey inaan ku baraarujiyo aayad aad macnaheeda qaladay , oo ah وكان وراءهم ملك يأخد كل سفينة إلخ lagama wado gadaashooda waxaa ahaaday ee waxaa laga wadaa hortooda waxaa ahaaday .

    • @asmaaabdirahman3051
      @asmaaabdirahman3051 Рік тому

      Waxaa ka dambeyey boqor xoog ku qaata doonta weeye
      وراءهم
      Ayey aayadu kedhy ee maahan أمامهم

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 Рік тому

    Daacad ban u qoslay "ma odhan maxaad taqaan waxas iyo waxaas sheeg xujadan kugu oogi"

  • @ayaangesood3539
    @ayaangesood3539 Рік тому

    Qisoyinkan noso badi walal

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 Рік тому

    Yuushac markaa lama sheegin inuu doonta la raacay ee iska hubi qisada sxb mhdsnd

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 Рік тому

    Codkaan ogaansho page baan ku aqaaney miyuu soo guurey