Qebta 1aad.Duuliye Sare Asli xasan Cabaade oo ka sheekeneysa Sida ay ugu suura gashay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 жов 2017
  • Duuliye Sare Asli xasan Cabaade oo ka sheekeneysa Sida ay ugu suura gashay in ay Pilot kii ugu Horeeyay Qaaradda Africa noqoto
    By Aweys Hassan Mohamed

КОМЕНТАРІ • 80

  • @xasanxirsi737
    @xasanxirsi737 4 роки тому +15

    Masha Allah Asli xasan cabaade runtii waxay ahyd gabadh aad u fahan badan
    Oo aan inbadan isku class ahyn waxay maanta isoo xasuusi say yaraanteni
    Manta waan is hayn kari wayey ilmo ama oohin
    Xasuus ta awged
    Comant waligy ma bixin waxaan ahy nin waa yeela
    Lkn wax walpa waxa iga kenaya farxadda
    Nolow wllshay

    • @fatumanoor3261
      @fatumanoor3261 4 роки тому

      Ilaahay haa ku xifdiyo aabo soomaaliyeed anagana comentigaaga ayaan ku qiiroonay iyo xasuustaas aad xasuusatay baarakalaah fiik.

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 4 роки тому

      Masha Allah aabe Somaliyeed cimrigaaga allaha barakeeyo😭
      "Wuxu waa aduunyee ninba waaya soojoog"

    • @cabdikariim4552
      @cabdikariim4552 4 роки тому

      Msh allh alle ha xifdiyo duuliye asli

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 роки тому +2

    mashaAllah tabarakallah shukran Aali we are very proud of you.

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 років тому +9

    Masha allah madam asli hassan wallahi somalia qof qaali ah ayaa ku tehe aniga wan jeclehe inaan duuliye noqdo lkn fuley ayaan ehe plz need ur encouragement ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 4 роки тому +1

      Waxee reer xamarka dhahaan fulay hooyadis ma gablanto waa loobahan yahay fulaynimada

  • @xamdixiesi69
    @xamdixiesi69 3 роки тому

    Somalidu waa xaasid intay ku faanilahaa bay caayayaan subxaanallaah waa gabar ogaden tolkeed baa somali wax dheer xawo tako bay ilma adeer iyo qaarkaloo badan

  • @hodaugaas7755
    @hodaugaas7755 3 роки тому +1

    Maashallah Gabadh Ogaden ah💪🏽💪🏽

    • @maxamedcade9299
      @maxamedcade9299 3 роки тому

      Qabiil Ka maat Naga daysan walalyalow🧐🙄

  • @aasiyaccasiis2727
    @aasiyaccasiis2727 6 років тому +4

    Masha alah maamo alle haylaka kulmiyo cilmi kaakororsanlaha alle hayskentuso insha alh

  • @maidacabdi1342
    @maidacabdi1342 Рік тому

    Man sha allha ❤️ ❤️ ❤️

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 4 роки тому +1

    Cimrigaaga allaha barakeeyo Hooyo Somaliyeed oo kudayasho mudan❤❤❤❤

  • @abdalafarahdhegacade5319
    @abdalafarahdhegacade5319 5 років тому +6

    Gabdhu ha ku daydaan Mama Asli .haddii kale facebook ha ka caytameen

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 роки тому

    Maansha allah maamo ilaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo. Aamiin.

  • @hani8826
    @hani8826 4 роки тому

    Masha allaah allow xifdi waa haldorka dumarka oo ku dayasho mudan. Alle hannon daayo

  • @nastexomohammed7230
    @nastexomohammed7230 6 років тому

    mzhaaa alh asli go for ward👄💋

  • @sundusdahir1323
    @sundusdahir1323 5 років тому

    Maansh aalah mamo asli ilahay haku siyad sho cimrigaga

  • @neymarjunior7474
    @neymarjunior7474 5 років тому +3

    Mansha allah ilaahay hadaayo

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 6 років тому

    waa duuliyihii ugu horey ee africa waxa ay u dhalatay somalia gaar ahaan g:hiiran hambalyo Asli gebdhah kale haku tusale qaateen si ay duuliya unoqdan ama jagoyinka kale

  • @naimanura
    @naimanura 6 років тому +1

    Why do i feel like shes talking about me? dhibacaha , schoolka, qaabka waxbarashada, dadaaalka, hablaha xuquuqdooda, xasuuta maclimiinta iyo ardeyda isku fasalka ahyn, sports sida bassketballka, wxayaalahaas dhanaa ka simanahy. Subhnallah am speachless!

    • @khuu2787
      @khuu2787 4 роки тому

      Maasha allah adna riyadaada karumee hadee sidaan oo kale tahay

  • @saciidgamadiid9922
    @saciidgamadiid9922 2 роки тому

    Good joog wxn Ku jeclahaY siday tariikhda Hoos kaaga so bilabaan shaqo wcn zxpkan BuLshadow

  • @cabdilaahizaahid5082
    @cabdilaahizaahid5082 3 роки тому

    thank you asli

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 років тому +1

    maan sha allah wa hibo ilah kuu siyay

  • @yuusufbalayax9032
    @yuusufbalayax9032 6 років тому +2

    Mashlh

  • @ibtisamahmedali5805
    @ibtisamahmedali5805 5 років тому +7

    ad ban uu radaye asli xadan maxamed cabade wannradaye haligu so qabto jobjok

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 4 роки тому

    Ilaahay hooyo asli iyo waalidkeed ba ha u dambi dhaafo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 роки тому +1

    Kani warye maba ahan WAA MOORYAAN Suxufi Bug AH wada noqdey iska jir Dibjirka

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 4 роки тому

    Masha allah xita aniga aabahay wuxuu ahaa military land force

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 роки тому +1

    Masha
    Allah
    Ma.ma?

  • @maxmudbiite1409
    @maxmudbiite1409 6 років тому

    Aduun waayo waayo I'm sorry. Waa xasuus aad u qaaliya waan salaamayaa Asli Xasan inaadeer salaan Sare .

  • @haadijaabdi1828
    @haadijaabdi1828 5 років тому

    wwww qaali

  • @nasiribrahim6699
    @nasiribrahim6699 4 роки тому

    Gabdhi oogu horaysay weeye maamadi oogu horaysay ma aha !

  • @lulmohamed7344
    @lulmohamed7344 6 років тому +1

    Muxuu. Islaxabebenaya.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Рік тому

    Dhalintii kacaanka waxey ahaayen jiilkii ugu wax soo saarka badnaa

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 4 роки тому +1

    Indhacadeys wariye, suxufinimadii waa lagu ciyaaray

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 4 роки тому +1

    We need an airforce anuu waa design gareyn lahaaba diyaradaheena

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 років тому

    Waa maxay wareysiga istaaga leyskaga qaadaayo

  • @al-muminunrecords6590
    @al-muminunrecords6590 6 років тому +4

    Ala ma soo noqon doontaa soomilinimadii wanaagsanayd

    • @Nasrashiilaofficial3146
      @Nasrashiilaofficial3146 5 років тому

      Al-muminun records 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 роки тому

      Illahow somaali haysku soo celin xilligaaba ina waa raxaystay ina waa rafaadsanayd

    • @somaliboy8613
      @somaliboy8613 4 роки тому

      Mid kafiican baa dhalaneysa insha allah

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 3 роки тому

    Taarikh an jirin bay akhriyaysa

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 4 роки тому

    *It's not hard to be pilot*

  • @jamaomar5936
    @jamaomar5936 4 роки тому

    Waarye maahan niinkan ee shaaqada ka faadhisiya . Siida waax lo waareysto ma yaaqano

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 3 роки тому

    Marexan nimo ayey ku heshay

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 4 роки тому +1

    Waxan aad uga xumahay dadka fara kutiriska oo ogsoon dhaqanka xun aan leenahay Ama african nala mid yihin bal waakaas eeg cristiano Ronaldo garoon baa loogu macac daray taalo baa loodhisay ayagoo nool anaguna gabadha kaliya aan gaarsiinay heer carab iyo African ta nala mid gaarsiin bee gaartay asli cidna uguma magac darin ayadoo nool meel maqaam sare leh

  • @afroman4710
    @afroman4710 5 років тому +3

    Naagtani faan badanaa ma majeerteen baa , habartani waa dembiile Qaran ?

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 роки тому +1

      Mashaa alah waa muta calinad

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 роки тому +3

      Maneerteen mashaa alaah waa dad dul badan soomalina waa walaalo umada alha waa walal oo was ilma Aden turaab

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 роки тому +1

      Viva soomali

    • @amiinhussein5947
      @amiinhussein5947 4 роки тому

      runta qabiil ha ugadin orod waxbaro

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 4 роки тому

      @@amiinhussein5947 fariid

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 роки тому

    Maamadan ma xishoonayso been cad ayey sheeganaysaa ,duuliye sare maaha ,diyaarad dagaal iyo mid madani midna ma,ay ku duulin,usa dalas airport ayey raaashin ka iibin jirtay taxileeyda soomaaliyeed

  • @nagatarteh1792
    @nagatarteh1792 5 років тому +2

    so what's your qabiil first somali women

    • @swifty2550
      @swifty2550 4 роки тому

      Her qabiil is Somali what's yours Kenyan?

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 5 років тому

    Reer koonfureedku af-soomaaliga miyaanay garanayn, maxay English ugu qasaan markay hadlayaan? Berigii horena telyaani bay ku labi jireen, imminkana waxay barteen English oo ay ku dhex daraan markay hadlayaan. Waa dad aan asalkooda la garanayn.

    • @amiinhussein5947
      @amiinhussein5947 4 роки тому

      Somaliga kali barataa filaa umad haku qaraarin wax bato

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 4 роки тому

      Waxaa ka shaqeesaa Somali dhaleencenteda bal adigu magacaga afsoomali ma ahee maxaad dad wax kasheegta duli baatahay

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 5 років тому

    Habartan daayeerada u eg maxaad ka xayaysiinaysaan maxay soo kordhisay aan ahayn in diyaarad qaranka somaliyeed lahaa si qabyaalad ah siyad barre ugu ogolaaday in la baro? markii danbena diyaaradihii shacab ayaaba lagu xasuuqayoo xasuus wanaagsan laguma xasuustee.
    Dumar iyada lamida ayaa caalamka diyaaradaha ay iyadu duulintooda ku faraxsantahay soo sameeya.

    • @cabdikarimaxmad7872
      @cabdikarimaxmad7872 4 роки тому +7

      somali stories waxaan u maleyna xasimnimo ayeey ka tahay humarka alle garsiyaay ayaad ka xun tahay uqdadna waa kuheysaa marka waa qof mudan intariiq laga reebo sidey dhiri galin ugi naqato jiilalka danbe walaalo qof wlaalka ah waa lagu farxaa hurumarkiisa iyo iyo sumcadiisa eee lagama xanuun saado sharafta qofka somaliyeed waa sharaftada saas u lasoco

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 4 роки тому +2

      Maxaad dulinimo ku nooshahay, xaladaha aqoon xumida bay ka mid tahay. Cudurka mid baad kaga badbaadi kartaa inaadan dheegan Somaali ileyn sheegataad aheyd. Tikre ku soo dhuuntey baad aheyd From/K/Galbeed

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 4 роки тому

      Waxan umalenayaa waxaa tahay itoobiyan afsoomali bartay oo jaajuus ah oo hormarka soomali waliga kuma farxeesid waligaana cuqdad baa kudileeso somalina barwaaqo iyo nolol baa udanbeen doonta

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 4 роки тому

      @@zainabosman6991 sax walashey Lakin koonfur galbeed kawaran ma baydhabo baa jogta