Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Asli Xasan Cabaade (Asli Wadani)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 сер 2019

КОМЕНТАРІ • 29

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 роки тому +5

    asc.masha allah, waa gabadh nagu qaali ah.oo pilot ah,walina way duulin kartaa diyarad . waana gabadh qaran.oo qabiil ka qalin jabisey.wabilhi towfiiq

  • @ahmednorhasan
    @ahmednorhasan Рік тому

    M.ALLAH guul wacan soomaaliya ha noolaato

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому +3

    MashAllah wa gabadh ay taarikhdu xusi doonto

  • @talamoogemedia5993
    @talamoogemedia5993 4 роки тому +4

    Ogadeeenimo Mamoo Aslii.First Africa woman pilot

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому

      Wll adoo raaliya mad somalinimo ku faantid mxd ogadenimo ugu faanaysaa

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 4 роки тому +3

      @@waligeymailoobo8651 sxp waa ogadeen koleey ogadenkuna waa somali.somalia somali ayaa leeh.

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому +2

      @@talamoogemedia5993 magaaladaan maqlay inay ku dhalatay markan ka qiyaas qaato ilamaha inay tahay OG lkn waxwalba somalinimo ka wayn sxb

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 4 роки тому +1

      @@waligeymailoobo8651 somalia somali ayaa leeh.Am from Garrisa Cadeey sxp.waan ithiin jacelnahy hadaan nahay reer kenyan

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому

      @@talamoogemedia5993 anu jigjiga ku noolahay

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому +1

    MashaAllaah halyey qaran abayo I ❤ You 💖 ❣ Somalia Somali baleh gul

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 роки тому +1

    Mashaallaah ena adeer run baad ka hadashay

  • @muukecde2885
    @muukecde2885 4 роки тому +2

    masha allah allah haxafido

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Рік тому

    mashaallah I am really very proud of her SSC Khatumo of Somalia Guul iyo Gobanimo inshaalah❤🎉🐎🐎👮👮👍👍🌟🌟🙏🙏⭐💪🦁🦁🕊🕊✅✅🌼🌺

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td Рік тому

    Masha allah habo mcn

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 роки тому

    Mansha allaah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 роки тому +1

    3:05.
    Qabiil baa hortaagan?.

  • @gotelliep9694
    @gotelliep9694 4 роки тому +5

    Kkkk WALEE REERKA OGAADEEN LAYIRAA DAD BAA KADHASHAY DUMARKOODU XATAA CAADI MAAHA WAA WARAY GABADHANI WAXAY IXUSIISAY LIBAAXADII OGADEN ABSAME MARXUUMADII XAAWO TAAKO

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому

      Sxb wax iska hubso ya ku dhahay wa ogaden

    • @talamoogemedia5993
      @talamoogemedia5993 4 роки тому

      @@waligeymailoobo8651 Ogaden wayee. mamoo Asli, waa Gawaadi oguu horeeyse somalia/Africa/Arabs.oo duliyee noqootee

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому

      @@talamoogemedia5993 kolay anu ma hubo cideeda

    • @hafsaomar7799
      @hafsaomar7799 Рік тому

      Ogaden maahan xawo tako iyo Asli jidwaq absame waye balse Dadka mehey umaleyan ogaden ogaden walalkis waye jidwaq absame waye Asli iyo xawo tako ogaden absame iyo jidwaq absame wa walalo

    • @badriabdirashiid-uy3ve
      @badriabdirashiid-uy3ve Рік тому

      waa habartay waa gabadh Mohamed supeer ah reer isaaq ah weeyaan