Sh Abu dalxa iyo Duuliye sare Asli Cabaade | Waraysi xiiso badan Quraanka , Qoyska iyo Qaranka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Kalshaale Channel
    Sh Abu dalxa oo Waraysi xiiso badan la yeeshay Duuliye sare Asli Xasan Cabaade waxay ka hadashay taariikhdeeda, siday ku noqotay duuliye diyaaradeed, waayaheedii nolosha, 40 sanno oo reer lahayd , Quraanka iyo Sh abdirashiid sh cali suufi , Xaalada Soomaaliya iyo dar daaran ay siisay dhalinyaradda Soomaaliyeed.

КОМЕНТАРІ • 217

  • @Hw15243
    @Hw15243 Рік тому +8

    Waan ku salaamay, Asli Cabaade.waxaanan waligay ilaaweyn, maalin aad iga qaaday jidka (near the Airoport) Mogadishu adigoo ku labisan uniformkii xoogga dalka soomaaliyeed
    As a pilot. I want tell you that my husband was a pilot too.

  • @SamiroOmar-bi6wp
    @SamiroOmar-bi6wp Рік тому +9

    Asc wll waa salamaya warbahinta kalshaale codsi waxaan raba inaan xiriir lasameeyo shiikha sababtaan urabo waa inaan ahay hooyo korisa awlaad waxaan raba inaan ilmahayga ku xidho dadka wanaGsan xalka somali waa mid waji xun ka muuqdo ina so duceeya in alle igu kalmeeyo diinta alle ilmaheena dhamaan fataxada iso mara alle haydiin dambidhaafe

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 Рік тому +7

    Maasha alaah maamada sharfleh alha xsfido iyo dalxa

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Рік тому +1

    ILAAH ha xafido ,runtii Diiliye sare Asli Cabaade ,dhan kale ayaan maanta ka bartay .
    Majadsanid Sh, abuu Dalxa.

  • @atika7411
    @atika7411 Рік тому +8

    Masha'Allah beautiful story

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Рік тому +22

    Maasha alah tabaaraka lah sheikh abu dalxa iyo duuliye asli cabade alaha idiin xifdiyo sheikh abu dalxa dar ale ayaan kuu jeclahay waanadada iyo wacdigada ajar iyo xasanad alaha kaa siiyo aamiin 🤲👍

    • @XamdaXilka-fm8tg
      @XamdaXilka-fm8tg 4 місяці тому

      Abti Numbarkiisa makaa heli karaa muhiim u.ahy intee ka helaa

  • @versal6927
    @versal6927 Рік тому +2

    Masha aallah ❤❤

  • @nasiribrahim3372
    @nasiribrahim3372 Рік тому +16

    She is a hero I didn't know she is also xaafidul Qur'aan ❤ MaashaaAlaah

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 Рік тому +2

    Masha allah , waji kale oo cusub ayaad iga bartey . Ilahaye towfiiqda ha na waafijiyo

  • @malabey197
    @malabey197 Рік тому +2

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH Maama Asli ILAAHAY ayaa u nimceeyey Nimco Dowlad iyo Nimco wax barasho fcn
    Anaga jaanis mahelin 😢

  • @maryankiin3501
    @maryankiin3501 Рік тому +3

    ❤mashaallah alaha xifdiyo abaayo asli waaqof kudayasha mudan xaga diinta iyo maadigaba soomaalina ilaah sharaftooda hausooceliyo

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Рік тому +2

    Mashallah allow ku xafid eedo Ali xasan xabaade ❤❤❤❤❤

  • @mohmodserhaye3164
    @mohmodserhaye3164 Рік тому +4

    Masha allah waa waraysi waano ah

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 Рік тому +1

    Maansha Allah guul iyo gobanimo Mamo❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliyaaaApdi
    @CaliyaaaApdi Рік тому +8

    𝐑𝐚𝐩𝐢𝐲𝐨𝐰 𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐲𝐝𝐚 𝐢𝐢𝐫𝐮𝐦𝐞𝐲 🤲😭🥺

  • @umuruuneey9838
    @umuruuneey9838 Рік тому +2

    Masha alh alle ha ni xifdiyo

  • @سميهاسماعيل-ط7ب

    Manshallah mamo soo dhawow waad mahad santahay الله يجزاك خير

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Рік тому +1

    Maashaa allaah

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Рік тому +1

    Masha allh

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 Рік тому +2

    MashaALLAH❤

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Рік тому +1

    Masha allah beautiful❤❤❤😊Hoyo mcn qaali😊

  • @aqoonhanochanal1245
    @aqoonhanochanal1245 Рік тому

    Masha Allah sh Dalxa iyo H Asli dadku dayasho mudan ❤

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Рік тому

    Masha allah mamo asli mowdoc aad u muhimsan ayay ka hadashay🥰♥️

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому

    Masha Allah Sh Abu Dhalxa

  • @FarahYare-ce9hu
    @FarahYare-ce9hu Рік тому

    Wadaadki Wariye miyuu isku Badalay Halyeeyada waan salaamy io shekhaba

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Рік тому +3

    odaygan maxa ka siya diyarada sow lama wadi karo somalida diyarada wadideeda wax kale mooda war caruurta wada dadka kale maba jecela

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 Рік тому

    Beautiful Edo Asli one and only first African and Asia lady pilot.

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 Рік тому

    masha allah dhiira gelin ayey noo tahay aragtoda mama asli❤

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 3 місяці тому

    Maaashaz allaah😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Рік тому

    Raha ha u naxariisteen ilmahooda iyo xaaskooda ha unaxariisteen

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Рік тому

    Shekh iyo mama rabi haidin xifdiyo

  • @hasdocumentation4481
    @hasdocumentation4481 Рік тому

    Asalama alaykum abu dalxa iyo duuliye sare alah idin barakeyo ilaahay ducadada alah noo aqbalo

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Рік тому

    asc habaryartay asli wan salamay

  • @bureeqodahirahmed2981
    @bureeqodahirahmed2981 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulnoor3548
    @abdulnoor3548 Рік тому

    السلام عليكم،
    Waxaa iga tala ah,inta aadan qof la kulmin oo aadan wareysan,xod fara badan dadka qofka yaqaan ka wareyso,adigoo haba yaraatee adigoo ugu yaraan rayi ka qaba,aniga si fiican ayaan u aqaan,been ayaa ku jirta inta wareysigeeda aan dhageystey.
    Wcww

  • @queenazaar2327
    @queenazaar2327 Рік тому

    I hope to be a pilot Aisha i.a one day😊

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 Рік тому

    Soodhawow inaadeer

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Рік тому

    kuway qarinayaa i wa 1988 hargeisa iyo burco ku rushaynayay talow may waday wlhi 77 kii way ku faani lahayiid ilaayin waa cadawo shisheeyo lo samaystay hubka iyo milaterigabe lkn kuwi ay u dharten bay rusheeyen😢 ee cashurtooda qadanayen xisab allay ag yaal

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 14 днів тому

      Haku dembaabin waxaadan ogayn wll waayo in layska shakiyo hubanti la,aan waa wax laga fiicanyahay sida quraanku sheegay waana dembi.

  • @gulaiedmohamud6326
    @gulaiedmohamud6326 Рік тому +1

    Hodhodho halqoos baanu nahay waa sheekada reer bahal Markey doonayaan inau somali qaladaan

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 Рік тому

    فرق تسد

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 Рік тому

    Bal ninkaan eega iska dhiiga sheikh islaan fawaxish midhaan oo aaf caas noo faninaya oo daadka tusaya tusalana uga dhigaya kkk shame on you

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 14 днів тому

      Duf kubax dulliyohow dadkaa caqli iyo aqoon badan haku daba lumin jaahilow

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 Рік тому

    sheekh mamada marxam keeda meeye mida kale waa qalad inaad waresato mamo anan weli geeda lajogin lol nonses

    • @Candy.r43
      @Candy.r43 Рік тому

      Very true u agree with u, her wali should be there for respect deen.💯

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 Рік тому

      Wali waxaa loo baahdaa markii kali isku noqonayaan laakinse meesha uu ku wareeysanayo waa meel dad kale fadhiyaan oo kaligood ma ahan xagane way ka fadhidaa wayna asturantahay

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Рік тому +9

    ALLAHU AKBAR WALHI WAXY isku heshay labo shay oo ah in ay duuliye noqoto iyo in ay 15years quranka dadka barto Allah cimrigaaga ha rajiyo habo

  • @aamiimcabdih4362
    @aamiimcabdih4362 Рік тому

    Masha allh❤

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 Рік тому +19

    MashaAllah Tabarakallah Shekh Abu Dalxa iyo Duuliye Asli Cabade Allaha Idin Xafido Idinbarakeeyo Ameen Yaa Rabbi ❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 Рік тому +6

    Maasha'allah mama ASLI CABAADE Astaan qaran👩‍✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭

  • @faatimamohamett713
    @faatimamohamett713 Рік тому +8

    I need to meet this mom😢

  • @Abdikey00
    @Abdikey00 19 днів тому +2

    Illahay waxan kabaryaya in uu quraanka noo fududeeyo❤

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 Рік тому +5

    Masha Allah Hoyo Mcn 😢😢😢

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Рік тому +7

    Maanzha allh mamad umada soomaaliyeed allah xifdiyo 🎉❤

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag Рік тому +5

    Maashaa alaah mama duuliye sare asli xasan cabaade iyo sheekh abu dalxa alaha idin xafido caafimaad iyo nabad galyo ku waara isha alaah waraysi qurux badan weeye oo tarikhi iyo waanaba u ah somali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdi8840
    @hamdi8840 Рік тому +2

    Manshaallah❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +5

    Masha Allaha Mama ❤❤❤❤❤❤hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Рік тому +5

    Asli waa legend noloasha ku raxaysatay
    Waa dhalintii nasiibka badney ee kacaanka

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 Рік тому +5

    Maansh alaa sheekhaa aad baan u taageeraa sh ilahay ha ku barkeeyo adig iyo culimada wacdiga iyo waanad nal dab soct

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle Рік тому +7

    Maansha ALLAAH

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 Рік тому +21

    😭😭😭😭illaah ha u kaal meeyo somali waa leysku diraya ismana ogo illaah waxaan ka baryaayaa in uu is jecleysiiyo waliba cadowgooda hal meel uga soo wada jeestaan Allaahuma Aamiin

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Рік тому +4

    Maasha allaah mom.
    Nin geesiya qabay gabadhaas iyana waa geesiyad.

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Рік тому +5

    mashaallah tabarakallah gawar somaliyed diyarad duliye ka noqotay inta kahor wan maqlay balse manta face keda arkay hambalyo hambalyo mamo diin leh sharaf badan waye

  • @anisahasen4033
    @anisahasen4033 Рік тому +3

    Edoy asli guurigaaga jigjiga wuudayacna kolan arkay dameeraha ku xaeooda 😢😢😢😢

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Рік тому +2

    Bari wa carafo wa mlin ducadu maqbuul tahay plz an u ducayno in Alla dhulkeena somaliyed raaskabooni ilaa raaskacasay mideeyo 1qof ay noqdan cadawgoodana Allah ka jeediyo nabad na casimada dhulka somaliyed nabad noga dhigo mukdisho aamiin ya rabi from boorama

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 Рік тому +22

    Maashaa Allah sheekh abu dhalxa iyo duuliye sare asli cabade ilaahay ha idin barakeeyo

  • @hiboabibmuhumed
    @hiboabibmuhumed Рік тому +3

    Masha allah shekh e ada ayan kusalmay mamadna aadaban usalmay❤❤❤❤ walhi waa runu maxan samayna ciyalkii wan isla kadedanah anag iyo awoladi 😊😊😊

  • @Garaadsan
    @Garaadsan Рік тому +15

    ما شاء اللّه تبارك اللّه
    أللّه يكثر أمثالكم 🤍

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 16 днів тому +1

    Mashaallah … بارك الله فيك ..🌷🌺🌷

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Рік тому +1

    ALLAHU AKBAR WALHI WAXY isku heshay labo shay oo ah in ay duuliye noqoto iyo in ay 15years quranka dadka barto Allah cimrigaaga ha rajiyo habo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому +2

    Maamsha allah maamooyinkeena kuwa dowlada galey ama wax bartey diinta waxey u arkaan dib u dhac laakiin maamadaan diinteedey ku noqotay

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc Рік тому

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @SahraDhiiran2
    @SahraDhiiran2 Рік тому +2

    Waxan halkaan kasalamaaya sheikha iyo walashey Asli on saxiib ahay hiligii dugsiga sare ❤❤❤❤❤

  • @lady_ruun6741
    @lady_ruun6741 Рік тому +1

    Habaryartey Rahma abdi Omar saaxiibted ilahay hau naxaaristo Habaryar iyo intii dhimatay Arafada ayee labo sano uubuuxsameysa geerideda iguso duuceya in ilahay qabrigeeda uu waasiciyo Raxmadiisana ka warabiiyo

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 Рік тому +2

    Masha Allah waa maamo dhan kasto ku dayasho mudan ❤

  • @HabonHilowle-cz1fb
    @HabonHilowle-cz1fb Рік тому +2

    mamo somaliyed oo ah duliye hadana macalimad ha mansha allah

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w Рік тому +2

    Masha allah allah ha ku xifdiyo aamiin❤😊

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Рік тому +1

    6month ago maa kugu danbaysay in ad diyarad wado ana gaadhiga ayan moda qof walba in uu i hor marayo 😂😂

  • @aminaahmed305
    @aminaahmed305 Рік тому +2

    Man shallah tabarakallah ilahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Рік тому +1

    Asli xasan cabaaday wa gabar samaliweyne oo waxtar leh mudan in lagu daysado gesi xaqa dirir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @Fosiyaheersare
    @Fosiyaheersare Рік тому +2

    Magucuba Ideeeq Somali Hadaan ahay.. Duuliye Sare Asli Hasan Abade❤

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 Рік тому

      Calan sida ayaa udheer magacas duuliye sare asli hasan cabade calansida

  • @CabdilahiCali-v6s
    @CabdilahiCali-v6s Рік тому +2

    Alle heydin xifdiyo insha alaah

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 Рік тому +2

    Masha Allah Allaha ku xifdiyo MOMA❤❤

  • @muniirakhalif12
    @muniirakhalif12 Рік тому +1

    Msha allah wllyal plz sheikh abu dalxa mel aan kala xariro i shega arin muhim ka leyahy😢

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 Місяць тому

    Igu sawirtii ma islamihii bey gashay?!
    Adigoo meytada isku sawira oo views ku raadiya ayan ogaa , أبو ضحلة
    Dullinimada iyo diin xummadu xudud ma leh !!

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 Рік тому +1

    Masha allah gabdheheeno dhan adoo kle allaha ka dhigo xafida llaah adiyo sheekha sckm wrxm tulhi wbrktu

  • @Hamdasuleiman-l8l
    @Hamdasuleiman-l8l 17 днів тому

    Sidaan ka dhex akhristay maamadan horta alle danbigeeda ha dhaafo lkin waxay qayb ka ahayd duuliyayaashii gobolada waqooyi duqaynayey cidii aqoon ulahi jawaab

  • @hodanishaofficial2851
    @hodanishaofficial2851 Рік тому +2

    Mashaa allaah

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 20 днів тому

    Maqaabalo maxaytahay afsoomaali ku hadal afka Ala kaagooy

  • @fardawsasiciid5883
    @fardawsasiciid5883 Рік тому +2

    Maashaa Allaah❤mom 😊Asli

  • @xagar77
    @xagar77 Рік тому +2

    wallaahi gabadhan odayga aabaheed ah waxaan ku arkay xeradii aviazione. family wax bartay bay ahaayeen.

    • @Abdikey00
      @Abdikey00 19 днів тому

      Hye wll meeqa sanaa jirtaa😂😂😂😢

    • @xagar77
      @xagar77 19 днів тому

      @@Abdikey00 walaal ma dawo baad ii qori lahayd.

  • @Ummu_Abdallah
    @Ummu_Abdallah Рік тому +1

    Please maamadas melan Kala xiriro ishega 😢

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 Рік тому +6

    Sheikh Abu Dalxa waa sheekha aan sheekhyada Soomalida ugu jeclahay😊❤ ALLAH haku Xafido.

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 16 днів тому

    Masha Allah hooyo man ilaheey ha u sahlo Allhuma aamiin

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 Рік тому

    Waraysigu ha ii danbeeyee Cusbatalkii ma dhamaysay gabadhani ay dhaqaalaha u aruurinaysay.Duuliyanimadaas Dowlad baa bartay Allaah ka sokoow e

  • @saynabxasan1xasan927
    @saynabxasan1xasan927 Рік тому +2

    masha allh allhkuxafdo mom iyo shekh❤❤

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 Рік тому

    Wax ka baro Cibaadada Xajka
    Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!! Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin hadii ay kari karaan.!!!!
    Xajku Waa mid ka mid ah 5 ta Tiir ee Islaamku ku Qptomo oo kala ah:
    1. Towxiidka ama in Qofku Ashahaadada Qiro
    2. Salaada, gaar ahaan Shanta Salaadood ee Waajibka ah maalin kasta!!!
    3. Soonka, Gaar ahaan midka Waajibka ah ee Bisha Ramadaan
    4. Zakada iyo
    5. Xajka. Xajka iyo Zakadu Waxay ku waajibaan Qofkii awooda!!! Gaar ahaan Xajka oo hal mar laga rabo Qofkii awooda Cimrigiisa. Halka Zakadu ku Waajibto Xoolaha iyo Lacagtaba Sanad kasta hal mar!!!
    Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah:
    1. Dawaafka Al Safa wal Marwa iyo Kacbada,
    2. Safarka Miina oo saddex beri la joogo laguna Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!!
    3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid
    4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso
    5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!!
    6. Waxaa lagu daraa Fursadaa gudashada xajka booqashada Madiina iyo Masaajidkii iyo Qabrigii Nabiga (SCW)
    Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya marka Xujeydu dhammaysato Waajibka Xajku waxay ahayd dhibka ugu weyn ee dadka Soomaalida ee Xajka aada Sanad walba ay la kulmaan 15 kii Sanno ee ugu danbeysay oo ay Kordheen Xujaajta ka tegaysa Soomaaliya!!!
    Waxaa dhacda Qof ku tala gala in Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri ku soo dhameysta dhamaan gudashada Hawlaha Waajibka Xajka ay ku Qaadato innuu Labo bilood ku soo Noqdo!!!! Sidoo kale kharaj badan ayaa dadka uga baxa Cuntada iyadoo ay ku xisaabtamayeen in kharajkii cuntsda ay hormariyeen!!!!
    Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadna ay ku keento iney hawlo kale ee u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado hadday meelo ka shaqaynayeen!!!!
    Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!!
    Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga oo xadidan iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!!
    Sii Socodka Waxay kaga duwan tahay dadka Waxaa la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo, Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay doonayaan iney soo Noqdaan. Qofkii 10 Beri ay la dhaafto Sugistsna Waxaa Suuragal ah innuu cabashada Bilaabo!!!!!
    Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajtu u baahan tahay Waa ka badan yihiin inta hadda la helo. Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka inta badan dalalka Adduunka Intiisa kale!!!!!!

  • @XamdaXilka-fm8tg
    @XamdaXilka-fm8tg 4 місяці тому

    Shiiqa numbarkiisa muhiim ayaa u ahy pls iga Caawiya alle dartii wxn rabaa inan su.aal ii muhiim ah weydiiyo pls iga caawiya nmbarkiisa isiiya

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 17 днів тому

    Africanad ah, what that supposed to mean! Looks he's confused...!

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Рік тому +17

    Manshllah beautiful mom ❤❤❤

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 5 місяців тому

    Asli waxaan waydiin lahaa muuse Biixi maistaqaaaneen ??

  • @Lutfi144
    @Lutfi144 Рік тому +1

    Maashallah ugaas Darwiish gacanta allaha kuu barakeeyo

  • @sagalabdirahmangullied1209
    @sagalabdirahmangullied1209 15 днів тому

    Somaliland bay rushaysay😢

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +1

    My Edo Illahay ha ku xifdiyo cimrikaga ha noo dheereyo!