Fanaanka Xasan Aadan Samatar Oo Ka Hadlay Geerida Saado Cali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лип 2014
  • Madaxa Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada Codka Maraykanka Cabdiraxmaan Yabarow iyo Fanaanka Xasan Aadan Samatar Oo Ka Hadlay Geerida Saado Cali

КОМЕНТАРІ • 11

  • @shireomar8960
    @shireomar8960 4 роки тому +1

    Saado waa fanaanada ugu fiican xagga wadaninimada waxey aheyd fanaanad Qaran

  • @hiireychannel4513
    @hiireychannel4513 4 роки тому +1

    Fanaanada Weyn ee Saado Cali Warsame waxaan Allaah Scw ugu baryeeynaa in uu ugu bishaareeyo Janatul-firdowso.

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 4 місяці тому

    ALLAHA u naxariisto ❤

  • @samadonawarearrale4016
    @samadonawarearrale4016 7 років тому +1

    alle haw naxariisto fananadd

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 років тому +2

    allaha unaxariisto waddaniyad soomaaliyeed ayey ahayd

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 6 років тому

    Alle hawnaxariisto marxuumada saado ali warsame

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 5 років тому

    iLaahay naxariis ha siiyo

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 Рік тому +1

    Ya
    Allh

  • @abukarmedia1109
    @abukarmedia1109 6 років тому

    Ameeen

  • @hiireychannel4513
    @hiireychannel4513 4 роки тому

    Cabdiraxmaan Yabarow madaxa laanta afka-soomaaliga ee Idaacadda Voa waxaan aad kaaga mahadcelinaa sida hufan ee aad umadda Soomaaliyeed u soo gaarsiisaan warar ku dheehan Xaqiiq.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 10 місяців тому

    Yabarow waa dulaal ushaqeeya geelle halac