Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Taariikh faneedka Xasan Uur Cade Tuse By Seerbiy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2015
  • waxa uu ka baxay raadyaha arrimaha bani aadamnimada ee Ergp

КОМЕНТАРІ • 28

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 Рік тому

    Alle ha unaxariisto marxuun Xasan Uur-cadde habeen hore oo ay taariikhdu ku beegan tahay Ogost 8 deedii 2023kii ayuu ku geeryooday magaaladda Hargeysa.

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 роки тому +1

    Waa runtii heesaha radio hargaysa anaa ka dhegaysan jiray
    Heestaa ama midigta keen ama Maya iyo heesta wadaniga ahayd ee
    Wuxuu yahay abaal
    Dirirkoo onkoda uubiyo midhee
    Ama waxaynu noqon
    Garashiyo aqoon
    Dad ka iishayoo
    Adhax Lagaga jabay
    Ama ubad sanoo
    Ifka aaya iyo
    Intifaac ka Taga
    Oo ahayd iyadu hees wadaniya
    Heeso qiimo leh ayey ahaayeen weliba aad uu ugu cod macaan yey
    Labadaa heesoo hadadan waxa Laga helayaa oon intii wadanka lagu Soo noqday 94kii ka dhegaysan jiray
    Rideo hargiesa

  • @ademmaxamud6942
    @ademmaxamud6942 4 роки тому +7

    Fanaaniintu dar-xumo ayay u dhintaan. Bal eega halka uu hoygiisu yahay, qiyaasna sida uu ahaan jiray.

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 2 роки тому

      Dan guud ayay ka shaqeeyaan, cid dantaa guud ku taakulaysaana ma jiraan. Askarta iyo macallimiintu ba waa tabtaas.

  • @apdulahijama6
    @apdulahijama6 2 роки тому

    xasan ismaciil Uur cade alle Cimriga Ha U dheereeyo

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 4 роки тому +3

    Masha allah wan kufaraxsanahy inaan warkiisa helay fanaankan Inuudhintay ayan uqabay noolow al fanaan tuse toosiye aw tilmaame good to see you

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 роки тому

      Walaal waa uu dhintay fanaanku.2018 ayuu geeriyoodey...

    • @a_m_gureylion-heart1210
      @a_m_gureylion-heart1210 3 роки тому +2

      @@axmedsahal7268 inalillahi wa inaa iheyhi raajicuun nooleba waa dhinte janatul fardows ilahay swt hakawaraabiyo amiin Amiin aamiin wad mahadsatahay wll

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 роки тому +1

      @@a_m_gureylion-heart1210 .
      Aamiin walaal..

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  2 роки тому

      @@axmedsahal7268 Wuu noolyahay Tuse

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 Рік тому

      Caawa dhintay ilaahay naxariistii haka Waraabiyo aamiin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Raxmaanku haw naxariisto galabta ayuu magaalada hargeysa ku geeriyooday.

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Рік тому +1

      Galabtadan Talaadada aheyda wll 8 August 2023 ahaa
      Allah u naxaristo

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari Рік тому +1

      @@dabiyobiyo9880
      Haa mahadsanid sxb AHUN.

  • @sheikisaak4771
    @sheikisaak4771 6 років тому

    xasan ismaaciil uur Cade lengend

  • @bkvideoproduction4214
    @bkvideoproduction4214 6 років тому +7

    Fanan inusan mustaqbal lahayn waakaas bal hoygo kunol yahay eeg iyo waqtigii hore sida loo jeclaah adeer waqtigaan cibaadada badi

    • @mohamedamiin2185
      @mohamedamiin2185 4 роки тому

      Fanaan Somaliyeed baa saas a, balse aduunka kale waa dadka ugu qanisan marka fanka Somalida waaye waxa copy iyo boob lagu sameyo aduunka kale waa ka duwan yahay

  • @sacdiyomaxamed6603
    @sacdiyomaxamed6603 6 років тому

    Allaha ku So hanuuniyo aderkiis

    • @ryankendrick6350
      @ryankendrick6350 3 роки тому

      Sorry to be off topic but does someone know of a tool to get back into an Instagram account??
      I was stupid lost my password. I would appreciate any tips you can give me!

  • @mohamuddirie8801
    @mohamuddirie8801 5 років тому +1

    Cumarow mahaysaa telkiisa fanaanka

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +1

    Cumer muuqaalka maxaad uqarisay wll???waa dhaxal umada soomaaliyeed loodhaafayee

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 4 роки тому

      abdi maxamed waa yeel korkiis waa wada indho iska garo xalada iyo sawirkaba sxb

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 років тому

    xaguu hada joogaa ?

  • @abdi-risakmahamoud9940
    @abdi-risakmahamoud9940 4 роки тому +2

    Horseed buu ahaa Askari buu ahaa hargeysana madhaafin riwaayadaa if iyo aakhiro mooyee m el kale Kuma aan arag weligay

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому

      hargaysa ma dhafin ha odhande sow kan ka waramaya inu ila muqdisho kaso shaqeyey

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 роки тому

      Ruwayado badan buu ku jiray .sida rug javayl iyo roob arooryo da'ay.

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Рік тому

      Ninka weyn ee leh 6 Carruur ah Ayaan ku dhalay ayaad beenineysaa ??