Taxanaha Arday | Dagaalka Musalsallada - Weerarka Lagu Qaaday Ahmed Farah | Documentary

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 тра 2023
  • WARBIXIN KU SAABSAN TAXNAHA ARDAY EE BILE TV,
    DAGAALKA IYO DABKA MUSALSALLADA SOOMALIDA,
    ASTAAN & FILIMKEEDI HAYAAN MAXAA HELAY ?
    DOCUMENTARY - XASAASI AH ……
    DHIBICDA ABDIASKARITUUBE
    =======================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 101

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 Рік тому +24

    Ahmed Farah did a wonderful job, up to now I don't see any negative message that the series is portraying, we need to support our own producers. We always watch different movies produced by non local people why are we trying to boycott our own and support others? I support the series Arday, keep going brother Ahmed Farah❤

  • @siciidbaashe
    @siciidbaashe Рік тому +13

    Arday inta ila sugasa qaybta 3 aad😊❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +8

    Film macno weyn xibarsan lagana soshaqeyay guuleysta jilayasha Arday 👍🙏

  • @abdulrahmana2216
    @abdulrahmana2216 Рік тому +4

    Best film in Somalia and Africa right now calamkana waan qabsanena Sidha xoreyba an uxeysanay dhanka filiminta iyo sudhanta keep going Arday massive shout to Director Ahmed Farah legend waye ninkasi Somali bu sumcaad usameynaya

  • @abdikanihassan9451
    @abdikanihassan9451 Рік тому +14

    Film kan haduu sidan noqdo Netflix soo dhiga promote sameya subtitles ka is very good…. Don’t stop keep up director

  • @somaliGigsdriver
    @somaliGigsdriver Рік тому +9

    What a documentary 👏🏻👏🏻

  • @Somali-Rights-Watch
    @Somali-Rights-Watch Рік тому +19

    We really support our own❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    Ahmed farah incredible flim maker and best storyteller

  • @ayubadan1815
    @ayubadan1815 Рік тому +1

    Congratulations Mr Ahmed Farah

  • @ahmedYare-vb5fe
    @ahmedYare-vb5fe Рік тому

    Legend abdi askari tube 👍✊❣️

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +10

    Walaahi qadka asaga dartiis ayaan ku shubtaa bari oo qamiis ah heegan ayaan u ahay aniga IYO walaashey 😂😂

  • @ceynteali
    @ceynteali Рік тому +6

    best documentary bahda askari tube waa mhdsntihiin

  • @liibenzaniofficial
    @liibenzaniofficial Рік тому +1

    Waaw Abdi askari tube well big fan

  • @user-zv2wx9fc9q
    @user-zv2wx9fc9q Рік тому

    Filmka waa wata dr axmad farah guul

  • @shidanesheekeeye4116
    @shidanesheekeeye4116 Рік тому +3

    Aaad iyo aad filmka arday

  • @omarabdoali2028
    @omarabdoali2028 Рік тому

    I'm from Djibouti, we really support that series.

  • @saacidcabdi-im2nb
    @saacidcabdi-im2nb Рік тому +3

    From shaaciye ❤❤

  • @okajababa
    @okajababa Рік тому

    Mash Allah

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Рік тому

    Maaha kii ugu horeeyey ee waa kii labaad 🎉🎉🎉🎉

  • @rashiid187
    @rashiid187 Рік тому +1

    Wellmade great director

  • @sareedomahamed2079
    @sareedomahamed2079 Рік тому

    Waa fiilin mcn

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Рік тому

    masah allah❤❤❤

  • @ayubadan1815
    @ayubadan1815 Рік тому

    God bless you

  • @sayidxasan1533
    @sayidxasan1533 Рік тому +1

    hordhucu ilama xumo e aa dhamaysto inshalaa 🙏🙏🙏🙏

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому

    Way i siman yihiin Astan io Bile TV Labdaba movies ka ay so saarann wan tgeeraynaa Mkala dhacaan ❤

  • @cabdifitaax8764
    @cabdifitaax8764 Рік тому

    Cajiib diyarintada cajiib waye abdi askari guul lpx

  • @ayubadan1815
    @ayubadan1815 Рік тому

    Congratulations ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdalla5733
    @abdalla5733 Рік тому +2

    First comment

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Рік тому +1

    Team astan 🎤🎤🎤✍✍✍✍✍✍✍

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому

    Ku socoda

  • @cayduruusofficialchannel5941
    @cayduruusofficialchannel5941 Рік тому +5

    waan ku raacsanahay waana lasocdàa filmka arday shekhyada filimkan ku dhagan waxaan leyahay qaraxyada xamar ka taagan maareeya filimaanta hindidu soo dhigto ee afkeena soomaaliga lagu turjumay kama hadlaan sheekhyada waxaan leeyahay idinkaa haysta soomaaliya ee siidaaya astaan tv ayaa lacag siisay sheekhyada

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Рік тому +4

    Wn ku salamay sxb Garab igu si inan noqdo UA-camr ❣️🙏

    • @abdulrahmana2216
      @abdulrahmana2216 Рік тому +1

      Bro Ogansho mise Hassow labadhasi la xarir wey dhirigeliyan dhalinyarta Somaliyed casharo o lacag na wey bixiyan siba Ogansho radhi qeyr iyo guul Ayan kurajeneya waani fadlaan tahriib niyada kasaar xadhadh si cadhi udhofeynin o sharci eh Africa Ayad wax ku qabsani karta.
      Maxadsanid

    • @Abdishakur_Hassan
      @Abdishakur_Hassan Рік тому

      @@abdulrahmana2216 mahadsanid sxb 🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +1

    Mashallah kan filin lama dihi karo filim wa dafay runahanti waaw cadi mahan kuwa cilumad isku shegayo oah mafiyo iyo kuwa macaliminta kalintodi gamay o mey kahadlen ardayda lalayay lababiyay qaraxyada iyo waq tiyada qalan jibinta ardayda somalida mayaqanan waxey anfacayo iyo waxi dibayo wa dad haye rac ah ardayd tabuga ku dax cabayo iskulada mey kahadlan aniga dadk taxanah arday kahadlaya mawalayahin mise wa fiyowyahin wa fahmi wayay walahi mise wa cadaw

  • @hasansuldan8144
    @hasansuldan8144 Рік тому

    keeop go,in wll waan kugu faanaa runtiii

  • @ayanlesharif2888
    @ayanlesharif2888 Рік тому +1

    Ragan diidan Waa rag lacag soo qaatay Ee layaab ma lahaan abdi adkariyaw

  • @user-kt8pd1fm1o
    @user-kt8pd1fm1o Рік тому +1

    Mxaa lagu haasata filmka 😮ani waan yaabanahay

  • @Beingfiili
    @Beingfiili Рік тому +2

    Cabdi Askari Fudayd baa dili

  • @maxamedabdikaadir7629
    @maxamedabdikaadir7629 Рік тому +2

    Abdi askari tube UA-cam aan jclhy😢

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Рік тому

    Somaliyeey gacmaha is qabsada is garab gala
    Walaalkii gawrace guul ma gaadho

  • @haboonabdulahi9717
    @haboonabdulahi9717 Рік тому +1

    Fadlan asxaabta ka dhamaad astaan ee culumad ayaa ku taagan

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому

    Waa film-ka kaliya ee cirka gaadhay.

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +5

    Kkkkkk xudunta bilcanta hindida aydu masadaqaa kuyeh

  • @hanagureysaid780
    @hanagureysaid780 Рік тому

    Xaqiiqda ayuukahadlayaa soomaliduna Runtaa dhibta . Kaliya ani gabdhaha xijaabka xageesa haa lkn wax kale umajeedo

  • @katrenysf
    @katrenysf Рік тому +2

    Somalidu dhip badanaaa mid midka kle muxuu hormarkiisa uga caroodaaa

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 Рік тому

    Culimadu waxay gabtay dhaqadoodiidi, waxay arkaan 24/7 qaryo m, dil, dhac iyo dhaqmo foolxun waxna kama yiraahdaan hadaba mays weydiiseen sabata ay ugu gariirayaan film ka Arday? Wadaadudu waa qayb ka mida qolada waxbarashada malaha waxay diidaay wacyigelinta iyo ugu digida dayarta dhibaatooyinkacku imana Kara. Guulayso ❤️ ❤️ bulshadu ha,ahaato mid og dhibtooda .

  • @fkiin142
    @fkiin142 Рік тому +2

    Wax qaldan kuma arag musasalka arday

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 Рік тому

    Ina astan magacabid ma eheen abdi askariyow😁😁

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 Рік тому +1

    Gang gangistar waa khadan baa kadhaca mogdisho

  • @MaxamedSalim-my7os
    @MaxamedSalim-my7os Рік тому

    Ok boss anaga Kuma jiirno raaxweynta aweey eelay aweey midiib tikoor miyaa

  • @abdulahimusse8144
    @abdulahimusse8144 Рік тому

    Hello

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Рік тому +4

    War filimkaan hala daayo hana laga salgaaro, kadibna hala qiimeeyo khaladadkiisa iyo wnagaagiisa Soomali horboodnimo ah belo ku dhigtey, ka war suga 😮

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Рік тому +2

    Somalida waa ceeb dabool sheekh iyo shariif. This film is based true story .

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +3

    Filinkan wuxu ka shekaynayo waa waxay qarinayeen aya bananka la kenaya

  • @itprofessionaltechnology3885

    Abdi Askar tube gunaanadka documentary-ga inaad kuso gaba gabayn wan ogaa qaybta heesta lagu luuqaynayo

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Рік тому

    Wxa oo kahadlaaya filimka dhaqanka dalka ayoo kahadlayaa

  • @ahmedfahima3088
    @ahmedfahima3088 Рік тому

    Asc je suis une jeune Djiboutienns je suivi ce film C un bn films de un parle le jeune de nos jours mais on attend jusqu'à le fin pour mieux comprendre le thème où bien l'objectif de ce film mais je félicite l'autre de ces films et ts les actrices

    • @moubarakmahad6979
      @moubarakmahad6979 Рік тому

      C'est un film qui porte la réalité de la vie des jeunes à mogadiscio. From🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nafisaabdishakurali672
    @nafisaabdishakurali672 Рік тому

    Wadankasta hormar ayuu sameyaa ayaga ayaa is dhiiri galiya lkn anaga wadankena meshu hormari laha ayaga aya dhabarka iska toganaayo War ajaanibta kuwooda wa dawana lkn somalia kweeda yaa dawado si aan dunida kle ula tar tano ayAAN rpnaa lkn maaha inaa is bahdilno waa ina wx cusup la imana .
    Ani ahaan musasalkan wx xumaan kuma arkin .
    Waana sugaye hdana waLa socdaa .

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs5265 Рік тому

    Like I said before This movie Waxaa ku Fiican Netflix ka

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Рік тому +1

    What about Haboon oo xawadka is gelinayo

  • @inpektore14
    @inpektore14 Рік тому

    Bac kasii da ma arkaan miyaa kuwa culimada sheegtaayi iyo dunuudbta from tuugaysi weero iyo wa kastoo xun alle indhaha idinka tuur

  • @abdinasirmohamed7342
    @abdinasirmohamed7342 Рік тому

    Dadku waa bilaa camal may ticktok ta xooga saaran way arkaan hablihii oo fadahaadee

  • @Iq_option._Somalia
    @Iq_option._Somalia Рік тому +1

    waxaa lagayaaba buuqa inay kiciyeen bile tv qudhooda
    si loo buun buuniyo filmkoda oo dad badanna ay u.ogaadan

  • @haboonabdulahi9717
    @haboonabdulahi9717 Рік тому

    Wlhi aniga waxa anshax xumo arakin

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Рік тому

    Filmka ardey waa filim ciyal timoduudub

  • @superkeyoow
    @superkeyoow Рік тому +2

    Soomaali xumaan Raadis waye Wllhi

  • @manoskamaxmud6459
    @manoskamaxmud6459 Рік тому

    Macalinka gabayada Cabdi Askari miya

  • @miinbou1365
    @miinbou1365 Рік тому +1

    Idinkana astaan ma idin laaluushtay

  • @bushramahdi
    @bushramahdi Рік тому

    Lama joo jinayo waryaa waxad doontiin ku shekeya 😅

  • @premierleaguematches4307
    @premierleaguematches4307 Рік тому

    Netflix hadii la fasaxey macnaha kana hala fasaxo miyaa taasi caqli ma aha, hadey sidaa tahay dilka hala fasaxo maadaama ay Alshabaab wax disho ciyaal weero haloo fasaxo 😅

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Рік тому

    Aniga oo ah ardey somaliyed waxa an argtide ah
    Aniga oo dawaday musalsalka
    Lkn ma an xukamayi oo ma dhamesan
    Lkn xuman xuman laguma saxo,
    Ardey soomaaliyeed miyu matalaya mise ardey wadamo kale
    Suashu waa ardeda somaliyed waa noce,filmkana waa nooce,
    Hdi ay isku dhaqan iyo argti yihin waa la qadan karaa
    Se hdi dhaqanka dhaqan ka duwan iyo argti ka duwan ay dhahan waa filim ardeda somaliyed ka hadlaya taasi waa ben,.ok si guud filimkan ardey dhaqan ardey somaliyed ma wado
    Gabdhahena qabka uma labistan kow wilashenana qabka uma labistan
    Labo ardeda somaliyeed markay school imadan lama baaro oo taaa waa khalad ween oo nalaga gudbinayo
    Sadex ardeda somaliyed toreyo iyo heerka filimku geyey ma aha
    Si guud iyga oo khalad jira shegaya ayeey rabaan khaladkale oo ay watan ine ku saxaan
    Mrka culimadenu waa ay kaso horjesaty culimadenana waxay naga ceshan waa wax xaq ah oo la rabo ina qadano

  • @aaminahussein-hx6he
    @aaminahussein-hx6he Рік тому

    Culumada falagadada halaga daayo inaga ayunbay ino tudhayan

  • @darishore814
    @darishore814 Рік тому +1

    Runtii Marka loo fiirsado wax waa ka qaldan yihin musalsalka xijaab noocaan ah oo qoorta kaliya soomaaliya kama xertaan gabdhaha

    • @yartasanadka2870
      @yartasanadka2870 Рік тому

      Ayagoo qawan beyba jogaan kan maxaa

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@yartasanadka2870 waxa ka hadlayo ma aad fahmin Uniform ay xertaan Somalia maahan qamaar qoor duub ah lakin wa xijaab full Ah

  • @zhako77
    @zhako77 Рік тому

    Marka uu noo dhamaado ayaa fal celin laga bixin karaa

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 Рік тому

    Documentry lasameeyo Kan u sareeyo waliba dhinacyo badan laga eegay

  • @maxmuudsaxne7974
    @maxmuudsaxne7974 Рік тому +2

    Wax la isku qab qabsado jecelaa soomali 😂

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 Рік тому

    Horta flim macnahisa dadka ma fahansano wa massage iyo wacyi galin lkn ani ma qabo waqtigan in flim ka arday laso daayo ma Taagersani sababto ah dalka dagaal bu kujiraa marka lacagta flim ku baxeeso macawusleey ba ku bixin lahaa si hadhow dowlada ay u dagto dalka na nabad ka dhacdo

  • @ibrahimhassan2819
    @ibrahimhassan2819 Рік тому

    Dhaqan .xumo oo dalkii ka bilaabmay dibadana sida usa America. Caruurtii ayaa iskuulada lagu soo baraa in gabar gabar kale u galmooto wiilna wiilka kale u galmoodo. Hadii masajidkii ama hoygii dalkeena laga soo yaaco mise waa inaan caruurta wadame kale u qaxa miyaa war keena filimaan anfaco Dalka diinta iyo dadka Akhlaaqda hala ilaaliyo Dowlada wazaarada aflaamta waa in lasoo mariyaa wa billaahi Towfiiq

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Рік тому +1

    Somali wa seef la bood imisa filim dhaqan xumo ka buxda la samenayy mxy uga hadli wayen

  • @saacidsaacid-bk9hz
    @saacidsaacid-bk9hz Рік тому

    xaqiq di flim kan wa laga hor dha cay balse shikhan kheli mu ka had lo qarax iyo qor gonyna ka jirta somalia mu ali dhere u runta u sheko o dhaho umada dhib ka ka sa

  • @shaafixaaji5050
    @shaafixaaji5050 Рік тому +1

    Culimada ayaagaba dhibka kuhayo wadanka waayo wixi loobahna kama hadlaan tuugo waaye

  • @SaadaqMoha-ij4np
    @SaadaqMoha-ij4np Рік тому

    Xudunta banan ee hindida ma sadaqa🤣🤣

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 Рік тому

    CULUMOY XAAL QAADO 😂😂MAXAY ALSHABAB UGA HADLI WAYE

  • @najmaawil7998
    @najmaawil7998 Рік тому +1

    Been illah cayey wax xun fillmka kuma arag kuwa ka daran ba ka buxa dalka siba mogdisho lagu sameya ma laga hdlo o ay culimo ka hdlan Ani ahan waxan u maleynaya dad ka xun filimka in ay so abaabulen waxan qorsho wye

  • @barafkashiilan3096
    @barafkashiilan3096 Рік тому

    Filimka shiva wuxuu halis ku yahay carruurta badaabkooda wiil yar oo aan dhalay baa igu yiri baaskiil ii so gad waxaan ka boodayaa saqafka guriga dadkaan Badbaadinayaa kuwa kale oo fara badan oo sidaa o kale u fikirayaa jira allaha no badbaadiyo😊

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 Рік тому +1

    Musalsalkan Astaan aka xun😂 waxnoo barobagando waxa ku furaayo waa iyaga io kuwa kale😂 o u ka views batay inta yar o u hawado ku jiro sidaasa is leeyahay

  • @amalugas
    @amalugas Рік тому

    TUHUNKU SOO XAARAAM MA AHA 🤬🤬🤬🤬 dadkan baa Aduunka naga reebay walaahi uff

  • @istaahilsiciid7484
    @istaahilsiciid7484 Рік тому

    Soomaalina hor carar ban kagaa yaabay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedabdi1163
    @ahmedabdi1163 Рік тому

    This is about Ahmed Farah's live and it is about gangs live and has nothing to do innocent teenage studens.

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Рік тому +2

    I am exhorting everyone to disapprove of this depraved and demeaning film. This film is serving the purpose of drawing parallelism between innocent students and crimes and violence. Again, it is promoting and glorifying abhorrent disobedience and disrespect towards our parents, to whom we owe so much respect and love. This film is a major threat to the social, cultural, and religious norms. Everyone should do their best to head off this toxic film. I am also denouncing whoever whoever is behind this despicable act of debauchery. This is what happens in any lawless place.

    • @maxmedaxmed7384
      @maxmedaxmed7384 Рік тому +1

      What about the drugs sold on the street or the young girls be abused by the Member of the parliament