Wareysi DIRECTOR-Ka Filmka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 134

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 2 роки тому +49

    Wax waliba oo iiga baahan tahay walaal Ustaad Ahmed Farah diyaar ayaa u ahay qarash waliba InshaAllah waku daawanayaa kaliya u jeedka ah in magaca 🇸🇴 positive ka dhigeyso ✊🙏🏿

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 роки тому +3

    Waresigan wax badan ayan kafa iday hosow io Ahmed Farah wa mahadsantihin

  • @rzjosephfunny7796
    @rzjosephfunny7796 2 роки тому +9

    Wlhy haasow pro soomaalidii hore waaye iihiii sheekada dhan ku dhageystey 😇😇

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 роки тому +3

    Waa legend Ahmed Farah Xaqiiqdiii somalia waxa uu ka badalay sawirkii xumaa ay laga heystay dalkeena waxaana xusi doonto taariikhda

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 2 роки тому +27

    Waan sugi la ahay Ayaanle film,asxaabta ilaahey ha i dunku guuleeyo dhamaantiin waana idin salaamay

    • @sarahaweys2656
      @sarahaweys2656 2 роки тому +1

      Film magaciii abayo

    • @sharafeya3604
      @sharafeya3604 2 роки тому +2

      @@sarahaweys2656 ayaanle ayaa la dhahaa masoo bixin wale bishaan ayaa laga yaabaa inoow soo baxo inshaallah

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 2 роки тому +6

    Wax KaSto U YahaY Aniga MuhiiM bu I YahaY WaaYo Wa Flim Somali Ah Wuxu Ka TarjumaYaa Somali O DhaN Aad baN U Bogaadinayaa DadaalkaGa Director Ahmed FaraH🙏🙏🙏

  • @Raadmedia2024
    @Raadmedia2024 2 роки тому +15

    😂😂 Walahi Dadkeenu waa Dhib miidhan “waraa maba laguu jeede”

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 2 роки тому +12

    waaaw ninkaan waa ninki aan ka daawaday Prankigii iigu horeeey ee Soomaali ah

    • @zayidka1972
      @zayidka1972 2 роки тому

      Riyo films asiga io cagaaran

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 роки тому +3

    Waxa rajeyna somali in ay is ogato Meel walba ay Jogan keep going hasow iyo Directarka somaliyed 🇸🇴🙋‍♂️

  • @amiinupdy1203
    @amiinupdy1203 2 роки тому +3

    Masha Allah zhpkay Ahmed faraH waxaan rajeynayaa filmakayga inaad directornimadika ku guuleysato

  • @koobiyosjr18
    @koobiyosjr18 2 роки тому +10

    go ahead hoosow pro and the director ahmed farah ❤️❤️

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +8

    F1 comment keep going bro Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Arima Bulshada

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 2 роки тому +2

    Muuqaalka iga gadan hossow mashaa Allah vedeo caalami lo duubay meesha lagu duubay thanks

  • @ashasaid5602
    @ashasaid5602 2 роки тому +3

    Horey u socda walaalahayga Soomaaliyeed. Kana mudho dhaliya guushiina insha Allah.

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 2 роки тому +3

    Inshallh waan daawan doonaa film kaas markuu soo baxo

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 2 роки тому +2

    Masha Allah 🤴🤴🇸🇴♥

  • @MohamedAli-ob2ec
    @MohamedAli-ob2ec 2 роки тому +1

    Filmakan marki ladubayay waan jogay wlh soomalida dulqad odhan malahan hadi labo mar lagu soceliyo way xanaqan wayna baxayan ana arkay

  • @shuuimaami1122
    @shuuimaami1122 2 роки тому +1

    Wllhi waa dawani wankahelaa aflamta somalida hindida nacay

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @footballshorts9769
    @footballshorts9769 2 роки тому +1

    this man is best director wllahi.
    hada ani wan ina barta school of acting. sida ninkan mustaqbalka ula shaqeyo
    wayo wuxu leyahy somalida badana ruwayada wey isla hadlan wana sax 😂 hala barto acting wana wax labarto wayo ninkan directer waye wuu ku bahanyhy wana la shaqeynkrta.

  • @Harry-ws6ub
    @Harry-ws6ub 2 роки тому +4

    Goorma ayu soo baxaya filimkas 🖤

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 роки тому +2

    WALAAL WAXAAN BUUXIYAY SHARUUDIHII SAACADA KALIYA BOOQASHADAADA WAA II GARAB ISOOBOOQO MAHADSANID 🙏👍

  • @calimohamedcabdilahi9438
    @calimohamedcabdilahi9438 Рік тому

    Go head legend Ani riyadetday ahayd film sameysnta markaa iinshallah Somalida hada ayey qodobkaan u baahnaa ku ka ceen

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 2 роки тому +1

    The strugle is real somalida goormay wax fahmi doontaa talow!!

  • @maxamedshariif2557
    @maxamedshariif2557 2 роки тому +7

    38:58
    Ugu horreyn, waan ku bogaadinayaa Director-ka Ahmed Faarax shaqadaas adag , ee aanay fahmi karin ilaa ciddii aqoon u leh mooyee. Waxa aan jeclaan lahaa; in aad weyddiiyo Director-ka: sababta uu Film-ka ugu magac-daray Ayaanle? Maaddaama uusan Filmku ku socon Soomaalida oo qudha.

    • @zhb7891
      @zhb7891 2 роки тому

      su'asha mar hore laga jawabi vedio hore soo dawo ayaanle means nasiib

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      Ayaanle wa wiilka ku dhacdey dhibta oo filmka laga samayey

    • @fuadalinks6326
      @fuadalinks6326 2 роки тому

      Ayaanle somali ahaan maxalagawada lucky one saas waye

  • @khadargaidh5316
    @khadargaidh5316 2 роки тому +2

    Dadkii hindiga daawoan jirya hadii ba somali filma jilyaan wlhi waa guul soo kurudhay keep going ayaan leeyahay

  • @ciisemoha1148
    @ciisemoha1148 2 роки тому +2

    SC:. Go forward sxb Osman 1️⃣🏆

  • @barwakojama798
    @barwakojama798 2 роки тому +4

    Legn hosw wan jeclahy inan wax jilo hadi wadnka ka hirgasho wayba iromobaysa inshallh 🥰

  • @niinaabuu2933
    @niinaabuu2933 2 роки тому

    Somalia gormay wax fahmayaan guul insta alaah🌟🌟🌟🌟🌟🌟👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 роки тому +7

    Daaacada u qosle qabka somalida wa waxaanu dowlad u dhisan la'nahy🤣🤣

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 2 роки тому +1

    Waa dadaalaysah wllo lakiin somali movies iney her gaaran iyagaba isku ogaalayn

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому

    Ninka gacan ayan u tagay walhi Mchallah

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad 2 роки тому +1

    Hosow sxb collor grinding-kaaga waa fadhiyaa Masha Allah haday macquul tahay maa nooga faa,iidaysid 🙌🥰

  • @mohafxmohafx9755
    @mohafxmohafx9755 2 роки тому +1

    Waaw m.a walhi in ay somlida ay ku jiraan rag sidan ugu diyar san directinimda m.a
    Waxn rajeenaa inaan wda kulanno i.a

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 2 роки тому +3

    Kolay film samayntu ma fududa waayo waxa dareemi kara qof wax ka yaqaano film ka ayaanle waxa uuu lamidyahay film yada International ka ah oo la tarmacadam caalamka hadii ay tahay sida loo jilay iyo sida colour grading ka sida loo sameeyey iyo codka intaas oo dhan wax fudud ma ahan waayo muuqaal 0:01 minute ah colourkiisa inta u samaynaysid ma fududa bal kawaran filin dhan oo soconaaaya 1 saac ama 2 saac wax fudud maahn balse dadaal baa lagu gaara waxas dhan insha alh filmkan waxan rajaynyaa in uu samayn doono lacag intii lagaliyay in ka badan insha alh horey usocda cid waliba oo somali film maker ah ama jecel 🎬🤍

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 2 роки тому

    Hosow naf aad u ixtiram badan iyo karamo ayad thy halkas ado fadhiya laga darema qof wanagsan ina thy ilhy haku sharfo

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤🤴👑

  • @mohasomali1263
    @mohasomali1263 2 роки тому

    Caadi maaha 🔥

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 роки тому

    Waaaw salaan sare legend

  • @xafsamaxamuud6959
    @xafsamaxamuud6959 2 роки тому +2

    Wllhi haa soomali dulqaad filim lagujilo mahaayaan ani haln kificnhy Wana daragtarad kkk atariisho hadii ladhaho kkkkkkk mek upp Ka majecli film horo maajilaa heee 😂😂😂😂🙈🇸🇴❤️ soomalia hanolato

  • @casho5657
    @casho5657 2 роки тому +2

    Wlh hadan awodi lahaa aniga kaliyaan bixin lahaa lkn somalida ma is cawiyaan

  • @rahmo_Ahmed
    @rahmo_Ahmed 2 роки тому +1

    Woow

  • @hamdiibrahim4592
    @hamdiibrahim4592 2 роки тому +1

    Mansha allaah

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 роки тому +1

    Legend

  • @Trueboymsafi
    @Trueboymsafi Рік тому

    Director axmed farax xage kala xriiri kara

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 2 роки тому

    Hada kahor ada ka gadlaay tusalahaas osman

  • @QalibSaed
    @QalibSaed 2 роки тому

    Labbo filmmakare Ayaa iishelay iyo sheeko dhaxalgal leh

  • @amiinupdy1203
    @amiinupdy1203 2 роки тому

    Hosoow adigana wan ku salaamay zxp

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 2 роки тому

    Masha Allah axmed nin waxbadan og wlhi war aniga iso raadi anan ku goyneynine

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 2 роки тому

    Heeey yaa jooga

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 2 роки тому

    Waaw

  • @zakariaxeysey6216
    @zakariaxeysey6216 2 роки тому

    Waa salaman tihiin

  • @farhanasad9132
    @farhanasad9132 2 роки тому

    Keep going

  • @abdullahisheekhbashiir6323
    @abdullahisheekhbashiir6323 2 роки тому +1

    Hosow legend

  • @xasandhacarpe5023
    @xasandhacarpe5023 2 роки тому +1

    AYANLE SOO QABO

  • @fahmoaden1430
    @fahmoaden1430 Рік тому

    Funny wey wilkan

  • @hudiefiadem4304
    @hudiefiadem4304 2 роки тому

    Arrin hosow waa iga diyaare halke lagala xiriiraa wll

  • @MakeupTips89
    @MakeupTips89 2 роки тому

    Waw

  • @maxamedxuseencali3181
    @maxamedxuseencali3181 Рік тому

    Musasal axmed Farah director ka yahy bile media laso Dhigay reaction kaso bixi hosow pro ☝️💯

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 роки тому

  • @rahmamohamed7287
    @rahmamohamed7287 2 роки тому

    👏👏👏👏👏🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🙏🏾

  • @cabdalleaxmed5274
    @cabdalleaxmed5274 2 роки тому

    👍👍

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 роки тому

    Wsc walalkey

  • @lileasy7466
    @lileasy7466 2 роки тому

    direcotor kan Malin dhawed wareysi iga qaday oo jiliin ku saabsan Wlhi manan ogeen mrka tagay Lee arky I.a in la i qaaato rajena

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 роки тому

    Filimkani waxbadan uu kahadla
    Really waan sugena

  • @abdallaaddeposs7064
    @abdallaaddeposs7064 2 роки тому

    Legend of legends

  • @elmeystrocabdifataxcisman8814
    @elmeystrocabdifataxcisman8814 2 роки тому +1

    Odagan qarash bagaly walhi somali

  • @deeqcade6936
    @deeqcade6936 2 роки тому

    Keep move forward homie

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 роки тому +1

    Firta ahy bin isar wll

  • @madaaale463
    @madaaale463 2 роки тому

    Legends

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 2 роки тому

    Ahmed farah markii ugu horeysay prank Aarmaanta ku sameeyay ayaan ku bartey

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 роки тому

    15:37😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedilyasabdi3735
    @mohamedilyasabdi3735 2 роки тому

    Tamaam

  • @salmaabdinur1324
    @salmaabdinur1324 2 роки тому

    I salute u

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 роки тому +1

    Somalidu waa degdeg midhan cidna waxab ma fahamayan😏

  • @akramkeenaqocliyankacankaa9120
    @akramkeenaqocliyankacankaa9120 2 роки тому

    Filimka xiga ilaa 3hees usameya filimanta waxa vado waa heesaha

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 2 роки тому

    I think even international wuu noqon karaa

  • @jacksonkangethe8043
    @jacksonkangethe8043 Рік тому

    TRANSLATION PLEASE!!!!

  • @ffsomali4856
    @ffsomali4856 2 роки тому

    Ahmed faarah

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому

    Hosow filimka trier kisa netflix wan ka wayey pro

  • @iamboss9807
    @iamboss9807 2 роки тому

    Somali madax adeega waa lagu yaqaanaa

  • @nisharashid
    @nisharashid 2 роки тому

    Wale ben ma aha somali umadena ma aha 😂😂 hor usocda wllo

  • @rahmohussein490
    @rahmohussein490 2 роки тому

    Ani ahan waxa ku darsan lahaaa filmkas xayeysin halagu diibo dadka tiktok caan ka ah oo dad bdn ku xiranyihin

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 2 роки тому +3

    Filinkaas xageen kahelaa

  • @idleabdinasir4237
    @idleabdinasir4237 2 роки тому

    Maballagu jeedo kaamiradu weey qabanweeysay ku lahaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedilyasabdi3735
    @mohamedilyasabdi3735 2 роки тому

    Ku Nagativeka Ah Hadalkooda lama Soo Qaato Waxa kawanaagsan Midka Fahamsan filmka Kaas ayey Muhiim U Tahay Sheekada felcelinta

  • @cabdiiidmaxamuud6466
    @cabdiiidmaxamuud6466 2 роки тому

    What's up bro cancel that money what's up it's money 2022

  • @jamasaid3417
    @jamasaid3417 2 роки тому

    wx bdn ka faaidnya

  • @pinkgirl8969
    @pinkgirl8969 2 роки тому

    Bisinka ninka marki uhoraysay qosolkiisa ka cabsadey beee

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 2 роки тому

    I think Somalia people will learning movies if it’s free I know ur spending money and make it money later .

  • @barni5847
    @barni5847 2 роки тому

    Walalo plzz dhar mann kasoo hadal

  • @najmajama8059
    @najmajama8059 2 роки тому

    Kkkkkk waa somali cadadeda layaab ma leh kkk

  • @romanticstudio2141
    @romanticstudio2141 2 роки тому

    Zp Hacking ka soo samee video

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 роки тому

    Osow ingramka imw

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 роки тому

    Wala weyntu flim aysameyeen muxu sobaxaya 🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️🤷‍♂️

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 2 роки тому

    waxa kaa rabna walakey sida filimada American oo ado rabto kaa dhamade inaa noo kentan sheeko somaligii hore iga ilaali kkkk

  • @MaxamedAhmed-ln8kc
    @MaxamedAhmed-ln8kc Рік тому

    Jj

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    ASC SCW SCW SCW BILINYAN JEER SCW SCW SCW SCW SCW

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Kkkkkkk

  • @liibaandaahir4844
    @liibaandaahir4844 2 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣 Somali iyo Filim 🤣🤣🤣🤣