Su'aalo Aan Weydiiyay Ahmed Farah Director-ka Taxanaha ARDAY P1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 209

  • @hosowpro
    @hosowpro  Рік тому +116

    Waakan Instagramka Ahmed Farah instagram.com/ahmed.farah_r/?hl=en

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому +3

      @@sayydAlisiidaanichanel756Somaliland is dhaxgalka bulshada shacabka dalxiiska iyo sSiyaasada haday kala qaadi lahaayd sumcad sharaf iyo hormar weeyn baa u gordhi lahaa lakiin weey is cunad qabad teeyeen shacabkii beey colaadsadeen siyaasiyiinta Slnd fikrada ha badalaan 30 sano kadib cadawkii koonfur yeey ku haayn ee dhalinyarada xor haka dhigaan xadhiga shacabkana ha joojiyaan guul Slnd❤

    • @farhanik4
      @farhanik4 Рік тому +3

      Axmad farax fadlan mudane haan wada hadalno si aan oga wada hadalno arimo ku saabsan aflaanta

    • @meysarcadde3330
      @meysarcadde3330 Рік тому

    • @AhlaamMohomed
      @AhlaamMohomed Рік тому

      ASC wlllo qaali sthy seeku helaya ahmed Faarax filim ayaan Raba

    • @YaasiinCabdi-xo4yi
      @YaasiinCabdi-xo4yi Рік тому

      Hi zhp

  • @abdioromo1676
    @abdioromo1676 Рік тому +9

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Рік тому +20

    Qodobka Ah Waxan rabi lahyn ama jeclan lahayn in dhalin yarta banaanka usoo baxaan music iska shitaan maaha arin fcn ee umadda haka wasaqaynina qalbiga 😢 alle ka baqa Wllahyga qaali

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 Рік тому +30

    Waa film bax badan laga bartey sidaa gabdhaha walalehyn uu dhowri laheyn 😊❤ ilaalinta qalbiyada dadka 😊

  • @superstarbdi7740
    @superstarbdi7740 Рік тому +26

    Bro Osman Hosow thanks lkn midbaan ku dari lahaa even haddii director-kena Wll Ahmed uu film-ka season two leeyahay waxaan ka codsan laheyn isaga iyo all team-ka inay naga soo hagaajiyaan dhanka asturnaanta gabdhaha intiisa kale film-ka waa fit ka hadal malahan m,a fikradaha saliimka ah iyo juhdiga uu galiyay conclusion dhamaan actors-ka one love ❤️👋👌🙏

    • @s..5631
      @s..5631 Рік тому +1

      Gbdha hdba ma qaawanyn wllo

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Рік тому +24

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد * تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال **

  • @fartundhaqane228
    @fartundhaqane228 Рік тому +2

    Waxaaa sharaf weyn inoo ah inaan haysano soomali hadaa nahay dad la tartami kara caalamka 🌍 intiisa kle sida ustaadkeena sharafta iyo ciziga leh #Ustaad Ahmed Farah oo somali magaceeda kor u qaaday aad ayaana ugu faraxsanahay
    We love you Ahmed farah.

  • @xumeirah
    @xumeirah Рік тому +11

    Director Ahmed is phenomenal.. he has used the film to bring forth themes that we should be passing to our somali community and lots of societal ills...A big gratitude to him and we hope its gonna have other seasons..am a big fan of Arday.

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 Рік тому +5

    Xaqiiqadii aad ayaan ugu heley waana musalsal kii ugu horeeyay ee Soomaaliya jisho ee aan daawado Axmed Faarax waa talented xaqiiqdii meeshaada ka wad waxaan ka mid ahay qurba joogta ku xiran musalsal kaan

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Рік тому +8

    Waa mahadantihiin baada filmka arday iyo directer ahmed shaqa wacan baad u haysaa dalka filmka arday waxuu ahaa cajjiib wax badane waa laga bartay❤️
    Wll hosoow adne mahasanid sidaa nooga soo gudbisay waraysigaan quruxda badan ❤️🤝

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +5

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +32

    The best person ever the most knowledge able and the most shine All Allah Created Is Prophet Scw 🌟❤😢😓

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +4

    Mahadsanid ustaad Ahmed faarah shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +7

    Ciid wanaagsan
    Asxaabta Hasow pro
    Barashada English oo bilow ah ahaan soo wadnaaa Cidii xiisaynaysaa Way Nagu soo biir kartaaaa
    Thankz all

  • @maxamedaxmed7589
    @maxamedaxmed7589 Рік тому +19

    Filmki somali ani soo Mara ugu ficna ardey ❤🎉😊

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan Рік тому +5

    Waa waraysi qiimihiisa wata dadka filimka arday ku xidhnaana ay aad ugu bahnayeen iyo qof kii warysan laha ee macquulkii na warysanyo @hosow pro thnks walaalo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +5

    Welcome 🙏 mstar farax aduyada aya naga distay walahi hadan film Somalia 🇸🇴 an ku fano aya jiro ❤Love arday guulestay 2labad iyo 3daxad aya sugena ninyahow gacantada wa macanthay nin jiro aya thay directors best 👌 👍🏽 mastar farax somali odan wa kasbatay nolaw🎉❤❤❤mashallah tim arday Love you so much ♥️

  • @Rashiidbaazka
    @Rashiidbaazka Рік тому +19

    Eid mubarak dhiman UMADA MUSLIMIINTA AH 😊

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Рік тому +16

    Very interesting interview. Thank you very much both Amed Farah and Hosow. I really lent a lessons for this movie. Thanks agein.

  • @warsame260
    @warsame260 Рік тому +8

    Manshlllah bro High quality interview
    Go forward bro 👏

  • @nimcoilyasburlytv615
    @nimcoilyasburlytv615 Рік тому +5

    What an amazing man walahi thank you for your hard working and we’re looking forward more walahi I cried so much watching the last episode. It was an only show it was what happens in reality. We need to thanks this man ❤❤❤❤❤

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 Рік тому +4

    Shaqo fiican ayay qabteen team arday congratulations 🎊

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 Рік тому +4

    Wwww masha allah Rag qiima bdn daganaan iyo sheeka qiima badan Best interview for the legends….. waxaa tihiin rag waxtar u leh bulshadooda Daneeeyane hamika da’yarta dhalinteena… keep going sxpayaal ❤❤

  • @nasserudeenmohamednor2938
    @nasserudeenmohamednor2938 Рік тому +1

    Mashhlh hardworking guy move forward Mr Hosow waa ku salaamey bro

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +11

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qasaluuraxmaan922
    @qasaluuraxmaan922 Рік тому +3

    Nio ninkaan qiso macquul aan u haayaa hadii uu filim iiga dhigo waa jecleesan lahaa lkn nasiib xumo isma garaneeno

  • @zakariyezaki2550
    @zakariyezaki2550 Рік тому +4

    Thanks hossow❤

  • @balqishassan179
    @balqishassan179 Рік тому +1

    masha allah arday wuxuu turjumayay waxa ka socda dalkeena hooyo laakiin axmed waxay ahayd inaad ka dhigto true story waayo intaba waa wax dhacay sidaasi dardeed maba la sugeen qaybta 2aad wuxuu ku dhamaaday sad!!! tan kale waa run ardayda ugu firfircoon oon aad uga helay waa najma vebaro iyo zainab waxaa soo raaca faarax

  • @naimaabdirhman9169
    @naimaabdirhman9169 Рік тому +1

    Directer su,asha lweydiyey mhee meel kalu ada but wx bdna ka fhany tnx hoosow sida nogu tixgalisey🙏🏼

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry Рік тому +26

    Mid ima dhafin filmka iyo reaction Hosow iyo wasir Zakiba 😂😂❤

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Рік тому +3

    BAAATI BEA 🖐🖐

  • @marwodumar
    @marwodumar Рік тому +8

    Eid Mubarak kulu caam wa into ma bilkheyr walalaha qaaliga ah ♥ 💖❤ 💖 ❤❤❤❤

  • @mowlidmoge8702
    @mowlidmoge8702 Рік тому +2

    Ido meel la iskugu keenay erayga iyo sawirka waa isleyihin

  • @Nasr11Nur
    @Nasr11Nur Рік тому +7

    Best director😊

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Рік тому +3

    Ahmed waan salamaya waana u mahad celinayna . Insha Allah qybtii 2 waan sugaynaa.

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Рік тому +1

    Masha Allah wareysi qurux badan

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 Рік тому +1

    Waraysigan waan sugayay. Mahadsanid Hossow, lasoo dhakhso qaybta kale.

  • @mohamedc1322
    @mohamedc1322 Рік тому +2

    hoosow legend horay u soco pro.

  • @suleqaibrahim8777
    @suleqaibrahim8777 Рік тому +3

    Ninkaan camal buldhada ubaahan keep going bro❤

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Рік тому +2

    Legend best somali director

  • @user-ry6jm9wq3z
    @user-ry6jm9wq3z Рік тому +1

    Wooow hosow pro ku soco zxp😊

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Рік тому +2

    Good interview🎉

  • @DeeqoDeeqo-iz5ne
    @DeeqoDeeqo-iz5ne Рік тому +1

    Wow hows cadimatihid sida uwaresatey keep going❤️❤️❤️😍

  • @Kingshafie
    @Kingshafie Рік тому +16

    Hhhhh M.a waxaa iga qosliyey hadalka ah "waan idindilaayaa" 😅😅😅wlhi waa awooda director-da

    • @gurey_muzeh
      @gurey_muzeh Рік тому +1

      Waa director wx badan fahansan 😂

    • @Kingshafie
      @Kingshafie Рік тому

      @@gurey_muzeh aad ii aad

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Рік тому

    Hal mid baan ku darsan lahaa odhan lahaana in ay ka fikiraan marka xigta ahna Xaga Asturnaanta Hablaha iyo wax Diidnta iyo ka Umad ahaanba aan banaanayn dhaawacna keenaya in aad ka dheeraataan Ama Sawir bixinaya Reer Galbeednimo xaga dhaqanka Waliba ha ku sii bataam ee Sida kale Waa Musasal Wacyigalin taabanayana meelo badan oo muhiim ah aadna aad uga soo Shaqayseen.

  • @mohamedibrahimhassan9109
    @mohamedibrahimhassan9109 Рік тому +2

    Team hossow pro 🇸🇴 🇸🇴 ❤️❤️

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Рік тому +1

    Every thing oo musalsalkas related ku ah interested bn ku ahy😊❤

  • @adnannineninemrsmart7262
    @adnannineninemrsmart7262 Рік тому +2

    Hossow pro we love you so much hno mcn❤

  • @najiibcabdi5178
    @najiibcabdi5178 Рік тому +2

    Legend ahmed farah ❤❤❤

  • @saidma1683
    @saidma1683 Рік тому +5

    😂😂😂😂..wannku.wadanaa..baba..from...Saraakisha...Director...Arday.🙏🙏❤❤❤❤🥰👌👌

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 Рік тому +2

    baati bea wlhi waa ku xirnaay lkn muqaladii danba maka so hadlin

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 Рік тому +2

    Wreysi xiiso leh❤❤❤❤❤

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 Рік тому +1

    The best Somali film

  • @muxiyadiinaxmed2827
    @muxiyadiinaxmed2827 Рік тому

    Best action best student

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Рік тому +1

    24:13Team Saraakiisha maqal ma jiraa mahadsanid ustaad

  • @fuaadabdi-rk2jp
    @fuaadabdi-rk2jp Рік тому +1

    Soo saare axmed faarax waxaan leeyahay hambalyo waxqabad ka turjumaya dhaqanka lafdhabaka bulshada!!!!

  • @hanab4292
    @hanab4292 Рік тому +32

    Thank you Ahmed for your hard work and bringing us entertainment. I love this show and I hope to see more.

  • @Sidokale
    @Sidokale Рік тому +7

    Hasow pro thank you 🙏 wresiga ka qade director Ahmed farah wan u bahnen wana big director waxana le yahay congratulations 🎉shaqo Qurux badan aya qabate Qeebaha kalana laso dhaqso ma sugi karne 🔥🙏🙈

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому

    Woow splash filims arday 10000000000000000000001

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 Рік тому +1

    Nice interview i hope dowlada iney kahelan malgelin wa nin wadani ah runtii lkn xisbi yusan kubiirin

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 Рік тому +1

    Maasha Allah 🫶🏻

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +17

    Eid Mubarak كل عا م و انتم بخير to All Muslims ❤ around the world 🌎🇸🇴❤

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 Рік тому +2

    arday wada shatiyo cad cad wada xiran hadad meel isugu kento waxay noqonayan edo
    😂😂😂 axmad farax waa real director shaqada director nimo ciyar ma ahan wow👌🫶

  • @brigabdul7411
    @brigabdul7411 Рік тому

    Thnk u ahmed faarah

  • @mohamedabdehakem6106
    @mohamedabdehakem6106 Рік тому +2

    Give us season two

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Рік тому +1

    darectorka wuu mahadsanyahay wareysigiisuna waa muhiim maxasa yeelay maskaxda filimka iyo quruxda aan aragnay ninka masuulka ka ah bulshada xiiso ayeey uqabtay Hosow waa kaaga mahad celinayaa wareysiga qiimaha bdn ee aad noosoo gudbisay suaalo bdn oo aan iweydiineynay baad naga haqab tirtay intaa kadib darector Axmad waxaan ka codsanayaa aflaamta kale ee mustaqbalka inuu fiiro gaar ah uyeesho diinta ee uu dhinacaana bulshada ka wacyi galiyo maadaama aan umad muslimiin ah nahay mahadsanidiin

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Рік тому

    Ahmed Farah waa nin wax badan fahamsan.

  • @AbdulkadirBookh
    @AbdulkadirBookh Рік тому +1

    Sidaan oo kale haday filimaanta dadka sameeyay ey hadlaayaan shaqsiyaadka fikirkooda aan fiicnayn wax bay fahmaayaan tanks

  • @axmedwaliwxy7814
    @axmedwaliwxy7814 Рік тому +2

    Good jobs 👌

  • @kinGziLent10
    @kinGziLent10 Рік тому +6

    Wan ka qadnay director 🤗
    From waziirka 😂😂😂

  • @user-el7gx4ry9s
    @user-el7gx4ry9s Рік тому

    Prof ahmed faarax legend

  • @mguhad
    @mguhad Рік тому +1

    Best film ever

  • @AbdimohZoofe-wn6lu
    @AbdimohZoofe-wn6lu Рік тому +2

    Asc zxp waxaan sinaxariisleh kaaga codsabayaa inaad ii shegto meel aan kaalasoo xidhiidho su aal ayaan kuwaydiinlahaa wllo mahdsanid

  • @ashrafcabdulaahi8498
    @ashrafcabdulaahi8498 Рік тому

    Aniga waxaan ahay jilaa ku fiican jiliinka hadii lrygu soo dari lahaa waxaan hubaa in aan sey tahy ugu soo bixilahaa

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 Рік тому

    Dhanka camerada iyo editinka qof iga caawiyaan rabaan film inaan soo saaraan rabaaye

  • @yuusufyacquub950
    @yuusufyacquub950 Рік тому +3

    Wow director axmad farah ❤

  • @DaadirYare-wq2oy
    @DaadirYare-wq2oy Рік тому +2

    Waryaa illa midda inta daneyneyso in laso daayo flimka behind the scenes kiisa hosow odayga nooweydii

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +1

      Behind sceneska filimka hadda rabtiid inaa dawaato kaaso dawo Channelka Adnan Mohamuud Mahdsanid ❤

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 Рік тому +1

    Musalal Somali ah oo aan daawaday arday ayaa Ka jirto
    Waan dhameystay

  • @mohacadde4918
    @mohacadde4918 Рік тому +1

    Eid said👍

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 Рік тому

    From team sarakiisha and hosow 💪💪💪

  • @muxiyadiinaxmed2827
    @muxiyadiinaxmed2827 Рік тому

    Wow the pest flim in samali l will hope

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Рік тому

    Hossow wllo saaxiib malihi dhibtaas ayaan leeyhay

  • @kabacade
    @kabacade Рік тому +1

    Ahmed Farah wuxu ilawey zakariye abdi ninkaas filmka oo anan dawan uu iga gadi jirey 😂 ano waqti uhayn ayaan asaga inta xasusto dawan jirey zaki bin xajina legend waye

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 Рік тому

    Axmed faarax merci

  • @dksharma274
    @dksharma274 Рік тому

    Good camera work

  • @user-ug2ss2re9c
    @user-ug2ss2re9c Рік тому

    Zaki media aa idin kala soconay

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому +2

    Hadda FiLimkii arday wuu dhamaaday Mjyaa😅 26:46

  • @Wllka37Weynazad-xc8og
    @Wllka37Weynazad-xc8og Рік тому

    Garakisha ayan ka mid ahay waziirka sidu uga hadlayo ayan jeclay ano so dawaday ayan waziirka sugijiray✌️

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 Рік тому

    Keep going 💪

  • @Akzamfamilys143
    @Akzamfamilys143 Рік тому +4

    Asxaabey wali in uusan channel kaan gaarin 400K Macquul maaahan kuwa kale fara badan aan laheen wax xigmad ah ama Manaafacaad ayaa dhaafsan tiradan Fadlan aan sidaan wax ka badalno

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 Рік тому

    Keep going prother

  • @bileartan7
    @bileartan7 Рік тому +2

    Season 2 muu leeyahay filmku? Inoo waydii

  • @akproduction.
    @akproduction. Рік тому

    Ninan aan tageero Director Ahmed Farah

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Рік тому +4

    Waxaan Ka bartay naag sxb ah dhan inaan leysku haleyn sida gabadha sxbyeed kaniiniga oogu dareyso si loo kufsado

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Рік тому +4

    Sxb hosow waan ku salaamayaa marka hore ,marka labaad adiguna waxaa tahay soo saare filim, lkn beryahaan dambe waxaan kaa dareemayaa inaad u badatay oo aad xoogga saartay xagga youtob ka ee maxaa kaaga qorsheysan xaggii filinada ama xalqadihii gaagaabnaa ee aad soo saari jirtay sidii filimkii ilmada ku dambey oo aan u jelaaday markii aan daawaday

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Рік тому

    Wuu ahaa mid clue ah film ka

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 Рік тому +1

    Hosow md no waydisid season two inu jiro suasha ku wareray wx hadal hayana mn arag cawa dhana suasha sugaye

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Рік тому

    m.a ahmid thank❤❤❤❤❤🎉🎉lovo

  • @SafaMaxamed-lu5bn
    @SafaMaxamed-lu5bn Рік тому

    M.a❤

  • @hagarman6522
    @hagarman6522 Рік тому

    Waa flim dhaqan xumo u horseedaaya umada soo maaliyeed