TAXANAHA ARDAY | XALQADA 2AAD | HIBO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga bilaabay baahintiisa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
    ©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
    Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helowaxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka
    #taxanahaarday
    #arday
    #bilemedia
    #biletv
    #riyofilms
    PROTECTED BY
    DMCA.com
    www.dmca.com/r...

КОМЕНТАРІ • 5 тис.

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +1814

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅

  • @fartuunaadan7220
    @fartuunaadan7220 Рік тому +876

    inta nabiga jecel 2k like saari doonaan😢😢

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +626

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najiibalpo4981
    @najiibalpo4981 Рік тому +25

    Hadii aad u jeedo magac allah (اللهُ) Like👍 saar💓💯👈

  • @faskafaskaawi1105
    @faskafaskaawi1105 Рік тому +339

    4/may/2023 habeen jimce ah alle janada ha inagu wada kulmiyo qoralkayga cidii aragta like 👍 ha la dhaafin wll❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Рік тому +592

    Inta musalsalkan taxane u ah oo markasto lasoo dhigo daawato waa idin salaamay 😂👋😭

  • @Asha-dn3gh
    @Asha-dn3gh Рік тому +172

    These 2 episodes really touch on topics in the Somali community that isn’t talked about and is needed to. Much love

    • @neverlookback1244
      @neverlookback1244 Рік тому +7

      Especially about the arranged marriage

    • @DiscoveryAirways-oo1dd
      @DiscoveryAirways-oo1dd Рік тому

      Rkjridhrhghhueyehuehrrhejegrgdirurhhejrhrhrjrhrhyrgrhrurijrheghriegtryryeuwuhehejei3u3heggrgeghrjdhdyqjjqgzvxbdjjejejejejejehheggdgshehheheehehehhehdhgddgdgdhhehehehe❤❤

    • @apexsom5954
      @apexsom5954 Рік тому

      @@neverlookback1244 You mean a father selecting a vetted man for his daughter? This is the only way women can avoid divorce and single motherhood

    • @iga7523
      @iga7523 Рік тому +3

      @@apexsom5954 u need help i u dont belive that women deserve the basic human right of freedom

    • @kusumdevi-yd6hc
      @kusumdevi-yd6hc Рік тому

      ​hf sity@@DiscoveryAirways-oo1ddg2ho😮hoooo😮😂

  • @afnaan637
    @afnaan637 Рік тому +19

    5/5/2023 maanta oo jimce ah waxaa rabaa inaa fataxada isku marno Qof walba oo hami le ilaahay inuu u fududeeyo aamiin yaa Allah 🤲🇩🇯❤🇸🇴❤🤍💚

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +2551

    inta Filimka Ka Arday Rabto inay dhameysataan farta 👍🏾 ❤️ 😎

  • @Imasua.
    @Imasua. Рік тому +2314

    This drama deserves to be streamed on Netflix 👏

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Рік тому +47

    Caméra 100%editing 100% actor 100% quality 100% somali beast ❤❤❤❤❤ machallah partie 2 inshallah 2million

  • @asegidhailu8022
    @asegidhailu8022 4 місяці тому +2

    I really love it. I'm from Ethiopia, and I can only hear somali a little. But the captions helped me a lot

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +553

    Had Aad ujeedo magaca nabigeena suuban mixamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Samiahmed5-y7f
      @Samiahmed5-y7f Рік тому +1

      Lgenow subscriber isaar thanks

    • @hafow9450
      @hafow9450 Рік тому +1

      Aniga aya itabten gabar arday ah oo will ay isku fasalyiihiin u.guursada way way😂 waayo waxaa lugu sara out sider ku socoo halkan raabni cawa
      Ayan haynaaa odayasha arimahaa ka waniyaa
      Waxan xasusta bile tv bulshada aya ku bahaan hiboo sorry nabar xaaq darana Alha kaga dhigaa

    • @iqraahmed8968
      @iqraahmed8968 Рік тому +1

      Scw

    • @saadocawil8744
      @saadocawil8744 Рік тому +1

      Muhammad S.c.w saas laga rabaa 🌹❤️

    • @cabdi_daahir
      @cabdi_daahir Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw

  • @amaarmohamed3666
    @amaarmohamed3666 Рік тому +487

    Inta Arday io Haboon ba daawatay waa idin slamaay 😭✋😂😍

  • @mohauujey-xi5nn
    @mohauujey-xi5nn Рік тому +90

    Camera 100%
    Edit 100%
    Acting 100%
    Somalia 🇸🇴 to the world ❤❤

  • @florie7762
    @florie7762 Рік тому +36

    I am the happiest person in the world right now❤❤ finally i can watch without subtitles 🎉🎉 my people making my language international is my wish come true Much love from 🇩🇯 to my second country 🇸🇴😭❤️

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Рік тому +925

    3 hours 160K views Another Level
    1 day 1M views commin soon 🙌
    team Arday is not easy 💪

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +252

    Filimkan Yaa ila arkay in rag iyo dumarba ka.xiiseynaYo 😂👍❤️
    Ki haboon local buu aha waxa ugu badane dawanayay hablo ayay ahayen, balse filimkan lo dhanYahaY bille TV Guuleysta sxbyal Hormar wcn 🙏♥️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 місяців тому +2

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI Рік тому +3

    Best ever Somali flim
    Simply the best 🇸🇴😍🤝

  • @Moha.Official
    @Moha.Official Рік тому +411

    Inta flimka Si wayn U xiiisaynaysayy qaybta 2 is mujiya😂✊🏼❤️🔥

    • @mcneyqurux1585
      @mcneyqurux1585 Рік тому

      Nimanka musasalka ma dawadana🙄😂

    • @Mahamedisxaaq
      @Mahamedisxaaq Рік тому +2

      ​@@mcneyqurux1585 ani igama hyninee lakin kuhumen and udawadaa😊

    • @nasteexoniyaa3459
      @nasteexoniyaa3459 Рік тому

      Mi wllhi saa,id baan ugu farxay markaan arkay

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg Рік тому

      Dhaqan bi'is caadibahbbaa ka socda flimkan dawladihi reer galbeed iyo NGO-dii awalaba soonaliya qasi jirey baa soo diyaariyey waxan flimka lagu sheegay. Goormey ardeyda somaliyed goono ama haaf iyo shaati iyo khamaar yar ku tagaan goobaha wax barashada. Ta labaad waxayba ku leeyihiin raabka waxa la dhahono heeso nacnac iyo afxumonah oo gaalada reer galbeedka ku heesaan ayaa gabay ah mid timo mid jeego xiir ah baa la soo boodaya hoos u dhac kor u dhac warka dhan nac markaasuu leeyahay makaas ayaa gabay ahayn. Waxaan joognaa aduunyo raab oo qoloda leh o ah gaalo aanu isku diin ahayn leeyihiin in la dhalinteenii la barayo iney raab yihiin. Weliba qrybihii hore ee waxan filimka lagu sheegay maan daawan. Somali dagaal dhan walba ah baa ku socda mid dhaqaale mid ciidan mid akhlaaqeed mid diin iyagu war isuma.hayaan madaxweyne hebel oo reer hebel ayay ku hayaan 24 hrs

    • @Fvv..girl-----Shushu56
      @Fvv..girl-----Shushu56 Рік тому

      Ww🎉❤

  • @A_karaama
    @A_karaama Рік тому +90

    Filimkan wuxuu si toos ah u abaaraya oo farta ku fiiqaya waaqica kajira somalia runtiii waa dhiiri galin
    Bille TV mhdsanidiin 👍❤️

    • @abdinasirmohamed7342
      @abdinasirmohamed7342 Рік тому +1

      Been maha wlhi dadkuna waxay leeyihin wax anshax xumo ayaa ku jira

  • @abdourazakahmed2494
    @abdourazakahmed2494 Рік тому +12

    I from Djibouti 🇩🇯
    Wlh waa film 🎥 waata qiimihiisa hooray aan usoocono dhamaten ba wll 🇩🇯🙏👏

  • @diliqow140
    @diliqow140 Рік тому +32

    Camera 100%
    Editor 100%
    Acting 100%
    Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴
    Somalia hanoolaato inta soomaaliya jecel fartaada taag 👆🏾.

  • @guiled_miiran5870
    @guiled_miiran5870 Рік тому +245

    Astaan hakugu taagnaato 😂
    I can’t wait arday ❤

  • @xumeirah
    @xumeirah Рік тому +251

    First episode was about provision of counselling sessions and pyschosupport in schools
    Episode two impact of forced and early marriages on the girl child..
    As a teacher I would say this is impressive ...its not just a film but an educative and eye opening one
    Kudos team Bile TV.
    We hope to see more burning societal issues being put across thru this film.

  • @xafsailyasxafsailyas-ho9hm
    @xafsailyasxafsailyas-ho9hm Рік тому +4

    Inta oog ina uu filmkan kalkicinyo Chanel 😂❤one love all members in the film form Somaliland 💚🤍❤️💕👍

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 Рік тому +14

    The last part was so emotional 😢.....this is amazing and am happy to see my people doing great job 🎉 congratulations
    Hibo's acting is another level and out of this world 🌎🎉🎉

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial Рік тому +171

    Inta Kaheshay Ismuujiya Filimka Arday ☝️☝️🇸🇴👍

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +121

    Inta kabo la'aan ku dawanysa like isaar😂😂

    • @axmeddhereye957
      @axmeddhereye957 Рік тому +1

      Waan xidhanahy ani from hargeysa 🙏😂☝️

  • @user-mz1zk6we8s
    @user-mz1zk6we8s Рік тому +3

    IntaH iyaGoo dawanaYsaH haDan comment akhrinaYsaH😊😂😂😂😂

  • @abourahman9586
    @abourahman9586 Рік тому +4

    Somaliyey iso duceya ilahay ubad bariya inu isiyo😢😢😢

  • @eproz1030
    @eproz1030 Рік тому +168

    Inta filimkaa ka aaminsan filim waaqica jira ee somaalia ismuujiya ❤👍

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Рік тому +268

    Waxaan jeclaan laheen asbuucii labo mar in naloo soo daayo asbuuc dhan masugi karno filmka waa xiiso badan yahay😂😂
    Yaa igu raacsan 👍 ❤

  • @SOumaYa_Abdurahman
    @SOumaYa_Abdurahman Рік тому +2

    🙂🤍✨انني اشجع تصوير هذا المسلسل ارى بصيص امل في التطور من خلاله

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial Рік тому +4

    Talaab aad u weyn ayaa qaadnay hadaa somali aa nahay! Professional video Masha'Allah 🥰🙏💯 I can't wait part 3

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Рік тому +129

    Arday best series 💜
    Hadaanu nahay dhalinyarada soomaaliyeed waan idinku dhiiri galinaynaa halkaa kasii wada bahada bile media 🙏🏻💛

    • @shuaibabdisalan09
      @shuaibabdisalan09 Рік тому +1

      Waa film anshax xumo ah 😰😰

    • @kingriyadze3996
      @kingriyadze3996 Рік тому +4

      ​@@shuaibabdisalan09 ᴋᴀᴀʟᴀʏ ʀᴇᴇʙ ʜᴇᴇᴇ😅😅

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Рік тому +3

      ​@@shuaibabdisalan09 maxa kukeenay meshaan marka hadu anshax xumo yahy

    • @kaafiyaabdirizak
      @kaafiyaabdirizak Рік тому +2

      @@shuaibabdisalan09 maskaxdaada qudhun baa ka buuxa 🤫

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 Рік тому

      @@shuaibabdisalan09 kuwa ajanabiga ee haben iyo malin ladaawado iyo TikTok ga waxa kasocdo miyaa fiican marka? Meel baa kuolaleysee yaa bas baas kamariyay. Filinka waa gubaabin, dhiragalin iyo qaar kalobadan. Horay usocda Bile media ❤❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @mohamed_bulshaawi
    @mohamed_bulshaawi Рік тому +176

    Camera 100%
    Editing 100%
    Actor /Actors 100%
    Quality 100%
    Best somali film I ever seen

    • @BabaYao-jw5wk
      @BabaYao-jw5wk Рік тому +2

      Acting 50% waye story 40% camera 80%

    • @user-yp9uz9dy4w
      @user-yp9uz9dy4w Рік тому +1

      8:04 ❤ 8:04 😊

    • @AbuMangala
      @AbuMangala Рік тому

      Go do ab g FL out

    • @abdifatahhussein4041
      @abdifatahhussein4041 Рік тому +1

      Camera 100%
      Editing 100%
      Actor 100%
      Quality 100%
      it's the best film i've ever seen this is anantha label❤

  • @hamzedacaadofficial1614
    @hamzedacaadofficial1614 Рік тому +1

    Wlhi filimkaan intaa ku shegeysa dhaqaann xuun waxan leyahay meel kale ayaad wx kaa egteen lkin aniga waxan kaa dawaday filimkaan qebtaa darenka xaqiiq fililmkaan waa kii somali oo dhaan badililahaa keep going bn anu leahay masha Allah all the best caruurta filimka jileysa hala dhirigaliyo that is all what am saying 😄 ❤❤❤❤

  • @user-vi7fr4cn1x
    @user-vi7fr4cn1x Рік тому +4

    Heesta fanaandi qarankena Hibo nuura iyo acting ka hibo iyo hooyadeed la iskula helay very emotional 😢 wlhe Bile tv director ka wa ina garab istagno❤

  • @codyody-qs5tt
    @codyody-qs5tt Рік тому +825

    It is really difficult to wait for one episode of not less than 25 minutes each week on Thursdays. This will kill the excitement of the audience who have been waiting for this series for months. A series should be 40 or 30 minutes long. You should appreciate the audience who support this series and your channel. Please make the series longer.

  • @Beesjeel
    @Beesjeel Рік тому +59

    Ilaah halaga cabsado, nebigana halagu saliyo. Scw ❤

  • @djabali-gims9144
    @djabali-gims9144 Рік тому +1

    from Djibouti machallah

  • @xnazzyphyn_x
    @xnazzyphyn_x Рік тому +6

    I feel really emotional when I see parent making marriage proposals for their teenage daughters 😢😢 anyways it’s a wonderful series and I’m looking forward to episode 3 😊😊😊

  • @abdifatax218
    @abdifatax218 Рік тому +27

    Qodobka ugu weyn Aan halkan ka fahmay Aniga ahaan in Gabdhaha aya goo hami leh in howlo lagu furo mashquul kale 🤲❤️

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 Рік тому +405

    Inta rabta in ay dhamystan Filmka arday ismujiya
    Illhay nafta ino daayo ❤️😁👍

  • @laylacawale9841
    @laylacawale9841 Рік тому +1

    Dadkii caynayay oo dadka u xumeynayay wlhi dad fican waye sababto ah wuba kala kacay somali ma wax la nacsin kara wixi laga celiyeyba jclyhn sheikhyasha wlhi xayeysin fican ayey no sameyn 😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations ARDAY WANKU WADANA ASXAN MUSASAL🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +13

    Drama ardey deserves to be streamed on Netflix ❤❤

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 Рік тому +59

    Sorry hibo 😭😭Adiga jiliin Ayey kaa tahy Anigana run bay iigu dhacday anigoo dugsi saro dhigta baa nin liigu daray 😭anigoo f4 dhigtana waa lii guuriyey 😭😭 xitaa f4 waa dhamesan waayey waa xanuunsaday😭lkn hda Alx hooyo noqaday waa isaga qancay qadarta😭😭 badanaa gabdhaha wax barta saan wey ku dhacdaaa 😭 qofka hamigiiza dhexda looga soo dhacaa 😭😭 Aabe yaaloow saan wax ka badala please 😭😭 inta maalin Aan ooynaaye ma xisabsanto 😭😭 lkn weeey ii qorneed😭😭😭😭

    • @abdurahmanshire9443
      @abdurahmanshire9443 Рік тому +1

      Oh;sorry my sister just strong woman

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 Рік тому

      ​@@abdurahmanshire9443 tnx wllky😊

    • @fathiali4364
      @fathiali4364 Рік тому +1

      Sorry abaayo wax walbo waa qadar rabi 😪😢

    • @MohamedOmar-zf1sj
      @MohamedOmar-zf1sj Рік тому

      Sorry bayo😰😰 😰. Always be strong....😰 Wlhi I can feel that pain 😭

    • @dheemanqurux2382
      @dheemanqurux2382 Рік тому +2

      Same ban nahay anoo fasax f2 ah layga reebay insha alh mar ban rumayn rajadayda malintay ubadkayga lmaha ugu yar school igaadho ban bilaabin wax barasho ilaa heer PhD dhiina diyaarin Hadii allah cimriga dhereeyo alah cilmi diin iyo mid aduun ba ha igu aflaxiyo ducada isoo mara

  • @ahmedartan360
    @ahmedartan360 Рік тому +342

    I just watched this episode and it hit me deep. One thing I realized is that some young Somali boys are more interested in rap than in Somali poems. They feel like Somali poetry is meaningless and out of touch with their lives. It's a shame because poetry is such an important part of Somali culture and losing that connection is a loss for all of us.
    Another thing that really touched me is the issue of forced marriages in the Somali community. It's heart-wrenching to see so many young girls being forced into marriages with people they didn't choose. It's a betrayal of trust when their parents are the ones doing the forcing, and it's painful to see these young girls suffer because of it.
    Overall, I think the episode did an amazing job of shining a light on these important issues within the Somali community. It's crucial that we continue to have these conversations and work towards making positive changes. We need to empower young Somalis to feel proud of their heritage and give them the agency to make choices about their own lives. That's how we can truly honor the richness and beauty of Somali culture.

    • @ibrahimali5497
      @ibrahimali5497 Рік тому +3

      Well said bro 👏 👌 👍

    • @wiilsanjames7629
      @wiilsanjames7629 Рік тому +10

      Somaali miyanad la Hadlayn ?
      Ma Qoraalka soomaliga kugu dhiba?

    • @sabirinmohamud
      @sabirinmohamud Рік тому +3

      @@wiilsanjames7629 waaa lyapnhy anpa🙌😂

    • @hideeyes8565
      @hideeyes8565 Рік тому +6

      @@wiilsanjames7629 war waa Dad kipray o moodaya ilbaxnimada luuqad ninkale leyhay in lagu hadlo

    • @wiilsanjames7629
      @wiilsanjames7629 Рік тому +1

      @@hideeyes8565 dad afkooda ka faanaya somaalan Haya ilbaxninadiiba la qaloocatay 🤨

  • @ExYahyeHunter
    @ExYahyeHunter Рік тому +1

    pary 3 ilaahow nabad nagu gaadhsii aamin dhaha

  • @user-sj3lv4nj7s
    @user-sj3lv4nj7s Рік тому +1

    wow good team Somalia legendaries keep going

  • @zensounds2091
    @zensounds2091 Рік тому +342

    I can’t believe the government is saying a 24minute episode is wasting time. 🤣🤣🤣 they want laaluush

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 Рік тому +3

    Maasha allaah filim sidan ah oo wadankeena lagu dhigay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maymuunyousuf9552
    @maymuunyousuf9552 Рік тому +13

    The one thing that I loved soo much when I went to Somalia was the food that we got when we went to visit a relative. Every Somali mother has talented hands and so loved the part when hibos mom made the guest food.😊😊😊. But the end is a very sensitive thing that should be brought to light😢😢😢😢

  • @Cazuuz
    @Cazuuz Рік тому +107

    Farta taag inta sidayda oo kale sugi kari wayday Episode2 ee ku daashay refresh gareen.👋😂
    I can’t wait #Episode3.🔥

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +104

    Inta Iska ogayd inaan la joojin karin taxanaha arday❤😂😂😂👍

  • @user-sv3tq6bn8k
    @user-sv3tq6bn8k Рік тому +3

    Inta jecel quranka iyo nabigii ino keenyba lek saar

  • @hurdaaye8
    @hurdaaye8 Рік тому +3

    1M markuu gaaro like igu garaac asxaab South Sudanese baan dagaal Kula jiraahe

  • @abdirisakabdirashid7354
    @abdirisakabdirashid7354 Рік тому +44

    Xalqadan aan gaadhsiino 1m one day si looga fuqo filmka
    Inta igu taageersan 👋

  • @luqmanahmed3191
    @luqmanahmed3191 Рік тому +32

    it was really just amazing I mean i don't have the word to express my gratitude in just 2 episodes this series has touched so many sensitive and real issue i think which has not been discussed in all other series combined I really hope to see more and a big thx too bile tv we stand with their line of telling stories that really benefit the society and not nonsense repeated stuff thx for the effort and more power to you guys. i hope one day our schools will look like that and our people will able to accept a more tolerant and modest form of Islam and radicalization will end I hope so.💝

    • @Handle0108
      @Handle0108 Рік тому

      What “moderate form” of Islam, our deen is one. Radicalisation happens because there a lot of poorer people in the countryside without education that get manipulated.

  • @mehmetalimohamed2830
    @mehmetalimohamed2830 Рік тому +6

    Much respect for somalia
    Im actually watching this with my family
    Your Djiboutien brother ❤️

  • @Abdimajid
    @Abdimajid Рік тому +3

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙
    Follow isoo dheh please

  • @laylah150
    @laylah150 Рік тому +57

    This episode was so well done, I really loved the relationship between Hibo and her hooyo. But I started crying when Hibo was upset about her future and education.

  • @Zakariye.saciid
    @Zakariye.saciid Рік тому +14

    Waxan dawaday 25 daqiiqo oo dhigmata dhamaan xalqooyinka musasalka haboon Bile Tv waxba la idink ma qaban karo horay usocda 👏♥️

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 Рік тому +12

    Amazing the way the teacher is explaining his points to the students. Somali language is the one spoken in the north (Somaliland) most of the legends are from there .

    • @success607
      @success607 Рік тому +2

      We have different dialects and we are happy with that dia

    • @user-zp6gk8tm9p
      @user-zp6gk8tm9p 8 місяців тому

      M.a

  • @xamdailkacazxamdaapthiriza2268

    Inta ka naxdyy mrka inanta La pixiyyyy izo raca😅❤

  • @cawoyasin1037
    @cawoyasin1037 Рік тому +7

    Hada kale Loma bahna film 🎥 dad kle matalan somali ha is tagerto mshalaha film qiso dhaba laga samaeyey ❤

  • @a.hamidsuleiman6794
    @a.hamidsuleiman6794 Рік тому +26

    Hibo is one of the outstanding actors that has showcase confidence and passion in her acting. she definitely has core competence and background acting skills which is marvellous. I am enjoying it , nice work 👍

  • @bashiirmaxamed-pn9yd
    @bashiirmaxamed-pn9yd Рік тому +2

    Inta hada daawanaysa farta taag ❤😂

  • @kaafifilms1523
    @kaafifilms1523 Рік тому +3

    Actingku waa another level, soomaaliya dhanka films ka dunida la tartami kartaan arkeynaa🇸🇴

  • @fatmamk8957
    @fatmamk8957 Рік тому +135

    Never thought a Somali Based Movie would actually be this Lit 🔥🔥

    • @shukri-en7nt
      @shukri-en7nt Рік тому

      Wllhi same am used to watching kdrama and cdrama never thought somali drama would be like this they nailed it

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed5527 Рік тому +67

    Waaw ❤ m.allaah .. who says Somalis don't know acting..??
    Proud of u guys , Gabdho qurux badan, dhalinyaro Murti leh iyo Musasal qiso jcl leh❤❤
    The last part of this episode is really epic as it talks about the reality behind the Somali tradition.
    When a girl reaches at this age, fathers arrange her marriage without her consent. Fathers may be doing this because of their own personal benefits like wealth or big promises for political campaigns and Higher job vacancies.
    Its sad to forget the happiness and the likes of your own children because of your personal gains and achievements🙏🤗
    Jaceyl ku ha waaro❤🥰

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Рік тому +2

    Flmk wahu 1 day ku gaadhi waayo like haysarinba uma qalme

  • @HafsaDheman-md8bs
    @HafsaDheman-md8bs Рік тому +19

    Inta filimada somali xiiseyna balse Kan kuxumeysan udaawaneysa salaamaya❤😂

  • @rehamkhoury6317
    @rehamkhoury6317 Рік тому +277

    You guys are killing this series you don't need to be posting one episode per week and it's only 25 minutes long don't kill our excitement 🎉 but well work done😮😊

  • @abdigadarmohamedali9071
    @abdigadarmohamedali9071 Рік тому +2

    Waan idin jecelahye somali maxamed i love you my somalia people

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Рік тому +2

    Waxaa taaganahay Apaayo Walaalkaa caawi wlh waa qoslay 😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @amerlafole
    @amerlafole Рік тому +136

    Soosaarista filmkaan waxaa iska kaashaday khuburo aqoon heer caalami ah u leh shaqadooda, farsamada iyo qalabka la adeegsanayo dhamaantood waa Hollywood standard, waan bogaadinayaa 🇸🇴👏🎉

  • @umaabintuumaya4526
    @umaabintuumaya4526 Рік тому +29

    Finally somali drama with English subtitles ❤

  • @Mohamed-dafle
    @Mohamed-dafle Рік тому +1

    Am absorbing this deeply and so far am watching episode 2 and all i got is that somalis need this to widen their perspective towards life and its way.

  • @affowlejo2659
    @affowlejo2659 Рік тому +4

    1m aa dhalah ayaa ka dhiman, less than 24hrs Arday on fire 🔥

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 Рік тому +27

    Camera 100%
    Editing 100%
    Sound 100%
    Story 100%
    Guuleysta bile media.👏👏

  • @Arawello_1
    @Arawello_1 Рік тому +68

    I pray this movie gets all the recognition it deserves! Bringing light to often ignored issues🤲🏾

    • @AHMEDALI-jg8fo
      @AHMEDALI-jg8fo Рік тому

      Am 100% sure it if they make it at least 50min or less days to wait cause people are already annoyed about the waiting days and the minutes

    • @majidelmit2326
      @majidelmit2326 Рік тому

      @@AHMEDALI-jg8fo That’s cuz they are lacking loads things, kudos to them for doing this great so far. Let’s hope next series is longer and less waiting

  • @zizoucade9264
    @zizoucade9264 Рік тому +1

    Masha Allah waxbo lagam qaban karo another level

  • @superprrime
    @superprrime Рік тому +2

    Flimku wax xaqiiq ah ayuu ka hadlayaa 😢 gabdhaha qasabka lagu bixiyo waa wax jira

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 Рік тому +22

    Inta gadal ka dawan doonto like ha ila dhafin like👍👍👍👍👍

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 Рік тому +137

    Woooow Hibo's acting is out of this world 👏🏾 👏🏾

  • @menksudaissharif7855
    @menksudaissharif7855 Рік тому +2

    MASHALLAH such authentic actors and actresses SUBHANALLAH may ALLAH grant you ease through that journey because it's not easy at all indeed it's a popular drama almost everyone should watch it and learn something new 🥰👍❤️

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 5 днів тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingcalaf2480
    @kingcalaf2480 Рік тому +1

    Wow! Wan ku faraxsanahay in filimkan la so dayo hada nahay jilayasha Somalia gar ahan Ani waxan joga kismayo filimka ardayka tageero Ayan idin nahay anako group nahay wana ku faraxsanahay nin fikradan so hindisay marka hambalyo❤❤

  • @omarhussein114
    @omarhussein114 Рік тому +50

    Absolutely brilliant 😮 I have ever seeing such film like this, the way representing our beautiful city Mogadishu.
    - Sound effects 💯
    - movie quality 💯
    - characters are international level 💯
    - absolute prefect camera angles and sound💥💫
    - only I can say this movie produced in somalia, production in somalia, producers are also Somalian.what we are waiting for is next episode.
    Thanks Bile media and Riyo films 👏👏👏👏👏

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +32

    4450k view's
    13 hours
    3 .5 comments
    Three days 1 million insha allah
    Bile TV comes from another world 🌎 ❤ ♥ 💙 👏 👌 👍 😀

  • @omarabdulahi5810
    @omarabdulahi5810 Рік тому +1

    Inaba caadi mahin flimkan hibo filka way shiday keep going my dadkii laga beeray

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar Рік тому +1

    Masha alah 2dasy 1m🎉🎉🎉😊

  • @anabqanysalad5347
    @anabqanysalad5347 Рік тому +16

    Speechless! Best Somali series ever, can’t wait Ep3! Mansha Allah congratulations 🎉

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 Рік тому +22

    Culumada filimkn nala dawaneso waa salamaya 😂😂😂😊

  • @gureeydiini7898
    @gureeydiini7898 Рік тому +2

    Jah Keep Going Guys I Never Seen Like Thid Movies Fro My Life 🎉

  • @user-wf9lv5sc1i
    @user-wf9lv5sc1i Рік тому +1

    M.a laakin team arday wll waqtiga iga soo badiya🎉❤

  • @abdirashiidabdisalaan
    @abdirashiidabdisalaan Рік тому +101

    I am happy that a generation of Somalis who are talented in the generation of films that are useful to the society are coming out. I also thank everyone who participated in the coming out of the new generation of young people.
    I also appreciate that they make more movies about the importance of education and I request that the actors be corrected before they appear in the movie.
    I am proud of the TV staff and young actors who reached Milan in a day.

  • @iiraan111
    @iiraan111 Рік тому +14

    fadlan isbuuci 1 xalqo naguma filno 😢😢 2 episode nooga dhiga team #Biletv good jobb🎉