WAREYSI DHAXAL GAL AH OO LAGA REEBAY AUN ABWAAN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE " SINGUB"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2019
  • WAREYSI DHAXAL GAL AH OO LAGA REEBAY AUN ABWAAN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE " SINGUB"
    WAREYSIGAN WAXAA QAADEY TVGA UNIVERSAL TV IYO WARIYE GADHYARE.
    WAREYSIGANI WAXA UU KA DHACEY WADAN DJIBOUTI MAGAALADA DJIBOUTI 2008kii.
    DAAWASHO WACAN
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 47

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 Місяць тому +6

    The most talented Somali poet and song composer of all time. RIP. AUN! 🙏

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 Місяць тому +2

    Abwan maxamuud cabdullahi ciise sangub alle ha u naxriisto janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Місяць тому

      Aun Aamiin aamiin yaa rab

    • @haajiyuusuffaarah
      @haajiyuusuffaarah Місяць тому

      😊و😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@SOMALIMUSICCULTURE

    • @user-sn8jf2rv9b
      @user-sn8jf2rv9b 28 днів тому

      1​ygj
      @@SOMALIMUSICCULTURE

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 4 місяці тому +1

    Sengub Ilaahey ha u Naxariisto aniga Iyo Soomaali Badan ayuu Dunidan nagu Dambaajiyay Qosol Majaajilillo,Ruwaayad aftahannimo iyo Afsomali bisill iyo Waddani

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 2 місяці тому +1

    Illaahey ha u naxariisto Abwaan Adeer maxamuud cabdullaahi ciise sangub

  • @cabdiraxmaancaydiid5309
    @cabdiraxmaancaydiid5309 Місяць тому +1

    Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa abwaan waddani dhab ah ayuu ahaa A H U N

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Місяць тому +1

    Rabbi ha u naxariisto Abwaan Singub...

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 3 місяці тому +2

    Waxaa nasiib daro ah in Amxaaro 2024 weli joogaan dhulkayaga oo waliba badiina rabaan innay bar goostaan. AUN Abwaan Sangub

  • @maxamednuur4871
    @maxamednuur4871 Місяць тому +1

    Abawaan qiimoleh ayuu ahaa Allah haunaxariiso

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +2

    Aun Abwaankii omadda soomaaliyeed m.cllaahi singub
    Allow jennada geee

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Рік тому +3

    Alle haw naxariisto isaga iyo Dhamaan intii dhimatayba

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Місяць тому +1

    Ilaahay ha unaxariisto sangub

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 4 роки тому +3

    Mcha allh abwaan aan taageero ale qabriga ha unuuriyee ninka wariyaha ah ma iamacil xusen farjarbaa

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 6 місяців тому +1

    Allah hakuu naxariisto adero

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 3 роки тому +1

    Abwaan ❤️❤️❤️

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 2 місяці тому +3

    Wariyahaan ku qoslay kulahaa Yaxaas dabadhuub iyadu maxay ahayd 😂😂😂😂, Yaxaas Dhagaduub dheh AHN abwaan Sangub

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 5 місяців тому +1

    💐💐💐💐💐💐💐🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @yuusufSiyad-yc7qy
    @yuusufSiyad-yc7qy 23 дні тому

    " Yaxaas dhaba-dhuub": kulahaa, saxaafaddii soomaalidu iilkey dultaallaa.

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 роки тому +1

    rabi hau naxariisto

  • @elmiahmed9906
    @elmiahmed9906 Місяць тому +1

    Rowayadiindasarcad

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 11 годин тому +1

    Mohammed Cumar Huryo

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 Місяць тому +2

    War ninkan mucjisuu ahaa

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 Рік тому +1

    Allah haw naxaariisto Amiin Amiin Amiin

  • @maxamuuddaacad5296
    @maxamuuddaacad5296 2 роки тому

    Waraysigaan xilima la qaady hilaadee

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 11 годин тому +1

    Huryo

  • @mohamdibrahim5889
    @mohamdibrahim5889 Рік тому

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 27 днів тому +1

    viking *❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.