Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2022
  • #caweyskadalmar #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    Hargeisa
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 80

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 місяці тому +3

    Thanks so much Caweyska dalmar, aad ayaan u xasuustaa, a/qaadir xirsi yam-yam, axdigii dahabiga ahaa ee suugaanta somaaliyeed, lkin muqaalkiisu waa ii maanta, codkiisuna maskaxdeyda wey ku keydsan tahay, hadii aanan arkeyn, waan garan lahaa inuu yahay, yam-yam.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      Walaal adiga muddan, Wareysigan waxaan ka helay walaalkay oo studio la'haan jirey, wuxuu ka dhex helay cajalodo meel ku ururiyey. AHUN Yamyam cajiib buu ahaa, meel ii jirta 4-5 saacadood gaadhi, Columbus OHIO USA ayuu gaadhi ku jiiray, mar danbe baan maqlay Ilaahay ha u naxariisto aamin

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 2 місяці тому +1

      Shukran Shukran, guuleysta,bi'idniLLaah

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      @@engabdihussein7596 Dhamaanteen InshaAllah

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 Рік тому +10

    Wareysi muhiim ah oo aan waqti tebayay. Guuleyso saaxiibka Caweyska.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому +1

      Walaal mahadsanid

    • @ahmedsaidali3550
      @ahmedsaidali3550 2 місяці тому

      ​@@caweyskadalmar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Рік тому +15

    Ilaahow u naxariiso abwaankii weynaa nin qaali ku ahaa somali kabaxay 2005 tii baa magaaladan columbus Ohio gaari ku marey xaafadena akteeda isagoo dhowr bilood kaliya buuba joogey mareykan in badan ayuu dhoofka diidi jirey laakiin qabri masocdee qofkiisa socda ciyaalkiisa iyo dad badan buu keenay halkaan saasa u qornet waduu goynayay gurigiisu u socdey moolka somalidu kayimid ee la dhihi jirey ikwatoor mall dhaawac weyba ma gaarin Dakar yar madaxaa dhiig ku furmey easy bu ku dhintey dhaqso maalin naxdin lahayd Ilaahow u naxariiso oo janaatul firdowsa kawaraabi nin taariiq reebey aduun naf malahan ilma xirsi siyaad ilaahow u naxariiso yam yam iyo xasan xaadba culimo iyo gabyaaba wey ahaayeen hada sheeq daauud oo walalkooda jooga cimri dheer iyo caafimad alaha siiyo rabiyow

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому +2

      Aamin. Ma ogeen inuu ku dhintay Columbus Ohio. Waxaan u jiraa Columbus 3 saacadood gaadhi. Michigan. Ilaahay ha u naxariisto.

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Рік тому

      @@caweyskadalmar haa walal columbus bu ku dhintey ilaahay how naxariisto

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 Рік тому

      Haa waasidaa aad sheegtay wll ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo c/qaaadir xirsi yamyam waxaa kale oo yaable intuusan dhiman bilo yar ka hor somaalia oo dhan lug buu ku maray gaadhi suugaantiisii oo dhana wuu duubay waxna qoray cajiib kadib buu dhaafay isla bilo yarna shilkaasuu ku naf waayay allow qarigiisa uga dhig beer janaad aad iyo aad baan u taageeraa lkn nasiib darro xiliguu noolaa waan yaraa si wacan suugaantiisa waxaan u bartay 2015kii iyo wixii ka dambeeyay mar la arag buu ahaa isagoo kalena in dib loo helayo u malayn maayo

    • @user-mm6yw2ml8h
      @user-mm6yw2ml8h 8 місяців тому

      Aamin aamin illaahayha u naxariisto

    • @Maxamuud-fx2cf
      @Maxamuud-fx2cf Місяць тому

      Xasan xaad ninkii dabcasar ay is cayr cayrsan jireen ayaan dhawayd oo caabudwaaq joogay aabihi miyaa

  • @AhmedrashidJama-wu5id
    @AhmedrashidJama-wu5id 2 місяці тому +4

    Yam yam waa reer kismayo.waa odey cajiib ah.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому +1

      AHUN Yamyam wuxuu ku dhintay Columbus OH USA, Aamin

  • @abdirahmandahir469
    @abdirahmandahir469 Рік тому +5

    Raximahu Allahu Arxamu Raaximiin inagana jacaylka Rasuulkeena SCW Allah ha inagu arsaaqo Allahuma Aamiin

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif 2 місяці тому +1

    Awoowgay allaha ha u naxariisto waa ayeyday walaalkeed. Ayeday quman xirsi siyaad iyo abdulqaadir xirsi siyaad..

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 місяці тому

      Aamin

    • @Maxamuud-fx2cf
      @Maxamuud-fx2cf Місяць тому +1

      M.a aniga aabahay iyo abwaanka labo walaalaahaa kala dhalay
      Aadan Ibrahim aabahay aabihi. Iyo faadumo Ibrahim abwaanka hooyadi ilaahay ha unaxariisto abwaanka aabana ilaahay cimriga ha ubarakeeyo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Місяць тому

      @@Maxamuud-fx2cf Aamin

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 2 місяці тому +5

    Illaahow kuu naxariisto Amiin.

  • @user-gz4cf1xw9j
    @user-gz4cf1xw9j 2 дні тому

    Adeerka cabdulqaadir xirsi allaha u naxariisto aaaaaaaam8iiiiin

  • @AhmedrashidJama-wu5id
    @AhmedrashidJama-wu5id 2 місяці тому +1

    Waaba nin dhalinyara ah waxaan u maleeynayaa waa balwad la'aanta.m.a

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Рік тому +1

    Alhamdulilaah anaa kuu qoray.

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 Рік тому +2

    Waraysigan 2004 tii baala Duubay TV Qaranka Somaliland iyo Radio Hargaysa
    Wariye Khadar maxamed Cakule
    Agaasimihii Hore Ee TV Qaranka
    Waana Waraysi Dhaxal gala
    Alle Hawnaxariisto abwaan Yamyam
    Suugaantiisa Habka Uu Sheekeeyo Aad baan U Jeclay

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Рік тому

    ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUUM CABDULQAADIR YAMYAM QARAABADII IYO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEEDNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH HA KA SIIYO AAMIIN AAMIIN INSHAA ALLAH.

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Рік тому

    Adeeraw wallawsaaas raggeedii ahayd adeer weligayba waan ku maqlaayee.

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Рік тому +1

    Alle ha u naxariisto abwaankeenii waynaa..

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 Рік тому +1

    Waa abwaan illaahay aqoonsan isaguna inuu adoon yahay aqoonsan

  • @BintuMaxamed-vs2xh
    @BintuMaxamed-vs2xh Місяць тому

    Allaha unaxariisto abwaankeena😢

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Рік тому

    Adeer walhamdulilaah kasiiraa weli waa yartay

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 2 місяці тому

    Illaahey ha u naxariisto aamiin

  • @abshir1974
    @abshir1974 Місяць тому

    Alaha u naxariisto

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 2 місяці тому

    Eebbe ha u naxariisto

  • @mohamoudhidig555
    @mohamoudhidig555 Рік тому

    Alle haw naxariisto Abwaanka Nin Qaaliya ayuu ahaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Alle ha u naxaristo abwaanku isagoo xoog ah oo dhalinyaro ah wali buu inaga dhintay alle ha ku naxaristo

  • @kingking2074
    @kingking2074 Рік тому

    AUN CABDE LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978) IYO CABDILQADER YAMYAM WAA LABA SAXIIB HA UU AAD IYO AAD ISKU JIICLAA ILAHAY HA UU NAXAREESTO JANADANA HAKA WARABIYO LABADODABA AMEEN ALLOOW AMEEN

  • @samatar2104
    @samatar2104 Рік тому

    Aloow unaxariiso aamiin

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 Рік тому

    Ilaahay haw naxaristo aamin aamin

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 Рік тому

    Masha Allah Wlaahi Aad baan U Jeclaystay Yamyam Waraysigiisa inta Hadhayna Noosoo Geli Zxp Waadna Ku Mahad San Tahay, Awoowe,

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому +1

      Waan soo galin 3 qaybood baa hadhay, mahadsanid

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 2 місяці тому

    Mr Yam yam can u translate the Dua ur tilling now long live to u and ur entire family insha Allah

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 Рік тому +1

    Asc yamam geesi anbaqan muqdisho oo colaadi kajito ayuu dhextagana anaa rakay nin wanagsan wir mahadasanidin

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 12 днів тому

    Allah unaxristo

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 місяці тому

  • @pierrenour2014
    @pierrenour2014 22 дні тому

    ALLAH YARXMA A QAADIR XIRSI YAMYAM ABWAAN WEYN. QALBIYADA SOMALIYEEDNA KUJIRA; ALLAH YARXMA WERIYIHII WEYNAA BBC;LONDON 1970 NEEYADII ISMAIL XAAJI ABDI. AHAANA NINKII HYSANJIREY WARFAAFINTA EX SOMALIA; KEDIBNA RADIO SNM NINKII U SAMEEYEY KANA HADLIJIREY RADIOGAAS ALLAH YARXMEE. 2 DOODABA

  • @user-rj1md7vz4e
    @user-rj1md7vz4e 2 місяці тому

    Skulka ayaa naloogu dhigi jiray gabaygiisa

  • @aniisamohamed
    @aniisamohamed Рік тому

    Alle ha unaxariisto wuxuu yidhi waxaan garanayaa Abdi iidaan abwaanada waawayni Iyagoo dhalinyaro ah ayey is garanayeen 10 sano kadib silsiladii deeley ragii gabayga isu miisay bay ahaayeen 😂😂😂😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    Yaawaaaaye.yartaanaa tanaa waa laguu yaqaanE murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad samsamEey yartayarta yariisEEy waanba uwataa facyaashayna NoicyadEy.familyyy magacaan lamaba yiraahdo nonseseseseseses

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Рік тому

    Adeer iga yarid

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 2 місяці тому

    This gentleman he is from old somali people how they were religious while the new generation existing now they like money better than Allah?

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade Рік тому

    Barnaamijkan xillimaa la qabtay oo la duubay maadaama oo hada lasoo geliyey youtube ka

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 2 місяці тому

    Aaf triangle peace borders

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    LEE iyaaa, Familyyyyyy Systems yartaanaa tanaaa ooriyareey ooridumaroo marwoyareey qaasatan samsamEey yartayarta lEE yaawaayEba, familyyy sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad lagufarxeeeey nonseseseseseses