Wareysi Xasuuqii Jasiira Lagala Yeeshay Kornayl Ibraahin Cali Barre "Canjeex".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Wareysi Xasuuqii Jasiira Lagala Yeeshay Kornayl Ibraahin Cali Barre "Canjeex".

КОМЕНТАРІ • 166

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 роки тому +5

    Canjeex wa innocent waxaa guutada watay sida la xaqiijiyey mohamed walad oo reer burco ah isaga mxaa loo wareesan waayey burco ayuu joga hda

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s 13 днів тому

    Waa.faqashtii.waqooyiga.xasuuqay.isaaqa

  • @bashirkeenadid7919
    @bashirkeenadid7919 Рік тому +2

    ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WAAALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 9 місяців тому

      IBRAHIM CANJEEX WUXUU HEEDAYO WAA RUUNTA DEMBI UUSAN LAHAYN AAD MADAX U SAREYSIN C DADKA UU SHEEGAYO MA WAREYSATA AN SIDA ISMACIIL AXMED ISMACIIL OO MAS UUL JA AHAA CIIDAN ASLUUBTA XABSIYADA DOMALIYA CASIMAD MUQDISHO A.M.SALIM SHINGAANI EX ARJI QORE XAMAR WEYNE ISLA MARKAANA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO

  • @jamal1963
    @jamal1963 8 років тому +8

    Muran kama taagna inuu Maslax Afweyne amarka fuliyey sida aan warka ku hayo. Su'aashu waxay tahay yaa fuliyey? Waxaa fuliyey rag Daarood ah. Waa isla kuwii sida naxariis darada ah u xasuuqaayey shacabkii woqooyi. Wakhtigaa ka hor ayey dil konton konton qof ah ka fuliyeen Hargeysa. Wali Daarood kama uu raali galin Isaaq!

    • @aminafarah1457
      @aminafarah1457 8 років тому +4

      ilaahay ka baq Darood wax ba kaa ma dilin ee dawlad xaq darsatay baa fulisay ee Stop spreading your sick mentality. We are a part of somaliland how can we build good and strong country while you are complaining Darood or fuqash.

    • @jamal1963
      @jamal1963 8 років тому +1

      +Amina Farah waan ogahay Daarood inaanu u dhamayn, taa qof waliba waa uu ogyahay. Waxii Xamar ka dhacay 1991ki Hawiye ayaa loo haystaa, ma aha Hawiye oo dhan. Holocaust Germany uma ay dhamayn hadana way qaateen in uu Germany oo dhami ka masuul yihiin gumaadkii dhacay. Waa sidaas oo kale, Fidmada wadanka baabiisay rag Daarood ah ayaa ka danbeeyay. Isaaq in la gumaado rag Daarood ah ayaa ka taliyey waanay hugaaminayeen. Taa ma muran baa ka taagan?
      Somalidu waxay dhaqan u lagayd wax la yidhaa Godob Reeb, ama confessions, Si genocide-kii meeshaa ka dhacay ay u qirtaan inay ka masuul yihiin. Sidaa ayey dadku ku kala bogsadaan, hadii kale boogtaasi waligayd bay furnaanisaa.
      Isaaqu waxay ku faanayaan in qof kaliya aan Daaroodnimo looga aar goosan, oo maalkooda iyo guriyihooda loo nabad gelyey. Waa sidaa gobonimadu.
      Anigu ma buko sidaad sheegtay. Laakiin idinku ma qaadataan gartiina. Uma baahni inaad ka jawaabto.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому +2

      @@jamal1963 hadaan suaal ku waydiiyo dawladaa aad leedahay wax bay gumaaday imisaa isaaq ku jiray oo wax laynayey saraakiishii isaaq ee majeerteen ceelasha ku gurayey ka waran tan kale snm ma sixin bay dadka u marinaysay waxay umad xansuuqday ka waran shalay boorame kalshaale qaxoontigii absame ee hargaysa lagu xansuuqay ka waran adeer hala xisaabtamo soo fadhiiso miiska dushiisa ma ogolid xisaabtan oo waxaad samaysaad ogtahay

    • @farxiyaquruxsan9425
      @farxiyaquruxsan9425 Рік тому +3

      @@jamal1963 iidoor idinkuba Isir beegsi ayad sameyseen 1991 Runta ma ogoladina idoor xanuunka wada La Dhimanaysan

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 роки тому +2

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 3 місяці тому +1

    Faqash maanta waa wax diba dawarsada iyo qaar asasaqay oo noolal xun ku nool halka somaliland sharaf ku noolshahay

  • @amiinkoosar6113
    @amiinkoosar6113 7 років тому +11

    Alha wan ninkaan doonayano hooyad was Abtigay wayaad dishay .
    wan oganay inaad italy joogtidad .

    • @faysalarizakmohmed5445
      @faysalarizakmohmed5445 4 роки тому

      Dil ayga xun

    • @nastexofaysal1513
      @nastexofaysal1513 Рік тому

      Meeshu kunoolyhy hadan ogahay, anaba soo dili lahaa

    • @farxiyaquruxsan9425
      @farxiyaquruxsan9425 Рік тому

      @@nastexofaysal1513 Asag kaliya wax ka Dilin Orad soo Dawo Hanoolato

    • @abdi6495
      @abdi6495 Рік тому

      Ninkan dimishiq ayuu daganyahay cidna ma cabsiinkarto

    • @user-lf4ib3rt6m
      @user-lf4ib3rt6m 6 місяців тому

      ​@@nastexofaysal1513Holland ayuu joogaa haynu dilno ayga

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 29 днів тому

    Dhagabacayr asagana waa ladilay oo xamar ayaa lagu dilay oo ciqaabtii dilka rag ayaa mariyay ee isaaqoow saas ula socda

  • @MukhtarOmar-by9dm
    @MukhtarOmar-by9dm 29 днів тому

    Canjeex ma noolyahay imika?

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 4 роки тому +6

    Sec boy sxb snm waxay dileen ragii shacabka dhibi jiray lakin may dilin ragii an dembiga lahayn.takake sxb ciil uma qabno dawladii siyaad bare oo wad ogtahay waxanu ku samaynay.lakin kama hadhayno intii baxsatay ee adeer kaa canjeex ka mid tahay.adeer isaaq baa nala yidhahda oo walahay ninka dembi naga gala isagaa ka shaleeya

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      Laakiin cabaadka iyo faanka kala daa isku meel ma galaane dawladana waxba kumaad samayn karteen ee dir daarood iyo hawiye ayaa intuba ku kaceen jamhadihii ugu horeeyeyna daarood baa lahaa ssdf sbm

  • @user-en3os3we8w
    @user-en3os3we8w 6 місяців тому +3

    Hada iska hubso canjeexow aniga abtigay arinka waa iga waranay Allah ha u raxariiste , Wax uu ahaa macalinkii noloshayda beentuna waa xaran !

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman3042 15 днів тому

    Maxaad taarikhda muse-maasaqa ka waydiin jaahilbu ahaa waligi school tagin gaashanla sare nin aan iskul tagin lagama dhigo marki danbana gacan kudhiiglayashi umada xasuqaysay ayunbu ka mid ahaa ilaa siyad bare ku jiray amarkisa la,anti may dhacdeen

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 роки тому +2

    Najiskan waa mareexan waa ninkii masuulka ka ahaa xasuuqii jasiira. Midakale Nairobi baan ku arkay Calool fuusto kaweyn ayaa ku taalo.

    • @Yedo25254
      @Yedo25254 4 роки тому

      @@mansionmuzik7641Hhhhhhhhh Erayka midgaan ayaad ka xanaaqday somalida Oo dhan baa og in ay Mareexanka midgo yihiin. Midakale Canjeex wuu baqtiyay Naarta jahanamo ayaa ku jiraa hada

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 місяці тому +1

      ​@@Yedo25254weligaa ciil mareexaan ayaad u dhimanaysaa maxaadse ku samaynaysaa canjeex ma cawryi ina muuse juudaanaw

    • @user-fs2ib2fk8c
      @user-fs2ib2fk8c 3 місяці тому

      allaa haa laa biiyoo CUUSUURIINIMADAA ABDI DJIBOUTI merci

  • @buteeri
    @buteeri 4 роки тому +8

    Haddii aan qiimeeyay waxaa isoo baxday inuu asaga ka dambayn lkn gacan uu ku lahaa ciidankiisa ayaa dadka soo qabqabtay wixii uu islaha rabsho ma wadaan oo caan ah ama ganacsato ah uu sii daayay lkn amarka uu lahaa Maslax saraakiisha dhagabacayn iyo koox kale loo dhiibay kadibna laayeen

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 роки тому +3

    Runtii hadalkiisa kama dareemin wax is dabamar ah, wariyahana waxaa xaq loogu leeyahay in uu waraysto dadka uu leeyahay waan badbaadiyay.
    Wariyuhu ha iska daayo suaalaha wareerka keenaya.

  • @kitalechannelmediasomlikit8454
    @kitalechannelmediasomlikit8454 6 років тому +3

    Ninkan weeriyaha ah waxba ka khaldan waayo ninkani nimanku siidayaybu sheegay ee kuwa haladono hadi ladoonayo markhati cad

  • @user-iv3cj2rm6t
    @user-iv3cj2rm6t 16 днів тому

    Waa wareesi uu san shaqa uusan kulaheen been buu sheegay ibraahin wuu kaleexday ragii sameyay waxaa sameeyay rag abayashood hargeesa lugu dilay sabta ah dawlada oo jilacday oga faaideystay baa ragaas baa dilay

  • @faysalarizakmohmed5445
    @faysalarizakmohmed5445 4 роки тому +5

    Nolosha aan kugu arko haddaanan nolosha kugu gubin xaaraamiyahoow xumi

    • @user-lf4ib3rt6m
      @user-lf4ib3rt6m 6 місяців тому

      Zxb wali wuu noolyahay aygii 😢

    • @user-fs2ib2fk8c
      @user-fs2ib2fk8c 3 місяці тому

      Cuusuuriinimo ayaa ku jirtaa hadaalkiinaa maekaan qiiyaaseey hadaalkiisaa wax waalbaa waa caadeeyeey haadalkiisaa maarkhaatiigiisaa haa laa doonoo ABDI DJIBOUTI MARCI

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 20 днів тому

    Idoor anagaa faqash ugu badnaa ma qirtaan oo been bay la wareegayaan

  • @togdheermedia7475
    @togdheermedia7475 Рік тому

    Waa duligii ka dambeeyay xasuuqii jasiira 1989 muqdisho

  • @sacadmuse4308
    @sacadmuse4308 7 років тому +6

    in uun hadan ku arki lahaa adiyo kuwa daaroorba wlhi xasuuuq bini aadinimada kabaxsan ban kugu fulin lahaaa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 роки тому +1

    Canjeero wax ma dilin muu dhahay Ilaah aa og haduu run sheegay iyo hadii kale

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali 4 місяці тому

    Duliyohow xasuuq majirin waxay ahayeen jaajuusiintii itoobiya soodirsatay oo adeersda hoosta kawadeen

  • @Bullale6
    @Bullale6 2 роки тому +1

    kibir Buu ku leyn jiray dadka Ey ey dhalay wayee👍

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 2 місяці тому

    Nacdal ha ku dhacdo. Muxuu maato laayay!

  • @AbdirisaqTamam
    @AbdirisaqTamam 8 днів тому

    Dhiga cab😢😢😢😢

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Місяць тому

    Anaa joogay 14 .7 89 qudbadii kadib weliba qori faal gurey shacabka boobeen waxaa ka dambeeyay hodan iyo hoolwady waa la xiray koofi gaduud soo galeen mileteri

  • @nastexofaysal1513
    @nastexofaysal1513 Рік тому +1

    Illahay janooyinkisa kuma tuso

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 Рік тому +1

    Weriye geesiya,dhe guul ayaan kuu rajaynayaa Weriye.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 років тому +1

    Beenta iska daa. Waxaloodiley ragaa maxamed magan oomareexaanah oolagudiley. Masjidka sheekh Cali suufi. Waxdileyna laogeyn ayaa looaarey. Maadaama dagaaladii kasocdeen waqooyi kabilaam mey 1988 kii za

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 10 місяців тому

    This case needs FBI level investigation.

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 місяці тому

      NOT NECESSARILY MATE IT WAS SO OPVOUSLY THE ISAAQ CLAN WAS TARGETED BY THE DICTATOR AFWEYNE WHO COULD NOT CHALLENGE THEIR KNOWLEDGE BUT INSTEAD TRIED TO USE FORCE BUT FAILED IN THE END AND FLED TO NIGERIA WHERE HE LATER DIED INSIDE A TOILET.

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 років тому +4

    DHAGA BACAYR''''GUUTO 21 EE DHUUSO MAREEB AYUU HAYSTAY WAA NIN MAREEXAAN NINKA UU LEEYAHAY WUU FULIYEY AMARKA ''MASLAX
    SIKASTABA HA AHAATEE '''GODOBTAAS MAREEXAN AYEY KU MAQAN TAHAY'''CANJEEX HADUU ISAGU AHAYN INAADEERKII AYAA SAMEEYEY''''' XASUUQAA'''''46 QOF''' OO BILAA DANBIYA
    NACLAD BAA HOOYADOOD KUTAAL '''DHIIGU BIYAHA WUU KA ADAG YAHAY

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      Arintu qabiil maahayn waa arin dawladeed hadaadse mareexaan wax ku samaynayso orod gedo ugu tag tan kale ragii ragan basaasay waa kuwa hargaysa xilalka sare ka haya ee aad mujaahidiinta u taqaaniin ee maad maxkamad keentaan tan kale waxaan daawaday niman isaaqa oo la waraysanayo as afkooda ka qiraya waxaa nalaku daraa liiska dadkii lagu laayey aljasiira ee hanalaka saaro markaa dad nool baa tirada lagu daraa dadkii lagu laayey al jasiira

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Рік тому

      Zxp dhamaan meeqa qof ku dhimatay zxp horta

  • @asmaxidig8429
    @asmaxidig8429 3 роки тому +2

    Aakhiraad badey fataal

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 Рік тому

    Waa Dilaagii way,naa ee ka dambeeyey Xasuuqii Jazira.

  • @khaalidturkey9620
    @khaalidturkey9620 2 роки тому +1

    Adiga iyo tuke badda maku guri jirn miyaa ragga hawiye adeer waan idiin ognahay lkn carruurtina ayeey ka go an tahay

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 місяці тому

    MUXUU KA SHEEKEEYAY ODAYGAN CUSURIGA AHI ADEER DALKA MILATARIBAA HAYSTAY POLICE IYO ASLUUBUU KU LEEYAHAY(ADEER POLICEKA IYO ASLUUBTU SHACABAY AHAAYEEN.

  • @maxamedxasan5617
    @maxamedxasan5617 Рік тому

    Waxa nool oo jooga nimankii ka badbaaday cumar dadka lalaayay ayuu ka dhex kacay markay ka tageen isagoo dhaawaca
    Ninka cararay waa dheereeye oo ahaa ciyaartoygii waqooyi galbeed number 7 ayuu kaciyaari jirey
    Iyo
    Xasan iyo abokor iyo fuaad oo hada nool

  • @xirsicalicabdi212
    @xirsicalicabdi212 4 роки тому +2

    Ninka la yidhahdo dhago bacayr hargaysa ayuu joogay bari dhawayd waxan arkay isaga oo dhumanaya

    • @farxiyaquruxsan9425
      @farxiyaquruxsan9425 Рік тому

      Dila wayn weeyo Dhago bacayr ,Ragkii isaaq ragii dilay raag isaaq ah ayey ahayeen Waxan ka soo ogaday Hanoolato

    • @AhmedHassan-tc9gu
      @AhmedHassan-tc9gu Місяць тому

      Dhagabacayr waa adeerkay 1991 ka hor ayuu dhintay beenaalayohow😂😂😂😂😂

  • @user-gx2kz9fo8b
    @user-gx2kz9fo8b Рік тому

    Koley Aduungan waa laga dagaa waana lisku cadaabi doona dadkas la layay dhigoda waa tii aaqiro loo cadawo kii dili kii kadambey iyo intii ku faraxsan hadda illa iyo waygas😢😢

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 роки тому +1

    Beenaale weeyaan isaga ayaa dadka laayey

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 2 роки тому +1

    Canjeex waa qoloma horta xaguuse jooga hada kunoolyahy

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali 4 місяці тому

    0day wetiye adigu waxas tahay isaaq silaanyo iyo muude biixi
    Intee dad kuxasuuqeen

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому

    Somaliy Allah ayaa kala xisaabin doona qof kasta oo dulmi geystayna waa la abaal marin markaa qofna waxaanu goob joog u ahayn yuu ku dambaabin

  • @user-en3os3we8w
    @user-en3os3we8w 6 місяців тому

    Maxamed ahmed Maxamed waad taqaan , ku aad ku dartay ayuu ka mid ahaan?

  • @user-ht8ps2jb7c
    @user-ht8ps2jb7c 2 місяці тому +1

    Ha la dilo ilmo xaaranka

  • @wakiicjama5516
    @wakiicjama5516 4 роки тому

    Wllhi wariyuhu lipax weeye

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому

    Dadkaasi kodobtooda waxa qaba dhagar qabe canjeex iyo dhagar qabe maslax m siyaad barre meel kasta o lagu arko halgu toogto

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 4 місяці тому

    Dhagabaceyr ka uu sheegayo ee ragaas gacantiisa ku toogtay, wiilal Saleebaan, HG ah aya 1990 barxada kore ee guri uu qamri ku cabayey ku toogtay. Waxaana loogu aargudayey kumanan beeshaas ah ee uu Gobolada dhexe ku xasuuqay.

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 3 місяці тому

      15 may. Ayaa lagu dilay. Seelaamne ma dile. Dagaal ayaa socday. Waana la soo shiishay SXB. Anaga meesha joognay beenta iska daa

    • @shafiabdi215
      @shafiabdi215 3 місяці тому

      @@omarhusseen9859 ragii shiishay ayan garanaya anigu sxb. Waana Xaqiiq biyo kama dhibcaan ah.

  • @abdirisaakmahamud112
    @abdirisaakmahamud112 6 років тому +1

    xaaraan qarac

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 роки тому +1

    Dhegabacayr, saciid mariino, dhuudhi, green iyo diiriye xirsi intuba waa dhinteen Ahun

    • @abdi1502
      @abdi1502 4 роки тому

      @Shakir Essageneral dhuudhi ma noola Ahun

    • @sandarinahmet7734
      @sandarinahmet7734 2 роки тому

      Ilaahay haka abaal.mariyo oo naarta ha geliyo haday denbiga galen

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d 6 місяців тому

    Dowlad lama juqa juqeeyo ayaa ku garlahaa qarn ma ciyaar baa moodeysan teda kale canjeex qarn buu ka tirsanaa dal dhisan oo china heshiis la soo geleeysa amaankuna ayaa masuul ka ahaa

  • @dralkhaliijimahamud4709
    @dralkhaliijimahamud4709 4 роки тому +1

    tuug tuug dhaley naarta gal isha alaah baster

  • @tanaadxulboole9381
    @tanaadxulboole9381 2 роки тому +1

    siyaad gabooye ma takoorin

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 8 місяців тому

      Siyaad barre nin basaas ah oo mashaariic gaaladu lacag ku soo siiyeen si uu soomaali u baabi'iyo weeyaan

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 11 місяців тому

    Ibraahim.walalo canjeex wada ku jirataa wan lagu Hoga yahay way maxamed nuur xasan ayaa macaashaku.ksiin jiray wan adeerke laaakii a

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 5 місяців тому

    Wuu dafirsyaa EE isaga hawsha fuliyey talana way kulaayeen dadka

  • @mohamedsalax7370
    @mohamedsalax7370 3 роки тому

    Ninkan asigoo warersan rome jogaa

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 роки тому

    yaahuu canjex nacdasha adiga kow ilaahay aya idin xisabinaya adiga iyo tolka ilaa siyad bare

  • @mursiahmed3727
    @mursiahmed3727 5 років тому +4

    Ilaahoow adigaa runta og kolay ninkaan saan warkiisa ka dareemeyno waa maskiin waxaan dhihi lahaa arintaas maxkamad ilaahey ha loo daayo ayadaan waxba qarsoomeyne

  • @user-en3os3we8w
    @user-en3os3we8w 6 місяців тому

    Aniga ayaa ku dilaya hadii maxkamad lagu saari waayay

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Рік тому +1

    Immisa Iidoor dileen iyagu?

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 5 місяців тому

    Kan muuqal kisaba bahal u egyahay.

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 роки тому

    kiis iska waalka arka qarsoomi maysan dhagarqabayasha dhiigyacabyada umada xasuuqay

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere1026 8 років тому +5

    waa ninkii dadka layey bal eega indhihisa sida u leyahay in u tug yahay aya cadaan ah

    • @aminafarah1457
      @aminafarah1457 8 років тому +1

      How did you see his eyes, I think the guy is wearing glasses.

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 роки тому

      Arrintu waa ka weyneyd canjeex
      Madax tooyadaa ka dambaysay.

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Рік тому

    Ninkan Horta mid bu kaga duwan yahay raggi badna xasuuqa gaystay waayo waxaad odhan karta isagu sidda dhiigyo cabka mu dhuumaan ee atleast wu is difaacaya

  • @abdimajidmohamed5580
    @abdimajidmohamed5580 7 років тому +1

    Dadaal wacan, waa barnaamij wanaagsan

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 років тому +3

    Mujahid cali bare alaha ku xafido

  • @ksc8298
    @ksc8298 3 роки тому

    Niyohow xasuuqaan baan garan waayay 44 xasuuq miyaaa waxa dad ka looga soocday bay qabaan maxaa gaaar ku ahaaa yaga

  • @azzadismail1920
    @azzadismail1920 8 років тому

    warkii manta

  • @engahmedgediengsabriye
    @engahmedgediengsabriye 3 місяці тому

    Aa .b,,E

  • @asadcanjeex8332
    @asadcanjeex8332 Рік тому

    Fulay batahay anag dilanaydheh

  • @kulmiyek5163
    @kulmiyek5163 5 років тому +1

    War Canjeex Waa ceebeyeya Mareexaan war Nimaanki Ka Geesisana ba nool Morgen MA aragtayn Cid Waxa u la tagaysa MA jidho

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 4 роки тому

      maraqsaya malabsaya sxb daarood oo dhan ayaa ceebaysan maalinba nin ayaa la heli Morgan soo ma ogid in uusan meelna aadi karin maalin dhowna somaliya maxkamad lagu saari doono walaahi waa dhowdahay maalinkaas cida difaacaysaa la iska rabaa

  • @xamdixasan1284
    @xamdixasan1284 2 роки тому

    Imank lagaqad

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 4 роки тому +2

    Ninkani Waa miskiin wajiga laga gubeY warku waa daalin siYaad bare aragtideYsa khaaskaa

  • @amiinkoosar6113
    @amiinkoosar6113 7 років тому +3

    Abtigay food wan ogay inaad ka sii daysay lakiin . abtigay kale dishay .

  • @guraymustafe3822
    @guraymustafe3822 2 роки тому

    ayow aygu dhalad waad heli waxaga

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 років тому +1

    WARIYUHU WAA RAGEEDIII RUNTII SIFIICAN AYUU U DUL ISTAAGEY SU'AALAHA XASAASIGA AH
    HADAY RUNTII KA TAHAY WAXAAN KA CODSANAYAA WARIYAHA'''
    RAGAN UU MAGACAABEY DABAGASHO

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 6 років тому +1

    Horta waxaa nace kuwaan 24 hours xasuuq ka shekeya
    Waa wax lagaso gudbe page cusub lagale naga dhaafa waxaan

    • @sosmanahmed2155
      @sosmanahmed2155 5 років тому +1

      hooyada aabaha iyo reerkiina marka hore hortaada halagu dilo dabaeed markaas ayeynu axiga iyo reer somaliland ilaabi doonaan

    • @saciidaxmed5947
      @saciidaxmed5947 4 роки тому

      Siilka hooyadaa kun jeeeeer was ey ey dhalay

    • @sandarinahmet7734
      @sandarinahmet7734 2 роки тому

      Sidee u dhaafa adeer wax la dhaafaya ma jiran xiniinyahaygiibay laayen

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 4 роки тому

    WAA RUNTII EE SIDUU SHEEGAYO RAADIYA DADKA XASUUQA GEESTAEN

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 9 місяців тому

      YAAB WAXBAY QARINSYAAN ISAAQ MAXAD U WAREYSAN WEYSEEN JANARAAL ISMACIIL AXMED ISMACIIL TALIYA CIIDAN ASLUUBTA XABSIDA ASAGAA MAS UL JA AHA ISMACIIL AXMED ISMACIIL

    • @AMSalim-ek9nr
      @AMSalim-ek9nr 3 місяці тому

      @@abdulqadirsalim8594 Waxa Ka Weydiya Janaraal ismaciil cali abiukar maxweyne ku Xigeen 2 Janaraal ismaciil Axmed Ismaciil Taliyaha Ciidanka Asluubta Iyo Dadka uu sheegay canjeex. A.m.Salim SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA AMERIKA MUQDISHO SOMALI

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 4 роки тому

    INUU DEMBIILE YAHAY SIDUU U BAQAYO AYAA LAGA GARANAYAA. IYO MURAYADA MADOW OO UU INDHI HIISA KU QARINAYO

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 2 роки тому

      NIN NAAG LOO SOO GUURIYEY WAA IN UU SHAQA KA QABTA WAXAAN GIICANDADKA UU SHEEGEY OO KA SOO JEEDAN REER WAQOOYI MA LOO KEENI WAYEY MARKAAN MIISAMEY WAA RUNTI DAD UU DHERGAYO OO ISAAQ AH HOR KEEN A.M.SALIM CIDA ISKA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI OO BURBURIYEY JANARAAL MAXAMED FARAX CAYDIID A..M.SALIM

    • @AMSalim-ek9nr
      @AMSalim-ek9nr 3 місяці тому

      Gaanshanle Sarre Canjeex Cadeeymo Ayuu soo Bandhigey Dadkii la joogey canjeex Reer isaaq maad Waydisaan A.m.Salim CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA AMERIKA MUQDISHO SOMALI

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 5 років тому

    Anaga maraxaan baa noo cad buu yidhi hooyadiinbaa la wasaaye.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 років тому

      Isweydii maxaad mareexaan ku samayn kartaa ciilkaaga iyo cuqdadaada la jiif

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 5 років тому +2

      @@gedefletv6049 cuqdad iyo ciil aniga ima hayso oo mareexaan maatibuu laayay aniguse rag baan laayay kaarayaal wata.
      C/casiis Cali baraa laga hayaa waxaan waqooyi geynay 100 kun oo askari in yar mooyee waxba kama soo noqon iyagiyo hubkoodii.
      Lkn cida denbigan gashaan kuu sheegayaa hadii ay noqoto in su'aashaa laga jawaabo.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 років тому +1

      @@mohamedmire8646 hadaan waxlaysu qirin doodu macno maleh dawladii kacaanka wakhtigeedaa intaa ku ekaa ee snm ma ridin cabdicasiis tuu snm ku dhigay waa la ogaa markaadse Leedahay maato iyo caruurbaa la xansuuqay adigu maato iyo caruur miyaadan xansuuqin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 років тому +1

      Kalshaale kuwaad kaaraha iyo beebeega marisay dad maahayn miyaa dogoble kuwaad ku xansuuqday dad maahayn miyaa sida gunta looma hadlo mise dhiigiinaa dhiiga dadka kale ka qaalisan

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali 4 місяці тому

    Kooxddii labaxday masnafees to wsxay ahayeen jasjuusiin i
    Itoobiya ushaqayya rabay dalka
    Inay duyaan waana u suuragsshay waxaan leeyahay
    Inta maanta inmaxkamad lageeyo intii dhimatayna allacadaabo

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 років тому +1

    ninkan wa nin dulman an waxba qabin sida ka muqato lakin an aqoon sida loo hadlo ama warka lo dhameyo mu ku adkeesto raga marqatiga u ah bes ee goob jooga aha ee rrer shiikh isxaaq ee dadkoda la layey mideeda kale cabdirisaq cisman ninkan wa heshee ma radisid raga u shegayo ee marqatiga u ah ee hargeesa jogo meshaasey aritu ka fududahaye arintan waxa ku jira rag aan aqoon si wax loo dhameeyo war raadsha nimanku shegayo wiidiiya ninkan dambiile miya mase maya bes sual baas ba wadaan asna wa maskiin aan hadal aqoon oo dhiban sida ka muqato maxa yeelay hadu dambiile yahay wareesi maba ka yeelen

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d 6 місяців тому

    Waxaad ka cabaneysaan 80 nin qaran 10.million ah dhisan baad werarteen waadna isla saxanty dowlad dhan wallahi waa leydiin samray isaaqow

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 6 років тому +2

    Lol
    Bala ka dhacday isaaq baba ku jira raga wax layaayay

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 роки тому

    adiga laguma cafiyin

  • @istarmohamed5569
    @istarmohamed5569 4 роки тому

    Dadkan lafaha dhintay lacararaayo ayanba layaabanahay ilaah ha unaxaristo ee isdajiya

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 4 роки тому

      Layaab ma lihid inad dad muslim ah dhimshadooda kula fududaatay sababtoo ah dhiigyo cab ayaa ku dhalay kugu koriyey dhiig dad

    • @nastexofaysal1513
      @nastexofaysal1513 Рік тому

      Xalaal hadad u kortay saaa umad hadashen

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Місяць тому

    Dhega baceyr wuu saxnaa qaran la dumiyo wax sahlan maaha

  • @sscboy3547
    @sscboy3547 4 роки тому +3

    Caanjeex inuu waraysigan bixiyo ba may ahayn inuu yidhaahdo hadaad dacwad qabtaan maxakamada taga ayay ahayd kuway SNM laysay yaa iyaga laayay

    • @dralkhaliijimahamud4709
      @dralkhaliijimahamud4709 3 роки тому +1

      snm yey laysey neefyow

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 роки тому

      WAA RUNTAA IN UU LA HADLO MA EHEYN MAXEY U HADLI LA YIHIIN ISAAQII KA MIDAHAA DOWLADII HORE.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      Ssc kkkkk waa runtaa inuu yiraahdo ayay ahayd maxkamad ina geeya snm waxay umad xansuuqday malaga xisaabtamay tan kale ragan canjeex loo haysto isaaq baa basaasay oo farta ku fiiqay waana niman hadeer hargaysa jooga oo xilal sare haya

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Рік тому

      @@dralkhaliijimahamud4709 Dr ayad isku sheegaysa markasa leedahay snm ayay laysay. War maa sarqaan baa tahay oo madaxaga aya joogin misee Kas ayad u dafiraysa snm inay awdal waliba dila ku laysay shacab isugu jira caruur iyo haween. Idinka xasuuqina waa xalal lkn kuwa xasuuqdin waa xaaran miya . Habarta ayad usheegi waxa

  • @abdi1502
    @abdi1502 5 років тому

    Cabdirisaaq cismaan fadal wareysi fiican buu qaaday wuuna ucadaalad sameeyey canjeex, canjeexna victim buu uyahay arintan

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 2 роки тому

    Maaxu garan ninkan daacad baad moodaa wixii dadkayaga laayay allaa ka xisaabin

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 роки тому

    iidoorow ninkan waa madluume iska daaya , anigu canjeex dimishiq ayaan kula kulmay dhaar buuna ka maray in aanu arintan masuul ka ahayn

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 5 років тому +1

    Caanjeex Guuleyso hawl qaran yaad haysay🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cumaraxmed3107
      @cumaraxmed3107 2 роки тому

      Mareexaan wuxuu laaysy dad shacab ah
      Se isaaq idinka iyo afweyne waa idin laayay

    • @ahmedcawl9422
      @ahmedcawl9422 Рік тому +1

      @@cumaraxmed3107 alle maxkamadiisa. Ayaan laga baxsanayn

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому

    Dadkaasi kodobtooda waxa qaba dhagar qabe canjeex iyo dhagar qabe maslax m siyaad barre meel kasta o lagu arko halgu toogto