BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB EE KALSAN TV IYO ABWAANADA SANGUB IYO .. 02 01 2014

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 16

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому

    Abwaan sugaal cawa iigu horaysa abwaanka sugaal cimri ga alle hakuu dheereeyo sangub abwaan wayn alle hakuu naxariisto

  • @a.rahmancasade7738
    @a.rahmancasade7738 9 років тому +1

    masha Allah inaba caadi maaha abwanadena sharafta leh Ilahaw danbigoda dhaaf

  • @farhiyafarah5486
    @farhiyafarah5486 9 років тому +2

    Manshlah abwanada abwankoda cadi ma han love him ilah ba u dhameyay cilmi aqli

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому

    Abwaan mascuud

  • @bileduuble167
    @bileduuble167 7 років тому

    abwaaan sugaal waa abwaan wadaniya oo daljooga

  • @hamsemohamed9930
    @hamsemohamed9930 8 років тому

    nin ogaden iga deh walee wa geesi geesi dalay ogaaden geesinimadii lagu ogaa ayad wadataa awow singubow allow kudhawr

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 років тому

    TARTAN MAAHEE LABADA ABWAANBA WAA WALAALADEEN ,DHINACA FIICAN KA FEKERA NO QABIIL IYO VIRUS

  • @dahircalisahal400
    @dahircalisahal400 6 років тому +1

    Oh wlaahi waa erayo cajiib ah oh adunyo ilahaw dadkeenakuwa manta ku cibrib qata ka dhig waa runtis qofka mantay wadan islamed jooga ayaa fahmi Kara waxan ogaaa galab anoo mel jooga oo boqolal ajanabi ah dhax jooga ayaa waxan rabay waraqad in layga badalo waraqadane ma ahysan mageecdana ma aqon luuqadane sifeecan uma aqon qof somali ah an radiyay dhawr sacadod gabar ban helay gabdhi ayaa sacado waqtigeedi I hurtay basaborkeedine iga dhigtay somali nimadu inay tahay Cajin mar akstane lsiku bahanyahay malin tas an ogaday adunyo

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому

    Soomaali wali way nooshahay wali afkii wuu nool yahay

  • @Yonisaj12
    @Yonisaj12 9 років тому

    waar mikrofoonka ha gaaji. typical somali-problem.

  • @mmmohamed855
    @mmmohamed855 9 років тому

    Singub ninkan ayaaba ka gabyi og
    Caadi ma'aha

  • @kingofsoomaalia9175
    @kingofsoomaalia9175 8 років тому

    sangub waa libax libax dhalay runtii

  • @abdiahamed8900
    @abdiahamed8900 8 років тому

    ninkasa idinla hadlaye dhegeysta abwaan suguule waxa u idin shegaya wa dhab reero hindi dhegeyste xamaray wan isdayne iska iloba