Dumar ururaya ama dacaysanaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2024
  • Instagram dhaqankaaba
    www.instagram.... 👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Facebook dhaqankaaba👈
    tiktok dhaqankaaba1👈
    Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqorin ee sooraaci mawduuca aad igala hadlayso sigoo dhamaystiran
    waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
    fadlan subscribe saar Channalkaan
    • aamusnaan 👈

КОМЕНТАРІ • 335

  • @khalifcegag8111
    @khalifcegag8111 3 роки тому +20

    Qofka Ducaynaya waa hotaday ilahow iidaa hoyaday cimri dher iyo cafimad ayan u rajaynaya insha alah ducadana alaha u aqbalo

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 3 роки тому +2

      amiin manshallah walaalo inshallah ilahay hooyoyinka Somaliyed allaha dhawro❤

    • @bishaaro21
      @bishaaro21 3 роки тому +1

      Masha Allah Tabarakallah Allah ku xafido wllkey ❤️

  • @dhalintaentertainment2284
    @dhalintaentertainment2284 3 роки тому +2

    Gabdhaan oo kale dalkeenaa ubaahan🇸🇴 masha allh allha ku barakeeyo abyo qaaliya

  • @abuaymancabdisalaam2929
    @abuaymancabdisalaam2929 3 роки тому +29

    Gabadhanoo kale ayyaan ubaahannahay ee kuwa is harga siibay dunidana aafeeyay lama rabo

    • @fadumamahad8098
      @fadumamahad8098 3 роки тому +2

      hhhhh naaagfican mrapta haltalokuanfacysa kusiiinaya noqoninfiican mawaayaydo dadkafican dadfican Ayay leyihin owanagsan

    • @jamafuad64
      @jamafuad64 3 роки тому

      Masha allah walashay

  • @ashasalad1402
    @ashasalad1402 3 роки тому +13

    caqliga kugu jiro raga qaar kuma jiro allaha kuu barakeeyo caqliga

  • @cabdinasirmaxamedcali9695
    @cabdinasirmaxamedcali9695 3 роки тому +4

    Mashaa allaah dhaqaan kaba wlhy waan kuu tageera video ad soo geliso anan dawan maa jiro ilahy haku barakeeyo wlhy viva sanaag

  • @muhsinyahye5743
    @muhsinyahye5743 3 роки тому +1

    rabi waaa u aqblaya saaa munafaq iyo xasad , ka dheer dadka reer miyiga inta badan ee allow u aqbal

  • @qayaash93
    @qayaash93 3 роки тому +3

    Anaku cuno maanaan wadaninoo inyaroo cid kugala ayaan wadanay kkkk masha allah intaasaa isoo jiidatay halkaas kawad inbadan ayad kafiicantahay xan iyo ceeb youtube wax uga raadisa

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 3 роки тому +1

    Maashaa allah tabaarakallaah dhaqan kaaba allah yaxfidak wllo

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 роки тому +4

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    اذا غامرت في شرف مروم فلا تقنع بما دون النجوم....همتي همة الملوك....

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 3 роки тому +1

    Alla waa nolol qurux badan walahi waa dhaqankeenii fiicna ee wanaagsanaa

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 роки тому +1

    Mashaallah
    Waa dhaqan wanaagsan iska warqabka iyo inles garab qabto arrimaha deggaan laga hadlo la duceysto iyo talo kala qata waa wax wanaag leh Mashaallah Hormar iyo hankada mel sare walashen Mahadsanid.

  • @ibtihaashcabdi3791
    @ibtihaashcabdi3791 3 роки тому +7

    Manshaa allah horumar wacan wall qali an jeclahay❤️❤️❤️😍😍💕💕♥️♥️♥️♥️😘😘😘

  • @wadani2704
    @wadani2704 3 роки тому +2

    Maashaa allaaah, walale run ahaantii si wanaag san ayaad dhaqankii ukaabtay, aad baan ula socdaa muuqaaladaada waana muuqaalo runtii aan aad ugu diirsaday. Allaha ku barakeeyo walale horey usoco.

  • @khalifcegag8111
    @khalifcegag8111 3 роки тому +2

    Masha alah dhaqankaaba aad ayaa umahdsnthy waxaan nasib uyeshay in aan muuqaalian ku arkay hooyaday dumashiday ooleh guriga aad jogtay kulana jogtay aad ayaa u mahadsnthy wll qaali no kalay markale Xingalool wan ku casumayna melo badan o tarikhi ahna wan ku gayninaa

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому

      Mahadsanid wll inbadan 🥰🥰

    • @khalifcegag8111
      @khalifcegag8111 3 роки тому

      @@dhaqankaaba7350 tnkx wll noso noqo mar kale soo noqodka nasoomar

  • @dadaalaakhiro6987
    @dadaalaakhiro6987 3 роки тому +4

    Ururtii Miyiga Waxaan Xasuustaad Madiixii ay Qaadi jireen Gabdhaha Baadiyihu oo duca ahaa Waxaana Kamid ahaa :{Alla Mabaahdaha weyn Ee loo baahanyahayow ' Alla adaan kuu baahannahayey Boqorka weynow .}

  • @hassankolan7820
    @hassankolan7820 3 роки тому +3

    ومن الإعراب من يؤمن بالله واليوم الآخر ويتخذ ما يتفق قربات عند الله وصلوات الرسول الاانها قربة لهم

    • @Xasnaa.
      @Xasnaa. 2 роки тому

      *الأعراب weye wlle hamsada wey kor dhigan tahay

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 3 роки тому +4

    Hayay wamaxay dadka oranayo wajigada natus masha Allah abayo asturnow sasa ku qurux badantahay war gabadha kadhamada wajituskina mahe

  • @muhassanbulxan488
    @muhassanbulxan488 3 роки тому +4

    Mshlh wll ubax allah haydin xafido adiga iyo hooyoyinka dhamantiin ducada allah hano aqbalo👐😍😍❤

  • @bashiirsalaad7709
    @bashiirsalaad7709 3 роки тому

    Masha Allaah Hooyooyinkaas sadaqada la baxay ee Allahooda Tuugaya kuwaa dhihi doona waa shirki iyo wax la mid ah

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 роки тому +3

    Mash Allah guul iyo gobonimo waarta ayaan kuu rajeynayaa walaal shey khaaliga ah

  • @cadceedofficial3548
    @cadceedofficial3548 3 роки тому

    Maashaa allaah dhaqan kaab channel illaahay ha idin barakeeyo

  • @fadumosicid7631
    @fadumosicid7631 3 роки тому

    masha aalh badiya wali dhaqanki wnsgsana ba ka jira masha aalh

  • @liibaanabdulaahi8549
    @liibaanabdulaahi8549 3 роки тому

    camal sheydaan iyo cara waalidaa Allow kaamagan galnay ilahow Aamin

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому +3

    Masha Allah Walshy keep going Keep going my dear sister.
    Allaahuma Aaamiin Allaha noo aqbalo ducada hooyooyin ka guuleysta hooyooyin Meel walba oo joogtan Allaha idin xafido,
    Allaahuma Aaamiin Yaa Rabi raaxamiin.

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 роки тому +1

    Xadeed dhulkaygiih hoyo

  • @degan4
    @degan4 3 роки тому +2

    Maamada ducaynayso ha lagu salaamo

  • @calimxamedxasan9153
    @calimxamedxasan9153 3 роки тому +1

    Ma sha all ha wlle horeusoco

  • @sn4271
    @sn4271 3 роки тому

    Amiin anaka waxa dhahna abay abay ama axteysi batiyahena from calyalo

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 3 роки тому

    Khayr wadaay khayr allaha kusiiyo insha Allah

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 роки тому +2

    Waa semester natur ah masha Allah tabarakallah

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +9

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +1

    Wwww mashaallah super hit

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 3 роки тому +2

    Masha Allah dhaqan kaabaaay mesheen baan aminta hayay allha inooo aqbalo wlhi waa dad aad u qiima badan

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому

    Masha Allah Alleh haka aqbalo ducada

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 роки тому +1

    Ameen Alle Bari baa laayiidhaa Hore uu soco Waallalo hargysa gormad imanyaa

  • @shaaficicabdi4317
    @shaaficicabdi4317 3 роки тому

    aamiin aamiin aamiin yaarabi ducada allaha noowada aqbalo

  • @hipoabdillahi1259
    @hipoabdillahi1259 3 роки тому +2

    Mnsha allah waan jeclahay inan vidoe kasta oo soo dayso aan daawado mcn
    hore usoco

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 3 роки тому +1

    Mashaa allaah abaayo allahaa ku xafido war soomaaliyeey aan dhiiragelino walaasheen like ku caawiya wax weyn ma ahane

  • @saeedbowkahmohed9331
    @saeedbowkahmohed9331 3 роки тому +1

    Alle haku garab galo wllo

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 3 роки тому +1

    Allha xafido iyaga iyo caruurtoodaba

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому +1

    Naagtani waa xubin firfircoon oo ka mid ah kooxda alshabaab waana sahan markaa wadanka wey u dhamaatey

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 роки тому +1

    manshallah dhawrto dhawrto ama shaadali from Galmudug 🇸🇴

  • @hasanbinhussein5206
    @hasanbinhussein5206 3 роки тому +1

    Manshaalah barakalah walashen umada somaliyed dinta iyo daqanka suban hadey kudagnn lahayen wax halababa lamaarken guleysa marwlba wll

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 роки тому

    masha Allah Tabaarakalaah
    Allahu Akbar
    waan u xiisay dhaqankeenii quruxda badnaa

  • @alkadirsuge2391
    @alkadirsuge2391 3 роки тому +2

    Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiin Allah ducada ha idinka aqbalo

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 3 роки тому +2

    Masha allah markii aan yaraa ayaan hooyaday uraaci jiray. Lakiin halkaan madiixii ayaa kamaqan

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 роки тому +3

    Urur uma naqaan wll waxaanu unaqaanaa
    Sitaad from sool
    Inkastoo hadeer uu siiyaraaday sitadkii

  • @mahamedgabow7928
    @mahamedgabow7928 3 роки тому

    Igadeg waa gabr qaali ah

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 3 роки тому +1

    Masha Allah marti maskeeda wadato ayaan dhahnaa reer xamarka

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 3 роки тому +1

    Wll Qiima badan mid taa lmd ah

  • @faaraxgab8317
    @faaraxgab8317 3 роки тому

    Maashaa Allah waa dhaqankii subanaa ee somalida aniguna aan ku soo dhex barbaaray

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 3 роки тому

    Axadeesi ama jimceesi ama isneeneesi aaladha haa waalays ku imaahaa qofba waxa oo awoodo ookeenaa waalacunaa waaladuceesaa mashaa allah waa uxiisay runtii anoo yar aan tagi jiray kaqaraabajiray

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 3 роки тому +1

    Illahay haku xiftiyo oo haku amaansado dad sharaf badan baad lajoogta ee haubiqin macaanto horena usoco ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 3 роки тому +1

    SITAAD baanu dhahnaa BUUHOODLE

  • @saidsaidhasan3349
    @saidsaidhasan3349 3 роки тому

    Masha Allah waa dadkii asal ka ahaa ciqiidada saxada ah astey

  • @omaralinour3377
    @omaralinour3377 3 роки тому

    Asc Maansha.Allah Adeer
    Walaahi waa iga qosliyay
    Af soomaali aad ku hadlayso

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 3 роки тому +1

    Asc walashay(1)raye ayan kugudarsa markad muqal meel kasamiso islamarka hasogalin milkali marka tagto soogali maxayeelay sharwadi ayajirikaro✌🇸🇴🕋🕋🕋🕋

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 2 роки тому

    MashAllaah sister thanks 🤲🤲🤲 Amiin Yarabii

  • @ameeradagan5534
    @ameeradagan5534 3 роки тому +8

    Wll waji gaaga natus waa intasoo calaf aan iskuleenaheyye

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 3 роки тому +1

    Masha allaah 1ok wx yar iga dhman igrziiya

  • @hussenismail3382
    @hussenismail3382 3 роки тому +6

    Urur amba sitaad ayaan unaqaana hawdka togdheer wll

  • @cismaanmaxamed5257
    @cismaanmaxamed5257 3 роки тому

    Alaahu akbar ... ducadu waa cajiib ..

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 роки тому

    Walikum salam wa rahamatulAllay wabarakatu walashay mahsind anaa waan Ku salamay salan

  • @asmaosman9256
    @asmaosman9256 3 роки тому

    Maxay tahay reer miyigan calankii soomaali ku labisan

  • @kawsarsalebaan9305
    @kawsarsalebaan9305 3 роки тому

    Masha allh keep going

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +1

    Wcs Aabyo macan masha Allah tabrikllha waa waxa lobahyahay docad Allah hau aqbalo Alllhuma Aamiin hor mar wacan Aabyo macan ❤❤❤❤❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 роки тому +3

    Maasha AllH sister 🔥🥰

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 3 роки тому

    Tanoo kale sitaad ayaa layidhaahdaa waxay akhriyaana sax iyo khaladba waalahaa hadii ay sidan ubadaleen waa illaahay mahadii walaalo adigana gudbin taada allaah ha kaa ajar siiyo

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 3 роки тому +1

    MaSha allah Waxaan u aqana tidcaar berigan yara waa agfadhisan jiray 🤭🤭

  • @muniirmohamed3817
    @muniirmohamed3817 3 роки тому +4

    Miigan waa xagee🙏🙏🙏🙏

  • @ayuubayuub2752
    @ayuubayuub2752 3 роки тому +1

    asc intii reer sport ah I soo booqda insha alaah

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 роки тому +5

    Ducada iguso daar quruxbadan shukran❤❤❤

  • @ubahali605
    @ubahali605 3 роки тому +1

    Mnsha allah mnsha allah alle hawada barakeeyo wllo

  • @Hilaac999
    @Hilaac999 3 роки тому

    Wcs walaashy

  • @diciifdooli1621
    @diciifdooli1621 3 роки тому

    Xaawa faadumo

  • @shaaficicabdi4317
    @shaaficicabdi4317 3 роки тому

    dhawrto weeyee alloow nugudhawr maqli jire ❤❤❤❤

  • @zamzamhashi4435
    @zamzamhashi4435 3 роки тому +2

    Ameen yaa rabi

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 3 роки тому +3

    أللهم ارحمها واغفر لنا ذنوبنا الله أكبر

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 3 роки тому

    Masha Allah miyiga daad fiican aaya kuunol Allah haa uu siyadiy waaxaya haayan 💖💓💓💓💓👍I like 👍

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 3 роки тому

    Masha Allh aby

  • @hoodoahmed497
    @hoodoahmed497 3 роки тому

    wll ale haku sharfo wanku farxa kilibkaga

  • @mahamedgabow7928
    @mahamedgabow7928 3 роки тому

    Hadaa heli lahaa waan guursan lahaa hadaay banaantahy

  • @khadrakhalif.9316
    @khadrakhalif.9316 3 роки тому +1

    Amiin amiin amiin wll qali

  • @mahamedgabow7928
    @mahamedgabow7928 3 роки тому

    Daqanwanaag

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 3 роки тому +1

    Maaasha alaah ilaahaoow aamiin aamiin jazaa kumu laah khayr abaayo Mcn

  • @faatimaayaan
    @faatimaayaan 3 роки тому

    Masha allah Ilaahay ha ku barakeeyo

  • @faatimaayaan
    @faatimaayaan 3 роки тому

    Amiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 3 роки тому

    Aaamiin aamiin ya rabi MashaAllah waa dhaqan wanaagsan Allaha xafido dhamaan haweenkeena❤🥰

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 роки тому

    Abaayo waan ku salaamaya barnaamijkaagan joogto ayaan ula socdaa laakiin dabadiisa qudhaad soo duubtaye badhtamaha sanaag iyo bilaywgaba toos baad u dhaaftay

  • @alihayir6784
    @alihayir6784 3 роки тому

    Mashaa allaah Ina hooyo Qaali caqliga badan alle hakuu barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bisharonur2787
    @bisharonur2787 3 роки тому

    Masha allh I loved badiyaha waligey matagin waxan ka so salamaya Germany wanna kugu dhiirigalinayaa wanaga iyo dhaqankeyna quruxda badan l love you my sister ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @aminahassan1421
    @aminahassan1421 3 роки тому +5

    Maasha Allaah walaashay qaali sifiican ayaad noogu soo gudbisaa Alle Ajar hakaasiiyo🌹🥰❤️👍👏👏😍

  • @hoodoahmed497
    @hoodoahmed497 3 роки тому

    wll wxd nosogudbisa waxwngsan waxd kaheshana waxalal halkey kuwakale benta kusha qeysanyan

  • @qadijoaliafrah3355
    @qadijoaliafrah3355 3 роки тому

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @shugriaadan5889
    @shugriaadan5889 3 роки тому

    Dameerah maad dhaamisd

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 роки тому

    Aamiin ya Rabbi

  • @abdullahijama6437
    @abdullahijama6437 3 роки тому

    Xagee kala xiriraaa

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 роки тому +1

    Mahsind walashay

  • @redgamer5017
    @redgamer5017 3 роки тому

    Masha allaah xasuus

  • @safiyaxusen4084
    @safiyaxusen4084 3 роки тому

    Halkanookale dumarkaa isku baanta ama isku nafaqeeya 🤣🤣🤣🤣🌷🌲🌷🌲