Aniga qisadayda halkay kabilaabatay qaybtii 2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 275

  • @UbaxDheeman-pw3td
    @UbaxDheeman-pw3td Рік тому +50

    Ilhy ha u naxariisto hooyo iyo ayeyo byo aabayaasha isku mid mahan aniga aabahay walalahay anuu iigu jaclaa markay hooyo dhimatay aabe ayaan lanoolayn aniga walaalahay in uu naag guursado waa uu diiday caruurtayda eedo u keeni maayo ayuu dhahay baadiyo ayaan ku noolayn anagoo caruur ah ayuu aabe dhinty wlhi wx ka xanuun badan maleh waalid la ,aanta 😢ilhy ha u naxariisto walidiinteen😢😢😢😢

    • @Ftm63
      @Ftm63 Рік тому

      😭

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  Рік тому +8

      Allaha unaxariisto walidkaa abaayo😢

    • @UbaxDheeman-pw3td
      @UbaxDheeman-pw3td Рік тому

      @@dhaqankaaba7350 aamin byo mcn

    • @KaynaanEditor
      @KaynaanEditor Рік тому

      Alah aunaxariista

    • @Carfoonbeauty
      @Carfoonbeauty Рік тому

      waxaa so galiyaa wax yaabo dabiici ah oo la marsado la isku qurxiyo la isku dhalaaliyo sida wajiga, timaha iyo dhamaan jirka la marsado fadlan subscribta ii saar waa ii dhiiro galin

  • @fariidainahaji9650
    @fariidainahaji9650 Рік тому +4

    Baaayo ilahey ha u naxaristo ayeyo iyo hooyo rajada mid ka ag dhaw baa jirta wa cunugugi hooyadi lafuray ee eedadi loo geeyay dhibaatada aan eedayalka kala kulmay lama soo koobi karo😢😢😢 ayadoo aabahey ii roonaa oo nin dhaaf ahaa hadana intuu qaraabka noogu maqanyahan dhib mutaaaa 😢😢walow hada aanan u muujin ine dhib ii gesten waayo walahey ba ika cuqdadoobaya

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +7

    Qisooyinka baadiyuhu way ka xiiso badan Qisooyinka kale waa nolol bilaa Stress ah iyo walwal ah 😍 Allah kuxifdiyo walashey

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Рік тому +1

    Sharaf baad leedahay, waad dhiiran tahay, Somali pure ah ayaa tahay. Indha Allahna waad guulaysan Aduun iyo aaqiraba Walaal. ❤️🇸🇴

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Рік тому +2

    Dhaqan kaabaay ilahay haku xifdiyo walaal qaali ah ayaad tahay xaqiiqatan wax walba oo khayr ahna ilahay hakuu fududeeyo adiga iyo walaalahaana kuwii dib umidooba rabi ha idibka dhigo waa run noloshadii hore iyo meshii aad kusookortay waa wax lagu faano, xaqiiqatan aniga muqaaladaadu si gaar ah ayeey xiiso iigu leeyihiin sabab too ah nolasha baadiyaha ee quruxda badan ayaan kusoo barbaaray waana kufaanaa alxamdulillaah ilmahayga ayaan dhahaa war kaalaya daawada waa meshaan kusoo koray oo kale e,
    Waana runtaa markaan arko ilmaha RAJAY ah si aan caadi ahayn ayaan oogu danqadaa

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Рік тому

    Ale ha unaxariisto hoyo iyo ayeyo janatul firdowso alle ha giliyo

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir Рік тому +1

    Noloshan Aduunyadu way Gaabantahay Ayamaha la nolyahayna durufo kala duwani waa lama huraan, balse Samur iyo Rabigeen talasarashadiisa aya laga gudba.
    Alle haku guuleyo Wll Aduun iyo aakhiraba.

  • @AgriVibe-1
    @AgriVibe-1 Рік тому +1

    Wallshy ubax run ahaantii hawl muhima oo ah in aan dhaqankeenii lumin ayaad umadda somaliyeedoo dhan u haysaa ma wax aaney dadku ku jeclaaninbaa wall. Allah haw naxariiso maamo iyo ayeeyo iyo intii kalee inaga dhimateyba wall.

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому +4

    Illaahay haku casuumo janata fardawsa dhamaan inta muslimiinta ah inta waalid inaga geeriyootay aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @sumayahassan7945
    @sumayahassan7945 Рік тому

    Abyo rabbi ha unaxaristo hooyo ayeeyo naa kula daremaya hooyo la aanta wlhi waan ilmeyey marka dhahday hooyo mar dambe kama somuqanaysid alle ha unaxaristo

  • @maryama4077
    @maryama4077 Рік тому +1

    Scw abaayo hooyo iyo ayeeyo allaha unaxariisto adinkane allaha idin xifdiyo

  • @bulhanhassan2497
    @bulhanhassan2497 Рік тому

    Amiin Amiin ducada Walaal Waad mahadsantahey. Runtii waa xasuus qaali ah.

  • @AxmedCabdi-kl7xp
    @AxmedCabdi-kl7xp Рік тому

    Hooyo iyo ayeeyo naxariis waasac allah hasiiyo aad ayaan ugahelay nolashaa runtii wll aad soomartay

  • @kowsarabdimumin6072
    @kowsarabdimumin6072 Рік тому +12

    Huno mcney Qof Caaqild ah baa tahy Runtiii Ilahy dartii ban ku jeclahy Allh haku xiftiyo walidkana ilahy Haw naxariisto ❤

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Рік тому

    Alla walaaley macaaney waan qiirooday wallaahi illaahey haku xafido hooyana allaha u naxariisto

  • @NaasirRonaldo-kv1pw
    @NaasirRonaldo-kv1pw Рік тому +1

    Ale haw naxariito wllo HoOyada mcn iyo ayeyada wll amiin 🤲🤲😭 i

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Рік тому +1

    Maasha allah wlh gabar aad u dhaqan wanagsan aad tahay ilaahay haku xifdiyo aakhiro aduunba

  • @HusseinAdan-g2c
    @HusseinAdan-g2c Рік тому

    Maamo allaha u naxariisto adna nolal fiican ku rajeyna

  • @anisofarax6949
    @anisofarax6949 Рік тому

    Aamiin abaayo mcnto alaah ha u naxadiisto hooyo iyo ayeeyo

  • @cabdilaahicabdi3268
    @cabdilaahicabdi3268 Рік тому

    Alle ha ku sharfo hana ku dhawro hana ku xafido wll ubax
    Wax badan wanaagga waa kula jecelnahay sida aad noola jeceshahay
    Dhab ayaanu kuu jecelnahay wll waayo walaashayo ayaad tahay
    Waalidkii alle ha u raxmado inta noolna alle ha xafido
    Aaad ayaan kuugu hanbalyeyn inaadan akhlaaqdaada u ilaalisay iyo xijaabkaaga
    Alle ha ku sharfo wll

  • @farrahjamaa498
    @farrahjamaa498 Рік тому +2

    Masha alaha alaha ku barakeyo sowj wanagsan alahaa kugu irsaqo oo aad ku ilowdo wixii ku soo maray sharafey farxad aan murugo lahayn alaha ku siyo abayo ❤🎉🎉❤

    • @farrahjamaa498
      @farrahjamaa498 Рік тому

      Hooyo iyo ayeyo alaha ku casumo janatul fardows ❤

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Рік тому

    Alle waradkii ha u naxariisto hooyo ayeeyo iyo dhamaan waridkii

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Рік тому +1

    Abaayo mcnto hormar wacan hooyo janad allah idiku kul miyo iyo anagoo dhan macanto🥺🤲🤲❣

  • @sahramukhtar4936
    @sahramukhtar4936 Рік тому

    Abayo allah kuxagido hooyo iyo ayeyo allah unaxaristo

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Рік тому +1

    Habo meeshaa aad ku garaad satay oo aad hooyo kula noolaan jirtay waad sii jeclaan doontaa inta aad garasho leedahat waxaan kula talin adiguna cabiro oo waxka samee markaad awood uhesho hadayicin dhaqso raadkii hooyo iyo ayeeyo alle nxrst iyaga iyo hooyo kasta oo muslimad ah masjid uniyoo inaad ka sameyn doonto sidaan ujecelnahay meelahaan kula noolaan jirney ayey iyaguna ujecelyiin meeshay uga tageen ubadkooda alle hanooga dabada naxaristo dhamaan teen habo guuleyso sifiican ayaad uwacyi gelisey dadka haya ilmaha hooyo la, aantaa

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Рік тому

    Abaayo Hooyo iyo ayeeyo haunaxariisto janadii fardowso rabi hooy hauga dhigo dhamaan waladiinteen janadii udgooneyd hooy Allah hauga dhigo qaalifarxad kuwaar Aamiin Yaarabi ❤️🌹

  • @umumunasar2772
    @umumunasar2772 Рік тому

    Abayo hoyo iyo ayeeyo alle qabriga hauqabojiyo aamin aamiin yaa rabi

  • @jiidalitv5462
    @jiidalitv5462 Рік тому

    Alle haw naxriisto adigana samir iyo iiman ha kaa siiyo

  • @zeinabmohamed5197
    @zeinabmohamed5197 Рік тому

    Habo Macaan ilaahay ha u naxariisto hooyo iyo ayeeyaba labadaba

  • @nimcoclaahi642
    @nimcoclaahi642 Рік тому

    Alle Ha u Naxaristo Ayeeyo iyo Hooyo iyo wixii islaam Ahba inagana Alle Ha inooga Daba Naxariisto Dhmnten 🤲🤲🤲🤲
    Aduunyo weeye Dhbkeduyo dheefeduba wy isdaba Sunday
    Alle Ha ku Xafido Xbbti Qrxy Wxd ku Faraxdo Alle ha kula kulansiiyoh Mrksta wllsh mcnny incha Allh

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Рік тому +6

    أللهم أغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الذنوب والخطايا كما ينقها ألثوب الأبيض من الدنس

  • @AhmedAli-ko7to
    @AhmedAli-ko7to Рік тому

    Waad mahadsantahay tephoonkaaga shaashada ku soo qor شكرا

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 Рік тому +1

    Alamaxaan baadiye noocaas ah kusookoray allaahu akbar

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp Рік тому

    alle ha u naxariisto walidka amiin
    mansh alah dhul qurxan magal ku so luney intaa dhulkaa qurxada badan ku nooleyn

  • @xamdiabdi4588
    @xamdiabdi4588 Рік тому

    Wlashy ilaahay hakuxifdiyo hooyo iyo ayeeyo illhy ha unaxariisto

  • @fartuunxasan7244
    @fartuunxasan7244 Рік тому

    Allaha unaxariirso abayo hoyo iyo ayeeyo aniga xutaa hoyo iyo abo iyo ayeyo awowe ader eedo midna iima noola dhamantood allaha unaxariisto

  • @abdirahmansheik1402
    @abdirahmansheik1402 Рік тому

    Asturian allaah hakubarakeeyo

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 Рік тому

    Walaal hooyo iyo ayeeyo alaha u naxariisto hooyo ma isla meeshaas bay ku duugan tahay aabe manool yahay

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Рік тому

    Illahay ha u naxariisto hoyoo iyo ayeeyoba.

  • @mohamedArab-r1o
    @mohamedArab-r1o Рік тому

    Walaal waad mahadsantahay wll waa run wax tagay inaad ka warwartaa mustaqbalkaagii oo dhan ayaad waayi waa runtaa wll dhaqan kaaba

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 Рік тому

    Alle nolosha Farxad hakugu dhameeyo wlshay

  • @SaciidDhicisow-t6w
    @SaciidDhicisow-t6w Рік тому

    Allah ha.unaxariisto adina allah hakaa sabarsiiyo

  • @salman_sergio
    @salman_sergio Рік тому +1

    Alle haw naxariisto wllo hooyo iyo ayeeyo janada ilaahay haynagu wata casuumo amiin yarabi

  • @nasteexobare5421
    @nasteexobare5421 Рік тому

    Abayo Alh unaxaristo hooyo macn iyo Ayeyo 😓😓😓🤲

  • @aaminamursal3297
    @aaminamursal3297 Рік тому

    aaamiin allhe ha u naxariisto hooyo

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Рік тому

    Hayo anigu buuq ayaan ku dabaalan jiray dusmareeb horteeda ayuu kuyaalaa waa balliga buuq balli hobay waadna tustay cillaanle waan arkay jisaa kallaa khayr

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Рік тому

    😢😢😢😢allaha unaxariisto hooyo macaan anoo yarbey dhimaty hooyadey ilaahy ha unaxariisto dhamaan waridinteen alla maxan taby hoyadey ilahow janno firdawso kugee Aamiin ya rabbi 😢

  • @cashonuro3945
    @cashonuro3945 Рік тому

    Aamiin Aamiin dhamaanteen

  • @maymunabdulahi2865
    @maymunabdulahi2865 Рік тому +1

    Ilaahay waalidkaa iyo waalidkeenba haw naxariisto abyo anba agoonimaa kusoo koray anoo 2 sano jira aabahay iga dhintay nasiib xumo hadana waxaa eebe qadaray in ilmahaygii agoon noqdaan iyagoo ka uwayn 6jir yahay ka uyarna sanad iyo badh jiro wlhy maalintii ninkayga dhintay hadal aan ahayn ilaahow anaa aaba la,aan ku koraye ilmahaygana ma agoonnimaad baday waa layga waayay marka in aad waalidkaa waydo xanuunka ay leedahay qof arkay uunbaa garan

  • @Bigflashlight1978
    @Bigflashlight1978 Рік тому

    Waxaan sawirtay noloshaas siday ay u taalay waan jeclaa inaan ku weynaado nolosha baadiyaha lakin ma dhicin ..waan jeclaa in aan hooyadaay araktaa anoo masuul ah iyadana ma dhicin maanta aad ayaan u ooyaya xasuusaha hooyadeey iyo dhimashadeedii xanuunka badnayd yaaa Allah u naxariiso hooyadeey iyo aabahay

  • @foosiyabadhaadhe4206
    @foosiyabadhaadhe4206 Рік тому

    Alle ha u naxarito hooyo iyo ayeyo

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 Рік тому

    Maashaa alaah ubaxeey guuleeyso hooyo qalbigana alaha kuu kabo qof adag baa tahay maashaa alaah

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 Рік тому +1

    Ubaxey wan kaa qadey salanta abayo isku wad qisoyinka badiyah iyo shaqda badiyaha iyo daman xasusihii badiyo iyo dhukeenii macanaay ilahey kahku xifdiyo amiin yaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdala7429
    @abdala7429 Рік тому

    Alle haunaxariisto hooyo iyo ayeeyoaba

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 2 місяці тому

    Wlllhy qisadaa qiso lamida ayaan ku xasustaa wlll qisadaada mid lamid ah ayaan soo qaatay hooyadayna wy dhimatay allleh ha unxrsto wll hooyada iyo hooyadayba

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Рік тому +5

    Waxa jira ilmo hooyadiis iyo aabihiis ay kalatageen ama isfureen aniga hooyadeey iyo aabahay way noolyihiin alxamdulilaah way isfureen kadibna aabo xaas hore ayuu lahaa hooyana oday kale ayay guursatay ana ayaydeey ayaa la ii geeyay alxamdulilaah ayeeyo naxariisbadan jecel inaan qaynkay kahoreey abtiyaashay habaaryarahay ayaan kudhex korayg lkn aabahay waa iga fogaa lkn hooyo ayaa magaalo nagu dhow degeneed qoska idhalay waxay iigu yeedhijireen magaca hooyaday oo ah ina maryama ruun waan waan dhibsanjiray markaan maqlo caruur aabohood laagu yeedhaayo maalin maalmaha kamida ayaan kabaxsaday gurigaan kukoray waxan ujahaystay halkuu aabahay degenaa waana gaadhay ugudambayn waxa soo gashay eed ama ciid carafo caruurtii caruurtii aabe dhalay waxa loosoo gaday maryihii ciidka hebeenkii waxba maan waydiisan eedo habeenkii ciida oo lafaraxsanaa cilaan lamarsanayay ayaan eedo amba caruurtena hooyadood wan ku idhi anigu waxan ku iido mahayso maryo iisoo iibi waxay iigu jawaabtay ayaydaa maxaad ugasoo qaadan wayday maryo kadib qolkaan seexanjiray ayaan kulaabtay waagiibaa baryay kadib caruurtii kale waaloo qubeeyay maryo cusubna waa loogu Lebisay suuqaa lookexeeyay ana gurigaan joogay neefkii ulxada ayaa laaqalay aabo iyo rag lasocday aya noo yimid way qadeeyeen kijada anoo weel kudhaqaya aabo ayaa ii imaday wuxu ika dhahay maryihii ciida makuusoo iibisay hooyo isagoo kawada xaaskiisa haa ayaan kudhahay ywuxu igu dhahay anaa lacagta kuugu dhiibay waxan kudhahay dharfiican usoo dookh intaa markuu iwaydiiyay ay nagatageen isaga iyo ragii lasocday kadib iyadaa iitimid waxay igu tidhi muxuu kuwadiiyay aabo waxba ayan ugu jawaabay waxan uga socdaa waalidku markay kalatagaan dhibaatada ubadan caruurtay kudhacdaa barmaajkaa kahadal wacyi gelinbay unoqonaysaa

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 Рік тому

      Gabdhaha badankoodu ilmaha ninkodu gabadhii hore kadhalay Way dulmiyaa maxa kasiya taloow 😢😢

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 Рік тому

      @@niciimaahmed1157 wll qaali waa amar kudhacay dumarka soomaaliyeed intooda badan

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 Рік тому

    Allah ha naxariisto hooyo macaan iyo ayeeyo iyo waxii islaanoo dhintey oo dhan.

  • @khadiijoali9455
    @khadiijoali9455 Рік тому

    alle haku sharfo qof hooyo la aan koray baa daremikara xaladan alle hoyoyinkeen ha unaxariisto waan ilmeyaa walhy markaan arko mowduuc kahadlaya hooyo alle janada hanagu kulmiyo hoyadey iyo dhamaan hoyoyinka muslimaadkaa amiiin ayaa allaah

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому

      Adiga khadijo Ali Ibrahim miya sister Hooyo Allah ha unaxaristo 😢🤲

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 Рік тому

    ilahey ha unaxaristo hooyo iyo ayeeyo jinadisa ilahey ha kucasumo iyo dhaman inti naga dhimatay ehelki

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Рік тому

    Mcnto ilahay Hooyo iyo ayeeyo ha unaxariisto qabriyadoodana ilahay ha unuuriyo hana uwaasiciyo inagana gadashood Rabbi inama fidneeyo waana ku faraxsanahay in aad nala share gareysay inkastooy murugo tahay hadana waa xasuus aan caadi ahayn shugran xabiibati

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 Рік тому

    m.a ilahey ha kuxafido hooyo iyo ayeyo ilahey ha unaxaristo iyo dhaman eheladi

  • @sakariyeabdirahman4185
    @sakariyeabdirahman4185 Рік тому +1

    Maashaa, Allah walal horu usoco allah haku dhowro asturka ayaan kugu jaclahay

  • @qadansaleman2783
    @qadansaleman2783 Рік тому

    Hooyo iyo intii dhimatay alle ha u naxariisto wll

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 Рік тому

    Wllo Ilahay ha u naxariisto dhaman walidiinteen intii dhatay ❤❤❤

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 Рік тому

    Alla waa run waa ciiro macalinka dugsigu nalaku dili jiray dabaasha

  • @IstahilMaxamud-i7e
    @IstahilMaxamud-i7e Рік тому

    Ale jantuul fardawsa haka warabiyo wll amiiin

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Amiiiin Abaayo

  • @farxiyotigow2372
    @farxiyotigow2372 Рік тому

    Asc abaayo Alaha unaxariisto hooyooyinkeen kuli aaaamiiin yaa rabi

  • @RuweydoShekhxasan
    @RuweydoShekhxasan 5 місяців тому

    Abayo illhy ha naxariisto hooyo iyo ayeeyo aniga baadiyo kusookuray

  • @shamsomahadmaxamuud4572
    @shamsomahadmaxamuud4572 Рік тому

    Abaayo hooyo io ayeeyo alle ha u naxariisto

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 Рік тому

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf Рік тому +3

    Asalaamu Alaykuma qofkii 9 Ee video gan daawada thanks my sister Go head ilaahaya hakuu gar gaaro waalidkii na Alle haw naxariisto Allaahuma Aamiin Umada somaalida Oo dhan baa ku jecel hawar warin ❤

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Ilaahay ha u nariisto waalidkay iyo walasleheen iyo dhamaan muslimiinta oo dhan aamiin aamiin yaa rabi eeddo qaali

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Рік тому

    MnshAllah wllshy Ubax Cabdillahi Alle ha barakeeyo❤❤❤❤ ducaadaa hooyo iyo Eyeeyo Allahuma Aamiin aamiin

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Рік тому

    Qofka aqliga leh aya fahmikaro waxay kadliso ilahay haa naxaristo hooyo iyo ayeeyo

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 Рік тому

    Maasha allh abaayo allhkudhowro dhamn waalidiintane alle ha unaxariisto aamiin

  • @farxiyoshiiqmaxamuud7110
    @farxiyoshiiqmaxamuud7110 Рік тому

    Masha alaah dhaqan kaabay aad baan kutagera waxan jeclahay dhaqan badiyaha

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730

    ubaxey abaayo allaha unaxariisto hooyo mcn iyo dhamaan hooyinkeeen aniga kulamida noloshaan hooyaday lasooqaatay ilaahada anoo awlaadleh qalbigayga kamabaxdo kamana bixi doonto gurigaan kunoolayn iyo nolosheena say ahayd anagoo yaryarna way naga geeriyootay 😢😢😢 gurigii ay nagusookorisayna waan kawada hajirnay waana jeclahay inaan maalin booqdo insha allah waad qiirooday abaayo allaha kuxafido

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Wa Runta Abaayo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Рік тому +1

    Allaha u naxariisto kulli hooyooyinkeen ❤❤❤❤ iyo aabaayaasheen.
    Wallahi waa n ooyey waa video Dareen gaar ah leh hooyo Macan cid booskeeda xataa 1 Maalin geli karta ma jirto ❤️ Sabar iyo Iimaan Allaha naga siiyo , Allaha Nagu kulmiyo Janatul Firdaws ❤️❤️❤️

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 Рік тому +1

      🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭 yaa rabi anigaba walaal waa dareemay labadeyda waalid😢😢😢😢😢

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 Рік тому

    Maashaa allaah 🥰WAA wax fiican qisooyinka baadiyaha -Alaha unaxariisto hooyadaa Iyo intii Muslim ah oo dhimatay 🤲

  • @xasancaliwehliye7987
    @xasancaliwehliye7987 Рік тому

    Hooyo alle ha unaxariisto❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo waa nagu weyntahay

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Рік тому

    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI ALLAAH HA U NAXARIISTO AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI

  • @raaxomaxalin8614
    @raaxomaxalin8614 Рік тому

    ILAAHEY HAUNAXARIISTO HOOYO IYO AYEEYO JANATU FARDOWSANA ALLHA KAWARABIYO ADIGANA HORU MAR WACAN AYAN KU RAJEYNAA

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому

    Xasu a gashay o qalbiga ka badashay allaah ku qaboojiyo qalbiga allaah u naxariisto

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Рік тому

    Abaayo ubaxay Allah ha ku xifdiyo waxayalo badan ayaan kaa faaiiday Wlahi qof ku dayasho mudan aa tahay xabibti ❤❤ hoyo Allah ha unaxaristo iyo ayeyyo labdubo waanadana aad na siisay kuwi qaato Allah ha naga dhigo ❤

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Рік тому

    Mashallah fadlan qaybo kale sii wad ani ad ban uka helay ❤❤❤❤

  • @qurboqorlex460
    @qurboqorlex460 Рік тому

    Alaha unaxariiisto hayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CusmaanShiikh-fw5bu
    @CusmaanShiikh-fw5bu Рік тому

    اللهم اغفرلهن وللمسلمين جميعا دمعت عيني حقيققة

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 Рік тому

    Ilaaheey janada hageeyo hooyomcn iyo ayeeyo iyo aabeheey mcn ❤❤❤ walaahiwaan ooyay abaayo❤❤❤❤❤😢

  • @siciidocawil803
    @siciidocawil803 Рік тому

    Abaayo illahay haunaxaristo waa lidiintaada anba Kula mid baan ahay😥😥

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 Рік тому

    Wllo ilaahay ayeeyo iyo hooyo ha unaxariisto Adiguna hore usoco

  • @asli1087
    @asli1087 Рік тому

    Maasha Allaah waxa tahay gabar adag guuleeyso

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому

    Humar wacan xabibiti qaali farxad iigu waara inata nololi jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Wcs welcome Abaayo ❤❤❤

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Рік тому

    allaha unaxariisto walidka walal Runti wa Xasuus ficn Wanka helaay Meesha Aad Kuso kartaay waxaba mooda isku dhuul inan kuso korneey 🥺🥺

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 Рік тому

    Illahey ha unaxariisto hooyo wax ladawadana chanelkadan ujeclahy sababtuna waa melaha aad tagto oo aan aadugu macaansado dawashadeeda waxaa hiigsaneydidna allaha kusahlo

  • @niyadsifaysan
    @niyadsifaysan Рік тому

    Ilaaahy ha unaxariisto abayo .....😥😥waan dareemi Kara anba qisadad mid lamid ayaa ihaysato😭....ilaaahy garab hanasiiyo wll🤲

  • @Malabhaye
    @Malabhaye Рік тому

    Wllshy guuul ayaan kuu rajeenya

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому

    Asc waan ku walashaan dhaqankaaba waad ku mahadsantahay wakhtigag qaaliga aa aad no hurtay hadii aan nahay tagarayaasha dhaqankaaba mahadsanid