Saaka xoolihii baan aroorinay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Facebook page dhaqankaaba

КОМЕНТАРІ • 79

  • @adnuushinanuur1160
    @adnuushinanuur1160 Рік тому +16

    Asxbeyy Iigu soo duceeya Hooyadeyy oo dhimatayy😢😢😢

    • @Aminamohamed2464
      @Aminamohamed2464 Рік тому +1

      Allah ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo adinkana qalbiga Allah ha idiin qaboojiyo

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 Рік тому +1

      Allaha u naxariisto wll samir iyo imaan waa lawada dhimanaa sabra uduceeya insha allah janada allaha idinku kulmiyo🤲🏻

    • @samiirayuusuf8788
      @samiirayuusuf8788 Рік тому +1

      Alle ha unaxaristo qabrigana ha u wasiiciiyo suuashana ha u fududeeyo samir iyo imaan alle ha ka siiyo walal😢😢

    • @caliibraahim3145
      @caliibraahim3145 Рік тому +1

      Allah unaxriisto

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Рік тому +4

    Masha Allah biyaha aaday u Qurux badanyihin ❤

  • @zayidfayte17
    @zayidfayte17 Рік тому

    Allaa yacizzak 1m iyo kabadan uqalantaa somali dhamanten waa halkan kanimid xusuus gaara cajiip 😊

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Рік тому +2

    Maasha Allah dhaqan kaaba walaashey mahadsanid aad ayaan u daawadaa baadiyaha waan jeclahay ❤❤❤jzk kheyr 🎉🎉🎉

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Рік тому

    Masha allah wallo illahay haku barakeeyo xasuus ayaad i galisay waayo waayo

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Рік тому +3

    Ariga biyaha maxaa loogu diidey miskiin soo oon mahayo Maalin dhaaf u siiya walaaley

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is Рік тому +2

    Midhahaas waxa la yidhaa
    HobHob

  • @user-po1cp1er5e
    @user-po1cp1er5e 7 місяців тому

    Weligey maalin baan ari arooriyey 7sac oooo socod ah wllhi saa udaaley leee mr dambe leygama maqal 😂😊

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 Рік тому

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Рік тому

    Maasha allah xoolaha qurux wlh ariga orooriskiisa waan u xiisay❤❤❤❤❤

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому +1

    Waaaaw xasuus hore ayaan galay aroorinta xoolaha keep going sister 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤👍👍💯💯💯

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 Рік тому

    Manshalah wllo qali hore u soco ❤❤❤

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 Рік тому

    Masha Allah qurux maxan u xiisay noloshaas❤

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    dhaqan kaaba
    jilab iyo raxanreeb ayaan arkaa deegka cagaaran waa raxan reeb ama dhamaajo

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Рік тому

    Abaayo roobkii ma.dhamaaday allow roob kheyr leh

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Рік тому

    Maashaaallaah Tabaarakaallaah

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 Рік тому

    Maasha allaah wllo

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Рік тому +1

    Asc mansha alaah abaayo caruurtaadii meeye maad lanoolaatid wakuu baahan yihiin

  • @cabdinaasirmaxmed-hr1nk
    @cabdinaasirmaxmed-hr1nk Рік тому

    M.a walaley saas noo wad jadwalka baadiya

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 Рік тому

    Masha allah

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 Рік тому +2

    Ari qofki raaco wax dulqaad la dhaho ayuu baranayaa wax ka dhib badan ma jiro 😅 wa is nacaysiin

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому

    mansha allah xoolaha dhigortodo waa sonoqotay❤❤❤❤

  • @hamdy8566
    @hamdy8566 Рік тому

    Walinaqanki hora jera makurakibtan tubo waala ilbaxaye xoolane waalahaystaye si loogabadbaado dhibaatada kudhicista barkada

  • @sacdiyaomar7613
    @sacdiyaomar7613 Рік тому

    Masha allaah Aamiin Aamiin Aamiin yaaa rabi

  • @ruuruu114
    @ruuruu114 Рік тому

    Nolosha dhabta ah waa tanaa ,,,, magaalo iyo qarmuun keeda maxaa lagu falayaa

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Рік тому

    Mahadsanid habo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Рік тому

    Waligay badiye ma arag blse wan jeclahay 😢❤

  • @libanjama5545
    @libanjama5545 Рік тому

    ubaxeey xabiibi ariga sidii dadkii baad ula sheekeysaneysaa

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Рік тому

    Laxda koorta halaga furo walal yanan aqira lidin weeydiin wayo iyada qoorteda ma xamili karto culeeska koorta

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому

    Wa nolol aad u qurux badan mashallah

  • @abdiyare5098
    @abdiyare5098 Рік тому +1

    ❤❤😊

  • @aymanwarsame9547
    @aymanwarsame9547 Рік тому

    Saaray like tii, adna waad mahadsantahay maadaama aad arigii duunyadii na xasuusisay

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 Рік тому

    Allaah haw naxaristo hooyada amiin

  • @user-cb8lc2wm5o
    @user-cb8lc2wm5o 5 місяців тому

    Xoolaha naalagumadhoho saaulasoco😂😂😂😂

  • @haala552
    @haala552 Рік тому

    Shaqada ugu adag markaa joogau baadiyo waaa arig hogadhabo joogo

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 Рік тому

    masha allah weeye dhankaaba guleyso markasta insha allah lkn arika kor ubaxataa miyaad maantey raaxtey

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому

    Dhaqan kaaba. Waa halkee meeshani

  • @abdiaxmed3105
    @abdiaxmed3105 Рік тому

    Waa xageee meesha joogtaan

  • @IfraaxXuseen-ye9jv
    @IfraaxXuseen-ye9jv Рік тому

    abaayo hooyadaa atoga maa uweynaa

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 Рік тому

    10:40 dhaqankaabooy murug baan aqaan mirtaasna murugtii ma ahq malaha

  • @abdirahmanayanle4308
    @abdirahmanayanle4308 Рік тому

    Allah waxan ka baryayaa inuu Roob inoogu deeqo

  • @abuuanasmedia3576
    @abuuanasmedia3576 Рік тому

    Gobalada daxe ma abaarbaa??? Daqan kaabooy??

  • @shaxamiboy7994
    @shaxamiboy7994 Рік тому

    Dhaqankaba ila hada roob madan hilen miya ilaah ha iden seeyo

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Рік тому

    Masha Allah guuleyso 😅😅😅😅

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    dhaqan kaaba
    caduun waxa loo yaqaan gobolka togreer caris meeshii reerku deganaa waa caris hadana meeshaad joogto waa kur

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is Рік тому

    Waa noloshii dhabta
    Ahayd

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Рік тому

    ❤❤❤❤👍👍👍👏👏👏👏

  • @sowdocabdulqaadir7445
    @sowdocabdulqaadir7445 Рік тому

    Ala laxaan uxiisay ari lashubaayo waayo waayo ayan soo xasuustay

  • @XukunAbdi-dr8sn
    @XukunAbdi-dr8sn Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomahamed1458
    @faadumomahamed1458 Рік тому

    Masha Allaha tabarakalaah❤❤

  • @hamdy8566
    @hamdy8566 Рік тому

    Mansha alaha waadharken

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 Рік тому

    Albaabka laguma hore adhiga albaabka waxa wax ku horta reerka ciidanka yar

  • @mulkiavees1993
    @mulkiavees1993 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌👌👌👌👌👌👌🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому

    waay timantahay sow ma ah mar kay ninka rabto mise waa marka aay uur leedahay

    • @HassanAhmed-ty6xw
      @HassanAhmed-ty6xw Рік тому

      Wey rimantahay yacnii marka ay uurka leedahay

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o Рік тому

      Markay niinka rabto way oslaysa weeye ayaan filaya rimana waa uurka

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Рік тому

    Xasuus iga dheh waxaan jooji jiray 26 sano kahor oo xoolo aan ku raaci jiray

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o Рік тому

      23 sano ka hor ayaa raaci jiray maqasha Malin ayaa dawaco laba maqala iga cuntay😂xulo huno ayaa aha

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Рік тому

    MashaAllah

  • @hawalul1962
    @hawalul1962 Рік тому

    M.a❤❤❤❤❤❤

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Рік тому

    Waxaa cagaaran anigu waxaan u aqaanaa Xayaabo

  • @abdisalamnuur
    @abdisalamnuur Рік тому

    Roob soma di in maxaytahay ariga lawaraabinaayo

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Рік тому

    Ariga iyo idaha ayaa badane idaha

  • @alapabashi7081
    @alapabashi7081 Рік тому

    Hore usoco qali

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому

    Ubaxey xentan okale hadanhadokalehesto gebermadonakara masa geel iyo lo 🐄🐃aleygarabaa

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 Рік тому

    ❤❤❤❤❤ love you xppti

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Рік тому

    Ariigu hal manin kabadan ma qaadii karo walalow sorry eriyow

  • @cawildheerecawl1291
    @cawildheerecawl1291 Рік тому

    Asc wlshy

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Рік тому

    Jihadana maxaa lagu calaamadiyaa markaad meel usocotaan ileen dhulkii wuu isu wada eegyahay