@@hafsaabdi447 abayo gabdhaha xita shaqo waa qabtan lakin waxa culeyska ah dhan wiilasha qabtan gabar neef geela inte so qabato qale e maqaar siibe adi ma aragtay sab hadii la qabo wiilka a qabto shaqada bankeed .
Allaha nii daweeyo wll aad baan kuu dheerigilinaa in dhaqanka somalida soo bandhingto, hal mid wll dadka miyiga ku nool wacyi gilin ubaahanyihiin u sheeg in waxa,ay beer taan ama wadankooda ka baxaan ay cunaa ay iska daayaan waxa dibada laga keeno saliidana cadaydana laiska badinaane waa cudur socda intaa gaarsii wacyigilinta waa muhiim 🤝
Abayo hadii aan suaal ku weydiiyo adigo raali ah , miyaa lagu qabaa mise inin ayaad tahay waayo dhaqankaga wanagsan ayaan ka helay hhh . Please leave me a feedback if you mind ❤
Wax qaleel ma jeclo reer guuraaga cusbana iska dhaaf,maalintee kuusoo martiyaan cuntada qaleel waaye iyo cusbadaa ku badan aan ku arkay qaasatan dumarka😂😂😂
Lakin baris Alle bari oo salid lagu karinayo waa cajib bariska Alle bariga maraqaa hilibka lagu kariya kuna macanyahay se ee wax u wadan anaga bariska xafada oo isku dhex kariiska ama kala kariska salid ku shiilna 😂😂😂😂😂 bisinkoow maba layskugu talo galin bas basal iyo xawaji bur bur ba lagu kariya bariska sabta raqayga ama xamarta iyo basbaska ba lagu shiila salida😂
Wiilashena ilaahay hano daayo shaqo badan bay naga haayan mii iyo magaalaba ayaga waxa culus dhan qabtaan ❤
Gabdhaha waxay qabtaan uma jeedid miyaaaaa ayakaa kahool badan wiilasha
@@hafsaabdi447 abayo gabdhaha xita shaqo waa qabtan lakin waxa culeyska ah dhan wiilasha qabtan gabar neef geela inte so qabato qale e maqaar siibe adi ma aragtay sab hadii la qabo wiilka a qabto shaqada bankeed .
Sucaad Sucaad
Allaha nii daweeyo wll aad baan kuu dheerigilinaa in dhaqanka somalida soo bandhingto, hal mid wll dadka miyiga ku nool wacyi gilin ubaahanyihiin u sheeg in waxa,ay beer taan ama wadankooda ka baxaan ay cunaa ay iska daayaan waxa dibada laga keeno saliidana cadaydana laiska badinaane waa cudur socda intaa gaarsii wacyigilinta waa muhiim 🤝
Abaayo maraqdigaaga mafiicno. Xawaajiyada iyo. Tuunta waa ok. Siiba
. Tuunta waa caafimaad. MashaAllah. TabaraAllah. ❤❤❤
Naaag nool baad tahay ina adeer! Masha Allah
Dadaal dheeraad ah, guuleyso adeer, boorameyn ama muufeyn neefkoo dhan lagu dubo ayaa jirta, mar noo soo bandhig haddaad kansho u heshid.
Mansha allah tabarika laah sab baad ka dheregteen illahay ha idinku caafiyo Quran ka insha allah ❤❤❤
Masha Allah allow idin aqbal ducada asturaneey
gabadhaan WAA maashaa,allah dhalin yaradii maalaayacni ayay kumashquuleen ayaduse dadfiican ayay waqtigeedii galisay ,mahasanid adeer.
Walalaheyga somaliyeed Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please 💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯
❤❤❤❤❤ aamiin maanshallah waa dhaqan macan oon leenahay naxasuusi qurbaha ku qadnay😂
Inaan cuni lahaa baa wacnaan lahaayd maasha alaah
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah
Walashey waad mahadsan tahay.
Wacyi galin Saliid cadeeyda Suunnan Xoolaad in lagu bedasho dadka kula tali thanks
Ducada alaah ha idiin aqbalo,Amin
Wa Mashallah dad badan aya waxa badan kaa barandona inshallah shaqo wacan walal
Masha Allah tabaraka Allah dhaqan kaaba aad ban uga helay video gan xasuus baad igelisay hure u soco xabibti ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah wlaashey prograamadaada dhaqankeena aad ayaan ugu nasanay mahadsanid really we appreciate our beloved sister.
Waaw Ilaahow hasilun anootaggin. Baadiyaya Wey. Ciiilbadanaa❤❤❤❤😂😂😂
Masha Allah abaayo jazakallahu khair
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉 maashaa allaah khayr ilaahay ha idiinka dhigo
Masha Allah❤, Illahay quraanka hanugu xifdiyo.
Masha allah allaha aqbalo qur.anka❤🎉
Fariid baatahay maanshaa alaah dhaqan kaaba puntiland matimi
Muraadka maqbuul bidnillaahi kariim Aaaamiin yaa Allaah
ماشاء الله محجبات
الله يثبتهن.
Ana maanta aya kariyey ala bari❤❤❤❤
Mansha allah abayo blse jalbabka dabka ka ilasho wa qatar markad karineyso garbasar yar isticmal ama xijab aad u yar dabka gadheyn
Bismi Allah. Ku bilaaw. Gacantana. Allah ku barakeyo.
Mansha alah alle haidan barakeyo aniga wax IGA sogarsiya
Masha allh meshaas maxaa hilib carfaaya yaala allha udaaweeyo intui cuntat
Mashaa Allah haku barakeeyo murad maa jiraa manta
Maasha Allah Sagalka ari dadkii cuni lahay ma joogaan.
Masha allah xus walidka dhintay miyaah
ASC WALAASHAY MARKII AAD WAX KARINAYSID JALBAABKA SHAFOONKA DABKA AYAA G8BI KARO OO JALBAABKA BAATI KA TALO MARKAAD DABKA WAX KU KARIAYSID.
masha allah❤dhaqan kaabaay horay usoco❤
Masha allah wll❤
Mansha allah muradkino san
Sab ayaan rabaa bariis iyo hilib 😢😢😢😢
M.a lkin dhaqan kaba wlo wad iga qarsty ducad kkkk
Amuur iyo muraadba waan u aqaanaa.
Waaaw mashallah aniga manto kale ayan baadiyaha jeclaada
MAASHAALLAH, ALLAHA IDIIN DAWEEYO
Maashaa alaah dhaqan kaaba
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
Dhaqankaaba salaan wacan. Adhiga degaankaasi yaryaraa waa kaftane
Maasha Allah ducada aamiin. 😮😮❤❤❤
Wllo meeshaa si waa halkee talow
Dhaqan kaaba ina adeer hilib ma I dhigtay
Wuu guursaday walaalka
wll dhaqan kaaba ma.adigaa magaca lagu dhahaa mise yuutuubkaaga
UA-camka
@@dhaqankaaba7350 ubaxeeey
@@dhaqankaaba7350❤❤❤
Maashaalaah ❤😂🎉😢😮😅😊
Fadlan ha na tusin markaad xoolaha qaleysaan. ciyaalo aan dawisiino Baadiyah Somaliya ayaa jria.
Waw m.a alla maxan sab baadiye uxiisay😢dhaqan kaama armaan kugu galaa😂❤
mashAllaah 😍😍😍
INA ADEEREEY MEESHA BARIIS MACAAN KAMA MUUQDO. EE BARIISKA FURFUR BAA KA DHIGI LAHAYD. WAXUU UGURMAYAA SIDII SOORTI.DHATAQ DHATAQ.
Maxeythy atiga madaxa madow
Mahadsanid sideeyda walaal
Kirliga yaraa kulahaa 😂😂😂😂
Maasha allah
❤❤❤
Raga reerbadiyaha waaba Niman fiican oo shaqada waxka haya. waa kuwa magaalada ilee kuwa aan dumarka caawni maanta laga bilaabo waa in lakala reebaa
Waliba Dhankaa gogosha goolal badan bay dhaliyaan
@@abdourahman8231haa wanmaqlay canaha geela yeeli 😂😂😂 astaqfirulah
Masha Allah abayo
Waxan xagee kuhaysaa aan Soo dontee
💕💕💕💕💕💯💯💯👍👍👍
Alle ku qalaji hadaad ila dhaaftid loveta😢
Mahdsanid ❤
Masha alla😊😊
Masha.alah
Masha allah raga baa karinaya
Masha Allha ❤❤
Mnsh Alah ❤❤
Abayo hadii aan suaal ku weydiiyo adigo raali ah , miyaa lagu qabaa mise inin ayaad tahay waayo dhaqankaga wanagsan ayaan ka helay hhh . Please leave me a feedback if you mind ❤
Hadaa la guirsaday walaal❤
Markasta mahadsanid
Shibirtii shiriqleyda aan u oqoojiray ka ciyeyso mesha
Yaa laxusa habaryar carole axmada
Carole axmad 9nef malagu qala mrka ugu yrn 2o gela ba LaSalle
Caroole Axmed 200 oo geel kuma filna 😂😂
Masha Alh fariiid
Mahadsanid wll
Aamiin yarabi 🤲
😋😋😋 raqay meshas ah
Basasha lamadaqo daqso mashilmeyso
Ariigiiba waad dhameysaana
Ali'bari, sab ama walimo.
Ilaahay haydinka aqbalo ducada iyo albariga
❤❤❤❤❤
Mise dhaylo cun baa loo ciil qabay
Masha Allah
Si aad views uheshid darteed
Ayaad Reer miigi masaakiinta ahaa dhaqaale burbur aad ku riday ood cuntadi aadka dhamaysay , reerka hakicinin bal
Mnshallah
Wax qaleel ma jeclo reer guuraaga cusbana iska dhaaf,maalintee kuusoo martiyaan cuntada qaleel waaye iyo cusbadaa ku badan aan ku arkay qaasatan dumarka😂😂😂
Mansh, alaah
Didsigaas 7 neef ma qaado walshy
Camerada baa yareyneysa ba laga yabaa
Lakin baris Alle bari oo salid lagu karinayo waa cajib bariska Alle bariga maraqaa hilibka lagu kariya kuna macanyahay se ee wax u wadan anaga bariska xafada oo isku dhex kariiska ama kala kariska salid ku shiilna 😂😂😂😂😂 bisinkoow maba layskugu talo galin bas basal iyo xawaji bur bur ba lagu kariya bariska sabta raqayga ama xamarta iyo basbaska ba lagu shiila salida😂
Amun🤲
digsi 25kiilo karis ah maa 7todobo neef deeq daa
Hilabka raga kaliya ayaa lagu kariyey kiidumarkana waalaga reebay kaas ayaana badan
Ala wll adhigu aad buu u yar yar yaheee
Hada xitaa saliida baden baada ku shubatey bara sida saliida loo yareeyo
ma bariis yar ayy karineysaa
Idahaga shilo biradisa canbulada kudarso tugsi reereb kunolena qaranka ka aruurso adna sabjog ahow
Waan uxiisay duco badiye lakin anaga dumarka unbaa nokarin jiray xabada idinka yar abaayo
Meelaha qaar dumar ayaa kariyo meelana raga ayaa la caawiyo.
In la qalayo inaa maqshiiso looma bahna sababtoo ah waa maqlayaan😢
😂😂😂😂😂 xoola wax maqlay war caruureed
@@umumascuud3307 😂 haa lakiin inay kawado yaan laysku ag qalin baa laga yabaa oo ay taas maqashay
Amaba ay naxariis ka tahay🥰
@@umumascuud3307 carurtu aaway sid aad mkhluuq wax maqa u tahay bay ayana dhago u leeyihiin
@@Inasuldan1235 wax aadn fahmin lagum marqaati furo soo baro diinta
@@umumascuud3307weymaqlaan
M.A
❤𝐌𝐧𝐳𝐡