Normal life in Somali culture Nolasha caadigaa ee dhaqanka soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 95

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Рік тому +4

    Yaranteeydi So Xasuustay🥺🥺waan uu xisaay walhi Nolaashas bila Buuqa ah nolsha bahadiyaha wa Cafimad Iyo Nolaal Dagaan oo macan 🇸🇴 Sidagdeg Aah uu laban insha allah Badiiyaha Somalia miiya laaga Ahaan kaara

  • @dekaabdisalan268
    @dekaabdisalan268 Рік тому +3

    Walee dhaqankaaba ciirtedii bay kalulatay❤🌷masha allah

  • @AgriVibe-1
    @AgriVibe-1 Рік тому +1

    Masha allah wall ubax hore u soco.

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 Рік тому +1

    Maasha allaah Maasha allaah wllo

  • @doofo1134
    @doofo1134 Рік тому

    Masha alaah waxan leenahay dhaqan aad uquruxbadan runtii hormar wcn abayo

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Рік тому +1

    Waan jecelahay inaan xoolahaas iska daawato Kamana daalo idanka rabbi! Alhamdulilah
    Se geelaan ka sii jecelnahay kunoqo xero geeshii ubaxey.

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Рік тому +1

    Maashaa Allah waajawi aad u quruxbadan

  • @fartunwarsame5888
    @fartunwarsame5888 Рік тому

    Mashalla, I love it ❤ can you explain what you can explain what the girl was doing step-by-step please?

  • @dualehassan4146
    @dualehassan4146 Рік тому

    Mashaallah wlh wax igala Farxaad badan ba Ma.arag Mahad sanid Qaali

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Рік тому

    Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah soo beautiful life or simple life

  • @hassanhamur1215
    @hassanhamur1215 Рік тому +3

    miyi xilkas oo kle o ay tahay doog aad baan u jeclahay in aan 3 bil soo joogo ❤❤

  • @WiilkaSamia27
    @WiilkaSamia27 Рік тому +2

    MAASHAlAH
    TABARA KALAH
    DHOLOSHA BAADIYAHA
    WAAQATAR

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    Shaah Caano Ari Cadey macaankiisa

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor Рік тому +1

    Mashallah hore usoco walashey

  • @ncm9871
    @ncm9871 Рік тому +5

    Nolol quruxbadan oo bilaa buuqa mashallah hore usoco wll ❤❤❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @sacdiyaomar7613
    @sacdiyaomar7613 Рік тому +1

    Masha allaah Abaayo mcn

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل Рік тому

    gabar karti iyo dadnimo Khlaaq ilaahey udhaliyay Ayad tahay Abaayo Alle kahu xifdiyo sharakana hakaa xijaabo horey usoco in lagu dhoho waad istaahishaa kuwa Aan istaahilinba waa ladhaaye Adigaase kamudan👍💐❤️

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Рік тому +1

    Mansha Allaah👍🌹🌹💖♥️💜💚

  • @jamaalmaxamed3357
    @jamaalmaxamed3357 Рік тому +1

    Asc walaal waankahelay wayaalaha aad soo duubto macadamax banaantahay nin guurdoona ayaan ahay guur ayaan kulawadaagi lahaa

  • @fathi1129
    @fathi1129 Рік тому +1

    Manshaalah wankahelay horay usoco cadowgaga haujabin abayo wan jeclanlaha in mar un arko nolashanocan wanarajeynaya Inshaalah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому +1

    Mashallah mashallah so beautiful qarwaaqo

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Рік тому

    Mansha ALLAH
    NOLOSHAASI MALAJA STRESS YARAA ❤❤❤❤😢😢😢😊😊😊🎉🎉🎉😮😮😮😮

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Рік тому

    Qurux masha Allah

  • @hawamire3444
    @hawamire3444 Рік тому

    Masha alah ciirta jugle

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha 👍

  • @fadumomaxamed9916
    @fadumomaxamed9916 Рік тому

    Masha alaah wa igu xasus badiye ayan soxasustay

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo🤍💓

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 Рік тому +1

    Mashallah indhaha ku doogsada Qabiguna kasii daran❤❤

  • @naturalrelaxing9594
    @naturalrelaxing9594 Рік тому +2

    Gafane from hargeisa

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому +1

    Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @sagalahmedsagalahmed
    @sagalahmedsagalahmed Рік тому

    Mahad sanid dhaqan kaabay sidad nogu so gudbiisey dhaqankena wan u xiisey noloshan horey usoco mcnto 🎉❤❤❤

  • @dhudiahmed205
    @dhudiahmed205 Рік тому

    Mncha allah nolashu qurux badan waan ka helayba

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Рік тому +3

    Ubax walaalo waxaraaha caana haaka dhamaayn yaanay Ku cawaryiin ee

  • @suliemanyunis
    @suliemanyunis Рік тому

    Masha Allah

  • @sagalmaxamuudcali4332
    @sagalmaxamuudcali4332 Рік тому +1

    wlhi xasuus igelisay waxaraha alla maxaan ari udeeyay maansha allh mcny noloshu kuma ciisho

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Рік тому

    Habo ماشاء الله astuka aan kugu
    Jecelahay,

  • @jamaalmaxamed3357
    @jamaalmaxamed3357 Рік тому

    Asc waa jamaal maxamed ooku aslaamay

  • @fadhumoibrahim833
    @fadhumoibrahim833 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 Рік тому

    Waxaraha Caanaha u reeb waa kuwa qaylinaya way gaajoonayaame😮😊😊

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 Рік тому

    WAa nolal aad u macaan ❤

  • @mohamedamin-pi8fk
    @mohamedamin-pi8fk Рік тому

    Waa nolo quruxa badn wlhi❤😢

  • @SiciidBaale-gr1uk
    @SiciidBaale-gr1uk Рік тому

    Alaa maxa meeshan nolol taala ilaahow igee baadiyahn wax badan waa jeclaystey inaan aado baadiye waqtigaan ii saamaxeyn

  • @abdullahiahmed2886
    @abdullahiahmed2886 Рік тому

    masha allah badiyaha nolol quruxbadan talo

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому +1

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @Top_G1st
    @Top_G1st Рік тому

    Mahadsanid

  • @habonali9734
    @habonali9734 Рік тому

    Dhaqan kaba iso boqo abaayo

  • @guutaalechanel4502
    @guutaalechanel4502 Рік тому

    Abtiyow Koobabka shaaha
    Mid ii soo dhiib

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Рік тому

    L'kn walal Mesha wax Miiro kama baxaan miya Siida dhafuurka ama hobhobta Dhiirta ´Laacuno

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Рік тому

    Maasha allah ❤

  • @ugaasodahaboxaashi2471
    @ugaasodahaboxaashi2471 Рік тому

    ❤waad mahadsan tahay dhaqan kaaba❤❤❤❤😂

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 Рік тому

    Waaan jeclaaaaa inan kunoolaaado noloshayda inta ka dhiman subixiiina ku waaaa bariisto codadka kala duwan eeee shimbiraha kasooo yeeedhaya iyo maqashoo gaaajo la ciyeysa waxaanse ka siii jeclaaaa marka xereda geeela aaad kasooo agtooosto ololka nirgaha kala quruxda badan

  • @mruun3542
    @mruun3542 Рік тому

    Abaayo rida maxaa u dileysiin hadii aad gacmaha ku taagto way istaagee 😢😢😢😢

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Рік тому +2

    Please geedah yaanlajari
    Dhaqankaabay habo adiguna ku wacyigeli habo Please

    • @hindahasan9997
      @hindahasan9997 Рік тому

      Dee soo lama intifaacsanoyo dhirta Asha

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Рік тому

      @@hindahasan9997 walaal geedaha hadiila Jaro so dhulku nadaab gurimayo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Рік тому

      Waa run, geedaha nool yaan la jar in, kuwa dhintay ama qalalay ayaa idiinka badan

  • @cawaalekulmiye9883
    @cawaalekulmiye9883 Рік тому

    0:03 Waa shilin
    muqlo waa Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo
    oo uu ka qaado shilin cuntay.ama Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento.

  • @ugaasodahaboxaashi2471
    @ugaasodahaboxaashi2471 Рік тому

    Asc dhaqan kaabay aad bankutagera

  • @Zurich527
    @Zurich527 Рік тому

    Dhaxan weeye lkn reer miyiga dhaxanta ma karto haddiiba qoraxbaa soo bexeysee Alla maxan dhaxantaan arki jiray

  • @AhmeD-311-q1b
    @AhmeD-311-q1b Рік тому +1

    Xasuus waaye

  • @abdiyare5098
    @abdiyare5098 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @UkhtiIslam255
    @UkhtiIslam255 Рік тому

    Asc my sister

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Рік тому

    Abaayo lanyar caanahii waad kadhamaysee maxuu cabaa maskiin

  • @HafsaAbdullahi-h9w
    @HafsaAbdullahi-h9w Рік тому

    msha allh ❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Рік тому

    Baadiyaha waajeclahay markay arigu iskuciyaan

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 Рік тому

    Suaal. Adiga ma miyiga dhagan tahy mise magalaada ?

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Рік тому

    Asc, walaaleey waa maxay weelashii iyo gogoshii aad moodo huri aan hooyo fiican joogin, maxaad rabtaa inaad caalamka u sheegto, aniga ma aan garan waxa aay kula tahay, sax ma ahan.

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  Рік тому +3

      Muqaalka dhamayso wll guri kasta habeenkii alaabtoo malaha saran baa laga seexdaa subaxiina waalakala aruuriyaa

  • @mohamedamin-pi8fk
    @mohamedamin-pi8fk Рік тому

    ❤❤😊😊

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому

    Nolosha badiyaha Wa nolol bila buq ah Wa nolol qurux badan bal abayo iso ducey Ina basabor helo😂 sida😂 badiyaha uku. Sodalxistago

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Рік тому

    👍👍👍💯💯💯💯❤❤❤

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Рік тому

    Subxanallah galow iyo qudunquuto cidooda gormaa igudan baysay ❤❤❤❤❤

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Рік тому

    That is not culture that is rural nomadic life

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroaadamduraan2942
    @sahroaadamduraan2942 Рік тому

    Gafane ladhahaa

  • @salmawali3138
    @salmawali3138 Рік тому

    www m. A❤

  • @Aminaabdiabdi-w6r
    @Aminaabdiabdi-w6r Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @mohameda_dahir5182
    @mohameda_dahir5182 Рік тому

    Wn uxiisay Inan tago baadiye

  • @intatogether4998
    @intatogether4998 Рік тому

    😘😘😘😘😘😘

  • @UkhtiIslam255
    @UkhtiIslam255 Рік тому

    When you sleep outside there is no animals

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Рік тому

    1:10
    Dhibkaan ka marijiray😂😂

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 Рік тому

    200K gaarsiiyaaa gabadha dhaqankeena suubaaan na tuustaaa walaalayaaloow ❤

  • @amranibrahim1395
    @amranibrahim1395 Рік тому

    Chubby act de

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 Рік тому

    Masha Allah

  • @fadhumoibrahim833
    @fadhumoibrahim833 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Рік тому

    Masha Allah

  • @rahomahamed8581
    @rahomahamed8581 Рік тому +1

    ❤❤❤❤

  • @Amina-jg5pg
    @Amina-jg5pg Рік тому

    Masha Allah

  • @LuulCali-lq5fp
    @LuulCali-lq5fp Рік тому

    ❤❤❤

  • @fadhumoibrahim833
    @fadhumoibrahim833 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadhumoibrahim833
    @fadhumoibrahim833 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @alishaabdi7569
    @alishaabdi7569 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤