WEERARKII TRUMP OO 'DABADA LA-GALAY IRAN' | MARXALAD CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 89

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 місяці тому +1

    Mahadsanidiin BSTV iyo Mr Awaale

  • @sahrociise
    @sahrociise 3 місяці тому +1

    Mashallaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 3 місяці тому +8

    Waa mar mar siiyo aan geed loogu soo gaban waana waxa uu samayn doona haduu guulaysto Trump si uu nuclear ka Iran u burburiyo

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 місяці тому +15

    Illaahay waxan ka baryaynaa. Inuu. Guusha. Usoo dedejiyo. Reer falastiin ... xamaas. Xuuti. Xisbu llaah. Iyo kooxda ciraaq. Aamin yaa rabi

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u 3 місяці тому +2

    Insha Allah way heshiin donaan GUUL FALASTIIN INSHA-ALLAH

  • @aminatubeh6866
    @aminatubeh6866 3 місяці тому +1

    Allah waxba kuma ahaa ee waxanu leenahay ha samaato ha la heelo amiin yaa Rabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 місяці тому +1

    Falanqayn qiimabadan ❤❤❤❤❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 місяці тому +1

    Abdi xaafid mahadsanid marka koowad tankale Piden waa kudaayay waa qalfoof bakhtigiisi waa jiiteen mid ka khayr badan insha allah

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 3 місяці тому

    Ilaahow ugargaar falastiin

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 3 місяці тому +1

    C/fataax walaal Qabiir ka hadalkiisa waad ka dhexe gashaa waliba si aad ah fadlan arinkaas iska sax

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 3 місяці тому

    Hadii ay falastiiniyuntu maxamud cabaas iska qabtan waxway u hagaagayan whyninkan & inta la socotaba waa la haystayaal or horgalo,iinsha alle will give them the victory🤲❤️🇪🇭

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 3 місяці тому +2

    Allaah ha mideeyo xamaas iyo fatax rayigooda iyo xoogooda inshaa Allaah

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 3 місяці тому +3

    Arinkaan waxaan filaa in timadheer oo shinbir labadhagax kudilaan waana dhaqankooda oo rusushii eyeey saan udilijireen.waxeey rabaan ineey gacanta usa kudilaan eeraan iyo kajeedin dulmigooda iyo cunsuriyadooda.

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 3 місяці тому +1

    Brith TV A hafid qabiir Maxed cawaale Soo dhowow

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    🌎 waa been cad iiran yaa ka danbeysey ee wiilkaasi argagixiso yuu ahaa kooxdiisii.dalka yey ka buuxaan hadii labaadho dad badan oo madaxyo weyn lugaha lageleysaa✅✅🌎✅

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu 3 місяці тому +1

    Asc wll abdi xafid waan idin salamay adiga iyo asxabdada aniga oo abdirizaq ah oo ku nool konfur africa waxa ii muqata falasdhiin iney is raaci donto Inshallah waliba sida ey ilatahay waxey ku danbeyn donta dagaalki ugu danbeyay ee yahuuda lagu crib tiri laha musliminatana ey ku midoobi lahayeen sida ino muqatana xiligi ayaaba la jooga mahadsanidiin

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому

    Horey ugu xukuuntay diil trump iyo wasirki arimaha dibada marka Macbonbay

  • @mohamedhashim5563
    @mohamedhashim5563 3 місяці тому +1

    Sxbow waa sheekadi iraaq ey u socotaa arintan si loogu duulo iran oo la dhaho nuyukler ey heesata ama anig nafsadeyda aya ugu cabsanaa ee wa in la burburiyaa, taasey u socotaa si israilna u nabad hesho

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 3 місяці тому

    Inshallah waan rajeyneyna waana jecelnhy iney falastiiniyiinto midoobaan ooy aayahooda katshadaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌 cadixafit

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 3 місяці тому

    baydhan waa oday boqol jir ah wuu khalkhalay umad iyo wadana maba xukumi karo rabi subxanahu wa tacala ayaa khalkhal iyo hog ku riday rabi ha qiqabo si daran isaga iyo xukumadisa maraykan burbur iyo baaba ay kala gogoan oo midba mid togto rabi xaga samada ha kaga soo dajiyo alaha ciqabo mid daran aamin ya rabi

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 місяці тому +1

    Ascm ❤🎉

  • @AbdunasirMuximed
    @AbdunasirMuximed 3 місяці тому +1

    😢asc aniga waxan filaya inside job waliba yuhuda inay ka danbayso si haduu soo baxo trump dorashada uu Iran u weraro in Madaxa Iran lol galiyo

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 місяці тому +1

    Odaga waxay ilatahay in ay udhamaatay oo lasii tukhaan tukhinayo ❤❤❤❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 3 місяці тому

    rer falastin inta uu jogo odayga magac u yaalka ah ee sida baydhan khalkhalka rabi ku riday waa adagtahay in ay isracan oo janiskoda ka faaidaystan rabi kaas ha dhafiyo rer falastin iyo inta la socota ayagana alaha tawfiqdooda mideyo. waxa dhacayba ma dhacen haday midaysanyihin lakin koley waygaranayan waxa u dane ha midoban shacabkodiba waa la baabiiye alaha mideyo aamin

  • @DiinimaxamedJamac
    @DiinimaxamedJamac 3 місяці тому +1

    Anigu waxan u malaynayaa tram inuu isagu ka dambeeyay oo uu qurun fakaray oo is yiri barabugando sumcad ku raadi misna ay fashilantay oo isaga lakacday

  • @libaaxliqe7062
    @libaaxliqe7062 3 місяці тому +1

    Asc. Haa Falastiiniyiintu way ka faa'iidaysandoonaan fursadaan waayo waxaa meesha ka baxay cabsidii yuhuuda laga cansan jiray, waana sunno Rabaaniya,. Weelkastoo buusamo waxaa bilawda nusqaantiisa

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 3 місяці тому +1

    Covid-19 wuu jira weli dhakhtar baan kashaqeeya lkn 5days bay ku qadata qof ka,wuuse qulqulay kaasi

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Kkkkk astaqfirullaah covid19 maba jiro miyaaa???

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 3 місяці тому +2

    Waa beentood ee iran iyo cidkale toona ma aha ee waa dhexdeeda iyo inkaar ku dhacday

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 3 місяці тому

    😊

  • @ZainabGuleid-c4b
    @ZainabGuleid-c4b 3 місяці тому

    Midnimadooda ayaa guushu ku jirtaa haday fatax daacad ka noqoto way guulaysan kolayba falastiin way xoroobaysaa gooray noqotaba dhiiga shuhadadu cidla ku dhicimaayo

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 місяці тому +1

    Aniga waxay ilatahay in ay kadambeeyaan koofiyad yar oobadee ah mulkiilayaasha

  • @aishasaleban982
    @aishasaleban982 3 місяці тому +1

    Dhaawaca tram waa egsidhin kadhacay maraykan dhexdiisa inuyahay ayaan qabaa anigu

  • @CabdikaafiCabdirisaq
    @CabdikaafiCabdirisaq 3 місяці тому +1

    Asc

  • @ibroGemar11
    @ibroGemar11 3 місяці тому

    Shirqolkaa waaxa kadanbeyay o xaqiiqa waa Jo bayden waa waaxa iiska caad oo adunkodanii iiska ogayahay

  • @AliAbdirahman-ji7xt
    @AliAbdirahman-ji7xt 3 місяці тому +1

    USTAD ARINTA IRAN AYA KADANMBYSA TOGASHADI TRUMP WA BEEN ABUR BUQA MAREYKENKA DHAXADIS AYA LAGU JAHEYNEYA . BIDEN KARONA MAWABO WA BAQDIN . K.HARSI MAKA GULEYSANEYSO BAHALKA TRUMP.

  • @CabdikaafiCabdirisaq
    @CabdikaafiCabdirisaq 3 місяці тому +1

    Cabdi xafiid wankusa lamy

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 місяці тому +2

    Cabdi xaafid saxaafadii ree galbeed ayaa qaadatay dhexdhexaadbaan kugu ogahay

  • @cabdulaahidaahir8059
    @cabdulaahidaahir8059 3 місяці тому +1

    eraygas waxakadanbaysa.israil

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 місяці тому +1

    Waa 9/11 oo kale aduunka waa SHACABKA marka ujeedo laleeyahay in lagaaro wax kasta waa suuragal

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 3 місяці тому

    ASC Brit Somali tv trump in ladilo Aya ficned

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 місяці тому +1

    موافقتهم هدم غرب ونوا اب

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 місяці тому +1

    Démocrate adunweynaha odhan waxay modan iney wanagsan yihin cusiriyin ajanabiga uu daran.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 місяці тому

    Falastiiniyiinta Quluubtooda, Allaha mideeyo, sheydaanbaa ku kala dhex jira

  • @SaidOmar-zw6wy
    @SaidOmar-zw6wy 3 місяці тому +1

    Srail hadii la waydiyo dawlad falastin ma sabodayan meeshan xoog la isticmaya ninki roonow reerka u hadh

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r 3 місяці тому +1

    Odayga waaloocimaamadayaa
    Waanindaalay ooaan xilwadikarin

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 місяці тому +1

    زلزال الغروب ونوا ابهم

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 3 місяці тому

    Cawaale af soomaaligaada waanba jeclahay waa heer sare.

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 3 місяці тому +2

    Ilahey haisku sojediyo rerfalastiin damir laboyashan fataxda ilahey hakaqabto wa cadaw loadegsanayo dad kisa duliga yuhud ayey ushaqeynayan kuwas falastin mahan wauuhud

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 місяці тому +1

    Waxa la rabaa sidii sadam in sabab looga dhigto Iran oo loo weeraro.way iska cadahay in cadaan ahi in uuna Iran arin u fulinkareyn.

  • @SalebanYare
    @SalebanYare 3 місяці тому

    Falastiin.waxaa.la.dagaalamaya.dawlado.badan.hadaanay.halin.garab..xaalku.waa.adkaan.karaa...allay.leedahay

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 3 місяці тому

    Waligood heshii maayaan maxaa yeelay fatax waxaa utalisa Israeli Allaha caawiyo masaakiinta laxasuuqaa

  • @AbdiAhmed-el7kj
    @AbdiAhmed-el7kj 3 місяці тому

    Waxan qaba in nagti ubama inlaga digoo hata waalashegay inay raban way astahisa wa abdi ahmed from kenya garissa

  • @SahraCadeey-x6i
    @SahraCadeey-x6i 3 місяці тому

    Waa iyaga dhexdooda

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 3 місяці тому

    Waan rajaynayaa inay ka faaìidastaa
    Isuna tanaasulaan markay eegaan waxa ku dhacay

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc 😎🫵 waa sheego kale dheh maxaa keeney iiraan ??? Been sal iyo raad laheyn dheh ninku argagixiso yuu ahaa dadkiisiina wadankuu kujiraan . 🫵😎🫵

  • @MaxamedCamow-kv7jt
    @MaxamedCamow-kv7jt 3 місяці тому +1

    Waa loo cimmaamadayaa

  • @abdurahmanbuhmuuse4994
    @abdurahmanbuhmuuse4994 3 місяці тому

    Madaxda fatax oo laga takhluso mooyee, Falastiiniyuun mahe shiinayaan

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 3 місяці тому +1

    Covid wuu jiraa laakiin media ma buunbuuniso sidii hore

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 3 місяці тому

    In my opinion, that was within game and personally will never believe such i dea.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 місяці тому

    CINWANKAAGU WUU QALDAN YAHAY MA ISTIRI CAQLIXUMADII GAALADA IYO BEENTODII BAA HORBOODEYSAA OO KU RAACSAN TAHAY MA ISTIRI MAKAA DHAGEYSANEYNAA MARKA CINWANKA AYAABA I LEH HA DHAGEYSAN BEENTA WIIL IIRAANI AH MIYAA WEERARKA GEYSTAY MA INDHAHAAD CIID NOOGA SHUBI DIIDNAY DEE

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 3 місяці тому +1

    Qadiyad ayaad kulareeysaa sxb ee kuwad UN gacanta timareer oo dulmi looguhiilinjiray ayeey burburinee oo geedeey saareed ayeey gooynee ee aragaanee.

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 місяці тому +2

    Nabiyo maalagasoo saAro?

  • @Abdilahi-t3y
    @Abdilahi-t3y 3 місяці тому

    Waxa wershada maraykanka ee hubka sameeya

  • @abdirahmansheikmahamedaden188
    @abdirahmansheikmahamedaden188 3 місяці тому

    Odayga sagootin sharaf baa lasiiyay

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 3 місяці тому

    Markii la eego sida wax u dhaceen toogashada taraam waa gudaha maraykanka baan isleeyahay.

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 3 місяці тому

    Waa talaf odagaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 місяці тому +1

    INSIDE JOB

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 місяці тому

    Dhoolan taraam wuxuu halis kuyahay boqortooyada maraykanka Marka isla maraykanka ayaa rabay inay dilaan

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 3 місяці тому

    Waxay ila tahay NATO iyo dimuquraadiga inay kadambeeyaaan😂

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 3 місяці тому

    Umada aya lagu jeedinaya meel an jirun

  • @AbdunasirMuximed
    @AbdunasirMuximed 3 місяці тому +2

    Hollywood ayaa lagu jilayaa mesha CIA Black site

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 3 місяці тому +1

    kkkkkkkk

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 місяці тому

    Odayga waa loo ceeb qarinayaa ee covid xaguu ka jiraa

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 3 місяці тому

    Fatah iyo Xamas isku Moowqif ma ahan ,

  • @AliAbdirahman-ji7xt
    @AliAbdirahman-ji7xt 3 місяці тому

    FATX WAXAY USHAQEYAN GUMEYSTIYASHA XAMSANA WA GOBANIMO DOON . M.ABAS WAXA DABATAGAN KUWAN UMADA HASUWAYA FIKIRAD AYAGU KAQATA WANA BAQAYA MARKA GOAN MALAHAN FURSAD KADTA FATAX AYA ISBARA KU AH.

  • @SafariStillWater
    @SafariStillWater 3 місяці тому

    A

  • @phprince5153
    @phprince5153 3 місяці тому

    Odaygaan marka uu yimaado wuxuu dib usoo nooleeyaa dagaalkii yaman iyo carabta faatalaha ah ee khaliijka

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 3 місяці тому

    Hahahaha

  • @halimab5796
    @halimab5796 3 місяці тому +1

    Beenta America ayaad u buunbuuninaysaa. Waxaasi was ceeb adiga lagaama filayn inaad saa tiraahdo.

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 3 місяці тому

    Beenalayaal weeyaan

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 місяці тому +1

    Nabiyo maalagasoo saAro?