Isaaqu somalida kale boqol sano ayay ka horeeyan bal fiiri ninkan odayga ah 70 sano ayu joga uk luqadiisu wa tiisi saxda ayad dhawankisii diintiis dad 1991 so galay qurbe aya luqadii iloobay wada gaalo raac noqday
@@sunari8818 puntland mxa mesha keenay. Xaajigani waa Lander visaha passport Somaliland ah oo ay ku qoran tahay Somaliland British Protoctrate bu ku qaatay 1953.
Muxuu uga sheekeeyneyaa ka Somaliland neceb.? Wariyuhu, wuxuu odyegan hoosta uga galey in uu lahjada Somaliland ka barto. Ma Sidaas ayuu Somalilander ku noqon doonaa? 😂😂😂😂. Waxa wariyaha u dhaanta in uu lahjadii ay hooyadii bartey ku hadlo oo uu ku faano. Identical crises baa ku dhacey iska dheh. Waxaa lala yaaba sidaa uu iskaga doon doonaa lahjada Somaliland. 😂😂😂😂
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA
Mashal allhay ilhay cafimad haku si yadiyo ❤❤❤
Maashaa Allaah waa igu socotay sheekada Awoowe
Isaaqu Somalida kale waxay kaga horeeyaan. Qurbaha iskuma iloobaan intooda badan wadankay ku noqdan
Dhulbahante iyo Warsangeli seamanadooda haka reebin. Dhulbahante weligood ma lumaan.
Ma sha alla adeer wan salamaya Abdihafiit iyo somali Brid tv ba ❤👍
Manshaaaa allh aqoonyahan ❤❤
Mansha Allah tabaraka allah.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allah wuxuu bixiyey Talo dhaxalgal adeerkay laakiin yaa qaadanaya.
Maasha allaah
Masha klan cfmd haunarajekeyo cfmd hanugu garsiyo inagana
M.Allah
kaptanka Markabku tolow English man buu ahaa?
Asc marka runta laga hadalo reer waqooyigu dad aad u horeeya oo aad u caqli badan
Sea manadii hore oo u badnaa Isaaq,Dhulbahante iyo Warsangeli badaw ayey ahaayeen oo aan waxba UK ka tabcan. Geel intey iibsadaan ayey noqon jireen
Reer Koonfurkii shakey yimid ayaa dukaamo iyo makhaayado wada furtey, maadama iyagoo ilbaxa oo wax qori kara UK yimaadeen..
How do you know how do you know if he is 100 years old
Because somali call someone that old 100 years old 😂
Waa maktab nool wixii ag joogow ka faaiidaysta 100 ku socdaa ilaa 100 kale sano wuu hayaa.
Somali.waliged.khabiil bay.kahadasha.ilah.ha.cafiyo
Isaaqu somalida kale boqol sano ayay ka horeeyan bal fiiri ninkan odayga ah 70 sano ayu joga uk luqadiisu wa tiisi saxda ayad dhawankisii diintiis dad 1991 so galay qurbe aya luqadii iloobay wada gaalo raac noqday
Historigiusii ayuu kuu waday, markaasaad mar qudha kula booday sirtu nolushu waa maxay
1953. Reer somaliland umay baahnayn vise ay ku yimaadaan UK waayo Ingiriiskaa xukumayey.
Kkkk sidii Adna dheh ingiriis baan nahay kkk
Waa markaynnu ingiriis noqon jirney visaa lagu galaa dalalka hanoo faanin gumaysi chill out 😂
Maskin muxuu uga baahanyahay Somaliland isagoo ah Puntland cuqdad baa idinka badatay hadaa tihin Somaliland bal maxuu ku keenay wariye warsanaaya oday Somaaliyeed tarikhdiisi waa wax caadi ah oo ay sameyaan wariye kasta shame of you.
Meshu kayimi inu sheego ma ceeb noqotay yab
@@sunari8818 puntland mxa mesha keenay. Xaajigani waa Lander visaha passport Somaliland ah oo ay ku qoran tahay Somaliland British Protoctrate bu ku qaatay 1953.
Oo yaa Puntland soba hadal qaaday aan adiga ahayn sensitive baa tahay kalosooni daro ka muuqato odaygu waa Seaman SOMALILANDer Ah oo la waraystay isagana maha wariyi ugu horeyey ee Seaman waraysta
Muxuu uga sheekeeyneyaa ka Somaliland neceb.?
Wariyuhu, wuxuu odyegan hoosta uga galey in uu lahjada Somaliland ka barto.
Ma Sidaas ayuu Somalilander ku noqon doonaa? 😂😂😂😂. Waxa wariyaha u dhaanta in uu lahjadii ay hooyadii bartey ku hadlo oo uu ku faano.
Identical crises baa ku dhacey iska dheh.
Waxaa lala yaaba sidaa uu iskaga doon doonaa lahjada Somaliland. 😂😂😂😂
Miskiinah, English ka baro intaadan qofna wax ka sheegin
Waxkalaad sheegto miyaad weyday labada ninba afsoomaali dhaba ayay kuhalayaane dhexdoodu kumaqaado eedo
@@ummaisha876yaa baajuunay
Oromo meeshaan kaalin kagama banaana.