DEG DEG Hawada ISRLLL oo haawaneysa & Iran oo laga bartilaameysday 20 goobood |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 164

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 години тому +10

    Alx wad naga farxisay dhulgariir Alaaha ku rido yuhuuda Alaaha naga farxiyo amiin yaa Alaah falastiin guul insha Alaah

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 години тому +10

    Iran guul difaac fiican ayay leedahay

  • @cabdiqaadirsheik1924
    @cabdiqaadirsheik1924 2 години тому +9

    In badan ayaan sugayey Soodhicitaanka Warkan Alxamdulilaah❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 години тому +9

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 години тому +9

    Carabta hadii ay gacanta isqabsan lahayd mareykan ka saari lahayd bariga dhexe wy guulasan lahayen ayaga ayaa is ciqabaya xaqa Alaaha keeno insha Alaah amiin

    • @amirsirya3614
      @amirsirya3614 Годину тому

      Maraykanka iraanbaa kadaran

    • @LuqmaanAlhakiim
      @LuqmaanAlhakiim 12 хвилин тому

      ​@@amirsirya3614 carabta maa casharkaas kuu soo dhigeen

    • @Chang2323-z8u
      @Chang2323-z8u 9 хвилин тому

      Aamus jaahilow ​@@amirsirya3614

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 2 години тому +20

    اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲

    • @CumarMuxumad-e6r
      @CumarMuxumad-e6r 2 години тому

      ❤❤❤❤❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Годину тому +2

      Ilagey haka aaro dhibaaradi ay u getsteen Umada Muslimka

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Годину тому +16

    Dhulgariir alaha ku bur buriyo yuhuud iyo mareykan aamiin markasta ayan ku habaara xaaranta

  • @seed3966
    @seed3966 Годину тому +5

    Asc hadii carabta hawadooda israaeel isticmaasho iran haduqeeysocid jasta hawadoodo la isticmaalo 🚠✈️✈️✈️🚀🛩️🛩️🚈🚆🚔

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 2 години тому +7

    Ilahay ha naga xifdiyo sharta iran iyo yahuuda iyo maraykanka reergalbeedka dhibka ay raban in ay ugaystan muslimiinta ahlu sunaha

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 Годину тому +1

      Iran sharta ku wado mxy thy Iran wadadka uhiilinayo falastin kafiirso intdadan hdlin

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 Годину тому

      Xoolo ayaad tahay muslim wax iska celinaayaba maanta Iran ayaa jirta alle ha quweeyee

    • @Khaliilgeddi-mh2bk
      @Khaliilgeddi-mh2bk 17 хвилин тому

      Amiin Israel 🇮🇱 waxay dishay inkabadan 40kun lkn iraan sanadadii lasoo dhaafay waxay dileen inkabadan 1.2milyan oo ahlusunnah ah allah hanga qabto

  • @RahmaAbdilahi-q7j
    @RahmaAbdilahi-q7j 2 години тому +3

    Rabiyow jaabi yuhuuda iyo mrkyn yaa raabi yaa raabi yaa raabi

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 51 хвилина тому

    Yuhuudu,
    Waa Maqaarsaar Ee Dagaalka Waxaa Hurinaaya
    Waa MAREEYKAN, IYO XULUFADIISA.

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Годину тому +1

    Yuhuud nacalad dhulgariir masiibo ah ALLE idinku rid aamiiin aamiin aamiin

  • @AbdulaahiAli-w1n
    @AbdulaahiAli-w1n 4 хвилини тому +1

    Bismillaah.arraxmaani.arrxiim.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 3 хвилини тому

    الله أكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤❤

  • @ShamsherSiin
    @ShamsherSiin Годину тому +2

    Mahadsanid walal maracade

  • @InnocentLifeJacket-gf9jf
    @InnocentLifeJacket-gf9jf 50 хвилин тому

    Falstiin guul inshallah

  • @suudiofficialchannel
    @suudiofficialchannel 2 години тому +4

    IRON DOOM❌
    IRAN DOOM✅
    Iran waxay Muujisay in aanay Ahayn Dal ay si fudud u duqeyn karaan una burburin karaan waxayna tusisay Tamartooda ilaa hadda lama hayo 1 Gantaal iyo meel uu ku dhacay ama burburiyay Tasoo muujinaysa in Iran Difaaceeda uu Yahay mid ka Adag kana Degdegsiimo Badan Kan Isarael iyo America ay ku Fanaan.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Годину тому +1

    ❤wcs ❤ eran guul weyn ❤ eran wx werarày rer galbeedka ❤alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @HodanCabdi-y8l
    @HodanCabdi-y8l Годину тому +1

    waxaad xognagasiisa shirka ay qabsadeen wadamada china;india;rusk; iyo qaarkale kaaso lamagac baxay Brics kasoo haal wllo

  • @Wiilhoog_Media
    @Wiilhoog_Media 2 години тому +1

    Allahu Akbar ilahayow Muslimiintada u gargaar

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 години тому +1

    Mahadsanid maracade wararkaaga suda aad noola socodsiiso

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 45 хвилин тому

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida siiba B/dhexe ❤😂🎉😢😮😅❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamadMuxumad-j1i
    @MaxamadMuxumad-j1i 2 години тому +1

    أللهم أعز الإسلام والمسلمین وانصر الإسلام والمسلمین ودمر الیهود والمستعمرین ودمر أعداٸك أعداء الدین أللهم انصر إخواننا أللهم انصر إخواننا یارب یارحمن یارحیم لك القوة ولك الحیل لاحول ولاقوة إلابالله

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Годину тому

    Guul falastiin ,iiraan xisbullah ,xuuti, muqaawamada ciraaq iyo ,m siiriya,

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 37 хвилин тому

    ok isha alaah jawaabtoo dawaalasii doonaainsha alaah meelkasta oo yjoogto sahnuyad maxmda insha alaah meelkasta oyjoogto muslimiin to

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli Годину тому

    Guuuul iran

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 Годину тому

    Waa cajiib aanku dilee ha ii jawaabin dhagarta shiicada iyo yahuuda ay wadaan waa mid halis badan illaahow labadaa cadow ee cayaaraya shartooda naga qabo

  • @NasriTurkey
    @NasriTurkey 2 години тому +1

    Allhu Akbar Kusaliya Nabiga SCW

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Годину тому

    Ilaahay dhulka hala joro isreali v

  • @M.ibraahim9
    @M.ibraahim9 2 години тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذ ل الشر ك والمشر كين ودمر أعد ا ءك أعداءالد ين يا رب العالمين

  • @doudouabdi9425
    @doudouabdi9425 2 години тому

    FROM USA KEEP UP THE GOOD NEWS

  • @KerowYare
    @KerowYare Годину тому

    Guuulll iiran falastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Годину тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 години тому +2

    shiicada iyo yahuuda iyo marekanka waa is ku mid e waa fimil lesla og yahay o waxa lagu qarinaa xasuqa lagu haayo walalahen falastin e Rabi ha u gargaaro walalahen falastin aamiin aamiin aamiin in sha Allah guul walalahen falastin

    • @Azhaniaxmed
      @Azhaniaxmed 2 години тому +1

      Nio caalmaka lama socotid miaa , meesha looscdaba mahn reer Gaza ee waa Iran sababtoo ah waa dal Muslim ah ok awoodo leh , sababta ays saaaid wax ugu difaacii Karina waaa in laga badanyahah oo dolwadhii kle ee carabta noqdeen dhul kamid ah USA iyo yahuuda , marka Iran nafteeda basa difaaci kartaa

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk Годину тому +1

      ​@@Azhaniaxmedwll mcn iiraan waa shiico e muslim laguma tilmami karoo e taariiqdeda shiicada so darasey fadlan wll mcn adigo rali ah wll qali thank you please

    • @amirsirya3614
      @amirsirya3614 Годину тому

      ​@@Azhaniaxmed iraan hala baabiyo ayda aydu dhashay igagaa kadaran maraykan

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 45 хвилин тому

    Waa masrixiyad waxaas walaalkey

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 Годину тому

    Marocade cadayn waala layahay wixii laguriday Iran waan qabanay aya dheheen

  • @HafsaCadey-fx4ev
    @HafsaCadey-fx4ev Годину тому

    يا إيران انصر اخواننا فلسطين لاننو انسا اخوانهم

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x Годину тому

    Bravo notre frère iranien,

  • @MohmedMuxumed
    @MohmedMuxumed Годину тому

    Allaw Israel u ziyaadi dhul gariir ka AaamiiN yaa rabbi

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Годину тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 39 хвилин тому

    Alhamdulillah 😢❤

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein 2 години тому +1

    I.a guul muslimiinta

  • @raniadan1262
    @raniadan1262 2 години тому

    Ilhay hakuxafido Iran iyo dhana Muslim

  • @MaftuuxAli-v6t
    @MaftuuxAli-v6t 2 години тому

    Yuhuuda insha allah way jabi doonan muslimkuna ha midoobo sunni iyo shiicada

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 2 години тому

      Lagama yabo shiicada iyo ahlu sunaha ahlu towxiidka in ay midobaan iraan wacadowga ugu weyne ee neceb ahlu sunaha ilahay ha siyo quwad ahlu sunaha muslimiinta

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 хвилини тому

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️

  • @CabdiraxmanCabdulahi-o2h
    @CabdiraxmanCabdulahi-o2h 6 хвилин тому

    Yahuuda iyo shiicada wa dameer iyo labadiisa dhegood

  • @AbdirazackKalief
    @AbdirazackKalief 2 години тому +1

    Waa naga so daahisay maracadow

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett 2 години тому

    Yuhuud iyo nasaaro allow jabi aamin

  • @mohamedali335
    @mohamedali335 40 хвилин тому

    Iran Waay isdifacdi sxb warka iska hubi wax lagarsiyi majiro

  • @mawliidxasan8466
    @mawliidxasan8466 Годину тому

    Maansha alaah hore usoco

  • @rahmamohamedahmed6712
    @rahmamohamedahmed6712 Годину тому

    Waa film la isla ogyahay, waxani

  • @ShugriMalin
    @ShugriMalin 2 години тому

    Israail Alle hakulaayo dhulgariirka

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 2 години тому

    Wariye kaliya e Niyada no diso Thankas wariye

  • @AmaalMahad-c2e
    @AmaalMahad-c2e Годину тому

    Ilaahayaw yuhuuda dhulka lagoo

  • @iqranuun726
    @iqranuun726 2 години тому

    Ilaahaw Baab’a iyo burbur kadhig yuhuuda 🤲

  • @mohamudbarre2874
    @mohamudbarre2874 2 години тому

    Asc walal maracade show ilaa saka dhan ayan sugayey wararkaga

  • @XanafiAxmed-y8e
    @XanafiAxmed-y8e 2 години тому

    Ilaahoow falastin ugargaar

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 50 хвилин тому +1

    Waxan aad war ka nooga dhigaysawaa afkii yahuuda
    Horena waanu kuuga dignay waxaanad iskahubin iyo war yahuudiga hadaba it's better for you to learn one of two languages English or Arabic because you different from the other Media

  • @shakallrelaxation9666
    @shakallrelaxation9666 2 години тому

    Mahadsanid sxb maracade

  • @LEOABALLAWllboss
    @LEOABALLAWllboss Годину тому +1

    Iran wererkan maka jawabayso wayo burbur uma geysan 😂😂

  • @MaxamadMuxumad-j1i
    @MaxamadMuxumad-j1i 2 години тому

    man sha alaah walakay wad mahadsantahay

  • @SalaadMaxamed-ww1hz
    @SalaadMaxamed-ww1hz 52 хвилини тому +1

    Suaal aan idin weydiiye Iran ma lahan miyaa nidaam difaaceed ka hortaga gantalada bal ii sheega

  • @HalimaYussuf-c4l
    @HalimaYussuf-c4l Годину тому

    Sahyunida habaabado
    Biinillah

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 години тому

    Aad ayaanu uga xunahay in isticmaarka cusub maraykanka iyo naato in ay weeraraan

  • @Speed-t6x.CR7
    @Speed-t6x.CR7 2 години тому

    Juma Moubarak

  • @IbrahimMohamed-tp5fb
    @IbrahimMohamed-tp5fb 2 години тому

    Mahadsanid maracede

  • @MaxamedbadeMaxamedbade
    @MaxamedbadeMaxamedbade 2 години тому

    Zxb khayr sheeg

  • @abdirahmanibrahimali4854
    @abdirahmanibrahimali4854 2 години тому

    Mashallah thanks ❤brother

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 Годину тому

    Thnks bro

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 години тому

    Waa so daahday maracadow🙂

  • @MaxamuudXayle-d6g
    @MaxamuudXayle-d6g 2 години тому

    ALLE HA JABSHO YAHUUDA

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 27 хвилин тому

    Yaarabi adunka adaa iska leh

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 години тому

    Qofkii ugu horeeyey a

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 2 години тому

    Dagaalkan isaiil ma qaadin waxaa iiraan weeraray dhamaan reer galbeedka.

  • @abdirashchanel7752
    @abdirashchanel7752 2 години тому

    Marcade....mad kaso hadashid wararka somalida

  • @mohamedqoje8335
    @mohamedqoje8335 2 години тому

    Adiga beeloow wararkka reer galbeedka ayaad always soo xigataa

  • @abdiomar383
    @abdiomar383 2 години тому

    Absent maracade

  • @idriisshariif35
    @idriisshariif35 Годину тому

    700.k❤ hambalyo

  • @KerowYare
    @KerowYare Годину тому

    Scw

  • @maxamedidiris1686
    @maxamedidiris1686 2 години тому +1

    Falastiin guul

  • @AbdirahmanHaji-l7c
    @AbdirahmanHaji-l7c 2 години тому

    Waad la daahday maanta sxp

  • @BashirJibrilAxmed
    @BashirJibrilAxmed 2 години тому

    Alle HaJabiyo yuhuda

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 25 хвилин тому

    Masojawabi kartan ma afbaa

  • @cabdiqaadirsheik1924
    @cabdiqaadirsheik1924 2 години тому

    Asc maracade shaw

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 29 хвилин тому

    Waxa la onoo sheegaa Israel iyo Ukraine ayaa dagaalamaya lkn waa riwaayad lkn cida Soo weerartay Iran waa maraykan iyo reer galbeed

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 2 години тому

    Iran hub difaac oo casri ah ayeey ka heshey rushka

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Годину тому

    Iran wa in ay duqayso lacnatullah baxrayn waa mesha laga abuuray

  • @SbuceebcaliMaxamed
    @SbuceebcaliMaxamed 2 години тому +1

    Asc

  • @mohamedqoje8335
    @mohamedqoje8335 Годину тому

    Xayaaysiintaada lacag ka raadsoaa

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 25 хвилин тому

    Amarka qumeyni iyo Israel maxaa isku Soo beegay?

  • @BOOQASHO
    @BOOQASHO 2 години тому

    Comment igayga waa run wlhi gadaal u laabo ❤

  • @NajmoXuseen-rt5ns
    @NajmoXuseen-rt5ns 2 години тому

    iran waxan kacodsanlaha Isla manta iney jawabto😅

  • @mohamedgedihassan
    @mohamedgedihassan 2 години тому

    Free Free Free Palestine 🇵🇸 ♥️

  • @horrorleageu
    @horrorleageu Годину тому

    5k only 700k coming soon

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 16 хвилин тому

    Kkk waaba xaraabo Israel 🇮🇱 iyo iraan waan ku soo yara shiidaya yee ee haysoo shiidina

  • @AbdirazackKalief
    @AbdirazackKalief 2 години тому

    Mahadsanid

  • @moabdi9239
    @moabdi9239 2 години тому

    Keep up ❤

  • @zeituunzhire4711
    @zeituunzhire4711 Годину тому

    😂😂 waa marki igu horeyzay aan arko izraa’iil o daneyzatay hal dharbaxo hadey ku dhacdo feer iyo laad bey kaga jawabi jirtay 25 days oo bola xofta jawabti haf qiyamaha ma intaz uun bay ahyd 😅

  • @mohamedqoje8335
    @mohamedqoje8335 2 години тому

    Turjubaan fiican keenso

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 34 хвилини тому

    Film ajanti waaku soo weeraraa ogow haka soo jawaabin kkkkk