Astaamaha Siyaasiga iyo Nin Dawladeed waa kuma .? Sh Abdirahman Bashir ayaa falanqeynaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Astaamaha Siyaasiga iyo Nin Dawladeed waa kuma .? Sh Abdirahman Bashir ayaa falanqeynaya

КОМЕНТАРІ • 80

  • @ahmedmoussa8841
    @ahmedmoussa8841 3 місяці тому +44

    روى البخاري في صحيحه في باب الاستخلاف )من كتاب الأحكام عن جابر بن سمرة قال: سمعت النبي صلى الله عليه وسلم يقول: يكون اثنا عشر أميرا. فقال كلمة لم أسمعها. فقال أبي: إنه قال: كلهم من قريش. والحديث رواه مسلم والترمذي وأبو داود. ولفظ مسلم: إن هذا الأمر لا ينقضي حتى يمضي فيهم اثنا عشر خليفة. وفي لفظ له: لا يزال أمر الناس ماضيا ما وليهم اثنا عشر رجلا. وفي لفظ له أيضا: لا يزال الإسلام عزيزا إلى اثني عشر خليفة. وفي لفظ آخر: لا يزال هذا الدين عزيزا منيعا إلى اثني عشر خليفة. وفي رواية أبى داود: لا يزال هذا الدين قائما حتى يكون عليكم اثنا عشر خليفة كلهم تجتمع عليه الأمة

    • @Daqare666
      @Daqare666 3 місяці тому +2

      Slm SOMALIYEEY MADAXWErqYNE FEANCE OO DHASHAY 1982 DHINTEY 1962 MA DHICI KARTAA WADAADKA MA QALDANEE KAN KA KOOBINAAYAA QALDAN

    • @CumarCali-f5d
      @CumarCali-f5d 3 місяці тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @ibrahimhaddi7417
      @ibrahimhaddi7417 2 місяці тому

      Hi salaam walaal walaala ninkaa sh abdi rahmaan waa cilmi socda markaan walaala marwaba waa in aad caalaka waxa ka socda aad ka warysataan ma aha nin caadiya waa cilmi socda alaha daayo

    • @ahmedmoussa8841
      @ahmedmoussa8841 2 місяці тому

      @@ibrahimhaddi7417 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ApdirahmanQapojiye-b1b
      @ApdirahmanQapojiye-b1b 2 місяці тому

      😅😊

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 3 місяці тому +5

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media iyo tagerasha dunida dacaladeda kunool magac caygu wa abdillahi Ahmed madar oo ah wakilka xogmaal media ee u Joga dalka jabuti halkan wa magalada Minnesota ee cariga maraykanka dawadeyal kuso dhawada xogmaal media production wa shashada ugu iisha dheer ee saxafada baraha bulshada somaliyeed ugu horeysa sidan ku talo jirno inshallah mardhow waxan kafuri doona haafiis kamid ah xogmaal media ee Dalka jabuti dexdisa marka kuso dawada dhaman thimba sxbayal mahadsanid...

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Місяць тому

      Galata igu horeysa weligay ma maqlin madaawan ee waxan arkay sheikha oon dhageysta falanqeynt mar walba

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 3 місяці тому +2

    Shiikh Goormuu ka hadli doonaa,dulmigii garan,ee Fawsiyo lagu suubiyay

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 місяці тому

    Masha Allah Sheekh Abdirahman Bashiir, mahadsanid.

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 3 місяці тому +4

    Hadalkan wa ilaa mereyso, wax laga fahmaya ma jiro madax iyo minjo hadalkan malaha, ma sidaana falaqeyn ah? Allah Karim🤔🤨

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 місяці тому +9

      Adigaa qalbigu ku taagan yahay ,Anagu waanu fahmaynaa

    • @abdulahi7485
      @abdulahi7485 3 місяці тому +1

      Sababee, waxaad ku maaqgtay? Kolay annagu si fcn baan u fahannay! Waana cajiib shiikhu.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s Місяць тому

    Dhis like horay u qado

  • @MaryanMahamud-g4q
    @MaryanMahamud-g4q 3 місяці тому +1

    Maxaaqaldan

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 3 місяці тому

      Very phenomenal spectacularly a wosome brilliant analysis; masha allah the sheikh is blessed with a wide range of wise knowlege; thanks for educative lesson,

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh 2 місяці тому

    Mahad sanid, sheikh Abdirahman iyo sheikh wariyah .aqliga I birdseed.

  • @MaxamedMuuse-lt3fm
    @MaxamedMuuse-lt3fm 2 місяці тому

    Kuwa hada joooga waa wada macaash doon xaraan doon ah oo dadka ka shaqeysanaaya. Walahi maba xishoodaan guriga ay degan
    yihiin guryaha u dhow ee ay xukumaan gaajo ayàa shacabkii ugu baaba,aayaa iyagana dhaylo iyo cunto aysan cuney dhar aysan xiraneyn ayey canshuurtii shacabka ku khasaariyeen.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому

    Sheekhu inta calooshiisa ku jirta ayuu ka hadlay iyo waxa uu isagu jecelyahay dhinaca siyaasada Soomaalida

  • @maxamedxajix
    @maxamedxajix 2 місяці тому

    1882__1962shiiqu sidaasuu ka wadaa aan filaa ninka faransa xukumayay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому

    KAN DIINTA MA YAQAAN. WAA CARUUR WASS. 5 CARUUR AH AYUU KU KUGDAFSY. WAAAAAS

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому +1

    Waxa aad isa soo agdhigtay iskuma qalmaan

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Місяць тому

    Nin siyaasi waa miduun inta kale waa tuug dad xayawaan ah helay. Dad aan caqligoodu garan karin tuugu waxa uu xadayaa inay tahay wixii isaga laga qaaday si ubadkiisu caafimaad iyo waxbarasho bilaasha u helo. Laakiin tuugu waxa uu ku khiyaameeyaa reerkeenaa loo jeeda. Maxaa reerkayaga iga galay kuwii aan dhalaybaaba xaar ku qadeeyee

  • @abdiibraahim8478
    @abdiibraahim8478 3 місяці тому

    Adiga sheekh ciddii taageertaa cismaal Cumar geese waa kuu cadaw. Dadka waxee kaa sugayaa cilmi iyo aqli lkn kkk ninka ku wareesanaya reerkiisa waa u amaaneysaa si aad u qanciso kkk

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 місяці тому

    Rag talo keeni majire naga ogolow inad noqoto madaxweyne
    Djibuti iyo somaliya midkood
    khasatan midka jabuti fadlan

  • @cabdalaa.5502
    @cabdalaa.5502 2 місяці тому

    Rajulul laxda😂

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 3 місяці тому

    Farmajo est homme de la etas
    Definitement

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 місяці тому

    Uskaga weeye soomalidu aan isllaam ahay noo munaafaq nimo iyo been aduun yada ku dawar sada

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Sheeko dadka uu isbarbdhigay aad ayey u kala fogyihiin
    Illaahow na waafaji waxaad ka raali tahay

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 3 місяці тому

    𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒊𝒈𝒂 𝒄𝒐𝒅𝒔𝒂𝒅𝒆𝒚 𝒊𝒏𝒂𝒏 𝒔𝒊𝒋𝒐𝒈𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒊𝒏𝒚𝒂𝒓𝒂 𝒌𝒂𝒔 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂 𝒎𝒂𝒉𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒅𝒂𝒏𝒆𝒚𝒔𝒕𝒆𝒆 😮

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +2

    Cabdulaahi yuusuf
    Wuxuu ahaa ninkii oogu horeeyey ee cadow u galay kadibna dalkiisi ku soo duulay dadkii shacanka ahaa ee xuddud beenaadka daganaa lagu laayey Ethiopiana u sahlay inay
    Calakeedi ka taagto dhulkii soomaaliya oo xorta ahaa
    Say ku dhici karta inuu diido ma wuxuu moodayey inay dantiisa wado
    Waa aragti guracan
    Ethiopia waxay aaminsantahay inay soomaaliya leedahay waxay ku haminaysaan inay maalin ku soo celin doonto Ethiopia.

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 3 місяці тому +7

    41:43😂😂😂😂 Akbar saariq fi taariikh kulahaa shiiqu. Madaxweynahayaga xasan shiiq baan ku soo xasuustay 😅

    • @abdinoorosman7654
      @abdinoorosman7654 3 місяці тому

      Ninkni ugu fiicnaa oo soomaliya hesho. Waa XSHM lkn xanuunka qabrigaad la geli. Qabyaaiiste qalbi madow.

    • @IslaaxMedia
      @IslaaxMedia 2 місяці тому

      Jaahil jawaabtidu waa in Laga aamusa waayo wax ciliyo ma jiro adigana jaahil baadtahay​@@abdinoorosman7654

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 місяці тому +1

    Astur yaa satir

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 2 місяці тому +1

    Mohamed sayid bare alleh unxriisto marxuunka nin dowladeda bu ahaa isaga iyo farmaajo iyo Aadan cabdula Cisman Aadan cade

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 3 місяці тому +4

    Masha'ALlah sh Abdirahman bashir

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 3 місяці тому +2

    Masha Allah shiq cabdi rahman waxatahay calim weyn ah o
    Dacaad ah runtin

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 3 місяці тому +15

    May Allah bless you amen shaykh Abdirahman

    • @hamsemaal
      @hamsemaal 3 місяці тому +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅8😅

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 3 місяці тому +1

    Sida Ismacil Geele iyo Hassan baahane oo waliba u dheer tahay damiirxumo iyo mamid uu ku mamay hantida guud iyo midda gaarka ahba.

  • @AbaganaYabaroow-nf4qk
    @AbaganaYabaroow-nf4qk Місяць тому

    ASC.
    SHEEQ BASHIIRNTAARIIQDA WD QALADAY. WAXAAD DHAHDAY. WAXUU DHASHAY. 1982DII WAXUU DHINTAY 1962DII.
    Qaladkaas ayaad Gashay.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 місяці тому +1

    Kkkkkkkk

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 2 місяці тому

    Xasan gurgurte xasan qosolaye runtu ka sheegaygey isaga kooxdiisaba Hay.dada bad mooda inay u shqeyaan? Alleh dalka ka qabtee?

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 3 місяці тому +1

    Aarkii Afrika (Jaalle Siyaad), wuxuu ahaa "Nin Dowladeed"
    Sadkayagii sokeeyow sadkii Rabi na siiyow
    siraadkii dalkeena samme wade Siyaadow
    samme ku waar...

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 2 місяці тому

    Abdirashid Cali shar’ma’arke nin dowladeed buu ahaa.
    Waa ninkii intuu mareeykan yimid oo dhahay ciidan inoo dhisa, oo aay ka diideen kuna dhaheen itoobiya iyo Kenya ayaad ku weerari rabtiin ee ciiddan police ah bes ayaan iddiin tababareeynaa. Markaas ayuu ruushka uduulay oo uudhahay ciidan baddan iiidhisa.😊

  • @FarhanIbarhim-o4r
    @FarhanIbarhim-o4r Місяць тому

    waxn umaleyna siyaasadu ma ahan mid nolol inlaga abuuro wayoo siyaasi manoqokaro ini dowlad nimo iyo hormar kamashaqeynkaro labo ayey kalayihin siyasiga iyo ini dowladed

  • @ubahubah3949
    @ubahubah3949 3 місяці тому +2

    Allah nin dowladeed hayna siiyo sheekhana shukran alfa marrah

  • @MustafCabdi-s7f
    @MustafCabdi-s7f 3 дні тому

    Mansha alaah sheekhu su aalo badan oo aan qabay
    ayuu ii iftiimiyay

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 місяці тому

    Zaman galada ay qiyaado yhiin ayaan jognaa

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 3 місяці тому

    Ismail iyo isku raranta weeye

  • @yughesura
    @yughesura 3 місяці тому

    Munafiq nimada hala iskaliliyo dinta iyo almaniyada yalan isku walaqani.fikrada galada iyo ta islamka yala isku walaqin

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 місяці тому

    شيخ عبد الرحمن ترك انطباع جيد للمشاهد ،،
    ومفهومنا كشعوب اسلامية لسياسي في
    واد.ومفهوم المنظومة الدولية لهذا المصطلح في واد آخر. مما يعني أن كل ما قمنا به كشعوب وكدول فشل فشلا ذريعا حتى الآن..!

  • @DjamaAhmed-ef3eb
    @DjamaAhmed-ef3eb Місяць тому

    Waa sax waa sax

  • @omargarad6774
    @omargarad6774 3 місяці тому +12

    Thnks Shiekh Barakallaahu fiikum

  • @mohamedfarey5341
    @mohamedfarey5341 3 місяці тому

    Nin majnuun ah mow no amanaa ee xamar amankeda wax ka qaban wayay ee alashabaab naas nujin jiray ee duliga ahay 🇩🇯 djabuti in la soo af jaro maraban alshabaab Ben mesha ku hayan iyo somalinmo naga dhaxeyso waa waxba kama jiran yaa caqligoda lagu cayaraa djabuti barasho wanagsan ladirninmadina wan la socsnaa iyo inaad naga dhigatan jiko iyo maqayad wan didanay

  • @libaanayuub2041
    @libaanayuub2041 3 місяці тому

    Sheekh abdiraxman maxa ku diday inaad ka hadasho gobalka siting ee ay qabilkada dagan waad ogtahay waxa ka socdo marka aad ka hadleyso adunka kale war ka hadal gumadka lagu hayo somalida siti kunol

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 місяці тому +2

    Farmaajo oo kale dalka iyo dadka ayuu ushaqaynayey Xasaan Sheikh asagga ayaa shaqaysanaya saas oo kale waaye!!

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 місяці тому

    Kan laftiisu TUUG Buu ahaa
    Markuu agaasimaha ahaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому

    محمد سياد بري كات رجل الدولة

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 3 місяці тому

    Wax badan ayaa nookala baxay runtii hadda kadib nala gaa dimaayo haddaan miyir qabbno
    mahad sannid

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 3 місяці тому

    Sheekhii maanta wuu caruuroobay bal eeg waxaan uu ka ka hadlaayo

  • @MicrajOnline
    @MicrajOnline 3 місяці тому

    Farmaajo waa nin noocee ah rajulu dowlaha mise rajulu siyaasa ustaad

  • @yughesura
    @yughesura 3 місяці тому

    Meshadan ama islam ku hukum ama almanimada, ee iskuwalaqa wamunafiqnimo ee dadka yala werarin.

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 2 місяці тому

    عجيييييب

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 3 місяці тому

    Waa sheekh isku sheeg wax walba ka hadla maaduuc walba uunka hadlaya isaga oo aan aqoona u lahayn

    • @rashidmohamed4524
      @rashidmohamed4524 3 місяці тому

      Siyaasada in uu ku Ekaadu ayey ahayd, ha dhaw ayaad arki isaga oo Tafsiir akhriyaaya Sax ma aha.

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 3 місяці тому

    Maasha alaah aadbaan uladhacay barnaamijkaan👌

  • @omargarad6774
    @omargarad6774 3 місяці тому

    Timirtiyay sugayan . Kallaam saxix

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 3 місяці тому

    Shakh Abdirahman
    You made me laugh to tears !!!

  • @MaryanMahamud-g4q
    @MaryanMahamud-g4q 3 місяці тому

    Videoga cod maleh miyaa

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 місяці тому

    Markhaati baan ka nahay in uu Siyaad barre hogaamiye dhab ah uu ahaa Farmaajo sidoo kale wuu ka fiicnaa kuwan kaloo dhan. Hada daarood ma ihi e isaaq baan ahay

    • @westy937
      @westy937 Місяць тому

      Muhim ma aha inad noqoto darod . Madxweyne walpa dhalecyntisu waxy bilbmata bilowga wqx qabdkisa ayayse bulshfu ku qancdaa

  • @siciidkaahiye1563
    @siciidkaahiye1563 3 місяці тому

    تحليل رائع مطبق واقع الأمة الصومالية حيث تولى قيادتنا أصحاب الكراسي والبنون والفروج

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 3 місяці тому

    ALLAH u Naxaristo m siyat bare