Gumaysiga Dollarka | sababta sadaam iyo Qathafi loo rida |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

КОМЕНТАРІ • 738

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 років тому +233

    Qof wlbo somaliya oo damiir leh
    Hadi uu videodiyogan daawado waxbu daremayaa
    #farmaajo hala tuso videodiyogaan

  • @mukhtarabdi5304
    @mukhtarabdi5304 6 років тому +32

    Muuqaalkii ugu qiimaha badnaa een daawado baryahan. Mahad badan walaal.

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 6 років тому +7

    Somalia. Shilings💟

  • @g_3YD
    @g_3YD 6 років тому +21

    Iam one of the supporters of thiz channel hora lo zoconaya
    Inzha allaH
    Like ta hala dhaafina

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 років тому +11

    Aad baad uga daahday asxbtaadiii laakiin insha allah waqtiga dambe waad lasoo dag dagi waanad mahadsan sheekh

  • @qaalidabdikadir6680
    @qaalidabdikadir6680 6 років тому +14

    sxb Somaliland gobolka awdal ee mglada borama anaa xaqiiqo Ku arkay kuna iibsady adhi ama eri xitaa dollarka laguma gadan karo bertaa shaqeyso suuqa adhiga lagu gado kajirtaa kaliya

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 6 років тому +10

    Run ahaantii qof wlbo oo damiir leh wuu damqanayaa marku arko videogan sidaan hadii aan kusii socono ma aqaano wx dambeyn doono waan in dawlada ay wx ka qabataa misana ay soo saarta lacagta somaliga si qiimo loogu yeelo

  • @shahinsimba4178
    @shahinsimba4178 6 років тому +14

    Wa warbixin an aqon laga koror saday masha Allah

  • @ceisemuse1682
    @ceisemuse1682 6 років тому +6

    Thank very much your sound great 💙💙

  • @xaqiiqosheeg4946
    @xaqiiqosheeg4946 6 років тому +12

    Sxb waan kuu xiisnay runtii soo dhowow barnaamijyadaada aaa kuwo xiiso badan

  • @frontendprodesigner4299
    @frontendprodesigner4299 6 років тому +3

    Ciidnaa imaa manaqano ceelna imaa qodno goo'dhoon ayaan ahai dhulkeygi walakala qeybiyey.. sharaftii laheen wala bahdileey mowlow atha mudhaan ciid gacanta lootagto ee dulkena kheyr iyo barwaqo kayeel ameen

  • @handsomehandsome1730
    @handsomehandsome1730 4 роки тому

    Nio soamli ayaa kuu baahan
    &caalamka islaamka oo idil
    ALLE haku badbaadsho

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 років тому +8

    mashalah wa video cajiib ah hadii alle ku idmaayo guulayso

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov 6 років тому +1

    In badan oon ku suganay ugu danbeyn Alhamdulilah waad so laabatay.....Omar Inshar adu waxaabad hadal haysaa Qiimaha dollarka oo la cidhib tiro dhulalka somalida ee hadaan dadka soo hadal qaada ee dadka ka wacdiya la dhiibin Waa Alhamdulilah waayo madaxdeenii waxay noqdeen kuwo Maraykan ka horaysiiyay Wax Kasta oo dartii u duloobaya Lkn way dhici maalin Caalamku yaabo Horumarkeena Wa Hadaan Go'aan geeri ama Nolol ah qaadanee

  • @aminahassan5688
    @aminahassan5688 6 років тому +25

    Wcs wrwb soo laabasho wanaagsan Ogaansho waxaad kabillowday muuqaal qiimo badan waxaa kugu duugan maskax fiyow oo gumaysiga fahmayso mahadsanid walaal Omar 👏👌

    • @mohametbashe8550
      @mohametbashe8550 6 років тому

      Gh

    • @osmanmohamudnuh3715
      @osmanmohamudnuh3715 2 роки тому +1

      Saadaam iyo qadaafi waxay ahaayeen laba tuug oo gaalada qaarkeed ushaqeeya dalalkoodana khayaanay gumaysina gashay dhacay uloogay cadow digtaatooro lagushaqaystay hadana lanacay oo kamid ahaa afrika iyo eeshiya sida ina siyaad bare xayawoono beenaalayaal ah duli loodhiibtay madaxnimo xoog ah kadina l eryay markii lagu danaystay half qarni

    • @arahman3780
      @arahman3780 2 роки тому +1

      @@osmanmohamudnuh3715 war waxaas ya kamaqashay

  • @abdiqorshaale9371
    @abdiqorshaale9371 6 років тому +61

    Madaxweyne farmaajo videogan waa inuu fiirsadaa

  • @sakariaahmad416
    @sakariaahmad416 6 років тому

    Vedeo 12 daqiiqo ah lkn eey ku jirto inkabadan kun 1000 xikmadood Allha ku barakeeyo waxa heybad u leedahay qaabka dadka wax loo fahamsiiyo Maante mawduucaan haduu qof kale soo diyaari lahaay wxa laga yaaba in uu qeyliyo aana wax laga fahmin
    Allaha kuu ziyiidiyo maskaxdaada fariidka ah wlll
    Alfa Alfa Shukran #OGAANSHO

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 років тому +32

    n kugu sooo dhaweeynay ilahay ayaa mahadle ... dib iskugu soo celiayay walalal....sharf iyo karaamo ku hayaaa..

  • @abuadaamdugsiiye8856
    @abuadaamdugsiiye8856 6 років тому +5

    itoobiya waxay ugu xidha dadka waa taas waan iswaydinjiray sababta keentay ese waan fahmay waad masantahay

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 років тому +4

    Masha Allah mahadsanid walalo very nice I loved ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅💯

  • @Liban-17
    @Liban-17 5 років тому +1

    Walaahi sxp Omar waad saxan tahay wayo umad aan lacag lahayn waa umad aan xor ahayn soomaaliyana sidaa ayay ku socotaa hadaan laga soo gaarin qof na bad-baadinya Alle ha inoo sahlo.
    Adiguna waad ku mahadsan tahay baraarujintada

  • @princealsomali3601
    @princealsomali3601 6 років тому +12

    Salaam Ogaansho Welcome Back Laguu Xiis 2K18 wa Sanadkagii

  • @calicabduqaadircali9482
    @calicabduqaadircali9482 6 років тому +2

    Soodhwow wll wan uhiisnay codkaaga wanaagsan iyowrbixintaada runta ah 100%

  • @macalinsaalax
    @macalinsaalax 6 років тому

    ogaansho indha badan o xirnaa waad furtay xaqiiq waxaad muujisay cadowga caalamka muslimaanta dadnimo iyo wadaninimo waanku faraxsanahay fikradiina qaaliga ah

  • @osaameshariif595
    @osaameshariif595 6 років тому +3

    Alle ayaa mahad iskaleh I love OGAANSHO EVERY TIME

  • @RaadReebProduction
    @RaadReebProduction 6 років тому

    Wall kayga Muslim ka ah waxaan u xiisay information ka aad noo soo gudbin jirtay waxaan isu haystaa In aan ahay qof ka ugu horeeya oo tageero kuu Ah waa first comment aan ka bixiyo chanel kaada

  • @mahamedkasimmohamed8423
    @mahamedkasimmohamed8423 6 років тому +2

    mnsha alllah looma baahano inaan isticmaalno lacag wadankle teena waaa inaaan dib u soo ceshana insha allah dhawaan siday balan qaadeen madaxda dalka waan rajaynaynaa....

  • @hassan-pc2gn
    @hassan-pc2gn 5 років тому +1

    aad ban ugu mahad celinaa ogaansho waqtigoda iyo dadalkodaba albaab cusub bad u furteen inta jifta mahadsanidiin .

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 6 років тому +9

    Masha Allah xog dahabi ah Waxa iga talo ah (sxb is ilaali bal yaan adiga laftada lagu dilin ama lagu dhibatayn) iska taxadar

  • @mukhtarasad4145
    @mukhtarasad4145 6 років тому +26

    Masha allah wll qiimo leh anaga ayaa kuu xiisnay
    *HORE U SOCE*

  • @mohametfinoh6648
    @mohametfinoh6648 6 років тому +2

    ilaahay ha kaa abaal mariyo waa xog fikir iyo maskax korin waxaan aad anigu udaneeyaa fikirka cusub iyo maskax korinta waayo Afrikaan qayrkii waxa kareebay fikir la'aan aad ayey xogtanina ii caawin doontaa inshaa Allah chanelkana waan Ku xidhanahay

  • @qarnigacusub1550
    @qarnigacusub1550 6 років тому +49

    Haa lacgta birta ah waa laga istcmaala waliba dhinaca waqooyiga soomlia ay ka leedahay ithiopia

    • @hassannajiib9362
      @hassannajiib9362 6 років тому +4

      haaa meelwalba somali waa lagu istucmalaa xataa hargaysa borama gabilay anana indhahayga ku arkay marar badan

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 6 років тому +4

      SYL CUSUB hhhhh muqdishaba soota laga isticmaaalo maxaad xagaas uun ka eeegaysaa afkaaga inaad hagaajusaa kuu fcn wadan dhan baad gobolo dal leeyahay ku sheegaysA ma hurdaad kasoo toostay

    • @abdirahmanmohamed9728
      @abdirahmanmohamed9728 6 років тому +3

      waligay ma arag lacagta birr somalia dhexdeeda

    • @mukhtarasad4145
      @mukhtarasad4145 6 років тому

      mustafa Abdi Aniga ayaa borama ku nool abti ilaa imikada wax ku iibsnaa 😢 wllahi xoolaha saylada boorama wax kle lguma iibsado aan ahyn riyaal

    • @zakariasnap5723
      @zakariasnap5723 6 років тому

      Maxaad Ku cadaynayzah in Somaliland laga izticmaalo lacagta birta ah

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 6 років тому +1

    Sadaam😭😭😭😭❤ aloow ugargar muslimiinta

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 років тому +9

    Qaypo kamida dhulka somaliland waa lagu isticmaala lacgta birta

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 років тому

      somali whats app lyric : sababta dadkeena somaliyed tuulo tuulo laysugu dhuftayba saasa , marka dhaqalaha laynaga qabsado inagaba isken xaafad xaafad u hoos tegayna , qof isk Celin karana majire dhaqalehena dhisan somalida oo aan wali la loodin iyo bayac mushtarkeena , balse hadii ay shidaalkena lasoo baxan amxaaradu wllhy waa maalintii ama inaga aduunka inogu danbaysay ama iyaga ugu dambaysay , waliba somalidenan u baqaya waayo , amxaaro inay dhaqale iyo ciidanba weyn hubka macal iyaga samaysta wax kale iska daaye halka , kuwii aynu xaafad xafada u dooranay is dilayan oo inagii isku keen dhamaynayan oo awalba 10 million ahaa 😷 dhalinyaradena somaliyeed uun baa wax fahmi kara , wllhy buusan oday dan uga lahayn gumaysi iyo qabsasho waayo caqli iyo cilmi toona mahayo

  • @cadadoc1606
    @cadadoc1606 6 років тому +3

    Asc borogaramka waa hersare.lakiin waxaan kuu cadeynaa in cadaado laga isticmaalo USD taasna waa mid dhibaato badan keentay

  • @mai1643
    @mai1643 6 років тому +10

    Sido kle mclinkeena waku xiisney hore usoco guul ayanku leyahey

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 років тому +6

    Manch Allah shukran

  • @abdirahmanabdiaziz431
    @abdirahmanabdiaziz431 6 років тому +4

    Asc khyre sharafta leh runtii omar waxaan kuwaydiinayaa marka aan barnaamijyadaada aan daawado maxaa uqiiroodaa

    • @noonanoona2145
      @noonanoona2145 4 роки тому

      wlakey inan kula xiriro ban u bahany si aan arimo kla tashto

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 років тому +1

    #ogaansho wa cajiib warbixintan #$dollar xog muhiim ah waye

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 років тому

    Mahadsanid walaal. Somali maryooley joojiya dollarka isticmaleysan lacagteena isticmala

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 6 років тому +1

    #Ogaansho wax bdn ka ogaaw🙌👏
    Welcome back bro 🙏👍

  • @yasiryazka991
    @yasiryazka991 6 років тому +2

    Mashaa Allah
    Waan isticmaali
    doona lacagteena
    Inzha Allah

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan5157 6 років тому +8

    LAKIIN SXP BARNAAMIJYADA AAD SOO GUDBISO KU DARSO XALQO LA DHAHO *MA OGTAHAY*

  • @jestooletv5970
    @jestooletv5970 Рік тому +1

    5sano kahor shadaashaada sax ayee naqatay maanta qoska lamanaha dharkoda ciida waa 300 kuqa Big familyga ahna waa 100 iyo kabadan wanku salamay wall waxan ahay asxabtaada

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan5157 6 років тому +5

    masha allah barnaamij fuican weeye

  • @zakiaabdi9343
    @zakiaabdi9343 6 років тому

    Waa run way jirtaa lacagta birta waa laga isticmaalaa meelo Somalia kamida Waxaa kamid ah buhodle Oo xadka Ethiopia ku taalla maalin aan fogayn oo isbuuc aysan kasoo wareegin ayeeyday ayaa 100 bir oo u dhiganta 50k S.sh suuqa buhodle wax kagasoo iibsatay

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +12

    Macalin😍😍😍😍😍💪

  • @axmedmaxamed.7281
    @axmedmaxamed.7281 6 років тому +11

    Waad mahadsantahay

  • @wllkaiztag1725
    @wllkaiztag1725 3 роки тому +1

    wll ogaansho 2020 walga isticmalaa lacagta ethiopia ee birta gobolada dhexe ee somaliya wna ku salamey .

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed 4 роки тому +1

    Wlhi aad ayaan uga xumahay anigu waxan joogaa magaalda togwajale waxaa ka shaqeeya dolar iyo birta
    Iyo shilin somaliland
    Lkn ugu badnaan waa dolar iyo bir

  • @suldanshaficimahmuud4706
    @suldanshaficimahmuud4706 6 років тому

    Mash Allah cumar inshar Sxb Sare Allah Ku xafido waxd tahy tariqyahan sood mcn oo dhagaha ay uu bagyan taso an uu xiseyno channel kan

  • @hasanak3269
    @hasanak3269 4 роки тому +2

    Inta 2020 dawatay like saar

  • @zakiyare5781
    @zakiyare5781 6 років тому +9

    وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاته...
    Machallah waan ku faraxsanahay soo laabashadaada wll ..
    Horay usoco qaab bandhigeedkaagana markasta wuu sii fiicnaanayaa ... waxaan ku leenahay aniga iyo inta ku taageertaba LOVE U ❤❤

  • @FahanOnlineAcademy
    @FahanOnlineAcademy 6 років тому

    mahadsanid wll

  • @khadraxashi808
    @khadraxashi808 6 років тому

    Maasha ALLAAH waa program aan aad uga heley wuxuna ka mid yahay dagaalka qabow & midka kulul ah balse ay u baahan tahay geesinimo inaad madaxa la soo kacdo ALLAAH SWT na aad talo saarato.

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 4 роки тому +1

    Wlhi masha Allah waa runtada wll mhdsanid waa arin aan caadi aheyn

  • @abdishakurabdullahi6334
    @abdishakurabdullahi6334 6 років тому +20

    Masha Allah sxb ka aan ku farxo markuu taariqda ka sheekenayo lkn somalia markad ka sheke say beerka i xanuunay😍😍😍

    • @khubaybmohamed334
      @khubaybmohamed334 6 років тому

      Abdishakur abdullahi wl subscribe iisar pls

    • @maxamedcabdi8478
      @maxamedcabdi8478 5 років тому

      masha allah

    • @zainzaki135
      @zainzaki135 4 роки тому

      Abdishakur abdullahi Well I suggest you move the show motion motion motion for me if you

  • @Daadir-media
    @Daadir-media 6 років тому +2

    Masha allah had an sugeyi isla markina muqalkan wuu soo dhacay

  • @hayaanyare9705
    @hayaanyare9705 6 років тому +5

    Waaad Mahad santahiin wall
    Lkn
    Waxaan
    Kaacodsanayaa Inaad faafiso ood ugudbiso Bbc Somali

  • @ahmedqabayo557
    @ahmedqabayo557 6 років тому +1

    Masha allah allah hakuxafido qof gii damirleh ee dawada Video gan waa ka fa idaysanah kuna dabaqa firirkisa

  • @adalealale5192
    @adalealale5192 6 років тому +1

    Tasii way dhacdee aynu toosno wlyaal
    Aynu fikikirno oo horumar aan gaadhnee
    Gacmaha hala is qabsado hadaynu nahay muslimiin gaar ahaan Somali
    Isha alh
    #waxtagay.tiig simaad male
    #ma aha imikuun in aynu Ka murugono ta danbuun Ka fikira

  • @yasinadan6901
    @yasinadan6901 6 років тому +6

    #Ogaansho waa laguu xiisay runtii
    Wararkaaga waa kuwa ugu Wanagsan ee aan You Tube kafiirsano Thanks broh.

  • @belecade9540
    @belecade9540 2 роки тому

    Omar inshar macalinkena ina Ethiopia timado aya rajenaa wan kusoo dhaweyn laheyn insha alah ✊

  • @AbdirahmanMaxamed-wh1qv
    @AbdirahmanMaxamed-wh1qv 2 дні тому

    Haa waa runtaa wllo lacagta birta
    ETHIOPIA ayaa laga isticmalaa

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 6 років тому +3

    Dowladu waa inay mamnucaan sahalka zaadka iyo evcga waayo waa sicir barar kale dollar waxaan ahayna kuma shaqeyo

  • @ahmedosman2315
    @ahmedosman2315 6 років тому

    Waa laga isticmaalaa wajaale buhoodle gabilay boorama iwm anaa kuu xaqiijiyay walaal thanks bro

  • @gobiwaasomiyomaal3667
    @gobiwaasomiyomaal3667 6 років тому +1

    OGAANSHO Ilahay aya kula jira Indhaha u fur walalahaa mahad sanid ❤️

  • @mohamedmahmoud1807
    @mohamedmahmoud1807 6 років тому

    Msha alah zxp barnajumkii igu qiimaha badnaa baad soo saartay maanta indhawayd wanu ku xiisney in aad caafimad qabtana wn kurajaynayy

  • @husseinaydidjama7316
    @husseinaydidjama7316 5 років тому +1

    *G/ Sool ( lascanod )* wxaa meheradaha lagu kala badadashaa *Birta Ethepia to = Dollar ama shilin*

  • @s.abdirahmanqaasimi2802
    @s.abdirahmanqaasimi2802 5 років тому +1

    hore usoco wllky cumar inshar

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 5 років тому +1

    OGAANSHO WAAD KU MAHADSANTAHAYA SXB SID AAD WAX WANAGSAN NOOLA WADAATAGAY

  • @ahmedelmiahmed9898
    @ahmedelmiahmed9898 6 років тому

    Waa xaqiiqo ah in somalia halaak ey kusocoto . Xiligan kama shaqeeyo shilin somaliga gobolka hiiraan meelo kamid ah gaar ahaan magaalo madaxdiisa beled weyne iyo magaloyin kale Oo hoos imaado . Waxaa wax lagu kala iibsadaa EVc plus iyo dollar caadi ah

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 6 років тому +1

    Mansha Allah macalim OMER waankuu xiisnay
    Alle hakaa abaal Mari yo
    Dadaalka aad noo wadi💚💛💯

  • @cabdiqadirmaxamed5419
    @cabdiqadirmaxamed5419 2 роки тому

    Haa waan ogahay waxanjogaa somalilan waalaga isticmalaa lacagta ituopia

  • @abdirahmanmahamud8073
    @abdirahmanmahamud8073 6 років тому +1

    Wlhi wxad ka hadashay xaqiiqda ogansho majiro qofaan adi aheyn oo kahadla xaqiiqda jirta wll allaha ku xifdiyo

  • @hoyomcn8857
    @hoyomcn8857 4 роки тому +1

    Wixii war ahay horta waan nagu shubtee aawi hee dadka wax qaba lahaa ama umadaas ka hortagi lahaa?

  • @inahnouh5014
    @inahnouh5014 6 років тому +4

    Insha allaah wan so celin dona dhaman lacagah qinahiida insha allaah wa ballan

  • @hawohaajir
    @hawohaajir 6 років тому

    Maashaa allaah allaha ku xifdiyo aad baan uga helay somaliya sida aad noogu iftiimisay arimaheeda lacagshs mahadssnid

  • @tiktoksomaliamedia6382
    @tiktoksomaliamedia6382 6 років тому

    Mahadsanid sxb waxaa kaloo jira oo dhaqalaha wadanka dilo qaadka Kenya shilin Somali marabto doler kaliya dhuxusha ladhoofin dhulka hadii dhirta laga xaalufiyo dhul saxara lama dagaan uunoqon xoolaha iyo duurjoogta waa laweyni hadii xoolihii lawaayana hilib iyo caano waa raaceen waxaa Ku tali lahaa

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 роки тому +2

    Mnsha allah 🌸♥🌍

  • @abdihassanmahamed2065
    @abdihassanmahamed2065 6 років тому +1

    Waxaa laga isticmalaa sida qobolada dhaxe sida balad weye ilaa kuwa kale ilaahey haka jaro

  • @macruufahmed32
    @macruufahmed32 3 роки тому

    waan isticmaalnaa lacagta itoopiyaanka cumaroow wll cali cadaawe from cabudwaaq 🥰🥰

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 4 роки тому +1

    Waxaanagu waa jib ah inaan ku dadaalno soo celintii libaaxyadii africa io lacagtodii shilinka eheed ee Soomaaliga

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 6 років тому +1

    masha allah sxb runtii wakuu xiiyas maalmahaan waa baaritan sax ah wayo ununku mahiigaan ka yurub iyo ma mareykan baa nahay
    waa maya 100%20 waxkabadan dadkeynu waxey jogaan wadamo shisheeye dhaqalah dibada waxaa
    ku xiran kan guda xaqiiqdii
    Dugsi male qabyaaladi waxey dumiso moyaane
    gebagebo Somaaliyey
    tuubuu ila laahi jamiican ayuhal muminuun lacalakum tuflixuu
    waan mudanahay inaan liibaano
    hadii aan rabi unaqano inshaa allaah aamiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 6 років тому

    sxb thnk sida qimaha iyo quruxda badan ee aad warbixintan nagu so diyarise👏
    Lacagta dollar ka waxa ka qalisan Euro ga oo manta ayaan diray 89Euro oo somalia ka noqoneeso 100$ waxa kasi qalisan Australia money oo said qali u ah

  • @umalkhair4609
    @umalkhair4609 6 років тому

    Maansha alah we miss u too mawduucani waa mid aad fiican in umad badanina aanay waxba ka ogayn anigana isoo jiity waad ku mahadsanty wlo jasaakalaah

  • @ammerismail2411
    @ammerismail2411 6 років тому

    Walaal marka hore ad ban ku salaamaya wanan ku taagera runtii wxn rajeynaya walaal inad barnaamij ka diyaariso taarikhda cusmaaniyiinta insha Allah iyo wakhtigii la as aasay❤️

  • @Hanshifarah
    @Hanshifarah 2 роки тому

    14- Dec- 2021 ayan dawanayaa waxaadna moda inu manta kahadlayo ustaad omar inshar.
    Gobolada dhexe wali waa laga isticmala birta itobiya, waxaan ku arkay degano gobalka mudug hoostaga.

  • @ibrahimmohamedishak3834
    @ibrahimmohamedishak3834 6 років тому +1

    South Africa ayadaba waa sidaas oo kale dollar hadii lagugu arko police ka ayaa ku qabanayo sualo badana waa lagu waydiinayaa dadka reer south Africa maba yaqanan dollar

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 6 років тому

    Shekadan Waa
    Shekoo o_O sax ah
    Oo xakhiqaa ah
    Oo xigmad leh aad ayad uu mahad
    Santhay ogansho dunidaa

  • @abdulazizhassan8067
    @abdulazizhassan8067 6 років тому +5

    Solabasho wcn sxb sare wan ku xiisay wlhi

  • @mohamedosmanraage1583
    @mohamedosmanraage1583 5 років тому

    Dhamaan wan idin salaamay GOGANSHO waxaan hubaa in aan laga isticmaalin lacagta ibrta ah magalada GURIEEL lakin lagu iib sado EVC PULS askariga Ethopiaka ah ee wax kagadanayo magalada waa in uu heystaa dolar hadii kale aan wax laga iib san marka kotara baan ayeey katahay lacagta birta ah ee sidaa ulasoco Soojediye ani ayaaba joga gurieel

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 6 років тому

    Welcome back nabadone walagu tabay runtii ogaalka dunida kuwo la dhaho madaxa naga qabsadey waxbana mahayan runti waxaa soo ban dhigtid aad bay uga tayo ficanyihin kuwa kale

  • @zakiqalbi2182
    @zakiqalbi2182 5 років тому +1

    Doolarka waa hubka ugu weyn oo uu mareykanku heysto ogowna waxaa lagu dumiyey dowlado badan kuwana hadaa lagu dubin rabaa, khaasatan wadankeena soomaaliya waxaa kahirta dhibaato weyn dhanka lacagteenii shilin soomaaliga
    Lacagtii waa qiimo beeshay waxaana kasii haray raadadkeedii kaliya kunka shiling soomaliga ah waloow hada uu sii dabar go,ayo
    Dadkii oo dhan waxay isticmaalaan doolar taas oo wax faaido ah noogu jirin qasaaro mooye
    Lkn alle aya kabaryeynaa dowlad caadil ah oo dadka ugargaarta

  • @yusufabdifatah2773
    @yusufabdifatah2773 6 років тому

    mashallah cumar inshaar aad baan kuula socdaa.
    waxaan bahda ogaansho ka codsan laha in xoogga lasaaro barnaamijyo ku saabsan juqraafiga iyo taariikhda afkeena hooyo.

  • @axmedshariif515
    @axmedshariif515 6 років тому

    Waa balan malintan madax wayne noqdo inaan wax kabadalo lacagta somaliya oo aan dolarka hoos udhigo inshala

  • @cabdirisaaqcoowke7186
    @cabdirisaaqcoowke7186 6 років тому +1

    Sxb dariiq daada ma nooga shee keen kar taa plz

  • @addoonalle2763
    @addoonalle2763 6 років тому

    _Please iigu duceeYa inaan umaddan habawdaY ee somalida ee qaYrkeed ka hadhaY aan daYaxa geeYo oo aduunYada baro from __#somaliland__/Hargeisa_

  • @walaalahmed
    @walaalahmed 6 років тому

    Masha Allah welcome back sxb runtii waa. Iga su aal wadanka Somalia ma wadan madax baan mise wadan wali la guumeysto Jawaabto waxaan ka dooniyaa Ogaansho in ay baaritaan ii soo barto madaam aan ka helay videoclip yad aad soo dhigtaan waayo somalia waxaa ka jiro wax guumeysiga ka daran waayo wax guumeysto Dadka maahan ?

  • @SameLike-dg2ux
    @SameLike-dg2ux 6 років тому

    Dollar waa ka mamnuuc somaali hadda iyo wixii ka dambeeya we are nation we must have our own money 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚔️⚔️⚔️⚔️⚔️⚔️⚔️