Dhamaadka Xadaarada Galbeedka | Marxalada Xoolo Nimada .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 416

  • @asmabintusayf
    @asmabintusayf Рік тому +33

    أحبكم يا أهل الصومال 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ أخوكم من السوريا 🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾❤❤❤

  • @daadir3042
    @daadir3042 Рік тому +123

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك على وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت 😭😭😭

    • @cabdinaasircali
      @cabdinaasircali Рік тому +1

      Sxpow an mid ku weydiye maxey tahay sabbta an arabic an uso qortay ayado janalku yahy mid af somali lagu wada hadlayo mize afkaas aya ilbax u aragtaa adigu ?

    • @iqra7988
      @iqra7988 Рік тому +1

      @@cabdinaasircali walalo waa duco ee qoraal caadi ma ahan 😢

    • @siidowmahad390
      @siidowmahad390 Рік тому

      Amiin yarabi

    • @siidowmahad390
      @siidowmahad390 Рік тому

      Amiin yarabi

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 Рік тому +77

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
    الحمد الله على نعمة الإسلام والإيمان
    شكرا أستاذ عمر إنشار

  • @ogaansho
    @ogaansho  Рік тому +16

    ingiriiska kaliye waxaa ku nool 10k oo ah kuwo isku qeexay in ay eeyo yihiin sida muuqaalka aan ku sheegnay .

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Рік тому +99

    Omar inshar هو واحد من يوتوبر المفضلين لدى

    • @foskiinhena3896
      @foskiinhena3896 Рік тому +3

      Masha allah dira gali walaalkaa 😊

    • @roobleyare2351
      @roobleyare2351 Рік тому

      @mahdiware dantaada ku mashquul oo xasinamada dadka iska daa

    • @ahmedwork1070
      @ahmedwork1070 Рік тому +1

      @@YUHANO Somaliland is more powerful than Somalia

    • @sudeysbk
      @sudeysbk Рік тому

      @@ahmedwork1070 .. Only dhulbahante 😮‍💨

    • @Dr-Hashimi
      @Dr-Hashimi Рік тому

      Kugu raacsanahay

  • @xamsexidi
    @xamsexidi Рік тому +12

    Dunidan masoo marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabi muxamed 💙 صل الله علي وسلم💙 🙏

  • @amiiraizmail
    @amiiraizmail Рік тому +44

    الحمد الله على نعمه الاسلام ☪️🕋🕌

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Рік тому +44

    Kusali Xapiipka Muxamed Scw ❤️ 🤲

  • @foskiinhena3896
    @foskiinhena3896 Рік тому +51

    Waxaan rajeynaa in aan garno 1M🎉😇🤲in sha allah wll

  • @realog2022
    @realog2022 Рік тому +122

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🥺🥺

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Рік тому +23

    Alxm Nimacadu ugu weyn uu Allah nasiiyey oo ah Islam Alhamdulilah

  • @shucaybnuradin616
    @shucaybnuradin616 Рік тому +11

    عندما تموت الفطرة تموت القيم .....الحمد لله على نعمة الاسلام.......شكرا استاد عمر✅

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 Рік тому +19

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 Рік тому +16

    Masha Allah waxasa diyaarin iyo wacyi gelin la dhahaa afkaga caano lagu qabay noo soo badi wll mawducyadan oo kale oo wacyi gelints ah waayo dadkena waxay u badanyihin dad aan waxba dirasadayn xataa kooda wax akhrin kara isma dhibnoba Allah ha kugu garab galo dadalka aad ugu shaqaynsysid bulshadada Allah ha ku xafido wll Cumarow adkaga caano lagu qabay

  • @diintakaliya
    @diintakaliya Рік тому +3

    Aarintan waa run, waana aj kajirtaa qurbaha!

  • @princess___amath1399
    @princess___amath1399 Рік тому +5

    Dunidaan ma soo marin RUUXA ka sharaf badan nabi MAXAMED SCW ❤️‍🩹صلی الله علیه وسلم❤️‍🩹

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 Рік тому +13

    الحمد لله على نعمة الإسلام الأمن والإيمان

  • @saneuro18
    @saneuro18 Рік тому +6

    In bani aadam lagaa dhigo ayaa ah nimco weyn lkn in islam nimo laguugu daro ayaa ah wax aan la heli karin alxamdu-lillaah

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Рік тому +31

    Allahuma Najeyna Qomuluudka
    Subxanalaah 😭 Subxanalaah 😭
    Allaha Ka Magan Galnay 🤲 yarabi 🤲

  • @salmaanxuseen5413
    @salmaanxuseen5413 Рік тому +26

    الحمدلله الأنعم الإسلااام والإيمان

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 Рік тому +10

    Mowduuc noogu filan wacyi iyo waano.
    Mahadsanid ustaad🙏

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 Рік тому +18

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @thirtyun0
    @thirtyun0 Рік тому +10

    Mohamed Heyle wiilkii maantay askariga xaq darrada ku dilay Allaha u naxariisto

    • @mohamedosman1000
      @mohamedosman1000 Рік тому

      ilaahay danbigaga ha dhaafo hadaad subscribe isarto

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Рік тому +9

    وَمَا جَعَلَ أَدْعِيَاءَكُمْ أَبْنَاءَكُمْ ۚ

  • @cali230
    @cali230 Рік тому +13

    Ustaad cumar asc nio somalidii baaba dhaqankooda sii lumaayaa ee ayaga video yaal kasoo samey ayaga hada wax ubaayaniso waxaa laga yaabaa qaar badan oo aan waxey sameynayan ogeyn ay ogaadaan ustaad insha waan kaa filaynaa midaas
    Wll love saar adine

    • @Xawa_A
      @Xawa_A Рік тому

      Walal mar walba ayuu ka hadlaa dhaqan xumada ka socota shalay ayaa u dhamaysay oo uu omar inshaar podcast uga hadlay.

  • @rayaanali6721
    @rayaanali6721 Рік тому +13

    الحمد الله علي نعمة الإسلام

  • @khtr7
    @khtr7 Рік тому +7

    الحمد الله نحن مسلمين ☪️🤍

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Рік тому +9

    Mashalaah cumar alaha ku xifdiyo aad ayad dhalinyarada ugu dadaleysa inaad tusto dhagarta gaalada iyo xumaanta ay faafinayaan

  • @dulufboy3068
    @dulufboy3068 Рік тому +18

    Asc waxan ahy qofki ugu horeeye oo fura video ga! Waxan ku ahy taagero buuxa wax badan neh wan oa faaide wad mahdsanthy omar inshaar! Waxana kugu xiranhy mudo ka dheer 4 sano

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Рік тому +5

    Mansha allaah tabarakallaah cumar mabruuk ayaan ku leyahay videoyadaadu waa kuwo aad uu wada muhiim ah oo baraarujiin iyo waxyaalaha aduunka ka socda ah ilahay ha ku barakeeyo misaanka xasanaadka ha kuu saaro

  • @ahmed-abdirahman
    @ahmed-abdirahman Рік тому +20

    Golden voice 🎙

  • @KingZudab
    @KingZudab Рік тому +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @hayam4675
    @hayam4675 Рік тому

    Dunidan Rabi baa Maamula waxan haysanaa ikhtiyaar sidaad doonto u kibir kii xisaabtu sugaysad tahay markasta Gaal iyo Muslinba ku ducaysta Rabow ALLaha na abuurow naftayda naga caawi oo khayrka na waafaji iyo raali galintaada nabigana ku saliya waa waqti argagixiisa wata

  • @abdirahmanwarsame7996
    @abdirahmanwarsame7996 Рік тому +5

    Dadaalka aad galisay soo gudbinta muuqaalada wuu ka muuqdaa xalqadahaaga aad soo galiso barahaga bulsho✋

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Рік тому +1

    Shukran ustaad Omar run weyan wlhi Allah ha ina badbadsho

  • @CabdicasiisAadan-nu4ul
    @CabdicasiisAadan-nu4ul 2 місяці тому

    Msh allah caqli iyo cilmiga alaah ayaabixiya ustdii muda yar nafteyda baad ku badAshay ogoow cillmi waan rabnaa adigana ajir waadrabtaa sbxlh ustaadi anfacana allahkuubarakeeyo

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    Sharta dunida taala ILAAHAY hanaga bad baadiyo. Umadeena Miskiinta ahna Ilaahay ha inoo badbaadiyo aamiin

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 Рік тому

    Shukran,
    Somalideenii ee u badnaa muslimiin ayaa wxy ku dhaqmayaan qabyaalad waliba mid kadaran tii jaahiliyada,
    Waxaa kuugu filan heerkey marayso soo waani qof aydan isu qabiil aydaan aheyn, hadii aad ceydo kawa daran

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Рік тому +2

    جزاك الله خيرا يا أستاذ عمر

  • @anascaato8430
    @anascaato8430 Рік тому +3

    أذا لم تخش عاقبة ليالي ولم تستحي فصنع ما تشاء

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Рік тому +5

    جزاك الله خير أخي

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa Рік тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @youssoufadenmed1541
    @youssoufadenmed1541 Рік тому +13

    Don't try to stop to talk the reality. We are with you ,

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому +1

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @manbilo481
    @manbilo481 Рік тому +4

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🥺❤️

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa Рік тому +5

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @Shacni724
    @Shacni724 Рік тому +3

    Qurbaha anaa joogo waa meel halaag yaalo Alloow wadankeena nabad nooga dhig reer galbeedka fasahaadkii uku waynaa abid ayaa dhex taalo.

  • @hamse3021
    @hamse3021 Рік тому +1

    Somali wixii ka dhinaabaa Wacyi ahaa . MAHADSANID WLL

  • @osmanmahamed2982
    @osmanmahamed2982 Рік тому +2

    thanks wll omar mawduuc muhiimah

  • @aashajama2011
    @aashajama2011 Рік тому +2

    Manshalaha cilmiga allaha kuu siyadiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🙏🙏

  • @Moudow
    @Moudow Рік тому +5

    Alhamdoulillah Allah nous préserve à notre religion

  • @hamzemaal8233
    @hamzemaal8233 Рік тому +1

    Gaalo way waalaty, Allow inoo sahal.

  • @usaameyare2362
    @usaameyare2362 Рік тому +3

    اللهم اني اسالك الحسن الخاتمة يارب 😥🤲

  • @ApdiqaniAhmed
    @ApdiqaniAhmed Рік тому +1

    Allah akbar

  • @aliaxmed2275
    @aliaxmed2275 Рік тому +1

    Keep going brother ogaansho🥰🥰

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891

    ان رآه استغنى
    isku ادغام
    اشتاذ عمر

  • @shijo2055
    @shijo2055 Рік тому +1

    وجدت سكوتي متجرا فلزمته ..... إذا لم أجد ربحا فلست بخاسر وما الصمت إلا في الرجال متاجر ..... وتاجره يعلو على كل تاجر

  • @najuu439
    @najuu439 Рік тому +15

    Cid iga horeeysaa uma jeedee huno hadaan ugu horeeyo pin 📍 alhamdullah 🍀🦋🍁

  • @wanaagshe351
    @wanaagshe351 Рік тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ahmedomer476
    @ahmedomer476 Рік тому +1

    First commen omer inshar salaan Zare wllo

  • @mohamedabdi2173
    @mohamedabdi2173 Рік тому

    Subxanallah
    Subxanallah
    maxaa adunyada wax walba lagu arkayaa
    Alhamdulillah
    illahow Adigey Maxad oo dhan Kusugnatey naga digey Muslim

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому +1

    Subxanallh subxanallh subxanallh the end is near 😭 yaaarabi

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Рік тому

    Jazaakallah akhii.

  • @cabdallacabdiraxmaan3449
    @cabdallacabdiraxmaan3449 Рік тому +3

    Alxamdullilaah alle Ayaa☪️ Muslim ☪️ nagga dhigay

  • @liibaanhusein291
    @liibaanhusein291 Рік тому +1

    First l am watching

  • @libaaxkaluumayste3158
    @libaaxkaluumayste3158 Рік тому +3

    Allaha burbursho sidii Reer Qomuluudh...
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin...

  • @daacadjava8340
    @daacadjava8340 Рік тому

    Cumar inshar : Walaal Aad Ayaad U Mahadsantahay .... Allaah Ha Ku Barakeeyo Khayrkaagana Ha Badiyo , Walaal Mawduuc Muhiim Ah Ayaad Ka Hadashay , Baraarujin Fiicanna Bulshada Waa Siisay , Reer Galbeed Xaalkoodu Runta Ahna Waa Tilmaamtay , Waxaana Nasiib Darro Ah in Dadkeena Kuwo Kamid Ah in Ey Ku Dayanayaan Cawaantaas Aan Diinta iyo Dadnimadaba Laheyn .... Allaah , Hana Hadeeyo , Allaah Ha ina Dhawro , Ugu Danbeen Waxaan Ku Leeyahay Walaal Qaali Halkaa Kaga Hay , Mahadsanid.

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +11

    First one keeps goings my brothers Omar inshar another's levels ogansho interests 👍💪😀😍😎

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому +1

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

    • @ruunwarsame6094
      @ruunwarsame6094 Рік тому

      @@m.k.7788 wxaaa layabnahy dadkaan englishka lasoo boodaayo

  • @abshiraarshe
    @abshiraarshe Рік тому +1

    First one thank

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Рік тому +2

    سبحان الله (٣)
    الحمدلله (٣)
    لاإله الاالله (٣)
    الله اكبر (٣)
    لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
    اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
    سبحان الله وبحمده (٣)
    سبحان الله العظيم (٣)
    استغفر الله وأتوب اليه (٣)
    استغفر الله (٣)
    أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣)
    اللهم اعتق رقابنا من النار (٣)
    لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣)
    حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣)
    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣)
    اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣)
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)

  • @kaizen2106
    @kaizen2106 Рік тому +2

    Qofkii ugu horeyey e muqalkan soo Garey.
    From muqdisho 9:07 pm fidnimo

  • @misskoko19
    @misskoko19 Рік тому +1

    Xolaha dhama wax aan Ku tilmamo Ayan garan wayay

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891

    wn suganay macalin cumar الله يعزك

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Рік тому

    Cumar inshaar جزاكم الله خيرا وبارك فيك وجزاك الله عنا خير الجزاء يا غالي

  • @mohamedaden1088
    @mohamedaden1088 Рік тому +4

    Insha Allah 🤲🏾 Allah nala joogo ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому +1

    Xasbunallahu wanicmalwakiil laaxowla walaaquwata illaabillaah illaahow sharta gaalada naga badbaadi aamiin yaa rabi raxmaan

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 Рік тому +5

    Alle hakaa abaal. Mariyo walalkey 😇❤️

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Рік тому

    Nin waxbadan inooga horeeyo cumar inshaar jiro joog wlky rer galbeedka wa gabagabadii wakhtigooda.💯

  • @dalmartimayare4685
    @dalmartimayare4685 Рік тому

    Jasakallah wll omar.

  • @ehel000
    @ehel000 Рік тому +1

    Cajaa’ib weeyaan mawduuc yada OGAANSHO

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 Рік тому +4

    Asc wllo cumar ishaar
    Aayadaas ufiirso walaalo markaad akhriyeysid.
    { كَلَّاۤ إِنَّ ٱلۡإِنسَـٰنَ لَیَطۡغَىٰۤ (6) أَن رَّءَاهُ ٱسۡتَغۡنَىٰۤ (7) }
    [Surah Al-`Alaq: 6-7]
    An raa hu is taqanaa ayaaad u akhridey.
    Saxna maaaha waayo waxaa dhadan R sa ka horeysa waana laga tegeyaaa
    Xarafkan
    ن
    Waxaa la isku qabanaayaa ا iyo ر
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @_leomahir_5222
      @_leomahir_5222 Рік тому

      Wlaal wad saxan tahy
      Lkn naxwe lama dhigayo😒

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 Рік тому

    Masha allah

  • @garissatube
    @garissatube Рік тому

    Waxan jogaa magalada Garissa Waxan kamid ahay kuwa sida weyn ugu xiran kanalka ogansho

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому

    Mahadsanid wlo Alle haku barakeeyo xalkey dunida carabta al jaziira ugu jirto ayaad anaga noogu jirto

  • @biggamer1029
    @biggamer1029 Рік тому

    Ilaahayow Muslim nimo nagu dil

  • @updallealimohamud5966
    @updallealimohamud5966 Рік тому

    M.a macalin omar inshaar

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 Рік тому +5

    Waxaan aaminsanahay aduunku maalinba maalin ayuu ka daran yahay
    Xataa xaqiiq ma garanayo waxa aan ku cabiro
    Alle hayna badnaadiyo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +5

    Waa mowduuc aad u xiiso badan mowduucan ustaad Alle codkaga haku barakeeyo😍

  • @ismaeldjamaabdi488
    @ismaeldjamaabdi488 Рік тому +2

    Omar inshar I live in djibouti my name is omar djama I am soudent

  • @ruqiyoyuusuf2020
    @ruqiyoyuusuf2020 Рік тому

    جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله فيك أخي الكريم

  • @Saaaalim
    @Saaaalim Рік тому

    Best youtuper omar inshar 🧔

  • @baaltaagtv123
    @baaltaagtv123 Рік тому +1

    Ustaad waa ku salaamay

  • @abdirahmaanisse6607
    @abdirahmaanisse6607 Рік тому +2

    Waad Mahadsantahay Walaalkey Cumar Inshaar🙏

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Рік тому +1

    Wall Omar waa barnamij xiisay badan Allaha ku xafido ustaad omar

  • @DurriyadMp253
    @DurriyadMp253 Рік тому +1

    First

  • @abdirahmanmaalim1718
    @abdirahmanmaalim1718 Рік тому +5

    A man whose voice is more popular than his face .

  • @nuro11darman9
    @nuro11darman9 Рік тому +1

    الحمدلله على نعمة اسلام

  • @cimaranabdulhi8767
    @cimaranabdulhi8767 Рік тому +1

    الحمدلله غلى نعمة الإسلام

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan9500 Рік тому

    waadku mahadsanthy
    Ustaad cumar

  • @Roomeo12
    @Roomeo12 Рік тому +2

    Asc aad ban u dawada vedioyaadaada aad baanay u wanaagsan yihiin dhabtii waanad mahadsan tahay waxan jeclaan lahaa inaa vedioyada subtitle ka u furtid waayo dad ajinabi ah daawan kara mahadsanid.

  • @mpaturkey8027
    @mpaturkey8027 Рік тому +1

    Niinkan waaa nin ay rabaan inay kasaaran khariidada