Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sabab ? Dowlado Faqri ah iyo Dowlado Qani | mowduuc muhiim ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 бер 2018
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

КОМЕНТАРІ • 751

  • @qaamuuskanolosha8179
    @qaamuuskanolosha8179 4 роки тому +9

    التفكير الذهبي يكتسب من رجل طيب - جزاك الله عمر ❤👌

  • @abdirashidnur863
    @abdirashidnur863 6 років тому +14

    Waa video yar,laakiin fariin culus gudbinaya,dadka caqliga u saaxiibkaa,fariin culus ayuu u dhiibayaa.
    Fadlan share-gareeya oo meelaha somalidu ku kulanto ee faceboogyada dhiga,waa intaasoo ciduun wax ku qaadataaye.
    Mahad balaadhan ayaan u jeedinayaa,walaalkeen,saaxiibkeen,omar,allah yaxfiduka akhi.

  • @mr.haatuf8726
    @mr.haatuf8726 6 років тому +76

    Cadaw-yadeenu waa:-
    1.siyaasiyiinteena
    2.cadaalad-darro/mamul xumo
    3.musuq-maasuq/boobka hantida
    4.qaadka/waa aafo qarsoon
    5.faragalinta shisheeye ee ugu horayso ethiopia.
    ▪ilaa aan intaa ka guulaysanana horumar waa inaga dheer yahay.
    mahadsanid ogaansho/omar

    • @Jacfar45
      @Jacfar45 6 років тому +5

      Cadawgeena ugu weyn waa Annaga dadka islaynaya dhiiga xalaal ka dhigtey ilaahay ha u tawbad keenaan

    • @mohamedsaad604
      @mohamedsaad604 6 років тому +1

      Mr. haatuf waa sax zxp

    • @mr.haatuf8726
      @mr.haatuf8726 6 років тому +1

      Mohamedinho Jama dadka waxa isku diraya waa siyaasiyiinta ee cidna isma disheen haday dadku haysan lahaayeen hogamiyeyaaal wanagsan

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 5 років тому +1

      @@mr.haatuf8726 wan kugu racsanahay wll

    • @hirsiabdi9741
      @hirsiabdi9741 5 років тому +1

      Siden kaga bixi karna

  • @aidenyx7568
    @aidenyx7568 6 років тому +204

    ogansho wlhi janal kaa wacan inaan wali daawanin 😍😍😍 ilahaw ku dhawr saad Somaliland iyo walahy Somalia si xaqa noogu sa mausid thanks huuno

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 6 років тому +2

      Huuno Somaliland way ku dhexqaadaye!!

    • @aidenyx7568
      @aidenyx7568 6 років тому +7

      Husky Jama Puntland of course waa dalkayga eedo mida kale markaad video gan markaad u fiirsato wiilku Somaliland ixtiraam bu siinaya somaliya nah ixturaam bu siinaya waana kahely

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 6 років тому +1

      kaafiya maxamed
      Oo hadda ma Somaliland buu soo hadal qaaday(isla muuqaalkaan dhexdiisa)?
      Anigu ma maqale.
      Muuqaalo hore waan aray oo tixgalintiinuu idin siiyaa, laakiin hadda maba uusan soo hadal qaadin.

    • @mahirkhaliif4350
      @mahirkhaliif4350 6 років тому +1

      Comment ayu kuso qoray somalilander inu yahay 🤣🤣🤣

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 6 років тому

      mahir khaliif
      Ma halkan dhexdeeda mise meel kale?

  • @zaedck5662
    @zaedck5662 6 років тому +20

    Masha alah wll alah swtc aqliga hakuu siyaadiyo amiiin

  • @hanadleveniokingcaraale2192
    @hanadleveniokingcaraale2192 6 років тому +142

    Masha alah #ogaansho waligay Like IMU sarin anah video walba like😤😢😢

    • @dubaaqmedia1925
      @dubaaqmedia1925 6 років тому

      hanad usher jy

    • @kawsarkhaalid7144
      @kawsarkhaalid7144 4 роки тому +1

      Like io love lagu saray wxba Kuma tarayan ha Ooyin fahan Ta,looyinka lagu zheegay ✍️
      Hadii aaad hadalkeyga ka xumaty sorrY hdii aad nozhahY😴

    • @canaabdahir-ze6dt
      @canaabdahir-ze6dt 5 місяців тому

      ​@@kawsarkhaalid7144 war ninkan muu nolyahay 😂😂

  • @muminnadhaara1541
    @muminnadhaara1541 6 років тому +7

    MashaAllah sxb
    Waa usgadabarid muhiim ah
    A reminder to those who think
    JazakaAllah kheyran

  • @cabdirahmansalebanwayrax7264
    @cabdirahmansalebanwayrax7264 6 років тому +12

    Ogaasho wlhi cilmi baa idinku duugan alaah ha idin xafido dar ilahay ayaan idin jecelahay

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 років тому +13

    Waa runtaa wlhi
    Ilahay xaqa ha garan siiyo somalida midba meel lagu xareeyey ee dhiigooda LA cabayo...😓

  • @HaramcadMedia
    @HaramcadMedia 6 років тому +34

    Inta iga dambeyso ku saliya Rasuulkeena Muxammed SCW scw

  • @sayidali106
    @sayidali106 6 років тому +52

    dadka Ku xidhan chanelka ogansho wuxu cumar inshar uso diyariyay barnmijka inan ka faidno ee maskaxda ka shaqesiya oo inagadaya like Isar anna uso horeyey 👄👀👂

    • @mohamoudyaasiin7171
      @mohamoudyaasiin7171 6 років тому

      Penta Mha

    • @hirsiabdi9741
      @hirsiabdi9741 5 років тому +1

      Sax waa inan fikirno halken wax ka bilowna hadan nahay Somali ma kala marano waxan nahay dad isku dhiig ah

    • @kadarjama3174
      @kadarjama3174 4 роки тому

      Kkkkkk 🤔🤣

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 6 років тому +18

    Sacudiga madad baahan ayuu keyahy sxb wlhi waad mahad santhy
    Uma malenenin in sacudiyaan bahan la arkaayo

  • @mohamedabdirahman5972
    @mohamedabdirahman5972 6 років тому +32

    wllkay waxaaan ku noolay france aaad ayaan kuu raacsanahay waa dhab waxaad aad sheegto dhan mahadasanid

  • @user-wb8ti5ys1m
    @user-wb8ti5ys1m 4 роки тому +2

    Ogaansho somali share halagu wada dhoho wa hanti qaran🇸🇴❤⚘

  • @ambesapk3361
    @ambesapk3361 6 років тому +15

    Wllo ogaansho sidad ufikirayso walhi waa cajib iyo habka ad bar naamijka usoodayso lakin adiguba muwadin saomliyad tahy maad madax waynah soomliya no noqotid kolay qbiilbaa naadily thanks wll

    • @cabdisalaanzallo854
      @cabdisalaanzallo854 6 років тому

      wlhy waa sida qof wangsn weeyan
      somaali omaro kale wax uqabn kara

    • @mustafahassan924
      @mustafahassan924 4 роки тому

      hoorta intina wnagsni wuxnbad noshegtane miyadun idinku xilka noqabatan sxb waxb ku rajaynaya inad marun umada somaliyed hogamisid

    • @zanadinzidane1998
      @zanadinzidane1998 4 роки тому

      Hhhhhh waasax

  • @osaameshariif2432
    @osaameshariif2432 6 років тому +19

    Masha allah walaal ogaansho waa channel Aad aan ujeclhy I LoVE OGAANSHO

  • @sarsifbwoy3645
    @sarsifbwoy3645 6 років тому +27

    OMAR INSHAR FOR PRESIDENT somalia adi cml ay ubahantahy

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 6 років тому +6

    ogaansho channalka
    Somalida ugu Horeeya
    macalin cilmigaan kaa baranay walahi waa Mid aad u badan
    alleh haku xafido
    Jannadi ayaan kugu duceeyay

  • @abdirahmanhassan6286
    @abdirahmanhassan6286 5 років тому +3

    Masha Allah wll Kheyr baan ku raneynayaa Dalkeenana nabad iyo cadaalad✋✊☝💪

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 6 років тому +21

    Waxaan ku nolahay France Waan isku dayi doona isha Allah inan mar xukumo umada somalia 🇸🇴 isha Allah

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 5 років тому

      Dartuur ma nagu xukume hee

    • @user-wb8ti5ys1m
      @user-wb8ti5ys1m 4 роки тому +1

      Xukun intadan ku fakarin waxqabad ku fakar

    • @zainzaki135
      @zainzaki135 4 роки тому

      What a loss on it show me oh hallelujah like the more points I am full night I asked how do you turn my 61 234567-10 12 to 262 has some

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 6 років тому +7

    احبك في الله اخي والله..From hargiesa, somaliland

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 6 років тому +13

    Tolow sideen ku bedelaa xaaladan yaa allah ii rumee waxaan ku haminaayo

  • @anwar9376
    @anwar9376 6 років тому +7

    Ogaansho hadi u ushaqen laha dowlad barnamjyadn qurxdbadn maso dayen waxyalha cadada ino ah sida hada chaneladena unba laso deyn laha
    Lkn qofka hadi an la mamuleyn o xor uyahy maskxdu ilhy siyey kashaqeysinayo sanokle aya loga faidi ,
    Caqligenu ya shaqeyo Nolasha wey gabanthy ha noqon adon wixi same ladhaho sameya👍🏻
    Omar Inshaar ❤️👏

  • @bidixstudio5660
    @bidixstudio5660 5 років тому +3

    M.Allah historical channel waaye wlhi allaha Ku dhowro cidii Ku faraxsan dhaqaalaha wadankeenu leeyahay like ta ii Saar let's be together

  • @hassannajiib9362
    @hassannajiib9362 6 років тому

    niw masha alla ayaa tahay dadka somaliyeed qabiil iyo isququbaa bay ku jiraan runtii way adagtay inay wax fahmaan runtii barnaamijyadodo Ku wad somalida si ay wax u fahmaan wanan kaga mahadcelilaynaa sxb Thanks

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 5 років тому +1

    Masha Allah wax kasto xaqiiq ah ayaad ku hadasha ilaah ha ku xifdiyo walalkey horey u wad hoshada 👍👌👊

  • @madaxwaynahamustaqbalkasla405
    @madaxwaynahamustaqbalkasla405 6 років тому +24

    muhiimadu maaha inaan dhagaysano kadibna amaano laakiin waa inaan dhagaysano kadibna wax iswaydiino somalia ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,aale ha u sahlo

    • @macluumaadcusub9276
      @macluumaadcusub9276 6 років тому +2

      madaxwaynaha mustaqbalka s/land
      Bro dalkaga ina wx u qbto diyar ma u tahy

    • @hirsiabdi9741
      @hirsiabdi9741 5 років тому

      @@macluumaadcusub9276 ka fikir meel dheer xageed ino kala wada somali baan nahay dhamanteen isbadal baan ubahanahay

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +27

    Wlhy Waa Marlii 3aad Oo aan noqdo 50 Viewer what?!!!🤔😄😄😄👌
    Bro i Like it programkaaga
    Mowduuc Sare🤘

  • @abdalladybala7910
    @abdalladybala7910 6 років тому +2

    Jazaklha wll inshaar sida qurux bdn oo nogu soo diyaarizay barnamijkan
    Waa arin shaqsi ahaan na tabneyzo hdanahy somali

  • @aminahassan5688
    @aminahassan5688 6 років тому +7

    Asc Omar walalkey waan ku salaamay waad ku mahadsanthy barnaamijkaan qiimaha badan waan kugu raacsanahay intaad kahadashoo dhan
    Balse in madaxda bes ah eedo lasaaro ma ahan akhii waayo shucuubta kunool wadamada faqriga ah eeda qayb wayn ayay kaleeyihiin
    Dadkeenna markay qurbaha joogaan canshuur ayay bixiyaan xitaa wadada candhuufta uma ogolo ayadoon qof kaamira kuhayo uusan jirin wadankeenina dadku intooda badan canshuur marabaan inay bixiyaan dadku dowlad wax wayn uma arkaan inbadan oo ayaga kamid ah dadku sharciga uma hogaamsamayaan
    Omarow waad dadaalaysa ee dadkana mas'uuliyada ina qayb kaleeyihiin dareensii
    Ogaansho channel waan taageeraa waana ku taxanahay waxay soo tabiyaan baan dhagta utaagaa oo tartiib meel lafadhiistaa 😍😍😍👏👏👌

  • @abdulkadirhassan7186
    @abdulkadirhassan7186 6 років тому +1

    Waw😍. Wlh waa xaqiiq hadalkaada!
    Ajar ALLAHA. Kaasiiyo waqtiga iyo caqliga aad gilisay!

  • @halabuurchanel8531
    @halabuurchanel8531 6 років тому +6

    Allleh haku dhoro wll runta ayaaad ka hadashaaaa

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +6

    Waw thanks ogaansho chanel 💖🇸🇴✅

  • @yacuubosman7534
    @yacuubosman7534 5 років тому +1

    masha allah bro alle haku xifdiyo wlhi wa runtaa meel ma heysano alloow noo gargaar

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 6 років тому +4

    maansha alleh Hore u soco
    bro Alleh haku xafide ogaansho

  • @hakiimfuad3443
    @hakiimfuad3443 6 років тому +6

    Tnx ogaansho inbadan insha allah dalkeyga iyo dadkeyga waan ushaqeen doonaa

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 6 років тому +3

    Waruntaa
    Wall
    Illaah haku xafido
    Mahadsanid

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 4 роки тому

    Cumar walaalkey adoon dhaaran sheeg sida aad u aragto cadaalada ilaah ayaa bixiya ee ilaahow cadaalada somali sii aamin

  • @dulufdhuusayarecade3744
    @dulufdhuusayarecade3744 6 років тому +8

    Masha Allaah Waaa barnaamijka Aan ugu jclhay Dhamaan barnaamijyada
    Lkn Waxaan jclaan lahaa inaa dadka kle lawadaago macnaha facebooga Aan dhigo, Waa hadaad noo fasaxdo

  • @collegegirl7641
    @collegegirl7641 6 років тому +11

    Wxan noqday qofka 1,262aad Hhhhhh Hambalyo Hambalyo

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 4 роки тому +1

    oomar inshar intan caqliga laha chanalka hal malin ma dhafo mashalla 💋

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 років тому +3

    Wlhi aad baan ufarxay xita niyadeyda Waxay is waydinaysaa su"aalo fara badan insha qllah wan umalayna inan ka fa'iidnay waxylo fara badan

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 6 років тому

    Inshallah somalia mar iney noqoto waddan qani ah waa laga yaabaa,👆 aad ayaa u mahadsantahy ustaad omer👈

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 6 років тому +14

    Siyaad bare Allaha unaxariste wuxu yiri dad kama tagin ee dal baa katagay dadka somaliyed waa inay wadankoda aminaan oo kafa idaystaan qayradkoda tirada badan

    • @KarimnasriAbdi
      @KarimnasriAbdi 5 років тому +1

      Wll dawlad wanag cadalad iyo sinan guud aya laga waramaya adna dictator ayad hadal uu yidhi noso qadanaysa sharcigi umada isagu gacantisa hoskenay oo sidu doono ka yeelay ila ay ku duntay. Kaligina maha ee dhaman dunida wayso martay dictator
      Wixi ina so dhafay an waxka barano.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 років тому

      DUCAALE SIYAAD BARRE WAA NINKA KA TAGEY SOMALI QABIIL AMINSAN WAA SII QUDHMIYEY OO SII KAL QAAYBIYEY

    • @hirsiabdi9741
      @hirsiabdi9741 5 років тому +1

      Muhiimadu maha inan ku doodno wixii laga yimid maxa tagan maxa so socda tasa muhiim ah

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 5 років тому +1

      Hadii la rabo wang la gaaro kitaabkle an qabsno wx mucaarad dhan wuu dhaman alle wxu dhahy xunkeyga wx ca qabad ku ah majiraan والله یحکم لا معقب لحکمه

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 4 роки тому

    Masha Allah , Walaal Omar inshaar ilaaheey ha ku xifdiyo .

  • @143ladan
    @143ladan 6 років тому

    Baarakallaah omar wanaaga aad dadkaaga u heyso janna allah kuugu badalo walal shukran

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 років тому +1

    aad iyo aad baad u mahadsantahay omar inshaar sidaad noola wadaagaysid macluumadka

  • @hiirale4046
    @hiirale4046 6 років тому +39

    1 waligey uma soo hormarin hhhhhhh

  • @abdikanijama6445
    @abdikanijama6445 6 років тому +5

    Masha Allah Zxb Himiladayda Ayaad iigu Xoojisa Video kasta Madaxdayda Sharafta badan Ee Somaliland Hadii Ay Somali La midoobi lahaayeen Africanka Kle Waynu Ka Saraynlahay iyo Adunka intiisa badan ADIGA AYAA YIDHI RUNTA SHEEG #OMAR Zxb

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 років тому +3

    Mashaa allah thanks mudaneh Wanka helay Cashiradada

  • @karasay__01
    @karasay__01 6 років тому +1

    masha allah wll OMAR,aaad ayaad ii danqiray wllhi Mahadsanid Mahadsanid mar labaad wllo ....

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 6 років тому +20

    9:33 hahaha sawirkiaas waa sawar abiga profilkeyga sarnaaayi muddo 1 sano ah

  • @mohasen462
    @mohasen462 6 років тому +7

    Comment ga uguhoreeya waa kayga.

  • @queenamran6064
    @queenamran6064 3 роки тому +1

    Wllkey qaali ilaaahey cimri dheer iyo cibaado suuban iyo cilmi siyaado ah allaah ku siiyo waxaa tahay qof qaali ah adigoo kale ina laku xiso mar walbo ayaa mudan tahay m.s

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 років тому

    Omar inshar waa rasuul loosoo diray somalida ilaahay haku xafido aaamiin walaalkeen

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 5 років тому

    marlabaaad ayan dawaday ayad quraanka kareemka ( ina Allah la yuqayir ma beqom xata yaqir ma anfusihim. ayaa iiso baxday masha Jasak Allah

  • @allawayn1005
    @allawayn1005 6 років тому +11

    Kan o kale ayaan u aqaanaa
    #Rijaal
    Sxp wxn hubiyaa chanelkaaaga mrka an helo waqti ii banaan si an bal uga faaiiido aqoontaada
    Horay u soco rageediii

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 6 років тому

    wlhi waa wax aan aad kugu mahadcelinaayo Ogaansho madama aad xaqiiqda taabatay mahadsanid walal.

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 6 років тому +31

    Channelkan ogaansho markan ogaaday inu faaido weyn uleeyahay dhalinyarta somaalida waxan ku baraarujiey iney la socdaan casharada channelkan ubixiyo #team#ogaansho

  • @libanhasen5207
    @libanhasen5207 6 років тому +2

    waxayabo baadan uu iga maqnaa ayaa isuu kurdaye runti thnx zxb

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 6 років тому +1

    Masha allah waa barnaamij muhweyn oo masaxdeyda ruxey

  • @MrHanad
    @MrHanad 4 роки тому +1

    OMAR INSHAAR I have never such truth person like you.....🙏👍

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 6 років тому +17

    Thanks wll Nin Wax Badan Og

  • @arzakatube8192
    @arzakatube8192 6 років тому

    Masha allah omar thanks ogaan sho
    Chenalkan wxan ba umaleyna in lo furay dhiri galinta umada somaliyed wxani leahythanks

  • @xaniyecaddexanniyecade2677
    @xaniyecaddexanniyecade2677 6 років тому +5

    Rated 100%💯💯💯✅✔✔✔☑☑♥♥♥
    Thnks
    Markasta on dawado waxan noqda mid xamaasadesan

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 6 років тому

    shukran walal sidaa aad noogu faaidaynayso aqoonta iyo cilmiga aad baadhay iyo waqtigaa aad noo hurtay hadii somali kasta sidaado kle dantisa gaarka ta guud ka horysiin laha wax badan baynu gaadhi lahyn allah hanaga dhigo kuwiii dalkooda u kaca dhalinyrada somalida ee malaycniga channelskooda kaga sheekya waxan kula talin laha sida ogaansho kle inay u fakaran mahdsanid walal

  • @maxamedkaraama6065
    @maxamedkaraama6065 6 років тому

    Mhdsnd sxb qaaaaliya
    Jasakallaaah
    Allaah hanoo hagaajiyo hogankena iyo shucubteena.

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 6 років тому

    Mansha allah walal cimri dheer iyo cibaadu suuban caafimaad iyo hanti adan ku fidnoobin amiin amiin amiin

  • @abdihakimsamriye2975
    @abdihakimsamriye2975 6 років тому +5

    Mahadsanid ogaansho

  • @axmedmaxamed.7281
    @axmedmaxamed.7281 6 років тому +6

    Waan kahelay waatalafiican

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 6 років тому

    Xaqiiqoyin si qurux bdn loo diyaariyay👌
    Thanks wll *Omar Inshar* 👍🙏

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 5 років тому

    mnsha allh jazakalah wll waa xaqiiqo jirtah arimaha dib udhaca iyo hormar LA,aanta .sdkle waa xaqiiq iney reer galbedku udhaqman sidey diintenu inagu borisey mhdsnid. allow xaqa nawafaji aaaamin

  • @cabdisalansheikh113
    @cabdisalansheikh113 6 років тому

    Qasatan somali waxa diloday qaacidada qabiilka hadi la iska daayo qabilka wey fududahay in somali ay hagaagto thanks wll

  • @dreamchaser4866
    @dreamchaser4866 6 років тому

    Shukran zxp wxan dareemayaa in ugu yaraan 100 buug ay kugu maqanyihiin sidan filayo halka kasii wad zxp

  • @ashmadyare8710
    @ashmadyare8710 6 років тому +5

    Legend ogansho

  • @maymuunmahadfaarax4375
    @maymuunmahadfaarax4375 4 роки тому

    Wlhi hadaan awood u lahaan lahaa inaan codkan manta garsiiyo umada somaliyee waan gaarsiin lahaa😥waan huba iney wax badan somalia is badali leheed wa hadal hadii si munasiba lo dhageysto adiga xita wax badan kugu dhalinaayo😍😍❤

  • @ayozemoha3300
    @ayozemoha3300 6 років тому

    Thanks wll waa cashar ubahan in wax badan lagafahmo waaa wax kajira somali musuqmasuq iyo in ladhaco hantida dalka waa waxa ay somali hormarlagarila adahy

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 6 років тому

    Thnkz ustaadi xaqiiqda Ayaa tabaty wlh chanalkan waa wahekeyga 🙏🙏🙏

  • @sirali579
    @sirali579 6 років тому

    Mahadsanid mudane in bdn waa kaa faaidey mantana natiijadeda waa haaya alle arimaha ha ku fudadeyo

  • @hassanmohammed3849
    @hassanmohammed3849 6 років тому +1

    horumarka calanka islaantayda ayaa u sabab ah
    guul. islaantayda
    viva islaantayda

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 років тому

    Masha Allah ogansho
    Dhiri galin hersara ah
    WAXAA Ka codsaa zxb
    Tarikhda maxamad mursi
    Adoo mahadsan

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 років тому +11

    Dalkena waa aaaran lkin dadkisa qalbiga ka buko ama ka jiran ilahay qulubtena nadiif haka dhigo

  • @sakisaafi
    @sakisaafi 6 років тому +1

    masha Allah the best channel brow may Allah reward u for the good work u makin

  • @medahmed298
    @medahmed298 6 років тому +4

    Mashaa allah

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 років тому

    Mnta waxbaa kaa faaidey walal
    Allh dembigaga Allah dhaafo
    Janatul fardowsana allh haku geeyo
    Garabkaga ahay hada hormar gaaro qeyb ayaa ka qaadatey wlhi
    #full_respect😍💯

  • @mohammedaamme3978
    @mohammedaamme3978 6 років тому

    Ogaansho wan.ku salaamey caad ban ujacalahay

  • @mahadmohamud9546
    @mahadmohamud9546 6 років тому

    😭😭😭😭😭💯💯💯💯💯Wlh waxwalbo aad sheegtay waa wax sax ah dunida sadaxaad waxa kajiro waa wax aad iyo aad loga naxo ama laga xumaado arintaas waxaa sabab u ah jaahilnida iyo faan iyo been iyo wax iska maqal la,aan taloow xaalka dunida sadaxad masidaan aduun iyo aqiiro isku aduun mid na mahayaan carabta iyo Africa waxba isma dhamaan waa dameer iyo labadiisa dhagood carabta waxba mahayaan runtii wax walbo runta ayaa kashegtay rabi Hakuu siyadiyo maskaxdada runtii sidaa waxwalbo ufahantay Hadeey somaalida ufahmi la,hayeey dhib majiri la,heen bro Thanks 💯💯💯💯💯😭😭😭😭😭

  • @bukharimohammed495
    @bukharimohammed495 6 років тому

    Waad Ku mahadsantahay soo diyaarinta Wan ka faaidnay Somalia dhalinta allaha tuso wadankooda madax dana allaha garansiiyo cadaalad

  • @faaiidayechannel8686
    @faaiidayechannel8686 6 років тому

    MAHADSANID wall omar xaqiiqda ayaad ka hadashay, ALAAH haku xifdiyo

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 6 років тому

    masha allah cumar allaha ku xafido

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 5 років тому

    Mshallah tabarakallah wllo waxa faqrinimada inugu wacan dawladaha na mamula aya cuna nimcadu alle inugu daqay dadkenuna wa dad an fikirin kuna fakara wadamada kale tasna wa u sabab ah dawlada somali Djbouti eitopie

  • @salaxeyducaale960
    @salaxeyducaale960 6 років тому

    Masha Allah Allaaha ku Barakeyo wa sax arikan

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 6 років тому

    Masha Allah jazakallah khair wll wan kahelay barnamishka

  • @amiraliciro6002
    @amiraliciro6002 6 років тому

    Masha allh, wllken ogaansho allha ku xiiftiiyo.
    Runti waxaad ka hadshay xaqiiqada in badan oo naga mid ah aay san waxba ka so qaadin.
    Aniga, waxan ku noolahay jarmaalka sido kale waxan boqday dal'la ka mid ah dal'laka reer YURUB. Runti waa laa yaapaysa sida aay horwmaarka uu garaan.

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 6 років тому +8

    Wa topic aad u mihim ah

    • @gouledomar
      @gouledomar 6 років тому

      Axmed Cusman waarya mesha maxakukenay

    • @ayanleabdiali3397
      @ayanleabdiali3397 6 років тому +1

      +Gou vlogs waan hubaa in ay caqligu uu waxbedalikaro

    • @ayanleabdiali3397
      @ayanleabdiali3397 6 років тому

      wan hubaa caqligu in uu waxbedalikaraa

  • @lamafilaanofficial9295
    @lamafilaanofficial9295 4 роки тому +1

    M.a ogaansho wad mahsantihiin

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 5 років тому

    jazakallaaah kheyraa wax tahy nin wax badan ka og aduunkaan

  • @amiishaayaan1057
    @amiishaayaan1057 5 років тому

    Waa mawduuc qiimo leh qalbiayada waanada qaadanayana cibro u noqon kara. Mahadsanid baraarujintaada

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 років тому +2

    Mahadsanid inbadan channel qiimabadan ayaa tahay hore usoco

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 6 років тому +2

    Mahdsanid bare cshar macne noo samaynayo