100 sano kadib | siduu noqon doonaa xaalka somalida qurbaha?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 584

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 років тому +329

    F.G : diinta ay haysteen madowga maraykanka markii lasoo adoonsaday intooda badan muslim ma ahayn - macluumadaan dib ayaan ka ogaaday lkn 30% ugu yaraan ayay muslimiintu ahaayeen waana tiro badan lkn waxaa intooda badan lagu qasbay in ay diinta islaamka ka baxaan waa intii uu socday is adoonsiga - waxaa dhab ah in madow badan muslimiin ahaayeen markii hore .

    • @hafuus_2023
      @hafuus_2023 6 років тому +2

      OGAANSHO jazakumullahu khayran

    • @suleman6303
      @suleman6303 6 років тому +4

      ogaansho waxaad soo galisaa waxqabad ka dawlada Farmaajo ee sanadkii tagay

    • @mahamedabde7538
      @mahamedabde7538 6 років тому +1

      Adiga ma waxaad tahay jiilkii 1Muhaajiriinta mise 2baad?

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 років тому +10

      abdirahman haji Dabcasar
      Ceeb ,in xitaa aad iga dalabto ayaa ceeb ah ,idaacadooda haku sheektaan 😃.. ogaansho arimahaas waa ka mamnuuc.

    • @suleman6303
      @suleman6303 6 років тому +1

      OGAANSHO wadankaaga ayaad ka faanaysaa waxaad na tahay qabyaaladiiste is nacay .. calanka mamulka somaliland ayaad video ga ku soo dhex dartay sidii in ay somalia kala go'day ...... somalia waligeed m a kala go'ayso duli yahow xunka ah .. waxaad taageertaa alshabab .... waxaadna kasoo horjeeda horumarka wadanka iyo in uu israaco

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 років тому +222

    Fadlan nagu saacid in kanaalka sii faafo hadii aad isleedahay faaiido ayaa kujirto
    Linkiga kanaalka ua-cam.com/users/ogaansho

  • @YislamOmar
    @YislamOmar 6 років тому +217

    mahadsanid sxb

    • @AbdirahimLMK
      @AbdirahimLMK 6 років тому +5

      Yislam Omar Yurub amaad ku halaabtat

    • @dragonpanda4807
      @dragonpanda4807 6 років тому +2

      Yislam Omar sxb maalmahan xagee ka baxdey barnaamijyadadi waa tabney wlhi

    • @ismacilibrahim7801
      @ismacilibrahim7801 6 років тому +1

      Yislam warka keen maal mahan kumabahayne

    • @cabdiladiifayuub2237
      @cabdiladiifayuub2237 6 років тому

      Yislam Omar l

    • @khaalidfaraj
      @khaalidfaraj 6 років тому

      +Yislam omar saaxiibkaa wuu ku dhaafay😂😁😁

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 років тому +5

    From Germany idinka soo salaama dhamaan Somali weyn (wadankeena nabad Allah nooga dhigo plz aaminta noo raaciya❤️❤️❤️😘😘)

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 6 років тому +5

    Italy ayaan ku dhashey... luuqadana waan ka badiyaa qofka somali joogo cazzo..... dhibka jira waa familka oo caruurtooda tarbiyad ku falan siinin

  • @osaameshariif595
    @osaameshariif595 6 років тому +24

    Masha Allah waan ku farax snhy inaan maanta kamid noqodo dadka ugu horeeyo I LOVE OGAANSHO ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 6 років тому +93

    Aniga waa la iidiidi jiray qurbe famaillyga dhan dibada
    Haragaysa ayaan ku barbaaray 24jir markaan gaadhay
    Qurbaha lay ii qaaday alxamdullillah afsomaliga ayaan
    Ka dhisan ahay luuqadii kale halkaa ugu tagayna waan bartay
    Turjumaan ayaan ahay madaama jiilka qurbaha ku dhashay ay
    Caadi u turjumi karin luuqadooda hooyo Helsinki Finland

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 6 років тому +1

      Mohamed Hashi Ootsä varma

    • @abdullahimohammedibrahim6568
      @abdullahimohammedibrahim6568 6 років тому +1

      Oikiest 😂

    • @hindi18
      @hindi18 6 років тому +1

      +Black Joker kkk haga daba geyn wa xarif Finland jaceyl

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 6 років тому +1

      Mohamed Nairobi hhhh Haye bal

    • @yaashshariif
      @yaashshariif 6 років тому

      Mohamed Hashi waxaa laga hadlayo waa taranka 100 kadib

  • @nbafunny9912
    @nbafunny9912 4 роки тому +4

    I’m Somali America yeah and I’m proud to be Somali 🇺🇸👨🏾‍🔬

  • @aidenyx7568
    @aidenyx7568 6 років тому +73

    ogaansho 😍😍😍 noolada. form Somaliland

  • @afrahmedia6912
    @afrahmedia6912 5 років тому +3

    Maashaa allah walaal
    aad baad u mahadsan tahay
    Cilmigu adiga ayuu hooy kuu noqday kuuna yahay
    alle waxaan kaaga baryayaa cimri dheer iyo nolol waarto

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 6 років тому +32

    Aad baanu kaaga mahadcelinaynaa saaxiib Ogaansho. Waan kaa faa'iidnay.

  • @Mohamedsuldaan
    @Mohamedsuldaan 6 років тому +9

    xaqiiiq da ayaa ah taas wll adbe laga yaaba inaad wadankaagi hooyo aad joogin lkn aad si dhaw ula socotid xaalada wadankaaga
    Taageero buuxada Ku Hayaa wlo walHi❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 роки тому +3

    Yes insha'Allah Waan soo laabanayna, haduu dalkeeni Nabad ilaahay nooga dhigo, yaa Allah Dalkeena Nabad nooga yeel amiin amiin amiin 🤲

  • @caliabduraxmaancali1481
    @caliabduraxmaancali1481 6 років тому +5

    Mashallah waa wax aan ka figerno wallhi allah adiga weynn

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 6 років тому +65

    Omer Zxp maaanta anoo kaligay meel fadhiya ayaaan kuu gartay shahaado sharaf
    INSHAA ALLAH WAAAN SOO SAMAYN DOOONA KUU SOO DIRI. DOONA. DHL hubaal
    Waaayo waaad mudantahy
    xageen kaaala soo xidhiidhaa

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 років тому +9

      oinshar@gmail.com

    • @daudiquotes0978
      @daudiquotes0978 6 років тому +1

      Abdi aziz Ali bare
      Lipah

    • @drraaidibnufandhiye1755
      @drraaidibnufandhiye1755 6 років тому +3

      Wllhi waa runtaa zxp wuu uqalmaa OMER 💯

    • @AbdiazizAlibare
      @AbdiazizAlibare 6 років тому +3

      Aduunyadu way ilaashataa oo dhiiri galisaa dadkeeda hibada leh. Runtii waxa muhiima La dhiirigaliyo Dadka hibada leh Omerna kuwaaasuu mid yahy

    • @drraaidibnufandhiye1755
      @drraaidibnufandhiye1755 6 років тому

      Abdi aziz Ali bare
      Haa waa runtaa zxp

  • @medahmed298
    @medahmed298 6 років тому +6

    Waaad mahadsantahay Bro

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 років тому +16

    Masha Allah
    Ogansho zxp qofka ugu mudan
    In lala socda wa adi
    Horay usoco ajar Allah Ka siyo
    ZXB

  • @eethyngmalabow7102
    @eethyngmalabow7102 6 років тому +9

    Mahadsanid Omar inshaar

  • @mohamedmahad5057
    @mohamedmahad5057 6 років тому +19

    Ogaansho Wa chanelka Keliyen Si joogta ugu xidhanahay 👏👏

  • @ApdalaGmail.com123
    @ApdalaGmail.com123 6 років тому +4

    ogaazho waa chenal aan jeclahay🔝

  • @arday2695
    @arday2695 6 років тому +3

    runti ogaansho waa kanalka kaliya ee somalinimada daneeya saas darteed ayaan dar alle ku jecelahay❤❤

  • @user-qt5pc2zj3i
    @user-qt5pc2zj3i 3 роки тому +4

    شكرا Ustaad ♥️✨🌍

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 років тому +6

    Ogaaansho qabiiirnimadadad waan tageeersanhy bro keeep it up

  • @sakariaahmad416
    @sakariaahmad416 6 років тому +3

    Thanks OGAANSHO hore u soco

  • @uzahmed8334
    @uzahmed8334 6 років тому +3

    Salam somali this programme is very good its important issue they say' no language no land' in slavery time first thing they killed was language then culture then religion Allah knows best
    Somalia guul

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 6 років тому +14

    Masha Allh barnamij aad u qiimo badan ilaahay hakaa abal mariyo sida aad inoogu faiidaysid xusuusta ayaad Baal dahaba kaga qorantahy

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 6 років тому +8

    Wlh ogansho markan fiirsanayo damiirkayga Ayaa Za,idaya waa cwn aan iyo aad u jeclahay waaye alle darti ayan ku jeclahay omarow farxad ku noolada wll mcn adiga sxbadada

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 6 років тому +7

    warbixinti ugu qiimaha badneed aan dawaday 2018 thnks sxb, muqal cusub wan sugene oo kuwii hore ayaan dib u daawan jirne❤️

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 5 років тому +2

    Thanks so much wll Omar alle dartii Ayan ku jeclahy Allah ha ku dhowro

  • @axmedmaxamed.7281
    @axmedmaxamed.7281 6 років тому +10

    Aadayaad uma hadsantahay walaal Somali ha guuleesaro

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +4

    Mhdsanid 100 sano kadip hadan nolado masii joogi doono insha allah qurbaha wadenkena ku noqon doona insha allah hadu ilahay nanoleyo😥😭😊❤

  • @abdirahmanyusuf8371
    @abdirahmanyusuf8371 6 років тому +25

    Dar ilaahy ayaan barnaamijyadaada u jeclahay alle haku dhwro zxp

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 6 років тому +4

    Maansha alleh
    Ogaansho
    Hore u soco

  • @143ladan
    @143ladan 6 років тому +16

    Wlhi waaiska calool xumaaday yaa allaah dadkeena sida lubnaan illaahow haka dhigin

    • @ashaabdi7365
      @ashaabdi7365 6 років тому

      Deqa degan amin inshAAllAh

    • @mariaahmed9181
      @mariaahmed9181 6 років тому

      Qaali Dumar lubnaan maxa kudhacay pleas isheg

    • @143ladan
      @143ladan 6 років тому

      Maria Ahmed wll.vidoe ga inaa dhageysatit ayaa mihiin ah kadib ayan heleysa wixii kuuso baxa thanks

    • @mariaahmed9181
      @mariaahmed9181 6 років тому +1

      Qaali Dumar shukran wan dhameystay wana fahmay jazakalaah

  • @view-tc4jp
    @view-tc4jp 6 років тому

    Mahadsanid c qaadir
    Jaza kallah
    Fadlan noo soo diyaari cajal ku saabsan farqiga u dhaxeeyo qarni iyo sanad iyo qeexida qarniga mahadsanid sxb qaali nala shaqeey sida aan kuula shaqeena oo kale....🤘🤙👌👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏✍✍✍✍✍✍✍✍

  • @faisalhassan4938
    @faisalhassan4938 6 років тому +2

    hadalkaas waa xaqiiq waxaan ku dhalay qurbaha caruur holiday waxay ka jecelyihiin inay u aadaan yurub iyo America lkn waxay ku dhasheen London markaan dhoho inakeena soomaaliya aadnee waxay leeyihiin waa inagii tagnay lkn anigu waxaan jeclahay inaan aado soomaaliya sanad walba oo fasax galo.

  • @bashiircabdraxmaan893
    @bashiircabdraxmaan893 6 років тому +2

    Aniga magacayga waa bashiir cabdi raxmaan ma ogi jiilka aan ahay lkn Waxaan doonaya soomaali oodhan halmar inaan isku keeno insha allaah .
    Macnaha Niyada hanaga Jabin. Waalaal omar mahad sanid

  • @icaniwill3530
    @icaniwill3530 6 років тому +14

    Hadaan fikirkayga ka dhiibto mowduucan somaliland aan kuu suuganahay mudo dad faro bdn oo afkoodi hadad kalmad kawaydiiso aan garanayn waana dhib aad uu guudo balaadhan

  • @abukaribrahim1786
    @abukaribrahim1786 6 років тому +11

    Mahadsanid in badan omar inshar

  • @s.m.c.hargeysawidhalada1769
    @s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 років тому +1

    Waa xaqiiqoyinka dhabta ah ee kaqarsoon dadkeena somalida ah ee qurbaha jooga
    Waad ku mahad santahay OGAANSHO macluumaadka aad indhaha somalida ku soo jeedisay
    Waay yartahay dadaka wax iska waydiiyay arintan iyada ah mahadsanid 👍👍👍👍

  • @axmedzaki23
    @axmedzaki23 6 років тому +8

    Masha allah #ogaansho waxaad tihin hormarki dhalinyarada gulesta walal

  • @lastgirlahmed
    @lastgirlahmed Рік тому +1

    Ilaahy somalida ma dhabar jaro somalia iyo somalida ha noolaadan cimriga allah Haa u dheereyo❤ ramadan ban ku jirna allah cimriga ha ino dheereyo somali hanoolato

  • @hiirale4046
    @hiirale4046 6 років тому +20

    Ilaah hanoo danbi dhaafo aamin somalida 28 sano ayuu sii socdaa dagaalka. caalamka ka na way naga tageen anaga ayaa
    Iska reebnay si aan ugaarno way adagtahay xaalada somaliya waa loo jeeda shisheeye ayaa faraha kula jiro marka xaalka wuu adag yahay iloohow noo dhibyareey

  • @dahabsan4784
    @dahabsan4784 6 років тому +2

    Ani Qurbaha waxan ku tage 17 jir uma malayn doono inan waligay ka tagi doono dhaqan io diin alx ❤️😍✌🏽

  • @ugaaska2782
    @ugaaska2782 6 років тому +6

    walaal qaali ah maasha.alaah waa ku mahadsantahay wacyi galinta bulshada

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 6 років тому +22

    Mansha Allah
    Omer zxp rutii waxaad tahay lama sheegi Karo I like your videos my Allah reward you

  • @KaderHussein
    @KaderHussein 6 років тому +12

    Waa qormo aad utayeesan warbixin iyo waliba video aad ! wakhti wangsan aad kubixasay runti aad bn kaaga mahadcelinayna zxb
    Runti wakhtigu waa cajaa'ib saad adigu aad kaga dhawaajisay weeye
    Anigo ka hadlaya somalida qurbaha :runti mararka qar wxd arkeysa qof somali ah hadana luuqadii aan kuhadli karin taasna waa sabab jirta daraded iyadoo 100/100 lgu sharxi karo in uu waayay isdhexgal xaga bulshada isku luuqada ay yihin

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 6 років тому +5

    ماشاء الله يا أخي
    استمر بالمزيد انا معك دائما وابدا
    احبك يا اخي العزيز 👊❤👊

  • @abdallahhassan927
    @abdallahhassan927 6 років тому +20

    Runtii Waa Barnamij Xiso Gaar Ah Leh Faidana U Ah Somalida Loona Bahan Yahay iney Ka Faidan

  • @abdiwadudmahamed6474
    @abdiwadudmahamed6474 6 років тому +2

    Asc aniga qurbaha WAN kudhashtay markabaad anga 9 sino ayaa wadankeyga joogay oo loqadeyda Hooyo soobaranaayay Hooyoday ilastat kheyr hasiiyo markalbaad anga ilmaayga ama jilka igaxig sidookale ayay noqanaayaan oo somali ayaan geynaa waan mahadasantahay...

  • @rayaanali6851
    @rayaanali6851 4 роки тому +1

    Codkada iyo dhiilgelintada baan aad ujeclhy wll omar inshaar guul alle codkaga hakuu deysta

  • @abdishakurabdullahi6334
    @abdishakurabdullahi6334 6 років тому +2

    Masha Allah shukran sxb allaha dib somalia ugu celsho inta ku dhalatay dibada si ay wadan koda wax oga bartan ugu fanan inshallah يكون خيرا

  • @carabmawliid7383
    @carabmawliid7383 6 років тому +4

    Mansha alllah ogaaansho chanel aan jeclahay😙

  • @isdajidaganaan2048
    @isdajidaganaan2048 6 років тому +13

    Sidii ilahey ugu talo galay bey noqon dontaa . Ilahey madulmiyo dadka lakiin hadey dulmi sameyaan wuxuu kadhigaa dadkala firdhado ilahey somali ha u towbad kento hada didaan labo qof oo isi salaanto la ma arki dono

    • @39m.r.14
      @39m.r.14 6 років тому +1

      isdaji daganaan. Wartaa sxb dadka hadey danbi galaan waa laga tir tiraa dunida ee ilahey hano danbi dhafo

    • @isdajidaganaan2048
      @isdajidaganaan2048 6 років тому +1

      Amiin

    • @عمرمختر-غ5ه
      @عمرمختر-غ5ه 6 років тому

      isdaji daganaan . Walahi warin taa dadkaan kala fir dhaday dhabka wuxuu kahes taa danbi ay galeen iyo dhiga magaca qabilka lagu dadinaro. Ilahow nacafi . Amiin

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 6 років тому +5

    Mch-laH calankaYga jamuriyada barakaysn e #somaliland qurux badna

  • @najiibboss7593
    @najiibboss7593 6 років тому +21

    Uhoreeye hooyo macaan like saar

  • @nadiirchannel1586
    @nadiirchannel1586 6 років тому +22

    M.a great discussion bro
    ❤Horay usoco

    • @shahidyare5037
      @shahidyare5037 6 років тому

      All African people are going well for

  • @karasay__01
    @karasay__01 6 років тому +1

    mahadsanid wll OMAR INSHA,

  • @khadrafarah769
    @khadrafarah769 6 років тому +7

    Barnaamij qiimo badan hore usoco ogansho

  • @gaheyrgaheyr1051
    @gaheyrgaheyr1051 6 років тому +2

    Aniga madaxweyne dalka hadaan kanoqdo waan soo cilinayaa dadka qurbaha noogu maqan eey hooyadey Jamie tahy inshaallah

  • @djrastaremix8575
    @djrastaremix8575 6 років тому +1

    Sxb waxa tahy qof wax badan og Marka wa in an ka faidaysana barnamijkaga Wan ku xiranahay

  • @YoungAdesh143
    @YoungAdesh143 6 років тому +1

    Waxaan aad u jeclaani lahaay run ahanti ineey Soomaalida qurbaha ku nool ee fiirsadan video-gaan oo dhibka weyn ee kusoo socdo si wanaagsan ugu hor taagan bi'idiAllaah. Sxb Omar adna waad ku mahadsantahay sxb Maansha'Allaah.

  • @sayidxikmaawi1109
    @sayidxikmaawi1109 6 років тому

    masha allah mahad sanid wll ogaansho alle somalida haysu keeno dalkoodana nabad hawga dhigo aamiin

  • @jiniishumi2301
    @jiniishumi2301 6 років тому +4

    Well Done Guys OGANSHO 👌👌

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 6 років тому +4

    mashallah waa barnamij ad umacan wana kahela barnamijyada

  • @ifkanolosha7727
    @ifkanolosha7727 6 років тому +7

    walaahi waa run kuwa kudhashay qurbaha manaqan doonaan soomaali ama makusoo naqan donaan dalkooda

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 6 років тому +3

    Ogaasho Wlhi Waxba Ayad na Bartahaye ale Ha ku Xafido Aniga O Ku nol Dalka Germany lkn somaliga Wn qoraah kuma Hadali Karo Si ficn 😍 I am from Somalilnd Ich komme aus somalilnd

  • @mohakoronto4745
    @mohakoronto4745 6 років тому +5

    Masha allah pwe waa muqal shidan

  • @abdallaabdullahi9812
    @abdallaabdullahi9812 6 років тому +2

    Muuqaaladaada waa kuwo wax tar leh maa shaa Allah

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 6 років тому +1

    Walahi aad ayaaN uxiiseya Kanalka OGaansho Omar inshar Aad ayaan kugu Mahad celinayaa sxb
    Thnks Prather

  • @ammerismail2411
    @ammerismail2411 6 років тому

    Chaneelkaga adban u daawada sxp wlhi Maasha Allah cilmi bdn iyo xikmado ayd kaga tegeysa dadkaasa wax la isa siiyo waxa ugu fiican cilmi wxn rajeynaya in dadka ku xidhan channelka ay kor u dhaafan 2M insha Allah

  • @ramzehythmoni1777
    @ramzehythmoni1777 6 років тому +2

    Zxp omar nin aanu fbga zxpo ka nahay ba wuu ila yaaba haddan afsoomali kula hadlo. Waxa aana uu ii sheegay ,inbadan inuu fahmo afsoomlaiga , balse dhib ay ka haysato qoridda iyo dhisidda xidhiidhsinka weedho micno laga fahmi karo

  • @ammerismail2411
    @ammerismail2411 6 років тому +1

    Channelkaaga wn faafinaya sxp insha Allah si dad bdn kuugu soo xidhman wanan *Balan*

  • @abdirahmanahmed3896
    @abdirahmanahmed3896 6 років тому +2

    Already somalida dhibtan way haysataaba mar aan marayay dhulka somali galbeed ama ogadenia waxan kusocday magaalo ladhoho fiiq waxan Soo maray magaalo baabile ladhoho oo Soomaalidu wada yaqaanan baabile ilaa inta udhaxaysa fiiq qayb Somali baa dagta qaybna Oromo somalida dagan waa hawiye aabayaashod somaliga way garanayan lkn caruurtoodu Oromo bay ku hadlayan hawiyaha halka dagan oramada bay isdhex galeen maba yaqaanan hawiye kale inay soomaaliya ku nool yihin sidoo kale hawiyaha somaliya dagan Kama war hayaan hawiyaha deegaankanaga daga
    FG fiiq ogaden baa daga jilib ree cabdille ah lkn waxan ka hadlaya baabile iyo fiiq inta udhaxaysa

  • @kaligiisaxane2298
    @kaligiisaxane2298 6 років тому +1

    Masha allah hore u soco shaqo wanaagsan baad haysaaye Ogaansho

  • @raagecadixakin4720
    @raagecadixakin4720 6 років тому +4

    Wll barnamijkaga wll wamid kugusokor dhinaya maskax da dunida

  • @yuusufabdulahimohamadyuuma1729
    @yuusufabdulahimohamadyuuma1729 4 роки тому +1

    ma Sha Allah waa canalga uguhoreeyay anjeclado I love ogaasho below iyo dhamaad. waligaa nolow 👏👏👏👏👏👏waxan urajeynayaa inuukafic nado canalgaladale🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @hiigsiganoloshadhabta5799
    @hiigsiganoloshadhabta5799 5 років тому +2

    الله يحفظك يا أخي

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 років тому +2

    Somali::- Should be a tribe and not a nation.let us be a tribe just like other tribes. Let us be a tribe that live everywhere on earth.

  • @ahmedgurey3196
    @ahmedgurey3196 6 років тому +2

    100 sano Alle ha igaarsiiyo insha allah Alle hamigay ha ii hrgaliyo

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 6 років тому +1

    Waxaa xaqiiqaa waayo waxaan helay 2005 buug la qoray 1978 waxaana ku xusnaa 5 wadan oo ku heshiiyay somalia goormaan qaban karnaa waxana laysku raacay jiilka 3 waana tan maanta taagan!!

  • @ismacilibrahim7801
    @ismacilibrahim7801 6 років тому +10

    Mowduuc loobahna kahadashay
    #OGaansho

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 6 років тому

    Barnaamijkaan meel aan is iri taas sax maahan kuma jirto, Omar thanks wlal waxyaabo laso hubiyay badanaa noo soo deysaa

  • @fatxaaadan7981
    @fatxaaadan7981 6 років тому +1

    Jazakallahu khayran walaal, wlhi waa saxiix warkaas

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 років тому

    Mncha allaah xaqiiqatan barnaamjiyo quruxbadan o soo jiiidasho leh ayaa sameysa wlaal saa ku wad alle haku barakeeyo akhii

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 років тому +5

    Mahadsnid brother

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому +1

    Warbixin qiimo leh aadbaan kuugu mahacelinayaa wll 😍😍😍😍😍

  • @ipman3012
    @ipman3012 6 років тому +1

    mahadsanid zhp

  • @madaalahaofficaill3020
    @madaalahaofficaill3020 6 років тому +1

    Masha Allah Wa barnaamij Fcn wlh horay usoco sxp sare

  • @humanrights8549
    @humanrights8549 6 років тому

    Asc walaal salaanta kadib waxaan ku su alayaa 2 su alood o kala ah mida 1aad ayaantan
    ka naalka Ogaansho maxaa ku dhacay gaabis ayaa ku yimide mida kale surtagal matahay
    in daddka ku xiran kanaalkan intii mudo lagu sugi lahaa wax yaabaha qaar laguu so gudbbiyo si ad wax uga so diyaariso mise wax talaa laguma darsan karo kanaalka Ogaansho mahadsanid

  • @HassanMohamed-ts8tv
    @HassanMohamed-ts8tv 6 років тому

    Masha Allah ogaansho guul guul
    Mahadsanid halka ka sii wad

  • @akmoh359
    @akmoh359 6 років тому +1

    Zxb meel aan kaala soo xiriiro isheeg plz howl yar baan la tacaalayaa bro

  • @maanka3229
    @maanka3229 6 років тому +1

    Somaliya mahan dad jacel wadanimada iyo dowladnimda sidaa darteed ayee u dabar go ayaan 2030 hadii labara rujin _:)

  • @amirabdiazizali5823
    @amirabdiazizali5823 6 років тому +5

    qofkii igu horeyey oo dawada

  • @farhanmotto8698
    @farhanmotto8698 6 років тому +3

    Aniga xataa wilkayga somaligu waaba ku dirqi hargaisa u wadaaba imka

  • @fadumoabdi6864
    @fadumoabdi6864 6 років тому

    Ma dheere wa so socota waana xaqiiqa jirta in ay somalida dhalmaanshoobaysp

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +2

    Aniga qurbaha ayaan jogaa lkn ilmahega in sha alah makeni dono qurbaha

  • @hodansaid9576
    @hodansaid9576 6 років тому

    Wax badan ayaan ku fakaraa arintaan , lakin siyaasiyiinta iyo dadka ka doortay qabiil , wadan somaliyeed , xalka waxa waaye qoyska iyo waaridka inay diinta iyo luqada iyo dhaqanka xafidaan
    Ajar allaha ka siiyo waalidkeen.

  • @eethyngmalabow7102
    @eethyngmalabow7102 6 років тому +7

    maanta dhan waan ku sugeyney sxp

  • @Shankarkuukaay
    @Shankarkuukaay 6 років тому

    Thanks bro waa war bixin xiiso badan leh run ahanti