4.5 dadka keenay baa waxaa masuul ka ah ilaahaw qabyaalada naga kor mari oo dalkeena sida udhaan qof kastoo lid ku ah dawlad nimada ilaahaw naga hor leexi
Every Somali wants to be a leader. Somali will be peaceful at the end of the world. Nothing can save Somali not now . Keep doing exactly what you been doing ten years ago.
Waar Soomaliya dawlada malaha ee mashruuc Xalane ee burburinta dalalka Soomaaliyeed ayaan ba ka jira dadka dowlada sheeganayana wa dad a qastigaa u so xusheen
Dulmidiid horta wasiirka caafimaadka waa ardaydii ka baxday jaamacadda caafimaadka ee jaziira muqdisho ,bashiir goobe waa askari booska loo dhiibayay waa meesha laga soo weeraro dowladda weerarkaas oo ah qoondada haweenka iyo jinsiga ah teeda kale warar la soo jarjaray wax ha ku dhisin falanqayntaada ,
Dulmidiid salaan ka Dib hadii sidaa la yeelo sida saxda ahna lawaafajiyo qabiilkana meesha dowlad majirto ee wa qabil lo wada jedo aan wax laga qaban Karin wa mel distur ka shaqeynen xasan wa disturka dalka
Walaale macnaha maad fahmin dhibaatada nahaysata waa 4.5 buu ujeedaa dulmi diid is not about qabiil waa qofwalba shaqa uu khibrad uleeyahay in loo dhiibo si wadanku horay usocdo
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Shiikh ma u Sheegi kartaa kuwa wax maamula si toosa hadyasn wanadaan
qiimaha badan arkin ala haku barakeeyo
Cliip bilo hor u so jeer jeero ayu yaqaan 😂😂😂
Absolutely ❤waad asiibtay
Wadankan wax dawlad ladhaho majiraannimankan dawlada Lagu sheegayo waa qawleydato
Dawalda allaha barakeeyo hore ayaa loo soconayaa
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Walaalayaal isoo duceeya waswaas ayaa ihaye
Shaki. Dhinaca diinta miyaa kuhaya
Ilaahay culayska hakaa dulqaado oo hakuu fududeeyo yarab 🤲🏼🤲🏼
Illaahay hakaa dulqaado astaqfaarta badso
Alle haka ka dul qado wal qali
Culayska ale fudayd hakuugu bedelo iyo farxad
Waa koox nidaam dowlad waxba ka garaneyn
Sheikh Bashir Goobe shaqadiisu waxay Aheyd Aarbitare ciyaaraha ah
💔😭
❤❤❤😮😮😮
Wasiirka haweenk in nin kasiiyo maba ah
Qof dumar uun baa dumar fahmi karta baahifooda. Waa runtaa 👌🏾🌹
4.5 dadka keenay baa waxaa masuul ka ah ilaahaw qabyaalada naga kor mari oo dalkeena sida udhaan qof kastoo lid ku ah dawlad nimada ilaahaw naga hor leexi
Dulmidiid cayaarta maad naga daysid Wasiirka Haweenka see nin looga dhigaa
Qaran iyo qabiil isma qaadikaraan illaahow u gargaar umada somaaliyeed
Every Somali wants to be a leader. Somali will be peaceful at the end of the world. Nothing can save Somali not now . Keep doing exactly what you been doing ten years ago.
That day Wallaahi was very sad wasiirka caafimaadka ceeb allaha asturo
Dhiiqo gruup waa koox qabyalad iyo musu maasuq ku Wada shaqaysa. Somaliya dowlad kama jirto. Fiqi Waa caadifad diblomasi wax kama yaqaaan. Sanbalooshe video yadii qabyalada iyo nacaybka baa mooryaanta dowlad ku sheegayan
Dulmi did munafaqada xafaada kee markasta cbb miyay kuso ceel ceelin wasir goobe ...dhalinyaradu miyay raag ku jirin ileen wa magac guud ee
Kkkkkkk 😂 wa moriyaan 😂😂
Wa jawaab ta dimoqoradiyayda
Dulmi diid bro
Waxaan ku oranlahaa dhalinta youtuberska dhiiri gali fikirkoodana wax ka badal
Asc
✅💯👍
Mala waayey naag loo dhiibo
Bashiir Goobe Ma Haweenkuu ka
Mid Yahay Qadaad Weyen Yaab
Badana
Waa moryaån
Talada kula haboon soo gudbi laakiin ha eedeyn
BAL WASIR ABNI MAXAAKAGALEY SHIR HAWEN WAA DAD LEYSKASOO QABTOO QABIIL LAGU KEENEY ILAA MADAXWEYNAHA ILLAHEY AYAA NOO MAQAN
Waar Soomaliya dawlada malaha ee mashruuc Xalane ee burburinta dalalka Soomaaliyeed ayaan ba ka jira dadka dowlada sheeganayana wa dad a qastigaa u so xusheen
sheekhow somaali Haku daalin cudurka haya waa qabyaalad iyo reer hebel hadan nahay anaga reee hebel Ka mudan marka sheekhow halkaa cudur hadii dawo looo heli lahaa somaali. guul ayay gaaro lahayd inta asn dawadiisa la helin halkaa manta sy taalo meel ka sii liidato ayay oolaysa
Sheikhow qof aqoon sare iyo khibrad le mala rabo madaxda dowlada Somalia waxa raban dad jaahil ah oo biilkisa ilalsado cml wax hor usocodo oo wax qabto lagama rabo cml
100k manad haysan maxaa dhacay
We Somalis we don't want development
Let everyone make change to his life
Wasiirka haweenka nin maa qabtay
sxb nin wanaksan ayatahay fikirkaga wuu wanaksan nimka waqabil qabilka sas agow shiikhow
Adiga dhiig kar aa iku ride in aan ka leexdo waayey
Kkkk maxaa dhacay
Waa meel lagu baay nin naago loo dhiibey dadku ma khaldana laakiin madaxweynaha ayaa waalan anigu qof fiyow kuma tilmaami karo
Dulmidiid horta wasiirka caafimaadka waa ardaydii ka baxday jaamacadda caafimaadka ee jaziira muqdisho ,bashiir goobe waa askari booska loo dhiibayay waa meesha laga soo weeraro dowladda weerarkaas oo ah qoondada haweenka iyo jinsiga ah teeda kale warar la soo jarjaray wax ha ku dhisin falanqayntaada ,
😂😂 Xassan shiiqba madaxweyne no noqdey laba jeer mana u qalmee alle dalka hanoo badbadiyo
Sheikh wlhi taas gabiil baa usabaab ah
kan ka jaaaaajuuuus iska ilaaaliya somaliyeey
4.5 waa waxa kaliyaata oo ey iskuwaafaqeen soomaalidu sababto ah wax kaste ayaa leyskudaye wakhtigii shirkii carta laakin wey noqon weyday,sidaa darteed si loo badbaadiyo ayaa loo sameeyey
Dulmidiid salaan ka Dib hadii sidaa la yeelo sida saxda ahna lawaafajiyo qabiilkana meesha dowlad majirto ee wa qabil lo wada jedo aan wax laga qaban Karin wa mel distur ka shaqeynen xasan wa disturka dalka
Hawenka wa in wax qabsadan wax bartan
Wasiirka HAWEENKA GENERAL GOOBE
KKKKKKKK
🎉🎉😂😢😮😅😊❤❤❤❤
Adeer nin aqoonleh jago umadonanayo somalia…taasi waa xaqiiq. Aduunyada dadka aqoontaleh waa lakala xadaa. Xirfadu waa qaali aduunyada kale…
Wadanka adiga iyo dadka qabiilka aaminsan ayuu ka dagi waayay shalay farmaajo iyo xukunkiisa waxba kama aadan sheegi jiran 😅 maanta laakiin cambaareen ayaad wadaa jaale waan idin fahanay 😅. Raali ahaw waad mahadsan tahay sida aad noo fahan siiseen QABIILKA 😅😅😅😅 iska nac nac leeya.
Walaale macnaha maad fahmin dhibaatada nahaysata waa 4.5 buu ujeedaa dulmi diid is not about qabiil waa qofwalba shaqa uu khibrad uleeyahay in loo dhiibo si wadanku horay usocdo
Waa tuug kani ku gabada waliba gadh iyo wadaad iska yeel yeel qabiilada somalida ugu liita ku dhaqanka qabyaalada ayuu ka soo jeedaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wallaal dhex dhexaad noqo dalxureeye ayaa jooga dadka fara ku tiriska ah waa latoosinaya adiga xabiibul malaayiin ma heleysid iska sabar
😂😂😂 WASIRKA HAWEENKA WAABA NIN SHOUD BE WOMEN
Adiga ma dawladaan hada jirto ayaad ka caqli badan tahay
war naga aamu dameerryohow. adi iyo doofaarka Umal ladaho culumo matihiin wasaq qabyaaladeeysto aa tihiin ee beenta naga jooji