Calaamadaha Lagu Garto Ruuxa Ay Isha Hayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • wixii Faahfaahin intaa Dheer Kala Xariir Sheikh Abdiwahid Dabeyl Tel No 0722601265 ama 0725116011

КОМЕНТАРІ • 26

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Рік тому +7

    Aniga wllhi ii haysa isha runtii nolosha way ii nacsiisay isha xita raga lama hadli karo oo wan nacyaa cid walba waan nacyaaa hadalka uu ii dhibayaaa oo dadka iska sanifayaah😢😢😢 isoo duceeyaa inu allh cafimaad isiiyo 😢

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 Рік тому

      Alle haku caafiyo abyo quraan aqriso

    • @guledelmi2322
      @guledelmi2322 11 місяців тому

      Ilahay haku cafeeyo walal. Magaca hooyaday ayaad leedahay iyo gabadh yar oo aan abti u ahay. May Allah give you shiffa adiga iyo intii xanuusanba. Amiin

  • @maxamedIbraahim-i2b
    @maxamedIbraahim-i2b 7 місяців тому +2

    ALLAAH HAKAA JASSAAI MARIYO I.A

  • @safiyasafiya6091
    @safiyasafiya6091 Рік тому +8

    Allaha caafiyo intaxanuunsan yaa rabi ilaahow naga,qabo isha yaa rabi

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 Рік тому +4

    Wlhi waan isku arkay isoo duceeya😭😭😢

  • @muwadah5671
    @muwadah5671 Рік тому

    Jirka boog iga soo baxay 😢😢😢cajaraheyha oo dhan

  • @daarulhijraislii3630
    @daarulhijraislii3630  Рік тому +1

    Illshugri siman illaahay kalaamkiisa ayaa lagu daaweeyaz

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 8 місяців тому +1

    Ilhy baa iga cafin insh alh wna kacafmdi rbi nxaris badne wyo ilhow iga cfi

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle Рік тому +1

    Wala is xasday lkn illahy ayaan ku kalsoonahay isagaa i caafini

  • @mohamoudyussuf4949
    @mohamoudyussuf4949 Рік тому +6

    Ha wlh shikh calamadahas wan isku arkay mana jogi meyl Quran leygu saaro maxa xal ah mahadsanid

    • @najahahmed4794
      @najahahmed4794 Рік тому +2

      Isku akhri adigu walal suratul baqara

    • @marioxusen1684
      @marioxusen1684 Рік тому

      @@najahahmed4794 Markan damco qur aanka waa Mu rugoohaa 🥺

    • @muniiahqurux5528
      @muniiahqurux5528 Рік тому +2

      wll waxaa samaysa hbnkii markad seexanayso ruqyada isha daaro intaad afarta faryaro iska xirto adigoo wayso qabo allana talo saro tasbiixtana badi inshallah caafimad taama ana kula mida🤲🤲🥰

    • @matsliten5461
      @matsliten5461 Рік тому

      Sheik qeer Allah haku siiyo

  • @raxmonashaad4832
    @raxmonashaad4832 Рік тому +4

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @AadanMaxamed-uz2mk
    @AadanMaxamed-uz2mk 3 місяці тому

    5:42

  • @daarulhijraislii3630
    @daarulhijraislii3630  Рік тому

    Nasteexo illaahay hakucaafiyo

  • @nastehamohamed7455
    @nastehamohamed7455 Рік тому +8

    Aniga isku arkay ooohinta faraha bdan oo bila macniga wan isnacay isoduceya

  • @ShukriSiman-vz1rc
    @ShukriSiman-vz1rc Рік тому

    Asc shikh waa isku aragnay maxa udAwa ah