Kadibna quraanka intii aangaranayay ayaan akhrisan jiray 2018 hadana waa laygu soo noqday hadana waan is toobay sadex meel quraana waa isa saaray kadib 2019 hadana weerar aad u daran kadib waxa dhacay inaan yuutubka galo oo Quran saar ka raadiyo waanan ku guulaystay adiga quran saar aad soo galisay arkay waanan dhaystay waan ika ooyaa inta quraanku socdo xaxuun aad u daran kadib ilaahay ka soko ilaahay khayr badan haku siiyo
Abaayo salatulka tuko. Sujuuda ilaahay ku bari in ay jirkaada ka baxdo. Salada subaxna ancaam iyo yasin aqriso. Biyo cusbo, mahu wardu iyo cusbo leh ood quraan ku aqrisay ku qubeyso maalinkasta. Saliida saytunkana quraan ku aqri oo marso habeenkii markaad tahliisha ku qubaysato. Afartan bari wad waad arki iyadoo gubatay wayna kaa baxee insha allah
Wllhi sheikh ajar Allah ka siiyo tan lawad bishi 10 weye intan reer leyhy dhiigi cadada ayaaba iga taktay sedex bilood hada laga joogo dhakhtarkana dawoyin iso qoray sedexda bilod isticmalaya waxna ma iska ke bedelin Masha Allah quran ayan isku akhrinay ani iyo muzeyga marka cilaaj kaga ayan ubahna nairobi ma timi
shiikh waa mahad san tahy calamadahas wan qaba gabadha markan ahaa xeytka marku ii yimada qabi jire hadase 2 cunug la igu so qale markasta iska key qabta xite markan uurka leyahay joogto ii yahy wax badan ka fa ide
ASC waxaan kuwee diiyey su aal. Mana ka jawaabin 1 bil ka hot. Jawaab la aan waxaan u fahmi in aad tahay nin Walaahiis muslimka been ka gada si uu lacag ugu sameeyo. Taas oo qalad iyo dambi ween ah.
Waa qiso xanuun badan wax iga daranna wayjiraan ilaahay ayay mahad u sugnaatay kadib adiga oo bulshada shaqofiican u haya janada allaha ku galiyo taloyinkaaga ayaa nugu filan waxan jogaa maraykanka khayr badan allaha kuugu badalo
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Aniga wxa iga dilmay sedex ilmo buro na waleygu sheegey deetana waa lay ga qaley makaanka wxa ka soo wareegtey lix bil Misna wali waxa i xanuuneysa xaga hoose iyo adimada iyo gacma culeys Baa iga saran isoo ducaya
sheeqow iso duceya murad ayan leyahay in alaah i sahlo ale darti igu soduceya dhaman musliminta
Alleh midigta hakaa siiyo muraad kaaga oon macsilahayn
Illah hakuu fududeyo khayr haduu kuu yahay
😭😭😭 thanks sheikh si cilmiyeysan baad noogu sharaxday hormonal imbalance mar walba igu dhaca dhig furan wali manan gursan ilhay ha daweyo inta xanunsan 😭
I n indian please hindi urdu
For ummussibyan pregnancy hormonal problem
@@babasaheb6955 Maxaa kawaddaa?
Asc sheekh waxan rajeynaa inad iisoojwbi doontid maquusanaayi ah.fariimeheyga waxan kuugu soodiray what's upka sheekhunaa dad muxtaajiin aa nahay adiga aanan kugu qanacsanahay mudaawaatkaaga akhayaarta joogto alshifa waa ey noo diideen inaan kula kulanno oo kuu sheegno baahideena gaarka ah sh.khoow kaquusan maayo inaan fariinteyda meelwalbo kuusoodhigo ilaa aadka heli doonto fariimeheyga sh.aduun iyo aakhiro meeshaad kabaahibadantahay ilaaheey hakaa baahi tiro anagana aqoontaada si gaar ah nooga faaiideey w w w
Kadibna quraanka intii aangaranayay ayaan akhrisan jiray 2018 hadana waa laygu soo noqday hadana waan is toobay sadex meel quraana waa isa saaray kadib 2019 hadana weerar aad u daran kadib waxa dhacay inaan yuutubka galo oo Quran saar ka raadiyo waanan ku guulaystay adiga quran saar aad soo galisay arkay waanan dhaystay waan ika ooyaa inta quraanku socdo xaxuun aad u daran kadib ilaahay ka soko ilaahay khayr badan haku siiyo
Hadda makaa baxdday walal?
Asc shekh caydruus allh hku xafido
Igaso jwb aniga wxn ahy gbr 22jir ah all calamadahan wn leyahy hooyo Marar bdn idhahdy ummu sibyan kuheeso ee msfirisy inad ledahay calaamadaheda mlmhn said xnunka iigusi bataa sas uso radiyay wna leyahy dhmn ee gbr aanla guursn maku dhacdaa ummu sibyanta
Imika waa leeska saraa UMU sibyaanka sh.ow maxaa ka jiro arrinka nin baahal dumarka kasoo saaraya ee ma leeska soo saari karaa?
2019 intuuna cudurka karoone intuuna bilaaban ayaan aad u xanuunsaday meelaha quraankana markaan tago waxba igama hadlaa halmeel ayaan tagay waligay 2017 ayuu igu bilaabtay xanuunkan dhakhaatirii ay yabeen kiniin ayaan ku seexan jiray habeenkii markiidambe ilaahay quraankii ayuu iwaafajiyay inaan raadiyo meel la isku Saaro waxba igama dulhadlo lkn xanuunka waan dareemayaa ka dib todoba meel ayaa layga toobay ooy maskaxdu ku jirto alxamdulilaah hurdadii ayaa ii soo noqotay
Msha Allah wllo gogosha so kuma dhibi jirin
Ramlo hada I arkato ila so hadal Mel an Kala so xarira raba plz😢
Shaqoo isoo duceey alah waxan ka bariyaa inuun isiyo labo wil mataanh amiin amiin
Ayagoo siciida allaha kusiiyo awlada barba dhalmadoda dhibkiliya laga dhaxla marka kuwa siciida dheh insha allah
ilahow isii owlad baari ah
adineh kusii kuwa saas ookale ah
Abaayo allaah haku siiyo owlaad saalixiin ah
Allah haku siiyo baaye
Asc shekhaa hormone ay iga qalqalosaya dawada intaa qadanayo waa cadi markaya iga dhamato Sidii ayu hormone ikacaya nasaha cano ayya ileyihiin mana ilnugo 😢
Sheikhow Ani Inta Aad Shegty Sadax Kamidaa Isku ArkAaa🥺🥺😟
Salaamu calaykum sheekha dada yar khairka aad wado Alle ha kugu dhowro sheekh Hoyaday mudo dheer Ayay buktay wadna xanuun iyo dhiigkar ayay lahay daawada waligaaba qaado ayaanu siina kadib waxa bilaabmay Inuu dhiig yimaado wana qofwayinDaboui iyo Hargaysa Itoobiya waxay iskuraaceen Inay Jirto Fiix lama jarikaro Ayay Nagu yidhaahdeen wayo waRuux wadnaheedu marna madagayo wana qofwayin sheekh maxau yeelna insha Allh pls🤔
Video gan qaybtiisii kale meeday?
Masha Allah illaahey ha ku xafido sheekh
Scw
wlhi sh waa runta waa noocad u sheegtay allha caafiyo dumarka u dhibataysan😢
Asc sheekh jazaakallaahu khayr calaamadaa qaar baan isku arkay sida inuu dhinaca midigta ixanuunayso iyo cado wareer Hana waxaan laxidhiidhaa dhakhtar wuxuu igu sheegtay in hormoonaad kaygu daciif yihiin iyo riximkayguba waxaa isocota doowo
Sheekh ilaa intee jogaysaa Hargeisa aad ban u xanuusanaya waxanan ka cabanaya umuzibiyaanta. Jwb ban ka sugayaa in aan imaado iyo in kale.
Hargeisa ayuu joga hada wll
Asc shiikh waan xanuun sanayaa mudo 5 Sano ah awlaad Maan dhalin ila soo hadal
8bilod ay cadada iga maqan tahy colosha waa la iga dhax nuux nuxsaa😢
Isku Mid ayaa nahay wlhi😢😢😢😢
Masha Allah
Sheikh noso duub ruqyada riximka ilahay danbi gaga iyo ki waalidka ha dhaafe
Sheikh riixul axmar waa maxay. Umu subiyanta ma isku midbaa
👍Shaikh i m indian please urdu hindi informetion for unmu sssibyaan 👍
Sheikh hadaan ku fiiriyo indhaha ayaa I xanuunaya
Asc Sheekh Umu sibinayada iyo.dabesha ma.isku.midbaaa,
Marwo ha wa isku mid dabeel iyo umu subyaan
Anig 2shiikh ayaa igu yidhi wayi ku hayis maxan iskag cilaajig sheekh
Hadalbaa tiri markii waqriga vidiyooga ahaa 2:15. Mana ahayn wax macne saneeyey. Maxxaa tiri walaal???
Masha Allah shukran sheikh 🏆 🍒🫒🌹🌹🍒👌
Cudur la yiraahdo Umusibyaan ma jiro. dadka hawaalina, caafimaadkana kumaanan dhigan diintana kumaanan arag.
waxaydan aqoon ulahayn faraha hala galina.
Mash Allah sheekh jasaakalaa khayr Allah ha ku xifdiyo
,scw scw
Shekhow allah kubarakeyo ilmaha calamadaha ay kurebto kaso hadal iyo cilaajkoda
Wll waa laygu sheegay aniga balse ma aqaano waxana iga dhintay labo caruur ah maxaa lagu dameeyaa
Abaayo salatulka tuko. Sujuuda ilaahay ku bari in ay jirkaada ka baxdo. Salada subaxna ancaam iyo yasin aqriso. Biyo cusbo, mahu wardu iyo cusbo leh ood quraan ku aqrisay ku qubeyso maalinkasta. Saliida saytunkana quraan ku aqri oo marso habeenkii markaad tahliisha ku qubaysato. Afartan bari wad waad arki iyadoo gubatay wayna kaa baxee insha allah
@@ayanhussein6124 walal jazakalaah aniga ayey i dhibtay xitaa dhal qay iga horjoogtaa. Wan samayn insha alaah noona soo duceey
@@ifrahhussein5284 abayo xarunta Alshifa 1 online boqo ayathana dawoyin aad ufican ayay hayan....Sheikh Abdihakin laxarir.....shukran
@@faizaabdinur291 haye walal shukran.
@@faizaabdinur291 wl ma malabka caydaruus baa
Mansha allah sheekh ceyduruus ilahey haku barakeyo
Dawadiisa noo sheeg wllo alle yaan kugu dharshe
🤔wllo xaladaasaan ku suganahay sheekh caaydaruus afarsano Dhakhtar baan taaganahay waxaanad Mooda inaad aniga igasheekeey neeyso
Mash Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰
Wllhi sheikh ajar Allah ka siiyo tan lawad bishi 10 weye intan reer leyhy dhiigi cadada ayaaba iga taktay sedex bilood hada laga joogo dhakhtarkana dawoyin iso qoray sedexda bilod isticmalaya waxna ma iska ke bedelin Masha Allah quran ayan isku akhrinay ani iyo muzeyga marka cilaaj kaga ayan ubahna nairobi ma timi
Ruqiya nooga samee tag insha allah
Wllhi sheik inta Aad sheegtay waa ihaysaa dhinaca midigta xanuun anaa adkaysankarin igahaya baaritanki dhaqtarkana waa negatiev 😢
xabiibti makadareemeysa dhinacaas nuux nuuxsi
❤
Waalahi aniga hoos taa layi soo jiida markaan uurka leeyahayi xanuun ka dareema
Buug isha iyo jinka oo cilaajinaya noo soo samee
Haaa wlhi shiikh
Sheekh link qaybta community noo soo dhig fadlan
Wllo waxaan wey nahayane maxa udawah week nawalwwn
shiikh waa mahad san tahy calamadahas wan qaba gabadha markan ahaa xeytka marku ii yimada qabi jire hadase 2 cunug la igu so qale markasta iska key qabta xite markan uurka leyahay joogto ii yahy wax badan ka fa ide
Abayo calooshada makadaremi jirte inu wax kubodbodayo
ASC waxaan kuwee diiyey su aal. Mana ka jawaabin 1 bil ka hot. Jawaab la aan waxaan u fahmi in aad tahay nin Walaahiis muslimka been ka gada si uu lacag ugu sameeyo. Taas oo qalad iyo dambi ween ah.
Shiq lambarka isoqor😢
Sheekhaw xgee joogtaa hda hargysaa sheekhaw waxaan rabaa numberka lagaala soo xariirayo
Shaq xagaa judaa
xildiidu dawo maka tahay sheekh
Sheeqow walahi wa ku dhibanay wll
Qofka miyaa dhici kartaa inlaga saari kari waayo
Waa qiso xanuun badan wax iga daranna wayjiraan ilaahay ayay mahad u sugnaatay kadib adiga oo bulshada shaqofiican u haya janada allaha ku galiyo taloyinkaaga ayaa nugu filan waxan jogaa maraykanka khayr badan allaha kuugu badalo
Ilaahay kabaqa ,dadka beenta kadaaya umusibyaan wax layirahdo majiro aduunkana lagamayaqaan
Dadku shayga markay fahmi wayan jin iyo belayay kusheegaan😆
Waxan aad kahadlasid waa xanuun lamida xanuunada caadiga ah ee adunka kajira caadi baana loo daweeeyaa waxa layirahda ectopic pregnancy ama xanuun kale oo magicisa igamaqanyahay
Ilahay kabaqa iskadaaya khuraafaadka iyo huuhaada
Sheqow calamdahas dan wanleyahay
Waan isku arkay xanuunka aad sheegayso naburna wuu iga soo baxay dhinaca bidixda balse hada ilaahay ayaa iga caafiyay
Allah hakubarakeyo
Wallal isodir aydaha lagu aqristo
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Mashaallah
Maasha alaah jazakal laahu kheer
Shiikh see laguna soo xariiraa
Waxaad nagacaa wisaa sidaan u saarilahayn jidhka. Intaad sheegtayba waan hayaa laima qalin way xidhanyihiina layma dhihin. Hormonal decrease
Dibada malo so saari karaa wll macaan
Sheeqow wa ku dhibanay wll
Masha allah alle ha ku xafido sheikh
Thank you
Inta calalado aad shegtay wn Wad leyahay
Aniga wxa iga dilmay sedex ilmo buro na waleygu sheegey deetana waa lay ga qaley makaanka wxa ka soo wareegtey lix bil
Misna wali waxa i xanuuneysa xaga hoose iyo adimada iyo gacma culeys
Baa iga saran isoo ducaya
Ilaahay hakaa caafiyo wax wanaagsan a ilaahay haku siiyo walal.
alaha ku caafiyo xabiibti
Amiiiin amiiin yaa rabi
Taleefankaaga isii
Waxan aa shegeysid badankoda wan isku arka allow naga qabto
Asc sheikh wn ku salmy adu mad dawaysa mad kaxaysa aniga ayeey ihaysa
alaha ku caafiyo macaneey
Mashallah
Adigaa sixirka kushaqeeysto umada ilaaheey hadhibaateeynin hanasirin teedakale jiman iyo balaayobaa kasheekeeyneeysaa beentaa acuudubikalimaatillaahi taamaati minshari maqalakh ucuudubillahi bikalimaatillaahi taamaad minkulasheeydaanin wahaamah waminkuli ceynil laamah bismillaahiladii laaayaduruh maca ismihi sheey un fil ardi walaaa fisaamaah wahuwah samiicul caliim xasbiyallaahu laa ilaaha ilaahuwa rabul carshilcadiim intaa aqrista walaalayaal ninkaan isakaaa saaxiroole ah sharkaaka balaayo faraantiyo badaneeh saaxiruinta afar faraanti iyoaryo isku egbeey xidhaan waalayaqaanaa alaha kukuceliyo adiga iyo wixiiikulamid ah ilaaheey hakusoo hanuuniyo hadii uu hanuun kuladoonayo hadiikale maahano caalamad dag dag ah ilaahey hakaa ifiyo umada ilaaheey beentakala hortak kalaamurabulcaalamiin iskudaaweeya oo idinku isku aqriya gurikiina dhexdiisa idinka intaa alxamdu kasoo biloowdaan markasto dhameey kitaabka quraanka kariiimka ah qof adi cmal ah yuusan lacak kaaka qaadanin adiga isku aqri markasto adkaaru sabaax walmasaane aqrista walaalayaal cilaaj lacak ha iskaaka bixinin
umada beenta kala hortak cudur aanla aqoonin oo aan dawalaheeynin ilaaheey hakuku rudee kansar kukudhac oo ilaaheey nolosha ciriiri kukali oo sakaraadku kudhib been badan markasto sixir uunbuu kasheekeeyaa ala kuqaaad
Ilaaheeybaankuubaryee
Shiiq halkee kaala xariiraa
m😥😥😥😥😥👍👍👍👍
MashAllah
Masha allaah
Shiiqow alahkubarakeeyo
M.a
Sheikh
sidasba leyhaya aniga mudo sagal sano ah
شكرا
Jasaakalaa khayr
Naaso xanuu maleedahy
Maasha allaah
Sheeeqow qeer allow ku siii wlhi wax badan kaaa faidtay
Heeeey seee loo daweeyaa wllo
شيخ هل هي تمنع الزواج وتشويه الجمال ارجو الاجابه
نعم هي تمنع الزواج
Masha Allah shiiq ilahey ha ku barkeyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
جزاك الله خيرا
Sheikh allaha ku xafido
Khiesh allaha ku xafido
Maaansha allaah mahadsanid wlle
Mash allah thank you aboowe
Sh caydarus alle hakuxafido
Shikh
Jasakalaahu qer shiq
Asc
Sheqo hanqawya aya ixanunaa
wl hablaha may ku dhacdaa iyaga
Hii, free live ruqya ?
Asc sheeq kitabkaas xagee kahelaa
Aayadka jinka
Jazaakalaahu qayr wallaal
Sh inte lagala soxariri kara
Asc sheekh caydaruus