Vraiment respect à vos chansons somaliens 🇸🇴🇸🇴 malheureusement je comprends pas mais j’aime beaucoup écouter insha allah un jour j’apprends votre langue c’est très magnifique et douce de puis votre cher amis Tchad 🇹🇩 🇹🇩♥️
The chorus of the song says this: Firstly, I am not going to nag at you I will be a good wife to you I don't play hard to get Oh, I don't know how to do playing hard to get I if you desire me in any how( including conjugal rights) I will fulfill your needs I will meet your demands It is true! It is sure deal!
Heestan Inta og in la duubay Inta ay xamr jogtay Hamdi ahmed bilan oo mudo comon soon iska aheed Abwanad ismahaan carweelo sandka Bilwgiisa heesaha iyada ku furtay ismail aarka heesta hada hwada heesta iyada aya sameesay 🙏❤
Xamar iyo hargeysa uguma shidna balse wala helaaya gabdho iyada kasii qurux badan in badan balse gabadhan aad aye u qurxoon tahay mashallah jiniyado bay ledahay so jiita dadka iyo qoor dheer lakin ciladeda waxaay tahay waa naag gaaban sida filsan ahmed bay u egtahay iyadana wa naag gaaban filsan ha yeeshe quruxdu kaliya ma aha dherirka hadaad jinyado so jiidasho leedahay qurux kuuma dhina
Wa eryadi abwaanada weyn darwiishada ee reer hawd buhoodle lascaanood ee ismahaan araweelo mashallah xikmada kasoo burqato alle haku siyaadiyo walashey
@@ayanledirie8971 haaa sxp aniga ayaa ku galay oo waa qof mel la dhigto dee nagna inin kedA mahesho sow maaha Sxp lkn se xamda sidan u arko waa qof wang san 😍😘💯😍
Xamdi bilan waxay ka midtahay hablaha ugu edebta badan fanaaniintena haday tahay asturada maha kuwa jidhkoda qaawiya surwaalkana xidha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ hees tana 💯 💯 Nice song
Fanaanada kaliye reer xamar ku jirta bila caleek markay yareed miya lagu soo canqariyaay tolow casiimada hargeisa biyaheeda cood saafiya iyo dhuun ayaay haysaa😁🙏❤❤⚘
I love you Somalia from Ethiopia 🇪🇹🇪🇹
Asc
We love you too our brother welcome
Waa sax waa dhan
Welcome sister we love too ours people ethopian
@@jamajokar I don’t put
Walaalyaalow aduunyadu waa afar cisho ee aakhiro u shaqysata waa iga talo
Was saxantahay...... but you shouldn't be here in the first place!!! don't you think?
Huuno, Walaalo , Abaayo, Xamdi Bilan. I am soo proud of you. You are a very beautiful Somali woman “maansha Allah”
Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴❤
Big love Afghanistan
Thanks nick love afganista ❤
Wlc big love 👍👍👍❤❤❤
Where you guys DESTROYED BUDDHA how nice
𝘮𝘴𝘹𝘯𝘢𝘰𝘳𝘴𝘩
Xamdi bilin dhinac kasta waa ka dhisnatahy cod qurux
Manshallah waa run taas allaha xifdiyo
maso hubisay gaari waa matoorka ladhahay
I the I’m from the city of sense of scale or size of and shape the is in a different age range of can
Hamdi bilan sanadkan si bey uu kacsanthy heesti afard an kahayo waye ya Ila arkay like🤣🤣🤣 keep going siz
Midii 5nad ka firiso manta🤪
HargeisaY jooGta hoygii fanka
Nakbey dhiga kugicineysaa naktan hadaa irid naked garacato adna walagugu soo garacaaa waleee
@@zakisamehofficial7372 mugdisha weeyan
@@zakisamehofficial7372 p,
Xamdi Bilan ❤ Cod mcn iyo Qurux bay isku darsatay 😘 MashaAllah 🥰
I dont speak Somalian but love their music!!!❤😉👍👌
Do you love to learn somali language
Heestan waxaad mooda in aniga laaa iqady 😭lkn gabdha an adunka ugu jecla waxa laa gursaday 10/1/2021 waxan ilaahay ka raa jeynaya mid kale oo khayr Qabta insha allh 💯
Hadey Runtaada tahay
Alaah Samir hakasiiyo hhhh😭😭
Khadar maxamed bedel qeyr qba I.a
@@iskufilanilwaadqurux3143 thanks wll
@@fatuushcabdiraxmam604 hee hadaa benthy miyaa 😐
L love Somalia music from Eritrea 🇪🇷🇪🇷
Erayada.100/100/
Laxanka, 💯/💯
Music 🎶 💯/💯
Camera 📸 manka 100/200/
Labiska...100/💯
Director Ka/💯/150//
🤗🤗🤗👏👏👏👏
Codka 100/300
I don't speak somali but i love de music 😍💯 from Eri🇪🇷
Love you too our brothers Eritrean .
❤❤❤❤
If Allah say u will learn somali bro don't worry
Kweli
Fananda reer muqidiso nolow wll reer burco love u saara
This best song
M.a
@@abdelahiabdirihmanjama4000 war ma Iran baad ka soo jeeda adoo Somali ah
@@moh6374 maya somaliland
@@abdelahiabdirihmanjama4000 dee hadaba saxib clankan 🇮🇷 Iran baa iska leh ee iska tuur
Oh my goodness wadankeena qurux wlhi muqdisho wey tagtay what a Docrtion 😳💋💋🌎
Manshallah allaha noo siyaadiyo nabad iyo barwaaqo
Abwaanda heesta sameyaay baan salamayaa anigu ismahaan araweelo.🤝
Ayadoo qoraal ahaan Maisie Siri walal
a
Wiilkii faraha Looga gubtay... Axmed Ibraahim Maxamuud《Furinle》🎶
Asc
@@rachidtyga3044 wcs
Wiilkiifarmahayautogdog
XAZUUZ QAALI AH❤😢
XAMDI QUEEN LOVE U😪💔
I love Somali girls am from eritrea 😍😍💌🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴
Somalian women's are strictly for Somalian man's Evan if the sky folks down we don't share awa women's to no one get that
S.a.w.masha.alaa.aallaxadulilaa🌷i.l.v.u.ebrhm.jmza
Beenta day😂😂
I I've Somali girls am from 🥰🥰💌🇪🇷 🇪🇷🇸🇴
I m Somalia🇸🇴🇸🇴 from bazic🇪🇷
Ya dawanayo ila 2023 i really love this song what amazing voice from hamdi bilan m.a♥️♥️🥰🥰
Yaqe ana kuoa maid ah walal wanba iska jeclahay hestan❤😊
I'm from kenya 🇰🇪 especially northernestan Elwak i love Somalia song
Are you not somali?
Kenya is in Africa and so is Somalia what are you talking about they have similar tribes
Music shidan ileen waxaa tumay *Macalinkii weynaa Axmed weli Furinle* 👏
I love you Somalia language but I don't understand song 🤸🤸🤸 from 🇹🇿🇹🇿🇹🇿 Tanzanian
👑Tanzanian 💪🇸🇴💞
Usijali ntakutafsiria 😂 nipo msomali wa Kariakoo
🇹🇿🇹🇿🇹🇿💚💚🇴🇲🇴🇲💓💓💓
@@siraadcumar8506❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ereyadi walshey ismahan araweelo❤ sanadkaan 👉🏽2021 wa sanadki walashey araweelo hamdi bilan keep going wllo😘✊🏼❤
Habo waa sax wee wee
Masha allah
Vraiment respect à vos chansons somaliens 🇸🇴🇸🇴 malheureusement je comprends pas mais j’aime beaucoup écouter insha allah un jour j’apprends votre langue c’est très magnifique et douce de puis votre cher amis Tchad 🇹🇩 🇹🇩♥️
Ty chad i am Form Somali is kinda easy to lern but I trust on you YOU WILL IF THATS YOUR DREAMS IS Ty
Mesha momalilnd ba kspcota yrey sharab dhocisha😂😮😅😊
Boqorada codka iyo quruxda xamda bilan taagero buxdan ku ahy🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
Xamdi bilan fananad somaliyeed onku fano qalnjo wan ku slmaya quruxey cod wad haysa wow
First comment Hamdi bilan the queen 👸 of Voice 👈🏾🥰❤️❤️🥰 I’m waiting 🇸🇴🇺🇸👍
adiga2
Congratulations Hamdi billan
How I wish I could understand every word...I love the song 🔥... someone should teach more Somali...I love you guys ❤️
It's all about marriage, and the writer of the song is another young lady called Caraweelo.
The chorus of the song says this:
Firstly, I am not going to nag at you
I will be a good wife to you
I don't play hard to get
Oh, I don't know how to do playing hard to get
I if you desire me in any how( including conjugal rights)
I will fulfill your needs
I will meet your demands
It is true!
It is sure deal!
@@khaliddahir808 thank you so much for this feedback it really helped.
@@AI.855 thank you for feedback
@@AI.855 but she's known as Xamdi Bilan
Heestan Inta og in la duubay Inta ay xamr jogtay Hamdi ahmed bilan oo mudo comon soon iska aheed
Abwanad ismahaan carweelo sandka Bilwgiisa heesaha iyada ku furtay
ismail aarka heesta hada hwada heesta iyada aya sameesay 🙏❤
@@yaskamud7159 hargeisa bey joogtaa sxb
Waligeed hargeysa mey tagin gabadhan ee dhuusada nagala tag
@@darishore814 nacasnimada naga daa waayo gabadhan hergeisa bey joogta
@@arsenalisthebest5825nagama aadan xishoon horteena ku xaareysa ee indho adeega daa
@@darishore814 hargeysa ayey jogtaa
Masha Allah xamda bilan waa fananad qurux iyo dabecad iyo aqlaaq isku darsatey 🌹🌹🌹🌹❤❤❤
Qoftaan waan kahelay habo cod mcne iyo qurux bee isku darsatay ❤️❤️
Atha kashithan runti..
Adeer afkaaga caano geel lagu qabay
Waxa ku odhan karaa qof dagan akhlaq ka muqato oo asturan fanadad adiga kaa asturan wali man arag alleh haku barkeyo xamda waxa dhama lawaa 😘😍
Kuwa qaawan e xoogaha ka rontahy mooye meshan astrunaan ugama jedo
Sacdia siman baka asturan
@@manhalcadeymanhalcadey8254 haAA madiga udiday astur nanta xaasid bad tahay nolsheda ka xun sow maaha
Qalan jadaa qurux badan
@@cabdikariin5006 maya waligay qof maxasdin
@@cabdikariin5006 nacas yahoo hacunin gabadha runta makudhibeso
Dumar waad ka maarmi minyarana doonimaysid hees iga dheh xamdi bilan Ish calaa qurux ina abti Mashallaha allaha kaa hayo ill iyo cawr kuma aragto
Ky
She is pretty 😍💓love from Eritrea 🇪🇷💕
To you
Nice Music Furinle Beat waxa ku jiraa Hindi cml Masha.alah
Haa vaarka kusoo qabtey😂😂
Xamda bilan gabar cod io quruxba isku darsatay💪❤
Wah waah muqaalkeeda iyo codkeeda 🔥💞 👌 Amazing
intii jecel hamdi Bilan igu soobiira ✌
Hamda Gabdh An Aheyn Muqdisho Kuma Lihin🥰🥰🇸🇴
Music Gii ustaad furunle Markiiba waan gartaY Gacmo dahable
XaragadaY igu dishaY😀😁
Second comment 😜😜😜miyan miyan dalxisney haga hoos firi like dhaac kusi inta rawaa janada ilahi inu nagukulun siyo
Wow!! What a fantastic song beautiful 😍 somalia girl watching you from Canada
Xamdi bilan abaayo goormaa kabaxee fanka oo ujeesanee diintii nabi maxamed scw
Hamda Bilan waxeey aad ugu cod egtahay Yurub Geenyo. 😍
Araweelo
Ereyo cajiiba ayay zamayzay Runtii
Hormar wacan
Boqortooyo galmudug Hamda bilan waaw wad nagawaashay huuno😍😍😍😍
Fulinle aabaha musicga leagan kep goin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Hamda pilan kujeclhy xppti
Wow👌manshallah waxad le dahay cod ad qurux badan💗cajib🥰
Inta heesta kahesha y like Iskumuuji 🖖
Xa
Markaa aad idooneyso waan kuu muraad fulinayaa 🥰❤❤
Dar Allan u jeclhy xamda bilan ,💋❤
I Love your music
Masha alaah xamdi bilaneey quruxdii dumareey alaha noo kaaxafido
Fjettox4vjd
Marka aad i dooneyso waan ku muraad fulinayaaa waa sax kkkk inta fahante farta soo taaga 😁😁😁👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Inanta xamar ugu shidan hore usoco huno🥰
Xamar kali uma shidne xata gobalka hargeysa ladhoho e dadka lo yaqano somali did ka ayey u shidantahay gobol rabo inu wadan noqdo aqali xumo
Xamar iyo hargeysa uguma shidna balse wala helaaya gabdho iyada kasii qurux badan in badan balse gabadhan aad aye u qurxoon tahay mashallah jiniyado bay ledahay so jiita dadka iyo qoor dheer lakin ciladeda waxaay tahay waa naag gaaban sida filsan ahmed bay u egtahay iyadana wa naag gaaban filsan ha yeeshe quruxdu kaliya ma aha dherirka hadaad jinyado so jiidasho leedahay qurux kuuma dhina
@@hiboahmed7866 yaaa ma xanunki somlilandba kuhaya ama anu diidno ama anu iskaba dayne orod fatxda isku akhri cudrkga hanaqdsine acwdubilaa
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 😂😂😂hargeisa mxa mesha kenay imka anu inantan umban kahele de rer xamrkay ugu shidantay ama hagbnato ama hadherate
@@Rana_barbi 😂🤣😂 hargeysa iyo xamar inad isku haystaan baan arkay sidasa ana uso qoray uma qurux badna labadaba ee wala helaaya dumar kasii qurxoon oo laakin caan aheen ha yeeshe kuwa caanka ah waxay ku jirta dumarka ugu qurxoon somaliyed waxanay isu so egyihin filsan Ahmed aragtideda
Woooow xamdi 👑👑🌹🌹💙💙😍😍quruxuleey hore u soco cod quruxu alle isku darya 🌹🌹👑👌👌👌👍 Joogo iyo jamal💕💕🌹🌹👑👑😍😍❣
Ismahan Araweelo afkaaga caano lagu qabay , way burqanasaa inantu wlhy.❤✌
Wa Heestii iigu Horaysay Ee aan arko oo gabadhi samayso
Abwaanad “ ISMAHAAN ARAWEELO “
heesta ugbaad aragran ee dhexdena jeclka yal gabadh ba samaysay
inta ila mid ah oo Queen xamdi dhola cadeentedu ku ildoksato like.ta 👍💞💘💋
Wa eryadi abwaanada weyn darwiishada ee reer hawd buhoodle lascaanood ee ismahaan araweelo mashallah xikmada kasoo burqato alle haku siyaadiyo walashey
Maya gabadhaas waa waa gabadh MAJEERTEN rer bicidyahan✅
@@shafkaanpupg6537 Wa dhulbahante yartaasi
Waligay ma daawan hees daqiiqado taala lama kulmaba iyadoo suuqa ku jirta ku baraarugaa
Hehehe labadeenaa isku mida wll qaali waxaanse umaleen inan anigu intabadan raadin kuna xir nen meelaha qaar eee fanku ubadan yahay
tusaalaha quruxda Xamda Bilan il xun kuma aragto idin Ale.❤💙
Hhhhhh Fariid walahi way iga qoslisay Sidaas weeye hamdaay wll😂👍
Xamdi Bilan fanaanad qaali ah oo Akhlaq wanagsn horey u soco, hadi gabdhaha fanaaninta ah qof haku daydan Laa dhihi laha waxan dhihi laha xamdi Bilan ku dayda.
Bravo Bravo xamdi bilan ,that is beautiful song's xamdi masha Allah qaaliyeey love the song keep it up good work xabiibtii jzklq.
Hesta waa hestii zanadka fanan qarniga waa hamda bilan 😍😍 legen3
Heestan mar horaaa xamar lagu dubee hda lee mey soo baxdy 😁🥰
Woow hees iyo bar cod murti muqaal 💯 barteda dhigtay xidigta xamar xamdi bilan🥰
Waa sac sacsac
Waa dhab dhabdhab
Peace to somalia fro. Eritrean
😅😅😅😅
Mansha allh hees aad umacan weye wlhi kuwataa xamda bilan🥰🥰🥰
Waa runta
I m from kenya I love you Somalia people and music
Laan dheere saruur madarkaciis rooble maxamuud .hadane wehliye hadane iidle wahliye woow hadne gadiiid iidle wow❤❤❤❤❤❤❤
Xamda bilan halay doono wan jeclahy 😍😍😍💯💯💯😘
Waa xaas walal xamdi bilan
Waa la furay sidaa ayaa suuqa ku jirta, caruurna way dhashay sidaa ma ku geli cabdi kariin
@@ayanledirie8971 haaa sxp aniga ayaa ku galay oo waa qof mel la dhigto dee nagna inin kedA mahesho sow maaha
Sxp lkn se xamda sidan u arko waa qof wang san 😍😘💯😍
Walashay ismahaan iyo xamdi bilan iyo daauud xanfar waa erayo cajiib ah iyo cod cajiib ah iyo laxan cajiib ah masha allah
waaw axsan cod iyo styl Hamdi Bilan Keep going✊✊😘😉
Ani waxaan kuheestaa Markey dhaheeso "waa sax, sax sax
Waa dhab, dhab dhab 😅
Wlhi sidokale aadbaa ladhacay
Babaaa Waxaasaa Hees Aha - Amazing 🔥🙌Saxiibka Bulshada Saami Cadde waad Naga waalaysa😂🙌
Mcmw
Waaaw m.a wll🌹🌹🌹 xamdi bilan💘💘💘 codgaag waa 💯💯💯qurux m.a 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Mashaa.salaah
@@sahraali2278 ⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰0⁰0⁰⁰⁰
Gywarow
Muisca macaaan waa Axmed weli ibraahim furinle
Markii aad idooneyso waankuu muraad fulinayaa aaa 😂 wax kle ayaan ka fahmay halkaas😂😂 xamdi bilan caadi ma tihid😘👌
Qofkii ilbax ah ayaa garanaya sidadoo dale 🙈🙈
@@naciimomagamed9386 hhh lbxyda lee fahmi karo😀
😂😂
Cod io qurux ayeey isku darsatay woow laxanki sxbky al ustaad xanfar 💯😍
Xamdi Bilan wey socotay halkaa kaga hay🤩💯❤
Hestan wllhi wax badan sugayey🥰😊
Codkeeda hadaa ka heshay Lik saar pls🙏
Walahi sidaa aad ii balan qaday hadaad ka rumayso 4jeer baan ku aroosayaa
mach alh the best hees
Xamdi bilan waxay ka midtahay hablaha ugu edebta badan fanaaniintena haday tahay asturada maha kuwa jidhkoda qaawiya surwaalkana xidha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ hees tana 💯 💯 Nice song
M.am.a❤❤❤❤❤❤❤❤💐💐💐⚘⚘
Thenks
Aad ban u jeclahay Wlhy Ustaad xanfar yare Laxamadisa . ❤️
Oky
Xamda biLan iyo Hargeysa SomaLiland
Nabad waarta iyo barwaaqa ku noLada wlalahay❣
From PuntLand
Axmed wali furinle 💯💯
Waa hees shidan oo aan inaba caadi aheyn 👏👏
Erayada, 💯
Laxanka, 💯
Music, 💯
Cod & qurux dumar
Xamdi Bilan💯✔️
Ish calaa hees wlhi❤️🙏
10 sano kahore inaatan is jcl sacad xamad bilan oo kale xidhin jirtaye xasuuusbad igalise wad shidintaye qurxy hno 😂😂😍😍😘😍😘💋
Ismacneynta ma aqaano waa sax waa dhab dhab dhab ishcalaa hees😂♥️xamdiyey quruxdii cod wacnaan baad kudarsatay♥️
Macaan adiga mataqaana
Hamda Bilan 🥰 markasta waan ku tageera ♥️
Best song weeye tanina %%
احلى اغنية صومالي هذي الاغنيه 😘😘😘😘😘😘
5 million markay gaadho liketa hayla dhafin🙏
Qoftaan Sey u Shidantahay Ayay
Heesaheedu Olol U Yihiin
Xidigti Xamar Hada Waa Xidigta Hargeysa
Kole anuu miraha ma fahmin
Lkn codka iyo quruxda bn ku dhamaystay
Mshallah
Megarka noloshada nadiif ba kadhigi’marti soorka waa xeed si uun baan umaareen🥰🥰Ereyo ’Styl’best addition’runtii dumar waxay isku dhafeen waa ilbaxnimada’Xamdina way kamuqata Qaab ilbaxnimo dumar ahi 🥰🥰Love u fananadena’ thanks Fanaanada cidii saan u So Qurxisay🙏✅
Xamda bilan fanaanad aan fankeeda jeclahy boqoradda codka iyo degenaanta 🙏😍
Love love ,dhab waa dhab waa sax ❤❤❤
Laxanka heesta igu socda
Abaaba ani ciyaarteda iyo camerada sida lagu yeelayo way igu socotaa
🤣🤣🤣🤣heysaha murtida kama dhagiisitiin miyaaa
@@mohamedalifarah9300 murti aa waxan maa murti laga doorani kara
Somalia 🇸🇴guul ayan idin rajaynaya all people of Somalia 🇸🇴♥ Somalia 🇸🇴♥Somalia 🇸🇴all Somalia 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇪🇷🇪🇹🇪🇭🇪🇷
Fanaanada kaliye reer xamar ku jirta bila caleek markay yareed miya lagu soo canqariyaay tolow casiimada hargeisa biyaheeda cood saafiya iyo dhuun ayaay haysaa😁🙏❤❤⚘
Maya wa dhalboqortooyo dhalfaneed hasan adan iyo xaliima khalif ayay biyahooda cabtay dhashii galmudug 🙌🙌🙌🙌
Salad darbi iyo xalimo khalif ayey ku abtirsata wa dhashi fanka
Shaadiyo sharad halkeed ku ilaawde?
Xamdi bilan gbr fanka codkeeda iyo akhlaaaqdeda ku joogta
Keep going sis
New magool