wllahi dadka soomaaliyeed meel ba loo wata aniga ma fahmin 2 days iyo haaf milyan daawasho ah liketa dhac iigu siiya waa nin waalan oo idin waaninayo hala yaabina
Ala maxay Hodan iyo xulufadeedo khadra Qurux ugu faaneen HAMDA BILAN quruxdaada laga ma hadli karo Mashaa allah laguma cuno oo laguma caryo abaayo guul iyo gobonimo 💕💕💕💕😍😍😍💝💝💝💯💯💯
Yaa muslimiin heeso fanaan isla qaadeen yaan guri dhisan oo xalaal ah lagu dumin. Dhallin yaro diinta barta waa in xalaasha iyo xaaraanta aydnaan is bar bar dhigin. Heesuhu waa xaaraan, Guriga xalaasha ah yaan lagu dumin. Ninkana 4 ayaa alle u baneeyey hadduu awoodo ee joojiya fidnada baraha bulshada aad ku faafinaysaan. Alle Wayne ka baqa.
Xamdi bilan mursal iyo waqal studio muqaal cajiib ah cimamada lama heysan Karo waqal studio waa midka kaliya muqaal shacabka indhahooda uroon hormar wacan mar dhaw 1m insha Allah
Waar midhaa yar ee Hamdi Bilan markay timid hoygii Fanka, fankeedu wuu sii horumarayba. Duriyadda reer Somaliland waan salaamayaa, one love walaalayaal.😍
@@amirabukar2913 AniGaba Taageri Jiray Markay Muqdisho JoogTay Lkn Qofka Fanaanka ee La Yaqaanay Ama Yan La Aqoonine Wa iNuu Hargeisa So Mara Markas Ayunbu 5 Somaliyed Fanaan Ka Noqonaya AniGu Man iska Odhane 70 sano Kahor Ayay Sida ahayd
IYAAH ABOO
AAWEY KAMERADEYDA
Arimaheena Reactionkaga zugaynaa
Kkkk
soo dhaqso arimaheena proh
Waan sugoyaa
Adunbanu ku sugayna
Cida arki doonta ma aqaan Lkn Allaha janada inagu wada kulmiyo dhamaanteen 🥳😘 dhac ku sii
Amen
Wankusaray isaar walal
Mustfa sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
official wankusaray walal isaar
aaamin wll
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye 😔🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨
Wakaa ka ego
Horta malacag ba kagu hela like ta 🤔
Baajuun baa tahy dee
Laguu saaray ee somalinimo haga bixin like dartiis😂
@@ayaanmohamed1862 kaaley bal sheg qofwalbo saas unbuu utugsana ish
Heestan xasuus bay igu leeday, heestan waxanu isku baranay xaaskayga ❤
MashaAllah ilaahey ha idin barakeeyo ❤ jacaylku ha waaro😊
Muqaalada Guud ee waqal wa on fire 🔥🔥
Legend waan ku watta sxb
yhye legnd
Ninka xamar walay
Legend yahye keep going bro wan kuslamey
Heestan reation kasoo baxi yahye hunter 👍
Reaction buuqiisa wata heestan waa u qalantaa 😂 Mursal cimaamadiisa lama haysan karo, ha layga sugo, Insha Allaah.
War shiinow ninka naga karbaash naagta nooga qabo.
Musharax reaction baxa dhahayo istaqfurulah😂
shiinow taaj 200 ban kus dhigay kama doonan miyaa
Shiinow indr kay wuu talaabsaday ha ku daalin
Musharax madaxweyne Mr shinaculey sxp qali ples short out is mee
"Dadkuna wuu yaabaya" wallaahi waanu yaabnay waa runtoode.
Asmo
ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu ficnaa, uguna kheyrka
badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa,
uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa,
uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad aynu ku salino csw
galyo korkisa Allaha yeelo,
Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta
commentigan
Scw scw scw
Scw scw
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Scw scw
Waxkale Waqal Studoi Somalind Horay usococda walalyalow Fankii Somalind Kor uqadeen Ustaad Bulshaawi 🤟🙏 speciale Waqal Studoi somali 💯☺️🎥
Wllo Bulshawi Mu Tumin Waa Furinle 🙏🙏🙏
Wll ustaad furinle weeye bulshaawi ardaydi furinle weeye
XAMDI BILAN wan nawaleysaa markale 🙏🙏🙏
Hodan c/raxman cant breath
@@sulaimanhussein2195 AR JANBAL KZ AAD GADINEE DHAAF .I AM SURE HODON CAN BREATH
@@ashaoali8020 u sheeg, Hodan iyo Mursal waxa k dhexeeya ma oga
@@sulaimanhussein2195 😀😀😀
Haheey saas weyan king 🤴🏼🤣🤣🤣🤣
Inta Reer Muqdisho ah Taagerto Hoyga Fanka Hargeisa ila Somar❤
Waa ree awdal io dhiigi borama
VIVA HARGYSA CDY ✌✌✌
Mursal wllhi wa fanaanki sabab u aha inaan heesaha somalida dhagaysdo Keep going libaax
My Favourite Singer
Axsan hees❤️
hanad omar legend
Hanad omar waa ku salaamy
@@bahjaqurux9999 comment Ku Ka Xamalaya Dhaaf
Oo mad iga soo horaysayba
Hanad omar 🥰
Arimaheena inta ila aragta inuu diyaar yahay like isaara
xamdi bile +mursal 🔥🔥🔥
Istaag wll qali ku sali rasuulka صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Rasuulka Dartiis subscribe igu saar
Sxp qali faadil dumdum sxp qali illahy dartis short out igu same channel ❤❤
ua-cam.com/video/rIx7GIm3VFw/v-deo.html
Bilan dheh fadel dumdum
Fadil malmahan kuma Argo abti mcn iso kle kici hee
wllahi dadka soomaaliyeed meel ba loo wata aniga ma fahmin 2 days iyo haaf milyan daawasho ah liketa dhac iigu siiya waa nin waalan oo idin waaninayo hala yaabina
Funny guy, I laughed lonely, as a mad person, when read your comment,""ninwaalan oo idinwaaninaya"".
Caadi mahan best Waqal team
Www jecl igdheh
Her sare wllhi heestani
Wehey Wah Wax La Sugayay Oo Soo Dhacey Go Forward Waqal Studio
ua-cam.com/video/rIx7GIm3VFw/v-deo.html
Hasta hesaha
Eesh cala hees shodan kalakicis aduun
Heesha jaanis wa u heshaaye Quraanka Goorma idinku Dameysay shacabow.😭😭
Adigaba waad joogtaye aanku weydiye goorme kugu dambeysay quraanka?
@@queensagal2700 Bal iso qabo
Adi mxa so raadisay🤣🤣
Maxaa kaa galay quraankeena ma sidaadoo kalle aaan subscribe ku raadin laheeyn
Kihg
Inta Quraanka jcl like ha ii saarto
Neef heesaha iyo quraanka ha isku keenin
@Maryan ADIGIYO KUWA LIKE KUU SAARAY WAA MACNO YARE "HEESTA DHAGEYSTA"
QURAANKA KARIIMKA SOMALI OO DHAN JACEL
@@nasibuundomedia6957 looloolololooloolĺllooloooòoĺll0ⁿ09
Meshan maxakukeenay
@@nuurakhadran4822 h mlm hmh hu ax zz ex sz- sz zp
Heesta waxa KamacaN kalamka Alle Inta 0g Like Isku muuji
Yaan ogayn wll wax kale wax ku raadso iskadaa
Wll Subscribe ii saara Chennal Kaan Waa iga Cosi 2
@@Abusufiyan_____4 wll Adnah ii saar Waa iga Cosi
haa
Inta hestan sugaysay sidayda like bazh kusii team waqal one love🙌
#somaàli yameni wn ku jclhy 💚
Xamda bilan Hargeysa inta tagtay ayee so shidatay wlhi
aaway reer muqdisho gobta isma qariso
isar walal subscribr
Waa na kanaa 💃💃💃
Saxiix wallhi
HOYGA FANKA
HALKAN AYUU FANKU KU QARXAA💙 HARGAYZA
iyadaa loo Shiday miskiinta muqdisho way ku dulmanayd hhhhhh.hadaad rabto inaad soo caan baxdo hargaysa kaalay🤣🤣
Ala maxay Hodan iyo xulufadeedo khadra Qurux ugu faaneen HAMDA BILAN quruxdaada laga ma hadli karo Mashaa allah laguma cuno oo laguma caryo abaayo guul iyo gobonimo 💕💕💕💕😍😍😍💝💝💝💯💯💯
Hodan tokadeda waye Ooyinta nin aa nag Kaso Wadate Adne Walaga wadnaleee
Dirsle sugaynaaa reactionkiisa jacayl majiro ee waysila heesayaan uuun
Inta aqrinaysa coment-ga waxaan idiin rajaynaya nolol wngsn
aamiin dhamaanteenba
we all have a good life
✌️💟
Amiiin wllo dhamaanteenba
Dhamaan teen wll
sidookale wll qali
Waar meeYe diriyadiii dhiiga izmuujiya hoyga vanka hargeizi another leveL bay noqoty m.a💋😘🖤
Qalbiga Ku salamay gacmuhu wa qalfoofe inaadeer
@@abduqani4951 😘kaa Qaafay inder si niyad ah anah
@@amiirahajji2614
Sharaf iyo karamo korkaga Ahaato ma duriyaadii reer sheikh bad tahay
I'm from turkey I love Somali music Somali ajanib jacyl War Somali ba ahay like isaara 😂
Kkk
😂😂😂😂😂😂😂
This looks is was I a little nervous 😩 I'm the I sometimes
@@Supr93 ĥh luqda waa kudeyshay
inta heesten sugaysay like hayla dhaafin❤️😂
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 33333
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Markey 1 million garto like yalaiga xasdin asxapta
laxanka 👍
ereyada👍
musique 👍
caméra 👍
I am from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
War ninkii music lahaa baa soo noqdey Ahmed weli Furinle music haddaad ka hesho liketa hayla dhaafin
the beauty of somaliland the man who brought khadar waqal may allah bless Hargeisa💚🤍❤walalahiin Somali🇸🇴
Wllo waanu idin jeclahay anakuba somalia love
@@lebronjames3368 🥰🥰❤
Hadii aad caafimaad ku dawanayso alxamdullillah dheeh alxamdullillah ❤
الحمد لله دائما وابدا🤲
Waaw Well Liked 'kashaan kuugu deeqaya' Madax baa is garab satay team waqal perfect
ua-cam.com/video/312kSvEteFs/v-deo.html
@@Hireyinc u u u uu h hhhh ii hhh ur thy
Pk o
@@Hireyinc u u u uu h hhhh ii hhh ur thy
Pk o
Yaa muslimiin heeso fanaan isla qaadeen yaan guri dhisan oo xalaal ah lagu dumin. Dhallin yaro diinta barta waa in xalaasha iyo xaaraanta aydnaan is bar bar dhigin. Heesuhu waa xaaraan, Guriga xalaasha ah yaan lagu dumin.
Ninkana 4 ayaa alle u baneeyey hadduu awoodo ee joojiya fidnada baraha bulshada aad ku faafinaysaan.
Alle Wayne ka baqa.
Team dirisle reaction ismuujiya🦋🌼
Is muu jinay abyo
MAJOOGTIIN LEE💥 RESPECT(HOYGA FANKA)
CK FAMILY heestan Reactionkeda *wax Yar dulqaata*
Libaaax Ck Ck
Soo deg deg waan kuu fadhinaa💋💋💋
Hhh ciwaaan aanad lahyn inta samaynaysid inad samaysato ka wanagsan fadhiya xun😂😂😂😂
Dulqad miro Ee ku aaway ck😁
Cebmale saxib maxad kashege iin ad amanto mogiye
magaloyinku izkuma jirane hargayzi waa new york ta dadka caanko dhan kuzoo shaac baxan♥️🌸♥️
from muqdisho cadey♥️🇸🇴
Daryeel ruux kula rabaa miyuu kaa daahayaa❓ heestan wax kle waye.
Asaxabey like ta ruux kula rabaa miyuu kuu diidayaa❓ like ta iigu kaalmeeya nh👍👍👍👍👍👍
Hargeisa Fankeeda Laga Yaab
Goptii Reer Hargeisa is Muujiya 💚💭❤💯👍
Haddad comentigayga akhrinaysid please like isaar ♥️♥️
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 222
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Aan kuwada salino nabigeena( N.N.K.H)❤💯
Scw scw
Scw scw scw scw
Scw
Ufjh
Hvjh
Gabdhaha saruur love ilmahyga hooyadood ❤
Ahey🥰🥰
Qaraabo 😂❤
Dadkuna waa Yaabaya
Hamda bilan
mursal muuse
Xamse xadari
sakariye kobciye
camara Liiban
Heestan Hibo miidhan ka dhex
muuqata inta ila Aragatay .like 💗💗
khadar waqal
furinle
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 1
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Dad adag ayaa iskugu tagay
Anigana hibo aya layidhahdaye heesta Manan ka dhex muqan😅😅
@@hiboabdirahman8535 inanta Heeta Dhiday Waa adiga HIpo ✋💗
Xamdi bilan mursal iyo waqal studio muqaal cajiib ah cimamada lama heysan Karo waqal studio waa midka kaliya muqaal shacabka indhahooda uroon hormar wacan mar dhaw 1m insha Allah
Team Ck Ismuujiya Inta Reaction heesta Sugeysa👑🥰
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi.......
❤❤❤❤❤💞💞💞💋💋💋👌👌❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍓🍓🍓💐💐💐💐💚🤍🤍👍👍👍👍👍👌👌👌🎁🎁🎁🙏🙏🙏🔥🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🌹🌹🌺🌺⚘🌷🌻💐
Amuun walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Mursal iyo xamda bilan wan wata🥰🥰🥰🥰❤❤💝💝
Tii qadra silimo ku dhacday inee hodan c/raxman ku soo socto sugeeso like ta ha ila dhaafin 😁😁😁😁🖐
Hhhhhhh wa riyo an ku rumoben qlbiyey haku dalin dadkane akhridada ka fikir
@@asmaahmed9523 nin walbo wuxuu geysto lee yhy maxaa kle xbbti
Maansha alaah hadi
Hodan waan rab naa in uuguurasdo mursal 4 naag
Masiibada aad dadka u sahadinsyso adiga kuma dhaafto ilahay idankii.
Hadi aaminsan tahy in ay mar kle heestan ee maseyr ku ridi doonto hodan abdirahman like saar🤣😅😂👈
Somali xaasid mursal inaaderti ma khiyaamayo xaasidnimada la dhinta hodan u qabtin
Anaba hodan ismoda wlh hestu wa shunsi cadiya 😁😁
Alle Somalidu xumaan jecelaa, bal maxay xumaanta ka helaan
RUN baan kudambeynaynaa Dadkuna wuu yaabayaa Ma hodan baa lagayaabin donaa mooji😂😂
@@dagmomohamed5928Hodan mursal mareekanka hadee geenweysay waa laga tashtay
4 hrs Bay hestan iga so horayse 100k haday garto like isar
Khadar waqal bro hestii Mustafa dollar part 3 mee bro wlahi waad la habsanTNe macamizha wanajiya 😂
San u sugaayay indhaha i casaaday naga soo hagaajiya dheh
@@Fanaata waa say tahayba
Ikoow Hess xamdi bilan aan dhageeytso ilaa labada hees eey hargaysa kusoo qaaday hooyga fanka hargeeysa Han wanaag form muqdisho banadir 💕💕❤️✌🏻👍👍✌🏻🎶
Wax baa moogtahy adna heeso macaan ayaaa kaa maqanyihiin hadaaba hamdi dhegeysanin😂
🥰🥰🥰🥰❤❤❤
Nagaha hawiye qurux badana mashlah❤️💛
❤❤❤❤❤
Waar midhaa yar ee Hamdi Bilan markay timid hoygii Fanka, fankeedu wuu sii horumarayba.
Duriyadda reer Somaliland waan salaamayaa, one love walaalayaal.😍
King of reaction dirisle Abdi inta ila sugeysa
Run baan ku dambaynaynaa dadkuna wuu yaabayaa walle taas mid run noqonaysa ayay iila egthay balse waan aragnaa!!...wixii igadambeeyow Like👍
Hodan Abdirahman Can't Breath
Ina Abdirahman Lives Matter.
Lol 😆 comment gaan oo Kale baaraaye
😂😂😂🔪
😂😂😂😂😂😂😂
Karma is bitch 😂🤭😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hodan ilko dheer godba biyo ugu galay😂 inta igu Racsan👍🤞
hugu.galen awalba waxaya ahad miiyaro uf
@@fahmoraago9510 hadeey minyaro tahay ayaa xamda bilana minyare kale noqoneeysaa hadii waxa lasheegayo run tahay
Adiga afdheereey yaa kaa wareeysta goddkaad ku nooshay waxa kugula jira kkkkk
Waana xaamilo ku darso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@sheekadaDahab way dhashay 😁
Mursal muuse iyo xamdi bilan waad naga waasheen ✔️💯✔️💯
Asali saylac awdal 😍😍
Inta og inay heestan 1million gaadhayso 1week gudihiis. 😂🙋♂️
👇
32 Minute iyo 20k wlle Heestani wey dhaqaqdey Markey 1M gaarto liketa hala dhaafin ❤❤Mursal &Hamda Axayaa Fanaanin Jira❤❤❤
Say
Inta heestan comon soonkeda la socotay ismuujiya sxbyaal
Hodan godkeeda biya ugalay yaa ila fahamay 🙏❤🤣
Adaaaa ula socdayvweliba kamomkeeda ayaaaan aaad u shegeestey
Fanaaniin haday hees isla qaadan macneheedu maaha inay isku wareegan ha la xishoodo
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😂😂😂
Shine culy inta reaction kisa sugaysa like isra noh😂😂😂😂😂😂
Waliba mid oodihisa wata 😂😂😂
Aniga sugayaa oo sugi laa walibaa
BalaYa zugta waa necbahaypa odayga walan🤣
@@khadrahassa321 😂😂😂😂
@@anfacsheekh2432 👌🏻😂
Hodan iyo Mursal waa ul iyo diirkeed lagama yaabo sida aad rabtaan inay idiindhacdo yaahuu cadawgu darbiyada ha jiidho 🥰🥰🥰
Hoygii fanka Somaliand 🎤wan ini salamay and lajen waqal 🎥studio🤍❤️💚🖤
ugu yaraan shan sano waxuunba arkaay dad leh like iii saara ilmaadeerayal bal caawa like iisaara
Inta ila aragta inay hodan cabdiraxman godkeedi biyo ugu galeen like isaar😂😂
ninba wa markisa ha dulqadato
Haa daa iyadaa ku horaysay godobta khadree iyaduna ha dhandhamiso qadhadh
Waa markediiye ha adkayzatade inder😅
Hodon wa naag basabor heysato dadka lama mid ahan sahal logama tegayo 🙈😂😂
Qotaan hilaaceeda amuu basaboorka iloow siiyaa
Waouh Waouh Waouh mursal muuse 🎉🎉❤🎉🎉 0:41
Heesaha dadka dhagaysta markii dhintaan qapriga lageeyo maka jawaapi karaan su.aalaha qapriga
Allow naga madoobee yaa allah 😭😭😥
wll adi mxa ku keeney oo ad uso gashy
AAAAAAAMIIIIN yaa Rabi
😂😂😂😂Adi masaajid mAad kaqudbadaynysaa soodigan dhagaysanaya
Maxa inta ku keenay marka munaafaqnimadada😐
Adigu Mada quran aqrinaya MAxad sodontay hadanad dha gasanay nin hesaha
Mursal muuse cumar ilaa maalinkuu ha iraadsan qaadan 2011 fans kiisa ayaan ahaa 10 sano calankiisu muu dhicin CURUDKA xidagaha geeska.
Xamda bilan waa tallent wax yaroo wada shaxshaxa ciyaarteeda ayaan ka helaa 👏
Wow mursal muuse cimamadisa lama haysan karo Hodon c/raxmaan Tolow muu ka warejiyay 😂😂Ree Borama waani salaamay
Hodon Abdirahmaney, xaajadu waa xade laga xaday,... Inta fahantay heesta Like iigu booba 😂😂😂😂
hodaneey kumee ninkii aad so dhacday waa lagaa sii dhacay intaad maqnayd....
Horaa loo yiridhi xade laga xaday xukun kiis waa aamus 😂
Hhhhh loool kkkk😀👏👏
@@fadxiyamahamed169 saas miyaa 😂😂
Nin laga maqanyhy waa oobasiibo mana lakala lahan hadba tii soo gaarto haqaadato
😂😂😂😂
HEESAHA WAYNU WADA JECELNAHE
ALLOW QALBIYADEENA KA MADOOBE
😓😓😓😓😓
Amiiin
Amiiiin amiiiin ay allah🙏🏼🙏🏼🙏🏼
aamiin
hooyada u sheeg
Heestan waxay noqonaysaa heesti mursal iyo hodan wada qaadeen ee ahayd allow yanan dhiman intanan ku dhixin oo kle markaaa fajibaa ku jirta
Wlhi niyadayday ku soo dhacday
@@filsanismacil8156 hahahha sow maha fajida waynu maqli
@@bilanboqoro8510 hahahahahaha sow maha
Allah haidhindayo
Layaab layaab 😂dirisle reactionkiisa inta sugaysa
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi Ee
Hamda bilan markay timaday hrgysa way shiden oo heesa mcn ayaa uu dhibeen inta argtay liked sra ✋✨❤️
Dhulkeeda soomaliyeed ku dhex bashalaysa la soco vive
Qofkii Sida aniga oo kale, heesta qof kale dartii u dhagaysanaya farta taag oo Like saar ❤
Me
Daryeel ruux kula rabbaa miyuu kaa daahayaa muniira ibraahim xuseen bookh adaan dadka kuu jecleee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Nacla🤣😂 shaydan ku yaal duriyadii 💚💭❤ somali wax sheegta like saar 💚💭❤ 🇸🇴
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi 22
Iam from Algeria Ilove Somali Music ♥️ wwwwwwww⚘
Waw ax yaa hees fanaantiii oo laga dhamaanin baan arkaaa
Beenta wa xaraan!
Hadal ma LeH .Mursal Muuse & Hamda Bilan ❤ waqal stutio ,Hooygiiiiih Fanka Hargeysa Cadey 🥰Duriyadiiiiiih is muujiya heee💚💨❤😎
I miss those days of 2000s
No internet
NO social media
No tiktok
Whole family watch television together
Only I love qaraami😀😀😀😀🚶♂️
Cimrigaada oo raagay geel dhalaayo ayuu ku tusaaa😁
Those were the good days
Me too wlhi i miss old days👍👍🤦♀️🤦♀️
Old is gold✔✔✔
No xamda bilan no Mursal muse😂only hoddan cabdiraxman hooyadeed was famous 😎😎😎😎
No xamda bilan no Mursal muse😂only hoddan cabdiraxman hooyadeed was famous 😎😎😎😎
Waqal studio Soamli super star legend wath a song
Woow heestan waan sugaynay inbadan
Inta aragtay inay isku soo baxeen like iisaara😂
heestan markay 1M gaarto like iisaar
reer somalland wax kale 🙂🥰
waxa walibo oo macaan badan waxaa kamacaan quraanka
Cod 💯
Laxan 💯
Erayo 💯
Music💯
Camera💯
Waqqqqqqaaaaaaaal💪
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi Ee 222
mursal king of singer
bilan boqorada fanka
Like 10 only👐🇸🇴
ua-cam.com/video/312kSvEteFs/v-deo.html
Waqal studio another level 830k subscribe 👑✨✌️🏼
Heesaha qalbigena Allaha ka madoobeeyo.🤲🤲🤲.
Aamiin
Aamin yaa rabbi
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
Scw
Scw
@@aminaadenmohamed7204 waaaw
Jeeska Xamdi Bilan iyo Codka Mursal Muse Hadaad Dawanayso waad Raxaysataye Like Ha ila dhaafin👍😂
Esh calaa Heeees👌🌻
WAW HEEESTI HEESAHA ERYATAY
MURSAL IYO HAMDI BILAN
IYO NINKA MUUQALKIISA LALA DHACAY WAQAL ANOTHER LEVEL IYO GAADHIGA SHIDAN @
Maanshaa allaah waa gabar Qurax badan ee Maanshaa u dhaha.
Hada Mursal tagertid like iisar❤️✌️
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi Ee
Xamdi BiLan Intay Somaliland Timi FANKEEDU saruu u kacay From BerBera DirisLe Reaction Legend We Love you WaqL iyo Teamkisa
Hamdi bilan fankeedoo shidan ayey Hargesa tagtay kama mid ahan fanaaninta aad soo saarten maskinta haku Abaal sheeganina😂😂
Sow hoygii fanka ma joogto
@@amirabukar2913 AniGaba Taageri Jiray Markay Muqdisho JoogTay Lkn Qofka Fanaanka ee La Yaqaanay Ama Yan La Aqoonine Wa iNuu Hargeisa So Mara Markas Ayunbu 5 Somaliyed Fanaan Ka Noqonaya
AniGu Man iska Odhane 70 sano Kahor Ayay Sida ahayd
Anuu maba aqoon marki hore mursl ba i baray
@@hamsehassan83 walaahi inaan aqoon heestii mursal ee hargaysa lagu qabtaa iigu horeysay hoygii fanka somali waa hargaysa walee ❤️❤️✌️
Tay AXMED arshe izla zoo wadeen inta sugaysa is muujiya Xamda bilan way izka yeelataypa fanaki 😊😩
sax waye daryel roxkaraba miyu kadahayya my