SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN - JACAYLKU CIRAYSAN MAYO OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Sakariye Kobciye & Xamdi Bilan
    Jacaylku Ciraysan Mayo
    Erayada: Amiin Samadoon
    Laxanka: Sakariye Kobciye
    Music: Furinle
    Video & Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    xariir axmed, abdikarim ali shaah, najma nashaad, ugbaad aragsan, hodan abdirahman, mursal muuse, suldaan seeraar, qamar suugaani, sharma boy, somali music, waqal studio 2022

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 2 роки тому +1099

    Waxkastoo macan waxaa Ka macaan quraanka Alle taas ogada walayal 🥰❣️

  • @mahamudmuxumed1106
    @mahamudmuxumed1106 8 місяців тому +52

    Heestan yaa dawanaya 2024❤❤❤😢

  • @sakariyekhadar4046
    @sakariyekhadar4046 2 роки тому +254

    Dhageysiga quraanka walaalo maku raaxeysta ???????? Haa anigu alxamdillah 🤲🤲🤲

  • @mohadam9049
    @mohadam9049 2 роки тому +125

    Fannan abwaan mullaxan sakariye kobciye ninkani wali muu helin xaqu laha
    The one and only legand💯🙏

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 2 роки тому +377

    Markay 1 million gaadho like saar faaladan kkk hadaba iska sii saar wayba gaadhiye.
    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Codadka 100%
    Musicada 100%
    Vedio recordings 100%
    Places ka 100%

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 роки тому +21

    Zakariye. Wwwwwww, iyo Xamda qurux badan 👏👏👏🇹🇯🇹🇯🇹🇯👏👏👏👏👏 Salaan from hoygi fanka Hargeysa

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 роки тому +128

    Habargidir Ilaaheey Ha Raajiciyo Dadkeyga Laxankii Iyo Cadadkii Habargidir Music gii Samaroon Soosaaristii Isaaq Guuleysta Saraakiisha Somalia 🙏 Ismuujiya Dadkaygii From Hobyo General Saleebaan Ah 💪👈

    • @nimcoqurux9865
      @nimcoqurux9865 2 роки тому +5

      Kkkkkk qosol ayaad igu dishay😂😂😂😂

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 роки тому

      @@nimcoqurux9865 maxaad ku qoslaysaa ood aragtay dee

    • @deeqocismaan123cise8
      @deeqocismaan123cise8 2 роки тому +3

      qabyaaladii ooluga le☝️😃

    • @Ali-hassan-
      @Ali-hassan- 2 роки тому

      😂😂😂😂

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow 2 роки тому +2

      QOF QABIIL KUFAANAY SOMAALI WAA WAXA ASAAGEED KAREEBAY /// MAJIRO QABIIL QABIIL KA FIICAN /// DADKU WEEY WADA DHASHEEN SOOMAALI WAA WADA WALAALO WAANA DAD ISWADA DHALAY SOOMAALINIMO BAA INAWADA DEEQDA /// VIVA SOOMAALI WEEYN ILAAHOOW DADKEEYGA QABYAALADA KASAAR // YAA ALLAAHH

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 роки тому +34

    Kobciye cimaamadisa ma haysan karo legend

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +210

    Another level 💯 👌 Abwan Zakariye Iyo Wlshy Xamda Bilan Keep going sxbayal

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 3 місяці тому +9

    Waxaan ka daawanayaa shabelada hose afgooye 6/6/2024 inta iga dambeyso alle haka madooweeyo heesaha insha allaah anagane sido kale 🙏🙏🙏

  • @sharmarkeismail3284
    @sharmarkeismail3284 2 роки тому +33

    Heestii 1aad Ee Aan Arkay Sakariye Kobciye Aanu Erayada Isagu Lahayn
    #My_Fav_Melody_Abwaan_Amiin_Samadoon

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 2 роки тому +27

    Waa Heestii Iigu Horayse Ee Aan Arko Kobciye Oo qaadaa Ereyadana Uusan Samayn Laxanka Lkn Macalinkaa Dhanaanshay🔥

  • @hassanesse3347
    @hassanesse3347 2 роки тому +597

    To the person who reading this, even though I don't know you,I wish you all the best of what live has to offer you, stay blessed and stay healthy for everyone🙏❤

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 роки тому +77

    Habar gidirey gabdh isiiya wan idin jece lahay from isaaq😂😂

  • @ahmedabdallaabdalla4172
    @ahmedabdallaabdalla4172 2 роки тому +10

    Cimrigeenu haduu siyaado
    Jaceylku cireysan maayo
    Hadey dani nagu cuslaato
    Dareenku curyaami maayo
    Ayaankiyo caashaqeena
    Ceynteyn ka nusqaami maayo
    Waah waah EshcaLaa Abwaan Zakariye kopciye Iyo Mss BiLan ❣💯💯

  • @abdirahmanhaji1039
    @abdirahmanhaji1039 2 роки тому +7

    Markii ugu horeysey ee uu qaado erayo uuna lahayn oo uu samaynsan legend zakariye kobciyeh

  • @Lilac-r7b
    @Lilac-r7b Рік тому +6

    Hiistan waxaa i bartay jcykayga marna ah xaaskayga, poqoradayda❤ Diamond queen😘🫶🏻❣️🫴🏼❣️🌹🥀 Love you mcnto

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 2 роки тому +6

    Caruurteeno caruur leh caweysyan kula dalxiisi
    Waka xiiso dhici mayo ❤️✅

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 2 роки тому +109

    "Maahmaah caana ahayd,
    Nin iyo naagtii col maahan,
    Caaniyo nabad toona maaha,
    Inkastoo tahay caado hore,
    Annigu ku cadaadin maayo.
    Esh qiyaazek Kobciye iyo Billan.

    • @jeexdinTV
      @jeexdinTV 2 роки тому +1

      Abwaanka sameeyay in uu soomaliga yaqaano waxan kugartay maahmaahdaa waacaado ayuu yidhi ma usan dhihin dhaqan bay ahayd viva

    • @mustafosmaan67
      @mustafosmaan67 Рік тому

      Hamdi bilan poqorad waaye

    • @MALYUUN-we9mh
      @MALYUUN-we9mh Рік тому

      ​@@jeexdinTVp0😊

    • @maryansiyaadraage9247
      @maryansiyaadraage9247 8 місяців тому

      Lpppl

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi 2 роки тому +56

    Calmashada hawenkiyo
    Caku xubi la caasiyay😢
    Ceer yaamo beeniyo
    Nafaan caagin badanaa
    Allow yaa qalbiga cula
    Ceeblana ka saaroo
    Ka daweeya cabashada
    Markii aan cidlada tago
    Calaacalaha taagoon🤲
    Kaligay calaa calo
    Calaf kana la doodoon
    Cadra daydi haybiyo
    Ruux iga cadibanoo
    Caashaqu casuumoo
    Ciilan baan arkaayaa.
    #ABWAAN #CAAMIR ❤big respect.

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 2 роки тому +21

    Maah Maah maah baa tiri Nin iyo naagtiisa colna Maaha ! Saaxiib na Maaha! Wax walba Jaceel ka ka weyn Allaha isku keen Xafido Aniga Famil key iyo kiina a💕🤲🏾❤️😍 intaan Heesan Allah siiyo ruux ay is Jeclaadan 💕❤️ yiJaceelka ha waaro ha Naaxi❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏾❤️❤️🤲🏾😍🎉🎈👌 Allah ikiin Xafido labadeyda garab Fanaaniinteena soomaliyeed 💕🤲🏾❤️ Fron Habargir Gril 💕🤲🏾❤️

  • @ascadirobe4465
    @ascadirobe4465 2 роки тому +89

    Top Level❤👏 Hees wa dhaaftay wlhi
    Zakariye kobciye × Hamdi bilan🔥

  • @cabdiwalibisle4473
    @cabdiwalibisle4473 2 роки тому +13

    Habar gidir nomadii oo fan ah

  • @jujucade4485
    @jujucade4485 2 роки тому +96

    Reer Abtigey Waligoodba Wey Ka Cod macaanayen Kuwa Kale Mashaallah 🩸🥰

  • @gna6047
    @gna6047 2 роки тому +15

    Fankaan Reer Galmudug baa la wareegay VIVA dhashii dahabiga🙏

    • @jinijini3501
      @jinijini3501 2 роки тому

      Galmudug mise qabil aya kula taga?hg lee ma iska dhahdid😏

  • @xafsa.xsn6679
    @xafsa.xsn6679 2 роки тому +39

    Heesahaad isla qaadan way soo badanayasaan beryahan
    Xamdi Bilan♥️✌️

  • @ayaannour3196
    @ayaannour3196 2 роки тому +25

    Hadan ciishoodo Malin
    Saxib aan ciirasadiyo
    Abdiyo cudud mey ahaan
    Cidlada wehel mayga noqon
    Laxaad kaan ciidan shee
    I caawiya May ahaan
    Ala Yaa cizak💔❤️‍🩹

  • @imzaajichannel6710
    @imzaajichannel6710 2 роки тому +11

    Reer Muqdizho iz muujiya 👍

  • @hersare
    @hersare 2 роки тому +29

    Heesta 2022 ugu shidan eey noqone 🔥
    Kobciye Iyo Bilan cimamada Waan ku tuuray 🤩

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 2 роки тому +11

    NIO LEGEND🤴 Furinle🎹🎻 Dartiiii AYAN waqal UDAWADA fron ADDIS ABBA Anaaaa Og INU heesha SHIDAN bas ah TUMO viva FURINLE🎺

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 2 роки тому +12

    Heestii koobaad aanu kobciye erayada laheen oo qaado laga yaab kobciye iyo xamdi bilan.
    Waa dhashii badali laheed Samatar iyo magool

  • @untilboyofficial2985
    @untilboyofficial2985 2 роки тому +13

    Fanaanka qaranka iyo gabadha quruxda aan kutagyero no so da legend khadar waqal ON FIRE 👯🫂🙏

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 2 роки тому +7

    Waxaa is heley dhashii Hibad ulahaa fanka woooow sakariye kobciye iyo xamdi bilan hees iyo badha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌

  • @najmaabdiseyruuq5186
    @najmaabdiseyruuq5186 2 роки тому +294

    Ceyr & Saruur excellency. They never miss 🔥

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 роки тому +19

    Galmudug waxaa kasoo baxay fanaanin sidii xasan aadan iyo magool labaad ah 💖

  • @queensacdiya3590
    @queensacdiya3590 2 роки тому +8

    Ayyyy🤭 wlhi waxan hees way ka tagtee magac kale halo radiyo acyaa sowt + muqal qurux bdn + erayo ka turjumayo wax dhab ah oo qof kasta ka dhex guxayo m.a 1️⃣0️⃣0️⃣💯 Ani Tig San siyay keep going hogamiyayasha fanka♥️💋💞💕💋♥️♥️

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +79

    WOW TWO LAGENDS Kobciye and Hamdi🥰❤🔥
    Khadar Waqal nin wayn📸❤🥰🔥
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 2 роки тому +19

    Woowww Maanshaa Allaah DHASHII HABARGIDIR🤍💚💙GALMUDUG STATE OF🇸🇴ANNAGA MADAXAA NA FURAN🇸🇴OO JOOGTAA WLHI ANOTHER LEVEL WIILKEENNI CAYR ZAKARIYE KOBCIYE & GABADHEENI SARUUR HAMDI BILAN HABARGIDIRNIMO HIIL HAWIYE & HORMUUDKII SOOMAALIYEED LIBAAXYADA AFRICA😇😇PROUD TO BE HABARGIDIR😇😇MAANSHAA ALLAAH ALLOW CADAWGIINNA CAGTA HOOSTEEDA IA NOOLAADA DHASHAYADA & DHUUXAYAGA WALIGEEDEY HABARGIDIR FANKA SOOMAALIYEED HORMUUD & HORJOOGAYAAL KA AHAAYEEN CAYR & SARUUR MAGOOL & X.A.SAMATAR BEDELKOODII WAA KUWAAN 💙💚🤍💛💛🤍🧡🤎🤍💜💗💓💞💕❣️💝❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇

    • @huda33muhamed21
      @huda33muhamed21 2 роки тому

      Haa waa laba fanan oo aqlaqda kamuuqata ayaaba kadan ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mubarakubahle2350
      @mubarakubahle2350 10 місяців тому

      Hhhhhhhh niyaw reerku dhuuxu kaa raaceee😅😅😊

  • @abdirahmanabdullahiali8812
    @abdirahmanabdullahiali8812 2 роки тому +8

    33qof baa iiga hormartay tii madaxaa na furana anaa ugu horeeyay kwrama like ha ila dhaafinina

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +21

    Kobciye nd bilan Goldens voice
    Waqal layaab layaab 🙌🔥

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 2 роки тому +8

    Maah maah caan ah baa ahayd nin iyo naagtii col maahan cariyo nabad toona maahan top song wlhi
    Waqal again 🔥🔥🔥

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 роки тому +34

    Codka, Musica, Erayada iyo Laxankaba Qoray la Taruuro malahan waa malab isku dhuuq ah abaaba🎵. Kobciye iyo Xamdi iyo Waqal Nooleeya yaasha Fanka Geeska Africa ❤🎵
    Fan-ku-Nool Team 🎶 👍

  • @MaanQaboojeLyrics
    @MaanQaboojeLyrics 2 роки тому +59

    Madaxa nafuran
    Hadana somaliland
    Hadana jacylku cirysan mayo🥰

  • @ikiranhashikahie9344
    @ikiranhashikahie9344 2 роки тому +3

    Tani hees waa dhaaftay 🥰🥰🥰🥰🥰 Kobciye iyo xamdi Hormuudkii Fanka noolada❤️❤️

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 2 роки тому +19

    Erayadii Amiin samadoon
    Laxankii kobciye
    Music 🎶 fara dahable Furinle
    Codadkii aabaha laxamada zakariye kobciye iyo boqoradda masraxa xamda bilan
    Waxkale 💯

  • @ayanabdirahman4678
    @ayanabdirahman4678 2 роки тому +2

    Yasalm ... xulkii oo is helay zakariye kobciye,Xamda bilan , Furinle, Waqal.

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 2 роки тому +23

    Shuruud cad baan wataaye
    Ma tahay ruux ciseen yaqaan
    Haweenko ceeb ka maran ❤
    wow caadi maaha 😍

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 роки тому +1

      intaasa kahela wlh ninaan dumar cisayn rag maaha

  • @Mohaz39
    @Mohaz39 2 роки тому +7

    Wow wow🔥🔥 absolutely fantastic codka macan sakariye vs hamdi bilan inaba caadi mahan
    Music la,an xita wa ku macantihin🙆‍♂️👊👌

  • @apdirashidalwaajidi8592
    @apdirashidalwaajidi8592 2 роки тому +8

    Lipintu waa in la qiraa
    Lapadaan laamne Ku ficnaayeen👰
    Xaqiiqdii inta igu raacsan☝️

  • @queens5170
    @queens5170 2 роки тому +8

    Dadkii fanka lahaaa ina adeeryal😩❤👑
    Hees iyo bar❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Рік тому +3

    markey ima HG is helaan waa nocaaan 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🩸🔥 nolaada ilma adeeriyaal ❤️

  • @nagiibrooble6719
    @nagiibrooble6719 2 роки тому +3

    Weewe dadkii fanka lahaa
    Ee wayahan baladku ushidan
    Tahay sakariye . Xamda bilan

  • @taifaderow2643
    @taifaderow2643 2 роки тому +7

    Three legendarys kubciye hamdi bilan iyo waqal studio ❤❤❤🥰

  • @ahmedjama681
    @ahmedjama681 2 роки тому +2

    Hees ka run badan waligay waligey dhagteyda ma maqal really allow single nimda naga bixi kuwii erydn qada naga dhig 💉❤💯🙏

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 роки тому +5

    Wllkey iyo wlshey dhashiii galmudug xamdi bilan quruxdiii oo qofa gabadheena m.a

  • @musharafdhoof4816
    @musharafdhoof4816 2 роки тому +8

    Yaasallaam, waxani hees waa dhaaftay.
    Sakariye Kobciye ❤🥰

  • @ShakataCM
    @ShakataCM 2 роки тому +16

    The One And Only Best Somali Singers #Sakariye_Kobciye Legend Go Forward❤

  • @mushtaaqalii2008
    @mushtaaqalii2008 2 роки тому +2

    ay heestn inta jeer aan is iri aad dhagaysatid lkn cway
    irumoowday❤ hees iyo bdh weeye

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 роки тому +16

    Legend has returned KOBCIYE IYO QUEEN XAMDA

  • @MuhanadAbdirizak
    @MuhanadAbdirizak 2 роки тому +113

    I'm from Morocco And i Love Somali Songs ❤🥰💕✋💯

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +27

    Never give champ the best song 🎶🎶💯💯🔥 another level waqalka📸📸💯🎹🎶💯💯

    • @SiciidShire-mj2nx
      @SiciidShire-mj2nx 20 днів тому

      😊😊😊😊😊😊😊😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😒😒😒😒😒😒😒

    • @XamdiMaxamed-es5lz
      @XamdiMaxamed-es5lz 11 днів тому

      Ok

  • @nimcocabdulqadir1123
    @nimcocabdulqadir1123 2 роки тому +2

    Ay ay wlhi midaan hees mala dhihikaro magac kale uubixiyaa wawww wwww saki iyo bilan walee waad tagten ood tilaabsateen wllo qaliyaaa♥️♥️♥️❤❤🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️❤❤

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 роки тому +7

    Markii ii gu horaysay aan arko Zakariye kobciye oo ereyo usan lahayn qadayo

  • @nasteexoxasanmaxamed5296
    @nasteexoxasanmaxamed5296 2 роки тому +16

    Dhashii hg magool iyo xasan adan baa booskada buxiseen 🥰🩸

  • @kobacofficial7474
    @kobacofficial7474 2 роки тому +5

    Xamdi bilan iyo sakareye run Ahaati dad aan kayaabey waaye hadii fanàan noqoneyso Noqo bilan iyo kobciye oo kale hadii kale fanka was muku heysidee kabax guuleysta

  • @waziirmubaarigbulzhawi4631
    @waziirmubaarigbulzhawi4631 2 роки тому +6

    One Million Markay Gaadho izkasaarba hadda culayskeeda awowo 😁😅😍😍🥰🥰🥰🥰🙏👍👍👍

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 2 роки тому +19

    New moogal and samtar they are deserve celled 🍿❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +2

    C wali Furunle. Ayaa tumay
    🎶 🎚 🎧 dananaya.
    Zaki iyo Xamda bilan Madaxa na furan
    Team oo dhan Wan salamayaa

  • @drdekhajji2544
    @drdekhajji2544 11 місяців тому +3

    Marwadeyda inta ii daartay heestan igu dhahday dhageyso bbe dhowr jeer ayaan horey udhageystay waikage dawantahay markaan 2:55am 08/10/2023❤.
    Cimrigeena haduu siyaado jaceelku cireysan maayo agteena ka nosqaami maayo axsan hees❤

  • @faisoladan489
    @faisoladan489 2 роки тому +2

    Macqul ma tahay abwan zakariye inan ciwankisa heelo

  • @ubahdagan4322
    @ubahdagan4322 2 роки тому +8

    Wax LA dhageeys to waxaa u MAcaan hadal ka allah s w quraanka kariim ka ah

  • @hiboawil4346
    @hiboawil4346 2 роки тому +2

    Abwaan fanaan mulaxan isku darsaday xamda bilam fanaanad da yar cod toolmoon i soo bar baara habo

  • @quruxkudhiiglefans6407
    @quruxkudhiiglefans6407 2 роки тому +22

    The one and only legend Zakaria kobciye and my sweetheart Xamdi bilan 💋❤😍ileen saruur iyo cayr is heley waa caano iyo nabad 😆😆😆😆

  • @mataanyare611
    @mataanyare611 2 роки тому +26

    Magool iyo samtar
    Hamdi iyi kobciye
    Wow 🔥

    • @shukrisheikhahmed9133
      @shukrisheikhahmed9133 2 роки тому

      Waad qaladay mugaa magnol kobciye samtal kobciye kkkķ qabyaalaadii ku qaaday k6ma dhigto kkk

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 роки тому +7

    Lengerds Team madaxa na Furan
    Reeer Cayrnimo❤

  • @fatumaali4380
    @fatumaali4380 2 роки тому +4

    Sakariye iyo Xamdi bilan fananiinta kllya codkoda isku soo baxaya tihiin m.a
    madexa nafuran markasta💞💗

  • @iqracardoof6975
    @iqracardoof6975 2 роки тому +5

    🌹💯icaawiye maaad ahaan 💯❤🌹
    Cimrigeen haduu siyaado jacelka ka guurimayo

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 2 роки тому +1

    Caruurtenoo caruur leh cawayaskan..hee❤❤💗💗💞axasan jacayl tolow somali malaga helayaa
    Amiin samadoon fanka wuu awood shegtay axsan ereyo dereen wata😀😍

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad4795 2 роки тому +15

    Another level this song🥰
    Woow wala yaabay😱

  • @jajundidiya1347
    @jajundidiya1347 2 роки тому +1

    Fananinta Qaranka Another Level Atirisho Xamdi Bilan ZAKARIYE Kobcye Song 👍is soo sweet

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 2 роки тому +7

    Inta aaminsan in ay geeridu xaq tahay like ta ismuujiya

  • @user-uv5qi9hj7b
    @user-uv5qi9hj7b 8 місяців тому +2

    Waaw axdigi iyo balanti ❤oo hes ah

  • @aishaluul3626
    @aishaluul3626 2 роки тому +4

    Cimrigeenu haduu siyaadiyo jacaylku ciraysanmaayo❣

  • @mirebosstv2749
    @mirebosstv2749 2 роки тому +2

    Legend sakariye kobciye and khadar waqal studio duula Legends inta ila tageersan farta taaga

  • @jantebiljante6015
    @jantebiljante6015 2 роки тому +9

    Agtaada ka caagi maayo
    Codkaga ka daali maayo
    Caruurteeno caruur leh cawaysyaan kula dalxiisin
    Waa balan qaad cajiib ah💯😘

  • @faidmohud1251
    @faidmohud1251 Рік тому +1

    Song Of century Best singers in Somalia Hamdi bilan & Zakariye kobciye

  • @bushroabdulahi4059
    @bushroabdulahi4059 2 роки тому +4

    Caruurteenoo caruur leh caways yaan kula dalxiisi omg 😲

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 2 роки тому +4

    Hees loo awood sheegtay weeye abwaan amiin samadoon
    Hadmaan is calafsanaa ❤👑

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 роки тому +15

    What a lyrics,melody and music !. All are extraordinary work.

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 2 роки тому +2

    Al yaa mulaxan zakariye seed leedahay sxb boqoradii quruxda iyo codkana way kula qaadeysaa

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 2 роки тому +5

    Fikradiiiii Zakaria codkii zaki iyo bilan viva galmudug

  • @abdirihiimosmaan1437
    @abdirihiimosmaan1437 2 роки тому +1

    Zakariye kobciye waa afmaal ninkaasi fanan iyo abwaan dhamastran my favourite weeye

  • @farhandiyeero3461
    @farhandiyeero3461 2 роки тому +3

    Amiin samadoon waxani ereyo way dhaafene magac kale halo bixiy0
    Kobciye nd xamdi bilan on fire💯❤😛

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 2 роки тому +10

    Dhashii galmudug dadkii fanka hibada u lahaa fanka lagu ciyaray dib u soo celiseen wlh I

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 2 роки тому

      Fanka lagu ciyaaray kulahaa umadena ma tihid 🤣🤣👈

  • @MRHaashimyare1
    @MRHaashimyare1 2 роки тому +6

    XIDIGAHA HABAR GIDIR KEEP DOING

  • @ayaandowlo4814
    @ayaandowlo4814 2 роки тому +3

    Markay 1m gaadho 1m like 👍 igarsiiyaya somaliyey

  • @abdukadirahmadey8961
    @abdukadirahmadey8961 2 роки тому +4

    Amaizing two legend waqalka waa iwaaleysaa 🥰🙏🙏🙏🙏🙏 big poqrtoyo🤟🤟

  • @fathahassen2125
    @fathahassen2125 2 роки тому +2

    Wooow hees mcn zakariye iyo xamda biln 😍😍😍👌🏻

  • @mohamedosmanmohamed8729
    @mohamedosmanmohamed8729 2 роки тому +31

    That's not only how intelligent person comments but it's how a wise man potrays his mind. Well spoken brother

  • @abtiyotube8444
    @abtiyotube8444 2 роки тому +2

    Halka ay ka leeday zekiyoow cobciyoow ku qurux badnayd♥️🥰♥️

    • @abtiyotube8444
      @abtiyotube8444 2 роки тому

      @@housseinhassan5938 kobciyoow ku fiicnayd meesha zeki ka leedahay fanaanadu🤔😉