NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Najma Nashaad- Ku Siyaay Nafta
    Lyrics&Melody- Omar Dabjaceyl
    Music- Dj Adam
    Director: Monium
    Edited: Muneir Obseiye
    COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL

КОМЕНТАРІ • 2,5 тис.

  • @qaaliyuusuf8234
    @qaaliyuusuf8234 Рік тому +53

    Yaa ila daawanaya sanadka dhamaadkiisa👋😀

  • @DegenCabdi
    @DegenCabdi Рік тому +24

    Wow najma nashaad wllashay macaan boqorada codka ilaahay ha ku daayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abrahamhaddish5875
    @abrahamhaddish5875 6 місяців тому +96

    I am from Tigrai and I am mesmerized by this song of my Somali sister even though I don't understand the language. No wonder it is said that music is a universal language.

    • @SagalDuran
      @SagalDuran 5 місяців тому +9

      Yeah it really is bro 😊❤

    • @12good101
      @12good101 5 місяців тому +8

      We are all mesmerized...honestly it's been on repeat for the last hour
      FYI. She is singing about the greatest motivator of all. LOVE❤❤ Enjoy

    • @maankamcne2272
      @maankamcne2272 4 місяці тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @LubanAli-k9f
      @LubanAli-k9f 4 місяці тому +1

      W..so that we can have the money

    • @LubanAli-k9f
      @LubanAli-k9f 4 місяці тому

      ​@@SagalDuran❤ sl

  • @Mohahmadle10
    @Mohahmadle10 Рік тому +14

    Omar dabjacayl waa Top wixiisa oo dhan
    Rajo kuu samirtaa ku le saaaka!!

  • @LilianAbuk
    @LilianAbuk 11 місяців тому +63

    My friend from Somalia taught me your songs❤❤❤❤ ,,,am obsessed with your songs🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸💯

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 Рік тому +22

    Dj Adam On tHe BeaT🎼🎹🔥
    Najmadeeyda La Gaari Waa🎤👸🔥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +434

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢

    • @QueenBarwish-nj7wo
      @QueenBarwish-nj7wo Рік тому +9

      Scw scw

    • @cabdicabsiwaa694
      @cabdicabsiwaa694 Рік тому +15

      ASC WAN KUSALAMAY WALASHEY QALIYA NAJMO WAXAAN AHAY TAGEERO WAYN LAKIN WAXAD ITUSTAY WANAAG XUMAN LAGU BADALO WALIGAY KUMA FAKARIN INAD TAHAY MISHAAR ASAGOO AWOODA LACAG BADAN INUU QATO OO WALIBA RAG WAA WAYN KUSOQOREEN SHOWGA MAGACISA.AYUU GODOB KUU GALAYASASAGOO OG WAX WALBA OO KU IMANAYO XITAA RAG DILO AYAA LO QORSHEYAY ADIGA AWADAA MARKA QOFWALBOO QOF WALAALKII ASXAN USAMAYNAYO WAA KABAQAA WUXUNS LEYAHAY ARMAD I GASHAA SIDII NAJMA NASHAADOO KALE

    • @cabaasmuhidiinqaboobe3060
      @cabaasmuhidiinqaboobe3060 Рік тому

      ​@@cabdicabsiwaa694😊😊😊😊p❤1pp❤11qqq1qp

    • @arababdullahi7441
      @arababdullahi7441 Рік тому +5

      SCW SCW SCW

    • @jjfuad
      @jjfuad Рік тому +5

      Scw Scw

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 Рік тому +148

    Ani iyo jacayl mudo intaan is daynay waliba jacayl iyo afaraheeda ka quustay ayaan bartay wiil I danaya, i jecel, murugo iga ilaaliya, naf iyo maal ba I huri kara. Inkasto aynu kala fognahay hadana malin walba jacaylka aan u qabo Wuu si siyaadiya. Malmo kadib, meherkeena dhici donee Ino duceeya ❤️

  • @modest_181
    @modest_181 Рік тому +18

    Woow Najma has a beautiful voice. Adam has done well !

  • @RaxmoYuusufmaxamed
    @RaxmoYuusufmaxamed Рік тому +9

    Waa wata najma ❤❤❤❤❤❤way itaabanayss hastaaan😢😢😢😢

  • @sundussaacid232
    @sundussaacid232 Рік тому +55

    Wanku siiyay nafte hasaqiirin waan kusaray bogee Ila saayir sowdkaga macan igu seexi. Saarkaga ihayee sacab iitun 😮👏👏❤

    • @khadarnour6813
      @khadarnour6813 Рік тому +3

      Ila saacid weeje ila saayir maaha

    • @LeylaAfrax
      @LeylaAfrax Рік тому +2

      Waanku❤ siiyay❤ nafte hasaqiirin❤ wan kusaray bogee ila saacid sodkaaga macaan❤ igu seexi ❤sarkaaga ihaayee❤ sacab itum❤

    • @najmonashaad5163
      @najmonashaad5163 11 місяців тому

      😢uy6dr

    • @Jesus_Saves_Believers
      @Jesus_Saves_Believers 7 місяців тому

      Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16💌💌

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 6 місяців тому

      @@Jesus_Saves_Believersgus in dabada lagaa galiya rabta qaxba ku dhashaye orod hooyada iiwac aan lug galiye 😂😂

  • @qadiirboy5
    @qadiirboy5 Рік тому +25

    Awww Hees io Badh
    Omar Dabjacayl
    Lyrics and Melody💯🔥🔥
    Adam on the beats 🎧💯🔥

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 Рік тому +15

    Unique voice, we wanna need more songs najma nashaad.❤❤👌🏾

  • @cabdirisaaqmaxamed2385
    @cabdirisaaqmaxamed2385 Рік тому +7

    Onather one wa Iman sanadkanu ❤❤❤❤❤hhhhhhh

  • @saidwilsan-yi5js
    @saidwilsan-yi5js Рік тому +26

    Najma nachaad tu es artiste somalienne 🇸🇴

  • @mameali1627
    @mameali1627 Рік тому +5

    Najmo in the building❤🔥wxan hes wey dhafty

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy Рік тому +24

    Najma nashaad Mashalah bahal heesad kaga so tuurtay keep going inadero❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CabdixirsiCali
    @CabdixirsiCali Рік тому +5

    Allawoow najma nashaad dumarkoo dhan sidaa yaaka dhiga

  • @MaxameeAdam
    @MaxameeAdam Рік тому +43

    Waxan hees way dhaaftay from Minnesota sharfanid 😢❤

  • @AadanAxmed-l2r
    @AadanAxmed-l2r Рік тому +77

    Ereada 100/100✅
    Music 100/100✅
    Codka 100/100✅
    Laxanka 100/100✅
    Najma nashaaad

    • @AbdiraxmanAbdi-gu6ho
      @AbdiraxmanAbdi-gu6ho 9 місяців тому +5

      ❤❤❤❤❤
      😊

    • @Jesus_Saves_Believers
      @Jesus_Saves_Believers 7 місяців тому +1

      Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16🌾🌻🌾

    • @FaadumoAadan-t5k
      @FaadumoAadan-t5k 6 місяців тому

      ❤😚😢​@@Jesus_Saves_Believers

    • @FardoussaAmir-lt8gh
      @FardoussaAmir-lt8gh 6 місяців тому +3

      Najmaqali

    • @NaciimaAadan-i7y
      @NaciimaAadan-i7y 6 місяців тому +1

      ​@@AbdiraxmanAbdi-gu6ho🎉❤❤❤

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Рік тому +54

    Waa heestii ugu mcnyd ee najmi qaaday ❤
    Soorta daayay
    ka soomay gasiinka
    Saamalay'lay
    Haabeno dhan seegay
    Song of the year 🥰💯👌

    • @Maida45-r2c
      @Maida45-r2c Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤ 0:54 0:54 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤najamanashaad

    • @NimcoBashiiir
      @NimcoBashiiir Рік тому

      🥺🥺

    • @amal7147
      @amal7147 Рік тому

      @@Maida45-r2c rd

    • @AbdiSaredo
      @AbdiSaredo 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💋🤚🤚🤚🤚🤚🥰🥰🥰

  • @Mss-mno
    @Mss-mno Рік тому +192

    Hestan waxay ileedahay Daren gar aha sobbtuna waxay tahay Aniga oo inbadan jacayl is daynay oo nolosha nacay ayaa hal qof oo aha dadka kan kaga hamiyo nolsohyda kuso biiray makran faraxad io jacyl ayan la noolahy hestana waxy kuso beegantay xaladas Alxd❤😊

  • @qasimahmed2794
    @qasimahmed2794 2 місяці тому +18

    Ma aqaano qoraalkeyga cid arkidoonta laakiin qofwalba waxaanka codsanaa like oo kaliya
    Si markale aan heesta dib ugu soolaabto please .🙏 😢 😭

  • @MegaLovelyLoves
    @MegaLovelyLoves 9 місяців тому +12

    Much love from South Sudan 🇸🇸🇸🇸🇸🇸

  • @MohaZubeeyr-fs1tf
    @MohaZubeeyr-fs1tf Рік тому +14

    Najmay golden voice 2023❤

  • @gablax
    @gablax Рік тому +20

    Ooh I am in love this ms Najma what A song and lyrics it’s Another level I give my life ❤️❤️❤️❤️❤️❤️keep going sister from uk 🇬🇧

  • @abdihakimmohamud1961
    @abdihakimmohamud1961 Рік тому +40

    Ereyada 100%
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Muuqalka 100%
    Dhammaantood100%❤

  • @AbdiweliSaid
    @AbdiweliSaid Рік тому +4

    Den bedste kvindelige sangerinde Jeg elsker virkelig hendes stemme ❤

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 Рік тому +6

    Hees hees dhaafay nashaad ❤️

  • @BurukZewide
    @BurukZewide 8 місяців тому +53

    I am from Ethiopia, I love somali people and their arts of music

    • @SagalDuran
      @SagalDuran 5 місяців тому +1

      Thanks Ethiopian friend 👋🏽 ❤😊

  • @user_Djsalhaadiin
    @user_Djsalhaadiin 9 місяців тому +3

    Wow ish calaa hees from Ethiopia Oromia Region Ilove Najma❤

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +6

    waa gabdha kalaye isku wada fuuqsatay wax walaba qurux cod istelka wdhan walaba❤❤❤❤❤

  • @LiibanabdiLaahiali
    @LiibanabdiLaahiali 11 місяців тому +15

    Wa qofta kali An jeclahy Ayado 70sano jirto xitaa wan suga le❤

  • @YusufWalaal
    @YusufWalaal 2 місяці тому +2

    🎉🎉🎉❤❤ najma abti mcn keep going forward

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 3 місяці тому +3

    Heestan waxa i bartay nolashayada xaaskayga Hibo nuura anoon aqoon imkana waaba dookhayga koowad .
    I love you so much, honey 🍯.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +5

    Boqorad najma nashad 19/9😊

  • @LabaanGarad
    @LabaanGarad Рік тому +12

    Waxaan din u dhageesanaa heestaan 1 bil kadib markay fanaka isaga baxday najma nashaad 😢❤

  • @abdulhakemaditya
    @abdulhakemaditya Рік тому +4

    Najma markee tidhi Fanka wan ka baxaya inta soo oroday ee hubisay heestan Yaa ila mida Like 😂❤

  • @AbdixakinAli-c3w
    @AbdixakinAli-c3w Рік тому +7

    Name Najmo nashaad❤❤😅🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HamseKolkoliye
    @HamseKolkoliye 2 місяці тому +116

    Who watch 2025 😂❤

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 Рік тому +8

    Hargeysa hooyka faanka iyo sooganta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hasheim09
    @Hasheim09 Рік тому +33

    Amazing beat Dj Adam u are genius
    This song iso masterpiece 😮

  • @NelsonMandela-up4ob
    @NelsonMandela-up4ob Рік тому +9

    LEGENDARY ❤LOVE-HIT❤ is made ✅🥇🎊❤ 🌟 NAJMA 🌟 Beautiful Lady & Super-Diva 👑 with Diamond💎 voice 💎 💯 ❤ "Hoyga Fanka Always On TOP" 💯 👑 💎 🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️✅

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому +1

    Najma najaad caleeeek fanaanad aad u jeclahay guuleyso quruxeey❤❤❤❤❤

  • @habsanegueh
    @habsanegueh Рік тому +18

    Wow wow wow,this song is some things else ,your song is the first song that I listen .keep going star 🌟 🤩 ✨️ 😎 😌

    • @ramaroos5603
      @ramaroos5603 11 місяців тому +1

      Stuukh❤🎉

    • @ramaroos5603
      @ramaroos5603 11 місяців тому

      Uhe8f❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ramaroos5603
      @ramaroos5603 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @NimcoAbdirashiid-cl9hb
      @NimcoAbdirashiid-cl9hb 8 місяців тому

      People 😅😂g.
      9999
      😂😂😂😂0😢😅​@@ramaroos5603

  • @abwaandanaakil7919
    @abwaandanaakil7919 Рік тому +12

    Najma Nashaad is a beautiful and extremely talented singer. Hore oo soca my girl

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. Рік тому +11

    Adam on the beat best east aftica musician legendry💯

  • @run-raacmedia3755
    @run-raacmedia3755 Рік тому +9

    Najma Nashaad Fanka Waxaa U Dheer Waa Aktarada Somalida Congrats Wll

  • @xamsesomaliland9259
    @xamsesomaliland9259 7 місяців тому +1

    Najma nashaada & aden on the beat🔥

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    Wartani Heeskatagatayeeeeeey🗣️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
    I’m On fire ❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Рік тому +10

    najma waa yurub geenyo 2🎉 sowtu hilwa

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 7 місяців тому +1

      Yurub geenyo iyo maandeeq iyo ifraax hargeysa edo ayey u yihiin

    • @qeysbadmaceeye.8.24
      @qeysbadmaceeye.8.24 7 місяців тому

      @@osmansufi4066 halkaas Bay ka raacdey

    • @IamRaxma
      @IamRaxma 2 місяці тому

      ​@osmansufi40fjj66

  • @mahdimahamoud7962
    @mahdimahamoud7962 Рік тому +13

    Big fan from Djibouti 🇩🇯, keep it up sister 😍✌🏾💪

    • @HASSANBIDARSITANI
      @HASSANBIDARSITANI Рік тому

      warya nagtaan fuutadeeda weeyn ayaa kuu soo jiitay soomaha kkkkkkk

    • @mrbaashebaashe1493
      @mrbaashebaashe1493 Рік тому

      Doqon baa tahee gabadha wax ha ka sheegin. Adiguba futo ayaad leedahaye

  • @kadardahir5083
    @kadardahir5083 Рік тому +15

    Najma Nashaad, sesi ve vizyonu tatlı olan bir kişidir.❤

  • @CkreamMohameth
    @CkreamMohameth 10 місяців тому +1

    Najma Nalasha ❤❤❤❤

  • @MdJahang-k4l
    @MdJahang-k4l Місяць тому +1

    0:00 ❤❤❤😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤heestaa waan ka heley aniga runtiii najmo nashaad horey usoco Ayaa ku leyahay 😅😅😅😅😅😅 love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha Allaah abaayo codkaada Ayaan kaheley❤ ❤ heestaa waan ka heley aniga ❤❤❤l😊😊😅 2:15 😊😊q

  • @dahirmahamed2564
    @dahirmahamed2564 Рік тому +10

    Oxford Street central London
    Ayaan reer American ah kaa soo qaaday waxaana ii shidneeeyd heestaan waxeeyna igu dhaheeyn heestaan waan kahelnay inkastoo aanan fahmeeyn micnaha aad beey u cod macaan tahay fanaa nadaan ❤❤❤

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 Рік тому +5

    Dj adam iyo najma oo is helay🔥🔥🔥

  • @MohaYare-k5s
    @MohaYare-k5s 3 місяці тому +1

    Najma nashaad fanaaniinta fanaanada ugu quruxda badan uguna codka macaan ❤❤❤❤❤

  • @Abdilkarim143
    @Abdilkarim143 5 місяців тому +1

    Najma nashaad waxa la odhan karaa waa fanaanada ugu shacbiga badan

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 Рік тому +11

    Najma waa tagtay .... Adam on the beat hadad maqashana Music-gaasi waad ku raaxaysanaysaa.

  • @djice2712
    @djice2712 Рік тому +5

    Najma nashaad gabadh aan jeclahaY aYada iYo codkedabaH ❤❤❤

  • @imanhajjimohamed8882
    @imanhajjimohamed8882 Рік тому +57

    Naag isaaq ah unba sida laabta uga xaragoon karta 🥰🥰🥰

    • @FoziaQali
      @FoziaQali 9 місяців тому +4

      Cadaabtay uxarakotaye lasoco

    • @maxamed_kheer
      @maxamed_kheer 9 місяців тому +1

      😅

    • @Mbarak92
      @Mbarak92 7 місяців тому +1

      Xaasidka laabta issaq

    • @UhideSloww
      @UhideSloww 5 місяців тому +1

      Qof 45 million u sacb tumayan I Ku fanayan bad dionaysa in aad qoys Lu celiso nio wax yalaha qarkod kor u bax pz

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 4 місяці тому

      ​@@UhideSlowwdadka qaar qabiil aya madaxa ka galay😅

  • @josekavolo2143
    @josekavolo2143 Рік тому +15

    Very beautiful and well flowing song ,,i like it .watching from kenya❤

    • @Ashlyn.i10
      @Ashlyn.i10 2 місяці тому

      Somali music is amazing

  • @NasraDolow
    @NasraDolow Рік тому +2

    Beautiful song and nice voice m,a abyoo keep going ❤❤❤

  • @arisaaqhasannuurarisaqhasa6961

    Maansha Allah boqorada quruxda suldaamada codka najma nashaad is the bast singer in the world

  • @abdinoorrashid4752
    @abdinoorrashid4752 Рік тому +7

    ❤ najma nashaad always i love her song ........

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Рік тому +16

    Dj-Adam the Legacy❤

  • @Mohamed-bc7fz
    @Mohamed-bc7fz 11 місяців тому

    Awaleh Aden love najma❤❤❤

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 6 місяців тому +4

    Najma Nashaad
    Iyo
    Dj Aadam Oo is helaY
    Maxaad ka filanaYsaa❤

  • @IbrahimAlonso
    @IbrahimAlonso Рік тому +13

    Hees ay Najma qaaday oo dhul dhacday ma arag. Gold voice + Beautiful

  • @khalil12882
    @khalil12882 Рік тому +7

    Abti qurux iyo cod waa isku darsatay. I wish you all the best❤

  • @miskimanka119
    @miskimanka119 Рік тому +19

    Wadna ku salalaa ku sugaaya
    Oo dartaa sikinina sax ahaanin...
    Rajo ku samirta ku leh saaka
    Wali maanu sanadkeenu😢
    Sad gaadhin.❤
    Sad riga iga Taalo kama suushid
    Sidan kuu jeclahaa Ana said
    Oo dareen saldhigaa kuu siyaade
    Qalbiyaa sidato surmii dhaafe
    Waan kusiiye nafte ha saqiirin
    Waan ku sare bogee ila saair
    Soodkaaga macaan igu seexi
    Saarkaaga I haayo sacab ii tum
    Page 2
    Kalgaceel sugan baa igu saaqan
    Ku siraadan kasho ku siyaada
    Saacba saac ka dambeyo sidaa ah
    Oo wale sahal maaha suntiisu
    Soorta daaye ka soome gasiinka
    Samaleele haween hurdo seege
    Oo jaceel sababtiisa aah ka soome
    Surbacaad ma yaree sigan gaare ..😢😢
    Koris 🎉
    Wan ku siiye nafte ha saqiirin
    Waan ku saare bogee ila saair
    Soodkaaga macaan igu seexi
    Saarkaada I haye sacab ii tum ❤❤
    Xaqiiqdi tan hees iyo badh weeyan
    Aad beena iso jidate
    Najmo thnks ❤❤

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 місяці тому +1

    Wow wow Haboon iyo monium ooh my god maxa ki qamar just hits different❤..
    Marwan intasunbu u baahna hargaisa manchallah codkisa iyo 🕺

  • @Hoodoaxmed-c7u
    @Hoodoaxmed-c7u 3 місяці тому

    Mooted sxb🎉🎉🎉😂❤❤❤ 1:36

  • @amiinaxmed4038
    @amiinaxmed4038 Рік тому +5

    Waw cod macan iyo laxanku kusoobaxayay musiqa halkedii lashigay laismakalifine wacadadiid ❤

  • @quruxzan5706
    @quruxzan5706 Рік тому +27

    Naagaha somalida waa naagta kaliye dawado oo tageero ❤

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 Рік тому +23

    Fanku waa samaroon dabjacayl nin reer lughayaad ah mahabarcelin madaxdii mahadcase ereyo iyo laxan cajiib ah nashaad boqorada codka😊

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 Рік тому

      laxanku waa wax kale, Heesta waxaa dhadhanka u sameeya waa laxanka iyo music-ga Ereyada iyo codka Najmina waa lagama sheekeeyaan. way ku farayaraysteen🥰😍

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 7 місяців тому +1

    Wow fananada kaliya aan Dawado m a cod man wlshy from mugdisho ❤🎉🎉❤

  • @omardaher3495
    @omardaher3495 8 місяців тому +6

    Wan ku caashaqay NAJMA/ waxey u sababtahay gabadh an jecelyahay malinki an dagaystay heestan (ku siyay nafta)aad ayeey I tabatay hesstan on hada wali xiiseeya on waliba ku istarehay codkeega iyo akshankeega waxan ku talajira inan malin casumadeeyo ee kaso qaib gasho carooska an la galidoono gabadhan jecelyahay eena igu heesto heestan (ku siyay nafta)on agteeda ku ciyarno inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 9 місяців тому +14

    Beautiful song and the voice of an amazing Najma Nashad wonderful indeed❤❤❤❤❤

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 Рік тому +13

    BOQORADA CAAZIMADA GEEZKA AFRICA 🌍 HARGEISA HADHWANAAG NAJMO NASHAAD ❤🎉 🔥 🔥 🔥

    • @sunyareh
      @sunyareh 8 місяців тому

      Mwantum Juma Hemedi iyo Zarina Hasan

  • @SniperKiddoo
    @SniperKiddoo Рік тому +22

    Golden voice z back ❤😮

  • @nimamandeek7817
    @nimamandeek7817 2 місяці тому +1

    Machallah Najama webcam à Paris❤❤❤❤🎉

  • @shafiali583
    @shafiali583 Місяць тому +1

    Sxb qal❤🎉

  • @Mawo107
    @Mawo107 8 місяців тому +3

    Heestan xusus ayey igu ledahay marka xajigayga wada shekaysan jirnay ayn dhagaysan jiray jacayl saaida ayn darimi jiray❤

  • @AasiyaMaxamed-ce5cn
    @AasiyaMaxamed-ce5cn Рік тому +4

    Rajo kuu samirta kuleh saaka weli maanu sanadkeenu sal gaadhin❤😢

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 Рік тому +4

    ❤Wooow Fanaanad cod Macaan Najma Nashaad Keep Going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaysalKhadar-t9u
    @FaysalKhadar-t9u Рік тому +1

    Siil kaa ❤😂🎉 1:58

  • @MoustaphaGarbou-sj7qz
    @MoustaphaGarbou-sj7qz Рік тому

    Najma❤❤ jetem m'y nom is karbote ❤❤

  • @hanadkaafi
    @hanadkaafi Рік тому +32

    Dj adam best musician in somali 😎🔥🔥☝️

  • @FaisalAli-vp5fg
    @FaisalAli-vp5fg Рік тому +5

    My favorite always, the one and only Najma Nashad.

  • @ahmedyussuf2492
    @ahmedyussuf2492 Рік тому +14

    Amazing song with sweet words , nashad ❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:35

  • @yahya4590
    @yahya4590 Місяць тому

    Love ❤❤❤ heestaan waan ka heley aniga hadii aan ahay runtii waan la dhacay😅😅😅😊😊😊

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 2 місяці тому +2

    This song has touched all music lovers around the globe, beautiful melody that moves through every single aspect of feelings

  • @abukkiir7142
    @abukkiir7142 Рік тому +14

    I don't understand the language but I love your songs sister... keep it up 🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸

    • @MapraMasha-ck1ki
      @MapraMasha-ck1ki Рік тому +2

      Gaalki ku dhalay
      was been mxaa usheege intaas in reply lagu soo galo rabta mii

    • @Aminjky-vh3wl
      @Aminjky-vh3wl Рік тому

      😢😢​@@MapraMasha-ck1ki

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Рік тому

      Kkkkkkkk​@@MapraMasha-ck1ki

    • @cawilyare6432
      @cawilyare6432 Рік тому

      ​@@MapraMasha-ck1ki😅😅😮😊

    • @SaadoMuuse-u1n
      @SaadoMuuse-u1n Рік тому

      ​@@MapraMasha-ck1kim.p 0:57 0:58 o😊

  • @awalehabdi-fk5nr
    @awalehabdi-fk5nr 9 місяців тому +3

    way walhi way igu socota heesto 😯 ha iga saqirin ma garan

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz Рік тому +5

    Dj Adam is back👏🎹

    • @indhocade1912
      @indhocade1912 Рік тому

      Music wax kle ahba nio 🔥🔥

    • @Jimcalekikoz
      @Jimcalekikoz Рік тому

      ​​@@indhocade1912Macalin waynbaa tumaya sow maha

  • @muktarabdi1815
    @muktarabdi1815 19 днів тому +2

    By swear Love you!❤

  • @AminaSufi-i4k
    @AminaSufi-i4k 25 днів тому +1

    She’s number one Wallhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hary0102
    @hary0102 Рік тому +11

    Sidaan aa lagaa rabaa maadaama aad noqotay Fanaanada Gayiga boqorada geeska, waa inaad Music Video's-gaaga UA-camkaaga soo dhigtid ❤️👑❤️👑❤️