Insha allh malin malmaha kamid ah wan iman doona magaladan iyo magalada kale ee layidhaah wajeer taaso oon ku maqlay hees uu leyahay cawale aadan. From berbera ❤
Thanks for sharing am from Garissa! I am watching you from California USA ❤❤❤ thanks for showing! First UA-camr to show Garrisa cadey salute young brother! Many blessings
Dhakhtar legend shaqo fiican baad haysaaa oo Bulshada somaliyeed ama dadka Af somaliga ku hadla wax badan ka bartaaaan Hore u soco hawshaa waa hawl fiican ❤❤❤❤❤
Mashallah Garissa cadey meel aan uxiisay👌 Point of correction* Tana River ma'ahan the only river in the entire Northeastern region. Waa webiga woqooyi Bari ugu weyn ama ugudheer laakiin waxaa jiro webiga Dawa ee deegaanka Mandera iyo webi yar oo seasonal ah ama kor laxiray waagii isticmaarka oo ladhaho WAASO kaasoo karo deegaanka wajeer.
5:06 Wow, such beautiful smile 😍 and hardworking! Shout out to Somali mothers and sisters. Morcan ama cid kale gabadheheena soomaali maa gaari karaan ilaahi gabar saas aa siyaadeyo
Reer gaarisa Gabar an ka jeclaadey darteed Ayan Magaaladan muuqaalkeda u raadiyay Un Awal magaceeda keliya un baan maqli jiray😍 iLeen jacaylku Wa balo Talow darteed Ma imaan doona Magaalkan 😍
Thank you for visiting my home town garissa dhaktar waxaan sanada badan kula socdaba maanta waxaad ikeentay bartaan ku dhashay ku barbaaray wax ku bartay ilaa iminkana ku noolahay waxaan jeclaan lahaa in aan kulano sidii boqortoyadii ayaan kuugu casuumi lahaa magaleeydi maadama dhul fog inooga timid long life my brother
Msh allah thank you huno mcn wan sugayay muqalkan Facebook kuarkay mid shorts ah illahay haku karameyo wa fast time aan arkayo garissa oo muqal sidan ucajibsan laga diyariyay marlabad thanks kuna sodhawow magaladan somaliyed❤
walaal runtii aad ayaan uga mahad celinayaa muuqaalka aad ka samaysay Gaarisa 11 sano ku dhawaad maan arag magaalada aan ku dhashay laakiin waan ku faraxsanahay inaan daawado muuqaalkaaga. Waxaan rajeynayaa inaad soo bandhigi doonto muuqaalo badan oo ka yimid Magaalada Gaarisa
MANSHA ALLAH Maxaa ka qurux badan dhulkeena RABI Inagu beelo maantase mawada Dareensani midaas RABI ha ina Dareeensiiyo baan leeyahay SUBHAN WATACAALA 🤲🏾
My brother dhaaktaar welcome to Garissa cadey runtii waan ku faraxsanahay inaad magalkena aad noogu imadho aanan ku marti qadhi weyn marka kusoo da wow magaladi Garissa brother.. Feel free miinika waa mini gada sxb
Waligey uun waa maqli jiray gaarisa laakiin waligey muuqaal ama sawir kuma arag wad ku mahadsan tahay walaal maxamuud. Waa dhul Soomaaliyeed ❤
kusodaweyneyna huno
Welcome sister wataa garisa kuso dhawoow ❤❤❤🎉🎉🎉
Wlhi waa meel loo xiiso anoo yar daganan jirnay ❤❤❤ waan jeclahay mudo ayaa iigu dambaysey
Mey quur honta
Kusoo dhowaaw sxb
Reer Gaarisa waa dad wanaagsan oo qof kastoo somali ah jecel waa meel sinaan iyo nabad gelyo badan mar aan tegey 2 sano joogey waa jeclaadey . Waxaa layga siiyey dhul bilaasha somalinimo darteed ❤❤❤ maasha allah garisa 💪 ❤
Jaajuus kuma ruufyaamin 😂
I'm missing 6yrs Garissa my home. Thanks brother daqtar for showing us how you really love us.
M.a magalada gaarisa in badan baan maqli jirey magaceda lkn maanta wan arkay alx marun waan imaan dona insha allaha reer gaarisana waan salamayaa
Wanka qadney wll
Waan kaa qaadnay wlle
Insha allh malin malmaha kamid ah wan iman doona magaladan iyo magalada kale ee layidhaah wajeer taaso oon ku maqlay hees uu leyahay cawale aadan.
From berbera ❤
Wajeer illeen waa caan😅😅 Welcome with open legs
@@hassanabdullahi3366tf😅
Thanks for sharing am from Garissa! I am watching you from California USA ❤❤❤ thanks for showing! First UA-camr to show Garrisa cadey salute young brother! Many blessings
You from garissa ilove garissa city❤❤
Sxb muqal iyo farimo qurxon aya inaga gudbisayy Rabi hakusharfo Garissa na dhee watase kusodawow❤
Dhakhtar legend shaqo fiican baad haysaaa oo Bulshada somaliyeed ama dadka Af somaliga ku hadla wax badan ka bartaaaan Hore u soco hawshaa waa hawl fiican ❤❤❤❤❤
Mashallah Garissa cadey meel aan uxiisay👌
Point of correction* Tana River ma'ahan the only river in the entire Northeastern region. Waa webiga woqooyi Bari ugu weyn ama ugudheer laakiin waxaa jiro webiga Dawa ee deegaanka Mandera iyo webi yar oo seasonal ah ama kor laxiray waagii isticmaarka oo ladhaho WAASO kaasoo karo deegaanka wajeer.
Please isoo raac, hadi aad aminsantahy xabiibkena mohamed scw
Midkamida magaalooyiinka soomaaliyeed een kaliya kumaqlay magac ahaan waligeyna ka arkin sawir waakufaraxsanahay inaan muuqaalkaan daawaday maantay adne mahadsanid dhaqtaroow❤❤gaarissa❤❤reer gaarissa nabad ahaada❤❤from muqdisho
Masha Allah waa clip wacan balse waxan aad oga heley sidad ula hadashey xukumada GARISSA iyo bulashadeda , waa iney dhistan oo qurux sadan intey Nairobi qurxin lahayen dhuloda ha u soo jeeztan. Thank you 🙏
5:06 Wow, such beautiful smile 😍 and hardworking! Shout out to Somali mothers and sisters. Morcan ama cid kale gabadheheena soomaali maa gaari karaan ilaahi gabar saas aa siyaadeyo
Masha Allah,Garissa 1998 baa iigu dambaysay anigoo aad uyar,isbadal weyn baa muuqda.
Garissa waaxan joga lagaso bilabo 2009 sagalki wax barasho tayo leeh aya taalo xaag dhiin iyo maadi baa waaxan kaeheyn kulel sida kale waa magalo lagu nolan karo waa meel nabad kajirto
Dhakhtar isku daay inaad meela qurux badan kasodubto tnx for your video
First day i saw garisa ❤it’s beautiful city
Kusoo dhowaaw sxb
Sxp xage kunoshahay
Youtubarada Somalida sxb kuwooda ugu❤wanaagasan kamid tahy maasha Allah
Gaarisa dhul Soomaaliyeed ❤
Muuqaal quruxbadan ayad nasoo gaadhsiisay inader hore u soco guul insha allah
Ma sha Allaah Magaaladaydii ❤❤. Mahadsanid Suldaan.
Reer gaarisa Gabar an ka jeclaadey darteed Ayan Magaaladan muuqaalkeda u raadiyay Un Awal magaceeda keliya un baan maqli jiray😍 iLeen jacaylku Wa balo Talow darteed Ma imaan doona Magaalkan 😍
Dhakhtar legend keep going brother ❤
Garissa inta rer garissa ah gacata so tag gorma idinku danbeysey ✌️
1 year og
Haal saaana hada kamaqanahaay 😭😭WANUXISEE
Ani xataa sanad kahor 🥰
Next week kulaban raba 2years ma arag
Wanjoga adheer
Thank you for visiting my home town garissa dhaktar waxaan sanada badan kula socdaba maanta waxaad ikeentay bartaan ku dhashay ku barbaaray wax ku bartay ilaa iminkana ku noolahay waxaan jeclaan lahaa in aan kulano sidii boqortoyadii ayaan kuugu casuumi lahaa magaleeydi maadama dhul fog inooga timid long life my brother
Lkn afsoomaaligaaga waa ok 😅 maxaa
Msh allah thank you huno mcn wan sugayay muqalkan Facebook kuarkay mid shorts ah illahay haku karameyo wa fast time aan arkayo garissa oo muqal sidan ucajibsan laga diyariyay marlabad thanks kuna sodhawow magaladan somaliyed❤
Thanks garisa wax sifiican noogu soo duuba maanaan wali adi kahor bro
Finally my hometown mashaallah❤
Why market of Garisa with out light until now because Garissa largest capital northern west of Kenya that sadness from hargysa
MashaaaAllah MashaaaAllah 🥰🥰🥰. I really appreciate you 🙏🙏❣️❣️ tnx
Maasha allaah Gaariso reer gaariso waan idin salaamey waqti kuleelo ayaad ku soo hagasgtey
Dakhtar you are best UA-camr really
Wonderful Job Dakhtar
Ayy (Garissa cadey miss alot) thanks Dhakhatar ☺️💐🙏👍
MashaAllah Garissa waxan u heestey ineey tahay meel desert oo tuula ah ❤❤
Biggest river in Kenya garissa ayu kuyala waa dhul barwaqo❤
Dadka dhan sas u heystaan lkin Garissa waa magaalo qurux badan
Hhhh soomalitha kale oodan bar kula mid ah
Thank you walal Dhaqtar for dubbing a video of my homeland.❤️❤️❤️
😂😂😂😂😂
Masha Allah waa meel qurux badaan guulaa guraajeena
Mashallah legend si wangsan ayad Nula sucusisay thanks
Mash Allah brother i love your manner May Allah bless you and May Allah Procter you from all evils amiin yaa Allah ❤❤
walaal runtii aad ayaan uga mahad celinayaa muuqaalka aad ka samaysay Gaarisa 11 sano ku dhawaad maan arag magaalada aan ku dhashay laakiin waan ku faraxsanahay inaan daawado muuqaalkaaga. Waxaan rajeynayaa inaad soo bandhigi doonto muuqaalo badan oo ka yimid Magaalada Gaarisa
Aad baad sxp U mahadsantihiin labadiinuba sida quruxda badan aad noogu so gudbiseen muuqaalka gaarisa Guuul wacan ❤
My homeland Garissa Cadey Dhakhtarr wll qali mahadsanid guul wcn inshallah
Wll meesha.miyaa lala degaa Somalida mise waa keligood
@@ZakiALI-le9xxwalaal waa keligood. Ajanebiga Hal Hal qof oo shaqo u imaadey maogiye dadka deegaanka 100/100 waa somali
Magaaladii ay Xudduntaydu ku aasnayd❤ Waan u xiisay wllhi
From Garissa gar ahaan BULLA MZURI ❤🎉😢
Big fun welcome to mandera my brother
dhakhtarrr guleeso walalkey vlogy badaan nah waa kasuugena insha Allah best UA-cam baar 200k iyo kabaadan 2mlyan waa uqalaanda
This video another level dhakhtarrr🎉
masha allah Garissa wa gurigeni shukran huno ❤
Mahadsanid 😊😊😊Video gan wuuu yar yahay garissa video yadeeda soo badi mansha allaah ❤❤
Garissa my home thanks dhakhtar wll
😮My homeland soo swt walhii Garissa malabayee❤❤❤❤
Masha allh garisa meelaan uxiisay anoo yaraa waqti qurux badan kusoo qaatay
My homeland Garissa cadey..melaha dalxiska lo Tago so duub ..Garissa cadey mela shidan ayey qabta so sida Lantern .almond Tana .garden .landmarks iyo mela kalo kasi qurux badan so dub melahaa
From canada and garissa is hometown Masha Allah am coming soon.i.a
Northeasst city ❤❤ from mandera❤❤😊
Dhaqtar the one and only legend best youtuber
Welcome 🤗 bro GarissA cidna maleh cid kaxigto nah maleh always welcome 🤗
Nin an dawan jiray Aya garissa igu imaday Masha allah walal sodhawaw ♥️🙏
MANSHA ALLAH Maxaa ka qurux badan dhulkeena RABI Inagu beelo maantase mawada Dareensani midaas RABI ha ina Dareeensiiyo baan leeyahay SUBHAN WATACAALA 🤲🏾
Masha allah saxb qayba kale noosooduub oo magalada ah
Dhakhtarow ninka waa wataa please burco second vedio noogu keen. Mahadsanid zxp 🙏❤️
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
Our Garissa ❤
First time I’m watching this vlog from Galkio
Gaarisa anaaleh ma ilaawin iney tahay dhalalkii awoogey ❤
Welcome to Garissa my brother 🎉
That’s my home city garissa, one love from St. Louis Missouri bbe 🇺🇸
My brother dhaaktaar welcome to Garissa cadey runtii waan ku faraxsanahay inaad magalkena aad noogu imadho aanan ku marti qadhi weyn marka kusoo da wow magaladi Garissa brother.. Feel free miinika waa mini gada sxb
Rer gariissa afsomali fcn makasayan ogow saaxib by the way thanks for the beautiful video ❤
Dhakhtarrr my fav youtuber ❤
I stayed here garisa bolahigar for 40 days in tablig jamat from Bangladesh in 2018 before corona
Niyahow big fan ayaan kuu ahay. Safarkaagi seylac ayaan ayaan kugu xirnaa. I am in garissa inaan ku arko waan jeclaa
Welcome again brother inshallah
My second home 🥰❤️. My NFd people & all somalis love y’all 🇸🇴🇰🇪
Kenya 🇰🇪 maxa uso qadanayza kuwa dhulkaga haysta weyna I.n malinba kaso ceshan
Malahan tan maaha garissa masha allah 2012 ayaa igu danbeysay ❤
Mahadsanid sxb magaladeydi
Alla mxaa u xisay
Meel kaa qurux bdn majirto welcome walal qali Hargeysaa
Dhaqtar Big legend 🙌 keep going 💪 🙌
I Miss NFD for more than 6 years Show us wajir too❤❤
Gacaloy garissa cadey miss you 😢
I miss garissa thanks dakhtar next time come with qeys qeyser...from london UK
Broh go along with Wajir and Mandera please...and if you can Isiolo and Moyale❤
MashaaAllh mi brother hory usoco❤❤❤
Abowe mahamuud wan ku baqay walahi marka wabiga khadartisa ka shekenesin blse marka oda ku fadhisey wa naxe maqan sababata blse alle ha ka ilaaliyo 🤲😭
Masha Allah meshu waa kulel said ano soomalia ka imde ka yabe
I missed my home, thanks dakhtar
200K COMING SOON 🎉❤❤
GARISSA TOWNSHIP MY HOME 🏡 💕 💓
Alla suuq mugdi xasuus igalisey wlhi inaa noloshayda inta dhiman ku qaatana waan jeclahay
dadku wanaagsana 😍😍😍😍
Most educated town❤️
Dhakhar zxp keep going ❤❤❤
Rer garisa waa dadki hore Mansha Allah. garabka aya gacanta wali la isa saarta 😀
Qurbaad joogtaa sxb😂
@@MS-vz4ep wa runta bro.
Garabka Lama taabtaan ayey nooga dhigeen waxa lol
My homeland garisa bilan ❤❤❤❤🎉🎉
Dhaktar come to Mandera
Great video
Machallah Somalie🇸🇴🙏👍 et Djibouti 🇩🇯🙏👍
MashAllah my town garissa❤
First coment dhakhtarow Aadbaan uga helaa waxaad soo gaLiso marwalpa marka saa usoo dhigto daawadaa alle nolosha hakuu qurxiyo wll❤❤
dakhtar welcome to garissa wan jecla inan ku arko from garissa😍
2:04 war kan yari waa abtigey wlh😅😅😅😅Abdiwadud yare
Welcome to Garissa. Hoyga nabada.