@@umabdulahi95 mihiim maha inaa cid ku hoos noo laa taan xitaaa dawlad aan ku kuyo u talin waa noqon kartaan dekedana munbasana idinkaa leh hadii anay taa dhacayn waa inaa idinku u talilasan kiniya oo noqotan ku wala lagu hoos noolyahay dulinimo hayeelina fadlan hada doontan somalia haku birina laakin mee shaa joogtan wax ka ahaada ama u sareeya
Surely the young workers look frail and emaciated .,arguably hon dualle is more concerned about his cattle than the welfare of his workers. Hon I do hope you obey the Kenyan Labour laws requirements.
Waryaa saqajaanimada aan ku arkay janaalkaaga ka saar hadaad adigu ilaahay iyo nabiga jeceshahay scw hadii kale waxaad noqonee munaafaq qayaanaya dadka aan waxna ka ogeyn bogaaga nabigeenana ha ugafin yeeynan naari kugu soo dag dagine
@@tj-mi2ix nabi maxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato waan jecelahay muslim fiican oo dhana wuu jecelyahay. janalkayga wax xun kuma jiraan walaal laba cashar oo ardayda programmingka dhigata ka faaidaysanayso ayaa ku jira. Anigu kula caytami maayo ee hadad dhibsatay taladan ku siiyay ilaahay ha ku soo hadeeyo. janalkaygana waa kan cidii rabta in ay ka faaidaysato ua-cam.com/video/vSuvYoS5g74/v-deo.html
@@hassanh1978 ma ila aragtay ninkaa waxa janalkiisa ku jira iyo sida uu subscribe igu raadinayo magaca nabi maxamed naxariis iyo nabad galyaba korkiisa ha ahaatee
@@jawahirmohamedjawahirmoham287 dee ada dhaxay soma ahaan unsi noshidaya I’m ok lakin sariirta kuhigto ado dhar wedan sarirta sofuul marka unsiga shidid
Bare ducale Intu Usha hereri kufiiqey bu yiri dhibigaan wa 400kilo ..hereri bu ulajeeda .kkkkkkkkkkkkkkkk. Wa kaftan ee youtubekeyga fadlan subscribe isaara
War horta ninkaan iyo reerkooda soobarta taariiqdooda isagoo dowlad galin beey lacag lahaayeen oo gamacsato ahaayeen oo geel badan lahaayeen oo guryaha gaarisa kuyaalo intooda badan waxa leh reer ducaale ee bal in tiina caayin Soo ogaada taariiqda aadan bare iyo reer bare ducaale iyo dukaamadooda iyo waxa hanti ah oo eey lahaayeen
Reer barre waa dad xola dhaqashada ku wacan wana dad caan ka ah garrissa ❤❤❤
Adigu wll ma reer garissa tahay anigu hrgeisan daganhy
Hereri iyo Kenya waa barnaamij qiimp badan Somalida Kenya runtii waa Somali han sare leh Soomaalinimadu ku wayntahay
Waxaana tusaale inoogu filan
Xildhibaan Aadan Barre Duale isagoo xildhibaan ah ayuu xoolo dhaqanto yahay waa wax cajiiba
runtii
oo haduu yahay xoolihiisa na cid buu wax ka siiya, soo asagu malahan yuu ogu daneeyaa!
@Mohamoud Said what? aadan barre soo ninka badda somalia 🇸🇴 huraale kenya u rabo maahan doqonka cawska daaqo!
The cows are treated better than the people who take of them. Until you treat your employees right, your soul will remain poor and empty.
That's true absolutely
0
How do you know that the care takers are not well talen cared of?
Please tell us?
Wiilasha xoolaha la jooga duruuf aya ka muuqata odayga xildhibaanka siduu lo’diisa ugu roonyahay uguma roona
War adeer ragu wa somaliye sida u dhan
wlh wa Run gaaja kamuqata
Faataxo kuma joogaan meesha. Mishahaar buu siiyaa, xoogooda ayey lasoo shaqo tageen.
Hadey iyaga mishaarkooda sixun u isticmaalaan shoorkood
raga reer miyiga ah oo dhan baa duruufaysan toban dhibaato oo biya baxu ugu dhib yar yahay baa haysa
Sax waaye
Xataa Wabiga lo’da ha loo macaaneeyo!😂😂🤣🤣
xildhibaanka wuu sheegay ciduu yahay inay Somali tahay mar haduu asoo xildhibaana haduuba xoolo dhaqanayo
Cabdisalaan hereri my namesake what a wonderful nostalgic programme.
Masha allah waa barnaamij aan n ku raaxeeystay runtii anoo safar ah oo dhul gaalo cidla ah dhexmaraya ayaan dareemay inaan Home joogo,much love
MashAllah well done thanks for share with everyone Thanks
Maashalah wariye Cabdisalaan hareri
Masha allah illaahey ha barakeeyo lakiin waxaan layaabey luqada lagu hadlaayo quraac iyo qado iyo casho waxaad tirahdaan seddexda waqti waxbaa la siiyaa
shaqaalaha wuu bahdilayaa, ixtiraam dhan na tusaayo, Waryaa ayuu ogu yeerayaa masaakiin ilaahay
Maxay dhib ledahay marka, waryaa ma ceeb baa?
Gaarisa aanaalehe ma ilaawin inay tahay dhaxalkii awoowahay
Maaha kenya waa qayb somalia kamid ah.
Haa laakin hada wexeey kuhoosnoolyihiin dowlada kenya
Garrissa somalia maha waa kenya ee khiyaaliga kabax wll.
@@koorabelayo4035 adigu ma kiniyaan somaliga bartaad tahay oo u doodaya dalkiisa mise waxa tahay somalida kiniya oo dalka kiniyad jeceshay oo ku qanacsan tahay hayga xuman wll
@@umabdulahi95 mihiim maha inaa cid ku hoos noo laa taan xitaaa dawlad aan ku kuyo u talin waa noqon kartaan dekedana munbasana idinkaa leh hadii anay taa dhacayn waa inaa idinku u talilasan kiniya oo noqotan ku wala lagu hoos noolyahay dulinimo hayeelina fadlan hada doontan somalia haku birina laakin mee shaa joogtan wax ka ahaada ama u sareeya
@Cumar Farah hadad dhimato marbay geeridu noolosha dhaanta
Kawaran hadii dalkaagii qaxooti ku tahay oo dawlad masixiya hoos joogto weliba aad dadka wax shegay itoobiya eleteriya xoog bay dal ku noqdeen idinku bal dal noqda laakin hadii aa african hoos joogtan hanala hadlina jabuuuuuuuti waaa gaaar cisi iyo sharaf bay leeedahay waaa dal madax banaaaaan ogow
Surely the young workers look frail and emaciated .,arguably hon dualle is more concerned about his cattle than the welfare of his workers. Hon I do hope you obey the Kenyan Labour laws requirements.
Made from Sesam Seed added some of nutrients.
MAASHALLAH GOOD BUSINESSES
Ma jeceshahy nabiga scw subscribe
hadad nabiga jeceshahay ka saar wax yaabaha xun xun ee janalkaaga ku jira walaal ilaahay khayr ha ku siiye
Waryaa saqajaanimada aan ku arkay janaalkaaga ka saar hadaad adigu ilaahay iyo nabiga jeceshahay scw hadii kale waxaad noqonee munaafaq qayaanaya dadka aan waxna ka ogeyn bogaaga nabigeenana ha ugafin yeeynan naari kugu soo dag dagine
@@tj-mi2ix nabi maxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato waan jecelahay muslim fiican oo dhana wuu jecelyahay. janalkayga wax xun kuma jiraan walaal laba cashar oo ardayda programmingka dhigata ka faaidaysanayso ayaa ku jira. Anigu kula caytami maayo ee hadad dhibsatay taladan ku siiyay ilaahay ha ku soo hadeeyo. janalkaygana waa kan cidii rabta in ay ka faaidaysato ua-cam.com/video/vSuvYoS5g74/v-deo.html
Nabiga magacisa kudawarsanesid daaf jahil yahow
@@hassanh1978 ma ila aragtay ninkaa waxa janalkiisa ku jira iyo sida uu subscribe igu raadinayo magaca nabi maxamed naxariis iyo nabad galyaba korkiisa ha ahaatee
مشاء الله تبارك الله
Harare farmer ayaa ahey waa mahadsan tahey wax BADAN ayaa KA faaiideysaney barnaamijkaan , ducaale ilaahey ha ubarakeeyo mashruuciisa waa wada mahadsan tihiin.
This is beautiful! Adan i wan kusalamey 👍
zz
Adan Bare Duale nin ku dayasho leh
Viva Faarax Macalin 👍✅
Maxaa farax macalin meesha keene bisinka
Shaqalaha si aan fiicnayn buu ninkani ulahadlayaaa
Maxaa kuogeeysiiye war waxaad sooqortay dib u aqri
@@umabdulahi95 dee wax sax si khaldan buu ola hadlayaa waryaa waryaa ma af baa, soo magacyo malahan dadku?
Well dane Duale
Duale waa reer magaal kuma xumin kulahaa
Ad an guuuuuuul
Wariye alle cimariga hakuu dheeyo wax badan ayaad u mada u haysaye
Masha allah its good to be a Nomad 🐄 Adan uunsi is doing good job
AADAN BARRE WAA ABTIRSADAY, WUXUNA CADDEYEY SOMALINIMADIISA..........
@@vladimirputin3118 @yaac masking baa taha
@@vladimirputin3118 adiga tuug ah
We used to make cattle cakes by mixing feed and molasses thoroughly.
First comment mnsha Allah tabarakallah
Sajb
Wariyaha: haaya haaya haaya hhhhhh
MashAllah dule
Masha allah waalaga dhargee xoolaha hadaa
Farmaajo Congolese iyo Ugandans ayaa villa somaliya kuhaya xilldhibaan Aden Barre wakaas hawdka Lo,oda ku ilaashanaya.
Libaax dhagax laguma tuura Cayduna waxba kamatarto
Haaye haaye haaye 🤣
Ilahay Somali ha midayo
MAsha allh xoolaha kenya
Masha Allah Duale
shaqaalahaan waxay u baahanyihiin daryeel 400km neefkiiba waa lacag badan laakiin waxaad moodaa in aanay ka faaiidin shaqaalaha
Waa faras oo leh ❤️✌️✍️
Wa rag keliya kula ha hhhh haween kuma jiro war odaygu side u hadlaya
😂😂😂😂😂😂
Soo xuntii ma aha dee
Maashallan waa hogaamiye wadani. Waa arin Ku dabadayasha mudan.
si ixtiraam iyo furfurnaan ah ulama dhaqmayo shaqaalaha ninkan gumeeysi ayuu ku hayaa shaqaalaha waryaa sidan yeel waryaa halkan mar
ducaale waa dabeecadiisa xumaan kama aha
Masha Allah waxaa idinka dhiban ookali ah darka biyaha qoroxda ayaa kululenayaa ee kor halaga dhiso
MashaAllah adiga unbaan arke wax soo kordhiye. fiikrad kodrhis ayaa loo baahayahay maaha fikrad dumis. Thanks suleiman
Masha Allah wa salmya reer garisa
Mansha Allah is so beautiful
Waan idiin salaamay labadiin waxaa tihiin odayaal soomaaliyeed
Kamiriistaha, marax waaynaaday waaye. War kamirada ku wareeji xoolaha hanoogu heey dadka hadlaaye.
Masha alh duaale nin raag ah iga deh
Runtii waa barnaamij xiiso badan waan garan waayey vedio ga goorta uu dhamaaday
Kenya yetu hakuna matata
Kenya sio yako
Waaw Aaden uunsi waa ganacsato taajir ah
Masha Allah
Dawada Wajiga Haaraha iyo Nabarada Ka Tirta Timaha ka Ilaalisa Jarista ua-cam.com/video/cqvnrXnrF_s/v-deo.html&feature=share
Manshallah tabaraka.llaaah
ilahay ha u barakeeyo
Maasha'allah
University TV warkaa ugudebey saagey
maxamed bikey
thank you very much
Adan baree:Hilibkaas waxaa la yiraahdaa nyama choma
Hareri:Ny***** haya haya
Masha Allah
But I didn’t like the way is talking to his employees
True akhi .I see it too.he needs to be easy on them .treat them with kindness
U are just against him
Hada somalida waxey i dhihaayan dadka xoolaha raaca murti ayeey haayaan xoolo garoob ah xagee baa lagu arkay 😂😂
kkkkk waad iga qoslisey
Waar lo du ilaa 20 jir way gaadhaa anaa lo dhaqato ah
Alabtaasbuu isku gosanayaa miyaa
Duqbilow saaxiibbadii! 😆
Aniga Somali waxa Ku Oran lah in siysad Kal aysan shqad ka digin ee Ku daran xolah iyo daqanka side Adan bar okal
Asc walalah ku xiran Chanel kan PLZ iso boqda SUBSCRIBE ISAR PLZ illaahay khayir haa idin siyo inshllh wan ind sugaa PLZ 🤚 🤚 🤚 🤚
Guuuuuuul Gesiyoooow Duale
Mashallah
Masha allaah
😍🥰🥰😍❤❤❤💖🙏🙏💯
Aadan bare geeliisana hana tuso reer kooda waa geeleeye
Gaarisa waa dhul somaliyeed
Maya wa South Africa bulshit
ninkan doqon maaha caqli badan kuduugan suaasha dhan haday adagtahy jawaabta kuma daahaayo hada dhinac kale orogaa
0😢😢🕢 and 2
Aadan unsii masakinta wihi lasin laha ayu holo ku ibsadey Nairobi marka xaga udhaftid garissa county somalida kudhaqan biyo la ana udhamaden iyo wada tagayihin ayo caago wetan biyo radis ah adan unsii asagana waka holihi ayu siya qurac qado casho
Kkkkk
Adigana uunsi malagu shiidi
@@jawahirmohamedjawahirmoham287 dhib malaxan lakin sarirta wada fulena soma ahaan unsiga marka shidid
@@abdiazizkuli8755 iswarso adiga
@@jawahirmohamedjawahirmoham287 dee ada dhaxay soma ahaan unsi noshidaya I’m ok lakin sariirta kuhigto ado dhar wedan sarirta sofuul marka unsiga shidid
Hereri ' Caws iyo Biyo-ku-nool ' waxa looga maaha loda oo keliya. Waa xayawaanka ku nool daaqa iyo biyaha dhammaantood oo ay ka mid yihiin adhiga iyo loda iyo geela iyo ugaadha. Bahalaha hilibka cuna kuma jiraan
hakuna matata masha Allah
War cabdisalaan xogbaanu kabaranay waayo aragbaad naga dhigtaye
Masha alaah
Keniya somali
Dalka Kenya maahee waa dalka soomaaliya maxaa kuwaalay wariye Aadan bare ducaalena waa ey eyna madaahiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏👍👍👍
Waa dalka Kenyai calankan xun eed la ardeysid wadankiin ku hagaji
Meeshaan waa rag kulahaa dumar kuma jiro kkkk.
Halka deyr wakhtigu Dhigo kadaraa u magacbixin
Walee akhiro xisaab baataala
Afarii bokoli kilo yaani kilo 750kg ng'ombe moja.Ahassan akhidhi.That's a lot Duale.
Afar boqol ni mia nne
@@thirdworldrebel okay lakini nime jaribu bro.Hayee
@@kazungukakiyo4309 umejaribu sana Sawee 😅
@@thirdworldrebel .Najua kwakina Duale hapo garisa Ifutini. Njia ya kwenda Masalani.Mbele ya nyumba ya Aden Duale garsa prison.
Maahaa,,haahaisi. ""Wantageni maana yake munaenda??""
Lo du waa xoolo ugu wanaagsan dunida
War waa aadan unsade😅😅
garissa cadey
War Raga noolee hadaad ina Rageed tahay.
Ha USAARININA SUBSCRIBE NINKA MAGACA
👉AMIN PEPE CHANNEL WAXAA KU JIRA BOGIISA DAD QAAWAN IYO FOOLXUMO
NABIGEENANA SCW
WUU U GAFAY OO ISAGOOY AY BOGIISA SAQAJAANIMO KU JIRTO AYUU IDIN LEEYAHAY .
HADAAD NABIGA HECESHIHIIN SOOMAALI YEEY ILAAHAY KA BAQA ISKANA ILAALIYA INAAD WAX AAD ILAAHAY UGA FOGAANEYSAAN AAD CUNTO KU RAADISAAN
War kuwan maba la afgaranayo waxay skhrinayaane
Mahad sanid wl shaqo wacan
The cows are treated better than the people who take of them until you treat your employees right you soul wii remain poor and empty.
Hhhhhhhh ma 500 neef anga waxan heysana ilaa iyo 9050neef
Aadan uunsi markii uu uhuro cayriyay yuu lodiisa iska dhaqday waa kii farmaajo u bootayn jiraye
Asho hassan
Aden isagoo xildhiban ah ayuu hadana xoolo dhaqato yahy wa aqli badanyahy
Xoldhibanadina lacagta xaaranta ayey fadlhiga ku cunan dalkana wey ibsadaan
Dalkana wey dishen marka xildhibanada shaqo fiican buu qabtey ku deyda aflagaadad iyo ceebta kojima xasidiknbaatihine wax ma garato ah.
Haaye haye haye
Bare ducale Intu Usha hereri kufiiqey bu yiri dhibigaan wa 400kilo ..hereri bu ulajeeda .kkkkkkkkkkkkkkkk.
Wa kaftan ee youtubekeyga fadlan subscribe isaara
Aan subscribe kuu saarnee magac aad leedahay la imoow sharma boy haku qaraabane
Suug Nairobi kaibina
Odaygu afsoomaali xumaa aad uma yaqaan luuqadiisa
Aflagaadada daa iskuul afsoomali mauuba aragee maxaad ku eedeeyneeysaa muhimada waa in lafahmo wuxuu sheegayo
Cabdisalaan kadurugtuuga
War horta ninkaan iyo reerkooda soobarta taariiqdooda isagoo dowlad galin beey lacag lahaayeen oo gamacsato ahaayeen oo geel badan lahaayeen oo guryaha gaarisa kuyaalo intooda badan waxa leh reer ducaale ee bal in tiina caayin Soo ogaada taariiqda aadan bare iyo reer bare ducaale iyo dukaamadooda iyo waxa hanti ah oo eey lahaayeen