Faraacintu soomaali ayey ka soo jeedeen awal ma rumaysan jirin lkn cadeymo badan oo aan arkay ayaa ku rumaystey ayaan daro waxaa ah in taariikhdeenii lagu qaraabanayo anaguna odey waahore dhintay isku dilayno oo isku colaadinayno somalidu waa dadka ugu faca wayn DNA goda marka la qaadey waxaa la yiri carab iyo cajamba waa laga helayaa dhiigooda subxaanallah
@@ApdallaMarcello-od5kl Walaalaky meel gaara aan kuugu tilmaamo garan maayo lkn vedioyo cadeyana oo kala duwan ayaannarkay youtubka ka baar tiktokta xita wad ka helaysa dad ka hadlaya
Qisada eh in gawar Somali ay faraacinada boqor ka noqotay waxaan ku arkay taarikhda TURKİGA, Turkida buugaagtooda taarikhda waxay ku sheegen in ay somali ay tahay eyna eheed boqoradii u danbeese faraacinta waxayna u yaqanaaneen magaca ah Kolepatra 8’aad, waxayna dhimatay xili ay ka soo carartay dowladii ROMANKA oo markaas soo gashay MASAR sida ay sheegena ayadaa is dishay si ay san ugu gacan galin Roman ka. Waxaa la yaab eh dowlada kale taarikhdena haayaan anagana aanan meel ku ogeen. 😢
@@Usermaatre6723 kaalay bal adi u diid putland naceeb miyaaat u qabtaa macnaha qof walbaa og in boqortooyadii punt ay eheed putland marka kaalay aduu taariiqda ka tirtir
Woow habo mashallah I am in maroco in Africa beautiful inchallah Cairo I am going to see inchallah I have wonderful ascwell you are the best UA-camr 💚🤍❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🇩🇯🇩🇯
Somalida taarikda dalkooda ayeeba burburiyeene ma mid wadan kle aan ku leenhy ayaan tabar u haynaa marka wax jiro moog thy waa lagu dhacaa tan kle wagaas waaba foggahaye hada xitaa somaldia maaha dad wax wora wax aqriya sasgahanka inee wax dawadaana ma wax dhageystaan mooye camal kle mlhn dad 2024 umada aduunka ka dambeeya wax u sheege wllhi inta somali ah oo aduunka hormartey wax la qaybsam karo waa 20% 200 oo dalxiisayal ah madka aragto laga yaaba in hal somali arsgfo oo wax fahansan inta kle aaway qaxooti qabiil is daba marin kii wax alle siiyey wadanka uu joogo iyo somalia ma dhafaayo 😀😀
Faraaciintoo idil waa somali waana been arinkaasi taariikhda dhukaasi milkiyadeda somali baa leh balse somali buugaag ay uqoreen dadkii dhacay taariikhdoda ayey ku faraxsanyihiin waxaa la yiri carab aan ku mashquulino dad aaney isir midib luuqad midna wadaagib
@@saciidsuleiman1355 Anagu masiixiin iyo Yuhuudna maan noqon waxaan ahayn dad Waaq uun aamiinsan intaan Islaamku iman. Faraaciinto ilaahyo badan baay aamiinsanaayn oo Aamuun ka uugu dambeyey la odhan jiray. Waligayn maan ahaayn dad ilaahyo badan laaha oo Gaalo ahaa.
Kalaay ila eeg muuqalda aan so guudbiyo . Haddi aay ku cajabiyeen fadlan nagu so biir hadi kalena taladdada iyo tuusalahagu waa no muhim . Mahadsanid.❤
Subxnllah been badnida puntland wa same awowe adiga puntland nacayb kgu jira puntland dhulka bari iyo dhankaas baa loo yaqanaay ee ku caan aha beeyada.fooxa,luubanta iyo xanjada ee jooji tarikhda puntland ee aad cagta sarayso
QAYB KA MIDA WABIGAN AYAA KA YIMAADA UGANDA WAXA LAYIDHAA WHITE NILE HALKA WABIGA BLUE NILE KU SOO BILAABMI ETHIOPIA 🇪🇹 .LABADA WABI WAX AY ISKAGA DARSAMAAN KHARTOUM SUDAN ISAGOO MID QUDHA AH AYUU SUDAAN SOO GAADHAA .... 😅😅😅😅
cida quraanka jecel loofta hala dhaafina ❤
Majecli
So muslim matihid
❤❤❤❤❤❤❤❤
@@MarkaboIrsaq ma ihi
Soomali ku hdlys somha kadA marka ciyarta dinta wall👍🧕@@mmm-ww8jp
Best youtuber in Somalia 🇸🇴 Dhakhatar
Waan ka baqaya inader funny ma ku fahmaya talow 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😊
From puntland dhulkii uduga 🇸🇴❤🇸🇴
Punt dhulka somalida dhan lahdihi jiray waxana katlin jiray boqor baraxow raage gorgarte hawiye
Punt dhulka somalida dhan lahdihi jiray waxana katlin jiray boqor baraxow raage gorgarte hawiye
@@Ahmedmahadcaruus subxnllah waryaahe been badanida ma caruurbad ugu shekeen meezha punt empire gormaad ka taliiseen talyaniga iyo gumaystayashi baaba wabiga iidinka tilaabi jiraaye ee dadka tarikhdooda udhig jahil batahaye
Aad baad ugu mahadsantahay sidaad noogu soo gudbisay your beautiful experience in the land of the ancient Egyptians
Faraacintu soomaali ayey ka soo jeedeen awal ma rumaysan jirin lkn cadeymo badan oo aan arkay ayaa ku rumaystey
ayaan daro waxaa ah in taariikhdeenii lagu qaraabanayo anaguna odey waahore dhintay isku dilayno oo isku colaadinayno somalidu waa dadka ugu faca wayn DNA goda marka la qaadey waxaa la yiri carab iyo cajamba waa laga helayaa dhiigooda subxaanallah
Xogtaas inte ka hela wll
Imika oo videogan aan daawanayo. Even u fiirso bal hotelkan uu dhakhtar daganyahay. Sawirada ku Sharxan. Waa exactly sida somalidu u sawirto wax.
Waad riyooneesaa jareeyaheey. Waa masaari oo carab ah oo cadcad
@@mmm-ww8jp jaahil bad tahee faracintu carab ma ahyn. Carabtu waxy ku faafen masar islaamka kadib
@@ApdallaMarcello-od5kl Walaalaky meel gaara aan kuugu tilmaamo garan maayo lkn vedioyo cadeyana oo kala duwan ayaannarkay youtubka ka baar tiktokta xita wad ka helaysa dad ka hadlaya
First❤ 😊 Love Saara Team dhaqtar❤
Sxpiyal aan ku salino rasuulkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
Masha Allah Dhakhtarrr. Aad iyo aad baad u mahadsan tahay,
ku soco, raggeeediii
Qisada eh in gawar Somali ay faraacinada boqor ka noqotay waxaan ku arkay taarikhda TURKİGA, Turkida buugaagtooda taarikhda waxay ku sheegen in ay somali ay tahay eyna eheed boqoradii u danbeese faraacinta waxayna u yaqanaaneen magaca ah Kolepatra 8’aad, waxayna dhimatay xili ay ka soo carartay dowladii ROMANKA oo markaas soo gashay MASAR sida ay sheegena ayadaa is dishay si ay san ugu gacan galin Roman ka. Waxaa la yaab eh dowlada kale taarikhdena haayaan anagana aanan meel ku ogeen. 😢
land of punt waa somaliland ma aha puntland waxay xadeen magaca dhawaan toban sano ka hor
@@Usermaatre6723bro Somaliland iyo Puntland labaduba waa dhul somaliyeed so marka waxba masoo kordhineeso waxa aad ka hadloosid labaduba anaga lee leh 😂😂😂
@@Faysal_Mohamed mummified daanyeer from Punt waxa laga helaa Somaliland iyo foox maaha puntland
@@Faysal_Mohamed puntland ma laha
@@Usermaatre6723 kaalay bal adi u diid putland naceeb miyaaat u qabtaa macnaha qof walbaa og in boqortooyadii punt ay eheed putland marka kaalay aduu taariiqda ka tirtir
Inshallh waxan rajayndona inan noqdo youtoper dhakhtar iyo qays qaysar oo kale ah
😂😂😂
Iyo AbdiXplorer inlastoo isagu english ku hadlo. Kamerad wacan iyo microphone soo iibso. Hadaad casharo sidaa videoga loo duubo baratidna wey sii fiicnaanaysaa.
@@sunshineseaandvitamind8620 wllo waxa kale dhan wan bartay waxa kaliye iga dhiman waa phone kasna hadan rajaynaya inshallh
Wlhy I love Egypt 🇪🇬 ❤is one of my wishes to go there inshallah
Dhakhtar hore u soco walaal❤
Libaaaxow horey usoco wlky from lascnod🐎
Aswan iyo shacab nuubiyinta mashaAllah
Woow thé is super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti
C'est vrai 😂
Ciraaq Next plz Zhp
Ha dilin ninka😂😂😂😂
@@YCQBo kk waa amni
Malaha boowe taasi majeerteen bey ahayd..
@@garaadyacquub2188diiladii kudashe waas
Wadankaagana u yeel meel loo safro hadalkaasi waa i gallay. From Punti ❤BARISANAAGDHULKAUDUGAILLAAHYADA👑👍🏾
waa waryyy king araweeLo meeshy ka talin jirtay inaa mar tago I.a😂💝
king Aaaa
Msha Allah waa Video aad u qurux badan 🎉❤
Woow habo mashallah I am in maroco in Africa beautiful inchallah Cairo I am going to see inchallah I have wonderful ascwell you are the best UA-camr 💚🤍❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🇩🇯🇩🇯
I just liked the baground music 🎵😀
Maashaa alaah waxan aqoon ayad ii faaideyseen😊😊😊
Somalida taarikda dalkooda ayeeba burburiyeene ma mid wadan kle aan ku leenhy ayaan tabar u haynaa marka wax jiro moog thy waa lagu dhacaa tan kle wagaas waaba foggahaye hada xitaa somaldia maaha dad wax wora wax aqriya sasgahanka inee wax dawadaana ma wax dhageystaan mooye camal kle mlhn dad 2024 umada aduunka ka dambeeya wax u sheege wllhi inta somali ah oo aduunka hormartey wax la qaybsam karo waa 20% 200 oo dalxiisayal ah madka aragto laga yaaba in hal somali arsgfo oo wax fahansan inta kle aaway qaxooti qabiil is daba marin kii wax alle siiyey wadanka uu joogo iyo somalia ma dhafaayo 😀😀
اجى با العراق يا اخي ❤
i have admire the great work you have done by showing as alot of tourist sites world wide
Can you go to SIWA Oasis in the Western Desert Egypt
Dhaqtarrrrooow wanku sallamy ina ader
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Waamaxay gabar
Waxaad tidhaahdaa gabadh soomaliyada
Zxp waa lahjada reer koonfur wxan dhahnaa Gabar sidokle Gadhina
Wxn dhahnaa Gaari marka waa ceynkaa lph😂😊
May ahayn Somaliyed. Way timi xagaa markaysay iska jeclaatay Soomalida oo waxoogna sheegatay. Waa waxay sameeyn jireen boqorada iska qabsan jiray dhulalka. Mid kale Eritrea iyo Yemen ba waay shegaan.
Waligaa ma isweydiisayn magac SANAAG intuu shabho SANA’A da Yemen. Yaa nala rabay iin magac nala ku khasbo oo ka dambeeyey. Siad Barre marku qabsaday Soomaalia bu buurahaa Daalo iyo Ceerigaabo magacooda uu badaly. Ujeedo bu ka laha. Wsrsengali baa la idhaaha waa Yementii madowaa oo la keenay Somaliland sii aay uqabsadaan buuraha
Faraaciintoo idil waa somali waana been arinkaasi taariikhda dhukaasi milkiyadeda somali baa leh balse somali buugaag ay uqoreen dadkii dhacay taariikhdoda ayey ku faraxsanyihiin waxaa la yiri carab aan ku mashquulino dad aaney isir midib luuqad midna wadaagib
@@saciidsuleiman1355 Waa been taas. DNA baa laga qaaday maaha Soomaali. Faraaciin waxaa ahaayn dad kala duwaan…..waayo muddo dheer baay jiirayn.
Kuwii uguu dambeey cadaan baay ahaayn tiimo caas. Kuwii kola hooreey maddow sida Sudaan baay ahaayn. Anagu Sudaan manihyn. Nubian baa la odhan jiray.
@@saciidsuleiman1355 Anagu masiixiin iyo Yuhuudna maan noqon waxaan ahayn dad Waaq uun aamiinsan intaan Islaamku iman. Faraaciinto ilaahyo badan baay aamiinsanaayn oo Aamuun ka uugu dambeyey la odhan jiray. Waligayn maan ahaayn dad ilaahyo badan laaha oo Gaalo ahaa.
@@rodag7831 faraaciintii oo idil waa somali dna ga xitaa wxee sheegeeysaa inee somali somali ahaayeen yementa waagaas adoon beey ahaayeen
❤❤❤ waaw mash alllah indha naga dalxiisisay❤❤
Indr heesta iisheega background music ❤
Qosolka waad ku qurux badan tahay dhakhtar maxaad u qarrisaaa ❤ Keep going
Keep going bro we proud ❤
Next Falastiiin ❤
Hore u soco sxzp
My fv channel Dhakhtarr❤❤❤
Dhaqtar best vloger
Dhakhtarow YAXAAZKII YARAA Ma nool yahy..?😅
Afar boqol oo kun ha dhihin dhakhtaroow
Afar kun oo sana dheh 😂😂❤
Gulayso zxp 🎉
Isaaqii dhabta ahaa ar iga daa
Inader waa kabaqayaa😂😂😂
Wanbaxney lakini odey .... mashallh
😂😂😂😂😂 legand waan ku waata
Heesta muuqaalku ku bilaabanayo qofkii igu caawiya aad ayaan ugu mahadcelin lahaa.
Sida kale muuqaalku aad buu u qurxanyahay.
See the world
Markalena Waan ku Sugaynaa ❤️
Aswaan waxan soomarey 2013 leygama dhexgaran waayo waa soomalida asalka ah faraaciinta saxda ah
0:13 0:15 manoli 😂😂😂wa cusbahy 😂 0:34
Mahadsanid
Saxiib heesta background-ka halkee laga helaa
Music gaan ka helay magaceeda yaa ii sheegi karo
Kalaay ila eeg muuqalda aan so guudbiyo .
Haddi aay ku cajabiyeen fadlan nagu so biir hadi kalena taladdada iyo tuusalahagu waa no muhim .
Mahadsanid.❤
Dhakhtarrr SAXIB SHAQO WANAAGSAN WAANA ISTAAHISHAA IN LAKUU SAARO subscribe
ASWAAN MACNAHEEDU WAA CASIMADII RAGGA SIDA BURCO OO KALE GOBOLKII RAGGA
😅😅😅waan kabaqanayaa inadeer kulahaa
Sxb .heestan. fanaanka. Qadi iisoo qor❤❤
❤❤❤❤❤ Kep going Paro ❤❤❤
Music reer galbeed baad noo saartay sxb
Manshlh muqaal quruxbdn
Wan jeclan laha ina safro😢
Qof igama horeeyo 😂❤
Waan ka baqayaa inaadeer😂😂😂😂😂
Ninkii ugu horeye fircoon ticket u koosta kadib aa soo arag 😂😂😂😂
Waaaaw the best done 😮
M.a❤❤❤❤❤
I’m still in shock about how you just drank that water straight up unfiltered. 😮
You should be a health professional 😂😂😂😂
Lipah keep going
Aryaa wuu neefsanayaa walaahi 8:24 😂😂😂
Xabsadsuud waa xaq San Suudi
ماشاء الله رائع ❤
Hatshepsut ayaa la oranjiray boqoradaa somali inay ahayeena iyadaa cadaysay.😊
Aswaan waa magalo wacan Lkn kaneeca nafta ka jaraysa
mansha ALLAH
🎉🎉🎉 ibaara cm waku salmy
Waxaan rajeynayaa inaa imado Mar aan dheryn I.n ❤❤
War dhakhtarow Fulay sanidaa wllo 😂😂😂😂
Halayabin walal dhulkenu wabi malaha markaa waxii uushekacarured kumaqlijiray ayaa run utabee 😂
Masha Allh keep going ❤❤❤❤
Mashallah habo
2:52 kaadi xabashi ah ayaad dalaq siisey 😹
Masha alaah
i see you enjoying
waan ka baqaya inaader😂
Allh dhakhtaroow fulay😂😂😂
Dumarku king ma noqdaan waa queen male is a king femail is a queen sax
Waa runta sxp😊
Sxbow taariikh maxaa ilaalin kartaa caydiid iyo qabiiil aa nagu dhax baqtiyee ma anaka ayaaba leh qalbi tariikh lagu keediyo heysano😢
😂😂😂😂😂 waad iga qoslisiisay cigaal shidaadki 2024 aan arko yaxaas yaraysi maleh
Dhakhtaraw MaLaa Nagtaasi cibraan aHayd😂
Dhakhtaroow ninkii habar awal ee qaahira mar ka taliyay taariikhdiisa nool Soo hel😊
😂😂😂
Next Ciraaq Zhp
War miskiinka ha hodin ciraaq dagaal ayaa ka bilaab mee
Plz next video🎉
Aswaan dadkan ku nool waa dad said iskuu egnahay hada nahay somalia aniga barii tagay in xamar joga ismoday
Xataa sawiradda guriga ugu dhagan sida sawiradda somalidda U eg yhy
Bunt & putland ayaa isaga kaa qaldamay,
Puntland waa magac uu gumeystihii bixiyay 100 sano horteed, halka erayga bunt uu yahay magac loo aqoon jiray geeska afrika gaar ahaan dhulka soomaalida kumanaan sano horteed.
Subxnllah been badnida puntland wa same awowe adiga puntland nacayb kgu jira puntland dhulka bari iyo dhankaas baa loo yaqanaay ee ku caan aha beeyada.fooxa,luubanta iyo xanjada ee jooji tarikhda puntland ee aad cagta sarayso
@@AliDahir-ob7iy miskiinoow taariikhdaada baro, putland waa magac uu gumeystihii ingiriisku u bixiyay gobolka qeybo ka mida gobolada sanaag iyo togdheer ee maahan magac 150 sano kahor laga yaqaanay gayigaan inaad taariikh ka dhigato luuqad shishiiye iyo magac gumeyste buxiyay waa kuu garasho xumo,
Magaca Bunti ayaa laga yaqaanay gayigaan soomaalida kumanaan sano horteed. Ingirisna aduunyadaba lagama aqoon xiligaa. Ee taariikhdaada haku aasin mid gumeyste naceyb iyo jaceyl midna wax kama ogide.
QAYB KA MIDA WABIGAN AYAA KA YIMAADA UGANDA WAXA LAYIDHAA WHITE NILE HALKA WABIGA BLUE NILE KU SOO BILAABMI ETHIOPIA 🇪🇹 .LABADA WABI WAX AY ISKAGA DARSAMAAN KHARTOUM SUDAN ISAGOO MID QUDHA AH AYUU SUDAAN SOO GAADHAA .... 😅😅😅😅
Salam I am In Egypt and I’m Somali
Can you please come to me
Carabiga baro sxb wa muhiime
Heesta music 🎶 leh halay sheego dhalin yaro
See the world baa la dhaha
Wlhy dhakhtar wa iga qoslisay war kada 😂
Ar geedka iga du inadeer😂😂
Keep going❤