AF SOOMAALIGA MAAN AQOON BILOWGEYGI | Geedi Sahan | GORAY PODCAST
Вставка
- Опубліковано 14 лис 2024
- GORAY PODCAST | SAFARKA & UA-cam
Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: @GeediSahan @Dhakhtarrr @PerfectZizou
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.c...
Apple Podcast podcasts.apple...
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
Follow SULTAN FILMS on
@sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official UA-cam channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#SultanFIlms
#GorayPodcast
#GeediSahan
Gedi sahan waxa uu wax ka badaly wajiga somlida ... meelo qarsoon oo qurxan ... big respect 🙏
Geedi sahan runtii aad buu u caqli badan yahay❤
Geedi sahan oo wiil bashaash ah soomali oo dhanbaa jecel ilaahay ha barakeeyo❤
Geedi sahan waa waaya Arag da'diisa Ka wayn
Geydi sahan 100 millions. Ayad gareysaa insha allah. Qof qalbi wanagsan ayad tahy guul insha Allah
Ha sheegina meeshaa tagaysiin sababtoo ah cadowbaa jira shaqo aan qof waligeed qaban baa noo qabateen. Maansha Allah
Masha'Allah, Geedi Sahan, geesi, fariid, indheer garad, proud Somali.
Manshallah ilahay ha in xifdiyo wiilasheena soomaaliyeed horay u socda.
Walhi wa runti geedi sahan aad buu noo kala baray dhulka somalida siiba konfur
Asc somaliyeey walalkeen geedi sahan hala caawiyo wa yutuberka kaliya somalinimada ku weyn tahay
Somalinimadu Ku wayntahaydaasaaba sheeko baralay ah.
Absolutely
I realy enjoy it, dal jacalka waa lo dhashaa, guuleyso sxb and thanks sidaan dalkeyna noo kala bartay.
Mahadsanid geedi sahan
Dhakhtarka kasaara waayo arag maaha wali
Suaasha uu waydiiyey ee ahayd ma cadcad baa degan baraawe? Jawaabta uu ka bixiyey geedi sahan aad baan uga helay, thanks sxb qof caqli badan baad tahaye👍
Aad iyo aad, Nin masuul ah waaye. Allaha barakeeyo!
geedi sahan respcgi🥰✌️
Thanks
M.a wlhi wiilkas geedi sahan la baxay wa cabqari iyo mufakir wayn.... ilahay hadaayo somalina rag badanoosasa u rajaynayaaa...
Somali ba dagan maxa ka wadaa cad-cad hay dhex galin waxas...
Feysal cali waraabe ayaa jail ku haayo war Somalia waa uun soomaali haka dhigin inaad Brazil laga hadlaayo
Jawaabta uu kabixiyay su’aashi xumeed, Somalibaa degan.🫡
Respect
💯 % TRUTH ,WAAGI YOUTUBKA KU CUSBEDEEN DIRISLE IYO CK WAREYSANEYSAY XITAA AFSOMALIGA WUU KUDIBI JIRAY
Thank 🎉
Geeley iyo beeraleey
❤
Geedi Sahan isnot eesy
Wiilka somaliga miyaa ku adag
Goray ma Guray baad ka wadaa?
Goraygu soo shimbirtii weyneed ma aheen. 😂
Carabi ku noqp maanta 19m gaadhi lahayd Reer koonfur xa ka faaidi
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
Integration, Somaliland, Somalia? I don’t think so. Tourism? Maybe yeah 😂
Kaas dhakhtar labaxay fish and chips ayuu iska dhig dhigayaa isagoon weligii africa dhaafin bal ufiirso ragga hadalka wuu kadhex gelayaa si khasab ahbuu rabaa inuu isukeen Baro 😅
Ninka laydh ka dami indhaha ka saarte😂
Bal muxuu wiilka karabaa waayaabe😂
@1:26 Dhakhtar disrespect (bilaa ixtiraam) markaa tidhi.. beribay naagi igu dhufatay lacagtaasi. Better to say beribay gabadhi igu dhufatay lacagtaa giimbaarta. Fyi: giimbaartu wa lacagtii 🇸🇴 ee Burco laga isticmaali jiray b4 20 yrs I think
Taada ka hadal
HAMBALYO DHAMAANTIN
AMBASSADORS AQOONTA, DHALXIISKA @ KOBCINTA BULSHADA
Ninyow geel intaa umbaa ka aaminsanhay, in qof geel dartii loo dilay ayaa hadana 50 ama 100 geel ah lagu iloobaa qofkii la dilay.
Sheekadaan waa sheeko qaab daran oo been yaa yiri koonfur waa kala dhaqan, Reer koraadoow waa soo waalateen
Suasha kamu jawaabin kaa rer somiland kulaha bariga geel malaha
Way leyihin labadaba gel iyo lo
Mida kale jibril abokor iyo samaron markay is dileen ma geel bay isku haysteen waa maya
Kuwa bariga ma geel bay isku laayaan waa maya
Markaa iska aamu nio colada somalidu waxyabo badan bay ka kici kartaa sida hablaha daaqa iyo aano
Marka kabaqeysid macqul habar aba inu kugaliyo eray hadhow waakufilayay sidaas ani ayeeyo dagaladi keenay marki bixitanka lagaray usheg maya wayo inaa kafarxiyo iskudayijiray tahrib badiyo kuwa kayimid sin jirtay hadan ushego iney igudarto aba iracsiso habar
Thanks