NAJMA NASHAAD FEAT SHAAFICI QARANDOON | JACAYLKAAD KU FIICAN TAHAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2021
  • Shaafici Qarandoon,Khaalid Kaamil, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Sharma Boy, Mursal Muuse, Hodan Abdirahman, Kiin Jaamac. Ugbaad Aragsan, Najma Nashaad
    Najma Nashaad & Shaafici Qarandoon
    Jacaylkaad ku Fiican Tahay
    Erayada & Laxanka Sakariye Kobciye
    Music Furinle
    Camera Liibaan Daahir & Nuuradiin Dugsiiye
    Editing Nuuradiin Dugsiiye
    Afro Waqal Furinle Production

КОМЕНТАРІ • 659

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 2 роки тому +534

    Shafici najma ubaneya barxada ❤️

    • @abdimaalikayshka2432
      @abdimaalikayshka2432 2 роки тому +2

      The one only my brother lii caato legend 🔥🔥

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому +2

      Liicaato najmo ma isjeceshihin hortah

    • @cfataxmohamed8517
      @cfataxmohamed8517 2 роки тому +2

      lii caato sxpo hada kohor ma xasusata mar aan msjid kabo ka wada xadnay oo lugaha nabro kaga sooo bixi jireen 😀😀

    • @malyounaliisse4177
      @malyounaliisse4177 2 роки тому

      Liban wll jibouti imo wan kusodaweyn

    • @safaarimaan8374
      @safaarimaan8374 2 роки тому

      @@khadraciise2044 maxaa kaagalay adiga war badanaa waxan🤭🤭😂😂😂😂😂

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 2 роки тому +152

    🤐MiYa laa waYaY hal qoof oo ku saliyA🤔 nabiGa scw scw scw scw scW🥰🥰

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 2 роки тому +175

    Hit song my boy shafici qarandoon ft queen najma waqal studio layaab layaab

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 2 роки тому +57

    Allaha uu naxariSto aboo ajakis hal mar anu uu ducaYno wllalaYal🤒🤕😭😭😢

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 роки тому +18

    Ereyadii & Laxankii Habargidir Kobciye Wiil Hoog 🙏

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 роки тому +2

      @@mohamedamiinabdihashi8019 yaa yiri ma iga hubtaa 😂

    • @issanm2493
      @issanm2493 2 роки тому

      @@mohamedamiinabdihashi8019 hg yuu ka yahay

    • @mohamedyusuf8943
      @mohamedyusuf8943 Рік тому

      ​@@issanm2493waa cayr

  • @sadaamartsofficial3146
    @sadaamartsofficial3146 2 роки тому +13

    Zakariye kobciye Abwaan+Laxameyste+Fanaan🥰🥰

  • @nimcabashiir3604
    @nimcabashiir3604 2 роки тому +24

    Heestan najmo bas in ey so qaado ayey ku fiicnan laheyd inta najmo nashad ayan ka helay really 💋❤️💋💋

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 2 роки тому +6

    Alllah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw

  • @abdulkadir532
    @abdulkadir532 2 роки тому +2

    Erayadii iyo laxankii Zakariye kobciye fankii oo qof ah

  • @zaaqokiko7702
    @zaaqokiko7702 2 роки тому +17

    Najma nashaad and shaafici another level

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +9

    Wow an other level Najma nashaad waa Fanand aan Jeclahay keep going quruxdii oo qof ah

  • @hamdiabdulkadirhassan6058
    @hamdiabdulkadirhassan6058 2 роки тому +8

    Fariidnimo iyo waxaad Adigu facaa dheertahey caqliga🥰
    Hees iyo bar waaye tani🤗💜

  • @nasiib_isxaqq254
    @nasiib_isxaqq254 2 роки тому +43

    WAQAL IS THE BEST FOR ALL KEEP GOING WALAL 🥰🔥🔥♨️👌👌👌🌍🌍🌍

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 2 роки тому +5

    Mansha Allah eedo you look so stunning 😍 💖

  • @mouslimosalah7974
    @mouslimosalah7974 2 роки тому +2

    Great work Zakarieh Kobciyeh laxanku iyo Ereyadu caadi mahaan

  • @mohamedabdukadir3426
    @mohamedabdukadir3426 2 роки тому +35

    Abwaanka abwaanada+laxamiste+fanan kobciye legend
    🔥🙏🙏💯👌

  • @adamDooll
    @adamDooll 2 роки тому +2

    Sakariye kobciye ninka fanka gacanta ku haya 💯📌

  • @mucarafaden3824
    @mucarafaden3824 2 роки тому +3

    Qofti timaha timo aysan lahayn kudarto
    Mida kudareysa iyo mesha loogu daray nacalad Allah haku rido ayuu dhahay rasuulkena scw scw

  • @azmardesiner4276
    @azmardesiner4276 2 роки тому +4

    NURADIIN DUGSIIYE BIG LEGEND PEST EDITOR💉❤️

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 роки тому +4

    Waqalka Keep going Shaafici iyo Najma nashaad best song

  • @daahirsucaad4647
    @daahirsucaad4647 2 роки тому +6

    Wiil reer guriceel ah❤❤❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 2 роки тому +16

    🥰The best music axmed Wali furinle 🎹🎹🎹🎹👑

  • @apdihakiinadan8021
    @apdihakiinadan8021 2 роки тому +2

    #Sakariye kobciye 👏👏👏👏
    Mar qudhaad i firisaan
    Xasuus farabadan galaa!!!
    Layaab layaab🔥🔥😍

  • @mohamedabdullahi9071
    @mohamedabdullahi9071 2 роки тому +3

    WLL kusali xabibkena MOHAMMED scw scw scw

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 2 роки тому +7

    Waqal studio 🎙 best channel
    Nagmo nashaad best singer ♥

  • @xamdasagal5191
    @xamdasagal5191 2 роки тому +1

    La yaab la yaab najma nashaad & ugbaad aragsan 😀🤫

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 2 роки тому +1

    Wadaadkiii qarandoon ahaa waakaa waxlagaqaban la yahay waan kusalaamy libaax

  • @safwaanbashiir1652
    @safwaanbashiir1652 2 роки тому +1

    Waqal two million Insha allh like igu qabo khadarow

  • @wllahmedac7042
    @wllahmedac7042 2 роки тому +5

    Hees iyo badh najma and shaafici never go back

  • @mowliidhayir6507
    @mowliidhayir6507 2 роки тому +2

    Shaafici Hurdaaye mahamed Geedi Al Qaran Doon 🎵🎧😜 & Najma nashaad waad na waaleesaan wllee 💝👌

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +2

    laba fanaan oo legend ah qarandoon nashaad 👌💯😇
    Waqal studio 🥰

  • @zaki5554
    @zaki5554 2 роки тому +3

    Ereyada iyo Laxanka
    Lagend Zakariye Kobciye 🔥🔥

  • @amazing1w
    @amazing1w 2 роки тому +87

    Can't wait this fire 🔥 another level absolutely fantastic songs Somali music to the world 🌍 interested level good music good production good quality my brother Khadar waqal another level 🔥🔥

  • @ibrahimjama4667
    @ibrahimjama4667 2 роки тому +2

    Sakariye kobciye waa super hit heesaha uu sameya

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +1

    waqal wstodio wlhi waa kanaalka kaliya ay somali o dhan ku faanto horay usocda wlladay 🙏❤❤

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 2 роки тому +2

    Woow waala yaabay Qarandoon iyo Nashaadey 👌🤩dhiin dhiinka waye ❣️

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому +4

    Waqal Studio 🥀
    Best Music Furinle🎹
    Al Fanan Zakariye Kobciye🙏🙏
    Anather Level 🌷🍁

  • @sadiaabdirahmanahmed4521
    @sadiaabdirahmanahmed4521 2 роки тому +6

    Ayy another level 💯 queen najma
    King qarandon❣

  • @abdinasiradan9762
    @abdinasiradan9762 2 роки тому +1

    Abwaan sakariye kobciye maskaxdada Allaha kuu xafido wlhy hees walpo uu sameeyo waan jeclhy

  • @mohametkhatar5948
    @mohametkhatar5948 2 роки тому +3

    WaQal Wstudio On FiRe💥❤️

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 роки тому +9

    On fire waaYe this song 🥰✌

  • @youssoufidriss6259
    @youssoufidriss6259 2 роки тому +2

    Woooo Nagma she IS the best 🇩🇯💘🙏🇮🇷

  • @abdulxno7469
    @abdulxno7469 2 роки тому +3

    MashaAllah aad iyo aad wll it’s hot fire 🔥

  • @qurpobrown692
    @qurpobrown692 2 роки тому +2

    Najmo Nashaad Waxa Tahay Fananada Kaliya Ee Aan Si Dhab Ah U Tageero Anigo Og iney Caruur io ilmo Ay Ku Joogan Kitaabka Hadana Rajo Un Ayan Ka Leeyahay Love you Mcnteyda😰🥰

  • @axmedismail8219
    @axmedismail8219 2 роки тому +2

    Jacaylkaad ku fiicantahay 💖👏
    Layaab layaab😍😍

  • @sahalabdi2745
    @sahalabdi2745 2 роки тому +1

    The one and only abwan iyo mulaxamaysti sanadka 2022 ee so galaya incha Allah sakariye Kobciye music dhanwalba ciyay ee the legend furinle, fanaada champion fanka difaacanaysa najma nachad iyo fanaanka shaafici fanka so kooraya

  • @muxuboqasinjamac8893
    @muxuboqasinjamac8893 2 роки тому +1

    Ww fanaanada sanad ka qurux iyo cod ba way hysaaa mashllh ❤

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 2 роки тому +3

    Keep going my bro shaafici 🥰

  • @abdihanad
    @abdihanad 2 роки тому +4

    Qarandoon iyo najma what a song🔥🎶

  • @choksenmohamed7109
    @choksenmohamed7109 2 роки тому

    Ereyada iyo laxanka ; sakariye kubciye
    Music : axmad furinle .
    Oh my God .
    Lawadooda oo islashaqeeya waa wax kale . Sakariye kubciye & furinle

  • @somalimusicpro49
    @somalimusicpro49 2 роки тому +4

    Keep going waqal

  • @mojaadiiriye9017
    @mojaadiiriye9017 2 роки тому

    Alpha mabruuk Eah Calaa Hays waan Wataa

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy Рік тому

    Maddax fanka mamuleysey kobciye nashad and shafici

  • @queentahniya6987
    @queentahniya6987 2 роки тому +2

    Zakariye kobciye abwana❤❤❤💯🙏

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 роки тому +1

    Ereyad &laxanka Zakariye kobciye Abwaanka sanadka najma &Shafici Axya cod ♥❤🔥🔥💯💯💯

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +1

    Najma nashaad and shafici qaran doon two legends

  • @najahaddey7677
    @najahaddey7677 2 роки тому +1

    Najma nashaad quruxdiiyo qof ah ❤ super hit song 🔥

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 2 роки тому

    Zakariye Kobciye wuuna waalayaa

  • @khalidproduction8333
    @khalidproduction8333 2 роки тому +1

    Nashaada fanka wala yaabay hada haa ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 2 роки тому +1

    Dadkii fanka Shafici And Nashaad 🖤🇸🇴🦁

  • @zakibinkalafoge4997
    @zakibinkalafoge4997 2 роки тому +11

    The one and the only my bro shafici qaran doon iyo boqorada quruxda najmo nashaad axyaan hees iyo muqaal diyarsan tnx waqal studio❤️🙏

  • @zamiraapdikader3535
    @zamiraapdikader3535 2 роки тому +1

    ayyyyyyy coming❤️

  • @iskufilan8503
    @iskufilan8503 2 роки тому +1

    Wlhi anigoon arkin baan fahmay ereyadi sakariye kobciye legendka fanki somaliyed dhabarka u ritay

  • @fowzichannel4868
    @fowzichannel4868 2 роки тому

    Woow qaybaha ciil tire furinleh musik inaba caadi maha woow

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 роки тому

    Waqal Studio Layaap Layaap 🔥🔥

  • @ameennikke
    @ameennikke 2 роки тому +6

    LAYAAB LAYAAB WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️ from Lithuania

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 2 роки тому

    Shaafici inuu caan caan dhalay noqonayo
    Inta og like saara😮😂😂

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 2 роки тому

    Erayada iyo laxanka:legend zakariye kobciye
    Codadka: laba legend qarandoon iyo nashaad
    Waqal wstudio keep going ugaas

  • @meenkamaanka7934
    @meenkamaanka7934 2 роки тому +51

    I can't wait for najma nashad and shafici qarandon another level

  • @samatarxaragoode4948
    @samatarxaragoode4948 2 роки тому

    Waxaa nasiib dare ah inay maalin kasta cawradeeda soo qaawiso, Somalina like kala daasho. Gabadhu wax xun ma lahee, music keeda ha iska tumatee may shalmadeeda qaadato.

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 2 роки тому

    Sakariye Kobciye
    Laxanka + Erayada
    Waxba Lgama Qabn
    karo♥️🔥🔥Fire

  • @nuurkanuurka2856
    @nuurkanuurka2856 2 роки тому +1

    Adaa ii fasirey jecelka 💪🥀

  • @vlogtovlog6715
    @vlogtovlog6715 2 роки тому

    Hees iyo badh baala odhan karaa
    Keep going najma nashaad

  • @mohamedsalad6905
    @mohamedsalad6905 2 роки тому

    www najmo nashad nd shafici qaran don❣️

  • @khadraabdekader9611
    @khadraabdekader9611 2 роки тому

    Best chanel waqal studio 🙏📸🔥

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому

    waqal studio waa kuhaystaa halkan love saar🤣🤣

  • @Laaleye4911
    @Laaleye4911 2 роки тому +18

    I ᴄᴀɴ'ᴛ ᴡᴀɪᴛ ʟᴇɢᴇɴᴅᴀʀʏ ᴛʜɪs ᴍᴇʟᴏᴅʏ🎙️🎹

  • @zakikliiv2841
    @zakikliiv2841 2 роки тому +10

    No one still talk the beat of super star furinle🤗❤

  • @rudwaanmahamuud9084
    @rudwaanmahamuud9084 2 роки тому

    First watching person

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen5981 2 роки тому

    Another level huuno tani wey hees dhaaftay dhuunta alle haydiin barakeeyo najma iyo shaafici

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 2 роки тому

    Artist of the year sakariye kobciye 🙆🏿‍♂️

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 2 роки тому +2

    🤤WaR ni0 najma nashaaD marki laa furaY baY khaam raaM NoqotaYba😂😂

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 2 роки тому

    Ada hori iga fahmee aniga! What a song ..,..out of world.

  • @munailkacas370
    @munailkacas370 2 роки тому

    Waqal studio congratulations 🥰✌

  • @naruurocabdi3604
    @naruurocabdi3604 2 роки тому +1

    Woow Hees iyo badh iga dheh🥰

  • @abdinasirhassan4953
    @abdinasirhassan4953 2 роки тому

    Abwanki sanadka Kobciye
    Shaafici qaran Doon iyo nashad
    Keep going

  • @aboudidier1145
    @aboudidier1145 2 роки тому +2

    Félicitations voice golden the legend faninta somaliyed najma nashad

  • @SMARTBOY-kt3ec
    @SMARTBOY-kt3ec 2 роки тому

    Shaafici iyo Najma Nashaad waan idin watah😍😍❤❤

  • @pppppppppp934
    @pppppppppp934 2 роки тому +1

    HEEESTU WAA TOP 💯
    TEAM WAQAL 🙏

  • @ibrahimyare8025
    @ibrahimyare8025 2 роки тому

    Abaayo cudkaado waan ku raaxestay aaqiro ha iiqabsan
    Cudsi weye Taxgili
    Ii soogal Really

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 роки тому

    Najma nashaad gabadh agtayda qaaali ku ah 😍😍😍😍😍

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 2 роки тому +2

    Please next song good production 👌

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 2 роки тому +1

    Alla Yacizak Hees Iyo Bar Wlhi Muuqaal Asal Ah Wlhi Waan Qiray Waqal Macalin Hore Usoco Sxb Layaab Layaab 🔥🔥

  • @adnarashid9851
    @adnarashid9851 2 роки тому +6

    Goormad hees iga qabanaysaan ana mise fankuna waa waji 😅😅

  • @xamiidboy
    @xamiidboy 2 роки тому

    Waaw hees indhaba caadi ma ahan

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 роки тому

    Ereyo miisaaman runtii sakariye kobciye waa Abwaan buuxa

  • @amiinxasan305
    @amiinxasan305 2 роки тому +1

    Keep going my brother and my sister ❤️

  • @haldoorliban1742
    @haldoorliban1742 9 місяців тому

    FARACII BOODHARI KA MIDAA 💫❤️

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 2 роки тому +1

    Kashayda waxa Ka Furan AdiGa FayLkaaga Qura❤🥰

  • @BedalBedal
    @BedalBedal 2 роки тому

    waxa badan waa ku dhahay fanaan ayaa ku wacan tahay lkn maanta waad is keentay walee horay u soco waxa badan waan kaa sugnaaa