NAJMA NASHAAD - MEEL BANAAN BUUXI [OFFICIAL VIDEO 2022]

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2021
  • Najma Nashaad
    Meel Banaan Buuxi
    Erayada & Laxanka Kobciye
    Music Furinle
    Camera Liibaan Dahir & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    #waqal
    Abdikarim Ali Shaah, Xariir Axmed, Mursal Muuse, Hodan Abdirahman, Ugbaad Aragsan, Suldaan Seeraar, waqal studio, heeso cusub, asma love, xamda queen, somaliland, somalia

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @yaazirdejon1570
    @yaazirdejon1570 2 роки тому +2273

    Heestan waxa dhageysanya sandka cusub 2022 bilwgisa hada iga danbeyso like isaar reply iso gal 😁

    • @Jamalkhan-lo1vd
      @Jamalkhan-lo1vd 2 роки тому +16

      Doqonimadi OO qoffa

    • @faadumomohamud7900
      @faadumomohamud7900 2 роки тому +13

      Been mhn Yaa rabi qalbjyadeen quraanaka kabuuxi🤲
      Jimca hilwa ❤

    • @mribragaming
      @mribragaming 2 роки тому +8

      Mxaa ku keenay waad og thy mise in aad like ku hesho ayaad rabtaa silka hoyadaa was

    • @queenminey9781
      @queenminey9781 2 роки тому +10

      Hees iyo quran inaa is barbar dhigtaa doqonimaa kugu fiilan

    • @sabrinnur696
      @sabrinnur696 2 роки тому +5

      adi inta maxa kuso galiyay adbo waa dhagesanesay lee maxa macaac waxid

  • @Mo_Bulshaawi
    @Mo_Bulshaawi 2 роки тому +152

    OYoYooY another Level Waqal studio 🎙 Najma Nashaad P0q0rtY0..🔥🔥🔥

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +118

    zakariye kobciye inta ila tagaerta ismuujiya Abwanka sanadka 2021 ❣
    waqal is the best studio 🎙🔥

    • @mohamedamiinabdihashi8019
      @mohamedamiinabdihashi8019 2 роки тому +5

      Nio ninkaas waa tagay wlhi heesta anoo erayada ninka leh fiirin baa aqoonsdy inuu leeyahy erayda iyo laxankaba.

  • @therealmalyuunmaanka
    @therealmalyuunmaanka 2 роки тому +403

    Najma Nashaad walallo Bis Naga dheh Waadna Bii Bisee😇🥰 BoQortooyo👸 Codkeeda Fanka Ku Joogta Jiroo Joog
    Team Waqal & Furinle Waalaga Shaqeeyay Heesta Layaab😊

    • @guledomer5997
      @guledomer5997 2 роки тому +5

      BASHIIR APDI BASHKA H0RAYNU US0 BUBNAY LENGARD IS ALWAYS LENGARD KU SALAMAY LIPAX ✌

    • @Dhaweeyemedia21
      @Dhaweeyemedia21 2 роки тому +12

      BashkaAbdi Bashka Bis Naga Dheh Waanbuubi Rabnaa u Welcome💚🤍❤Somaliland

    • @moshaaru4069
      @moshaaru4069 2 роки тому

      Bashir abdi bashka from gopalka Ragah team sharmo boy

    • @samaynmobile
      @samaynmobile 2 роки тому

      Asc qali 🥰🥰

    • @abikhadirdaahir2864
      @abikhadirdaahir2864 2 роки тому +2

      bashir abdi bashka walalkey rumaad wanku salamay ebow cade

  • @siciidmahad6551
    @siciidmahad6551 2 роки тому +284

    Maanta waa maalin jimce nabiga aan ku wada salino scw ❤❤❤

    • @faadumomohamud7900
      @faadumomohamud7900 2 роки тому

      صلي الله عليه وسلم
      صلي الله عليه وسلم
      صلي الله عليه وسلم
      صلي الله عليه وسلم

    • @nimcoliina997
      @nimcoliina997 2 роки тому

      Scw

    • @apdifataax7265
      @apdifataax7265 2 роки тому

      Scw

    • @zalmaabdiqaadir4823
      @zalmaabdiqaadir4823 2 роки тому

      Zcw zcw

    • @mabruukamaxamed8421
      @mabruukamaxamed8421 2 роки тому

      Scw scw scw lkn hadii ay jimçe ahayd inaad dhagysato may ahyne inaad nabiga saligiisa badiso ahayd waa iga talo

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 2 роки тому +346

    Waqalka shaqalka maqalka 💚💭❤ somalilander is muujiya

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 2 роки тому +5

    Laxamada somalida raga ugu wacan
    Sakariye kobciye oo hestan saaray
    Abdifataax mukhtaar
    Qamar suugaani

  • @mohamedmadar8566
    @mohamedmadar8566 2 роки тому +11

    Kobciye waa layaabay,
    WaQal wiilka fanka geeska shiday,
    Najma nashaad qof waqtigeeda la jaanqaadaysa

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 2 роки тому +373

    Another level Muuqal Ah Iyo Waqal Studio ✊

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 2 роки тому +57

    Other level style najma nashaad
    fire 🔥🔥. Hoyga Fanka Soomaaliyeeed Soomaaliland ❤️🤍💚 ayaaa helaya.

  • @ShiineGahayr
    @ShiineGahayr 2 роки тому +59

    Furinle heestan wuu awood sheeganayaa wax kale ilaahow caqliga kuu barakee macalin furinle🙏👏

    • @kingrijal2023
      @kingrijal2023 2 роки тому +2

      War uu awad sheegtay walahi bro
      Waaxan aamin sanahay inu yahay best musician of somalie people

    • @Amiirboy
      @Amiirboy Рік тому

      Cdced isthe best musicisn buddy

  • @mubarikhayaan4815
    @mubarikhayaan4815 2 роки тому +41

    Sakariye kobciye fanan,laxamayste, abwaan Onother level❤🥰

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 2 роки тому +18

    zakariye kobciye wa another level
    inta igu racsan muqalka inu yahay waali

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому +29

    Erayada 100%
    laxanka 100%
    music 100%
    team waqal go forward 🔥🔥🔥

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 роки тому +50

    Imikaba qoraalkayga haysku akhrin hadaad akhrisna like iska saar😂😂🔥
    Najma on the beat hala waqalka caazimada shitay🔥🔥🔥🔥

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 2 роки тому +5

    Ayyyyy waxan hees lama oran karo ereyda io laxnka abwan mulaxim fanan buuxa zaki kobciye ❤️music io muqalka wa wax kle wana walosiin wlh ❤️❤️najma nashaad fananda codka banankeeda kudhcdy ❤️❤️❤️

  • @suhaybahmed1082
    @suhaybahmed1082 2 роки тому +41

    Naf isku kalsoon 💯NAJMO NASHAAD.....HOR MAR WACAN😍🤙

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 Рік тому +5

    Heestaan legens ayaa isku tagay
    Kobciye and furinle Iyo najmo ah fanaadada faanadakale eryatay🎉

  • @abdinasiradan9762
    @abdinasiradan9762 2 роки тому +2

    Sakariye kobciye halai geeyo hees walpo erayada fiiriya marka arko sakariye tlhy waan dhameystaaa Ligend maskaxdada Allaha ku barakeyo

  • @warda_apdurahman8263
    @warda_apdurahman8263 2 роки тому +12

    Ereyada iyO laxanka kobciyo
    Music furinle
    Another Level wllday waqal studio
    Najma nazhad 🙈❤ queen Of Mine

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 2 роки тому +7

    Erayo +laxan+cod 💯
    Heestan aad ayay ii tabatay wlhi
    Legend Kobciye io boqorada codka Nashad🥰🙏💯

  • @cadnaanmaxammed9650
    @cadnaanmaxammed9650 2 роки тому +13

    Furinle Gob cadhootay waa lagu yaqaan Guul xantoobsiga🌍🌟
    Najma waa na waalaysaa walle❤️❤️🌷❤️❤️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +6

    Waqalka duula
    Najma nashaad
    Sakariye kobciye
    Furinle
    Wax kale weeye 🔥🔥🔥

  • @mohamedkadiye5596
    @mohamedkadiye5596 2 роки тому +3

    OyOyoy Najma Nashaad wax kaLe iga dheh
    Sakariye kobciye isaga warkisa inta iga dhig
    WaqaL Studio Ayaa ka daranba
    Quruxda SomaLiland wan La dhacsanhy
    SaLaan Banu idin wadnaaaye Naga gudoooma
    From dhuLkii uduga Quruxda SomaLida❤️

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 2 роки тому +14

    Heestaan caaadi ma ahn 🙈🙈🙈 lkn status lama saaro kro buuxi iyo babacada saaar aaaa 😁😁😁😁

    • @Fardus-Mohamed
      @Fardus-Mohamed 2 роки тому +1

      😂😂

    • @acia2237
      @acia2237 2 роки тому

      Mxaaa laga wda maba fahmij intaaasee🥺😂😂

  • @kingrijal2023
    @kingrijal2023 2 роки тому +65

    Meel banan buxi best song of th years 2022
    From djibouti 🇩🇯💪balbala
    Keep going my sister najma nashaad
    Fananada sanadka !!
    Khadar waqal furinle 1.5m new years insha allah

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 2 роки тому +2

    Erayda+laxankii fanaan+abwaan + Mulaxamiiste .Zakariye kobciye waa nin badaly fankii soomaali laga yaab oo laga yaab.

  • @mohamedfaysal5663
    @mohamedfaysal5663 2 роки тому +73

    Waar furinle siduu wax leeyahay
    Ma ciyaalkii dambu is baraya
    Furinle Is back💚

  • @saadbedri6425
    @saadbedri6425 2 роки тому +16

    Tani hees waY dhaafty❣
    Khadar Waqal Cil Tire❣

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 2 роки тому +47

    Waqal Waqal Baaad ku walaten ee FURINLE 🎹🎺⭐ maaa aragtan 👀 Wax kalu laso baxey VivA FURINLE 😎 fron Addis abba 🇪🇹 ✌🏻......

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 роки тому +29

    Najmaay nagama xishoon, anagoo maqleyna ayaad duqa nagu dul balansatay. Kheyr Allaha idin siiyee iska miirsada. 👏
    Heestaan waa iga waashay laba maalin gudahoof mindhaa 50 jeer waan shitay. Kaalay buuxi iga buuxi meel banaan darteey buuxi.

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 2 роки тому +10

    Meezhaa banaan ma fahmin hadu ilahay ku idmaayo😌

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому +23

    Holac dab ah oo biyo lagu shubay . ..najmo nashaad 💯vs💢🎖❤🙏 WAQALW STUDIO .. well done .

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 роки тому

      Crystal clear videos.. CAJIIB.. keep going brother..Alyaacizk ❣

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 2 роки тому +72

    Another level muuqaalka🔥🔥 Heesta ,laxanka, music najma nashaad Ereyada, every thing about this 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🎵🎵🌏

  • @hamdaozman1122
    @hamdaozman1122 2 роки тому +6

    Adiga ii baaqay
    Burcad mariyay laabtayda
    Qalbiyow 🤴waligaa wn ku jeclaan dona💯❤

  • @Hasandacad.channel4870
    @Hasandacad.channel4870 2 роки тому +8

    Waqal keep going brother's
    Najma nashaad cimaamadaad lama haysan karo 😍🙏🙏

  • @SalmanSuleiman
    @SalmanSuleiman 2 роки тому +6

    Abwaan Z. Kobciye another level.

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 2 роки тому +47

    Erayada - Laxanka - Codka - Musicga - Camera - Director : Iyo Dhamaan Team’ka Waqal Stuido 🔥 Muuqaalkani Wuxu Buuxin Doona Quluubta Dad Badan 🕊🥺🕊

    • @khadijamohamed5131
      @khadijamohamed5131 Рік тому

      EA has already made its own decision making its debut at its annual conference at 🌹🌹🌹🌹

  • @kaka1adde
    @kaka1adde 2 роки тому +6

    Najma nashaad io waql studio 🎙 keep going every years 🙏🙏🙏🙏🙏✊✊✊✊✌✌✌✌✌waxaan ahay taa gerihiina inaa khaaz iga dhi gatana fiic naan lahay 😎😎😎

  • @furinleofficial7116
    @furinleofficial7116 2 роки тому +21

    Another level waqal studio 🎙🎧🎼

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 2 роки тому +23

    Gabadhaan habada u’ahayn quruxdii rerka mashallah 🇸🇱❤️

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 2 роки тому

      😂😂

    • @abdiaziz3410
      @abdiaziz3410 2 роки тому

      Isra wax war ah Kama Hayo inadr puntland y

    • @mumtaas3905
      @mumtaas3905 2 роки тому

      @@abdiaziz3410 inader hooyadeed ba majerteen ah halkaasayna kuso kodhay

    • @abdiaziz3410
      @abdiaziz3410 2 роки тому

      Grty wa ku so dhawynya e wadi madax funaye halke lagala xidhidha

  • @hargeisawi77
    @hargeisawi77 2 роки тому +8

    Another level muqaal
    Iyo fanaanad shidan najma and waqal

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 роки тому +14

    Khadar Waqal And The Team Always 🔥,
    MuuQaal Laka Wada Yaabi Doono😱,
    Najma Nashaad👏💖.

  • @farxiyocagey4050
    @farxiyocagey4050 2 роки тому +5

    Hargeeysaba najma qabsatay wlhi 🥰

  • @guledomer5997
    @guledomer5997 2 роки тому +6

    WLEe kuwanAa,BEST WAM0N 3YEARS NAJMA NASHAAD ,ND SAKARIYE K0BCIYE BEST SINGER 3YEARS =FURINLE , WAQAL STUDIO, WAxkA Qapad MalahaN 🙏

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 2 роки тому +4

    Kobciye best somali artist weeye 🙆🏿‍♂️

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +8

    Waaaaw furunleh another level keep going Legend you're the only one misician in east africa

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 2 роки тому +3

    Hees kasta immika Soo baxda inu sakkeriya kobciya leeyhy inta Ila aragta dhac ku siiya✋✋❤️

  • @mubaarikmkofficial8749
    @mubaarikmkofficial8749 2 роки тому +30

    Waqal studio onother level🔥🎵

  • @nuzaibabihi1082
    @nuzaibabihi1082 2 роки тому +7

    Waqal studio wixiinu waa wax kale. Gacma barakaysan. ❤

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 2 роки тому +5

    Buuxi meelaga Banan ......... Ciyaalo dugsi bariga aahaan ayaan soo xasuustay😅

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 роки тому +16

    Maanta waa jimce kusali xabeebkeena shafiiceena mohamed salalaahu calyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmowlid9559
    @abdirahmanmowlid9559 2 роки тому +6

    NajU On fire🔥 Cimadada Lama heysan KarO Waqal Studio💚

  • @diasporaofficial5168
    @diasporaofficial5168 2 роки тому +21

    Omg 🤐 the amazing voice and shot....❤️📌 Go on... Everywhere 😉

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 2 роки тому +2

    Ahmed Weli Furinle Waa Macalimuu Music.
    Waa Ninka Soo saray
    Maftuux Cadceed
    Haatuf yare.
    Digaale.
    Iyo ismaciil danan.
    Howlihisii Buu dib ubilaabtay another level weye🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sowdaasair7003
    @sowdaasair7003 2 роки тому +7

    Music legend ahmed wali furunle waan ku wataah 👑🥰👋

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 2 роки тому +12

    the best UA-cam production songs
    WAQAL STUDIO💯🎧

  • @saadakabdi8684
    @saadakabdi8684 2 роки тому +6

    Kaalay Buuxi iga buuxi Meel Banaan Mcn I Buuxi What A Heat Song.
    Lagend Kobciye on Fire🔥

  • @ahmedkafi9864
    @ahmedkafi9864 2 роки тому +9

    the lyrically Rich ABWAAN Kobciye ✊🏽🔥🔥 you are Beast ✊🏽salute

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому +3

    najma najaad fananada imika ugu shidan hablaha talent ayay leedahay cod tolmoon hore u soco ayaan leeyahay tageero ayaan u ahay

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 роки тому +16

    Najma she’s Beautiful 😻 ❤️
    Waqal studio best cameraman in hargeysa ❤️🤍💚🩸🔥

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 роки тому +6

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

    • @nur_afrax
      @nur_afrax 2 роки тому

      Maxa meshan ku kenay marka 😂

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 2 роки тому +1

    Macalimuuu Axmed wali Ibraahim maxamuud furunle the one and only musician ka aan calankiisu dhicin Mshalah well done

  • @shakrashorts
    @shakrashorts 2 роки тому +9

    This song is another level wlhi
    N.N, Furinle, Kobciye And Waqal❤❤❤❤

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 2 роки тому +10

    4 is helay maxaad ka filan
    Laxan: sakariye kobciye
    Music: furinle
    Fanaandenii: najma nashaad
    Duubis: waqaL studio
    Hees iyo badh dee

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому +5

    Boholyahow masoo toosi jirin goor haben Badha najma nashaad ❤

  • @salahsey1400
    @salahsey1400 2 роки тому +7

    M.a Wllshey keep going

  • @sadaamxuseen5273
    @sadaamxuseen5273 2 роки тому +9

    FURINLE FARADAHABLE Hees aanu tumin dab maleh.
    Waxaan aaminsanahay kii organka(muusikada)sameeyey inuu uga aqoon badanyahay Hore usoco musicianka Afrika.🎈🎈🎈🎈🎈

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 2 роки тому +7

    Another level waxani hees way dhaaftey magac kle uso bixiya 😂❤

  • @burhanyuusufsh.hilowle5303
    @burhanyuusufsh.hilowle5303 2 роки тому +4

    Najma nashadey wad naga waashay annother level axamad wali furinle legend ✌❤❤🔥🔥💯

  • @abdullevra
    @abdullevra 2 роки тому +92

    she was not the artist of the year for nothing, she is a true artist. Go forward NAJMA

  • @abdikarimkadiye2060
    @abdikarimkadiye2060 2 роки тому +14

    Nice song Perfect music perfect cameraman Keep going 😍😍😍😍😍

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial 2 роки тому +9

    Another level najma nashaad
    Iyo waqal studio

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 2 роки тому +5

    Dadpaa Iz helaY Walee Go For ward Team Waqal And Qaali Dumar Najma 💯❤🔥⬆

  • @fardawsaibra1082
    @fardawsaibra1082 Рік тому +2

    Xasuuus baahda iyo xiisa aan ba'ayn😢
    Waaan ka bari ahaaa❤🙈💎

  • @abdirahmanibrahim9230
    @abdirahmanibrahim9230 2 роки тому +7

    What a music ...... yaa ustaad furinle😫😫

  • @ahmedabdi6096
    @ahmedabdi6096 2 роки тому +7

    Another level 💯📍💚🤍❤️
    Najma nishaaaD 📍🥺

  • @nuradenkarshe7949
    @nuradenkarshe7949 2 роки тому +3

    heestaan heesihii ethopianka xitaa waa ka macaantahay another level sakriye kobciye amazing..........

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 2 роки тому

      Heesaha itoopiyaanka gorma bay ka macaneyeen heesaha somalida 😂😂 xita sida ay somalida oga xadaan heesaha miyaad araki weyday

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +5

    Najma nashaad nd waqal layaab layaab🙌🔥❤

  • @dekadaher6323
    @dekadaher6323 2 роки тому +29

    Keep going my sister Najma, another level from Djibouti 🇩🇯👌😍

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +37

    Wow🔥 NajMa nashaad is baCk 😍
    I can't wait This HiT sonG 🎧🎤🎶🔉
    Another level editing khadar waqal 💯
    Songs 🎵 Name:MeeL banaaN buuxi 🎶🎤🔉

  • @zakigangs8649
    @zakigangs8649 2 роки тому +13

    Another level 💯 👌 waqal studio

  • @osmanalieid
    @osmanalieid 2 роки тому +5

    Najma nashaad Another level keep going i'm support you hno

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 роки тому +1

    najma nashaad boqorada beesha arab next Queen Maandeeq iyo yurub geenyo

  • @mohedibrahimmohed7662
    @mohedibrahimmohed7662 2 роки тому +11

    Najma Nashaad waa Ubax Fahmada waqtigan..❤❤❤ Waa Intii Garanysaa Ubax fahmo 2008, 2009 ,2010....🖐

  • @jacfershow1869
    @jacfershow1869 2 роки тому +7

    Najma nashaad iyo waqal another level we love you 🥶🥶🥶

  • @mustafexaaji4830
    @mustafexaaji4830 2 роки тому +2

    Naagtani wlhi way tagtay inaba caadi mahan 😂😂📌

  • @mofowzi1422
    @mofowzi1422 2 роки тому +1

    Najma nashaad the best song Furinleh anther leavel keep going

  • @mohmedamenofficail9670
    @mohmedamenofficail9670 2 роки тому +7

    Najma Nashaad Another Level✌️

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 роки тому +3

    Anigana liketa iga buuxiya igu banan hadii tol layahy😂😂

  • @gk0535
    @gk0535 2 роки тому +2

    Inanta quruxdeda iyo hibadeeda waadka faaiideysateene please waqal kooxdidani inanta xaqeeda siiya waa ubaxii fanke

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 2 роки тому +1

    Ayyyyy taN heeS lama dhiHi karo My pro khadar iyo TeaM waQaL uuNba saMaYn kara🔥♥️..

  • @adamDooll
    @adamDooll 2 роки тому +9

    Layaab layaab✨

  • @caaliyaali7057
    @caaliyaali7057 2 роки тому +10

    Another level najma 🧏🏻‍♀️🤷🏼‍♀️

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 роки тому +1

    Najma fananada aan gabdhaha ka tageero reer galkacyonimo najmay ❤️😂

  • @shidechannel2818
    @shidechannel2818 2 роки тому +2

    Najma nashaad,codkii oo qof ah, heestan aad ayay ugu raaxaysatay runtii

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 роки тому +19

    Wax an ku matalo wan garan waaye woow Waqal studio isagoo markii hore iga sii walayay ayey najma nashaadna igu darsantay 😍🥰♥️ Another level wlhi Najma waa halka gabar ee an ka dhagysto gabdhaha fanka Somaliyed ku jira 😋💋 keep going

  • @apdikariimindho8903
    @apdikariimindho8903 2 роки тому +4

    An other level najma nashaad boqorada dumarka 💯✅💯

  • @cabdikhader3599
    @cabdikhader3599 2 роки тому +2

    Mash allah calah heees shidan najma nashaaad