XARIIR & NAJMA WAAKA WAAKA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2021
  • Xariir Axmed & Najma Nashaad
    Waaka Waaka
    Erayada Abdirahman Xaaji
    Laxanka Caabas Hirad
    Music Furinle
    Video & Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production

КОМЕНТАРІ • 1,9 тис.

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 3 роки тому +514

    Xariir imika fankii wuu iska yeeshay 🥰team xariir is muujiya♥️

  • @mohamedcade364
    @mohamedcade364 3 роки тому +309

    Hada cafimad ku dawanayso sideydo kale allha kusiyadsho liketa ha ila dhafin

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 3 роки тому +639

    "Gadaasheyda waxa iman doona dad maryo xidhan hadana qaawan"
    Waxa sidaas yidhi Nebi Muhhamed Scw.

  • @huthahassan4270
    @huthahassan4270 3 роки тому +28

    Wax kastoo macn quraanka ka macan😍🥰

  • @husseinhaji7
    @husseinhaji7 3 роки тому +278

    Gabadhii yarayd ee quruxda u sxbka ahayd way is qawisay😭😭😢

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 3 роки тому +7

      oo xagee ku aragtay ayadoo asturan

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7 3 роки тому +5

      @@nuurtonuur8513 awal xogaa way roonayd😢😭

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 3 роки тому +1

      Belaayo da anaga reer abti ah khayr ba ka sugaysay 😂😂

    • @husseinhaji7
      @husseinhaji7 3 роки тому +1

      @@boqoradapuntland1250 hooyo telfonka horta maka qabataa iyadu🤣😃

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 3 роки тому +3

      Alle ha so hanunsho walashen

  • @muuseibarahin5082
    @muuseibarahin5082 3 роки тому +674

    waka wan talabsaday waka dirici wan tuurey wakaa

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 роки тому +180

    Subxanalah waa dadki nabigu csw sheegay ee idhi gadashayda waxa iman doon dad maryo xidhan oo hadan qawan waan najima oo midhan ilahay hno ka baqo aduunka geedi baa lagayay ilahay kulaabo

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 3 роки тому +2

      Najma wa fanaanad oo wala wada ogyhy Lkn wxa ka daran gabdha tiktok ku jira

    • @teetee210
      @teetee210 3 роки тому

      marka dhabayaco iyo qaldaan iskaa dalaan wa iska sidaa kkkk dhaqan xumodan xamar haa keenin lee

    • @kaamilakordahab3349
      @kaamilakordahab3349 3 роки тому +1

      @@aliyaasli9165 walaalo fanaanadu miyay mislimad Ahayn iyada yaa u ogolaaday is qaawinta iyo dhaqan xumada
      Nebi mohmed ﷺ in aynu raacno dhamaanteen inaga ayay inoo fcn tahay.naartu aadbay u kulushay aduunkuna aadbuu u kooban yhy aakhirana aad bay u dheertahay😢🙏

    • @aliyaasli9165
      @aliyaasli9165 3 роки тому +3

      @@kaamilakordahab3349 qofka marku fanaan yahay waxan oo dhan ad sheegeysaan wey ku adagyihiin iney sameyaan ila ay fanka ka baxaan caadi ma noqonayaan Waayo fanku wa shaqo xaaran ah qof ka marku lacag xaran ah qaato caadi uma fikiro

    • @marwoabdi8397
      @marwoabdi8397 3 роки тому

      @Aiman Love subxaanalah adigu kristan baad tahay muslimiintuna carab qudha mahaa ee la soco

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +313

    Najma nazhaad in ay azturnaanta ku qurux badan tahay ya igu raaczan.??? Zidan waa foo xumo wllhi

    • @somaliofficialtube9016
      @somaliofficialtube9016 3 роки тому +2

      Me

    • @xidigcali3518
      @xidigcali3518 3 роки тому +2

      𝘔𝘦 𝘸𝘭𝘭𝘰

    • @amiiromaxamed9947
      @amiiromaxamed9947 3 роки тому +2

      Haa

    • @teetee210
      @teetee210 3 роки тому

      marka dhabayaco iyo qaldaan iskaa dalaan wa iska sidaa kkkk dhaqan xumodan xamar haa keenin lee

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 2 роки тому

      War naga amus waa Bello qalanjooo qarsooon saan badan ku jeclahay. All. Uma bahna in aan qawiyooo sifican sturen baan u aragtaaa jirkeeda waaa masha Allah.

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +927

    Najmo dharka ey xiran thy inta an jecleysan sideyda is mujiya
    Waqalka duula ninka Qurxda hargeysa so bandhiga ❤️🤍💚🥰

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 3 роки тому +12

      Way qaawan tahay wlhi sorry dirac wax ka qurux badan la waa

    • @mahmedabdi4938
      @mahmedabdi4938 3 роки тому +8

      Inaad ka xuntahay waa macqul

    • @engbirlaqe6507
      @engbirlaqe6507 3 роки тому +7

      Ale haso hanuniyo maxa kale oo oran karna 😥

    • @fatimazarra7291
      @fatimazarra7291 3 роки тому +5

      Kama helin anigu dharka lkn waxan filaya inanay dip u xidhan donin

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 3 роки тому +3

      @@fatimazarra7291 wan rajeyna koley wey arki donta falcelinta shacabka 💛

  • @nimcocali2094
    @nimcocali2094 3 роки тому +1482

    Inta labiska najma ka naxsan like

    • @bushrodiamon122
      @bushrodiamon122 3 роки тому +16

      Waqtigeday qaadanysa

    • @sacdiiyoaadaan1075
      @sacdiiyoaadaan1075 3 роки тому +36

      @@bushrodiamon122 Waqti maa haa wll way qawaan tay ilahay Kama baqayso

    • @najuunajuu4643
      @najuunajuu4643 3 роки тому +6

      Waba qurx waligeyd markan ay ku yelattay xaga labiska

    • @abdiqafaarfanax6998
      @abdiqafaarfanax6998 3 роки тому +12

      Runtii waa wax laga naxo wax u qarsan maba lahan🙏

    • @walaalsanii8773
      @walaalsanii8773 3 роки тому +5

      Qofta kis kistoo kosii halaweysaa

  • @sabrinabdinoor5658
    @sabrinabdinoor5658 3 роки тому +18

    Wan yaape dadka caanka hdy hess comenti kaso baxshan 1k oo like helan wxa sual ah inagu hdn nahay fans naaf malihin miya yqy dhig isku yela like taa iga nixiya somali maxamedey one love my people ♥️

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 2 роки тому +1

    Tayari sidan Ma qurux Bay mooday tolow aduunyo waxay maraysaaa xilligiii suubanaheenu inoo sii sheegay yassir rabbi

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 3 роки тому +251

    wax walbo macan waxa kasii macan kalamka Allah 😊🥰

    • @asuumiibro3846
      @asuumiibro3846 3 роки тому +3

      Saas weye

    • @ayshaaa_5962
      @ayshaaa_5962 3 роки тому +1

      Markaa mesha maxaa ku keney adiga ?? 😂😂

    • @nimcaanomar1888
      @nimcaanomar1888 2 роки тому +2

      Waruntaa sxb wan kujeclhy 😍😍

    • @monayosof1542
      @monayosof1542 2 роки тому

      Maxaa heesaha ku keenay marka?

    • @zuhaypizmacil3886
      @zuhaypizmacil3886 Рік тому

      Wᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜʀᴀᴀᴄsᴀᴍᴀʜᴀʏ ǫᴜʀᴀᴀɴᴋᴀᴀ ᴋᴀ ᴍᴀᴄᴀᴀɴ

  • @zumaya7800
    @zumaya7800 3 роки тому +762

    najma dharkeeda inta aan jecleeysan like 👍 hambalyo 26 ka june 💚💭❤💪

  • @carabblack180
    @carabblack180 9 місяців тому

    Xariir axmed marki hore hesaha kumusan jasi/cayri jirin inta ila arakiti ah like tada😂

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 роки тому +2

    Najmaay inadeer dhiigaa idamqaayee fanka iskaga bax wan kunjeclahay gabdhyaroo ilahay qurux siiyay ayad tahay mashallah

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 3 роки тому +566

    Hadaad 1M oo ku xiran waqal kamid thy like saar qoraalkaan🤔

  • @zakiabdiibrahim8052
    @zakiabdiibrahim8052 3 роки тому +78

    Halkan wxa ku sugaaba waa inta Nabi maxmed jecel Scw❤

  • @happyladan4248
    @happyladan4248 3 роки тому +8

    Xishoodaka iyo asturnaanto waa qayb nolosha kamida damiirikago sido ku siiyaya ninko isago asturan adigo gabadha is qawi ilahaow na astur oo dinntayada mcn noo adke 🤲 amiin

  • @wiillibaax5840
    @wiillibaax5840 3 роки тому +13

    Subxanallah.
    Diinkeena allah inagu sugo😭🤲

  • @safiyahussein6802
    @safiyahussein6802 3 роки тому +139

    Najma dharkeedu waa dhar aan haboonayn in laxidhto

    • @AsmaMedia
      @AsmaMedia 3 роки тому +1

      Haaa wlhi wllo🤔🤔🤔😔

    • @hiboahmed8739
      @hiboahmed8739 3 роки тому +11

      U haboonyahay lkn ninkaga uunba loxidha xafada dhexdeda inta igu racsan like dhac dhac kkkk

    • @abdimaaligmukhtaar4813
      @abdimaaligmukhtaar4813 3 роки тому +3

      @@hiboahmed8739 aamu lagugu dhufaye meeshu waa waadhkii iZkapuLaDe

    • @hiboahmed8739
      @hiboahmed8739 3 роки тому

      @@abdimaaligmukhtaar4813 kķkkk

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 3 роки тому +1

      Alle ha so hanunsho

  • @sakariyegentleman8448
    @sakariyegentleman8448 3 роки тому +18

    Waqal ayaa fanka somaliland horumarka gaadhsiiyey ' waaka waaka ' one love waqal . 😍🥰

  • @yassercrs1178
    @yassercrs1178 3 роки тому

    Another beat ✌️👏🇸🇴💙 AlFanaan Xariir Axmed ✊ Najma Nashaad ❤️❤️

  • @mohamedabdi7895
    @mohamedabdi7895 3 роки тому +1

    Ishaa ixan xantootay inta isha ila xan xantooty like dhac ku sii

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +172

    Najma nashaad is astur nayaa waad waalaty

    • @yabracade3097
      @yabracade3097 3 роки тому +3

      Cawrada dumarka ugu weyn waa timaha lkn anaga jirka kle aa cowro noo ah 🥺 timihii hdeeba cadi yihiin mxaa cowro ah mrka

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 3 роки тому +2

      @apdiQani NeYmaR jR wax isukin walaqo waba Kaheshin ragow . Ku go' 😏

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 3 роки тому +2

      @apdiQani NeYmaR jR ada qudhmay sa cawrada gabdha uu egeysay. Indhahu kaso dhacye tag dhandhan 😏😂

    • @sacdiiyoaadaan1075
      @sacdiiyoaadaan1075 3 роки тому +1

      @apdiQani NeYmaR jR naacaas mgca kugu qoraan ayaa cadaynaya inaad bila caqli tahay yuur

    • @asmacarte3706
      @asmacarte3706 3 роки тому

      Tiila furaba hayz qawiso

  • @miskicadeey2567
    @miskicadeey2567 3 роки тому +80

    Away reer grgeysa happy26june 💝💘💘💘💘from hregysa somalind

    • @yh___yinhbr1876
      @yh___yinhbr1876 3 роки тому +1

      7 february Baaa yiraaHdaa DadkaaN Jixin jix Maba Yaqaaniin GuuL Soomaali Weyn 26 june 2021❣💋💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

    • @nazbz6663
      @nazbz6663 3 роки тому

      😎😎😎

    • @nazlamehmet6593
      @nazlamehmet6593 3 роки тому +1

      @@yh___yinhbr1876 Wishing a happy independence day to all Somalilanders'💚🤍❤🖤 and those from Somalia reminding ya'll to patiently wait for your independence day which is the july 1st🤛

    • @nazlamehmet6593
      @nazlamehmet6593 3 роки тому +1

      Wishing a happy independence day to all Somalilanders'💚🤍❤🖤 and those from Somalia reminding ya'll to patiently wait for your independence day which is the july 1st🤛

    • @nasirabdi4811
      @nasirabdi4811 3 роки тому +1

      @@nazlamehmet6593 Ma Isaga Fahmayaba😂😂😂

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 роки тому +2

    waaaw Another Level Najma nashaad iyo Xariir ahmed❤️

  • @aminabdi3152
    @aminabdi3152 3 роки тому +4

    Xariir adaa fanka iska leh 😛🔥

  • @naasirsuriya
    @naasirsuriya 3 роки тому +98

    Inta najma nashad ku mashquulsan like dhac ku sii hhhh

  • @adduunkatv
    @adduunkatv 3 роки тому +12

    Waakaa waakaa waakaa , waaaka nacabkii hungoobay waakaaa cajiib

  • @suleimanahmed5366
    @suleimanahmed5366 3 роки тому +9

    Wow xariir the best artist today keep going pro 🇸🇴🇹🇷❤🙏

  • @artanchannel1573
    @artanchannel1573 3 роки тому +5

    Legend xariir and nashaad go forward 📽🎼

  • @ciyalpubg4007
    @ciyalpubg4007 3 роки тому +101

    Najma Nashaad San Wa Maxay WaD is Qawisay ilahi Ka Cabs0 🙏🏽😥

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 3 роки тому

      Ma awalbay masjid kawacdiyeyesay marky diracabalaadhan xidhnayd fabadha ka dhamaada waa dhardhigaad wada leedihiin waa markt soomaalidu wadasheekh noqonhireen.

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 3 роки тому +32

    Hambalyo somaliland 26 juun💚💚💭❤❤ like isku muujiya duriyada

    • @zack_chelsea1911
      @zack_chelsea1911 3 роки тому +1

      Somaliland mise somalia🇸🇴 😂😂

    • @maxamedmaslax6635
      @maxamedmaslax6635 3 роки тому +2

      @@zack_chelsea1911 dawladnimo hadaad samaysan kari weydeen walaaltinimo u wada nolada 30 sano waad is dilaysaan dumarka idin dhalayna waad kufsanaysaan ciyalkana ma dhaaftan
      Xilimaad dawlad noqonaysaan Ka idin soo kora iyo ka weynba waxa idinka dhaadhacsan uun sida la isku dilo viva somaliland wadan talaabsaday oo isku duubab
      💚💚💭💭❤❤

    • @zack_chelsea1911
      @zack_chelsea1911 3 роки тому

      Wllo qali Ani somaliland iyo somalia iskugu key mid waaaye anigan manta kula hadlayana ma yihi nin u dashi somaliland mise somalia blse waxa ahy wiil somaliyed oo re kenya ah mana yihi rux xun waligeyna familkeyga igu may oranin rux somali ah nac mise nabar u geyso Marka wllo wan ku salamaya salan kal iyo lab ah madaxa ii saarantahy🙏✊

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +4

    Hees hees dhaaftay
    Keep going Xidigaha
    #Xariir 💥
    #Najma.💥

  • @mohamudabdiweli2
    @mohamudabdiweli2 3 роки тому

    Waataa waataa.
    Wataaa nashaad iskala xidhay waataa
    Wataaa nimcaysan waataa
    Wataa wataa ...... idiguna ku darso..

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +90

    220 oo comments hada iga dhex aragto Nabiga kusali scw👀😭

  • @cabdijibaargacaliye9070
    @cabdijibaargacaliye9070 3 роки тому +309

    The one and only waqal studio legend bro

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 роки тому +2

      Wow amazing nice song keep going guys and waqal studio

    • @MudaneLyrics
      @MudaneLyrics 3 роки тому +2

      Fadlan Booqo oo nagu soo Biir SUBSCRIBE saar siina Gudbi mahad sanid

    • @Dcsiis
      @Dcsiis 3 роки тому +3

      888

    • @dhagayareofficial5349
      @dhagayareofficial5349 3 роки тому +2

      Nio wax laraajaa rag kuma filee heestii maad naga soo fasaxdid mise aabahaa ayaan qaadka wada qaadnaaye waan kaa ashkateeyaa ✌️

    • @khalidabdiqani2387
      @khalidabdiqani2387 3 роки тому +1

      Beede

  • @MohamedAmin-qj8mx
    @MohamedAmin-qj8mx 3 роки тому +2

    Woooow fantastic najma nashaad fanskeeda ✊🏿❤

  • @wiilsoomaliyeed7189
    @wiilsoomaliyeed7189 3 роки тому

    inta ka xun xariir axmed xarigasa like isku mujiya xala ayaa xariir jigjiga lagu xiray

  • @xadaariofficial373
    @xadaariofficial373 3 роки тому +73

    1M Markey Gadho Like Ha iLaa DhaFin WllalaDaYow©\__💚🤍❤️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 3 роки тому +5

    This song is Amazing other level Xariir Ahmed iyo Najma nashaad. 🙏🙏🙏. It's Amazing 😍😁

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd 3 роки тому +1

    Waw xariir niin culus najma nashad maya labiska maya Walashy asturnanta kudadal

  • @rooplemaxamedismacil1550
    @rooplemaxamedismacil1550 3 роки тому

    Waraaa xabadaan shub waaye najmo nashaaad waanku wataa walhi jirkaaan hadaadba leedahy

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 роки тому +27

    waqal studio HAppy 26 June Somaliland our Country❤❤❤❤💪🏻❤❤❤❤❤

  • @ahmedtarax6912
    @ahmedtarax6912 3 роки тому +61

    Hoyga fanka sugaanta somaliland
    Hargaisa ayaan idinka soo salamaya
    Inta heestan afgaranayssa ✌🤸‍♂️😎

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 роки тому

      Anuu ma afgaranaayo from hargeysa 🤣😀😀

    • @Xoghaye.
      @Xoghaye. 3 роки тому +3

      Iskaga seexo beenta nio rer hargysa niyaday ku dhistaan hhhh war xariis waligi caan buu ahaa ninka ugu veiwska badani wa nin darood ah ka ugu liketa badani heesaha la dhagaysto wa sharma boy bal hoyga fanka hargsrydad shegayso nin ay 12 mililin gaadhay itus ama 4 fanann oo somaalida laga qadariy sida guled simba,suldan seraaar,xariir,ilka case qays kiin jaamac yaa salaam from buuhodle

    • @maxamudcbdiqadir3102
      @maxamudcbdiqadir3102 3 роки тому +1

      Najma ilahay ka baq oo is astur

    • @ahmedtarax6912
      @ahmedtarax6912 3 роки тому +1

      @@Xoghaye. daarood meel Duriyadu ka hadleyso inuu ka soo hadlaba maaha waa inu indhaha hoos u dhiga sida dumarka
      Siyaad bare Ragii hooyadii La qayiley weeye Ragani adeerow 😂🤸‍♂️

    • @ahmedtarax6912
      @ahmedtarax6912 3 роки тому

      @@Xoghaye.
      BK AND UGBAAD ARAG 11 MILION VIEWS
      SAFWAAN HALAC AND AYAANA 13 MILION VIEWS
      QAMAR SUGANI JACAYL DHAXAL 8 MILIONS VIWES
      ADEER ADIGOO AQOON CIDA FANKA ISKA LEH FUTADAADA HOOS U EEG GODKEEDU INTUU LEEG YAHAY WEYNINKEEDA MARKKAAD KA YAABTANA
      WAA CABSIDA ISAAQIZAM WEEYE 😂😂😂

  • @ciyaarahachannel5318
    @ciyaarahachannel5318 3 роки тому +2

    Alfanan xariir axmed legend labo mahan waa fananka aan ugu jeclahay fanaaniinta soomaliyeed

  • @najmacabdi9648
    @najmacabdi9648 3 роки тому

    Maash allaaah lab fanaan aan taageero xariir axmed cabadilahi najm nashaad keep goin

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +35

    Nayaa najma nashaad is astur waa walatay

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 роки тому +6

    Legend waqal I waiting the music

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 2 роки тому

    Ala dhaqan xumaa taasi rasuulku scw wuxuu lacnaday kaa siyaatu caariyaat haween dhar sita hadana qaawan

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 3 роки тому

    Yaab badanaa hadey saan u lebisanayaan dharkaba meyska dhigaan wax qarsooni meesha mayaalaane. Allow na astur xataa hadaan hees ladhaafeyn iney jirkeeda asturto waa another beauty.

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 3 роки тому +3

    26 june soomaliland baa leh
    Reer soomaalia raali ahaada oo maalintiina suga saxibayaal
    Reer soomaliland hambalyo

    • @ayuuushmaxamed4162
      @ayuuushmaxamed4162 3 роки тому

      Waa sidaa wll dadkan maxa ka qaldaan waxaba ma yaqanan yahuu 😂😏😂

    • @Abdihakeindhaye
      @Abdihakeindhaye 3 роки тому

      @@ayuuushmaxamed4162 ilaa xalay waxbaa la isku qasayaa

  • @Jacayl724
    @Jacayl724 3 роки тому +17

    Hadii 26 june Alle ku soo garsiyyey adigoo cafimad qaba like saar oo Alle umah celi🇸🇴🇸🇴🙏somalia one love

  • @muniirshaqaaqo90
    @muniirshaqaaqo90 2 роки тому +2

    This song is amazing another level legends xariir Ahmed and najmo nashaad.😘

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke 3 роки тому

    Labiska najma inta nacday farta taaga🖐👹👹

  • @HeesahaHirgalay
    @HeesahaHirgalay 3 роки тому +4

    Waqal Studio, Congratulations for 1M
    🎊💐👏

  • @abshirbaari5412
    @abshirbaari5412 3 роки тому +8

    Jaceylku nusqaan ma yeeshu
    Nasiibku dacar ma siiyo
    Nasteex labadee wadaago
    Sidiinaa sidiinaa dadaalo
    Allow dadka qalbiyada isku hayo riyadooda u rumeey🤲🤲

  • @liipanxaaji8752
    @liipanxaaji8752 3 роки тому +2

    Waaw waaw najma nashaad boqorada codka iyo xariir axmad dabest music

  • @sayitamiinofficial6871
    @sayitamiinofficial6871 3 роки тому +1

    Legend the legend waqalka duula layaab layaab heez laysugu tagay furinle xariir najma nashad iyo khadaR waqal layaab layaab 🔥heezti qarniga🔥🔥

  • @zhafie6752
    @zhafie6752 3 роки тому +2

    Best songer xariir ahmed alle muxu alle codsiyey lkn maxa jeclan laha inu diinta ku baafiyo inta igu rayiga ah 👏😭

  • @najaxhena
    @najaxhena 3 роки тому +11

    Najmay waad kaso dartay wlhi bal waxad dadka iyo nimanka ku hor socoto day alle ulaabo oo bal isku qajil allehi kulahana wuuku arkaye sidan si ku dhan igana ralinoqo igama aha xuman balse waan ka naxaya wllshy oo kle tahay

  • @naimo33
    @naimo33 3 роки тому

    Xariir ahmed waa nin xishood badan isaga taban bay heesta ku dhamaty wiilka naagti danbe oo lasoo heeseyso dhar quman ha soo xirata

  • @daahirtashjiici2294
    @daahirtashjiici2294 2 роки тому

    Labada fanaan oo aan sida dhabta utaageero🥰🥰

  • @suuxaayewiilsoomaaliyeed1745
    @suuxaayewiilsoomaaliyeed1745 3 роки тому +3

    Nashaad fanaanadda ugu qurxoon fanaaniita soomaaliyeed

  • @ekeycade6925
    @ekeycade6925 3 роки тому +11

    The legend xariir and quen najma nashad😘🥰🤟

  • @zuhayb.hassan
    @zuhayb.hassan 3 роки тому +1

    Wataaa wataa wataa wataa is.........!

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 3 роки тому +1

    another level🔥🇸🇴♥️💙👌hamblyo

  • @aayafuaad9837
    @aayafuaad9837 3 роки тому +7

    3:26
    Kabtaadu nooma gasho 🖐 Xariir axmed on fire 🔥🔥❤

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 3 роки тому +3

    waqal good job brother amazing video🔥💯🔥💯🔥

  • @cabdikariin5006
    @cabdikariin5006 3 роки тому +1

    Wataa wataa manta manta laga naxay
    😃😃😃😃😄😄😄😄

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 3 роки тому +1

    Gabadhii fiicnaayd ee najma nashaad ahayd marki la furay sawta walatay wllo illlhy ka boq oo is astur waxu waa aduunyo waa laga tagayaye subaxanalllah alllahu akbar

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 роки тому +3

    Boqorada fanka waqti Xadirkan katalisa Najmo Nashad waa nooshahay 😘❤😍💋

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 3 роки тому +12

    Legends 😍🔥🎶

  • @mizzuk8815
    @mizzuk8815 2 роки тому

    taaani yari way walatay walee subanx allah naa is astuur hunooy

  • @onlinemedia6693
    @onlinemedia6693 3 роки тому

    The one only Studio waqal Studio kep Goin team waqal

  • @saalaxsanaagofficial6249
    @saalaxsanaagofficial6249 3 роки тому +2

    The one and only Khadar Waqal Waqal studio 🇺🇸

  • @mohamedharoun2685
    @mohamedharoun2685 3 роки тому +18

    Waiting for Dirisle reaction ✌✌✌💯

  • @darkmagician2862
    @darkmagician2862 3 роки тому +1

    Miss wold najma nashaad keep going 🤤😍

  • @ibeomer2479
    @ibeomer2479 3 роки тому

    Wataa wataa wataa
    Wataa Dharkii dhigatay wata
    Wataa isku dhajisay wata
    Wataa dhayihii dishay wata

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 3 роки тому +12

    Kln najma dharkeeda wlhy ma wacna allah hyna astro

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 роки тому +8

    Waka Waka 2Million Views Hadad iga Dhax AraGtay Liketa 📌🤩

  • @kaysecamje527
    @kaysecamje527 3 роки тому

    Dumarku marka la furo maxy isla qaawiyan
    Shaw ragu waa huga ay dumarku xidhan
    Wlhi bilahi ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @Markpool6704
    @Markpool6704 3 роки тому

    Heesta marka 5 million gaarto leee noo balan ah

  • @talesamevlog7463
    @talesamevlog7463 3 роки тому +12

    Arimaheena kasuguna wixi yara ♡

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 3 роки тому +19

    Waqal one and only leader UA-cam somali 1M 👏

  • @ilyascumar7310
    @ilyascumar7310 3 роки тому

    Najma nashaa san ilbaxnimo iyo quryx midna maaha walashey jirkaga caadi ayu i sawiranyahay allaha ku danbi dhaafe ha u laaban baayo

  • @Ahmed-hp8ov
    @Ahmed-hp8ov 2 роки тому +1

    Ina'pti MCN, Lix'markaad Tihiin Dagaal laabta ka Ogaada.

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 2 роки тому +5

    She is beautiful and got an amazing voice 💖💖

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 роки тому +75

    Wakaaa Nacabkii Hungoobay !
    Best Production Of All The Time WaqalFamaily 🔥🔥🔥💪💪💪

  • @ismailcabdi682
    @ismailcabdi682 3 роки тому

    waakaa nacabkii hungoobay wwwww xariir and najma wan idin wataaa

  • @deeqaahmed4359
    @deeqaahmed4359 3 роки тому

    Wow waqal xariir iyo najma waxle🔥🥰💯

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 3 роки тому +5

    Another level❤

  • @ayaanqurux6595
    @ayaanqurux6595 3 роки тому +6

    Subxaanallah wllo najmey is astuur wadba maryo dhigate🥺😌

  • @farhiaali8967
    @farhiaali8967 3 роки тому

    hestaan intaa bilood maqli jire cmn son Lee mey ahyd😳😄

  • @kingofkong9508
    @kingofkong9508 3 роки тому +1

    Xariir heesaha soo badi yaa igu raacisan

  • @abdiahmet516
    @abdiahmet516 3 роки тому +85

    Najma Nashaadey waan ku jeclahee maxaad isusoo qaawisey ppe🤦‍♂️😥😂

  • @abuukarhussein337
    @abuukarhussein337 3 роки тому +45

    Niajmo nashad sister irsaqada mel ficn Allah kaga sahlo sidan wlhi cadab moye waxkale kama faidesid jirkada timahada naar ku hogami wa masibo Allah ku so hanuniyo

  • @cabdullahihassan6766
    @cabdullahihassan6766 3 роки тому

    Hestan markay 1m garto likta ha iladhafin balan miyaa midaa 🤙🤙🤙🤙🤙

  • @hamzecaaqil5314
    @hamzecaaqil5314 3 роки тому

    Hees baraha bulshada so gashey inad wakhti geliso waqalow mey ahayn