Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 вер 2010
  • Qaaci Miiraale iyo magaalada Melbourne
    Wardheer Walwaal iyo Melbourne

КОМЕНТАРІ • 220

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 4 роки тому +28

    Hadaad reer Wardheer iyo walwaal tahay like isaar 🇸🇴✌🏽

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 місяці тому

      Dhulka kala wanagsan hareri gi wacna ya xamar Mar so maray rer muqdisho ahay inta marka jogto nagu xasusta dhulka kala wanagsan hareri ga wacna ha wal walo aragti da dhulka kala wanagsan ya xamar Mar so mara legend merale ina aderkey isaq daud isku nahay hadane walashey abahey dhalay qaba shan carur u dhashay

  • @dhaladkiitogdheer3650
    @dhaladkiitogdheer3650 7 років тому +17

    Kumuu ciyaarin wuxuu dhigay halkeedii aniga ayaa ah qof fanka wax ka yaqaan markaa ninkani meesheedii ayuu dhiigay lkn wuu yara jiidayaa codka,,,,,,, si baashalana wuu uqaadayaaa live camal,,,,, laso sxb one love all somalilander

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 3 роки тому +7

    Allaha u Naxariisto Cabdi Tahliil Warsame & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay.
    Aamiin
    Khamiis(Habeen Jimce Soo Galayo)
    11/2/2021
    London, UK

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 5 років тому +36

    Dhamaan waa dhulkeena adigoo laandheere geeska dega maxaa tuulo kugu xidhxidhay somaliyeey is grta we're one nation😚😍

    • @user-xk5zt1xn8f
      @user-xk5zt1xn8f 3 місяці тому

      Maasha Allah war xigmada lahaa ku hadashey soomaali waa hal

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 роки тому +8

    Allah yacisak al fanaan miiraale wuu u awood sheegtay heesta "yaa burco kusoo bara"

  • @umuahmed8174
    @umuahmed8174 3 роки тому +7

    Heesii wan iska daayay lkn manta waan caajisay noo gurigaan kaga shaqanayaa waan marayana 5 menet 2020 wee wee haku daayo wareerku 😍🥰

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 3 роки тому +13

    Its September 2018 firstly listened it in IIUM, Kuala Lumpur, Malaysia, while doing PhD.

    • @lunabranwen
      @lunabranwen 2 роки тому +2

      Hi. Does this channel have any new videos ? 🇸🇴🇸🇴

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 роки тому +28

    heestan malin walba waa soo booqda alla maxay briber iga qabtaa lol😍

  • @kawsarkhaalid7144
    @kawsarkhaalid7144 4 роки тому +11

    Kabax 2020 yaaa ila dwn
    heesahn baa ka helaa anigu😞😒😩

  • @TheNess1986
    @TheNess1986 12 років тому +33

    Anigo ah amaal ali miraale mashalaha ilahay cod iyo qurux waa ku dhiibay i wish in aan kugu arki laha live aad baan uga hela heeshaga lakin nasib wanag inan ka arko you tube mooye live kuma arag waxan ilahay kaga baryay in u ku siyao cafimad iyo cibado suuban walaalkay aan codkiisa ka helaa tahay nool angsan ku war

  • @jugta100
    @jugta100 13 років тому +6

    kabax xeradiimasbaagalay kabax good song bro thanks ali kaban iyo fanaaniinta reer australia e ku caanka ah kabanka iyo biyaanah isku jira well done
    boys

  • @aliheykal4494
    @aliheykal4494 4 роки тому +13

    Habka aad umarqameysid aayanba ka helay wlhi inaba caadi maahan

  • @cumarciise5551
    @cumarciise5551 2 роки тому +4

    Habeen iska dheeraaday!! Hargeysa, Salaaasa.. 2022 ayaan dunidan xumaatay kaga dhuuntay MIIRAALE kuma guuldareysan oo waa anigaa marti la jecelyay halkan ku ah.

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Рік тому +1

    Wa dhul somaliyed meeshi la doono ya laso qaadan iam from wardher guul somali weyn 🙏

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Рік тому +1

    Miraaleh waah ninka kaliyeh kutaag taagsodoh heesah soomaalida i love wardheer

  • @user-ip2vm1qp5r
    @user-ip2vm1qp5r 6 років тому +16

    Dadka qaarkoo yaraantoodi baa garowe lagu faraxumeyay .garowe beey ku waasheen qeeybina waa oromo soomaali baratay 👣.
    Viva garowe
    Viva muqdisho
    Viva wardheer
    Waa magaalooyin soomaliyeed 😍☻

    • @adowali2790
      @adowali2790 5 років тому

      True dat one somali NFd hanoolato

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      Kkkkk sxb ninkaan dhulkaas maba dago aniga ayaan qaraba nahay waana reer moqdisho hadii meel baaadia ah la adana woxow runirgood meeel ladhoho buu kaimaday

    • @laylatul3qadri856
      @laylatul3qadri856 Рік тому

      Wa run dhulka somaliyed qayb qaybsiga halaga dayo

  • @ishwaqahmed900
    @ishwaqahmed900 4 роки тому +4

    Hees iyo bar barisamaadkii bayba naxasuusisay 👍👌🇸🇱💘

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 років тому +40

    Dadku ayagoon fanka Waxba ka ogayn ayay iska caytamayaan imika ninkaan heesta suu uqaaday si ka wacan ooloo qaadi lahaaba ma ayaada jirta !!! Mida kale asagu live ayuu u heesaya ma Ahan playback !!!!!

  • @qalanjadacaalamka3630
    @qalanjadacaalamka3630 4 роки тому +5

    Wwwww Garoowe my home sweet ❤💋🥀🥀🇸🇱

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 років тому +14

    Hestaan wnku haystaa 2018 yaa ila dawanaya

  • @samsamhassan3072
    @samsamhassan3072 3 роки тому +1

    Garowe meeshan kudhashay allaha barakeeyo dhulkayga somlia💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  10 років тому +6

    Aad baad u Mahadsantahay walaal @issehEmpire

  • @ilovemaboyfreind9148
    @ilovemaboyfreind9148 6 років тому +15

    Australia allow Mar iigeey❤✈✈🚁

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    Viva dumashigey dhulka kala wanagsan hareri wacna iyo ya yurub kuso baro dhulka kala wanagsan hareri wacna iyo ha walwalo aragtide ya USA kuso bara dhulka kala wanagsane harerigi wacna iyo ha walwalo aragtide ya xamar kuso baro ❤❤❤❤Song

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 11 місяців тому +1

    Heesaa wacan oo cod hagaagsan ❤

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 роки тому +2

    heesta kaliyoo sidii beerkii iigu rukuman😍😁

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 4 роки тому +2

    Cali and cabdi hadii la isla helo warku waa dhanyahay

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 4 роки тому +18

    Wardheer Beautiful place my wife’s hometown

    • @a.a1123
      @a.a1123 4 роки тому +1

      Welcome to the Somali family bro in law

    • @roblehussein220
      @roblehussein220 4 роки тому

      Ayan Ahmed thank you brother really appreciated

  • @maguled
    @maguled 13 років тому +1

    Caleeykum yaa fannaaniin , really talents baa isugu yimid meesha Miiraale, Abdinuur, Cali kaban and more. Great Song of Abdi Tahliil, I guess!!

  • @mrqalaaye1
    @mrqalaaye1 12 років тому +2

    waaaaaaaaw ..warkaasaa imaraa aniga ka bax

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 Рік тому

    Mnzha alh miraale cabdi tahlii ahun 😢
    Waad na xasuusisay ❤

  • @mohameda.f.botanshiike3384
    @mohameda.f.botanshiike3384 8 років тому +3

    Rag Culus, Akhiyaar waa raggii hore, Heestaan siday tahay ayaa loo canaantay, Codka iyo waliba Music'ga gacan fiican iyo cod fiicana ya ala'isla helay.
    Rageeeddddii - Shiike

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 3 роки тому

    Best of Abdi tahliil
    Waa mararkan is idha cabdi tahliil fanaan ka fiicna muu jirin

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 8 місяців тому

    Wiil an dhalay ma siistaa!

  • @Somalilandpress
    @Somalilandpress 13 років тому +2

    MrMadaale well done and thank you from your friends at SomalilandPress

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 6 років тому +2

    War hadaan ahlu marqaan nahay chanalkaan waa ku heysanaa walahi Baraaabo👏👏

  • @malaak1
    @malaak1 13 років тому +2

    mrMADAALE thanks for sweet tunes

  • @ELR0Y1
    @ELR0Y1 13 років тому +1

    nice song keep it up madaale productions.

  • @MrXXKINGXX7
    @MrXXKINGXX7 14 років тому

    Qaaci aan caadi eheen wooow Miirale & fanaaniinta kalel lajoogta.....pure talents isku timid..

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 7 місяців тому

    Love walwaal

  • @ibrahimgas4160
    @ibrahimgas4160 10 років тому

    walaahi zaaid ayaad u shidantihiin viva+mashallah macaliminta mustaqbalka2013++

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 3 роки тому

    Axyaa fanaan miiraale cod ayaa ilaahay ugu deeqay

  • @faatinrooroow5995
    @faatinrooroow5995 4 роки тому +3

    Rer madaale production Ali kaban group kiisa wlh 2009 Cairo ku dhagesan jiray mmmmmmmm

  • @ladiahiiz8033
    @ladiahiiz8033 10 років тому

    ninka peymada tuumya macalin malcamd dhiga ayuu u eeg yhaya lkin heesta cadi mha mash allh

  • @kirkiro
    @kirkiro 13 років тому +1

    marqaan, barjaa

  • @GANDARSHE-tr8hz
    @GANDARSHE-tr8hz 11 років тому

    Bashaaaaal top qaci

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 13 років тому +4

    isiii yaa xamar kusoo baroooooooooooo kanaxoo nafta waaa my aboowe qaali miiraale waka baxsatay walahi ninka heesta leh adigaba oga cod macaan walahi woow wooow woow noolooooow

    • @mahdiubaxside3779
      @mahdiubaxside3779 6 років тому

      hibaaq ali waligiis magaaraayo xitaa haduuu 100000 jeer ka badan isku dayo waligiis magaaraayo cabdi tahliil

    • @naemamustafa2
      @naemamustafa2 5 років тому

      Yaan lagula yaabin abdi tahlil cid u qalanta ma jirtee kan mirqaanka tusee

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 4 роки тому +1

    2020

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 5 років тому +2

    Australia Murqaanka hargaysa iyo Jabuutibaa yaala waliba iyada qaadka ayaa Ka baxa.. Cirkaas bay marayaan

    • @siciidcalidacar2925
      @siciidcalidacar2925 5 років тому +2

      Australia walahay murqaan toosaa yaala hadaan hargaysa ka yimaado waxaan imanlaha Australia

  • @hiboabdulaahi3629
    @hiboabdulaahi3629 10 років тому +3

    Kkkkkkkkkkkk yaa wardheer kusoo bara wardheer meel. Lasoobarto way tahay

  • @TheNess1986
    @TheNess1986 12 років тому

    MIRAALE MASHALAHA

  • @Ayub_Hassan
    @Ayub_Hassan 10 місяців тому

    Yaaba ka daalaya yaa MIIRAALE ✌️🙌

  • @wadneofficial1609
    @wadneofficial1609 4 роки тому

    Al Fanaan miraale nolow inbadan

  • @raguez
    @raguez 13 років тому +3

    Nice song, i can literally touch the mirqaan chapeau l'artist

  • @ahmedh.7134
    @ahmedh.7134 7 років тому

    Hayiiiiy

  • @fongam606
    @fongam606 8 років тому

    waaaaw miraale caadi mahan

  • @Arlaadi-mode
    @Arlaadi-mode 13 років тому

    Big up Miiraale and Ali Kaban.

  • @leylamahmed4138
    @leylamahmed4138 6 років тому +1

    Yaa.wargaadhikuso baro

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 роки тому

    alla maxay hees io bar tahay😍

  • @user-qx4sc8hf8q
    @user-qx4sc8hf8q 5 місяців тому

    January 21 2024 ❤

  • @amal004amal
    @amal004amal 13 років тому +5

    jaadka ayaaba iiga daran
    bisinka subxana'allah

    • @kawsarkhaalid7144
      @kawsarkhaalid7144 4 роки тому

      Omg 9Sano 😨😱

    • @kawsarkhaalid7144
      @kawsarkhaalid7144 4 роки тому

      @@idirisbarrejama125 isku mid nhy kkkk

    • @DjLovechannel
      @DjLovechannel 4 роки тому

      🤭🤭🤭😷😷😷😷😷🤣🤣

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@idirisbarrejama125 Wlh comments dhib waaye adigo dhimatay baa la aqrisani kwrn😭😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@idirisbarrejama125 Hadu hadal xun kaa dhacay Qof ka masaxaaya malahan😂😭

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Legend brother

  • @Adamscreator
    @Adamscreator 13 років тому +3

    Marqaanku wuxuu keenaa in wardheere lagu qaldo xamar waayo waxa uu sheeegayo dhir iyo dhul xamar maba laha

  • @thinkl1409
    @thinkl1409 6 років тому

    Masha alaah ka bax

  • @nimaddhashaykumadhalin6645
    @nimaddhashaykumadhalin6645 10 років тому

    Wow eshcalaa hees iyo tuumid lakin fanaanku wa fanan qaaci

  • @malaak1
    @malaak1 13 років тому

    sweet song

  • @saidyareify
    @saidyareify 13 років тому +2

    heestaan waxaalahaa fanaakii waynaa ee cabdi tahlil ..r
    un ahaantii waxaa jec laa nin aanu sxbo qaliyanahay aadan cabdisalan ,,,

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 6 років тому

    yaa salam

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 10 місяців тому

    Fanaan cod macan miraale

  • @ladiahiiz8033
    @ladiahiiz8033 10 років тому +4

    viv my sweet home hargysa

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 Рік тому

    🎉🎉🎉🎉ax yaa hees iyo cod 🫶🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹👋🎤👍💃💃💃💃💃

  • @leylamahmed4138
    @leylamahmed4138 6 років тому +3

    Waryaada cayta😆joojiyada😆🖐🖐🖐🖐⚘⚘⚘⚘😎😎😎😎😎😎😎

  • @maahmaah4776
    @maahmaah4776 6 років тому +2

    Cajiib sidii layaqaanay ayuu ku dhuftay.
    Playback ayey nagu wareersheen dadkan dbe

  • @mohamedawale9325
    @mohamedawale9325 2 роки тому

    eesh calaa hees🎶🎶

  • @cabdocali4392
    @cabdocali4392 9 років тому +1

    Nac Nac

  • @GANDARSHE-tr8hz
    @GANDARSHE-tr8hz 11 років тому +1

    Wwwwwwweww

  • @TheNess1986
    @TheNess1986 12 років тому +1

    MY CUZ ALI SALAN SARE ALI MUUSE AM AMAL ALI

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 5 років тому

    Saaas wayeee halkeeda ayuu dhigay naac maac lama.rabeeee rageediiiu dheh

  • @MAILMAFIA
    @MAILMAFIA 13 років тому

    mr madaale thxxx for repersting

  • @hakeemhassan9294
    @hakeemhassan9294 4 роки тому +1

    👍👍👍

  • @malaak1
    @malaak1 13 років тому

    niceeeeeeeeeee

  • @mnxproduction8336
    @mnxproduction8336 3 роки тому

    waxaan yaabanahay dadkan leh wuu ku dheelay nio fan ma yaqaanan dadkan miyaa siduu ugu baashalayo iyo dabacsnida codka iyo luuqda xagay idinka maraysaa dadkiiba jiib is hayn waayayba

  • @sakariyekeyse
    @sakariyekeyse 3 роки тому

    Kabax🤩🥰

  • @Darwiishland
    @Darwiishland 13 років тому +1

    marqaan iyo hees kaban, waa Australia ku waalo ....

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 роки тому

    Waa habeen arbaci soo galayso taariikhduna waa 30.11.2021 goor sheegtu waa 8:25 pm sida uu fanaanku u qaaday heesta ayaa isoo jiidatay inkastoonan weli hees copy ah waqti ku lumin balse ninkani asaga ayaa isoo jiitay dhawr jeer ayaaban ku cel ceshtay heestan ilaa 9 jeer masha allh

    • @bashiirmurzalapdirahman2571
      @bashiirmurzalapdirahman2571 2 роки тому

      waxaan mar labaad dhegaysanayaa 07.6.2022 goor sheegtu waa 02:38 pm

    • @bashiirmurzalapdirahman2571
      @bashiirmurzalapdirahman2571 2 роки тому

      Waxaan mar sadexaad dhegaysanayaa habeen arbaca soo galayso taariikhduna tahay 19.07.2022 goor sheegtu waa 11:07 habeenimo anigoo fadhiya meel daarad banaan ah oo dabna noo shidan yahay mirqaankuna isgaadhay

    • @sundusmohamed8509
      @sundusmohamed8509 28 днів тому

      Ana waxaaan dhagaysanayaaa 2024 subax 10:56 waaa ka helay heeesta

  • @hindaahmed1951
    @hindaahmed1951 6 років тому +1

    Wwwwww

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 6 років тому

    Wax waalan

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 років тому

    Cawaan Walhy kan markaa uu cabsana cabdi taliil muu arko kan Hala xidho kan

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 років тому

    Tahaliil samatar dhowle tubeec khadra dahir sahro Ahmed maryan Mursal Nakruuma Cigaal saado digfeer Axyaa fanaaniin Walhy ilaahow inta dhimatay u Naxa riisto Aamin

  • @aliomar4037
    @aliomar4037 7 років тому +5

    Ya Garoowe kusoo baraa

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  13 років тому

    @lilzack24 .. original by Abdi Tahliil

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 2 роки тому

    Geed baas

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 років тому +1

    Soomalidii geelina waanka nimi dhaqankiisina lama dhigin wali?!!! Ninku heeskan hadu iskaga baashalo maxaajira?! Adeer si wacan bu u qaaday

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    Muqdisho magaceda saxda xamar waye sedex magac ledahay banadir muqdisho xamar

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Yaman la joga marqan dhag dhag wa

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому

    Thanks

  • @hornofafricaking3543
    @hornofafricaking3543 6 років тому +1

    Miirale Columbus Ohio wali saan maanoogu tumin

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 6 років тому +1

    alkoliiste heestii woow ku xaarey

  • @ifraaah
    @ifraaah 13 років тому

    miraale oo qaaci fadhiya loool cadi maha