CABDI TAHLIIL WARSAME | WARDHEER | WAGAREY ADUUNYADA | Lyrics 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • CABDI TALIIL WARSAME : | WARDHEER | WAGAREY ADUUNYADA | Lyrics 4K
    __________________________________________________________________
    Wagerey adduunyada
    jacayl wabax ma noqonine
    waglo uga ma jeede
    wiilal dhalay la siistaay
    waxyigii haweeneey
    adoon iga war dhiibeyn X2
    ayaa waji kaa hor kuu wada
    wadan kala wanaagsane
    wacan geedi loo bogey
    hareerihii wadhnaa iyo
    aad walwaal aragtide
    yaa wardheer ku soo bara
    Weynu tuu ugu deeqee
    qurux weel u buuxshee
    waaxyaheeda qorayee
    loo wada dhameeyaay
    inta kula wajiiriya
    halka waalid igu dhalay. X2
    ayaa haa,haa, gogol weyn kuu dhiga
    wadan kala wanaagsane
    wacan geedi loo bogey
    hareerigii wadhnaa iyo
    aad walwaal aragtide
    yaa wardheer ku soo bara
    Waaban maaye jeraan
    wadka ka hor is aragnoo
    Ila waaqsan noloshoo
    weydo kaa dugsada oo
    Arin wey iga maaheen
    wadhi baxa la moodyeey
    ayaa Haa, haa,
    waji kaa hor kuu wada
    wadan kala wanaagsane
    wacan geedi loo bogey
    hareerihii wadhnaa iyo
    aad walwaal aragtide
    yaa wardheer ku soo bara
    __________________________________________________________________
    Please Subscribe for More.
    __
    Follow me On
    / abdullemusic
    ___
    Follow me On
    / abdullemusic
    ___
    Add me
    / cunaaye12
    Add me
    / cunaaye12
    #CABDI TAHLIIL WARSAME #WAGAREY ADUUNYADA #LYRICS

КОМЕНТАРІ • 85

  • @ayandahirhusien5514
    @ayandahirhusien5514 Рік тому +13

    Maalintu waa talaado saacaduna waa 6saac iyo 12 daqiiqo bishii 7dobaad,2023 heestan hoyaday ayaa xasuusatay oo itiri iiraadi. An maqleee xasuus Bay I ahaan aniguna adbaan uga helay xasuustii cabdi tahliil alaha unaxariisto❤❤

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda 3 місяці тому +3

    🥺 Erayadii Abwaan Cabdiqafaar Ciise cagoole laxankii Xasan Guulwade Codkii Cabdi Tahliil Seddexduba Waa Reer Wardheer Oo ay ku dhasheen magaalo ahaan

  • @dowsa...........
    @dowsa........... 8 місяців тому +4

    Wacan ciidii loobogay hareerigii wacnaa iyo wardheer kusòbara👑

  • @abdullahimhersi1324
    @abdullahimhersi1324 10 місяців тому +3

    Heestaan erayadeeda qalad badan ayaa ka buuxa fadlan dib ugu noqda oo dad yaqaa sida erayada codka ah qoraal loogu badala u yeerta
    Waana mahadsantihiin isku daygiina

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 роки тому +17

    Eryadii suldaan xasan guulwade ahaana Gudoomiyihii gobolka Banaadir Dawladii kacaan sido kale abwaan ayuu ahaa heestana wuxuu u sameeyey gabadh uu jeclaa markaana uu guursaday wardheerna waa halkii uu ku dhashay abwaanku sido kale cabdi tahiil ayaa ku dhashay Abwaanku wuxuu lahaa oo kale heesta guulwadow siyaad markaa naanaystiisu waa xasan guulwada waa nool yahay

  • @guuleedmahad8690
    @guuleedmahad8690 8 місяців тому +1

    Heesaha ugu qiimaha bdan marki aan aff iyo suugaan qruxdeeda lga hdlo wa heesahaan ugu jeclahay uguna hor bartay heesaheena heestaan wxa aad uga buuxa farshaxanimadeeni waagaa dadka ka sheeganaa wa abwaano dhaxalka somalida wx bdan uga tagay dhamantood ilaaheyn ha unaxariistee❤

  • @sawdoabdulahi7354
    @sawdoabdulahi7354 8 місяців тому +1

    Waa maalin axad ah, taariikhdu waa 26/11/23 . Garoowe Puntland Soomaaliya baan ka dhagaysanayaa. Dhulkaygi aan ku dhashay ku barbaaray walwaal iyo wardheer ❤Doollo ❤💗💓💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedkhalid3018
    @mohamedkhalid3018 3 роки тому +13

    Hal waxaan u imi madaxwayne mustafe cagjar waraysi uu bixiyay... oo uu ku sheegay in uu heestan xiiseeyo...
    Guulayso masuul ❤💪
    Hees o badh runtiii

    • @lamiahassan887
      @lamiahassan887 3 роки тому

      Wlhi aniga xataa isagaan heestan kusoo raadsaday madaxwaynuhu caadi maaha🤣🤣🥰

    • @bishaarwarsane360
      @bishaarwarsane360 3 роки тому

      Xaqiiqdii hada ka hor baan safar ku galay 5 day ii shidneed xasuus

    • @GuledAar
      @GuledAar Рік тому

      @@lamiahassan887 Madaxwayne cagjar waa wiil xiniinyo cad alle muxuu wax bartay inshaAllah aniguna madaxwaynaha mustaqbalka Ogadenia nation ayaan noqon doonaa markaas baan heesta jiilka soo socdo live ugu qaadi doonaa.

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Рік тому +3

    One of my favourite song
    Wagareey Aduunyada
    Jacayl wabax ma Noqonine
    Wagla ulama jeedine
    Wiilal dhalay ma siistee
    Xiliyada kala miiraanka Ragga Habeenkii Maaxdaa Abdi tahliil warsame AHUN wuu Na damqayaa caawa 23/05/2023 1:05 Taariikhdu iyadaa is-qorta.🎻❤️

  • @yamays
    @yamays 3 роки тому +9

    Doollo 7ceel baa leysku oran jirey,Wardheer, Walwaal, Waafdhuug,Uubataale, Garloogube, Afyaraado, iyo Yucub, ..heesta maahan ,ayaa haa haa waji kaa hor kuu wada ,ee waa ayaa haa haa wartii Gaafow kuu wada,Gaafowna waa bali caan ah .wardheer waxey caan ku tahey geedka hareeriga ah

    • @cuntomacaanchannel3606
      @cuntomacaanchannel3606 3 роки тому +1

      Mahadsanid wall waxan comentiga usogalay qof ifasiro ama ifahfahiyo thnk

    • @yamays
      @yamays 3 роки тому

      @@cuntomacaanchannel3606 adaa mudan wll

    • @kifahmohamed1238
      @kifahmohamed1238 3 роки тому +1

      yucub janoooo

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 3 роки тому

      gogol wehele kuu dhiga weeyan

    • @yamays
      @yamays 3 роки тому

      @@dekfarah820 1:35 dhageyso ,wartii gaafow kuu wada weeyaan,gaafow bali ba la yiraahdaa, dhulka ay heestu ka sheekeyneyso waa ceelal iyo baliyo isku dhowdhow,...xarago Mooge, gaafow, laba geed,dhamaantood waa baliyaal isku dhow

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 Рік тому +1

    Erayada wadan kala wanaagase wacan geedi ma ahan waa wacan ciidii loo bogay weeye wlle

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 9 місяців тому +1

    Heestaan wxn dhageysanayaa galab isniina taariikhduna tahay 30 october 2023 xili casar oon xeebta liido darbiga hotel elite dhanka xeebta aan kursi ku fadhiyo, tarmuus shaax ah iyo daango aan meel hoos ah oo qabow badan la fadhiyo, sameecad iyo mobilkeygana aan kolba hees iska daaranaayo, wxn ku raaxeysanayaa fasax gaaban oon shaqada ka helay kedip baashaal iyo safaro gobol ah ayn ka imid, dabayaaqada fasaxeygana wxn ku leyrsanayaa magaaladeydi muqdisha cadeey, reer xamar aad bn idiin jeclhay waxan sidoo kale salaamayaa somali oo dhan wiilkiina oo idin jecel bn ahay walaalahey 🥰🙌🏼

  • @mohamedamiinmustafe3276
    @mohamedamiinmustafe3276 5 років тому +7

    Wardheer geelayaga ayaa ka cabi jiray😍

  • @dekfarah820
    @dekfarah820 3 роки тому +2

    hareerigi wadhnaa weeyaan hareeri waa geed magacii

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 4 місяці тому +1

    Wadan kala wanaagsane
    Wacan ciidi lo bogay .
    Hareerihii wadhnaa iyo aad walwaalo aragtide
    @|yaa wardheer kusoo bara ❤

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 5 місяців тому +1

    Waa habeen qamiis so galeyso taarikhduna tahay 20 march 2024 miiladigana ay tahay 10 ka ramadaan 1445 saacaduna tahay 19:42pm ayan yara dhageystay inkasto anan hadeer qayili heynin lkn wa hees wanagsan

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 роки тому +6

    Heestan Aabo ayaa jeclaa
    Waxaan xusuustaa anigoo dhigta fasalka 4aad ee dugsiga hoose
    Marwalba Aabo ayaa dhegeysan jirey
    Xusuus Aabo maxaan kuu xiisay Afarsano kumaan arag
    Nooli kulantee Aabo
    Asxaabey sooduceeya inaan Aabo mar 2aad kulano
    Aabo wuxuu ahaa saaxibkayga ii gu dhow wax walba oo Aan dhib sado waan uban dhigi jirey waayo Aabo wuxuu ii ahaa saaxibkayga iigu dhow wuxuuna ahaa qokaan Dunida ugu jeclaa caawa xususs markaan Afuray ayaan dhegeysanayaa Dalka turkiga
    Aabo waxaad tahay qofka Aan dunida ugu jeclahay
    Aabo xiiso raagey waan ilmeeyaa markaan xusuusto faraxadaad igu barbaarisey 😥

  • @alid803
    @alid803 4 роки тому +10

    Waryaayeheen waa "Hererigii wacnaa" ee ma aha "Hareerhii wacnaa" Cabdi Tahliilna wardheer buu u dhashay ee ogaada, idiinkumana faanayo inaan iskumeel ku dhalanaye waxaan la xanaaqsanahay heesaha la khaldayo walaalayaal!!!

    • @serahmed5346
      @serahmed5346 4 роки тому

      Hareeri weeye waa geed dhulkaas iyo deegaanka soomaalidaba ka baxa. Ma aha hareerigii qaadka ahaa waa geed aan maandooriye ahayn.

    • @lakuufarah7013
      @lakuufarah7013 4 роки тому

      Absolutely wax bdan bu khalday

    • @kabanle1211
      @kabanle1211 3 роки тому

      Hareerigii wadhnaaa

    • @mohamedyare3708
      @mohamedyare3708 3 роки тому

      D A asoo mhdsn hadii aad heesta oo dhan aad xafiday soo wada qor si logaga wada fa, ideysto

    • @rayaanmaxamud2505
      @rayaanmaxamud2505 2 роки тому +1

      Adiga Laftaadu Waad Qaladey Wllky
      Ogow Waxa Uu Dhahayaa Hareerigii Wadnaha Iyo Aad Walwaalo Aragtide _ Wacnaa Meesha Kumaba Taalo Cafwan

  • @alid803
    @alid803 4 роки тому +5

    Waryaayeheen, waa "Wartii Gaafow Kuu Wada" weeye ee ma aha "Waji Kaa hor kuu wada" oo ka mid ah labada bali ee wardheer ku yaala "Balicad & Gaafoow" Sax waryaadaheen!!!!!!!

  • @sadikmohameddoumal9440
    @sadikmohameddoumal9440 Рік тому +1

    Heesta erayada qoraalkeeda qaladaad badan baa Ku jira lyrics dib u sax

  • @faaraxxirsi6994
    @faaraxxirsi6994 Рік тому +2

    Wadan kala wanagsane
    wacan ciidii loo bogey
    hareerigii wadhnaa iyo aad walwaalo aragtide yaa wardheer kusoo bara.

  • @sjg87
    @sjg87 2 роки тому +1

    Waafigii haweeney weeye wall

  • @MuxuyoGabyaaye
    @MuxuyoGabyaaye 2 дні тому

    Wardheer iyo walwaalo

  • @cabdikariimkaarto2471
    @cabdikariimkaarto2471 5 років тому +1

    Erayada sida aad u qortay ma'ahan waxba badana kaa qaldan. Wacan ciidi loo bagay waaye.

  • @Oscaa85
    @Oscaa85 4 роки тому +2

    Allha u naxariisto fanaaanka

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 3 роки тому

      waa digii haweeneey adoon iga wardiidin miyaa bal halkaa iga sax waan fahmi waayay waxiygii haweeneey ayuu ku soo qoray lkn waa qalad saan filaaayo

  • @sacduuzhofficial9335
    @sacduuzhofficial9335 2 роки тому +2

    Lyrics waxbaa ka qaldan.
    Wacan ciidi loo bogey
    Hareerigii wacnaa iyo
    Aad walwaalna aragtide
    Yaa wardheer ku soo bara

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +4

    Cajiiib!!!

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 роки тому +4

    FEB, 2020, 02,. OOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOH.

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. Місяць тому

    Who’s watching 2024❤

  • @user-qn7hg5gd4j
    @user-qn7hg5gd4j 4 місяці тому

    Qoraal ka heesta waa khalad
    Wadhi.baxay maaha
    Waa waadi baxay

  • @baariyowyare1341
    @baariyowyare1341 2 роки тому +1

    asc
    asxaabeey hadii uu walaalka ereyada uu qalday heestaa oo dhameystiran qoraalkeeda soo geliya si loogaga faa ideysto
    kaliya hadhihine
    saas ma ahan ee waa sidaas
    heesta soo qora ama iska daaya. walaalka waxne wuu qaldi karaa wuuna sixi karaa
    haduu waxqaldayna soo wada dhameystira.
    yaanleyga wada xanaaqin shukran

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Місяць тому

      Wagarey aduunyadaa
      Jacayl wabax ma noqoninee
      Waglo ugama jeedinee
      Wiilan.dhalay ma siistaa
      Waa adigii haweenay
      Adoon iga War diidayn
      Ayaa Haa wacdi ka fog
      Kuu wadaa

  • @user-ym6yu4yk8n
    @user-ym6yu4yk8n 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @user-iq3tt1yf7q
    @user-iq3tt1yf7q 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @jaylaaniyusuf8662
    @jaylaaniyusuf8662 4 роки тому +1

    Ninkan Erayada wuu wada khalday

  • @ahmedmohadacaley4900
    @ahmedmohadacaley4900 Рік тому

    Wacan geedi loo bogey maahan
    Waa wacan ciidii loo bogey

  • @abdiwaduudildab2239
    @abdiwaduudildab2239 11 місяців тому

    Qoraalkan wllo wuu qaldanyahay heesta aad kusoo dulqorteene fanka Hanaga halaynina

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 7 місяців тому

    Gobolka ugu taariqda badan

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 3 роки тому +2

    Lyrics naga sax gogol weheli ku dhiga

  • @abduladen1189
    @abduladen1189 5 років тому

    Aaaax yaaa hees cabdi tahliil

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 5 років тому +6

    Please lyrics ku laabo waxani wa dhaxal umadeed qoraalka khaldan ad qortay dadba sida u qadanaye, eryadan wax badanba ka khaldan runti.

    • @L2Sharp
      @L2Sharp  5 років тому

      Ahmed walal ibnu adam baanu nahay qof aan wax qaldin majiro marka ma ii sheegi kartaa qeebta aan qalday

    • @muniraomar6414
      @muniraomar6414 4 роки тому +2

      @@L2Sharp waa been wll

    • @bashiirroberto6489
      @bashiirroberto6489 3 роки тому +1

      Heesta dhan dib ugu noqo

  • @alid803
    @alid803 4 роки тому +2

    "Wacan ciidii loo bogay" ku badal

  • @cuntomacaanchannel3606
    @cuntomacaanchannel3606 3 роки тому

    Hestaan qaladada badan akajiro xaga qorida ee iskasaxa

  • @mohamedabdi536
    @mohamedabdi536 3 місяці тому

    SIXID ERAYADA HEESTA!
    Wagareey adduunyada
    Jacayl wabax ma noqoninee
    Waglo ugama jeedee
    Wiilaan dhalay ma siistaa
    Waafigii haweeneey
    Adoon iga war diidin
    Ayaa wardi gaafa/ow kuu wada
    Waddan kala wanaagsan’e
    Wacan ciidii loo bogay
    Hareerigii wadhnaa iyo
    Aad walwaale aragtide
    Yaa wardheer kusoo bara
    --
    Weyne tuu u deeqee
    Qurux weel u buuxshee
    Waaxyaheeda qorayee
    Loo wada dhammeeyaay
    Intuu kula wajiiliya
    Halkuu waalid igu dhalay
    Ayaa gogol wehel kuu dhiga
    Waddan kala wanaagsan’e
    Wacan ciidii loo bogay
    Hareerigii wadhnaa iyo
    Aad walwaale aragtide
    Yaa wardheer kusoo bara
    ---
    Waaban maayo jeeraan
    Wedka ka hor is aragnoo
    Ila waabto noloshoo’n
    Weyda kaa dugsada’oo
    Arin weyda maahee
    Waadi baxay la moodyeey
    Ayaa wardi gaafa/ow kuu wada
    Waddan kala wanaagsan’e
    Wacan ciidii loo bogay
    Hareerigii wadhnaa iyo
    Aad walwaale aragtide
    Yaa wardheer kusoo bara

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 8 місяців тому

    Wow🎻

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 4 місяці тому

    War erayada inaka saxa yaan cuqubada afsoomaaligu inaku dhicine
    Waji kaa hor kuu wada maxay tahay?
    Ayaa wartii Gaafow kuu wada weeye.
    FG. Gaafow waa balli ku yaallla Wardheer.
    Meesha kalana waa wacan ciiddii loo bogay.

  • @user-qn9uy2gt2k
    @user-qn9uy2gt2k 5 місяців тому

    Waxan hees waa dhaftt

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 роки тому

    AHU rahmado

  • @mohamedaarshe7460
    @mohamedaarshe7460 2 роки тому

    Waxyigii Haweney adoon iga wardiidayn
    yaa Warta gaafow kuu wada

  • @bashiirmurzalapdirahman2571

    Wagareey aduunyada
    Jacayl wabax ma noqoninee
    Waglo ugama jeedee
    Wiil aan dhalay ma siistaay
    Waqtigii haweeneey
    Adigoo iga war diidayn
    Ayaa weji karahle kugu wada

  • @caziizaali468
    @caziizaali468 2 роки тому

    26 October 2021😥💘

  • @user-sl2oo4pg8e
    @user-sl2oo4pg8e Рік тому

    Ereyada iska sax nio.

  • @kulmiyechallengechannel91
    @kulmiyechallengechannel91 4 роки тому +2

    Murtibaa kujirta halkan

    • @muniraomar6414
      @muniraomar6414 4 роки тому +1

      hhhh 3 days ka hor dawatey hesta ana cawa inaga uguso dhow dhow hhhh kuwa gkle 1year ago

  • @abwaansharmaarkeciroowe1531
    @abwaansharmaarkeciroowe1531 3 роки тому

    Wll qli

  • @mohammedhusein8923
    @mohammedhusein8923 2 роки тому

    Gogol weyn ma aha gogol weheleed kuudhiga

  • @gedigudal3164
    @gedigudal3164 4 роки тому

    Dadkan midhaha qorraya inney hadalka dhuuxan maxa u diidey..wa at faqasheynnayaan ..
    see halki "ya gaaffow ku wada" ahayd waxay u beddellen e qorrayaan

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 роки тому

    WAAR KUWII NAN HEESAHA TURJUNAA DEE WAX AYDAN FAHMAYN HA TURJUMINA. HADA WAXAD QORTAY HAREERIHII WADHNAA.KKKK DEE MAAHA SIDAAS EE WAA HARERIGII WADHNAA IYO WALWAALO ARAG TIDE. KA XISHOODA HEESAHA HADAY DAAN FAHMAUN