HUSSEIN MIIRAALE HEESTII FARTA IYO WADNAHA XAFLADII SOO DHAWEYNTA IKRAAN CARAALE COLUMBUS OH 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @GacalFaroole
    @GacalFaroole 3 місяці тому +6

    Heestan TikTok kusoo arkay inaba caadi maaha 2024 daawanaya qofkaste riyadiisa allah ha u rumeeeyo

  • @Libaan99
    @Libaan99 2 роки тому +29

    Ikraan iyo Xuseen malaa isuma taqanaan ee aan iskiin Baro waa isu adeer heestana waxaa lahaa oo hore u qaadi jire Allah yaa raxmu ee Ikraan Abaheed.
    Saxiibkay Xuseen miraale ,Yamen ilaa Suuriya iyo ilaa USA waanu wada soconey maantana waxaan idinka soo salamayaa caasimada Jamhuuriyada Barakaysan ee Hargeysa 👍 ❤ .

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 роки тому +3

      Xuseen merale iyo ikraan carale Hal qabil isku yihin daud cali dhagafiq cali muse wa Xuseen ikraan sugway adan nimco ismail waange abahey dhalay cirole muse wa Afaro qabil isku ba heysten

    • @ismaelkarama6688
      @ismaelkarama6688 2 роки тому

      Adoo wen ader mirale alfan abyo ikran jiro joga

    • @abdicade1916
      @abdicade1916 Рік тому +1

      Bro waxey isku yihin abgal daauud cali muuse miirale waa dhagafiiq cali ikraane waa ismaan cali hadii aan qaldanen

    • @maxamed1766
      @maxamed1766 Рік тому +1

      @@farhiaismail1984 Ikraan iyo Xuseen waa isku Cali muuse, Ikraan waa Ismaan Cali Xuseenna waa Dhegafiiq Cali

    • @maxamed1766
      @maxamed1766 Рік тому

      @@abdicade1916 sax waaye

  • @user-fl8bi1rs7h
    @user-fl8bi1rs7h 2 місяці тому

    Ikraan waa gabar adag anigaaba ilmeeyay markaan xasuustay heestaan,ruwaayadii iyo siduu ujilaayay Maxamed caraale

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +18

    Heestaasi waa heestii Ikraan aabeheed qaadi jirey Allah ha u naxariisto isaga iyo waalidkey iyo umada islaamka oo dhan.

    • @macab6141
      @macab6141 2 роки тому

      Amiin yaarabbi

    • @abdirizakfarah9332
      @abdirizakfarah9332 8 місяців тому

      ​@@macab61411111111111😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @abdullahiosman4692
    @abdullahiosman4692 Рік тому +6

    Miirale markan dhageysto kooxdi waaberi muqdisho iska xasuustaa ama sida u hees ama haka habaarsanin heesaha I enjoy listening thanks fanan

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 роки тому +4

    Heesta ninkii qaadey gabadhiisa oo 35 jir ah baa goobjoog ka ah Ikraan caraale, Waata meeshaba ugu dheer.

  • @amaaracadey3358
    @amaaracadey3358 9 місяців тому +3

    alla soomaalidu isku qurux badanaa mar wada jiraan alloow sooceli midnimadii soomaali weyn

  • @abdikaderadem4278
    @abdikaderadem4278 Рік тому +3

    Ikraan dareen gaara ayy ku leedahay heestan waayo Abaheed Mohamed carale ayaa ka qaaday Ruwaayaddiii " Masiibaddu aduunyada ayadaa u macalina. aun
    Ruwayadaa Abwaan HASSAN HAJI ABDILALHI GANEY AYAA LAHAA OO HADDA HARGEISA KU NOOL ALLE BARAKEEYO

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 10 місяців тому +4

    Heestaan waxaa horay u qaaday Allaha u naxariistee fanaankii Maxamed Caraale oo ah fanaanada Ikraan Caraale aabaheed inkastoo Fanaan Xuseeyn miiraale uu ilma adeer la'yahay Allaha u naxariistee F. Maxamed Caraale, ikraana adeer u yhy.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому +2

    Wow wa ka baxsaten good dumashigey merale iyo walashey nimco ismail waange gabadheyda ina aderkey dhalay wan ku salamaya ikraan leylo carale kugu so xasustay

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +1

    EESH CALAA SUCH A LEGEND ILAAHAY HA U NAXARIISTEE RIWAAYADII IIGU HOREYSAY EE AAN DAAWADO AYUU AKTARKA JCAYLKA KA AHAAA 22 YEARS AGO AYAAN DAAWADAY HEESTAA

  • @kh.gofficialchannel8858
    @kh.gofficialchannel8858 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ waa xasus Maxamaad Carale Allah u naxariiso qabrigisa ha u wasiciiyo Amiin ❤

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 8 місяців тому

    10Dec2023 sun 7:30pm waxaan dhagaysanaya legend mirale .. waqtigu ha idin wanajiyo dhaman somali mel kasto jogtan is weheshada 😢inta dhimatay nah allah u naxaristo ikran arale big fan of yu ❤❤❤❤❤

  • @hamdouchfarahrahmoahmed
    @hamdouchfarahrahmoahmed Рік тому +4

    Marbuu ku wanajiya waqtigu ku hiliyaa 💔💔😰 30 % 12 % 2022 Malin jimco ah macsalamo 2022 💔💔😢

    • @zacki001
      @zacki001 Рік тому

      Isku maalin ayan wada dhagesanaynaa wlh last friday 2022 🥺😍😍

  • @abdurahman9170
    @abdurahman9170 Рік тому +4

    Miiraale waa Legend

  • @abdiqafarahmed6313
    @abdiqafarahmed6313 Рік тому +3

    Heesta wa xasuus mar an muqdisho ku wareeray aya dhagaysan jiray Marbuu waqtiga ku wanajiya

    • @You.m685
      @You.m685 10 місяців тому

      😂😂

    • @user-fr8bw3gm3t
      @user-fr8bw3gm3t 3 місяці тому

      😂😂hda maka tagty muqdisha warerkeda ana hda dhagesanaye😢

  • @moh4127
    @moh4127 20 днів тому +1

    Eesh calaa hees

  • @NajmaNashaadOfficial
    @NajmaNashaadOfficial Рік тому +2

    Wooow

  • @hassansalat9969
    @hassansalat9969 3 місяці тому

    Ikraan caraale aabaheed aa hose uqaaday

  • @abdiaziz5492
    @abdiaziz5492 Рік тому +1

    Amazing one ajaab very nice I love this song

  • @ashuuabukar5766
    @ashuuabukar5766 2 роки тому +10

    Hussein Miraale legend longe life 👍❤❤🌹🌹🌹

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf Місяць тому

    Nice song

  • @shafiosman997
    @shafiosman997 3 місяці тому

    Big respect the legend miraale

  • @cabdicali2573
    @cabdicali2573 Рік тому +1

    MaashaAllah Sxb Meeraale Guul

  • @abdullahihassan1999
    @abdullahihassan1999 Рік тому +2

    Hees hees dhaaftay waaw🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @hoygasheekoyinka9073
    @hoygasheekoyinka9073 Місяць тому

    My fv❤

  • @Ina_MOHamed1
    @Ina_MOHamed1 9 місяців тому

    23/november/2023 iLaaHaYow DuruufaHa NaGa Kori🤲🥺

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 4 місяці тому

    MaashaAllah

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 3 місяці тому

    Heestii maxamed caraale erayadana xasan geney
    Isaguba isagoo yar buu ka daba qaadey oo koodhku ka weynyahey

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 Рік тому +2

    Farta iyo wadnaha isku qabo

  • @abdulahiabdulahi3686
    @abdulahiabdulahi3686 2 місяці тому

    Ma hees ku munaasibaa meelahan oo kale fankii sawka jabay

  • @MaxamedCabdisalan-hy4vw
    @MaxamedCabdisalan-hy4vw 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤🎉

  • @MouloukoOsman
    @MouloukoOsman 4 місяці тому

    Machallah

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 11 місяців тому +1

    Wow❤

  • @AlimyokiOfficial
    @AlimyokiOfficial 9 місяців тому +1

    Hestan fananka hori u qathi magacisa lis karabaaa

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 Рік тому +1

    Wa hees iyo badh heestani farta iyo wadnaha waxa curiyay AUN Abwaan Sangub waxayna ku jirtay ruwaayadii Musiibada uu la haa abwaan Xasan Ganeey,, fiira gaar ah abwaanadu marka ay timaado ruwaayadaha wa ay isla qaabeyn jireen waana isla kaabi jireen meela ha banbanana wa ay isla buuxi jireeen sida awgeed heeskani wuxu Sangub ku buuxiyay ruwaayadasi

  • @bulaale
    @bulaale Рік тому +2

    "Wiyeer ceel aan gudhayn" weeye. Fannaanka iska saxa dheh ereyada.

  • @user-gd8uc7ye2k
    @user-gd8uc7ye2k 9 місяців тому +1

    Wwwwww

  • @CaliCarab-t8v
    @CaliCarab-t8v 21 день тому

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-or9rz9er1r
    @user-or9rz9er1r 2 місяці тому

    Aduunyooy wlaleey siidede buudhgey

  • @zacki001
    @zacki001 Рік тому +3

    Heestan waxan dhagesanaya galabnimo last friday 2022 waxaa fadhiya dabaqa kore ee elite hotel xeebta ayan iska daawanaya 🥰😍

  • @user-jb5qe4gn1z
    @user-jb5qe4gn1z 11 місяців тому

    maxamed carraale waxuu lahaa toon gaara

  • @jiirbeer8357
    @jiirbeer8357 Рік тому

    Heestan qabkii ayriwayada ugu jirtay ayaa kamaqan midhuhu waa saxe

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +1

    Mar buu wakhtigu hiliya 😢

  • @aminaabdirahman439
    @aminaabdirahman439 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sc6up8wn8d
    @user-sc6up8wn8d 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 11 місяців тому

    Heesta aabaheed lahaa hadana adeerkeed baa qaadaayo

  • @user-ov8mk9bg1v
    @user-ov8mk9bg1v 10 місяців тому

    Heesta qarniga

  • @CabdiRaxman-il6od
    @CabdiRaxman-il6od 2 місяці тому

    Zsa

  • @falisshire2178
    @falisshire2178 Рік тому

    Www

  • @FanaxFanax-nb4xx
    @FanaxFanax-nb4xx 11 місяців тому

    Asc

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 5 місяців тому

    Wuxu af-Soomaali xumaa ma jareer baa? Kuye “mar buu eri kuu dhalaa” Abwaan Xasan Ganey ma isagaaba yaqaan ERI 😂😂

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 5 місяців тому

    War heestu maaha hees farxadeed ee waa hees tuug xabsiga TB kula dhacday

  • @user-fl8bi1rs7h
    @user-fl8bi1rs7h 2 місяці тому

    Ikraan waa gabar adag anigaaba ilmeeyay markaan xasuustay heestaan,ruwaayadii iyo siduu ujilaayay Maxamed caraale