Anigoo Ku Raba - Abdi Xakiin Xaashi Raaxeeye NEW SONG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Anigoo ku raba oo
    Ku raaraadinayaad
    Riyadii rumeysoo
    Rafiiqaygii noqotaay

КОМЕНТАРІ • 98

  • @bileyare1
    @bileyare1 13 років тому +19

    Anigoo ku rabo oo ku raa raadinaayaa Riyadii rumeysoo rafiiqeygi noqotee Raaxadii Aduunkaay Rajadiisa Caashaqa RAsmi weeye Eeboo Rajadiisu waa guur kula roori maayee kuna Reebi maaye Reer kiina Hodan kaa Kaa Raaradinaayaa ♥♥♥ Waa kaas lyric's ka bro cabeey87

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Рік тому +1

    Anigoo ku rabo oo
    ku raa raadinaayaa
    Riyadii rumeysoo
    rafiiqeygi noqotee
    Raaxadii Aduunkaay
    Rajadiisa Caashaqa
    RAsmi weeye Eeboo
    Rajadiisu waa guur
    kula roori maayee
    kuna Reebi maaye
    Reer kiina Hodan kaa
    Kaa Raaradinaayaa ♥♥♥

  • @noah5555
    @noah5555 3 роки тому +1

    2016 gawar Sundus ladoho ayan uqaadi jirey. Allah imaqorin hadane gawar kale ayan gursani rawaa sanadka cusub in sha Allah. ❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +4

    One of the most beautiful song ever🙏

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 3 роки тому +1

    Heestan waa Top caawa ciida ayaa ku soo dhaweynayaa 2021
    Raaxeeyo wadna waaleysaaa

  • @abdullahiabdiraxmaan4807
    @abdullahiabdiraxmaan4807 7 років тому +2

    anigoo ku raba oo ku raaraadinayaa rajadii rumeeysay😚😍hees hees ka tagtay iyo fanaan fanaan ka tagay dheh

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 Рік тому

    Heestaa hada kahor mudo laga joogo 7 sano kahor ban dhagysan jiray way iga luntay hada ayan dib u helay nice song Dec.11.22

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +2

    Oh love u this song hada xguuu ka dhacay abdi xakin raaxeeye 🤔🤔🤔🤔

  • @user-ln3si5xy2w
    @user-ln3si5xy2w 3 роки тому +1

    ولال اترك هل وسط. انا كمان عم جاهد مشان اترك سماع الاغاني. الله يتوب علينا.

  • @rooyyare
    @rooyyare 13 років тому +2

    maanshaa alaah abdirashiid raaxeeye bro halkaas kasii wad waa shidan yihiin heesahaagu

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 4 роки тому +2

    Wwww cadi mahan heesTan
    Reerkiina hodka aH kaa raadinaya

  • @NASRAAY1232
    @NASRAAY1232 5 місяців тому

    2024. Reerkina hodanka jaaraadinayaa🎉 xili shamure nin ladhuho social media heesto ayaan daawanaya😂 heestan maalinti tiro 5 jeer kabadan ayan dawada wyo nuxurka heesta ayaa aad iga gadmay

  • @sahruujawaaye7733
    @sahruujawaaye7733 2 роки тому +1

    Who’s still listening this song 20th June 2022? 😍😍😍

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 12 років тому +1

    this is like medicine to my ears,this rocks guys caadi maaha dhamaan akhyaarta meesha isugu timid,

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 Рік тому

    Maalin jimco 16.06.2023 heesaha aan aan laga xiiso dhigin raaxeeye salaama 🇲🇫

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 роки тому +2

    Legend Siidaaa®️®️®️®️®️🔉🔉

  • @abdallahmuse9378
    @abdallahmuse9378 3 роки тому

    inaba caadi maaha heestu alfanaan abdi raaxeeye guulayso libaax 2021

  • @du55
    @du55 11 років тому

    saxiib abdi xakiin it is great voice ,lyricks ,macaan iyo hab fanaanim saxiib aaad ityo aad iyo u macaan tahay heeesta

  • @ahmedabdulqadir8827
    @ahmedabdulqadir8827 4 роки тому +1

    Anigoo ku raba oo ku raaradinayaa rayadi rumayso rafiqaygi noqotee
    2020 hada dawanayso like👍dhac ku sii

  • @ilovesomaligirls
    @ilovesomaligirls 13 років тому

    wah-wah..welee waaniga soo gatay kaban oo gala dhawajay malin dhow! Yaa caleeq, murqaan zone sxb

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 10 років тому +5

    sidaaaaaaaaa raaaxeeeeye

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 4 роки тому +2

    🙏♥️Qurux badanaa Ninku Maasha Allaahuye 9Years Ago He like 30 Ilaa 40 Years Just 2020 Talow Hda Ma Duqoobey 🤔🤔

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 роки тому

      May wllo waa king khalid camal da.du kama muuqato

    • @sayidchannel2033
      @sayidchannel2033 4 роки тому

      Maya wlhi Galkacyo buu joogaa isaga oo sidaa ka qurux badan C/Xakiin Raaxeeye .
      Hadaad lambarkiisa rabtana waa diyaar🤣🤣

    • @sayidchannel2033
      @sayidchannel2033 4 роки тому

      Maya wlhi Galkacyo buu joogaa isaga oo sidaa ka qurux badan C/Xakiin Raaxeeye .
      Hadaad lambarkiisa rabtana waa diyaar🤣🤣

  • @fartuun11
    @fartuun11 13 років тому

    my suuuro what a nice song waaaaw nice one bro keep it up
    @mrMADAALE salaaan sare brother good job

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +2

    2021?

  • @sarahassan3604
    @sarahassan3604 8 років тому +2

    Wow adeero I love you're voice nice song

  • @waryalandnur
    @waryalandnur Рік тому

    who's listening 2023🔊

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 6 років тому +1

    The best of Abdihakin

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 2 роки тому

    Come back here after 7 years ✌

  • @sususa4092
    @sususa4092 5 років тому +5

    I like the guy pls where can I get him 😥😥😥😥😥😥😥

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 4 роки тому +3

      Ninkan hadday xaaskaygu jeclaan lahayd xiitaa, in aan u fasixi lahaa baaba aan ka baqayaa!
      😂😅😆

    • @sususa4092
      @sususa4092 4 роки тому

      Abdi salan😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedsaid2796
      @mohamedsaid2796 4 роки тому

      @@sususa4092 makusiyaa whtsappkisa

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 3 роки тому

      @@abdisalamfarah9344 🤣🤣🤣

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 3 роки тому

      @@theheartsees8752
      Kkk...
      Horta ma nin baad tahay? Ma se naag?
      Lol!

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 2 роки тому

    What a voice siidaaaaaaaaaaaa raaxeeye

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 8 років тому +2

    best of Abdihakin

  • @wacaneabdi4487
    @wacaneabdi4487 9 років тому +1

    Can't stop tonight listing for this

  • @hamidyusuf1616
    @hamidyusuf1616 7 років тому

    Mcha allah hees iga dheh iyo cod mcn😍😍

  • @roblehussein6337
    @roblehussein6337 9 років тому +1

    The best song ever

  • @TheJamaalq
    @TheJamaalq 12 років тому

    wooow abdi qurux good job keep it up, bro

  • @jamalibrahim2458
    @jamalibrahim2458 2 роки тому

    Raaxerye rocking it !

  • @ladiahiiz8033
    @ladiahiiz8033 10 років тому +1

    woooooooooow abdi hakim xaniga kugu haystba cadi ma tahiid

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому +1

    ADUNKA=EARTH

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 2 роки тому

    2021 in Dhaka in the midnight of super sunday omg

  • @mohamedabdiweli881
    @mohamedabdiweli881 6 років тому

    Nin iga dheh waxasaa kajacel iyo cod ka ah

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 2 роки тому

    Who is that guy beating the guitar? damn he killed it really

  • @abdinaasirahmed6843
    @abdinaasirahmed6843 7 років тому +1

    erayad aderkay MCN Riyaal jamc

  • @fatihfatooh1021
    @fatihfatooh1021 8 років тому

    Axyaaa yaa A.xakiin

  • @abdullahialiabdi5046
    @abdullahialiabdi5046 8 років тому +1

    Erayadaan caadi aheyn waaaaaaaaaaw

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    SEE THOSE TEAR.... WE LOVE Y'ALL TOOOOOOO WALLAH

  • @abdiaziizoday1161
    @abdiaziizoday1161 7 років тому

    ceshkiyaa waxasasa ehel caashaaa

  • @mowlidelmi4223
    @mowlidelmi4223 5 років тому +1

    Ina xaashi dakhare

    • @sayidchannel2033
      @sayidchannel2033 4 роки тому

      Adigu ma ina Daruuro baa tahay Muwliid Cilmi Sulubow hhhh

  • @sniperperson1
    @sniperperson1 12 років тому

    viva our fanan

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Magician. MUSICIANZ

  • @michaelamaoh2496
    @michaelamaoh2496 6 років тому

    Beautiful !!!

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Optimus Prime: We do, more than you know. .... [Megatron sends Prime sprawling with a kick] ..... Why, you must have met a great descendant.

  • @cabdirsaaqcabdirsaq8262
    @cabdirsaaqcabdirsaq8262 10 років тому

    - #SOMALI - #ANIGOO - #XAASHI ...

  • @dhashisomaliland1339
    @dhashisomaliland1339 7 років тому

    wow eeshcalaa hees

  • @liibaanfaarax2763
    @liibaanfaarax2763 7 років тому

    reerkina hodankan kaa radinaya

  • @abdalem7879
    @abdalem7879 11 років тому

    waaw cadi mahaa

  • @ahmedabdi5644
    @ahmedabdi5644 12 років тому +1

    looooooooooooooooooooooooooooool

  • @fadumoxusen327
    @fadumoxusen327 4 роки тому

    Cabdiqadir juba

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    ORASCOM Holding.... 2005 war di war

  • @karimbr7090
    @karimbr7090 10 років тому

    woooow bror well done

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    "Picture Me Rollin'"

  • @rahmasaedmouse5809
    @rahmasaedmouse5809 6 років тому

    We love

  • @fankaahmed5312
    @fankaahmed5312 4 роки тому

    Okisa

  • @abdirahmanawil252
    @abdirahmanawil252 3 роки тому

    Waxkale

  • @abdulahiahmed4550
    @abdulahiahmed4550 12 років тому

    waa cod mscssn

  • @cabdicasiis.5004
    @cabdicasiis.5004 4 роки тому

    Wow

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    AND WE somali pirates
    I MADE THIS WAR DI WAR (ALIENS)

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    ORASCOM COMMERCIAL LINE IN THE DIRT DO NOT CROSS
    2005

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    barbed wire tattoo, Jurassic Park Alien Planet (HAHA ) - I

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    SHAIB WEAR CHE CHI.....Che Guevara

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 11 років тому

    man CRAZYman go bush w oil billionare white star??? hsahhahahahaiha

  • @jeceeloowintertainment8161
    @jeceeloowintertainment8161 8 років тому

    cajab

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 11 років тому

    Video: Yo Gotti - Tupac Back Freestyle
    yeah??? dumn grand hulk hahahhaa ??? ????

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    I KNOW HOW THE STORY GOES,., ALL escape from the hotel with a surveillance tape showing truth

  • @Noo5etha
    @Noo5etha 12 років тому

    duct tape qoti so called music

  • @ayeeyokorizay2849
    @ayeeyokorizay2849 6 років тому

    🌸🌎😍😂

  • @malaak1
    @malaak1 14 років тому

    love most of you songs but not feeling this one sorry no disrespect to the artist

  • @xaalimo
    @xaalimo 14 років тому

    Yeah pweety face but your cod is like Blaaaaaaaaah Maaaaaaaaaaaaaah not up there and whats with the tuuuuuddddddddde :/ dude with a tude:) jk

    • @amirasubar7137
      @amirasubar7137 7 років тому

      Deeqa Hassan Masha allllaa wooooooooooooooo