HEESTii NAGAAD BY hUSSEN ALI MiiRAALe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 479

  • @studiomuqaalif1305
    @studiomuqaalif1305  11 місяців тому +50

    ua-cam.com/video/JPOwcb_nXyo/v-deo.htmlsi=HVC0GeQWKdND3la5
    AQYAARTA MIDAAN AAD HADA SOO DHIGAY HALAGU YAACO

  • @mohammedali-lm4ud
    @mohammedali-lm4ud 11 місяців тому +309

    Inta heeskan tiktok kaso racday is mujiya😂

    • @NasroCabdi12
      @NasroCabdi12 11 місяців тому +1

      😂😂ha ina fashilin

    • @khatra-2023
      @khatra-2023 11 місяців тому

      ☝🏻😂

    • @issirahmed4887
      @issirahmed4887 11 місяців тому

      Hesta u qurxiyey ba hes cub modayay iley show nin jabuti igu la nol qadi jiray 😂

    • @ubaxsadiiq6512
      @ubaxsadiiq6512 11 місяців тому

      Waa na kan😂😂😂😂

    • @ahmednuur5944
      @ahmednuur5944 11 місяців тому +1

      Tiktok Waliba Ninka Laba Lafoodka Muhaammad Ibrahim Heesta Dhiig Kaga Keenay oo Dadka Baray 😂😂😂

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Рік тому +244

    Inta tiktok kaso racdy like p❤😮

    • @amlaxasan3958
      @amlaxasan3958 11 місяців тому +1

      Me too 😂😂

    • @GARABIDHAN
      @GARABIDHAN 11 місяців тому +1

      Me too😂

    • @kaka-zu3cm
      @kaka-zu3cm 11 місяців тому +1

      Wlhi hada imaday tiktok kaso racay 🎉

    • @hung3264
      @hung3264 11 місяців тому +1

      Caadii maha heesto

    • @user-ql4xw5nf4z
      @user-ql4xw5nf4z 11 місяців тому +1

      Numbar one ka ahay

  • @studiomuqaalif1305
    @studiomuqaalif1305  11 місяців тому +15

    Nafteyda nafteey jecleyd Ka naawilay eebaheey__
    nagaaday hadan ku helay nasiibkey wanagsanaa__
    Qalbiga nuxurkiisa iyo niyadu weey faraxsantoo Waxaan kanastaa badnaa
    Alow nolashaan galiyo nimcada adigaa iskaleh__
    Rabiyow nolashan galiyo nimcada adigaa iskaleh__
    Neecowda udgooniyo nuurka naq hooray xareediyo reeyska__
    Nab xooley hadan ku helay nasiibkey
    Wanagsanaa__
    Nasriga eeba hayee nadaamo ka reeystayo
    Waxan ka nastaan ogahay__
    Alow nolashaan galiyo nimcada adigaa iskaleh__
    Rabiyow nolashan galiyo nimcada adigaa iskaleh__
    Wakaa lyrics keeda
    BY STUDIO MUQAALIF PLEASE SUBSCRIBE SHARE LIKE

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

    • @user-dl3sc7bg9t
      @user-dl3sc7bg9t 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

    • @libinabdale4316
      @libinabdale4316 11 місяців тому

      Naq hooray hadaan kuhelay waaye

    • @abdiqanimohamed2916
      @abdiqanimohamed2916 11 місяців тому

      Nafteyda nafteey jecleyd ka naawilay eebaheey nagaaday hadan ku helay nasiibkey wanagsanaa waxaan kanastaa badnaa alo Alow nolashaan galiyo nimcada adigaa iskaleh Neecowda udgooniyo nuurka naq hooray xareediyo reeyska Rabiyow nolashan galiyo nimcada adigaa iskaleh Neecowda udgooniyo nuurka naq hooray xareediyo reeyska Nab xooley hadan ku helay nasiibkey wanagsanaa Nasriga eeba hayee nadaamo ka reeystayo waxan ka nastaan ogahay Rabiyow nolashan galiyo nimcada adiga iskaleh

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 11 місяців тому +21

    Tem iskabulo wani salamay 2023 gur satay waani salamay iyo inta gursan rabto alow midkan jecla asigana i jecla waan hesta alx ❤

    • @fartuunmaxamed3764
      @fartuunmaxamed3764 11 місяців тому +1

      Hambalyo isku waraa 🎉❤ 😅wa qoslise firikarayp qoral arki

  • @studiomuqaalif1305
    @studiomuqaalif1305  11 місяців тому +5

    HADII AAD KAHESHSAY HEESTAAN PLEASE SUBSCRIBE , LIKE , SHARE

  • @abdihunoofficial3777
    @abdihunoofficial3777 Рік тому +30

    HEEES IYO BAR IGADHEH
    Nafteydu nafbey jecleyd kanaawiley eebahay Nimcoy hadaan kuheley nasiibkey wanaagsanaa,Qalbiga nuxurkiisa iyo Niyadu wey faraxsantoo Waxaan kanastaa banaan Allow nolosha aan galiyo nimcada Adiga iskaleh,Necawda udgoon Iyo nuurka naq hoorey xareeda iyo reyska,Nimcoy hadaan kuheley nasiibkey Wanaagsanaa,Nasriga eebahay iyo Nadaamo kareestayoo waxaan kanastaan ogahay,Allow noloshan galiyo Nimcadaan iskaleh💕🥰😍

  • @suleeqochannel8519
    @suleeqochannel8519 11 місяців тому +21

    Inta heestaan from tiktok kasoo raadisay 😂

  • @mohamedabdullehassan
    @mohamedabdullehassan 11 місяців тому +5

    inta tiktok ka
    soo aragtay
    love saara🥰

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 Рік тому +11

    Runti tani waa qalbi taabad thanks brother Hussein miraale nin aan ku tashado ayaad tahy oon codkiisa jeclahy

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 Рік тому +40

    Heesta waan so radiyy hada helay hees waay dhaaftay 😢wllhi erayada ka helay 😢😢😢

    • @xamdiwadanixamdiwadani-vc1tx
      @xamdiwadanixamdiwadani-vc1tx Рік тому +3

      Wlahi wan iska ooyo markan maqle😭😭😭😭

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 11 місяців тому +2

      ​@@xamdiwadanixamdiwadani-vc1txme too it's tears at the heart strings, so real so full o wisdom and hope❤❤❤❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 11 місяців тому +8

    From tiktok hdad thy like isaar😂❤

  • @jeeyxuseen1460
    @jeeyxuseen1460 Рік тому +9

    Waa heestii ugu horeysay oo aan Coment ka bixiyo I like it

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 11 місяців тому +9

    Ishcalaa hees❤ from tiktok✌️

  • @fardowsabashir8009
    @fardowsabashir8009 9 місяців тому +1

    Hees wey daftay wlh niyada wey faraxsantaho waxan kanasta badnaa ❤❤❤❤❤😢😢

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 Рік тому +15

    HEESTAN AAD IYO AAD ANUGUHELAY MUUSIGA KADARAN MIIRALE MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ HEESTAN ANIGA MACNO WEN ILEEDAHAY

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 11 місяців тому

      Allow noloshan galiyo nimcada Adiga iska leh 😢

  • @ceytoofficial3454
    @ceytoofficial3454 Рік тому +12

    #codka 100%
    #laxanka 100%
    #music100%
    #another level
    @hussien miirale❤ nagadey

  • @fadxacaydiid5332
    @fadxacaydiid5332 Рік тому +16

    Wuxu way heees dhaaftay waleee .
    Waxaan ka nastaaa badnaaa ❤
    Aloow noloshaan galiyo❤
    Nimcada adigaa iska leh ....
    Idam illaaahay nolol waartaan u rajaynayaa anigiyo intiii ila mida ...

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Рік тому +5

    Nice one legen husein

  • @CabdiRashiidxasan-lo9fo
    @CabdiRashiidxasan-lo9fo Рік тому +10

    Waxan hees waa dhaftay caadimaahin xuseen miraale. Codkaa iyo laxankan iyo erayada cajiib kamabadan muuigu inaba caafimaahin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiSahal-s9l
    @AbdiSahal-s9l Місяць тому +1

    Amazing I’m listening some time like today

  • @abdimq6345
    @abdimq6345 Рік тому +12

    Best somali singer. Top in my list is samatar, lafoole, tubec, iskalaaji, juba and you Miraale.

  • @sahracabdulqadir3250
    @sahracabdulqadir3250 Рік тому +10

    heestaan xley ileen maqley wan ka heley ❤

  • @JamaalMaxamed-jg7vp
    @JamaalMaxamed-jg7vp Рік тому +2

    Rabiyaw Noloshaan Galiyo Nimcada adiga iska Leh❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 11 місяців тому +8

    Waxaan ka nastaa badnaa, what a song ❤️‍🔥

  • @abuabdalla21
    @abuabdalla21 11 місяців тому +10

    Inta TikTok ka soo raacda heesta farta ☝️

  • @nawalabdi970
    @nawalabdi970 11 місяців тому +33

    Hesta inti radinesay heshay farta❤😅

  • @HothoHeego
    @HothoHeego 11 місяців тому +3

    1 sep 2023 i.a mln ka helo kan rabigay ka nawilay ayan hlkn ku so noqon dona😢

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 Рік тому +4

    From tiktok ❤

  • @fatmahaji8440
    @fatmahaji8440 11 місяців тому +2

    Rabiyoow Noloshan galigoo, Nimcadaan adiga iskaleh❤

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Рік тому +5

    Xaauustii nuur cilmi iyo gabdh anan magaceda hayn.reer jabuuti.
    Mahadsanid miiraale..

  • @Butterfly-dq5oh
    @Butterfly-dq5oh День тому +1

    Waan rabay hestan inan qaado mlintan is helno lkn mnta kala dhamanay sorry 20/8/2024 yarabi badal khyr qaba oo naftyda uroon ilhow qalpiga iqaboji😭💔🤲

  • @user-bv7te6ph8p
    @user-bv7te6ph8p 11 місяців тому +4

    From tiktok ❤😂

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 11 місяців тому +28

    Ninkaan waa an other level ❤❤

  • @yusufyusuf8904
    @yusufyusuf8904 Рік тому +6

    Cod baa ku tegay fananka mnsh allh

  • @mohamedjimale7640
    @mohamedjimale7640 11 місяців тому +1

    Waa xusuutii Al fanaan Nuur cilmi . From Djibouti.
    Miirale na si fiican buu u qaaday

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 11 місяців тому +4

    From tiktok😂❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 11 місяців тому +2

    Miiraaale Nin wayn ❤👑🙌🔥

  • @LibanAbdi-rt3xr
    @LibanAbdi-rt3xr 2 місяці тому

    Mashallah ❤

  • @ubax7758
    @ubax7758 11 місяців тому +2

    Hestan waxa hore u qaday nuur dalacay only rer jabuuti 😢😢

  • @yuumanwiilplaayo161
    @yuumanwiilplaayo161 11 місяців тому +5

    From Tiktok 😂Hestaa Sidan u Radinayay ugu Danben waa Helay 😢

  • @user-xk1tj6yb4f
    @user-xk1tj6yb4f 9 місяців тому +1

    Inta u mooday Axmed raasta ee soo raacday farta taaga ❤❤

  • @ayanhusein7705
    @ayanhusein7705 11 місяців тому +20

    Heestan yaa tiktok kaso racay sideya cml😂

  • @Hamdacaydiid888
    @Hamdacaydiid888 11 місяців тому +2

    Alow noloshaan galiyo nimcada adiga iska leh😢😢 rabiyow noloshaan galiyo nimcada adiga iska leh

  • @sumayaamiin3640
    @sumayaamiin3640 11 місяців тому +3

    Heestan wn ka heley ❤️😭

  • @RahmaHiraabahassan-tt4gi
    @RahmaHiraabahassan-tt4gi 9 місяців тому +1

    Heesta nin rer Djibouti 🇩🇯 ayaa iskale oo la yirahdo nuur

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 11 місяців тому +3

    Hes weydaftay tan wxn dageysanayaa cawo oo tariqdu tahay30 aug 2023 hawen arbaca ah wndageysan donaa inbdn i.a

  • @studiomuqaalif1305
    @studiomuqaalif1305  11 місяців тому +1

    PLEASE DHAMAAN SUBSCRIBE DHAHA STUDIO MUQAALIF THANKS ALL

  • @mumtasyusuf4492
    @mumtasyusuf4492 7 місяців тому +1

    I am from tiktok😂❤

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 Рік тому +3

    26 August 2023 from tiktok 😊😊

  • @xamse2523
    @xamse2523 11 місяців тому +4

    Inta tiktok kasoo maqashay ismuujishay❤❤❤😊😊

  • @AbdiAli-qe1ks
    @AbdiAli-qe1ks 11 місяців тому +1

    Miiraale waa fanaan aad u cod macaan mansha allah

  • @maxameddiito7155
    @maxameddiito7155 11 місяців тому +3

    Fanaanka codkiisa inta ila caashaqday like 🙏🏾

    • @user-id5fr6ls4t
      @user-id5fr6ls4t 11 місяців тому

      aniga jeclade codkisa lkin fanan hore uma arage hada ma igu horeyso hes

  • @samiyahussein9420
    @samiyahussein9420 Рік тому +2

    Nuur elmi from jaabuti aya qaadi jiray original, brave xuseen halkedi ba dhigtay..

  • @fatimayasin6397
    @fatimayasin6397 Рік тому +15

    heesta inti tiktok ka soo raacday ...

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +11

    Ya tiktok ka so arkay 24/08/2023😂😂😂😂

    • @bilanaxmed372
      @bilanaxmed372 Рік тому +1

      Iney cusubtahay umalaynaye

    • @abdullahhaji1074
      @abdullahhaji1074 Рік тому +1

      Aniga kamid ah wan so radiyy hesta

    • @user-li3hb6zq9v
      @user-li3hb6zq9v Рік тому +1

      From tik tok ah new song umalenauey❤😂

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      @@bilanaxmed372 ma cusba ugu yaraan 20 years kahor ba laqaaday Nuur dalacay Djibouti ayaa qaday asalkeedi

  • @abdikarimahmedomar1025
    @abdikarimahmedomar1025 11 місяців тому +2

    Amazing walahi heeskaasi aadbaan ujecelahay niyadu way faraxsantoo wxaan kanastaa badnaa

    • @abdikarimahmedomar1025
      @abdikarimahmedomar1025 11 місяців тому

      😢amazing ❤ alow nolashaan galiyo nimcadaa adigaa iskale hees kaas way iga gadan tahay nacalaa shay daan ha kuyàalee😢

  • @hodanabdiwali1329
    @hodanabdiwali1329 11 місяців тому +3

    Heestan intii raadineysey fatra taag❤❤

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade4644 11 місяців тому +1

    Hestan waxa qaday nuur dalacay 2018 laxka waa nuur erayada abwaan dauus waa fadhidaa😮😊

  • @mustafeashraf1234
    @mustafeashraf1234 11 місяців тому +20

    I from tiktok 😂

  • @amiinhaaji630
    @amiinhaaji630 11 місяців тому +2

    Nagaaaday haddan ku helay nasiibkey wanagsanaa waa onthe level waxaan soo radiyo maanta wan dhageysanayaa🤳

  • @gurxankooshin9614
    @gurxankooshin9614 11 місяців тому +1

    Eebboow heesku dareen badanaa, waa mahad-naq Eebbe, waa naf saranseer caashaq Eebbe ka samatay bixiyey oo aan u xiisin haraatii wakhtigii adkaa hadeerna samuulad ku jirta.

  • @aminamahamed5172
    @aminamahamed5172 11 місяців тому

    Wale waa run

  • @hanibeautysalon9014
    @hanibeautysalon9014 11 місяців тому +5

    Inta titok ku soo aragtay❤😅

  • @HanyOsman-ip3qb
    @HanyOsman-ip3qb 11 місяців тому +25

    What a song😮❤ Inaba caadi maahan 😊

  • @mohamedsuleiman3750
    @mohamedsuleiman3750 11 місяців тому +13

    Heestan saddex goor baan si niyad ah u dhagaystay hadda oo aan qoraalka qorayana gaadhigayga oo parking ku jira ayaan ku dhagaysanaya❤

    • @queen-najwa
      @queen-najwa 11 місяців тому

      Wax maa ka nasatay😂

    • @ahmeddacad3701
      @ahmeddacad3701 11 місяців тому

      Wlhi kula mid ayan ahay gaadhigeyka oo parking kujora ayan dageysanaya😊

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 9 місяців тому

    Nice

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 4 місяці тому

    MaashaAllah

  • @MaxamadXimaa
    @MaxamadXimaa 11 місяців тому

    From tiktok

  • @farhiyohilowle2280
    @farhiyohilowle2280 10 місяців тому

    Maansho Allah codmacaan ayaa ilaa hey siiyay❤

  • @user-xj8xf9mn2j
    @user-xj8xf9mn2j Рік тому +2

    Nagadey hadan kuhelay nasibkey wanagsana my name nagaad ❤️

  • @Gayraqaan
    @Gayraqaan 9 місяців тому

    From tiktok😂 2023 ayee qabsatay ogaada dhalinta 2030 nadaawan doonto insha allah😊

  • @zeyruqxiilojana7631
    @zeyruqxiilojana7631 Рік тому +4

    Fom TikTok ❤

  • @abdikarimahmedomar1025
    @abdikarimahmedomar1025 11 місяців тому +1

    Nasriga eeba hayee nadaamo karaystayoo ❤❤❤❤ amazing

  • @khalif_47
    @khalif_47 7 місяців тому +1

    Xussein miraale legendary keep rocking banger from tiktok 😂

  • @Abuisra949
    @Abuisra949 11 місяців тому +4

    Waa heesta qaadi doono markan minyaro iroon helo 🥲🥲🥲🥲

  • @osmanbuhdirans500
    @osmanbuhdirans500 11 місяців тому +1

    Nuur dalacay fananka reer jabuti baa leeh ruwayadii 2005 ayaa laguu hees abwan kii Jabutii ee wazirka ayaa samee

  • @MaryamaSheikh-qj8pr
    @MaryamaSheikh-qj8pr 11 місяців тому +1

    From Tik-tok 😂 odaygan inuu qaadayo ma moodayn

  • @arkabartirefaraxoodlay
    @arkabartirefaraxoodlay 11 місяців тому +4

    Cawa 7 / 9 / 20 / 23 / cawa igu horaysa heestan cidi ila qabta xaas fiican I've 9:03 sac Africa 🌍 ♥

  • @mohamed-salamuni
    @mohamed-salamuni 11 місяців тому

    Alfanan NUUR DAALACAY jabuuti 2006
    Hees qiimo badan wan salamaaya fanan xuseen oo heesta markle qaadey

  • @user-hm4ez4ow2t
    @user-hm4ez4ow2t 11 місяців тому +1

    Nafteydha naftii jecled ❤ 😢😢😊

  • @nasradiriye8507
    @nasradiriye8507 11 місяців тому +3

    Jclkeygii ban kamaqlay hestaan 😢hder wan isku yara dhcsnhy illahyow nafteyda nftey jcleyd waye iso hadee

  • @fosab9518
    @fosab9518 11 місяців тому +13

    A song and half! So good

  • @aminamoussa2530
    @aminamoussa2530 11 місяців тому

    Hestan inan helo sidan ugu daly

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤MaashaAllah

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 Рік тому +5

    Hees iyo badh🙏

  • @fardowsasalaad9188
    @fardowsasalaad9188 11 місяців тому

    Inta from tiktok ah like ii saara

  • @DeeqoQaliif-hb8dl
    @DeeqoQaliif-hb8dl 11 місяців тому +1

    Axsan hees tik toga kasa race sabis karab lakna wasara

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 9 місяців тому

    Ina ader 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 11 місяців тому +2

    Wxan hees wey dhaftay😢❤

  • @khaalidrambo2750
    @khaalidrambo2750 11 місяців тому

    From tiktok best hees

  • @gulledabdi7604
    @gulledabdi7604 10 місяців тому +1

    Waa hees kaliga aan ku jaray safar 130km

  • @DekaAli-tg9my
    @DekaAli-tg9my 11 місяців тому +2

    Hestan hees wey dhaftay ❤

  • @libanegal
    @libanegal 11 місяців тому +1

    Heestan waxaa hore u qaaday fanaankii waynaa ee NUUR DAALACAY .
    Original ka heesta nuur daalacay ayaa leh .

  • @daudyusuf4138
    @daudyusuf4138 11 місяців тому

    Hambalyo hambalyo guul guul guul guul miiraale

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 6 місяців тому

    Nafteydu Naftey jecleyd
    Ka Naawilay Eebahey
    Nagaaday Hadan ku helay❤️

  • @aminamahamed5172
    @aminamahamed5172 11 місяців тому

    Anga ugu socotaa

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 11 місяців тому

    Haddaan tiktok ka soo arkay anigoo Hospital kalkaal kula jira wiil aan adeer u ahay oo dhaawac daanka ah soo gaadhay 08/09/2023 ,

  • @HanyOsman-ip3qb
    @HanyOsman-ip3qb 11 місяців тому +1

    What a song😮❤ Inaba caadi maahan TikTok kaso arkay

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 11 місяців тому +1

    Viral million views insha'Allah